CARMALKA KALIGOOD CARUURTA KORINAYA ''WAYKU FASHILMEEN''

  Рет қаралды 20,498

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Ай бұрын

#subscribe
''30-GUURSATO SILIC KU NOOLAATAA DHAANTA'' BAADI-GOOB DHUUBO DHEXYAR
• CARMALKA KALIGOOD CARU...
Why Biden’s White House iftar unravelled amid Gaza war
Sources tell Al Jazeera the White House cancelled Ramadan meal after many Muslim invitees declined to attend. Washington, DC - The White House has cancelled a Ramadan iftar meal after several Muslim Americans declined the invitation in protest of President Joe Biden’s support for Israel’s war on Gaza, according to two people familiar with the matter.
The sources, who spoke to Al Jazeera on condition of anonymity, said the cancellation on Tuesday came after Muslim community members warned leaders against attending the White House meal.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 455
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
I have a well-respected husband, and I balance working both inside and outside the home. With a strong education, I also earn more than my husband, and my family relies on me. I believe in the importance of researching and thinking before speaking, as it leads to you more informed and thoughtful discussions. Silence is better than bad speech.
@AdventuresWithNoobsRBLX
@AdventuresWithNoobsRBLX Ай бұрын
Sometimes being alone is better than living with a useless man.
@SugerGirl-ds8zc
@SugerGirl-ds8zc Ай бұрын
True
@f.n.a5741
@f.n.a5741 Ай бұрын
Not sometimes, ALWAYs! 😂
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 Ай бұрын
That is not right
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Ай бұрын
Always Marrying somali woman is better than to Marry other Muslim we don't somali funking woman
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
Aniga oo layqabo ayaan kaligey ilmahayga korsadaa haye ninka halawaydiiyo su,aashas Aabahoodna wuxuu aaminsanyahay meesha uu ku maqan yahay aa ka muhiimsan caruurta
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
Bowolkiiba 90 hooyada ninkii oo qaba oo la joogo ayey caruurta kor sataa. Nimanka ayaa ku fashilmay korinta caruurta.
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt Ай бұрын
Somaliyodhanba kusokoray aabe maqanajooga kuligeen hooya nasokorisay hadeerna waabakasii dareen waxase layaabay ninkani muxu ninkan bulshada uga socelcelinaya wax xigmada aduun iyo aakhiro midna kafaa iidimayne illahay haduuyaqaan qofkaan nagahorwareeji yadhah waxan jirin iyo beencad unlasofadhiya bismillah
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Ай бұрын
Hooyo waa qaali walalayaal taas cidi ma dafiri karto lkn walalo. Waxa igu cusub anigo lay qabaan kaligay korsadaa ama aba iyo hoyo wada nool siday u dafiri kartaa wada daryeelida walidka. Mida la baad ogaada ilma kasta hooyo korisaa waa ilmo abo leh. Hadii sida dhacda ilmo abihii la garanayn uu dhasho hooyo ms Korsato dooxay ku soo tuurta abo lama dafirikaro kalintiisa sida hooyo macaan oo kale
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Ай бұрын
Waxaan isleeyahay dulmi badan oo uu caruur iyo dumaro masaakiin ah ka soogalay baa haya,,,,oo garaadkiiba ka qaadeen, halkii cisbitaalwaalida lageyn Lahaana mushtamicii baa laga iibiniyaa, waa ayaan daro u soo hoyatay umada Somaliyeed.
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil Ай бұрын
Wllo alle haku sharfo ninkaan mashruuc qaldanbuu wataaa wana la og yahay in gabdhaha somaliyeed Dal iyi dibadba lagu dayaco
@fadumoroble6940
@fadumoroble6940 Ай бұрын
Ninkaan hooyo ma aaminsano haku daalin isaga aa reerkiisa soo dayacay waalid ma yaqaan 😢
@abbdll
@abbdll Ай бұрын
Hooyo kaligeed caruur heynta waa ku dhib. Taas been maaha. Aabahana inuu caruurtiisa ka tago waa qalad. Ha la isku dulqaato.
