CAMERADA QARSOON PRANK TAXI PART 2

  Рет қаралды 74,093

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 ай бұрын

Пікірлер: 263
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Horta ninkaas Khamiiska xidhan 100% waa nin qalbi wanagsn 😊
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 3 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿
@user-bd7iq8pw6z
@user-bd7iq8pw6z 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@user-up4ot9vz1r
@user-up4ot9vz1r 3 ай бұрын
Asc wllkey.asad.setahay❤
@user-up4ot9vz1r
@user-up4ot9vz1r 3 ай бұрын
Scw
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@shacayb713
@shacayb713 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@hamdaa8740
@hamdaa8740 3 ай бұрын
Mawliid wa ixtiraam bashiirow ayuu nafta uga jartay 😂
@lifeisbest5276
@lifeisbest5276 3 ай бұрын
😂❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 3 ай бұрын
Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😥😥❤
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 3 ай бұрын
2:10 "Hooyo wa beer, abaana wa cirid". 😂🤣😂🤣😂
@Burcoboy
@Burcoboy 3 ай бұрын
Waaa Xidid kawadaY
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 3 ай бұрын
nio ninka wa lagand mawliid lakin sheekhi is daad racintu yaqany😂😂
@hadiyahadiya285
@hadiyahadiya285 3 ай бұрын
Cabadale jamaal wll hore usoco ❤ qofka u horeeya ahay like ta ha ila dhafin
@abdifatahhaji629
@abdifatahhaji629 3 ай бұрын
Wlhi zxpyaal waan idin wataaa abdale jamal iyo mawliid rag wax fahan san baa tihiin aad baan u jeclhy muqalada noocana maalintayda farxad ka dhigteen zxpyaal ❤❤
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb 3 ай бұрын
Tree days Tree mar 😂😂😂😂😂😂
@suhaybcabdi1807
@suhaybcabdi1807 3 ай бұрын
😂haa
@user-wz2er2vp8w
@user-wz2er2vp8w 3 ай бұрын
Abti marwalba waxaan ku hamiyaa in aan sidaadokale noqdo
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
Mowliid qowdhan big fan from Borama jano❤❤❤
@nagaad1689
@nagaad1689 3 ай бұрын
Mawliid haduu xataa wajiga soo xidho waan garan lahaa 😅
@hudaifekadar7194
@hudaifekadar7194 3 ай бұрын
Congratulations 600k🎉
@cabdilaahifaarax2725
@cabdilaahifaarax2725 3 ай бұрын
Come soon 600k🎉❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
600k is coming up 😊🎉
@nuraldin2656
@nuraldin2656 3 ай бұрын
Talent baad leede soo badi mawliid
@Rahmamohamed-gx1tg
@Rahmamohamed-gx1tg 3 ай бұрын
Waxaan si niyad ah kuuhu hanbalyayaynayaa 600kun oo bulshadaada ah in ay kugu xirantahay. Hanbalyo kun iyo kawjeer wll hormarkaagana aadaan ugu faraxsanahay. Keep going 🎉
@user-sq7oh3vp1t
@user-sq7oh3vp1t 3 ай бұрын
Mazha allah wiilka khamiiska xiran waa wiil qalbi wngsan❤
@HothoAli-pl1zp
@HothoAli-pl1zp 3 ай бұрын
Bashiirow hooyo waa beer😂 aabahana waa cirid malaha 😂😅mawliid youtube furo dadkii loo baahnaa thee😂
@yonissiciid
@yonissiciid 3 ай бұрын
600k coming soon 🎉🎉
@user-lp5if6np8v
@user-lp5if6np8v 3 ай бұрын
Waar sheekhu xaguu legend ka yahay waa waa g36😂❤
@user-nh1vw1qb8k
@user-nh1vw1qb8k 3 ай бұрын
G36ku legend maaha miyaa wll😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 ай бұрын
