DOOD ADAG | GODOB | GANTAALO |CARMALKA CASRIGA AH | DHAX YAR

  Рет қаралды 103,711

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 ай бұрын

#subscribe
DUMARKA QURBA JOOGTA AH ''WAA QARU MASUUL EE CARUURTA HALAGA QAADO MARKAY DHALAAN'' (CARMALKA ) • DOOD ADAG | GODOB | GA...
Iran nuke scientist says ‘not complicated to build atomic bomb’
"When producing a nuclear bomb, you make a device where the chain reaction is not controlled, so it is much easier. The important point is that our nuclear capabilities are high.” SOURCE: www.jpost.com/middle-east/ira...
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 1 400
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil Ай бұрын
War ninkaan wixisu waa impossible War ragoow runtu waa na gubaysaa awoyayaal ninkii wax garad ahoow dumarka vision uyeesha 💯
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Ай бұрын
Diinta haday say tahy ufahmilahaa saas uma hadleen
@shukricadey2226
@shukricadey2226 Ай бұрын
Ninkan wixisa waa bahdil nuuca dumarka gumeysta
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil Ай бұрын
@@shukricadey2226 aptio ilaah baa Lee dihiin isaga ku kalsonada faraxyashu wayahan musasal bay bilabenee
@sundus460
@sundus460 Ай бұрын
Yeah he’s disrespectful
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Ай бұрын
He is right with alot of his arguments
@aali7043
@aali7043 Ай бұрын
May Allah bless all Somali mothers in the western Walaahi they do the most difficult job, they sacrifice everything for their children. Inshallah their reward will be jannah ❤
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa rabi
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
I don"t think some of them they will even smell the JANNAH of they have done to their huaband and children.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
May Allah bless also the Somali man who are being abused and lost their children.
@smileitssunnah2
@smileitssunnah2 Ай бұрын
ameen ya Allah 🤲
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
@@mohamedomat4028inta badan ragga ayaa wax duleysta
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Culumada Islam ka sida Imam sharifi ama taabiciinta ama culumada somaliyed ee manta tariikhdoda hadad eegto hooyo ayaa kusoo tacabtay intooda badan. I remember my mom oo bariis iyo sonkor Cusbo qoraxda la fadhida ana aan waxbarashada iska watay. ALLAH yarxam hooyaday iyo dhamaan hooyooyinka somaliyeed
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Ай бұрын
Alle swt haw naxariisto hooyadaa
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Ай бұрын
Cajiib kani ma afhayeenka ragaa😂
@lulnur1150
@lulnur1150 Ай бұрын
Ninkaan haloo duceeyo wuu canuunsan yahay Somaliyeey 🇸🇴
@munamohamedali7899
@munamohamedali7899 Ай бұрын
Xabeeb ha la geeyo ama kuwa migiska tumo oo cudur carmal ha laga soo tumo
@SagalMaxamed-ur2yr
@SagalMaxamed-ur2yr Ай бұрын
​@@munamohamedali7899 walhi toban naag hade dhaxda gashato oo latumo edab uyelana wasaqa😂😂😂
@munamohamedali7899
@munamohamedali7899 Ай бұрын
Sax walhi ninkan naag baa ciishay 😂😂
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 Ай бұрын
anigaa diyaar u ah carmal inan guursdo ​@@munamohamedali7899
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
😂😂😂 Waa runtaa waa idinku raacsaney Rayigaas
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
Imaaamu shaafici hooyo single mother ah ayaa sookorisay iyadaaa marba wadan ulasafraysay waxbarty heerka soogaadhsisisay tusaale hakuu ahaato
@fadumonor868
@fadumonor868 Ай бұрын
Can we all agree father’s role is important and mother’s role is important too that’s why Allah created mother and father
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
This guy is sick individual I always see him on TikTok talking shit about moms
@s0urbugz837
@s0urbugz837 Ай бұрын
Absolutely
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
I agree with you only one person can't fulfill family's home. President with out vice president, Prime minister or Interior minister can't lead a country
@s0urbugz837
@s0urbugz837 Ай бұрын
@@ugaskawadanka2623 that is the issue the men( presidents) are not leading but still want to be called president lol.
@dualedeol8803
@dualedeol8803 Ай бұрын
Yes for sure
@queen_z5553
@queen_z5553 Ай бұрын
Ninkan naagtiisa halaga warhayo badbaaday ubaahantahay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
U maleyn maayo inuu dabeecadanba naagba ku qabo waa qorqode
@nalidaahmd9582
@nalidaahmd9582 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 Ай бұрын
Aad iyo aad ka warheyn bey rabtaa
@caziizomohamed
@caziizomohamed Ай бұрын
Kan naag maqano stress baa kamuuqda
@samiya2596
@samiya2596 Ай бұрын
Nin walba gurigiis waji kale ayuu ku jogaa bulshadana wuu waala
@MindFuel364
@MindFuel364 Ай бұрын
Waan ku guursaday! Totally waa qalad. Waan is guursanay baa sax ah, waaya hadii aaysan ku ogalaan gabadha miyaad guursan lahayd.