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 Ай бұрын
Haa sax waan kula qabaa fikradaas walal kheyr Allaha ku siiyo
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Ай бұрын
Kusali nabiga Salalaahu caleyhi wasalam ❤
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 Ай бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam
@amounfarah2630
@amounfarah2630 Ай бұрын
Wariye adoo mahadsan noo keen qof xikmad leh nagada dadka xanuun san
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Ай бұрын
Koley maalinta qiyaamo xisaab baa jiro doonto ubadka qurbaha lagu dayacay oo ay sabab u yihiin raga qaarkooda waxaan leeyahay hooyo ubadkeeda lagu dayacay ilaahay garab ha siiyo yaarabii 🤲🤲
@fertunali1007
@fertunali1007 Ай бұрын
Amiin
@lulnur1150
@lulnur1150 Ай бұрын
Aabuhu ma kan udhiibaya naag uuqabo kadibna uusan ka warqabin ee uu solic ku koro amaba udhinto silic iyo saxariir Subxanallah 😢
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Hooyo ayaa nasoo korsatay nolol na kumayna fashilmin aabe ayaa marwalba fashilma.
@AhmedKer-ke9uk
@AhmedKer-ke9uk Ай бұрын
Macnaha aabihi kudhalay wa fashil 😢😢😢😢 noocaase ka dhigtay hooyadi kuso korisay
@faadumoali117
@faadumoali117 Ай бұрын
War anagaa caruur kaligeen korsana wax naga maqana maleh allaha idin so hanuniyo
@bezani
@bezani Ай бұрын
A/rahman wuxu ka hadlayo makes sense badankoodna waa arimo jira oo realityga ka fogeen, but unfortunately, some of the dumarland don’t want to hear the truth as it might collide with their newly adopted feminist gaal made ideology. Both Xalimo and Farax need to put their guards down and meet somewhere in the middle in order to safe the Somali bloodline to survive/continue🙏🏽
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 Ай бұрын
That’s the problem they don’t want meet in the middle! Xalimo will bend backwards for ajanib and compress her religion, morals, and pride but for Farah she won’t budge!!!
@f.n.a5741
@f.n.a5741 Ай бұрын
There's no doubt fathers are important just as mothers. But this guy is saying that Somali mothers are trash which is not the case. The trash are Somali cabdiqasaaros who abandon their children after divorce or while they're still married. Majority of Somali people have been raised by single mothers so this guy has some audacity to badmouth single mothers.
@user-vs6gh7mc9r
@user-vs6gh7mc9r Ай бұрын
Dumarka soomaaliyeed waa kuwa ilmaha daryeela dal iyo dibadba.waa run ilmuhu aabo wäa u baahan yihiin,laakiin aabo dibad jiif ah sidee loola noolaadaa oo aan fahmeynin mudnaanta iyo qiimeynta qoyska ee qalbigiis ku qortay sidee mufrishka uga soo muuqataa habeen iyo maalinba ee aan ilmo iyo xaasba war ka hayn kaasi ma aaba maya.gabdhaha soomaaliyeed guul iyo gobanimo.
@roodaomar1895
@roodaomar1895 Ай бұрын
Cabdixaafid weydii yaasoo koriyeey ninkaan I kaan hooyo ma jecla yaa rabi
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
ninkan waa garac ka yimid sos kuwuna kaxunyahay😢raga hasta ehelka iyo nolosha wacan lakiin waxa lajira😢 haween qeyrkisa
@abdiholoma
@abdiholoma Ай бұрын
I like how abdi rahman is articulating his point..... We must learn how to live with the truth no matter how bitter its... Thats how abdi rahman is telling in general... Thank you brother
@fadumonor868
@fadumonor868 Ай бұрын
So you believe your mother needs you but you don’t need her? you also believe taking a newborn baby from their mom I hope not
@fadumonor868
@fadumonor868 Ай бұрын
He said he doesn’t need his mom but will give his child to his mom make that make sense
@haweyofarah753
@haweyofarah753 Ай бұрын
Abdihafidow ninkan mawaxaa noogu soo celcelinaysaa inaan kudanbaawno Allahyahdik
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 Ай бұрын
Carruur uu abayuusu ayuu rabaa kani😂 Nabi Muxamed SCW waligii ilma ma canaanan dil iska daayoo, Xasbumallaahu wa nicmal wakiil Ilaahoow sidii Nabigayaga Akhlaaqdayada u qurxi.
