Dalxiiskii ugu Cajiib Sanaa | DAALO | The Most Beautiful Scenery | Ep 60

  Рет қаралды 40,373

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

Muuqaalka share gareey, like saar, channel kana subscribe saaro si aad u noqoto mid mar walbo nagu xiran oo hela muuqaalo xiiso leh.
My socials;
INSTAGRAM; / iam_faysals. .
FACEBOOK page; profile.php?...
TIKTOK account; www.tiktok.com/@faysalshaik1?... -------------------------------------------------------------------------------------------------- "Birthday" by LiQWYD / liqwyd Creative Commons - Attribution 3.0 Unported - CC BY 3.0 Download / Stream: hypeddit.com/link/h150s6 -------------------------------------------------------------------------------------------------- Free download: hypeddit.com/link/h150s6 Stream/buy my music: - Spotify: spoti.fi/2RPd66h - Apple Music: apple.co/2TZtpeG - Soundcloud: / liqwyd - Bandcamp: liqwyd.bandcamp.com Social media: - Instagram: / liqwyd - Facebook: / liqwyd All my tracks: Sunshine, Forest, Explore, Roads, Morning, Night Out, Love Life, Feel, Dream, Another Time, Glow, Take It Easy, View, With You, Bridges, Young Love, Breathe, Dance, Heartbeat, Summer Nights, Lamour, Horizon, Soul, New Start, Flow, Vacation, Vibes, Leap, You, Morning Dew, Nothing Lasts, Feel It, Himalaya, Call Me, Eyes Closed, All Alone, Piña Colada, Good Time, Rosé Sky, Chill, No? Yeah!, Fade Out, Coffee, When I'm Gone, Things, Free, Underwater, Coming Home, Flight, Help Me, Do It, Diamonds, You & Me, Elevate, It will be ok, Play it safe, Over soon, We've got time, Escape, Weightless, Lay me down, Midnight sky, Just smile, Whenever, Time, Sweet, Birthday
#somaliacity #somalifood #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somalilandvisit #somalifunny #somalinomads #somaliwedding

Пікірлер: 232
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 ай бұрын
Wallahi reer sheikh issaq waa goob
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Ceerigabo, Sanaag, Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 2 ай бұрын
daallo maalgelin bay u baahan tahy , hotels and makhaayado iyo weliba waddo laami ah oo ku xidha magaaladda ceerigabo
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 ай бұрын
Mount Shimbiris, also known as Mount Surud Cad, is the tallest mountain in Somaliland with an elevation of 8,070 feet above sea level. It is located in the Al Madow mountain range, Sanaag region in Somaliland 🟩⬜🟥
@nx7yt641
@nx7yt641 2 ай бұрын
Waa is xijisay ma dhihi karnaa
@Gio19910
@Gio19910 2 ай бұрын
​@@nx7yt641 Calankii talyaaniga 😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Rabow Somaliand nabada u siyaadi Aamiin
@MuwaahibJirdeiid
@MuwaahibJirdeiid 2 ай бұрын
Amen amen
@NasraSaleeban-mr9is
@NasraSaleeban-mr9is 2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@mohammedalli9149
@mohammedalli9149 2 ай бұрын
Aameen soomaalida oo dhan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
@@mohammedalli9149 Aamiin bro
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 ай бұрын
Aamn yaa rabbi 🤲
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 2 ай бұрын
Masha allah Somaliland wa dhuul qurux badan
@Dahirahmed-nor
@Dahirahmed-nor 2 ай бұрын
Masha Allah Eid moubarak, wiilkan 100k gaadhsiiya wuu uqalmaa, dadaal badan buu soo huray from Kenya to Somaliland by bicycle. Enjoy your time bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks bro. Fadlan share gareey muuqaalada
@josephyasid9142
@josephyasid9142 2 ай бұрын
Inshallah I'll go one day
@musj21
@musj21 2 ай бұрын
Reer cerigabo iyo sanaag dhul iyo dadba waa gob 🎉💚⚪️❤️ eid mubarik Faysal iyo dhaman lacibyada comments ka
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 ай бұрын
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@khaalid713
@khaalid713 2 ай бұрын
mashaa allaah s/land dalkayaga alle khayraad iyo nimcooyin badan oo aan la soo koobi karin ayuu nagu galaday alle swt ayay mahadnaq oo dhami u sugnaatay
@user-ph2ks9gy9r
@user-ph2ks9gy9r 2 ай бұрын
Somaliland mountain beautiful ❤😊
@MaxamedshabelChannel
@MaxamedshabelChannel 2 ай бұрын
Masha Allah. Dawladdu waa inay maalgalisa oo dhistaa gobolka dalxiiska
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 2 ай бұрын
Mansha allah muuqaal qurux badan maalin uun waan tegi insha allah
@kimlars350
@kimlars350 Ай бұрын
Rabow Somaliand nabada u siyaadi Aamiin '
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 2 ай бұрын
Cadami habeen ayaan seexday waa meel cajiib ah.
