Ceerigaabo - Greenest city of Somaliland | Magaalada Cagaaran | ERIGAVO | Ep 59

  Рет қаралды 24,548

Faysal Shaik

Faysal Shaik

3 ай бұрын

#somaliacity #somalifolklore #somalifood #somalilanguage #somalinomads #somalilifestyle #somalilandvisit #somalifunny #somali #africa

Пікірлер: 266
@FootShorts12
@FootShorts12 3 ай бұрын
Welcome ceerigaabo somaliland faysalow❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@ahashi7828
@ahashi7828 3 ай бұрын
Ceerigaabo waa la og yahay inay Somaaliland tahay laakiin maanta JEEGAANTA xukuntaa waxay doonaysaa inay inay GARXAJIS debeda u tuurto si Harti iyo Habarjeclo u qabsadaan Ceerigaabo laakiin dhicimayso waayo GARXAJIS waa 75%Sanaag .
@FootShorts12
@FootShorts12 3 ай бұрын
@@ahashi7828 ceerigaabo 2021 waxay noqon lahayd magaalo harti oo maayir ayay ka noqon lahayen muuse ayaana badbaadiyay, habarjeclo 3 ayay yeelatay harti 5 garxajisna 5, habarjeclo waxay tirsanaysay dhib loo gaystay oo ahaa doorashadi ka horaysay iyado 4xildhibaan leh inaad idinko garxajisa daarood karaacdeen oo maayir kuxigeen siiseen, kadibna heshiis ayay harti la gaadheen ahaa maayir noqda anaguba aan maayir ku xigeen noqono garxajis aan ka aargosano oo meesha ka saarno , sida marki maalinti lagu heshiiyay ee bari doorashadi tahay ayuu muuse maqlay in magalada daarood gacanta loo galinayo waaki markiiba 3xildhibaan ee habarjeclo iskugu yeedhay habeenimadi iyo kuwi garxajisba, waaki habarjeclo ku yidhi waxad tirsanaysan waa meeshooda wana la xalinaya laakin yaan daarood maayir nimo lasiin oo ku xigeenkina qaata, Hadii maalinta daarood noqon lahaa waxa imaad soo qori lahayn
@robleahmed2558
@robleahmed2558 3 ай бұрын
Garxajis maxaad uga jeedaa ma Yusra Harti?​@@ahashi7828
@abdiazmohamedhassan
@abdiazmohamedhassan 3 ай бұрын
Same to you pro
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
Markaad jabuuti ku sii socotid sii mar magaalada saylac iyo sidoo kale jasiirada sacaada diin ❤keep going my prather faysal ❤😑👍👍
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 3 ай бұрын
Welcome to Erigabo somaliland ❤
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 3 ай бұрын
Ceerigaabo Somaliland beautiful ❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Ceergaabo was Soomaaliya
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 3 ай бұрын
@@batulasmail8261😂Amuu adeer Somaliland waye isaaq ayaa leh
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
​@batulasmail826 miskiintan eeg😂
@ridwaannagiibcali5235
@ridwaannagiibcali5235 3 ай бұрын
@@batulasmail8261somaliya la wasa anaga somaliland ba nala dhaha
@MuxssinCabdi-rf9uj
@MuxssinCabdi-rf9uj 3 ай бұрын
Ceerigaabo ssc khaatumo🐎
@ridwaannagiibcali5235
@ridwaannagiibcali5235 3 ай бұрын
Hhhh khatuma yay ahyd ceerigaba nala dhaha abaayo😂
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk waxaan maqlijiray ina lariyodo waxaa ka huriya ina lasaxdo ceerigaabo Somaliland mashallah dhulbahanta Wuxu layahay lascanood ee haku daqdo
@LST25
@LST25 Ай бұрын
Riyo hadii la riyoonaaya 30 sano aadiga riyooneeysey😂 ​@@TheQueenshankaroon
@mohdabdullahi3002
@mohdabdullahi3002 3 ай бұрын
Waaw waa barnaamij aad ufcn
@mohamedAli-gv8wv
@mohamedAli-gv8wv 3 ай бұрын
Wow take care
@baligubadle2666
@baligubadle2666 3 ай бұрын
From hargeisa
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 3 ай бұрын