@fatmabuuji9985
@fatmabuuji9985 Ай бұрын
ASC Fadumo anigana waan kula mid ahay wlhi anigoo la’iqabo aan hadana caruurta kaligey koriyaa wuuna nala degan yahay
@Sara-cu7eb
@Sara-cu7eb Ай бұрын
Ninkani ixtiraam uma haayo dunarka Soomaliyeed.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Walaalo ixtiraam wuu uhayaa maxaa yeelay gabadha waxaay ubaahantay aabo wax laqabto.
@Sara-cu7eb
@Sara-cu7eb Ай бұрын
Tass waa sax laakiin isga hadalkiisa aaba is qilaafaya. Aabo aa ilmaha u wanaagsan in uu koriyo uu leeyahay hadana waxa uu leeyahya eedo ayeeyo iyo hawar aa loo geeynaa uu leedahay. Hooyo iyo aabo ilmaha wee u wada baahanyihiin laakiin hadii kala tag yimaafo ilmaha hooyo wax ugu wanaagsan majiro. Teeda kale aabaha wali waa aabo xitaa hadii uu kasoo baxaayo xaqa ilmihiisa. Ninka raga ah waa kan xishmeeya dumarka waxee rabaan ha a haadan.
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Ай бұрын
Iyagaba maa ixtiraam bay raaga u hayaan waa kuwa Channel kaso furtay raaga somaliyed caydoda​@@mohamedomat4028
@zamzamali2122
@zamzamali2122 Ай бұрын
💯 fact
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
@@zamzamali2122 the factis are the boys who are being killed day and night.
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 Ай бұрын
I agree with you abdi alxafid.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Haween badan ayaa caruurta lagaga dhaqaaqay ilaahayna hooyadood ku caawiyey oo meel ka soo baxa
@ahmedwarsame4077
@ahmedwarsame4077 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉good one
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 Ай бұрын
Anigu waxan uguursadey carur hadiiaan rabo nin maguursaden somalida xaladoodu waa aqalka rer and xir sheekadaas wey dhamatey anigu cida iimasheegin nolasha guurka hhadii aan ogonlah manguursaden waxanaga qaldan mafahsaniin sida loogu dhamqamo diinta islamka diint halabarto waxa kasta wuuroosi ❤ dhaqanka somali dumarka ayaa kudayacan iyo carurtooda iyo dalkiba towafiida allalah nahaleeshiyo❤
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 Ай бұрын
Amiin yaa rabi
@nrcabdi
@nrcabdi Ай бұрын
😪😪😢😢 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 Ай бұрын
Asc rabiyow si dag dag allaah klaga bixiyo yaa rabi yaa raxmaan
@fadumoroble6940
@fadumoroble6940 Ай бұрын
Ninkaan afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan waa tuu lahaa hooyo maba jirto lamana dhihi karo wiilna waa alkulesto gabarna garac eey dhaleysaa maantana si kale ayuu u hadlaa ubalami aamino muuse weheliye 😢
@faadumoali117
@faadumoali117 Ай бұрын
Hadaad ka tagteen ciyaalkiina ilaahey kama tagin ciyaalka iyo hooyadood
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Ай бұрын
That’s true sister ❤️❤️🙏
@somalidanorweymm3261
@somalidanorweymm3261 Ай бұрын
Abdirahman allh haku xafido weli ma arkin dood ka qiimo badan oo cilmi iyo aqoon ku dhisan
@user-rp3dw6xh9q
@user-rp3dw6xh9q Ай бұрын
Nin aan lahayninoow howraar wanaagsane xagee nin at ka keentaa hadii xariikii hore iskaga dhaqaaqay walalken Mr Qoys ha ka fakero hadalkiisa intaanuu oranin ✌️✌️
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 Ай бұрын
Cabdiraxmaan waa run intuu sheegay thank you
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Thanks wllk cabdixafid runta u sheegtay ilmaha ninkii dhalay ka tagay nin kale boos ugama banaano 😇👍🏽🤣👏👏👏❤️🌹
@Dyrdtdsrstststrddtrt
@Dyrdtdsrstststrddtrt Ай бұрын
Goormey nimanka Soomaaliyeed ilmo hooyo la koriyaan inyar Allah u naxariisto mooyee intooda badan waqtigooda waxay kusoo koobeen mar uu shaqo jiro iyo mar uu maqaaxi ka sheekeynayo oo fadhi ku dirir ku jiro, school hadaa tagto parent conference 99% dumar kaligood ah baa taagan, dugsigii sidoo kale, ispitaalkii sidoo kale hooyo kaliyaa ilmihii wada wiliba kama hadlayo dumarka carmalka ah waxaan ka hadlayaa kuwa xaasaska ah. Tusaale hada ani hadii school ka parent conference ka jiro ama dugsiga odaheyga ma tago anuu idhahaa aad adiga ma ogola inuu aado marka maxaad is kaga dhigeysaan inaad hooyo ilmo la heysaan maqane jooge ayaa thiin.