@user-xk6wh7ou9e
@user-xk6wh7ou9e 2 ай бұрын
One day iga hadhay inaan tago daalo ❤😊
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 2 ай бұрын
Allhu akbar waa min ayatillahi
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 2 ай бұрын
sxb faisal welcome to Daallo sidoo kale booqo xamaas iyo midhisho, iyo gudmo-biyo-cas
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Alow barakee Somaliland ❤❤❤
@nastexoabuukar1400
@nastexoabuukar1400 2 ай бұрын
Qurux m.a❤ 12:46
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 2 ай бұрын
Ceerigabo sanaag Somaliland Viv mashallah allahy hano barakayo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Masha alah wadnka ino ilaaliyan oo dhulka wa ina nabaad guurka laga ilaaliya oo lo si labnlaba ilaalinta lagana ilaaliya garaca❤
@Ahmed5166
@Ahmed5166 2 ай бұрын
Allow Somaliland Dhawr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 ай бұрын
Aamn🤲
@fdama
@fdama 2 ай бұрын
Waa dhul Warsangeli.
@HaboonNoor
@HaboonNoor 2 ай бұрын
Dalo mar kale liigama sheekenayo. Video kan wax badan ka bartey❤❤
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 2 ай бұрын
Welcome
@akhalif579
@akhalif579 2 ай бұрын
Waa dhul qurxoon buuraleyna ah, masha allah.
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 2 ай бұрын
Wiilkan masha alaah uu istahila inaan 100k gaaro ❤ somaliland 💯
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 2 ай бұрын
Mansha Allah hore usoco sxp faysalow i.A waad gadhin halkad rabtee mida kale sxp doron ayaa kugu ficnan lahed si ay kucawiso meelaha highland ga ah ee bilicda leh . . . ❤💯👍
@HamdaYasiin-vy3hf
@HamdaYasiin-vy3hf 2 ай бұрын
Drone ma hesto ugad😂
@nx7yt641
@nx7yt641 2 ай бұрын
Faysalow sxp inan is aragno e magalada ma joogtaa
@abdikarimsuleiman6185
@abdikarimsuleiman6185 2 ай бұрын
the mist ama ceeryaan one of the nature's best
@sahramohamedahmed4199
@sahramohamedahmed4199 2 ай бұрын
Waxaan Haysanaa Dalka ugu Quruxda badan Bariga Africa, Waan Ku dhaadanaa Dalkeena #Somaliland
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 2 ай бұрын
Maashallaah. Daallo dusheediyo Daruurihi baad maanta nagu dalxiisisay. I cannot thank you enough walaal Faisal.
@muunarashiid2317
@muunarashiid2317 2 ай бұрын
muqaaladada wan jeclahay oo waxad ibartay dhulkaygii balse heesaha inad kadeyso ayan jeclan laha
@aminabdishakour
@aminabdishakour 2 ай бұрын
Ma sheekhad baad tahay?
@mohamedguunje8330
@mohamedguunje8330 2 ай бұрын
si fiicanbaad usoo gudbisayBuurta daallo. Horumar wacan sxb
@user-qh4so8my5i
@user-qh4so8my5i 2 ай бұрын
Farxada ugu waYn waxan dareema markaan ogaado inan ahY somalilander
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 ай бұрын
Ceergabo ilaa hargaysa vlog kasoo samay ilaa tuulooyinka mudaa noogu danbayseye mahadsanid 🙏
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 2 ай бұрын
Sidaan u jeclahy dalxiiska 😊😊😂😂😂❤❤❤
@asmakhadar6666
@asmakhadar6666 2 ай бұрын
Meelahay arawelo ku nasatay inan ubax kaso buuxiyo rabaa😂❤❤❤ we love arawelo
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 2 ай бұрын
Waa goob taarikhiyaa
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 2 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن❤
@AhmedAli-dr4sl
@AhmedAli-dr4sl 2 ай бұрын
buuurta daalo meel kamida meelahan ugu jeclahay dulka soamliyeed insha allah malin waxan rajaynaya inaan udalxiis tago
@zakkihuzzein1153
@zakkihuzzein1153 2 ай бұрын
daalo wakhtigii aan ku qaaday waxa uu ahaa wakhtigii ugu fiicnaa abid
@user-el9hb4ev2c
@user-el9hb4ev2c 2 ай бұрын
Masha allah dhul soomlind
@kyletyson1155
@kyletyson1155 2 ай бұрын
Faysalsalaan saray .waad dadaashay, waxaanse kuu sheegayaa Hargeisa sawiro fiican kamaad qaban, mida kale meel fiican kumaad degin. Dadkii ku yàday si fiican kuumay tusin magaalada.magaalada qayb uun baad tagtay.
