No video

Sidee loo laxameeyaa heesaha? Qaybta 1AAD

  Рет қаралды 54,722

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

Waxa ka waramaya Abwaan Barre Maxamed Fiidow oo ah Mullaxan , Musician iyo Abwaan heeso la jecelyahay iyo riwaayadaba sameeyey
Cumar Seerbiya ayaa waaystay
2019 Astaan Tv

Пікірлер: 73
@abdihashi2310
@abdihashi2310 3 жыл бұрын
Masha Allah , 1970 gii buu heesaha laxan u samaynayay , hadana wuxuu u eegyahay inuu 40 tameeyo yahay.
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Allha kaamadoobeeyo qabri iyo xisaab kadanbeysee
@user-cr2ln9ok6u
@user-cr2ln9ok6u 4 жыл бұрын
Good Abwaan Good Wariye Noolaada sxbyaal ! 22 juin 2020
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 5 ай бұрын
Xabibo toxow urba iyo qalbiga❤
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
Waa Muuqaal Cajiiba Fadlaan qaybihiisa Kalana Noosoo Dadaajiya 👌
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 5 жыл бұрын
Mahadsanid waan sugayay Lkn geeri ayaa dib u yara dhigtaan filayaa dhankaaga ah mahadsanid markale cumarw
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Cumar seerbiya waa nin suugaanta wax badan ka og wuu soo nuugaa qofkuu waresanayo si dagan.waan ku dabasocdaa sxb
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Aad iyo aad runtaa bro
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Msha allah wax badan bn ka faaidey aad bd ugu mhdaan thy walal barnaamijkan halka ka sii wad
@saedabdinssaer9191
@saedabdinssaer9191 5 жыл бұрын
mhdsnidiin ustaad barre fiidow iyo macalin serbiya
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 жыл бұрын
Barre Maxamed Fiidow Allaha ku xafido ustaad, 668 heesood haddaan ogaadey.
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 5 жыл бұрын
Zxpkay You tube ka Cumar Seerbiya horay usoco powe
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Abwaan Barre heesaha Alifleyda ah waa looga danbeeyey!
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
BARRE MAXAMAD FIIDOOW - LEENTO rug cadaa faneed laxankiisuna xul yahay
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*ABWAAN QOOMIYADEED ALLE HA KU SHARFO*
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 4 жыл бұрын
Cumar Xasan Cali (Seerbiya) macalinkayga mar walba oo aan Video ama waraysi aad waxaysay wax wayn baad ibidhamisaa Barre Xasan Fiidow Abwan Qawmiyadeed
@ahmedjubba1193
@ahmedjubba1193 3 жыл бұрын
Walahi waan aamini waayey in aan 30 daqiiqo dawanayey. waxay ila noqotay 5 daqiiqo
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 5 жыл бұрын
Lafoole iyo xabiibo tooxoow ninka soo saaray wale waa halis
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Shaqo wacan Abwaan Bare iyo Cumar Seerbiya
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 2 жыл бұрын
WAA ABWAAN WAA LAXAMAYSTE MUSIC KANA WUU TUMAA RUNTII WAA NIN LA QARIYAY TAARIIKHDIISA ABWAAN FIIDOW
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 5 жыл бұрын
Wa muqal wax badan laga fa'iidaYo Fadlan Omer serbiYa noogu soo dhaqso Qayba xigaHa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Cadi maha mar haduu sameyay jagoog adika mahee wllhi cadi mahan
@omeyra9621
@omeyra9621 5 жыл бұрын
waxa jiro heesaha qar ereyada musigada ka racayo an la fahmen kuwa maxay noqonayan ma laxamistaha qalday mise wa lagu talagalay wll cumarw
@rooblemuusekaangaroo9088
@rooblemuusekaangaroo9088 2 жыл бұрын
Masha allaah legend wllhi alle haku xafido abwaan
@inagoole3499
@inagoole3499 5 жыл бұрын
Dhaqan Iyo Dhigaal Brnmijka ugu wngsn Intn Barnmij dawanyay 👍
@AbasAqil411
@AbasAqil411 3 жыл бұрын
Abawankaa hees aan rabaa in uu ilaxameeyo ee xageen ugu hagaga
@sooyaalkadunida3683
@sooyaalkadunida3683 3 жыл бұрын
Wlh waan joogay xiligaas blakc see a waan barre
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 4 жыл бұрын
Abwaan qowmiyadeed
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
BARE MAXAMED FIIDOW(LEENTO) ABWAANKA INTA AFKA SOOMAALIGA KUHADASHO AMA QOWMIYADA SOOMALIDA
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
Fanka waan xiiseeyaa balse ma cod wanaagsani sidaan is leeyahay, waxaan rajaynayaa inaan mullaxan/cod sameeye noqdo.
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Waxaan kuu rajaynayaa wanaag
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
@@maxamedsuldaan5330 Mahadsanid saaxiib.
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 4 жыл бұрын
Laxamistu wa mid cod macan lkn fananimo ka dortay laxamiste
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
@qaylo wayne markaa labadaba ma iga eryaysaa? Hhh. Waxaan filayaa inaanad dhegaysan qisada mullaxanka ugu caansan Soomaalida Cabdikariim Jiir.
@abdallahassan5898
@abdallahassan5898 3 жыл бұрын