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
😂😂😂Waa Runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
Waxay usamaysteen maahmaah naag waa aqbal keen kulaha yacnii waa inay aqbal keen ahaato wax kastoo loosoo bandhigto. Waa sababta ayna rejection ka uqaadan karin markaad ka diido nin damaciisa markaasuu cay bilaabayaa naa orod yaa wax kugu falaya awalba kkkk
@salman-fu2bp
@salman-fu2bp Ай бұрын
Wll ogalasha waa rabitaan ma ahan guur ma ahn
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
​@@salman-fu2bpguurku rabitaan maaha miyaa hadaan lays rabin miyaa maguurba dhicilahaa
@maryanruun8670
@maryanruun8670 Ай бұрын
Waxs waali baan u arkaa maxaa yeeley hadaan isfahaney mahan inaan isguursaneyney ee waa inaan aabihii guriga ahey adna hooyo tahay
@ikkymohamud2190
@ikkymohamud2190 Ай бұрын
Viva hooyo somaliyeed❤❤❤
@MaxamedXasan-pu1og
@MaxamedXasan-pu1og Ай бұрын
kuwa somalia jooga viva kuwa dabada jooga dhown
@ikkymohamud2190
@ikkymohamud2190 Ай бұрын
@@MaxamedXasan-pu1og Maa kuu fahmin sis
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Naaya ​@@ikkymohamud2190
@Arsenalfc108
@Arsenalfc108 Ай бұрын
I disagreed this man. Life is not only pay bills. Mother the reason why she does not have money is because she expend her children
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Ай бұрын
Xanan chidane you are right I raise 6 childrens all of them they succeefully alxamdoulilah and care then by my self ❤️👍
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 Ай бұрын
Ma sha Allah, May Allah protect them for you. Ameen
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Ninkaan xanuun dumarka ah ayaa ku dhacay
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 Ай бұрын
Dumar phobia uu qabaa kan 😅 he is not ok
@faisaxaashi4851
@faisaxaashi4851 Ай бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alla ninkan anaa cashar u dhigi lahaaye Isoo qabta
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Dumarka somaliyeed iyagaa halkaa is dhigay yurub ama mareykan bay rabaan inay 8caruur ah ku dhalaan si lacag badan u helaan laakin lacagta caydhu waa wax kooban, gabadh 8caruur ah dhashay oo bilaa jidh ah nin raba ma jirto
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Been ayad isku dheegtay waa dhaqanka dumarka casriga ah waxay isku maaweeliyaan.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
​@@dalaisacgibril5899 goormaa jirku Noqday Doorashada Koowad ee Raga ?! 😂😂😂
@abdishakuurbashiir
@abdishakuurbashiir Ай бұрын
HUUNO .XANAN BAA KAGA FILATAY DOODIISA WAA JABANTAHAY
@jawso995
@jawso995 Ай бұрын
Culimada maxu ugu been abuurta ninkan
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo Ай бұрын
Ninkan fatxiyaa ku fiican walahi haloosoo qabto
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
OMG Haa wlhi wlhi way kaga ohinlahyd dulaystaha 😄
@DODO19981
@DODO19981 Ай бұрын
Haa wlhi Akbar duleyste waaye kan warkiisa wuu cadeystay fatxiya cabsiiye ayaa ku fican in loo balamiye
@abdiweli7269
@abdiweli7269 Ай бұрын
Runta qaata likha
@abdallah22abdi78
@abdallah22abdi78 Ай бұрын
Taas dood magali karta 2bil qol tiktok niman dood wadaag soo qabteen way xanaaqday caay ayey bilawday ninkaan aftahanka aayad kama qaadeysa
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo Ай бұрын
@@abdallah22abdi78 dulaystayaasha qofta kaliya oo.kaga cabaadisa waa ayada markay ninkeeda ku mashqulaan bay maagtaa Lakin qof an caytamayn way ladoodi karta kana badisaa ileen dulayste xujo mahaystee
@aminasaeed2998
@aminasaeed2998 Ай бұрын
Ninkaan wuu kusoo khaldamay noloshaan ee Baadiya ha iska aado
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Mayee adigaa nolosha ka Dheereyee Goormaa Shidaalku kaa go,ayaa😂😂
@nasro7666
@nasro7666 Ай бұрын
Ninkan nin cilan udaremay ya so cilay
@s0urbugz837
@s0urbugz837 Ай бұрын
Mashaa Allah well said sis. This type of men do not want to take responsibility, rather he want to blame and nothing else.