Sh darood Sh isxaaq Sh samaroon Sh ciise Intasa ku wada asan
@roobleyare2351
@roobleyare2351 3 ай бұрын
Darood wuxu ku sana yahay etobiya
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 3 ай бұрын
Odaygii Mudulood Hiraab xata baa ku aasan
@LST25
@LST25 Ай бұрын
​@@roobleyare2351 Maya darood aa ku aasan Xisaa odaygii marexaan aa halkaas ku aasan
@mohamedAli-gv8wv
@mohamedAli-gv8wv 3 ай бұрын
These man is a intelligent l
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
Baaskeeladii aawey shp😂❤
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 ай бұрын
Woow dhaweeye xamar camal miyaa Beeyadu waa geedka ay ka baxdo xabagta fooxa ama luubaanta dhulkii udugga waxkasta oo udgoon
@user-bx7hu3bd9v
@user-bx7hu3bd9v 3 ай бұрын
abow mcn keep it up ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Mahadsanid wll. 🙏
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 3 ай бұрын
@@FaysalShaik1cirshiida tag daraawiishtii baa dagan taariikh badan bayleedahay waa ceerigaabo agteeda
@hamdajama3809
@hamdajama3809 3 ай бұрын
Buurta daalo iyo meedh so bokho isha allh❤
@ExhilaratingBoredom-hc2sl
@ExhilaratingBoredom-hc2sl 3 ай бұрын
Cagaarku magaalada ma aha, waa buuraha Daalo iyo Calmadow. Fadlan ha ka tegin Ceerigaabo adigoon Calmadow iyo Daalo tegin. Borama oo keli ah ayaa kuu dhiman
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Ceergabo is somaliland beautiful my children town inchallah I come from Hertfordshire Barnet london best KZfaqr keep going are you saylac and Djibouti I can’t write somalie I will inchallah well done 🇩🇯🤍❤️💚🌸🌸
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
InshaAllah.
@Madridista686
@Madridista686 3 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@cabdilaahiali7413
@cabdilaahiali7413 3 ай бұрын
Mnshaallaa zxp horuu soco gar'adagna soo duub
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 ай бұрын
Ku soo dhowoow dhulkaaga Walaal maydh baan ka Sugeyna enshallh ❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Maasha Allaah safar dheer ayaad martay Allaha kuu barakeeyo Faysal
@munahaybe6749
@munahaybe6749 3 ай бұрын
Welcome 🙏 to ceerigaabo most beutiful city in Somaliland
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
MASHALLAH, very relaxing, laid-back video 🎉
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 ай бұрын
Alle kacabso walaal iska ilaali kambanka ama muusikada si aynu uguulaysanno if iyo aakhiraba walaal
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 ай бұрын
Mancha alh ceerigaabo Somaliland green 🍏💚 city 🏙️🌆❤❤❤
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 ай бұрын
Ceerigaabo aniga waxaan u doortay caasumadda somaliya dhawr sababood dadka oo dad nabadeed oo aan qabyaalad aqoon magaalada oo highlanad oo qabow ah iyadoo xuduudaha cadowga ka fog iyadoo ku fiican xagga nolosha oo la sheego dadkeedu inay 100 sano dhaaraan iyagoo caafimaad qaba qofkii alle u qadaro ceerigaabo iyo dadkeed nabad iyo barwaaqo ayaan u rejaynayaa inshaa allaah waxay kulmisaa saeex degaan somaliyeed oo balaayo kala qoqobtay SSC somaliland iyo puntland
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 3 ай бұрын
Way fiicnaan lahayd in aay Harti iyo Isaaq Shir nabadeed inta qabsadaan ooy Xabbadda ka dhexeeysa joojiyaan, kadibna aay Ummadda Soomaaliyeed ku Xasuumaan in Magaaladan Caasimad Qaran laga dhigo. Kadibna loo sameeyo 2 waddo oo aay midi Berbera gasho midna Boosaaso! Waxaan ogahay Magaaladan in uu Mareeykanka weeydiistay Siyaad Barre in uu Saldhig "Military" ka siiyo, laakiin uu u diiday! From Gedo
