MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN

  Рет қаралды 226,210

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

6 ай бұрын

Пікірлер: 614
@axamadaclay9924
@axamadaclay9924 6 ай бұрын
Muqdisho waa caasimadii umada soomaaliyeed dadkeedana ilaahey ayaa u doortay iney ahaadaan dad fiican oo soo dhaweynta iyo niyad samida ku fiican guul iyo nabad ahlu muqdisho sxb ku jcl
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)
@SabirahaadSabirajano
@SabirahaadSabirajano 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-so6py6vc5w
@user-so6py6vc5w 6 ай бұрын
Scw
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 6 ай бұрын
Wadanka Illah nabad nodhigo insha Allah. ❤
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 6 ай бұрын
Abdala jamaal best KZfaqr I support you from burco ❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 6 ай бұрын
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin. Muufo macaan muufo . Ku soodhawaada magaalamadaxdii soomaali muqdisho dhulkiinii hooyo
@user-lz3dy6bn6s
@user-lz3dy6bn6s 6 ай бұрын
Muufada daba yare hala siiyo ragaa yaqayow xamar aad bey igu soo xasuusan lahayeebee 😂❤
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare 6 ай бұрын
ABDALA JAMAL GOAT OF KZfaqR🔥🐐😊
@apdrizackofficial
@apdrizackofficial 6 ай бұрын
Cabdlow saxiib an. Luqad kale ubedel videogan reer Muqdisho waa dadk qalbi wanagsan from burco ✌️
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 6 ай бұрын
Reer burco wanii jecelnehe anakana❤
@ismahansafiya
@ismahansafiya 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismahansafiya
@ismahansafiya 5 ай бұрын
​❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@nasraabdullahi❤❤❤❤❤
@ismahansafiya
@ismahansafiya 5 ай бұрын
​@@nasraabdullahi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 6 ай бұрын
Muufo hdee qado lacunenin qadoba maahan this traditional food aan ugu jeclahy cunadda😊
@khadraali6944
@khadraali6944 6 ай бұрын
ishaad ka tuurtey😂❤
@alimahamoudali
@alimahamoudali 6 ай бұрын
Legend abdallah goat 🐐 muqdisho❤_🖐from 🇩🇯 jano
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 6 ай бұрын
Wlhi weligy ma arag wxaa muufada la dhaho wan maqlaa uun lkn mar muqdisho imnyaa wan soo cuni isoo dhaweya gobtii reer muqdisho😂❤️🫶
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 6 ай бұрын
Soo dhawooow wll❤
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 6 ай бұрын
😂😂😂sobadiya walhi funny tihin cawa AB bad noqoton❤❤
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 6 ай бұрын
Ma dhaafo ma dhaafo muqdisho kama dhoofo❤ Mhdsnd cabdalla sidaa magaladeenii inoo tustay❤
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 6 ай бұрын
Wamaxay Martidan dhagaha adagi war muufo macaan iyo macsaro isku cuna Muufo macan lagama maarme ❤🎉
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 6 ай бұрын
Midbaa hargaysa na geeyay hudheel bahashan lagu sameeyo. Ilaahayba runta jecele sidan iyo si u dhaw toona may ahayn lacag badana waa nalaga qaaday. Qof reer xamar ah o samayn yaqaana hadu hargaysa yimaado jaanisba ka banaan ganacsi
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 6 ай бұрын
Sug jmcda so dhamanaya kdb hargeysa iman xamarba ma adiyi ganacsi iska furanayaba😂❤
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 6 ай бұрын
@@nasraabdullahi kkkkk waa lagu sugayaa
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 ай бұрын
imisa qofood Aya dawaneyso Video gaan Ayakoo Saa'id ufarxasan🤩 waan idin Salaamay inta Cajabisay Muqaalkan👍 TEAM 27 MA IIJEEDIIN❤ keep going 😂❤
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 6 ай бұрын
Team 27 halkan ma joogaa
@SafiyoCali-ws4qi
@SafiyoCali-ws4qi 6 ай бұрын
Haa❤​@@user-lf4ib3rt6m
@SafiyoCali-ws4qi
@SafiyoCali-ws4qi 6 ай бұрын
Xaadir🎉😂
@sumayaxasan-ou4pg
@sumayaxasan-ou4pg 6 ай бұрын
27 mxa wye
@khadiijajoya747
@khadiijajoya747 6 ай бұрын
alxamdulilah
@HalimoKasim-gl2tx
@HalimoKasim-gl2tx 6 ай бұрын
Saxib Marka cadey horey u booqo its neighborhood to Mogadishu 😊
@marwo7566
@marwo7566 6 ай бұрын
War muufada haku ciyaarin sharafteeda sidaa maaha , gadaal ka gaarow , wax la heli karo maaha muufow waan kuu Xiisay Muufo macaan .