Isaaqu garxajis baa ugu labdhereysan garxajiskuna waa doopiya idinkuna intaasad uquudhi la.dihiin garxejis landhere😂😂❤❤
@Muwahiib4793
@Muwahiib4793 3 ай бұрын
Horta cabdaleh jamal sidu isku arko 🦁 Anagana siduu inoo arkoo🐐 waadad marka horeeba is fahansana jow 😂😂
@user-gf3rh9yx8k
@user-gf3rh9yx8k 3 ай бұрын
Mawliid wa legend walhie😂❤
@anizahcaday9362
@anizahcaday9362 3 ай бұрын
ADMAS ayey dhigataH taniyeh😅😂😂😂😂
@YazeiNHeNders0N
@YazeiNHeNders0N 3 ай бұрын
600k iN0 paLaNa incHa allH ❤😂
@ayeeyokoriz4781
@ayeeyokoriz4781 3 ай бұрын
Soo badiya wamaxay heemarkan ad so dhigaysan
@abudjamaaare1749
@abudjamaaare1749 3 ай бұрын
Somaliland dadkeedu waa dad wada furfuran wlhi❤ u fiirso fal celinta dad waynaha🎉
@user-sc3ox1fm8o
@user-sc3ox1fm8o 3 ай бұрын
Mawliid ninka kaliya een ka taageero social media hore Soco abti😅
@RoodaAyaanle
@RoodaAyaanle 3 ай бұрын
Zxp Abdala barmaamijyadii rabadanta❤❤
@Raaqiya630
@Raaqiya630 3 ай бұрын
😂😂Mr qowdhan qosolkii qofa😂😂😂
@user-pz2lt4xx4r
@user-pz2lt4xx4r 3 ай бұрын
Qawdhan dad keena mahaa😂😂👌🏻👌🏻
@YazeiNHeNders0N
@YazeiNHeNders0N 3 ай бұрын
JaaMac isN0t Easy😂😂😂❤
@user-vg4hz6vw1b
@user-vg4hz6vw1b 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo 600k🎉🎉🎉🎉
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 3 ай бұрын
Yaxye.jamal.600k.wad.uqalanta.hore.uso.inader..qowdhn.bala.kadhacdy.wlle.😂sobadi😂😂
@ikraanyuusuf-uk6id
@ikraanyuusuf-uk6id 3 ай бұрын
First 😂🎉
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 3 ай бұрын
😂😂😂bashiiirowww
@user-zp4ut4og9z
@user-zp4ut4og9z 3 ай бұрын
Mawliid waa ciyaalkii hore😂
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 3 ай бұрын
Bashiiroow kulha aar kanaaa umadeena maaha😂😂😂
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 3 ай бұрын
Mowlid qowdhan umada ka qabo nio madaxuu ka galay 😂😂😂
@user-nh1vw1qb8k
@user-nh1vw1qb8k 3 ай бұрын
Qawdhan wll bashiir badanidaa haaye dabkaad kaga ridee😂😂
@user-gq7wc3sl6p
@user-gq7wc3sl6p 3 ай бұрын
Omg qawdhan so funyyyy 😅😅😅😅😅😅 waan taageeraa wlh
@Sakariyecabdilaahi-bu3lh
@Sakariyecabdilaahi-bu3lh 3 ай бұрын
😂😂😂waan shirayaa kulahaaa
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 3 ай бұрын
Ax wlhi odayar qalbuguu ka hadlayaaa Daacad weye Adna qowdhanaw Toocsi ba dhimatay walhi waa qoskiiba iga dhamayseen😂😂😂
@solostgen3862
@solostgen3862 3 ай бұрын
Hortaada fiiri ama EEG oo faraha dhadheer laabso 🤭 Waliyay waali raac😂
@user-ir7jx1sy9f
@user-ir7jx1sy9f 3 ай бұрын
6k coming soon 🎉
@mahadmaxamed6310
@mahadmaxamed6310 3 ай бұрын
Qawdhan Grc😂😂😂
@azuum482
@azuum482 3 ай бұрын
hadan soo afuray a.l.h😊
@hamdadiiriye7379
@hamdadiiriye7379 3 ай бұрын
Adigaba waaniga manta bilaa lacag kgu so qaday kulahaa qawdhan😂😊
@user-iv4pr1ex5z
@user-iv4pr1ex5z 3 ай бұрын
Qawdhan masiibo weeye😂😂😂
@hassendeeq6780
@hassendeeq6780 3 ай бұрын
Qawdhanooow Dad Walan No Haysatan😂
@Radiya78
@Radiya78 3 ай бұрын
Bashiirow😂😂
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 ай бұрын
Dulucda video hooyo waa beer😮😮😮
@mohkingking4127
@mohkingking4127 3 ай бұрын
Coming soon 600k subscribe ❤
@nuuraxassan6627
@nuuraxassan6627 3 ай бұрын
Ninka mawliid mid maaha wan jeclhy wlhi ♥️😂
@selmasacid7720
@selmasacid7720 3 ай бұрын