@FootShorts12
@FootShorts12 3 ай бұрын
​@@user-ex9qq4bs9i horta ceerigaabo runta kama sheegtan daaroodna meelba kama soo galo, ceerigaabo soo galideeda waa inaad degaan isaaq soo Marta waa qasab oo 4 dheegba waa iyaga, maayirka ceerigaabo waa isaaq ku xigeenkuna waa isaaq, badhasaabka sanaag waa isaaq ku xigeen waa isaaq police military maxkamad waa isla isaaq, xidhooda oo dadka dhulkooda I daaya
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 3 ай бұрын
@@FootShorts12 Ceerigaabo waxaan ku naqaan in aay sheegtaan 4 beelood oo Daarood iyo Iidoor ku kala Ab tirsada, haddii uu is leheeysiiyo Iidoor oo ka faa'iideystay burburkii dowladii dhexe 91kiina, waa Geel Carruuri Qaaday ma dheera oo iyadoon Daarood kale loo baahan buu Harti Hub dhigis sidiinii idinku sameeynaa! Ceerigaabo Daarood iyo Iidoor baa wada leh, Haddii aad diidaana Daarood baa yeelaanaya! From Gedo /Jubaland
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 ай бұрын
@@FootShorts12 waxaas aad aqrisay xagee laga soo magacaabaa inta aad xaqiraadii ay ku jabtay SNM wali la taagan tahay xaqiiqi ma tihid sanaag waxaa loo yaqaanaa dhul daarood iyo sacad yoonis waxa kale somali iska dheh ma eeg inta degmo hoos timaadda waa warsangali iyo dhulbahabte Markaa sheegashadaani waxay lamid tahay sheegashadii xuduudkii kuwii idin gunaysan jiray ee beenta ku dhisnaa xiligaasna waxaa ka talinayey suldaan cali shire oo warsangali ahaa inaad waaqic noqoto ayaa kaaga wanaagsan inaad ji hees heesto waxa faysal cali waraabe iyo muuse biixi aqriyaan
@abdisaid6928
@abdisaid6928 3 ай бұрын
Somalia da aad sheegayso intaanay caasimad u noqon bal horta Hassan shiikh. AMA deni qanjo wayne ha yimadan Awood uma laha ay ku yimadan sababtuna waa magaalo isaaq taas ayaa cadayn kugu filan reerkaa warsengali waa dagan yahah lakin reer kale oo dagmo ku leh gobolkaas ma jiro Been lagugu cel celiyay yaad rumaysatay weligaa xaqiiq ku noolow@@abdifataaxabdallah
@yaballo1
@yaballo1 3 ай бұрын
@Faysal: wow-thanks. Erigavo looks green & no doubt due to its higher mountains. @PS: 1) the lush green tree you admired at 4:18 min (on the left & inside a walled yard) is called a "‘pepper tree" OR a "Peruvian pepper tree’. As the name suggests, this tree is native to the 'Andes Mountains of Peru [South America]'. This tree tolerates drier & hotter weather & remains green all-year-round, even during severe droughts. Hence, one of the reasons why it was chosen as a good shed-tree by - I think - European colonisers for many parts of Africa, including Somalia, Eritrea & Ethiopia. The same can be found in many schoolyards & along the streets of towns in Somalia, Ethiopia, Peru, etc. Also, this tree produces a bunch of sweet red berries known as "peppers" [some school kids in Ethiopia, etc, suck on those red berries to extract the sweetness]. But, these are 'false peppers' & are not the ones used in food preparation, etc. 2) The tree located opposite to the 'Peruvian pepper tree' (on the right on the screen) is, of course, a eucalyptus tree, which is native to Australia. Who introduced a eucalyptus tree to Somalia? I suspect the muzungus/faranjis/whites or Europeans. Hayyee, wish you a safe travel+exploration.