@nafizafood
@nafizafood 5 ай бұрын
Aad baan ugu xiisay muufo iyo macsar ❤
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... 5 ай бұрын
Somali ga yaa ku baray mise Translate aya isticmashay😂😂
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... 5 ай бұрын
Waligaa Ma imaaday dalkeena Somalia🥰
@nafizafood
@nafizafood 5 ай бұрын
@@Wiil_hoog... Maxaa waaba kudhashe akhi
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... 5 ай бұрын
@@nafizafood wow m.a lkn 3.36m subscriber heysataa bee maanta ayana igu kaa horeyso mise Ajaanibta dhankooda aya caan ka tahy o ayaga ma kgu xeran
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 6 ай бұрын
Masha allah❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 ай бұрын
Cabdale wiil dhalinyaro oo waxyaabo badan youtubka naga tuso oo qalbi nadiifsan noolow jir oo joog oo janada allaha ku galiyo aamiin🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 6 ай бұрын
Ilahow Mar uun muqdisho igeeee❤
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 6 ай бұрын
Sxp soo carar 😂 muufada yaa laga dhamesan 😂
@Yaxye12
@Yaxye12 6 ай бұрын
Anaa kugu sodhawanayo sxp kuguna martisoraya ina jogta iicasumanthy ki imanlaha noqo
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 6 ай бұрын
@@Yaxye12 ebow ani xamar kula jogaa ee dabayare igu casuum 😅
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 6 ай бұрын
@@Yaxye12 wad mahadsanthy wllkey I.a ku imanayaa kaliya lanbarkaaga ii so reeb
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 6 ай бұрын
@@yuusufmacalin8666 mhdsanid wllkey
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 6 ай бұрын
Intah ila xamar ila jecel ciyal xamaarow waa idin wadanah Wlhi Somali idinku u sitah Neo from hargeizah 😂🖤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@darishore814
@darishore814 6 ай бұрын
Kaalay muufo nala cun 😂😂
@nafizaabdullahi6815
@nafizaabdullahi6815 6 ай бұрын
Kaalay Nala muufe😂❤❤
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 6 ай бұрын
1:57 legend abdala jamaal
@abdikarimisse3106
@abdikarimisse3106 6 ай бұрын
Anaguna waaidin wadanaa reer hargeysa❤😊
@kassimahmed9052
@kassimahmed9052 6 ай бұрын
Mash Allah ❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
What a video 😊🎉❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 ай бұрын
Muufadaa labo bilood baan xamar joogaa waan rabaa inaan maalin weegaan soo socdo dhadhamiyo waa cuno cusub
@sucdiinamohamud6493
@sucdiinamohamud6493 6 ай бұрын
Keep Going Abdala Jamaal the Legend 🎉❤
@taridmohammed3782
@taridmohammed3782 6 ай бұрын
, b
@taridmohammed3782
@taridmohammed3782 6 ай бұрын
Legends Abdlah jamalp How 🤔 is
@MubaarigAhmed
@MubaarigAhmed 6 ай бұрын
​@@taridmohammed3782😊😅😅😊😮
@MubaarigAhmed
@MubaarigAhmed 6 ай бұрын
😊😊
@DheemanIsmail-jb1dr
@DheemanIsmail-jb1dr 6 ай бұрын
Qawdan he's so funny wllhi😂❤
@nuurdiinlakiismaciil1110
@nuurdiinlakiismaciil1110 6 ай бұрын
Qowdhan
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 6 ай бұрын
Masha allah walalhey hdan muqdisho jogi laha wan idin casumi laha wllo qima badana tihin wan u xisay muqdisho cadey hoygeni waqtigu ha idin wacnado
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 6 ай бұрын