@zahramuhumed2542
@zahramuhumed2542 Ай бұрын
Hadaad rabto dulayste inaad ragga kabarato waa kan oo kale biil iyo nolol mabixisaan masuulna matihiin idinka iyo caruurtiinaba cayrbaala idinsiiyaa
@kaaba691
@kaaba691 Ай бұрын
Masuliyadi aabenimo way ku fashilmen dumarba carurta koriya dal iyo dibad ba waxba qiil ha uradsan qoys laawow,akhiro walagu waydinayaaa xanaaaan shidane naag dhiigle wano hashay👍👍👍👍👍👍💯💯💯
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Ай бұрын
hadii ninka iyo gabadha kala tagaan xagee uu masuul ka noqdaa ninka wayba kala tageen ilmaha qofkii ay la joogaan oo haysta ayaa masuuliydooda qaadaayo wax aan gacantayda ku jirin mas,uul kama noqon karno la soco
@kaaba691
@kaaba691 Ай бұрын
@@yusufamiin76 hhhh waad iska hadashay wll gabadha hadii aad furtay carurtada marwalba masuliyadi ilaahay kusaray way ku sugaysaa carurta ma hooyada kaliya dhashay so maydaan wada dhalin
@nasiib631
@nasiib631 Ай бұрын
​@@yusufamiin76 ilmaha inad biiilato ka war hayso so boqato waqti ad la qadato tusaale hadad guri kle.dagantahay ad Malmo so kaxaysato wu samayn kara ninka ilmihisa raba ilayn labada qof calafku wu Kala dhamadaye lkn nin somaali ilmo Dan kama laha daaalkina hoyooyin ba u rafaadin dibada wn aragnaaa
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Ай бұрын
@@nasiib631 waxaa laysku haayo saas ma, ahan balse ujeedka waa in lays fahmaa aniga qurbaha ayan jooga gabdho badan oo carmal ahna waan saacidaa ayagaaba doorta dhibka, si gaalo lacag looga helo xagga ilmaha marka ilmaha in badan makuu ogolaanaayaan hadii lakala tagona ninka amar badan kuma lahan gabadha ilmihiina way muuqataa in ay meel fiican kusii socon marka nimanka hal fikrad ayay qaatan oo ah inay isaga tagaan meesha ama laysku colaadiyo ilmaha, ama maxkamad laysla tago taasna ilmaha uma wanaagsan oo waxaa fiican inaad isaga tagto, waayo meeshaan gabadha tol kaama qaban karo ayadana ilma uma muuqdaan. Ee xoogaa ga single Mother ka lagu helo ayaa u cad , aniga bulshada u shaqeeya waana la kulmaa wax badan ayaan ognahay ilmo aabo la, aana waa 0
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Ай бұрын
@@nasiib631 waa inaan isla. Fahanaa waxaa mas, uuliyad la dhaho marka hore tan kale ka war haynta in lasoo booqdo iyo in lagu biilo iyo arimahaas oo dhan waa gooni balse ilmo aan isku meel kasoo wada kacaynin oo waxbarashadooda aan wax badan ka ogaan karin ilayn guriga lama joogi waqtigooda aan kontarooli karin aan ogaan karin wuxuu samaynayo iyo wax kale saacad walba sidee masuul uga ahay gacan a iiguma Jiree mise gabdhaa kala tag aa wacaa saacad walba
@warisali1424
@warisali1424 Ай бұрын
Qofkaan ilaahay xaalkiisa ogyahay C/xafiid maad naga deysid waxaad Tahay wariye aan jecelnahay
@MaxamedXasan-pu1og
@MaxamedXasan-pu1og Ай бұрын
u adkayso xaqiiqdu aad bay u kulushahee
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Ай бұрын
Bal asaga ayaa hoosiisa ku fashilmey qof caruutiisa daryeelo ayaa advice siin karo bulsha.
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 Ай бұрын
Wllhi Been mahin aniga abahay udhintay anago 6 carura ah oo 3 Bahooda marka dhamanten her ayan gadhnaay alhamdulilah kaa nogu yar masajidka ayu tu jiya wana 18 jir alhamdulilah ka ugu wayen madax toyada ayu kashaqeya ka xugi waa manager dad waxa noqon mash Allah oo logu tirsado tolko dhan malinku abahay dhintay hanti nogama tagin hooyo aya manta herka nagadhsisay iyada suqa wax ku ibinayso mus,canbo.dhaman qudarta odhan alhamdulilah alhamdulilah
@mahamudayshidindhabi4685
@mahamudayshidindhabi4685 Ай бұрын
Tolka ninkaan waxaan udirayaa fariin cidii kanaxeysa haduu dhowyehee caawiya Carmalbaa xumeysey uu aad ujeclaa xanuunbuu kaqaadey, islaamihii soomaali oodhan ayuu caradii uqaadey. Xataa maqoslaayo. İlaahoow intaan jeclahay rag ha ugadhigin. Maskiin war allaha kucaafiyo, shartaadana allaha nagaqabto
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Carmal mabashukaansado ustaad
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Sida aay ilatay Abdiraxmaan arin ubaahan in laga hadlo ayuu cadeeya oo ah Ragii iyo caruurtiiba waxaa ku xad gudbay gabar carmal ah oo xanaaqsan.
@Daud793
@Daud793 Ай бұрын
Cabdiraxmaan waa nin wax badan og wuxuu badanaa ka hadlaayey xaalladaha qurbaha ka jira in kastoo hooyooyin aad u fiican ay jiraan
@ayanmahamad8
@ayanmahamad8 Ай бұрын
@@CabdiraxmanQoyswalal waad xanuunsanaysaye ilaahay haku caafiyo woxoga psychology Problems baad qabataye
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
@@mohamedomat4028mahadsanid ustaad ❤❤❤
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr Ай бұрын
Markay masuuliyadoodu kasoo bixi waayeen dumarka ku qaraarayaan yaahu
@mahamudducale5977
@mahamudducale5977 Ай бұрын
Yes you are right viva hooyo ❤❤❤❤
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o Ай бұрын
Waa runtaa Walaalkiis Viva Hoyo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Cabdixafid MaanshaAllaah Allah rag Somalië xaq ha tuso gbdh waa kuwa ehelka xariiriya maanta Somalië oodhan waxba diraya qaraabo waalid dariska iyo wadanka hooyo macaan Allah xaqeeda janada ferdowsa ku siinaya Agoonta aan koriyey iyo kuwa Aabo dajacay Abaha fiican waa ku reerkood u sabra sida Cabdixafid iyo wll ila dhashay Somalië wayn 👏👏👏👏👏💐💐💐💐💐💯💯💯💯
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Walaal aabe ma lihid miyaa maxaad aabahaa ugu Ducayn wayday ?!