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 3 ай бұрын
Legend Faysal shaik Hore u soco sxb
@abdisalam1514
@abdisalam1514 3 ай бұрын
Salaams faysal, good job keep informing somalis. Golis range starts from ethiopian Highland to far end of the horn
@hoobaanst1653
@hoobaanst1653 3 ай бұрын
Maasha alaah walaalo may caawin kartaa daalo ayaan alaab uga baahanahay beeyadada
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 3 ай бұрын
M.a keep going ❤❤❤
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed 3 ай бұрын
Sanaag somalia 🇸🇴
@calideeq12379
@calideeq12379 3 ай бұрын
Ceerigabo magalo Soomaaliyeed 🇸🇴
@faadumoabdiqaadir6696
@faadumoabdiqaadir6696 3 ай бұрын
Masha allh so dhowow wllo faysal ceergaabo
@hindagabas9855
@hindagabas9855 3 ай бұрын
MaashaAllah ilaa Ceerigaabo ayaad gaadhay 😍😍
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md 3 ай бұрын
Jabraail ree ceergabo igu sln
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 3 ай бұрын
caruur guur doona waa wax lala yaabo..adeer waxbarta ..wax barasho doonta ...xageed gayn gabadha gidaar baad fadhidaane...wax barasho doonta.
@badraawilyrics7741
@badraawilyrics7741 3 ай бұрын
Faizal SheikH Guleyso bowe❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏🙏. Thanks bro
@mohamedalahi2708
@mohamedalahi2708 3 ай бұрын
CEERIGAABO SOMALILAND ❤
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 3 ай бұрын
waa mahadsantahay saxb dhul badan oo maqal igu ahaa ayaad itustay waxaan kuurajaynayaa nolol quruxbada
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
War bro iiwaran ceergaabo badjogtaa wad salamantahau
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
When are you going Djibouti I always watch your clip 🇩🇯🇸🇴🌸👍
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 ай бұрын
Ceergaab magaalo wayen oo quraxoon ayaan moodi jiray lkn muqaalkan ayaa fikir sax isiiyay.
@3minutes927
@3minutes927 3 ай бұрын
i love this channel
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@Filsanali-vd6zw
@Filsanali-vd6zw 3 ай бұрын
Ceerigaabo waa magaalo tariiq dheer,qarnidheer waxan magaaalo madax u aheet boqortooyada Ajuuran
@hibaaq6184
@hibaaq6184 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Filsanali-vd6zw
@Filsanali-vd6zw 3 ай бұрын
@@hibaaq6184 Waa maxay qosolku wa You can search the history
@Filsanali-vd6zw
@Filsanali-vd6zw 3 ай бұрын
@@hibaaq6184 waa maxay qosolku You can search the history
@LST25
@LST25 Ай бұрын
Ajuraan kamee talin ee wax baro
@Filsanali-vd6zw
@Filsanali-vd6zw Ай бұрын
@@LST25 Afsomaliga iska sax
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 ай бұрын
Masha Allah
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 2 ай бұрын
MashAllah great video walaalo faysal kkk ala dadkeenu jaahilsanaa odayga camarada ka hadlaya iyo dhalinyarta bal farqiga u dhexeeya arka kkk welcome to Gobolka awoowyaasha Faysaloow
@salmancarab4582
@salmancarab4582 3 ай бұрын
Ceerigabo waxa ugu caansan Salax sanaag Mohamed bk Dad badan ee kuwan aad weydiisay maaha reer ceerigabo 😂😂 waa new Cerigabada nagu soo guurtay
@Footballer1165
@Footballer1165 3 ай бұрын
Welcome ceerigabo sxp
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Thanks
@Abdi10Haliin
@Abdi10Haliin 2 ай бұрын
Masha allh cayrigaabo
@sooyaalka326
@sooyaalka326 3 ай бұрын
suurad tag buurta ugu dheer somalia ayaa leygu wareershay ee somaliland
@zackbah7584
@zackbah7584 3 ай бұрын
Thank you brother for making an amasing vlog of my City. Im goding to supscribe 👊🏽
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@Mass998
@Mass998 3 ай бұрын
MashaAllah
@SadamSayid
@SadamSayid 3 ай бұрын
No guud ahaan dhulka ay Soomaalidu degto 😊
@mohamedAli-gv8wv
@mohamedAli-gv8wv 3 ай бұрын
He has been sent to cover the importance places and then cause a big problem so take care
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Really? 😂