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Ай бұрын
Absolutely walhi hooyo uunba ilmaheda meelkasta utaagan mid laqabo iyo mid single ahba eeg wuxuu ku hadlayo ninkii ilmaha dhalay haduu tagay mid kale ukeen yahuu kan yuusan na dambaajin waa somanahay
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Ай бұрын
Caruurta nr 1 ah waayo baahidooda aad u badan qof weyn oo isdabaraya just respect each other un ba la raba
@fadumonor868
@fadumonor868 Ай бұрын
First he said take the child as soon as she gives birth but now up to 7 years wow crazy guy
@munomuftaax3730
@munomuftaax3730 Ай бұрын
The first 7 years are most difficult, why give up after all that time, walal these men are delusional
@saynabhussein3007
@saynabhussein3007 Ай бұрын
Wa Ruunti. Ee Raaga yaa la haadlay😊
@abdalashirwa
@abdalashirwa Ай бұрын
Masha Allah Saxwaye raga Caruurta halasiiiyo
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
Ma isagaa haynaya mise naagta uu guursado ayuu u geenayaa markaas bay madaxa ka karaaceysaa?
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Ай бұрын
Waa diyaar ee soo dhoqsada.
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 Ай бұрын
Raga caruurta cidi kamahaysato ee oowaligoodbaa lasiinjiray laakin mahaysan jirin oo dumaro baa tobol caro ucatsajiray aabe ilmahaga hayso ama hooyadiis udaa laakin naagi naag waxmadheera joojina hooyadiin waa dhimatay bes
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Kan naftisu ucabsanaya miskiin ninkan xaaladkalu kujira lkn maxad kawad wada cilmi iyo caqlitoona nooga siyaadimaye naga waxayabaha bila faa iidada please
@munomuftaax3730
@munomuftaax3730 Ай бұрын
Abdixafid big respect walal
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Ай бұрын
Cabdiraxman waa nin runta siday tahay u abaaraya. Waxuu banaanka soo dhigay runta caruurteena ula yaabeen cadaan iyo madawba siday akhlaaqda uga aradanyihii. Mahadsanid.
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Siday wax ujiraan ayey ismood siinayaan
@AhmedKer-ke9uk
@AhmedKer-ke9uk Ай бұрын
Mashalah Gentlemen Labada dhinac ba ka hadashay hadana xaqiiqda ma yeeleyan naagaha sababta waa sababta ilaah u yiri Ragu ha hogamiyan dumarka Sababto ah xaqa ma qaatan Cayaar qayaali maalayacni Intaas ayee udhaxesa xata Hade duqowdo
@nasroyusuf1822
@nasroyusuf1822 Ай бұрын
Mashallah waan ku racsanahay👍👍😄
@xisaabxer2731
@xisaabxer2731 Ай бұрын
Masha allah, waa runtiisa cabdirahman
@fatmabuuji9985
@fatmabuuji9985 Ай бұрын
Walaalkey Abdulhafiid ninkan oo kale hasoo wareysan woo kuwasaqeynaa
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Ай бұрын
waaw cabdiraxmaan gguuleyso waan ku faraxsannahay dadaalkaaga
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 Ай бұрын
Intaa leedahay hooyada ha laga qaado ilmaha oo waalidiin kale ha la siiyo soo kama fiicno haduu calafkii dhamaadey inaa ilmaha la korsatid oo sabti iyo acad walba ka soo kaxeysid oo naloshooda ku jirtid dhinac walba Ilmaha wax uga fiican ma laha hooyadood iyo aabahood Ilaahey xaqa ha ku tuso
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r Ай бұрын
Ninkaan waqtii haku lumiin wa cilaan yahaay rerkisa halaa sowaraysto
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Gabar guri fiican iska dumisa majirto lkn markey waayaan wax dhagaysta wayku qasbanaanaysaa iney dumisa.
