No video

II WAD SHEEKADA -"Hablahayga aniga ayaa timaha xitaa u hagaajiya S2-E1 Barkhad Batuun

  Рет қаралды 33,557

Ardaa Media

Ardaa Media

4 ай бұрын

#ardaa #podcast #AK #MT #LOVE #MO10 #MM

Пікірлер: 77
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 4 ай бұрын
Mashallah🎉🎉❤ Nin hablihisa uron markaan arko wanku farxaa wlhi😊
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 4 ай бұрын
Waan kutaaageersanahy adigaaa madax waynaha somaliland iyo somalia 🇸🇴 ah wllhi waan kudooranayaa anigaa oo jooga muqdisho nin daacad ah xildhibaan batuun 😊😊
@user-ef6bc6gz8u
@user-ef6bc6gz8u 4 ай бұрын
Adigoo kale ayuu dalku u baahanyahy walalkayow inaad madax wayne noqoto ayaan kuu Rajaynayaa waliba si dagdag ah waayo waad u qalantaa qof dareen iyo dadnimo leh ayaad tahay oo naxariis badan horey u soco geesigaygow walahi runtii waad ku qancay waraysigaga
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 4 ай бұрын
Barkhad waa haldoor reer somaliland,dadka hawlkar aah,ee mansab iyo maamuusba inaga mudan ,waxa jirta dad badan oo ninkan Iska caaya bila -sabab waxan odhan laha ninkani sidaad moodaysaan maha waa nin dagan is dhul dhig badan ,ee yaynaan ku danbaabin,waan role model qof waliba oo reer somaliland aah.
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 4 ай бұрын
Kuwa Cayaya Waa QaaR ku Daba Dalaya Oo qabyaladu madax martay ilaaahay Ha xiftiyo xildhibaaNka❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
@farahabdi2205
@farahabdi2205 4 ай бұрын
Waan kuu cudeeyey wallahay sababtuna waxay ahayd reerkiina awgii in ay moorolkoodu kor ukaco anigu waxan ahay isaaq inaderkay ayaa sharaxnaa maan ucoday adiga iyo mayarka moge ayan ucodeyey alxamdulilaah wan ku farxay markad sobaxdeen ilaa imika waan ku faraxsanay
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 4 ай бұрын
Masha Allah ❤ fariidad Allah ha ku xifdiyo
@xanaanayub8079
@xanaanayub8079 4 ай бұрын
Mansha allah xilibanka na metela ayaaa tahayi xiliban barkhad macalin reered ma tihid❤
@yooldigital_production
@yooldigital_production 4 ай бұрын
CODKAA INAGA SOO HAGAJIYA TEAM ARDAA MEDIA INTA KALE WAA TOP M.A
@n4jah_
@n4jah_ 4 ай бұрын
Finally someone in the government ciyaalkan kale waaban kugu nacnee😭🫶🏼🫶🏼
@UmuCaisha-dy2uu
@UmuCaisha-dy2uu 4 ай бұрын
Anigo ah gabadh haayada ah😊, ninkas aad ban u taageera wlhi❤ Ilahay ha xafido
@-Nihaal123
@-Nihaal123 4 ай бұрын
Izagu wa ayo 😊
@Su.arii4
@Su.arii4 4 ай бұрын
Wlahi masha allah anigoo wali podcast dhagaysan ayaan aad usii faraxsanahy , aabe somaliyeed aqoonyahayn ah , hadana madi iyo diini ka dhisan kalmadaha uu jeedin karo❤ alle haku xifdiyo cinri dheer iyo cibaado suuban adeero🤍🥰
@Ilyaas.A
@Ilyaas.A 4 ай бұрын
Wax badan ayaad tusaale ku tahay Barkhadoow, Masha Allah. Hambalyo 😃
@hakemaali5055
@hakemaali5055 4 ай бұрын
Masha alah Barkhad iyo Axmad mooge LABADA nin een is leyahay Waxbadan bay Badali LAHAYEN Haday fursad, madax Wayne heli Lahayen, School ka Shiikh Bashiir, ayaa ula layga Qoray 1979, saynab Konba Wayne, ayaa macalimad ii ahad, is la markana, Jiran Ayaanu, Ahan, Xafada, Hindiyalan, EE iminka LA Burburiyay 😢 2023 maran booqday, School kii, waxaa layshegay inay saynab dhimatay ee macalimadaydii igu Duceya, 32 😢sano qurbe na Dishoday