@baabuli8762
@baabuli8762 3 ай бұрын
Buurtii daalo booqo isha alalh ceerigaabo waa quruxda somaliland
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Daalo, eeg sxb
@baabuli8762
@baabuli8762 3 ай бұрын
@@FaysalShaik1 thanks sxb waan daawaday Television 📺 wayn ayaan kaa daawanayay xiisahaan u qabay muuqaalka daalo mountain
@mostaphesaeed4369
@mostaphesaeed4369 3 ай бұрын
Wan ka xumahy o cerigabo oramadan ku jirta inad timado tasina waxykenty inaand helin dad rercerigbo ah yaqanan xadarda bilicda mamuska melha ugu cansan makhiyiga iyo hadalada ugonida ah inaand helin dadkulabadigoba
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 3 ай бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah
@Roteyaani
@Roteyaani 2 ай бұрын
ceerigaabo puntland somaliya SSC region ❤
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 3 ай бұрын
Waa magaalo dib udhac ka muuqdo laamiyo ma laha
@abdiazmohamedhassan
@abdiazmohamedhassan 3 ай бұрын
Mashalah feysal sheik from Kenya we are proud of your journey since the first day I was watching until I have known some of our neighbours countries which I have not seen with my necked eye but is like I have seen thanks for your entertainment God bless you brother and save journey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Ameen. Thanks 🙏
@ahashi7828
@ahashi7828 3 ай бұрын
Ceerigaabo hadaad timid waxaad joogtaa European waa qabow waa buuro . Waa qabow
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 3 ай бұрын
sindi ceerigaabiya intuu cududa ii sudhay ila caarid anigee saado
@AmiinyareAli-qx3dh
@AmiinyareAli-qx3dh 3 ай бұрын
Cerigabo Somaliland
@LST25
@LST25 Ай бұрын
Cerigaabo, SSC
@user-dheelaaye
@user-dheelaaye 3 ай бұрын
Ceergaabo Somaliland ku sooo dhowow Bro
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 3 ай бұрын
maansha ALLAH❤❤❤
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 3 ай бұрын
Mashallah ceerigaabo Somaliland
@LST25
@LST25 Ай бұрын
🇸🇴
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك ❤الله ❤❤❤
@MaxmedRaabi
@MaxmedRaabi 3 ай бұрын
Faisal sheikh waxan ku arkey berbera inanki wadadka ku salamey weye
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Haa brother. Waan ku xasuustaa
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 3 ай бұрын
Ciri gabo faysal halso dhawiyo
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 ай бұрын
Buurta ugudheer geyyiga soomaaliyeed: Surrad Buurta ugu qurux badan: Daallo
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 3 ай бұрын
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@LST25
@LST25 Ай бұрын
25 agoosto aa dhimateen
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
Qaboga kawaran ceergaabo
@AXMATO_
@AXMATO_ 3 ай бұрын
Zxp faysal dalxiis wanagsan mar ayeynu wada dalxiisi doona inzha Alla
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
InshaAllah sxb
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 3 ай бұрын
Gobolka cagaaran gabilay baa Isla leh ceerigabo waa gobolka awooyada
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 3 ай бұрын
ceerigaabo xili ramaddan ah ku soo beegantay , waana under development marka somaliland kale loo eego dadkeeda iyo nidaamka somaliland ka jiraana waa hagradeen
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 3 ай бұрын
War waan is raaci lahayn😂
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 ай бұрын
Mahadsanid Faisal waxaad rabtaa inaad dhamaan wada marto dhulkeena hooyo from Nfd, Somali galbeed , Djibouti ,Somalia. Guulayso Wll.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Haa. Mahadsanid 🙏
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 3 ай бұрын
Gayiga somaaliyeed kaliya waxaad ku arkaysaa DDS dad aan kaxanaaqayn camerda ❤
@xareedcali2688
@xareedcali2688 3 ай бұрын
Sxb dalo iyo xiis hadmad tagaysaa
