DAAWO: Labadii Qof Ee Jaceylka Ugu Dhintay Saylac !!

  Рет қаралды 38,992

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

8 жыл бұрын

DAAWO: Labadii Qof Ee Jaceylka Ugu Dhintay Saylac !!

Пікірлер: 40
@hamseali9875
@hamseali9875 6 жыл бұрын
inshallah seylac sidaadi hore ayaa ku soo laami doonta oo waan ku dhisidoona inshallah
@garaadxamse1606
@garaadxamse1606 3 жыл бұрын
Saylac waan kuu iman InshaAllah hadii an dhiman InshaAllah waad dhisandoona
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 жыл бұрын
Ahmed Ibrahim al Qazali Allah ha u naxariisto ee lama dilin ee waxaa uu u dhintay Duumo meesha la yidhaahdo lake Tana
@ijaboaxmar8168
@ijaboaxmar8168 7 жыл бұрын
Mansha Allah waa dariiq weeyn oo xasus mudan
@aboubakarosman2364
@aboubakarosman2364 4 жыл бұрын
Hore u soco sxp Qli
@ashiabdullahi8666
@ashiabdullahi8666 6 жыл бұрын
kuwaa ka sheekeeya atoorayaasha hindida sow ma fiicna inay ka sheekeyaan dhaqankooda manshalaa
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 4 жыл бұрын
Adal empire saylac ha nolato
@ashiabdullahi8666
@ashiabdullahi8666 6 жыл бұрын
wax wanaagsan baad kashekaysay dawlad somaliyeed inay dhisto iska daayee tii hore aye fujisay
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Waxa kasta ma english miya siisaan Somalidulman may may aniga leh english aba arab ama uSA midna malahan aniga leh seylacaa
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 жыл бұрын
Ala waan garanaya markan lawyo cado tago ayaa layga sheekayn jiray
@kaydosman4365
@kaydosman4365 2 жыл бұрын
Afaaleeti former name of Saylac
@AbdalaHandsome2024
@AbdalaHandsome2024 8 ай бұрын
Do you think the words of these people are true?
@subeercqdi1374
@subeercqdi1374 8 жыл бұрын
saylac xadaradi bariga africa
@somalisongs4313
@somalisongs4313 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh islaantu waa ruwaayad kulahaa yamuut baa Ka dhacday
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
nice history
@siciidaadan3384
@siciidaadan3384 8 жыл бұрын
Saylac waa magaalo aad u fac wayn waxayna kamid tahay magaalooyinka Somalia ugu Taariikhda fog.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
waxasi darkhi maha hesahan aad khaldyisaana waxa iska leh abwaaniintii somaalilaan sayilcna waxa deganan jiryi ooka gancsan jiryi reer shekhisaxaaq weliba habr awal sacdmuuse
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
bal beenta iyo akhyaali taas ka wayn ma aragtene hahahahhahhahahahaha way dhacen oo dhinteen hahahahhahaha
@abdisamadfaarax3373
@abdisamadfaarax3373 6 ай бұрын
Dameerka iyo eyguba magalaan saylac sabab too ah labaduba doontii nabi nuux ayay dambi ka galeen
@abdisamadfaarax3373
@abdisamadfaarax3373 6 ай бұрын
Nabi nuux c s markii uu doonta sameeyay ayuu shey kasta dhidig iyo lab soo saaray doonta markaas buu ku yidhi laba is fuuli karta majiro inta aan socodka badda ku guda jirno kadib waxa isku laba ey ' bisad ayaa aragtay markaasay u soo sheegtay nabigii 2dii ey ayaa iskoray nabigii wuu iska dhega adaygay marlabaad ayay bisadii ku noqotay nabigii wuu dhega adaygay haddana mar 3aad ayay bisadii ku noqotay nabigii oo ay ku tidhi kaalay oo arag labadan is fuulay mise aniguna waxa aan u tagaa curriga markaas buu soo raacay bisadii kadibna wuxuu arkay 2dii oo isa saaran markaas ayuu yidhi kalba markaas ayay kala baxeen
@abdisamadfaarax3373
@abdisamadfaarax3373 6 ай бұрын
Xaafada la yidhaahdo saaray ee ku taala dhinaca bari ee saylac waxa jirta xabaal dheer oo u eg sidii xabaalihii nabiyada oo kale dadka qaar ka mid ayaa yidhaahda nabi ayuub ayaa ku assan ama ku duugan sidaa awgeed ayuu gadabuusigu u samir badan yahay
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 жыл бұрын
sylaac waa inaan ku arosgalaa si an uxusaa jecelki labaadas mucashaaq
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
silantu shekadi meel xun bay gu dhamaysay kkkkk
@farduusismail1380
@farduusismail1380 6 жыл бұрын
SOMALIA TIJGER
@maryammuumin3943