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Aniga waxan xasusta malinti laygeyay schoolkii qasabka ama 21 novembar wlh 20 14 burco macalinkii igu horeyay ee xisad ii dhiHa waxa ka mid aha macalin husein ama gabane mantana from two ayan ahey waxana joga burco
@user-fj6bm7iz6n
@user-fj6bm7iz6n 4 ай бұрын
Mash Allh barkhad ❤
@hodanbilan7489
@hodanbilan7489 4 ай бұрын
Sharaf baad leedahay mudane Allah hakuxafido❤
@hodanbilan7489
@hodanbilan7489 4 ай бұрын
Ninkani waa Ehelu iimaan dhab ah
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y 4 ай бұрын
Mnsh alha anoo wali bilaabin baan aoo qorayaa nin masuulaad noo keentay allha xiftiyo wlhi qalpiyan u tageeraaa from putland
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 4 ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo xildhibaan
@user-bs1jd8qv6u
@user-bs1jd8qv6u 4 ай бұрын
Maashallah xildhibaan sharaf iuo qiimo leh
@shukri1395
@shukri1395 4 ай бұрын
Masha alaha 💚 nin diintu iyo wanaaggu kamuuqto.
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 4 ай бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka Barkhad batuun❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 ай бұрын
M.a xildhibaan barkhad jaamac batuun aadban kugu bogaadinaya habdhaqanka hablahaga anna ilahay ban ka rajeynayaa in gabdho aan tinta u dabo😅 isiiyo i.a
@prettynajlaa
@prettynajlaa 4 ай бұрын
I.a lkn dabowga sii baro😂
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 ай бұрын
@@prettynajlaa iminkanba garanaya wllo😂😂
@idilmohamed2038
@idilmohamed2038 4 ай бұрын
Taada u tabi layda anaa kuu haye😂😂😂😂😂😂😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Barkhad Waa Nin Caqli badan Oo Indhergarad Ah❤
@SumayaMohamed-nm3sj
@SumayaMohamed-nm3sj 4 ай бұрын
Mansha Allah ❤😊
@user-nr5hv8jr3k
@user-nr5hv8jr3k 4 ай бұрын
Mnsllh Allha barakeyo Barkhad Batun❤😢😊
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Jizaakumu Allah kheyr jamiican ❤❤❤
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 4 ай бұрын
Masha allah.
@user-wl4ms5fj3j
@user-wl4ms5fj3j 4 ай бұрын
Macalin caduur alle cimriga haw dheereeyo
@khadrahajiyusuf9982
@khadrahajiyusuf9982 4 ай бұрын
Masha allah wllo kk
@user-vv9ll7oo8x
@user-vv9ll7oo8x 4 ай бұрын
Masha allaha xildhibaan❤
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 4 ай бұрын
Masha alaah tabaraka
@hoodoaadam2776
@hoodoaadam2776 4 ай бұрын
Walhi barkada waa nin caqliy iyo diin leh manshAllh
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 4 ай бұрын
Hore u soco sxzp
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 4 ай бұрын
Mansha Allah
@user-cc7ww3xp9e
@user-cc7ww3xp9e 4 ай бұрын
Nin aad u qiimo badan baad tahay barkhad cabdi
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-jy8il4kq2r
@user-jy8il4kq2r 4 ай бұрын
XILdhiiBan muxtarIM aH ❤
@Degaliah
@Degaliah 4 ай бұрын
Mash aallah xildhibaan sharfan
@HindaMahDi-jx6is
@HindaMahDi-jx6is 4 ай бұрын
Mashalaah
@idilawad3233
@idilawad3233 4 ай бұрын
Legend xildhibaan barkhad
@mumtasahmed6444
@mumtasahmed6444 4 ай бұрын
Mashalaah ❤
@AliAbdirahman-xv6wt
@AliAbdirahman-xv6wt 4 ай бұрын