@FaisaMuhamud-wg8gk
@FaisaMuhamud-wg8gk Ай бұрын
Asc walal waxaan rabatt inan arkntaa kahdlo madaman ahayhooyo waxbadan og
@Fresh_food10
@Fresh_food10 Ай бұрын
Cabdi xafid wad mahadsan tahay dadaalka aad wado Qoska iyo masuliyada caruurta wax fudud maaha labada walid iney caruurta koriyana waa muhim jidan laakiin hadalka cabdiraxman oo ah aabaha ayaa kaligis ubad korinkara oosidee ukorinkaraa kaligis hadii qofkaligii wax korinkaro maahoyada eeda kadaayo tankale markuu leyahay dhuubo dhexyar ayaa loogeynaya mahoyadod ayeey uga roonaneysaa ??????
@fadumogulled8944
@fadumogulled8944 Ай бұрын
Waa la arkey
@bashiirabdi2924
@bashiirabdi2924 Ай бұрын
KUSALIYA NABIGA SCW ✋✋
@The-flash_real
@The-flash_real Ай бұрын
Ninkan waa xasid waxuu rabaa in ilmaha la tuuro markii lakalo tako kulah dadkale iyo naag ninku qabo halo geeyo walahi ninkii hooyo waaya hooyay ilaahoow iidaa hooyo mcn ❤❤❤
@LeylaWarsame-kh2ov
@LeylaWarsame-kh2ov Ай бұрын
Wixiisu waa nin difaac ee cadaalad kamuhadlin Aad iyo buu hooyooyinka ugu xadgudbay Allah ka cabso waa lagu xisaabin
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 Ай бұрын
Abdirahman aad & aad baan kaaga mahad celimayaa ra'yigaaga fiican maashaa Allaah good luck
@fadumaahmedali3248
@fadumaahmedali3248 Ай бұрын
Waad khaldan tahay aayo walaa ayeeyo walaa cidkale hooyo cid ilma uga wanaagsan ma jiro
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Ustaad runta weyna dhibeeysaa
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt Ай бұрын
​@@CabdiraxmanQoyshoralooyir nina qowlkiibu hadlaa qorina qaacii iskanefis niman wa nojoogan Singlemotherta iyo anaga iskushaqaan qabana ader
@hooyo994
@hooyo994 Ай бұрын
Subxaanallah
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Ай бұрын
Maanta waa roonyhy fikirkiisi awal Qofwlba kolay waa qofkiisi kuna dambaabi maayo asc
@ashoelmi2924
@ashoelmi2924 Ай бұрын
Asc dheh istaqfirulaah abdi xafd jasaakalaah
@AdventuresWithNoobsRBLX
@AdventuresWithNoobsRBLX Ай бұрын
Waa geel jire
@anisaguled7469
@anisaguled7469 Ай бұрын
Sheekh Mufti oo sharing custody ka hadlaya u keena wax ha la fahamsiiyee
@Sakiinah1
@Sakiinah1 Ай бұрын
Labada waalid oo is qabo hatane caruurtooda halaabaan maxaa u sabab ah? Hanuunka walaal ilaaha haayo cunuga halaabayo ama hanuunaayo wax waalid haayo ma ahan waa mid ilaahey swt haayo taas fahan oo yaqiinso marka hore maanta dham ha u hadli sidi ineey waalidka haaya hanuunka walaal
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Alla kugu dhaarshee Abdixafidow ninkan xanunsan ee kala hadlaya hanagu soo celin asigane Allaha cafiya.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Cabdi xaafid iyadoo ramadaan ah maxaad ninka ka keentay meesha
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 Ай бұрын
❤❤❤❤
@ahmedmuhumed7898
@ahmedmuhumed7898 Ай бұрын
C raxam waa nin fikrad wanagsan waana taageraa 100/100
@SaadoDagan-ti7bq
@SaadoDagan-ti7bq Ай бұрын
ascm wll dhabadh baan dhalay wana 12 jir siday udhalatayna abahedna may arkin wali hal waddan wan isla joogna qurbana majoogno
@ugbadali4286
@ugbadali4286 Ай бұрын
Abdixfid ninka Abuser ah oo hinaasiga oo hpyodii neceb maxaa noogu soo celcelinaysaa why dumarka dhibka u saarayaa
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Ай бұрын
Asc anigu wan aminsanahay aabo iyo hooyo in ay ilmaha isla korsadan ad wayo markii horeba iyaga isla joogay oo isa so doortay wa hadii nolosha la isku fahmo hadii la isku fahmi wayo in la aaaxiibo ilmaha lawada korsado ayaa aminsanahay lakiin allahu yaclam
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Ай бұрын