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Waa waxaad iska dhaadhicisay waxaad dadkaas udireeysid ninka ilmahiisii wax luguugu siiyay oo ku xaaraan ah kii aad siiso waaye.
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Waa uquuri la dahey gabdhaha shaqeysta lacagtooda Ilaahey bili aadin nooma baahiyo
@HoodoMaxamuud-zp8gh
@HoodoMaxamuud-zp8gh Ай бұрын
AAbhii,ayu ka Bartay,bakhaylnimada,iyo Yasida, dumarka yaahuuuuu
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Ай бұрын
Walaahi hadeesan aduunka hooyo jirin nolol ma jirto Ilove hooyo macan 😢❤❤❤❤❤
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 18 күн бұрын
👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋 Abdirahman wuxu la yimid dood xaqiiq ah oo fayow kana fog sheekada khayaaliga ah ee reer galbeedku u sheegeen haweenkii & carruurtii, Aaad buu u mahadsan yahay Abdirahman 💐💐💐
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 Ай бұрын
Qurbaha 32 ayaan kunoolahey 1oo lal dumar ayangaranayo guriga iyo meherka dumarka ayaa dhiiba runta hadii lasheegeyo raga somali dal iyo debedba waxa kuma hayan malinta alle loonoqada qofkasta xisabteda ha ogato❤
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Wuuuw well done xanaan walee gabadha soomaaliyeed 80% waa iskufilan laakiin cabdiraxmaan waxan filayaa gabadhbaa soociqaabtay waayo cadho dumar ayaa kamuuqata sida farxiya cabsiiye cadho niman ugamuuqato
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
Xanaaan hooyo mcn allaha garaadka iyo caafimaadkaba ha kuu raajiyo m.a 😊🎉 jaahilkan wllhi wad iga dulqaad badantahay hadii aad la doodeyso
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 Ай бұрын
Fathia Absie usoo qabo ninkan ciilan😅
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Ай бұрын
Maxay ka qade taasa shubada maba hadli karte
@haniahmed7534
@haniahmed7534 Ай бұрын
Xanan wakuwata thank you for being our VOICE ❤❤❤
@ujlaan5
@ujlaan5 Ай бұрын
Abdixafid wariye gabadhaan waad soo qaladay magteydaa lagaa Rabaa Ninkaani uma Bawac dhigi karto
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Dhiigaas halala bixiyo cabdixaafid 😂😂😂😂
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw Ай бұрын
Walaahay kabuhuu ladurmayyariista way soo khaldeen😂😂😂😂😂
@suhassan937
@suhassan937 Ай бұрын
Qac ba Naga yedhay😂😂😂
@fourrehfarah7449
@fourrehfarah7449 Ай бұрын
Parfait 😂😂😂
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Ай бұрын
@@CabdiraxmanQoysif being insecure was a person sidaad ila tirsanayso ayaaba qosola adoo nin isu sheegay shame on you😭😂
@saidohaji4800
@saidohaji4800 Ай бұрын
Qofkaan ilaa hada qof runta taabsiiya waa la la’ yahay qayluu ku daboolayaa doodiisa micno daradaa qof cuqdadaysan buu u eg yahay wuxuuna raadinayaa wuxuusan helayn.
@zeinabismail6413
@zeinabismail6413 Ай бұрын
Wllo maaha qof stable ah inagu waxba ma hubsano ninkan afkaaro ayuu wata mana aha mud bulshada wax u taraysa i hope one day in la fahmo qof walbo inaan la waraysan karin amba platform la siin karin u afkaro qaldan ku qaybinayo. Xadisku rasulja ayaa ahaa nin xun o liita ayaa dumarka xumeya
@abdekali6043
@abdekali6043 Ай бұрын
I agree with this man , Waa saxan yhy odeygu reer aad masuul ka ahayn sideed u maamuli kartaaaa
@fatxahabib8872
@fatxahabib8872 Ай бұрын
Salaam Abdihafid, can your guest share their studies where they collected their data? He said 27% somali college students left Islam in the West.