Good jobbb
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 4 ай бұрын
Mashallah❤
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 4 ай бұрын
MONCHALAH ADKE WEEYE NINKANI❤
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 4 ай бұрын
Reer soomaalilandow sidee ninkan madaxweyne uga dhigan karnaa😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
The best of the best. He's one in a million 👌 👍 😍 . We wish him to be the president of Somaliland.
@libaannaasir9451
@libaannaasir9451 4 ай бұрын
Xildhiban barkhad batuun
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 4 ай бұрын
Apdikariinow So dhig kuwii kale plz maalin walba so dhig❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 4 ай бұрын
Barkhad jama batuun 👏 👏
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 4 ай бұрын
MaashaAllH Tabaraka Allh ilaaahay Ha xiftiyo Oo Ha BarakeeYo🥰
@zakirboss143
@zakirboss143 4 ай бұрын
Jacaylkan dhiigo ka daadanayo ee lagu bilaabayo shukaansiga kaas ayaa la doonayaa inuu bilaa dhaawac ku danbeeyo.
@Cirka_yimi
@Cirka_yimi 4 ай бұрын
😂😂 waa point run ah
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 4 ай бұрын
Maansha Allah barkhad batuun xilibaankayagii baad soo qabatay nin culus❤🥰
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 ай бұрын
الحمدلله ❤❤
@user-ry1gp1zu5f
@user-ry1gp1zu5f 4 ай бұрын
M.a❤❤❤
@amounitainamohamed1664
@amounitainamohamed1664 4 ай бұрын
@sahalabdi5534
@sahalabdi5534 4 ай бұрын
Mnshallah xildhibaan hantiqaran ❤
@sahranuux8422
@sahranuux8422 4 ай бұрын
Laabsaax soo qaabo
@mahadjuicevlogs6159
@mahadjuicevlogs6159 4 ай бұрын
Mararka qaar soomaalida wxd odhnysaa wax laga dhasho maaha, bal wxd u fiirsataan qof kula afa, diina , dhaqan ah, kula midab ah, oo shaqaysanaya oo xirfad hibo leh oo hadana la takoorayo, bal waaye maxaa lagu takoorayaa??
@user-tm9ko4op5w
@user-tm9ko4op5w 4 ай бұрын
Mxd tidhi barkhadow
@user-vm6rq3by6d
@user-vm6rq3by6d 4 ай бұрын
nin aad u qiima badan ayaad runtii keenteen
@user-bs1jd8qv6u
@user-bs1jd8qv6u 4 ай бұрын
Mash laah tabaraka llah xildhibaa barkhad sharaf iyo cisi ku nolow
@hodanyusuf529
@hodanyusuf529 4 ай бұрын
Xasas kayga mu yidha laba dumaru qabaye lol
@cabdifataaxdeeq7727
@cabdifataaxdeeq7727 4 ай бұрын
Gabadhan cusub hada uun buu guursadey, waayo nololeed may soo wada qaadan
@fatimadhool9134
@fatimadhool9134 4 ай бұрын
Illahy ciduuu mulki iyo suldo la doono ma warsado yaa tahy iyo maxa thay ma dhoho
@user-un1td7zx2z
@user-un1td7zx2z 4 ай бұрын
jow kow now jaahilintan wa ku qosla walahi wa labo jaahil oo been iyo show iskugu waramaya jow kow now hadana bow
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 ай бұрын
Bilaa micne adna 😂😂😂😂
@user-nh2ct3pq8y
@user-nh2ct3pq8y 4 ай бұрын
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
CAMERADA QARSOON PRANK TAXI PART 2
10:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 75 М.
ምስራሕ ከሊኦምኒ ። ጌታቸው ረዳ
10:49
Feleg Media Network
Рет қаралды 4,1 М.
SAFARKI IIGU LAYAABKA BADNAA MALDIVES🇲🇻
35:54
Maaweell
Рет қаралды 153 М.
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 13 М.
WAAR DAG DAG AH
21:31
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 729