@maryammuumin3943 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 halkeed Donaysay inay ku dhamayso
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
gabadh somaliyad bay ahayd oo buraha djibouti iyo saylac daganayd
@fadumoibrahim2667
@fadumoibrahim2667 7 жыл бұрын
gabadha oo somaliyad baa ayhad
@kaahiyeqayaad4748
@kaahiyeqayaad4748 5 жыл бұрын
Hhhhh xagay jabuuti iska soo galaan
@kaahiyeqayaad4748
@kaahiyeqayaad4748 5 жыл бұрын
Hhhhh aadeer meesha waxa looga danbeeya dadka samaroonka ah ciisaha aad lasoo taagantahay ilaa imika ayuu ciise ilbixi laayahay
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
jacayl maba jiro ee ha Ku daalina billaash bay u dhimatay oo nafteda u wayday
@maxameddeeq4115
@maxameddeeq4115 7 жыл бұрын
intiinuba dis like qaata aniga se like i saara
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
iyadaaba luul dalbatee kuwii an waxba dalban jacayl darti e an ninka waxba Ku xidhinba ee idaguun doortay markay jclka wayeen uma dhimanayan JCL
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
war beenta iyo waxad nagu dul samaynayso naga daa saylac dadka degay shalay bay ka yimaden itoobiya weli codkooda ka duwan ka somalida beenta naga jooji somalida siday isu lahayeen wax walab ku dayda ayay washeen
@ZeilaTech
@ZeilaTech 4 жыл бұрын
Wara kaagan qabyaladu ka buuxdo saylac ama adal empire ama rer awdal ilbaxnimo kuma gaadhaysan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
abdirahman ilmi adal empire maha reer awadal waxanu ku hayna meesha awdal inuu isaqa qudha ku noola idinka shalay baad itoobiya ka timaden walahay iyo bilahay waxan arkay iyado qoran inaydan deganayba warya shar ma arke ayaa ka iibsaday zaylac carabtii joogty taariikhada aduunka dhex taala odaygii kale yuuhuudiga aha yimi isana wa qoray inay degan yihiin isaaq runtii waa wax yaala aduunka ilahan kugu dhartee beenta hada joojin waydan waanu soo bandhigayna lacag buu siistay shar ma arke zaylac ogow xukunkeedana isaga laha awadal odhan shalay aad noo soo gasheen waa xaqiiiq manta sheganaysa war isla yaaab
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
abdi rahman elmi aduunka taariikho ayaa qoranadal empire ma aha cid kale wa isaaaq magalada zaylac waxa iibsaday oo lacagtiisa siistay ninki la odhan jiray sharmarke waana taariikh qoran oo aduunka taala boorame markii odaygi yahuudiga aha soo maray wuxu sheegay inay ku nool yihiin dad isaaqa weliba labada beelood habar awal iyo garxajis fahantu waryaa tariikhda aduunka ma bedeli kartid idinka maba la qorin inaad ku noolaydeen meesha awadal la yidhahdo shalay baad itoobiya ka timaden weli afsomaligiina wa gooni markaasaad sheeganaysa waxadan ahayn warya manta tihin 200kun imisad ahayd berigaas war ilahay kabaqa somaliyeey beenaale wa la nacadle war ifaad iyo adal labada wa umada isaaqa dhagax nooga dhig beenta aad wado
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@@ZeilaTech hooyadai biijada lahayd wase garacbathy naag ciisa ba ku garcatay mrkaasad adoo taarikhlayn hadlaysa xabishiyaw
@ZeilaTech
@ZeilaTech 4 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 cayda jooji abti
TAARIIKHDA SAYLAC BY HORN CABLE TV
1:05:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
One On One With Half The Sky's Edna Adan
20:55
Fortune Magazine
Рет қаралды 168 М.
Maxaad ka taqaan Taariikhdii Magaalada Harar?
9:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,7 М.
Socdaalkaygii Saylac | my journey To saylac
15:53
Qays Qeyser
Рет қаралды 272 М.
TAARIIKHDA XAAJI CABDI WARAABE   HCTV Q1AAD
49:55
Horn Cable Tv
Рет қаралды 211 М.
Somaliland Ep. 2 | Horn of Africa | You're Going Where? Travel Series | Full Documentary HD
45:03
You're Going Where? African Travel Documentary
Рет қаралды 142 М.
Maansada Cid Ma Dhaafa Erayadii abwaan Dhako
14:24
GAAXNUUG MEDIA
Рет қаралды 53 М.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
Wararka News
Рет қаралды 248 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi :Drs Edna Adan VOL1 By Ducaale HCTV
36:44