Muufo bila macsara waa shaah bila sokora 😂😂
@khadraali6944
@khadraali6944 6 ай бұрын
Excellent 😂❤
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 6 ай бұрын
Legend😂🩸🫡
@BasroBishar
@BasroBishar 6 ай бұрын
Lkn calosha kuxanuni waxas dhan wa too much 😂😂😂😂
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 6 ай бұрын
@@BasroBishar maxeey caloosha ku xanuuni Weybo ku jilceysaye
@ismahanosman298
@ismahanosman298 6 ай бұрын
Masha allha 🎉🎉
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 6 ай бұрын
Legend ❤
@Ina.a86
@Ina.a86 6 ай бұрын
ماشاء الله 👏👏👏👏👏
@Hooyo98
@Hooyo98 6 ай бұрын
Abdalla jamaal. Big legend welcome muqdisho
@user-ib1bs6sw8l
@user-ib1bs6sw8l 6 ай бұрын
Masha Allah 🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 ай бұрын
ILaahay waxaan ka baryaynaa in somali qabiilka iyo colaada ka joojiyo peace north of somalia aamiin og girl from LOndon
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 6 ай бұрын
Abdala jamaal hada nahay reer moqdisho abaal baad nagu ledahay sxb💪🦁
@RaissoAbdillahi12
@RaissoAbdillahi12 6 ай бұрын
Machallah muqdisho inan imadoo wan rabaa ee cidnaa imaa shoqtoo lakin maar uun waan imanii inshaalah waban kuhaystaa wllhi waa makaalo qurux badan oo sidokaleh dad wanagsani jookan runtii ❤❤❤❤❤
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 6 ай бұрын
Hooyo kusoo dhowow magaaladadii muqdisho cadeey cid kaa xigto malahan 🥰 wilibo muufo iyo macsaro lagugu soo dhaweyn i.a ❤️❤️❤️
@RaissoAbdillahi12
@RaissoAbdillahi12 6 ай бұрын
@@yuusufmacalin8666 waad mahadsanhay hooyo walibaa sayid inchallah wan imani donaa
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 6 ай бұрын
Ilahay nabad hanoogu kaa keeno❤
@AbdikhalaqEgal
@AbdikhalaqEgal 6 ай бұрын
🎉happy new year🎉🎉
@hipomahdi5305
@hipomahdi5305 6 ай бұрын
The best youtuber of worlD 😎
@faatumaibrahim4473
@faatumaibrahim4473 6 ай бұрын
Kkkkkk❤❤ masha Allah ❤❤❤
@anisamuse1690
@anisamuse1690 5 ай бұрын
Qowdhan wa legend walahi
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 ай бұрын
😂😂😂😂 abdala jamaal asxaabtisa enjoy muqdisho iyo cunto macaan
@hoodoaxmed4774
@hoodoaxmed4774 6 ай бұрын
Cabdalow hore inogu so qad from hargaysa ❤
@mahaddahiromar5309
@mahaddahiromar5309 6 ай бұрын
madaxweyne wuu naga xajiyey reer muqdisho hdi nahay muufadi ayuu naga siiyey dad aan aqoon oo macsarta ka cararaya waliba cayaya la yabana ana afka inan ka qadno ma rabno kwrn he 😢
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 6 ай бұрын
❤sln ssre from djiboUtia
@saahoabdiali835
@saahoabdiali835 6 ай бұрын
Legend😊
@IqraomerSulayman
@IqraomerSulayman 6 ай бұрын
Mash Allah
@shukri1395
@shukri1395 6 ай бұрын
Very funny and good 😅 👍
@ahmetyaseinosman7862
@ahmetyaseinosman7862 6 ай бұрын
Firist watching 😮
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 ай бұрын
ILOve dhalinyarada youtubelayda waa kuwa ugu qalbi nadiifsan reer waqooyiga
@user-ik5pm5kq8z
@user-ik5pm5kq8z 22 күн бұрын
Keep going my bro ❤👍🔥
@manohassan5650
@manohassan5650 6 ай бұрын
Waaba u Xiisay Muufo Tinaar 😋
@user-so6py6vc5w
@user-so6py6vc5w 6 ай бұрын