CABDUXAAFID GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO 👍💯
@AminaminF
@AminaminF Ай бұрын
Abdihafit, You are right about one thing, it’s not okay for keep marrying keep bringing stranger with you life, and with you children that is hundred percent wrong. I agree with you. Be careful before marriage another stranger man. I am Single myself I have two beautiful and I haven’t even dated I was single like 11 years and I’m never gonna marry until they graduate university that is my gold. Insha Allah. They are everything and I always thank to may Allah. But be honest I don’t like this guy call Qos at all.
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
Good luck with everything SXB ❤ 🎉
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Child maintenance ma ogola inay ilmahooda dhiibaan ,haday la noolyihiina tuuganimo bay rabaan inay kula noolyihiin.
@dagancadey1282
@dagancadey1282 Ай бұрын
Saxiix abdixaafid
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Ninkan 100% waan ku raacsanahay lkn dhibatada waxaa waaye somaalida isku garaad ma ahan ninkan wuxuu sheegaayo dadbaa wax xun umaleenaayo.
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Mahadsanid walaal 100%
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Ай бұрын
​@@CabdiraxmanQoys Nin weyn oo na xagxagtay lkn ilahay baa na sharfay xaqna nasiiyey hooyo sharfan naga dhigay uur iyo arax baan kuqaadnay hooyo ubadkeda dayacdayna lama sheegin karti aanku korinay oon ku hugaamino baa ilahay nasiyey ee wll hooyoyinka ilmahoda ladadaleysa gafafka kala har hadalkada waxaa kamid ah hadii abo furay hooyada nin kale ha ukeento ilmaha?? 🤔🤔🤔
@qureshcolow1898
@qureshcolow1898 Ай бұрын
Abdixafid plz Ninkan hanokenin mardambe Danmark ayaa kaadawadaa anoo Hooyo ah marwana ah baa nacy hadaladiisa😮
@ayanomar1913
@ayanomar1913 Ай бұрын
Marka hore murayada madow iska bixi
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
C/Ramadan waa saxanyahay waanu kabadheedhay fikirkiisa aniga warkiisa waan taageersanahay
@halawimohamed9371
@halawimohamed9371 Ай бұрын
Waa sax 2waaridba waa loo baahanyahay hadii la helaa
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas Ай бұрын
Ilmaha waa run abahood wey ubaahanyihiin lkn macnaheeda ma aha in hoyada aysan waxba aheen lkn xaqiiq caruurta abahood waa umuhiim haduuba nolyahay gabdhow raga halo sabro si owlaad wada jir ugu korsano TUSALE somaaliya hoyoyinkeen wa ay sabri jireen ma aha in wax kasta nolosha ku haysteen ee hadaf ayay lahayeen ,halaysku sabro
@zammyali3047
@zammyali3047 Ай бұрын
Aawey ku waadi walaal mise caruur ma lihih
@abdiali681
@abdiali681 Ай бұрын
Guriile number 1
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy Ай бұрын
Aasaaskii Dunidiyo anigu Dumarbaan ahaa.Ee Madfaca gurigeyga Gubay kan igu riday ma,adigaa. Where is my home Country. You are guilty. Somali man shame on you?😅😅😅😅
@jamaali1854
@jamaali1854 Ай бұрын
Asc abdixafid adiga iyo Abdirahman sulashanka muxuu yahay.dhibka waynu ognahay abdiraxman arinta u kahadlay waa arin muhiima. Ah
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 Ай бұрын
Qoys dr waa geesi
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Ай бұрын
wan idin salmay asxabey wiilkan wallkey aniga ayaa xaqiqqad kuleyahay ee dhankad ka raran tahay is qabo nin wangsan gabar iska furayso ma jirto lakin mahd sanid
@AdventuresWithNoobsRBLX
@AdventuresWithNoobsRBLX Ай бұрын
Alleylehe awood aad ilmo kuheyso one week hooyadaa adey silic iyo rafaad ku gu korisay ilmahaaga maad ugu daree???