@oubahismailmogorrle6194
@oubahismailmogorrle6194 Ай бұрын
U Xanusayahy kani abdirahman dhaqtir u dira maskaxda awo wax kaqabo Subxan Allah
@daganali6265
@daganali6265 Ай бұрын
Kkk funny xabeeb ha la geeyo miyaa xaalku kkk
@laylohasan2757
@laylohasan2757 Ай бұрын
Waa nucaan oo kle nuuca ilmaha dayaca oo isla saxaan xeywaan waa nin weyn
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy Ай бұрын
Maasha,allah. Xannaan ayaa u dhameysay maantey. Qorqodihii. Qaaqlaha ahaa. Viva Hannaan❤❤❤❤❤
@shafiaibrahimm
@shafiaibrahimm Ай бұрын
Waaw xanaan well done
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 Ай бұрын
Ninkan abdirahman qoys 3 years ago baa aniga iyo isaga iyo gabdho kale dood wadaag naloo qabtay markan garan wayey waxa uu ka hadlayo waxan ku idhi sax mid uun baad tahay. 1 in aad tahay nin xaraabo doon ah 2 in aad tahay nin gabadhi caruurti kala carartay. 3 in aad tahay nin gabadhi abuse garayso oo marba madaxa lasoo baxaya
@Zusan15
@Zusan15 Ай бұрын
Aniguba intaasan idhii waa inta miid uun quranka lagu sheegay hooyadu booskay uu joogto ilamah
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
cabdiraxman qase qoys ma ahan waa qase ninkan dhahaya hooyada ilmaha halaga qaado asaga hooyo masoo korinin miyaa ala doqon sanaa
@fartunmomarhassan3681
@fartunmomarhassan3681 Ай бұрын
Hooyooyinka soomaaliyeed ee qurbaha ilaahey ha caawiyo.
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🫶🏻
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 Ай бұрын
Subxaanalah naag lee uu waxa ka sheekgay ninka and mashaalh thanks abyo
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih Ай бұрын
Asc hala wada noolaado si ixtiraamleh oo Kala dambeen leh laakiin soomaalia aan aadaa lacagteeyda anaa shaqeeystay reer magaalnimadaas waxeey dhalineysa kalsooni daro iyadane ineey wax gaar ah la haato wiligeen ilaa soomaalia joognay ixttiraam hooyo aa wax walbo Maa muleysay aabo ixtiraam ilmihiisa hooyadood uhaayo ma ogi yee aabo lacag oo shaqeeystay ku faanaayo waa wax aniga ahaan igu cusub hooyo Ada hadii laqiimeeyo dhibaato ma imaan la heen horta qiimeeya xaasakiina madaxa saara waa wadan dhan hooyo lacag qofkasto wuu sameeyn karaa
@doog880
@doog880 Ай бұрын
Ninkan cidi ka badin meyso waayo waxuu bartey tirsiga dumarka
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
Walal wuxuu qabaa personality disorder waa narcissistic
@hadijanur1150
@hadijanur1150 Ай бұрын
MashaAllah sax waaye thank you sister
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt Ай бұрын
YAAB NINKII RABAA WAA KAN
@ssalad5012
@ssalad5012 Ай бұрын
Well done sister you made us proud. Waad kufsatay ninkan fikrada qaldan ee cadliga ka fog.
@hayatabdi8398
@hayatabdi8398 Ай бұрын
Abdi mugdi waad xanuunsantay. Xayawaan!
@munarooble9787
@munarooble9787 Ай бұрын
Khadiija carmalbay ahad waanay shaqaysanjirtey carmalkan Rasuulka S Uduceeyey
@mohamedosmanhassen1911
@mohamedosmanhassen1911 Ай бұрын
Maloo shaqen jiray misa ayada shaqeen jirtay
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Ай бұрын
@@mohamedosmanhassen1911iyadaa maamuli jirty periodt
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
​@@mohamedosmanhassen1911 in laguushaqeeyo iyo inaad shaqad adigu bilowdo keeba horeeeya
@kingmoses6135
@kingmoses6135 Ай бұрын
Well done my brother telling the truth this days are hard well done
@abudarda00
@abudarda00 Ай бұрын
Everyone has a right and responsibility. The sooner they learn about that the better the families will become.
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Ай бұрын
Being single mum leads you to be beauty, feel blessed, see herself as a diamond and practice the deen and be closer to Allah Subhannah Watacallah. We are happy to be single and been for 12 years Alhamdulillah There is whats called to fast and control ur desires mentally and health wise plus lots of STDs, Aids and more are letting go. Let my deen books, caramel latte and walk to enjoy nature be my husband and let my goals be the preparation of Akhirah Aameen Ya Rabbi
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Ай бұрын
💯 less stressful life.I'm living that life now. Wish I had known earlier then holding onto a failing marriage with dulayste who cost me my health
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Ай бұрын
Kheyr iyo kheyr Alhamdulillah
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n Ай бұрын
Asc Cabdi xaafidow Ma cid baa kuu shegaysa maanta dhibaatada ragu gaysataan ninkaani aad buu khalaaq xun yahay
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 Ай бұрын
Wllhi gabadhan mash Allah weye aqli Allah haku barakeyo ❤
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Ай бұрын
Abdixaafid qeer ilaaheey haku siiyo muranka soow lagama deerinin
@Ebyan1
@Ebyan1 Ай бұрын
Naagtiisa waydiiyaah plze 😮😮😮
@ayateenchannel2151
@ayateenchannel2151 Ай бұрын
Kan ma naag qaba waba ciil qabe Bisiinka
@sahraali8379
@sahraali8379 Ай бұрын
Waa is guursanay yes man, ogalaashadeyda la aanteed ima guusan kartid
@mohamedosmanhassen1911
@mohamedosmanhassen1911 Ай бұрын
Maxad kensatay maxadse dhiibtay yase kusoo qasbay
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
​@@mohamedosmanhassen1911 isguursigu waxkeenid maaha micnihiisu waa in xalaal laysu noqdo wax keenid baa kaaacarartay
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Ай бұрын
@@mohamedosmanhassen1911hadayna ku aqbasheen ma khasab baad ku meherin wlhi wax barta laydinkama karo
@fourrehfarah7449
@fourrehfarah7449 Ай бұрын
Wallahi wa geesi ah.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Well done sister
@hodanf2829
@hodanf2829 Ай бұрын
War nin kaanoo kale waqti laguma lumiyo wixiisu waa ilamuran wuxuu sheegaayo dhan inay qalad tahay wuu ogyahay ee inuu soo caanbaxo buurabaa ama waa xaga dhimirka
@Ariijiina
@Ariijiina Ай бұрын
Ninkan hadaaba arki lahaay waanba gubi lahaay.dumar neceb aa ka buuxa
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Address kaada keen waa kuusoodiraynaaye 😂😂😂😂😊😊
@AHUSS87
@AHUSS87 Ай бұрын
Masha allah tabarakalah allaha ku xafido cabdi xaafid walaal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Hooyo waa qaali dalka iyo dibadaba ❤❤❤ Allahayoow hooyooyinkeen u naxariiso.