Walahi ninkaasi maame layirahtho wanjeclahay aadnawanutaagera horey usoco walalo qaali Abdalla jamaalna halkan baankaasalaamaya walalo horey usoco athigana ❤❤❤❤🎉😊😊❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
LEE inbadan lsysa taa sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo waleeeeneeey waa isa sheegtEy, Nicmaturabi Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay troonEey qEyryaashay waanba dhaafaaba yarta yarta jEmaadeeey tanogasho princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo yartayarta Runrun saxsax saxsax yartanoolaba fumaar haween qaasatan facyaashay waanba uwataa dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 6 ай бұрын
Nice food 🍱
@AmranAbdullahi-yg5ww
@AmranAbdullahi-yg5ww 6 ай бұрын
Ayyy mufo io macsaro😊😉
@Young34barista
@Young34barista 6 ай бұрын
Muufo iyo macsaro❤
@azmaxiin5675
@azmaxiin5675 6 ай бұрын
Alaa walala yaal cabdalee wa gobee kor halo qadooh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 6 ай бұрын
Abdalla jambalaya sxb qaali aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay adiga oo SOMALILAND ka imaadey in aad macsaro iyo Muufo lagu soo dhaweeyo
@fardousaali8688
@fardousaali8688 5 ай бұрын
Cabdala Jamaal capdala legend meel kastoo tagtaan inamadayadii Allan ha idin sharfo
@princessgacal3678
@princessgacal3678 6 ай бұрын
Mogadishu waan u xiisey wlhi❤❤❤
@estarhussein5623
@estarhussein5623 6 ай бұрын
Beautiful My City Mogadishu Masha’Allah♥️♥️♥️🫶🫶♾️♾️♾️
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 6 ай бұрын
You welcome
@alizaqaali5264
@alizaqaali5264 6 ай бұрын
Dabayare Ayaan Macaaan ah hadii kageyn lahaa waligood ma ilaaween Wlhi
@user-bt9dv4ov8t
@user-bt9dv4ov8t 6 ай бұрын
Qawadhan ❤
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 6 ай бұрын
Reer xamarow wan idn jecelahay ilmadeearayal Mogadishu wan iman hadii ilahay nafta iidayo❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 6 ай бұрын
Wllo please subscribe isar
@ZahraAli-pf8mx
@ZahraAli-pf8mx 5 ай бұрын
Macaan badanaa yaa ii keno mashallah
@alimahamoudali
@alimahamoudali 6 ай бұрын
Waa logodii muqdisho 😂😂😂
@cwaaxidabdilahiabdi-ob2iy
@cwaaxidabdilahiabdi-ob2iy 6 ай бұрын
Muqdisho caday ❤
@HaboonAbiib
@HaboonAbiib 6 ай бұрын
Sabab alaa liyo sabb ay calooshu u hashkadaysaa wlhi qawdhan waa fani😂😂😂😂😂😂😂
@nimo7047
@nimo7047 6 ай бұрын
11:12 the guy with yellow t shirt is too funny😂😂😂😭😭
@abdulaahiali8528
@abdulaahiali8528 6 ай бұрын
Abdalla jamaal wuxu tagan yahay muufada iyado bur bursan maanan laheleyn 😂😂😂 so funny wlhi
@ismailaliosman4722
@ismailaliosman4722 6 ай бұрын
wallahi wax kale
@AbdiBashiir-tg8ie
@AbdiBashiir-tg8ie 6 ай бұрын
Welcome to Hargaysa Apdalla and qawdhan
@khadijamaxamed5420
@khadijamaxamed5420 6 ай бұрын
Abdale Jamaal keep going wlo😊
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 5 ай бұрын
Abdale jamal the one and only legend best youtuber
@nasromuhudin5008
@nasromuhudin5008 6 ай бұрын
ilaahoow reer abtigey daaa walee waadka waasheen inaabtiyadey
@fathiyamaalin8849
@fathiyamaalin8849 6 ай бұрын
Shaati jaale funny waaye kkkkkwuxuu yiri mooska meeyay pastadii ❤❤❤❤❤Cabdala noo sameey more videos legend
@foosabdikadirhilowle6126
@foosabdikadirhilowle6126 6 ай бұрын
Videoga tiktok kusoo arkay 😂🦅 muqdisha waa nii hargeisa wllyal baashaala❤