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 Ай бұрын
Cabdicaafid haku qiimo dhicin wareysiga nimanka ciilan. Aabe somali isagoo jooga xitaa waa maqane jooge. Marka lakala tagana wuuba cararaa.
@sadio949
@sadio949 Ай бұрын
Subxaanallaah ayadu maheli karto miyaa inta uu sheeegayo.caruur hooyadood miyaa dad kle ulamid ah
@user-tg2fz9sg6l
@user-tg2fz9sg6l Ай бұрын
abdiraxman lejen waaye
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Hawenka qurbaha iyagaa waraabe noqday. Ragii ciro ayay kaso saareen. Ixtiraam maleh, Waxay ragu uula guursanayaan ama furayaan dumar badan waxay raadinayaan tii dajin lahayd
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 Ай бұрын
Ninmankuna naxariis maleh waxay dilan oodulayaan bay rabaan badan kood waa ruubaa raqeyaal
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Ай бұрын
​@@Xaliimomaxamed114Naag somaliyed waa dhilo mafio ah
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
Hooyadood wuu u diiday inay kaligees koriso laakiin hooyadii ama habaryartii oo Waayeelo ayuu yiri haloo geeyo ma garan midaas warkiisu waa isku karis
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Ай бұрын
Hhhhh warkiisu mafadhiyo ilmo madaxa laga tumow rabaa oo rafaad kukora oo cuqdad kukora aabo .la.aan iney hooya la.aan kudarsadaan
@NimcoGeele
@NimcoGeele Ай бұрын
Cabdi xaafid. Markale. Ninkaani. Wuxoo qiranayaa. Inuu hooyooyinka kawaado. Caruurta ama gabadha. Wuxuuna. Ugeenayaa haween kale ookala duwan sidaas. Habaryar eedo. Hooyo. Iyo walaashiis. Marna mahaynkaro. Asagu
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Weydii adiga yaa kusoo koriyey ciyaalka soomalida badankood hooyo single ah waxba lagu tarin ama ha dhinto ama hanoolaoda Ilaahey hooyooyinkeen hanoo xifdiyo aniga hooyo single mother isoo korisey ilaa hada anoo weyn oo caruur leh bey iga fakareysaa alxamdulilah ❤️
@Alastor10048
@Alastor10048 Ай бұрын
Abdirahman fakirkiisa xur ayow u yahay balse waxad mooda inowsanba xod ogal u eheyn ama iska indha tirayo raga hada jira mid waa midoo ma jirto hoyo u bareertay in ey kaligeed ubadkoriso tarbiyeey so wiliba xiligan adag iyo qorbaha oo an wada ognahay dhibatada ka jirta lkn waa ku qasbanatay waxana ku qasbay waa abo garan wayay masuuliyadi ka sarned ubadkiisa iyo xaskiisaba sidaas darteet anaga maha waxa fashilmay e waa ninkii ka tagay ubadkiisi o gabay masuuliyadii ow allah saray. Xaqiiqatan markii si alla ka cabsiya loo hadlana raga qorbaha ad iyo ad ayey ugu fashilmeen wayo melkisto o ad marto hoyo aya kaligeed dhaxanta iyo barafka ciyaalka la dala dhaceyso laga yaabe abihi dhalay inowsan warba ka heyn ilmahas
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Ай бұрын
Adiga waxaad u dhigtay si aad u heer saraysa. Hadaba hooyooyinka fariimaha qoraya in ay yidhaahdan meel aan kaga tagno waynay danta nabaday lkn waanu jecelahay abo kasta gaar ahaan kuwa qurbaha jogaan nala korsadaan ubadka. Lkn walalo qaar baa qoraya ninkii oo iqaban anigu korsada waaxay ninkii o jogaan ubadka iyo isaga koriyaa magacaa abaha oo kaliya hadhay ee maad ka badashaan saw maha lkn doodaada waan la dhacay hoyo ito abo wada jira qoyska ito ubadku kama maarmaan. Any way abo hatabco hoyaduna haw ahaato raliyo naxariis badan simply waa ibtaa walalo
