Cilmiga Xidigiska Ustaad Cismaan Cabdinuur Xaashi & Cali Qamar

  Рет қаралды 29,615

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

4 жыл бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 84
@jibriilahmedmahamed1273
@jibriilahmedmahamed1273 4 жыл бұрын
الله سبحانه وتعالى يحفظنا من كل سوء لا نقول الا كما قال النبي صلى الله عليه وسلم: يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دين الاسلام.
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 4 жыл бұрын
Walow Somali ka erey bixin duwanyihiin Ixtiraamkiiisuu leeeyhy odaygu iyo Aqoontiisa
@jawaahiri
@jawaahiri 4 жыл бұрын
hhhhhhh Waa habeenkii iigu horaysay een Af-somali ga 70% fahmi waayay walee somaligeenu waa cajiib
@abdallecumar9460
@abdallecumar9460 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin
@moutalibibrahim1525
@moutalibibrahim1525 4 жыл бұрын
MASHAALLAH Thanks Horufadhi
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Waa Jilib Culustii Daraawiishta Ex Wariye,Macalin,Abwaan Cismaan Cabdinuur Xaashi (khaliifka) iyo Saynisyahankii Cilmiga Xidigista Darwiish Cali Qamar...|🇸🇴
@nadiiracumar137
@nadiiracumar137 4 жыл бұрын
dayax iyo xidigo toona waxba ma hayaaane ilaahy ka baqa oo umadda haku dhexfaafinina quraafaadkap
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 жыл бұрын
Masha Allah
@aftahahmed94
@aftahahmed94 4 жыл бұрын
Waa Muuqaalkii iigu qaalisanaa intii aan daawanayey horufadhi media Ilaa iyo 2017 toos ayaan udaawanayey bahda horufadhi media
@suudicade2188
@suudicade2188 4 жыл бұрын
Thnks H♡♡♡M
@shaaficicabdi7342
@shaaficicabdi7342 4 жыл бұрын
Insha allaah waxaan rajaynayaa in la kala saaro ereyada iyo magac yada xidigaha iyo wixii diinta khilaafsan-sida-(baa,saysiga)
@awiawi2757
@awiawi2757 4 жыл бұрын
Wa saynis somali very good I like it
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 жыл бұрын
Mahadsanid hrfdh media diri dhaba somaligalbed sulemanaw xidigiska somali waxay ku hadhay cisse ee ka warayso sxp
@hagardiidgeneral.knowledge5114
@hagardiidgeneral.knowledge5114 4 жыл бұрын
Guud
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
Màanshaa allaaaah,
@Am_abdalla
@Am_abdalla 4 жыл бұрын
Mansha allaah dad waa dadka hore iyo intuu yiri ilaahow dadka noo hagaaji oo cilmi iyo caqli sii
@areefomar7094
@areefomar7094 4 жыл бұрын
😍😍
@BukhaariQaal
@BukhaariQaal 4 жыл бұрын
Aad bn usoo dhawayn m.a
@googaalemedia4961
@googaalemedia4961 4 жыл бұрын
Horufadhi media aad baad ugu mahadsan tihiin idiinkuna bogaadinaynaa barnaamijyada quruxda badan ee aad noo soo gudbisaan intaa kadib somalidu waa dad aad moodo in fahanku aad ugu yar yahay waayeelkani cilmiga inama dhihin waa diini ama diintaa ogol waxkastana illaahay baa og xaqiiqadooda balse kaliya waa cilmi iyo waayo uu soo gaadhay inta badanna dadka xidigaha ama felegga ka hadla markay wax kuu sheegaan waxaa u halhays ah illaahay baa og taas oo macneheedu tahay anigu ma hubo waxa dhici doona muhiimadu waa inaad ogaataan waayihii la soo maray iyo mahadhooyinkiisii kolkaa wixii aad macquul u aragtaan ka faaiidaysta waayo xidigisku inta badan ma aha wax diin quseeya dhaqamadeenana qaar badan baa ku jira oon diinta waafaqayn sida dilka ,dhaca ,boobka, cayda, naxliga, iyo kumanaan kale
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 4 жыл бұрын
Cilmi iga da' wayn.