@zahramussa8564
@zahramussa8564 Ай бұрын
ALLAHUMA AMIIN 🤲
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 Ай бұрын
burburka guryaha Qurbaha waxa kamasuula ninka somaliyed wamaderyele Caruurtiisa iyo xaskiisa
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Ай бұрын
I disagree with you dumarka aya rag guryaha ka erya so ya wax burburyay marka?
@jd...5569
@jd...5569 Ай бұрын
​@@mrfuga6041ninka haduu caruurta guriga joogo ka mid noqdo, guriga waa laga eryayaa.
@Labwa313
@Labwa313 Ай бұрын
Wariye cabdixafid waa qAldantahay ninkan dumarka bahdilaya ragga soomaaliyed ee hoyo waxay tahay og ukeen ama ninkan nabah dilayo hano keenin mardanbw.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
You're absolutely right ✅
@fafooalfa5022
@fafooalfa5022 Ай бұрын
Maa shaa Allah hanaan well done ❤
@munaducaleh8254
@munaducaleh8254 Ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Lakin aabaha hadii xaafada laga eryo isagu caruurta muxuu uga cararaa? Muxuu ugu eedayn garoobta carurta laga qaadanayo saw caruurtiiisii maaha
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
Soomaalay Hal mid iiga jawaaba Walalayaal marka ninka iyo naagtu kalatagaan masuuliyadii caruurta ee Allah raga saaray miyay ka dhamaataa marka lagala tago?
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Masuuliyadii kama dhicin ee waa wada kheyral masuul
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
@@casalasal6466 Allah hasoo hadeeyo ninmankan iyo naagahan marka ay kalatagaan isla xintamaaya ee is xaasidaya caruurtii way dayacee Bisinka Allow noo gargaar yaa rabi
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Ай бұрын
Suaal fiican horay soomali ugu maahmaahday aabahaa oon hooyadaa qabin waa adeerkaa
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Ай бұрын
Ninka marku kula jogabo faidho laguma qawin Ilmaha islmaha unba ladala daca .hadu tagane wa sidhu rawe wa sidhu raway
@WashDC
@WashDC Ай бұрын
Cabdixaafid we need part 2
@mounabile7136
@mounabile7136 Ай бұрын
Mashallah tabarakallah sister Ilahay caqoota Ha kuu dayo ❤❤sister
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r Ай бұрын
Fadxiya cabsiye usoo fadhiisi ninkaan
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Weybaqanaysaa😂😂😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Odaygaygii gaal ka ahaa Baay Xafaayad u xiraysaa 😂😂
@WashDC
@WashDC Ай бұрын
Taas waa gaal baa qaba arimo somali kama hadli karto
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 Ай бұрын
Dabcan farhia Absiiye haa lkn Aamina muuse uma quuro kan inay meel la soo fariisato k😂
@ayateenchannel2151
@ayateenchannel2151 Ай бұрын
Dulaysiihi ay sheegi jirtay weeye wlhi kulaha naag an mamulan raba 😂😂
@safiaadan6733
@safiaadan6733 Ай бұрын
Lakablagan mid geesiyad ah ayaan jac ku dhejisey. Waa mid guurka ka xumaadey ka daya media wuu wareersanyahay
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Ай бұрын
Naagtaaas inaaa raadino Aaaan Abaaaaaal marin siiino taaas naaag waaa dhaaafaty kan inuu wareersanyahy markeey aragto beeeey boorsada banaaanka usoo dhigtay
@qamarhussein3685
@qamarhussein3685 Ай бұрын
Hanging well said masha Allah viva maama soomaaliyeed
@halimodahir6223
@halimodahir6223 Ай бұрын
Asc Abdixafiid Walaale Ma joojinkarta Ninjan doqonka ? Barnaamijkaga wan jeclahay balse nagadaa doqonkan