@surayamoha3945
@surayamoha3945 2 ай бұрын
jah nin wanagsan allah ku barakeyo huno
@xareedcali2688
@xareedcali2688 2 ай бұрын
Wanka sugayay dalo sxb meahan somaliland ugu jeclahy weye❤❤❤❤
@Aziz_alpha12
@Aziz_alpha12 2 ай бұрын
Fadlan share out ii same 🙏
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
MAANSHA ALLAH BARKA ALLAH💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
@rahmayusuf9065
@rahmayusuf9065 2 ай бұрын
Ku Raxayso Dalkaga
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Masha allah
@khaalidburhaanjr4220
@khaalidburhaanjr4220 2 ай бұрын
*GOBALKII UDUGA SANAAG* THANKS BRO
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 ай бұрын
Masha allah aminiga illahay ha usyadiyo ceergaabo
@user-vp9io1mj4b
@user-vp9io1mj4b 2 ай бұрын
Waxaan filaa inaad ku aaday xiligii shimbiraha aduunka aay imaan jiree buurta daalo Halkaas xog ka keen sxp
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Gobolka sanaag waa gobolka ugu quruxda badan somaliland ❤
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 2 ай бұрын
Eid mubarik ❤ soo booqo channelkaga ❤
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 2 ай бұрын
Somaliland ayad ku cajabis so mahan masha Allaha 🎉😂away jabutidad ku so cotay
@xujaaletube6313
@xujaaletube6313 2 ай бұрын
waan ka xumahay zxp darawal xumo iyo gadhidhi xumaa ku heshay
@mustafasufi-ul5hh
@mustafasufi-ul5hh 2 ай бұрын
@jaymo2024
@jaymo2024 2 ай бұрын
Sida meel barwaaqaa oo buuro dhaadheer Webi beel maraayo Barbarkana daruuruhu ka beegin yihiino Waaguna beryaayo
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 ай бұрын
❤❤❤mashallah very beautiful ❤❤❤
@DAMASHAD_MEDIA
@DAMASHAD_MEDIA 2 ай бұрын
Xiliga guga ee barwaaqada roobkuna da'o wlhi waad yaabi lahayd dhulkan quruxdiisa
@HamdaYasiin-vy3hf
@HamdaYasiin-vy3hf 2 ай бұрын
Amazing video. Please please please make more like this ❤❤❤❤
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 2 ай бұрын
Mansha Allah waad Ku mahadsan tahay bro sidad no dalxiisiso anago goobta fadhina waxan Ka codsanaya markad so socota inaad vlog xidhidhsan Ceerigaabo ila Hargeysia so duubto deeganada iyo tuuloyinka so maraysid midna Haka tagin
@Aziz_alpha12
@Aziz_alpha12 2 ай бұрын
Fadlan muuqalada aan so gudbiyo ila eeg
@user-dl7mw3ny2b
@user-dl7mw3ny2b 2 ай бұрын
Wain jawi wa dha fye❤
@khaalid713
@khaalid713 2 ай бұрын
faysal shaikh intaa soo meelood ayuu dalxiis ku tagay halka aanan waligay dhaafin Hargaysa inshaa allaah mar ayaan rajaynayaa inaan dallo tago iyo meelo badan oo ii qorshaysan
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 ай бұрын
Masha allah waan ku taagera shp wllhi keep going❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Muusiga kadaa faysalaw akhyaartu haku taageeren e
@justforidea1282
@justforidea1282 2 ай бұрын
Ala Haka dhicin anigo dawanaya cabsanaya
@degelkhayr
@degelkhayr 2 ай бұрын
Way jiraan meelo daalo kaqurxoon kana doogsan adigu siisoco ilaa bariga shishe
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 2 ай бұрын
MNsha Allh zxp allha ku xafido zxp muuqaaladii baaskiilka waan uxiisay runtii ee noo bilow zxp ❤
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
Mnzha Allah dalxiis wanagsan Zxp faysal daalo waa meel qurux badan m.a
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 ай бұрын
Ceerigaabo sanaag somaliland 🟢⚪️🔴🩸
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 ай бұрын
Woow Mid Kamida Muqaladii Ugu Quruxda badnaa Een Arko 2024 #Daallo #Mount iyo Faysal Sheekh Go forward brother ✌️
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Rag badan waad soo cuntay laakiin Allah ha kuu naxariidto Faysal waa qosol
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 2 ай бұрын
How you filming wow 👏😮❤
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 2 ай бұрын
Drone miyaa Wayday bro Keep Going🌴🔥
@sakariyekanno3521
@sakariyekanno3521 2 ай бұрын
Amazing bro ❤
@abdullahixuseen5878
@abdullahixuseen5878 2 ай бұрын
Faysal aad baan ku salamy. Vudiogan in aad ku dartaa aheed. Baraarujin in ay dadkena somaliyeed melahaan oo kle maal giliyaan oo laamiyaal usuubiyaan xaqiiq melahaan oo kle. Waa meelo lcg laga sameeyo. Waa meeel aad uqurx bdn lkn dadkena somaliyeed melaha ma mal gishtaan. Maal gashta melahaan oo kle.