Waligay qof anan aqoon ulahayn sida ulama shakaysan. Stranger danger ayan aminsanahay 😅😅
@user-tg7og4tk9e
@user-tg7og4tk9e 3 ай бұрын
Qawdhan dhip badanaa...❤😂😮
@suhiiabdo1000
@suhiiabdo1000 3 ай бұрын
Hooyo waa beer aabo malaha waa cirid😂😂😂
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
Coming soon 600K I.a❤
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 3 ай бұрын
Cabdalle jamal cabdalle legend batahay wll
@asmaelmi8401
@asmaelmi8401 3 ай бұрын
Taxiga xaga hore la fadhisanaya muxuu ahaa😂😂😂😂
@hamdaabdelkadir8821
@hamdaabdelkadir8821 3 ай бұрын
Waar khlbi xalqada adigu samaynayso noogu soo xigsiii plz😢❤😂
@manalkeise2951
@manalkeise2951 3 ай бұрын
600 coming soon 🎉🎉🎉
@asmaladanahmedmahamed7949
@asmaladanahmedmahamed7949 3 ай бұрын
Gollis baad kusoo biyo shubateen😂😂😂😊
@user-kq3wc3fl9g
@user-kq3wc3fl9g 3 ай бұрын
TjeedavsTteemar😂😂😂sna😂😂😂😂
@mrdhijindra7098
@mrdhijindra7098 3 ай бұрын
First
@hindabashiir4483
@hindabashiir4483 3 ай бұрын
Wuu go an yahay part 2 gani Mxa dhacay 😢
@Sanrioxxie
@Sanrioxxie 3 ай бұрын
Cabdlow ilahaybaan kugu dhaariye wll khaladadki vidiyow dhmaystiran nooga. s soo dhig wlll ❤😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdiraxmaancali44
@cabdiraxmaancali44 3 ай бұрын
Yaa bashiirow😂
@saanjosiciid8793
@saanjosiciid8793 3 ай бұрын
600k coming soon
@AbdezemedLyrics
@AbdezemedLyrics 3 ай бұрын
Subxanal wll waa ramadane beenta iska ilaaliya waxba prank idin sheegi maaye iyo views
@user-yb4xm1tw9n
@user-yb4xm1tw9n 3 ай бұрын
Ramadan horteed la duupay wlo😂
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 3 ай бұрын
Hoogay naagta maxaa ka.qaldan 😂 xagay gaadhiga iskaga fuulaysa 😂 ani wax iga fulaysan malaha ma jirto walhi wadnaha i dhaqaaqa hadayba lay dhaho maku sii dhaweya😂
@ritwonaden5321
@ritwonaden5321 3 ай бұрын
Ilahybaa ku og nooca kolay ku bodaad tahay😅😅
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 3 ай бұрын
@@ritwonaden5321 waxaa tahay hadaad dadka moodo waa dhibato naaya
@najmahussien937
@najmahussien937 3 ай бұрын
Kalsoonida shayga ladhaho ayaa cajiiba naftaada hadaad ku kalsoontahay cidna kama cabsanaysid😮😂😂😂
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 3 ай бұрын
kalsoonidii sidii lagu yaqaanay maa.laga badalay qof wado maraya aan aqoon u lahayn hay dhaho waa kusii dhawayna adna dalaq dheh taas maa kalsooniya 🤔
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 3 ай бұрын
@@ritwonaden5321 🤣 waxaa tahay dadkana ha moodin naaya 🤔
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
Qawdhan hadal badane😂😂
@user-cs8vu2hi3v
@user-cs8vu2hi3v 3 ай бұрын
Nin Shiraya ma u eegay ku tay😂😂
@AbdullahiQuluxiye
@AbdullahiQuluxiye 3 ай бұрын
Iga qoordiid ha i ceebeyn 😂
@yahyemohamed5660
@yahyemohamed5660 3 ай бұрын
Kada waa ramdaan camera
@user-zl3dd6uc5n
@user-zl3dd6uc5n 3 ай бұрын
Mawliid😂
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 3 ай бұрын
WAAR QAWDHANOW COODKAGA MIYAAN LAA GARNAYEEYN WAA YAAB WLLI 😅😅😅😅😅😅
@asmahussein2644
@asmahussein2644 3 ай бұрын
Mawlid walanaa😂
@alimahamoudali
@alimahamoudali 3 ай бұрын
Mowlid caadi ma aha😂😂
@Huthajano
@Huthajano 3 ай бұрын
M.MOOOGE MY Village❤
@Maantaar.