@faizafaba7223
@faizafaba7223 Ай бұрын
Ninkan amino muse wehliyo halo balaniyo😅 xanan wa maskijn😅
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Hore ayey igaga cabsatay carwaakaase keen doodaan 😂😂😂😂
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Ай бұрын
​@@CabdiraxmanQoyswalaal ma kula tahay inaad wax saxday mise waxbaad khalada Gbdhihii baad sii fogaysay maahee waxba maad saxin inaad cadaalad ugarnaqdo bay ahayd dumaroow waxaan baad ku khaldantihiin ragowna wxaan baa ku khaldantihiin waayo isku dhaganaan waanu ka daalnay waxbana noogu saxmi waaye Tedakale walh dumar nacayb wayn baa kaa muuqda lkn nin iyo naag toona iilka madow kula gali maayaan.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Ай бұрын
Walee aaminaa Kan meel naga saarilaheyd
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs Ай бұрын
​@@CabdiraxmanQoysillahay haku cafiyo waad walaan tay ee maxa laga dooda miyaanad ahaayn ki yidhii wiilku muxu hooyadii uu biliiya war itaad dhowday dhakhtarada maskaxda iska xadorii
@munawarsame1043
@munawarsame1043 Ай бұрын
Intaa kaliya ma uusan oran ee wuxuu kaloo yiri hooyadu muhiimba maha! Caruurta dhan oo uu shegayo dadba dhiigodii u soo qubay asna xooga xoola ah buu saan aragnay u buubuninya! Taasi waa waxaygu waa waynyihin waxaguna waxba maha!! Gabdhaha muxuu umaleeyay shayba! Very immoral undignified human being!!
@Max-homie
@Max-homie Ай бұрын
Keep going bro
@kiranpath7033
@kiranpath7033 Ай бұрын
He is making the situation more worse
@Dagaaltoos-TV
@Dagaaltoos-TV Ай бұрын
Abdihafid, xoolahaan bartaada haku so cazumin markale. Arakti waala lahaadaa, lkn qofkaan dumsrka ayuu liidayaa.
@user-wz8hk3iv3q
@user-wz8hk3iv3q Ай бұрын
Since uu ninkeyga aan kala tagnay ma guursan waxaana laga joogaa 22 sano Sababtoo ah nin wanaagsan maba arkin alx caruurtana meela wanagsan ayay kawada shaqeeyan labo wiil waa DOCTORS wiil iyo gabar waa economics. Hooyadu waa qof adag kana forfircoon aabaha
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
Masha Allah kuwa aduun iyo Aaqira ku anfaca ayagana is anfaca Allaha kaga dhigo
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Waa beenta aad naftiina ushrrgtaan caruur bilaa aabo ah meelbaa maqan.
@ayanbilanmohamed2561
@ayanbilanmohamed2561 Ай бұрын
Wa runta anba ninkaygi waxan kala tagnay 9 sano ka hor aniga o 25 jira welina ma guursan caruurtaydan dhexda u xidhay alxamdulila
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
@@ayanbilanmohamed2561 ilmaha wacalo haka dhigina aabo yaasboodna ha ku abusina Allah ka cabsada.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
@@ayanbilanmohamed2561 Masha Allah abaayo Illaahey ha idin la garab galo waa la ogyahay kaalinta hooya Soomaaliyeed aay bulshada ugu jirto laakin qofka raba in uu is idha tiraa sidiisa ha u indha la'aado idinkane waxba ha u arkina daaca qurunkooda 🥰🥰🥰🥰
@binticali2421
@binticali2421 Ай бұрын
Cabdi xafiit anniga isoo qabo si aan kuula wadaago animo badan
@haniahmed7534
@haniahmed7534 Ай бұрын
Iyaga waxdira good point
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
Alla ciil badanaa Alla ciil badanaa ninkan yaa ii balamiya
@fathiadjama
@fathiadjama Ай бұрын
😂 waan kula qabaa fikirkaa, ciil ayaa ii hayo kani.