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 4 жыл бұрын
Ogaanay meeshay usocotay harufadhi media
@abdisalaamali7390
@abdisalaamali7390 4 жыл бұрын
Waa qaybkaan ognahay oo Cadaana.. HMedia wa khlad ind so bandhigtaan wx diinta lid ku ah.
@gobeysanegoobkasta2701
@gobeysanegoobkasta2701 4 жыл бұрын
M.a
@axmadcraxmaan1875
@axmadcraxmaan1875 4 жыл бұрын
afku waa qaali
@abdikariinsiciid9234
@abdikariinsiciid9234 4 жыл бұрын
aad iyo aad buu umahadsan yahay cilmi baan ka faaidey
@user-rb6sr3eo7h
@user-rb6sr3eo7h 4 жыл бұрын
Xidigis wax ka sheega iyo sheeg sheega iyo qaybiyaadka iyo in xifigiha wax lagu wiyaaso intaba diinteenu way inaga reebtay horufadhi hore usucod ayaan idiinka fadhinaa dibu noqod iyo falalaw iyo xifigis iyo camal shaydaan idinkuma ogin
@hodanmaxamed7720
@hodanmaxamed7720 4 жыл бұрын
Walalkey ma Fahansanno In diinteenu diiday iyo Culumada waqti Bdn ka hadleeyn. RAGAAN WE DADAALAAN LKN WA inlosheega wexeyku qaldan yihiiin
@xassanbasrixassanbasri9718
@xassanbasrixassanbasri9718 4 жыл бұрын
asc horfadhi media aad ayaad ugu mahad san tihiin dhamaan baramijyada noo soo desiin hadii laga reebo kan
@jaamacmaxamed5202
@jaamacmaxamed5202 4 жыл бұрын
War alle yaan awoodiisa cid kale loo meerin inkastoo odayga iyo horfadhi media xushmad mudan yihiin
@abdirizakosmansuleiman
@abdirizakosmansuleiman 4 жыл бұрын
Aqoon ahaan uqaado ee rumee sidii kitaab laguma dhihin sxb
@shaaficicabdi7342
@shaaficicabdi7342 4 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in naloo faah faahiyo magacyada - xidigiska - insha allaah sidoo kalena la qoro Salaama!!!!
@AdamIbrahim-zj1dx
@AdamIbrahim-zj1dx 4 жыл бұрын
Asc niman yahow xidigiska iyo sixirka maxaa u dhexeeya bal arintaa odayga hala waydiiyo
@fowsioelmi9463
@fowsioelmi9463 4 жыл бұрын
Asc waa idin salaamay waxaanx doonayaa wadaadkii geedah wa ku daaweyah meesha laga heloh
@gobeysanegoobkasta2701
@gobeysanegoobkasta2701 4 жыл бұрын
Cilmibaa kujirah
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
marhao waxaan rajeynayaa inaan idinkubadalano bbc iyo voa somali waayo wareysiyo iyo live muuqaalo ah ba waad kusoo darteen
@ahmedabdikariim9369
@ahmedabdikariim9369 4 жыл бұрын
Ninba eray kaqabay cali maqar ani waxan kaqabtay gabdhaha waa la hida guur sadaaye layskama guursado
@fagadhejaamac2565
@fagadhejaamac2565 4 жыл бұрын
Waryaa oday gii rer marqan ali qamar
@naleyehappy5308
@naleyehappy5308 4 жыл бұрын
Noso badi waaa Milaha qibrada laga dhax loo
@future3578
@future3578 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 Somalidu caadooyin bay leeyihiin lagu qoslo wlhi 😂😂
@abdirahmanmahamud6911
@abdirahmanmahamud6911 4 жыл бұрын
Khuraafaad Weeye Warkaan Xidigo iyo Dayax Midn Wax Ma hayaan
@anfamuuse7976
@anfamuuse7976 4 жыл бұрын
Waa waayeel aqoonle ee aan Ka faaidaysano
@hodanmaxamed7720
@hodanmaxamed7720 4 жыл бұрын
Cilmiga xidiga iyo Qaabka U noogu sharaxay maxeyka qabtaa DIINTA ISLAAMKA WA INA OGAANAA
@ahmetnaaaji541
@ahmetnaaaji541 4 жыл бұрын
Allow afagaalo dhalan habar guriye la i odhan ayaan maqli jiray
@abdullaahishuuriye3814
@abdullaahishuuriye3814 4 жыл бұрын
Saxibayal kuean horifadhi mrdiya ma aha
@donttouchthered9605
@donttouchthered9605 4 жыл бұрын
السيف اصدق انباء من الكتب
@bashircali1635
@bashircali1635 4 жыл бұрын
Xidigaha waxaan maqli jiray urur dirir loda waxaro xir xir AFo gaal owrka iyo ceelkageeye💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 4 жыл бұрын
nnin aan tacab lahayn geed hadheh baa kuu dhaama waa kaa qoray adeero
@sadiksoultan3826
@sadiksoultan3826 4 жыл бұрын
Machallah Allah xidhiyo aqonyana dena somaliyed wax haan ka barano oon haa ka reebno aqonta hodanka
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 4 жыл бұрын
War waxan waa shirki
@hasanjamac9806
@hasanjamac9806 4 жыл бұрын
War cawa ma horfdhi aya lu cilbaxaya kkkkkk
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Waxyaabahaa hore ee la illaaway ayaa aniga I anfacaya ee waa hore jiray.