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 Ай бұрын
Amigu taa waan amisanihaye
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Ilmo raba aabe ama hooyo aan dhalin ma jirtaan
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 Ай бұрын
Kani waxa ubahanyahay tarbiyada waayo waxa ukahadalayaa maxay hooyad wiilkada waxa kaqadato wiilka aya dhashay kani waa casi aan waxa laharani Subhanallah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Waa dhib inay hooyo koriso carruur keligeed balse hadday qabsato way dadaalaysaa ilaahayna waa la qabanayaa
@anisaguled7469
@anisaguled7469 Ай бұрын
Abdirahman taariikh fiican oo xaqa muu reeban Illaahay ha ku soo hanuuniyo
@munamahamud6211
@munamahamud6211 Ай бұрын
Abdihafidow ninkan miyad u bogtay wll wadigan kuso celceliyey barnaamijkee qofkan yeysan cumaamaddu kaga dhicin
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Abdiraxmaan Runta ayuu ka hadlay wiil Aabo la aan ah waa sakiin jidka lagu dhextuuray oo cidwalba gooyn karta. Meel hada aan joogno ilaa 500 boqol hadayba ka badneyn oo dhalinyaro ah ayaa lagu dilay.
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 Ай бұрын
Wiilka abihiis madhintay xaguu ka aday
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 Ай бұрын
Allah hsnuxarariisto manaaga dilay mise niman nagi waxmadisho
@user-wz8hk3iv3q
@user-wz8hk3iv3q Ай бұрын
Waxan jec loan lahaa inaad igu matiqaadid ninkaan iyo aniga abdihafid
How Ready Is India To Take On Chinese Aggression? #nitingokhale #SinoIndia
1:04:35
TAARIIKHDA SOOMAALIDA EE LAYAABKA LEH | SUUGAANTA QURUXDA BADAN
51:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 12 МЛН
Omega Boy Past 3 #funny #viral #comedy
00:22
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
''SINGLE MATHER-KU NOLOSHA WAA KU FASHILMEEN IYO UBADKA''
42:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 91 М.
#Conference | "Algérie/Nouvelle-Calédonie : destins croisés "
1:44:11
Mairie des 1er et 7e arrondissements de Marseille
Рет қаралды 12 М.
TAHRIIBKII ABID UGU ADKAA  |  MARKHAATIGA NOOL VS  MAGAFE!
28:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
RUTO| MW XSM | ATMIS | XUKUUMADDA 'DAN QARAN' | XAALAD CUSUB
23:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
Taakaaye Afar Xaaslihii Jilaaga ahaa iyo Maxkamadda Ciidamada Maxaa kala Haysto..
11:01
Somali National Television
Рет қаралды 353 М.
DOOD ADAG | GODOB | GANTAALO |CARMALKA CASRIGA AH | DHAX YAR
55:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 103 М.
MAALİNTENİ LABAAD EE CİİDA🥰
19:48
somturk family
Рет қаралды 44 М.
Самый старый Сыр в мире!
0:21
КОЛЯДОВ
Рет қаралды 1,7 МЛН
Мужчина узнал о изм*не жены🥺
1:00
Kino_sh
Рет қаралды 6 МЛН
Бабочка из помидора 🦋 🍅
0:38
San Tan
Рет қаралды 2,4 МЛН
Самый Лучший Старший Брат 😍
0:38
ДоброShorts
Рет қаралды 7 МЛН