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 3 ай бұрын
Daallo kaalay shb keep going❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Ok
@burjilibax
@burjilibax 3 ай бұрын
SURAD Second tolls mountain in Africa
@LST25
@LST25 Ай бұрын
Kkkk Xishoow niyoow waxna baro
@ahmeddirey2484
@ahmeddirey2484 3 ай бұрын
M.a
@Sakariano_Tube
@Sakariano_Tube 3 ай бұрын
Fav youtuber❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@Footballer1165
@Footballer1165 3 ай бұрын
Shekh harti ba ku aasan xita iyo sheekh maxamuud harti o warsangali ah
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
Waxay ku aasanyin meel bariga foog ee budlan uu dhaaw lakin cerigabo agteeda sheekh samaroon iyo sheekh isaxaq iya ku aasan
@Footballer1165
@Footballer1165 3 ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 may wll wxy ku aasan yihiin hadafTimo agagar keda intabadn marka laga reebo Shekh isxaq iyo samaroon
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 3 ай бұрын
Baking was more exciting tour of you travel 😊
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 3 ай бұрын
Welcome to Dhulbahante country
@cabdihussein8175
@cabdihussein8175 3 ай бұрын
Mansha Allah
@baligubadle2666
@baligubadle2666 3 ай бұрын
Go forward prother
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 3 ай бұрын
Ugaz😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Yow. Welcome back.
@moyaziid
@moyaziid 3 ай бұрын
❤ reer ceerigaabo waan idin jeclahay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
Thanks wll❤
@qanciyepro
@qanciyepro 3 ай бұрын
Ceerigabo somaliland❤️🥰
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 3 ай бұрын
Faysalaw ma wayday qof magaalada ah oo odayaashan xanaaqsan kaala hadla😂😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
Waxkale maaha e dadkaa wada c,i,d ah😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Maya, odayaasha ma xanaaqsanee way iska kaftamayaan 😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
Kusoo dhawoow ceerigaabo, Somaliland hawbixin dadku waa wada C, i, D e waxkale maahe😂❤ daalo tag
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
😂😂😂 Haye
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@cadnaanjaamac2112
@cadnaanjaamac2112 3 ай бұрын
Next sool, laascaanood City ❤
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 3 ай бұрын
Next Somalia capital!
@GOLE_KAFUUL
@GOLE_KAFUUL 3 ай бұрын
Faysal shiikh libaax laba maaha sxp ❤alle haku sharfo ❤shaqo aan jeclahay baad haysa kkm😂😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Thanks bro
@45mint
@45mint 3 ай бұрын
Keep ,going
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 3 ай бұрын
Faysal waa ku salaamay sidee ku tagtay Ceerigaabo ma dhulka mise cirka calashaan diyaarad. Baaskeelkii aaway? Dhulka u dhexeeya Burco iyo Ceerigaabo nooga soo waran. Kusoo dhowow somaliland sxb waxaa rajaynayaa inaad booqato Daalo iyo Maydh
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 3 ай бұрын
Gaabdhi iyo diyaaradba waad ku iman kartaa wll diyarada hargeisa ka soo raxceysaa ama xamar sidaas ayaad kaga soo dageysaa grooonka Diyaardaha ee ceerigaabo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Wll by road. Public transport. Dhulka waa nabad.
HARGEISA TRAFFIC LIGHT 🚦🚦 SOMALILAND| 2024
3:51
Sicirka
Рет қаралды 399
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
SAFARKAYAGII CEERIGAABO | OUR JOURNEY TO CEERIGAABO | Vlog 002
14:54
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 20 М.
MAXAA LOOGU BIXIYAY GOBOLKA RAGGA? | BURCO | Ep 58
15:22
Faysal Shaik
Рет қаралды 23 М.
Ceerigaabo | Erigavo
10:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 215 М.
Друзья Сына Считают Её Толстой 😂
0:21
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,6 МЛН
POV inside out 2 - 18
0:21
BOT CARTOON
Рет қаралды 9 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 82 МЛН