@gulabkhan4757
@gulabkhan4757 4 жыл бұрын
Haltalo horta hadey arkaan horufadhimediya si aqliyeeysan waxaanu waadambi inbadan kama fahmin laakiin afsoomali iyo dhaqancelin bes waadambi cadiiim walaaahi sidee layeelaa waayo hidaha waanjecelnahay ee iska wad un markii hore lagayaabaa in la.aqbalo warkood bes hadda aQli baa shaqeynaayo waayo diinteenaa ali miiran ah ee iskawad un
@engabdimajid737
@engabdimajid737 4 жыл бұрын
Niman tacab lahayn geed hadhla kuu dhaama🤗
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 3 жыл бұрын
Cali Qamar Allow cimriga kuu barakee maxaa cilmi ku duugan
@salmosalmo8591
@salmosalmo8591 4 жыл бұрын
Xaashi bin dullard badanbaa tahay brother lkn Adeer quraafaadbuu ka hadlay
@barrebinmeheri242
@barrebinmeheri242 4 жыл бұрын
XIDISKU WAA 2 NOOC MID WAA GPS OO WAA JIHOOYINKA IYO WAQTIGAA LAGU HARTAA MIDNA WAA FAALIS WAA MIDKA ODAGU KA SHEEKAYNAYO WAA FAAL IYO QURAAFAAD OO WAA XAARAAM WAANA DANBI WAYN IYO ALLE KA DHEERAANSHO
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Sax sifiican ayaad u sheegtay
@cabdulaahiaxmedmaxamed922
@cabdulaahiaxmedmaxamed922 4 жыл бұрын
Haashi sxb adigaan kaga bahan nah in aadnoo farisrto oo aad nuujilciso si aynu ufahamno wayo odoygu hadalkiisa fasiix ma ahan
@abdullaahishuuriye3814
@abdullaahishuuriye3814 4 жыл бұрын
Horufadhi medhiya ayaa lagu qarabanayaa. Gaalnimana waa lagu hadlayaa
@donttouchthered9605
@donttouchthered9605 4 жыл бұрын
وَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلنُّجُومَ لِتَهۡتَدُواْ بِهَا فِي ظُلُمَٰتِ ٱلۡبَرِّ وَٱلۡبَحۡرِۗ قَدۡ فَصَّلۡنَا ٱلۡأٓيَٰتِ لِقَوۡمٖ يَعۡلَمُونَ (Mahmud Muhammad Abduh) Eebe waa kati idiin Yeelay Xiddigo inaad ku Toostaan Mugdiga Barriga iyo Badda, waxaan u Caddaynay Aayaadka Ciddii Garan. -Surah Al-An'am, Ayah 97
@donttouchthered9605
@donttouchthered9605 4 жыл бұрын
Waa galad eebe qadarkaan rumaysanahay.
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 4 жыл бұрын
Asc Horufadhi sheeko deegaan baad caawa noo celisaye waa maxay
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 4 жыл бұрын
Odaygani Sheekada qoyskooda iyo deegaankuu ku nool yahay mooyiye Sheeko kale ma hayo inkastoo aan aqaan Cali qamar Haddana Sheekadan deegaan buu hayaa
@kaviabdilahi8676
@kaviabdilahi8676 2 жыл бұрын
@@ahmedosman7185 haddaad Cali Qamar taqaan qolomaad noqon kartaa adigu ileen odaygu deegaankiisa ma dhaafine
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 4 ай бұрын
Xiddigisku ma diimihii ay soomaalidu islaamka ka hor haysteen buu ka mid yahey?