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Ай бұрын
Ninkaan yuu dhulka kugu jiidine ee dhulkaaga qabso runtuu sheegay runtana xanuun waaye in la aqbalo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
@@yusufamiin76 aniga muu dhulka igu jiidaa bal haygu jiidee ii balami ninkan wuxuu ku qaldan yahay inuu yiraa nin qaldan majiro ana inay dhoobanyihiin ssn tusen lahaa ayada oo xaqiiqa
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Ай бұрын
Nin qaldan iyo sax maaha walaal eey u jeeda daa guud ee dooda ayaa la fiiriyaa balse way jiraan meelo qalad ah marka sawirka guud kala qabso xooga cadiifad ayaa wada haayo qaar dumar ah wan dareemi karaa ciilka
@AHUSS87
@AHUSS87 Ай бұрын
Viva xanaan shidanee 😅😅😅 can't wait to watch walaahi Cali qaraaraclee qofba loo helaay 😂😂😂
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 Ай бұрын
Waa xaqiiq subxanallah
@hodanomar9395
@hodanomar9395 Ай бұрын
C/xaafid ilaahay ka baq mar danbe Hanoi keenin
@nishrashamohamed7292
@nishrashamohamed7292 Ай бұрын
Ninkaan ciil badan baa haayo, he doesn't want to admit ineey hooyo somali ilmaheda korsaneyso. Ninkaan challenge iyo xanuun baa kujirto maybe Abe nimadi buu ku kashifmaday
@FauziaFarrah
@FauziaFarrah Ай бұрын
🤣🤣🤣 wafanya Nini hapa Nisha😅
@HabonOsmanAli
@HabonOsmanAli Ай бұрын
Cuqdad dumar ayuu qabaa kan 😮
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
Xanaan karti badan guuleeyso ina hooyo🥰
@keyfkeyf430
@keyfkeyf430 Ай бұрын
Well done xanan ninka he is sick
@hodanh2669
@hodanh2669 Ай бұрын
Kan shaqadiisa mayaqaan, waa xaqiraa, yaa kuubaahan adiga iyo noocaag qashinkaa lagudaraa , baarlamaankaga, waa baqayl gaajo inuu gugu dilo ayuu rabaa, waan iska kaacalinaynaa, no more gumayste
@falisfarah6038
@falisfarah6038 Ай бұрын
Nin kaliya naag ma guursado naagta hadii ogolaansho laga helin nikaxa ma dhacayo , Mida kale naag iyo nin way kala tagi karaa korimada Nin kama hareyso hadii kale tag imaado xitaa Lakin Nin Soomali waxad ku ogaan kartaa in ka hareyn facood soomaliya fiiriya bes
@omarmohamedhassan1212
@omarmohamedhassan1212 Ай бұрын
Good cabdiraxman caaqil weeye
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Ай бұрын
She has good points wlhi
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 Ай бұрын
Ninkani waa nin cadaystay liidida dumarka. Adeer 2024 baa lagu jiraa gabadh ogol in kibir lagu maamulo oo la adoonsado ma jirto. Wixii hore waa laga baxay naxariis, ixtiraam, is dhagaysi iyo kaladambayn iyo maamul wanaag hadii Ninku la yimaado gabadhuna diyaar bay la tahay hadii kale albaabkaad ka baxaysaa yada iyo ciyaalkeeduna way isla boodboodayaan.
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
Kkkkkk beenta maaha
@Arsenalfc108
@Arsenalfc108 Ай бұрын
Why you divorce your wife why are you divorce your children too?
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Is a good question every partner should ask that themselves before married😊
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt Ай бұрын
TAN DOOD mahaane waa sheeko wax iska celi kan SOW maahan kii hooyadii biilkeeda diidanaa oo lahaa ninkeedu muu biilo in LALA doodads ma isdaahilo wuxuu qabaa cuqdad naageed hooyadiisna wuu ku daray
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt Ай бұрын
Naagta ninka aad Utah ay ayey Hawaii utaalaa hadeyba jirto oo annual Cilla joogba ahayn
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 Ай бұрын
⁠ video gas xage ka helaa Abayo?
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Walee ta ad qabtaa kugu dhib qabta
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Ай бұрын
Bismilaah raxmaani raxiim Yaarabi noogargaar
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 Ай бұрын
Wsc inkastoo aan ragu isku mid ahayn lkn gabadhaan runteeda wallaahay alcadiim❤❤❤❤❤❤
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
my concern regarding your ongoing interviews with a particular individual. this person comes across as selfish and disrespectful. I'm curious about his background, especially of his wife potentially kicking him out. Could you shed some light on why you continue to interview him despite these negative attributes being evident? Understanding his background might provide some context to his behavior.
@MrGengad
@MrGengad Ай бұрын
Why do you bother about other people business, stop interfering other people business.
@MrGengad
@MrGengad Ай бұрын
Somali women become a source of significant trouble and seek to assert dominance. I've experienced this firsthand in my marriage to one. As a hardworking father, I've always strived to provide for my family. However, Somali women have been misled by the system and often engaging in idle chatter, gossip, and backbiting. They frequently resort to manipulative tactics to maintain control. My message to all my hardworking skinnies: steer clear of Somali women. Alhamdulillah, this year I will remarry to a Moroccan sister from a respectable and religious family, she is very humble and simple.
SIR LAGA HELAY KAYDKA ISRAEL EE 1948 | XOGTA DAHSOON | GAZA
18:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 25 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 14 МЛН
Китайка и Пчелка 10 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Stocat
Рет қаралды 20 МЛН
XAMAS OO SOO JAWAABTAY | ISRAEL OO 4-ASKARI LAGA DILAY
8:07
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
WAREYSI GAAR AH BILAN OSMAN | 'XIRIIRKA LABADA SANO' SHOCKING
37:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 191 М.
FEEL GREAT SYSTEM: WAREYSI FILSAN CAYNAB XOG CUSUB WOOW
35:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 118 М.
WARAYSI CUSUB IIDLE YARE QOSOLKII ADUUNKA  QAYTII 1AAD
23:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 239 М.
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
0:14
Demariki
Рет қаралды 28 МЛН
ПОБЕЖАЛ ЗАПИСЫВАТЬ ВАЖНЫЕ ДАТЫ😂😂😂
0:57
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 3,8 МЛН
Spongebob team his wife is pregnant #spongebob #marriage #pregnant
0:12
ЛУЧШИЙ РОБОТ-ПЫЛЕСОС #neatsvor
0:29
Kan Andrey
Рет қаралды 7 МЛН