@Maantaar. 3 ай бұрын
Dadka marka la wadaagteen inay waxani prank yihiin fal celintii ay ka sameeyen soo geliya inshalaa @Abdale
@MaxamdPewor-ux8qm
@MaxamdPewor-ux8qm 3 ай бұрын
Imika waxad naga dhadhicinayay wa prank 😅
@SHARMINHO
@SHARMINHO 3 ай бұрын
Pls party two gabadha hadalkeeda soo dhamee
@CashaMaxamed-qy8dv
@CashaMaxamed-qy8dv 3 ай бұрын
Hore usoco chp
@dheereyechannel
@dheereyechannel 3 ай бұрын
Two legends always abdale Jamal and qawdhan another's levels camera isn't easy street's roads pranks people's 💯😍👍❤
@Fatma_zaharat
@Fatma_zaharat 3 ай бұрын
Team qawdhan😁🖐️🖐️🖐️😂😂
@UbdiasiisYousuf-qr5yb
@UbdiasiisYousuf-qr5yb 3 ай бұрын
War kuwa Kalana hore usoo dhig dee zxp
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 3 ай бұрын
Hh😂aar qawdhanaa
@user-rh9ok6ms6q
@user-rh9ok6ms6q 3 ай бұрын
Abti mawliidow😂😂😂
@hodamaxamed2607
@hodamaxamed2607 3 ай бұрын
Abana ma ciridbu noqonaya kulaha😂😂
@HodanKayse-mz2jt
@HodanKayse-mz2jt 3 ай бұрын
Najma xuseen maxamed qlbiyeey guuleyso wlhi ku jeclahy gacalo❤😢😊
@najmahussien937
@najmahussien937 3 ай бұрын
Boqoradaydi❤😊
@yt6605
@yt6605 3 ай бұрын
​@@najmahussien937maaala inanti ku jirtay wyE video ga
@fihiimabaashe5200
@fihiimabaashe5200 3 ай бұрын
Qawudhan waa itaxan wlhi 😂😂
@user-rk8en7eq4o
@user-rk8en7eq4o 3 ай бұрын
600k Yaxye Jamaal
@bahjaahmed1141
@bahjaahmed1141 3 ай бұрын
Gollis bey dhgta😂😂😂
@najmahussien937
@najmahussien937 3 ай бұрын
Oo haday dhigata maxa jira😂😂😂
@bahjaahmed1141
@bahjaahmed1141 3 ай бұрын
@@najmahussien937 😂😂waxba jira ma odhn indhahygii💀😂😂
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 3 ай бұрын
Maxaay ka dhigan tahay?
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 3 ай бұрын
Oo waa isla adigiba sisterey 😅😅
@GuutoH
@GuutoH 3 ай бұрын
​@@najmahussien937 najmaay indhahaygii ha cadhoon wax yaroo faxaa taheee 😂😂😂
@user-up4ot9vz1r
@user-up4ot9vz1r 3 ай бұрын
Asc.wllakey.cabdale.setahay.ramadan.kawaran❤
@hafsayusuf5132
@hafsayusuf5132 3 ай бұрын
Qawdan 😂😂😂😂xaraabo weyan
@nadarbashir4567
@nadarbashir4567 3 ай бұрын
😂😂😂😂qawdhan Mid maaha
@sahalabdi5534
@sahalabdi5534 3 ай бұрын
Garac😂
@_faatax
@_faatax 3 ай бұрын
Sidani immika maxay ka walax tahay 😂😂😂😂😂😂 Malaayacni
@barwaqoeidid8404
@barwaqoeidid8404 3 ай бұрын
Kulha ma shirba igaurya😂😂😂😂😂
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 401 М.
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 226 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 770 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
1 MINUTE MAXAAD KU QAADAN KARTAA ?
13:12
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 145 М.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
12:57
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 77 М.
QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN SEEXAN ANAGAA ISLA YAABNAY WLHI
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 806 М.
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
16:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 210 М.
CHALLENGE QAADO DOOKHAGA LAAKIN YAA BIXINAYA LACAGTA ?
13:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 447 М.
Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
17:09
VOA Somali
Рет қаралды 117 М.
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,5 МЛН
Кто понял тот понял
0:24
Katya Klon
Рет қаралды 1,3 МЛН
ПОХОДУ ОН БУДЕТ СИДЕТЬ ДОМА ДО СТАРОСТИ
0:18