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 4 жыл бұрын
Khaladaad dhanka diinta ahaa ku jira
@Tallaab0
@Tallaab0 4 жыл бұрын
Barnamijkani wa ki ugu xuma een ka daawado Horufadhi Media, waayo wax ilaahay oo kaliya og yahay aya cid kale lagu tilmaamaya inay la wado taas oo diin ahaan shirki ah.
@user-tm2rl5lw5r
@user-tm2rl5lw5r 4 ай бұрын
Afku dhaqan iyo diin iyo cilmi iyo barawaaqo iyo roob buu xambaarasanyahay
@naleyehappy5308
@naleyehappy5308 4 жыл бұрын
Marka Barnamij kan doobeysan Mil doog ah halaku Doodobo
@burhaanahmad7292
@burhaanahmad7292 4 жыл бұрын
Arinkaan odogo kawaramayo Maxay diintu kaqabtaa
@fatmamuhudin8383
@fatmamuhudin8383 4 жыл бұрын
ASXAABEY HALAGU SOO YAACO MD FARMAAJO OO KU SII JEEDA HARGEYSA kzfaq.info/get/bejne/baujp8-L1KmbloU.html
@waliyowcade3450
@waliyowcade3450 4 жыл бұрын
dad saacad quraa wada dhashay ayaa kala dabeec iyo dhaqan duwan taana weydii
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 4 жыл бұрын
adoo mahad san ninkaan xagee joogaa seese loola xariiri karaa
@kimalax595
@kimalax595 4 жыл бұрын
Yaahuu folxuun
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Dadka inta aan fahmin oo dhan waxey leeyihiin waa dembi waana kuwa diinta hadda la wadwado baranaayo ee wahaabiyada ah laakiin intaan uu sheegay oo dhan kitaabka wey ku jirtaa aduunka aad arkeysaans waxa uu ku socd waa cilmigaas ilaahay ayaana na faray inaan barano cilmiga tusaale hadaan soo qaadano uurka hooyada waxaa adduunka oo dhan looga xisaabas waa taas 28 dayaxa ah oo loo qeybiyey todobada maalmood waxaa soo baxaya afar kadib ayaa waxaa lagu dhufanayaa sidey dadku yaqaaanaan sagaal uurqaadka waxaa soo baxaya 36 week oo lagu daray hal todobaad oo ah sug 37week caruurtu ku dhashaan marka cilmiga xidigisku kitaabkuu ku jiraaye barta waa kan horumarka adduunka oo dhan lagu gaarey faahfaahin intaa ka badan waad igala soo xiriiri kartaan mahadsanidiin dhamaan iyo horufadhi media intaba
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Cilmiga hadaad u barato inaad ummada ku dhibaatryneyso taas ayaa xaaraan ah laakiin hadaad u barato inaad umada wax ugu qabaneyso sida horumarinta ama daweynta ama difaaca oo aad alle ugu shariig yeeleynin waa sax waxaase xun hadaad ubisticmaasho si dhibawto leh sida inaad dad ku sixirto inaad awood alle leeyahay aad si dadban u sheegato iyo inkale waa xaarasn laakiin cilmigu in la barto ayaa loo baahan yahay
QALIN IYO QORAAL: MURTI CURIYE CUSMAAN CABDINUUR XAASHI 03.10.2018
32:57
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
ABTIRSIINYO iyo ADEER FAAHIYE Qaybtii 2-aad- MAXAMED J. FAAHIYE.
13:47
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,2 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
SIRTA NOLOSHA ODAY FAAHIYE: DHIRTA, XOOLAHA IYO WAANADA JIILKA CUSUB.
17:59
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 3,1 М.
Goobtii Taar Gooye & Cagaar-weyne Abwaan Cali Qamar
11:54
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 11 М.
Barnaamijka Madasha Aqoonta: Cilmiga Xiddigiska.
19:37
CBA TV
Рет қаралды 6 М.