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Somaliland government needs to put safety around the sides so people won’t fell by accident.
@mohanabshir7533
@mohanabshir7533 2 ай бұрын
mash allh dhulku waa nabad
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 2 ай бұрын
❤❤❤❤m.a waa lasocday inaad daalo gaari doonto waayo horaan utagay bro
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 ай бұрын
Ciid moubarik Faisal Sagag is beautiful when are going Djibouti habo 🤍❤️💚👍
@user-bx7hu3bd9v
@user-bx7hu3bd9v 2 ай бұрын
Abow keep rouking ❤️
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Faysalow wax badan ayaan maray meeshaan lkn waxay aheyd waqtigii somali isla joogtay oo aysan kala tegin , Nairobi ayaan kugu sugayaa oo aan deganahay ,hore u soco
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 ай бұрын
mashallah nimco illahay na siiyay quruxwayen. Dagalka iska dhafo ka manafaca qayaradka Alle.
@Burco.
@Burco. 2 ай бұрын
Amazing brother Ciid Mubaarak ❤
@DhoolDaher
@DhoolDaher 2 ай бұрын
Jawiga jawiyada eryady 🌧️❤
@knownking9094
@knownking9094 2 ай бұрын
FEYSAL SHIEKH Waa ku salaamay marka hore wllky Mid labaad muuqaaladii maxaa hakad galiyay sxb mudo 10 maalmood ah wax muuqaal aad soo dhigtay majiraan haday caqabad ku haysto illahay hakaa feedo haday xld caadi tahayna de wllo halkee kasii wad oo dheeree❤❤
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 ай бұрын
Faysal shaik dalxiis wacan toceergaabo
@AbdulkadirMaxamed
@AbdulkadirMaxamed 2 ай бұрын
Daaladeeydaay waad ideeqdee dagdag soo soco caadi maahidee Mansha allah caadi ma ahan buurta daalo❤❤❤ sxb faysaloow aaway abwaanki ahaay Mr sinaxareesleh😅
@zizuzizu768
@zizuzizu768 2 ай бұрын
Calen basarte Hary maguire
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 2 ай бұрын
That was amazing 👏 Comeback again and again , we are waiting for you bro faysal 💛
@AhmedJama-do6kd
@AhmedJama-do6kd 2 ай бұрын
Thanks you very much for visiting Daalo you the only international KZfaqr who visited
@munamaxamed-en7ub
@munamaxamed-en7ub 2 ай бұрын
Mashalaah dhulkayagu qurux badanaa
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ай бұрын
Daallo aragtideedaay Heeskii Hanuuniye ina noo daartay ahayd SXp faysal
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 2 ай бұрын
Faysal.shekh.dhulkagi.ku.dalxis.zxp❤❤❤❤
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 2 ай бұрын
Kusoo dhawoow wll somaliland
@liina3528
@liina3528 2 ай бұрын
Eid mubarak ❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Eid Mubarak 🎉
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Xamar Weyne | Dagmada TAARIIKHDA  & Goobihii  Aan Ka Tagay
9:48
Shuayb Rooy
Рет қаралды 10 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 12 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 33 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 44 МЛН
Waxka Ogoow Namanga.Kalimanjero Tanzania 🇹🇿
35:02
Dharjaale TV
Рет қаралды 652
Ruwaayadii Dr Bidaar oo aad u qosol badan
19:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 130 М.
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 137 М.
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 423 М.
Tes kejujuran
0:35
Arron Jakfar
Рет қаралды 77 МЛН
HOW MOM HELPED GET REVENGE ON DAD #shorts
1:00
The McCartys
Рет қаралды 12 МЛН