Waxa daawata mulaxamisto jiiir o ka shekeyna o leh codk marax ah ba leyahy lkn mulaxan khatar ah ba noqday
@bashirsheikhali6717
@bashirsheikhali6717 3 ай бұрын
Musica ka horrey asagoo dhamaystitan yaa yaqaana
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 3 жыл бұрын
Wll aniga ninkaan wanubahnahay intee kala soxariira wll mcn
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Abwaan Barre su'aasha Xabiibo wuuka gilgishay waagi nabada waxaa caadi loo wada ogaa ineey xaaskiisi eheeyd mar dambena ay kala tageeyn si walbaba haloo fasirto ayuu abwaanki kusoo gaabiyey suaashi 😎
@waqtifilms3971
@waqtifilms3971 4 жыл бұрын
Sxb waxaa laga yaabaa inaad ku qaldeyso Nadiifo Cali Kulane oo ay Barre isqabi jireen, caruurna u dhashay. Xabiibo fanka uun baa ka dhexeeyey.
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Waxban maanta kabartay walahy
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 жыл бұрын
Waa markii labaad ee aan fiirsanyo lagama xiiso goynayo abwaan leento
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 6 ай бұрын
Adeer haka tahini naa meestal macallin keenna lleento ayuu ku magac dheer yahay macallin ja abwaanka
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 4 жыл бұрын
si uuun ii gal aadmiga adigan kaga soo go aye 😭😭😭😭😭
@faaraxshire8350
@faaraxshire8350 3 жыл бұрын
Ani inaa fan ka kusoobiraa rabahw
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
War saaxiibayaal Barre maxamed fiidow Warbixin kooban Iga siiya Xagee ku dhashay waa Qoloma
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Жыл бұрын
Masuul waa reer ceel buur una shashay besha murusade
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice
@drshiinedhabuke6878
@drshiinedhabuke6878 Жыл бұрын
@muscabqanireezween3133
@muscabqanireezween3133 3 жыл бұрын
2020🔥✌
@hargaysalive7539
@hargaysalive7539 5 жыл бұрын
War dadka wax khayr leh bar wll
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Inuu Khayr leeyahay adiga ayaaba markhaati ka ah oo daawaday. Markaas inoo badi dheh
@legendruuzi
@legendruuzi 5 жыл бұрын
@@CSeerbiya hhhhhhhh runta u sheegtay macalin hore u soco taariiqda meel fiiican ka gashay caruurta warkooda dhag jalaq ha u siin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
war ya magacii magaladi murtida ayad sidataye edeb darada joji ragan cumar iyo abwaan fiidow gadhimayside anaga reer hargaysa ah hus war ya
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 4 жыл бұрын
hi
@ayuubheelomusic0474
@ayuubheelomusic0474 3 жыл бұрын
Poe number maleyahayna
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 2 жыл бұрын
Abwaanka taariikh faneedkiisa waxaa laga qoray buuga " ALEEL " oo uu qoray qoraa Cabdirisaaq xasan jidhi "Aqwaan " maktabadahaa laga helaa
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Seerbiya sxb heesta caashaqa ha guul-guulin ee Lafoole qaado ma isaga ayaa sameeyey?
@soomaalidoon8981
@soomaalidoon8981 Жыл бұрын
Maya walaal heestaa waxa sameeyay abwaan Gabyow la yiraahdo oo DK ku nool.
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 3 жыл бұрын
Do Re mee Faa laa see
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
Suudaan Ethiopia Iyo Eritrea Waxaan Isku Shanta U Isticmaalaa Luuqada Aan Ku Hadalno Ayaa Isku Meel Kasoo Wada Jeeda Waxaana La Isku Yiraahdaa African Aasiyan Waa Luuqada Arabic Somali Ethiopianka IWM
@ugaasqarniquuqle6772
@ugaasqarniquuqle6772 5 жыл бұрын
Kaska cad 31 sano Jirtaa Dayax dalnuurshe Ayaa nasow xasuusiye
@aroneyare8792
@aroneyare8792 4 жыл бұрын
Dayax heesta waa ku dheelyay
@chrisbalaq7113
@chrisbalaq7113 Жыл бұрын
Eeri dhaban mxa waaye?
@abwaannasto4400
@abwaannasto4400 Жыл бұрын
waa hasha marka dhasha ama geelu tusaale heesbaa tidhi eeri dhabañ, sidiisii ban kugu ololayaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo beeney raad kaga racday waa abwaan qarsonaa
@yoonisali335
@yoonisali335 4 жыл бұрын
Waxan malaxanba muxu ninku meesha layimi waar yaan lugula yaabin oo laxamaystayaashu kumaqlin
Sidee loo laxameeyaa heesaha ? Qaybta 2aad
35:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 26 М.
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 8 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 42 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 34 М.
WARAYSI CABDINAASIR MACALIN CAYDIID IYO CAABI MIRE WARIYE CUMAR SEERBIYA
52:50
Hawraar Music Production
Рет қаралды 38 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 160 М.
Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento
56:54
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 29 М.
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 23 М.
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18