@AsmaGob-bc7kb
@AsmaGob-bc7kb 6 ай бұрын
M.a❤❤❤
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 6 ай бұрын
Mogadisho❤
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 6 ай бұрын
Muufo kulahaa wanawaalaysiin rer muqdishoow from hargaysa
@mahdimo6276
@mahdimo6276 6 ай бұрын
Muufo iyo macsaro❤
@maymunali8408
@maymunali8408 6 ай бұрын
Masha allah😂😂bilal❤❤❤❤❤❤😅🇸🇴🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@memr7493
@memr7493 6 ай бұрын
Cabdalah kawad halkaa❤❤
@FardawsaJamal-ml5ez
@FardawsaJamal-ml5ez 6 ай бұрын
Ala muufo mcaankeda dabayare ugu imaada😮😊
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 6 ай бұрын
Maxaa wye waxaasne😂
@user-em5kk1hr9c
@user-em5kk1hr9c 6 ай бұрын
Abdala jamaal best KZfaq
@user-kj3cr2if7n
@user-kj3cr2if7n 5 ай бұрын
Qawdhan is not easy ❤❤😂😂😂
@kadirasouleiman7505
@kadirasouleiman7505 6 ай бұрын
Abdullah jamal ❤
@user-cw2lo3ob4l
@user-cw2lo3ob4l 6 ай бұрын
Muufa tinaar iyo macsaro qofka lagu koriya garan 😊
@user-rn7lj8ho6m
@user-rn7lj8ho6m 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 6 ай бұрын
100% waye❤
@user-qp7zs8hg7c
@user-qp7zs8hg7c 6 ай бұрын
2legend make iyo qawdhan❤❤
@najipkorea3100
@najipkorea3100 6 ай бұрын
First comment 😄🙌
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 6 ай бұрын
I ❤ mufo
@shakraofficial1629
@shakraofficial1629 6 ай бұрын
Mdaxweyne wad nashiday alle haku shide maame waa mucjiso😂
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 6 ай бұрын
Reer hargeisa ayaan ahay wllHi maalintan xamar yimaado ilaa aan muufo cuno ma nafiso hargeisa markaan yimaadana ilaa aan khuuriye hilib geele soo maro iima noqoto.
@SakariyeAxmed-pk5vw
@SakariyeAxmed-pk5vw 6 ай бұрын
Waaw
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 6 ай бұрын
WA. CAJIIB CAJAA' IIB AH. WA. LII. WAR BAA .NOO. LABAAN. MOGADISHU CADEE. DALKA. AAN WALAAL KA NAHAAY. EE. SOMALIA. 🇸🇴 . WAR BAL. DJIBOUTI 🇩🇯. MOGADISHU .AAN. SOO ARKOO
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 6 ай бұрын
Cabadlow waxd thy nink kaliye an tagero wllhi hore u soco wll♥️🤴🏻
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 6 ай бұрын
Cuntada uu jclhy❤
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 6 ай бұрын
Madax weyne waa na shiday alahabkushide😳🔥😂😂
MUQDISHO STREET FOOD
12:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 222 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 172 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 11 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 60 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Guess the singer
28:24
Qays Qeyser
Рет қаралды 259 М.
Cuntada Wadooyinka Burco | Street Foods In Burao
12:43
Abdilahi Channel
Рет қаралды 9 М.
10$ MAXAY MUQDISHO KAAGA JARAYSA IYO CUNTOOYINKA WADADA  ( STREET FOOD )
9:10
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 267 М.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 172 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 603 М.
WEYDII QAWDHAN & KHAALID CK
16:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 151 М.
Sigma Kid Hair  #funny #viral #comedy
0:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,4 МЛН