Daawo Muj: C/llaahi Askar Barkhad iyo Dhacdadii BIRJEEX

  Рет қаралды 364,412

Googoos Media Production

Googoos Media Production

7 жыл бұрын

Пікірлер: 472
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 10 ай бұрын
Abullahi Askar may Allah give you the highest level of jannatul firdauws, one of the lions of SNM you had truly a kind, pure heart, what a lovely person you were. Allahu yar7ama
@AbdifatahH
@AbdifatahH 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahay ha u naxariisto inti dhimatay inta noolna aakhiro iyo aduunba idiin naxariisto, nimcadaasad noo dhaliseen
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
walaahi waan qiiroodey allow intii dhimateyna u naxariiso inta noolna allow nolol wacan
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Amiin Amiin
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Dhibaato yaable ayaa dalka loosoo maray 👉🏻
@mikejoness2041
@mikejoness2041 4 жыл бұрын
Azl Mcl warya in a dhillo
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Masha Allah taparakallah snm Guul allow unaxariiso umadaada Muslim ka ah inta dhimatay anagana nooGa daba Naxariiso alloow aamiiN
@mahdihaybe7061
@mahdihaybe7061 7 жыл бұрын
GUUL,GUUL, TANI WAA GUUSHII UGU WEYNEYD GUULIHII SNM. KOOD-BUUR WAA GEESI MUUJIYEY XINIINYUHU WAXAY YIHIIN. SAMIR IYO IIMAAN ITII DHIMATAY AAMIIN
@maxmedmuse2678
@maxmedmuse2678 7 жыл бұрын
Dhdhdgxkxkjxkxkxxjkcxkxkxxjxjxjxjxjxkvkcxbckxgjxjxkxjskzjdkvfjxkvbcvb if if xbv kvxk c.f. is zk j is j xj is a zjjxjxjxjxxkc
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
o maaxad ina kood u soo doortay isaga albaabku jebiyaay ragan dagalamay xabada ku taal iyokuwa ku geeriyooday u odhan wayday xininyaa shidayay kood buur keliya maha geesidaan oo dhan baaba ka mudan dadka la dagalamayay kan isgo gubanaya dagalamayaay manaad maqlayn oodhego ku dalooli n mise qabyalad baa ku waalaysa
@bilana7028
@bilana7028 5 жыл бұрын
Muntaz Issa Xaasidad ayaad tahay ina Koodbuur askartii faqashta oo indhahodu shan yihiin ayuu ina Askar la baxay. Jooji xasadka
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 5 жыл бұрын
dee sababta birjeex lagu galay waxa lahaa koodbuur oo ahaa sarkaal gaashaanle ah darajadiisii iyo sarkaalnimadiisii wuxuu siistay claahi askar raga dagalamay iyo koodbuur iyo kuwa dhintayba isku mabda ayay ahaayeen ALLAAH HAW WADA NAXARIISTO AAMIIN
@shamaxlemaxamed7421
@shamaxlemaxamed7421 5 жыл бұрын
Waxa la isku fahmi la'ayahay wa koodbuur nimankan la socday darajo ahaan wu ka sareeyay oo nolol macan ayu ku jiray raga kalana askar uunbay ahaayeen 1 horta wu so abaabulay oo isu may yimaadeen hadanay helin nin hogaamiya oo adag 2 isaga ayaa qaabka loo galayo iyo sida uu ula baxayo qorsheeyay 3 isaga ayaa gudaha galay oo meesha kala garanaayay wayo saraakiisha ayuunbaa mesha tagi jirtay lkn la is kuma haysto dhamantood inay ahaayeen 4 xiniinyoodlayaal alla ha u naxariisto inti dhimatay
@ayusuf2634
@ayusuf2634 Жыл бұрын
Allah ya arhamu rahimin. May Allah Grant Him Janaat Firdous Ameen
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Muj. Cabdilaahi askar barkhad waxay faqashtu u taqaanay ama ugu yeedhi jiray Boqorkii shinida ... ilahay ha naxariisto isaga iyo dhamaanba intii dhimatay
@shamaxlemaxamed7421
@shamaxlemaxamed7421 5 жыл бұрын
lkn su'al koodbuur muxuu ugu bixiyay C/llahi khasaare hadu sidaa ahaa
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
@@shamaxlemaxamed7421 inader magacaasi maha magac koodbuur na umuu bixin ee laakiin waa wax jira ee ma taariikhdu runta ah ayaad doonaysaa mise tii malawaal ka
@bilana7028
@bilana7028 4 жыл бұрын
@@shamaxlemaxamed7421 Cabdilaahi khasaare waxa u bixiyey nin HJ ah sababtoo ah markii ay SNM ta joogen ayuu ina askar qori ula soo baxay ina koodbuur isagoo damcay in uu toogto. Markaa ninkii HJ ayaa xanaaqay oo ku yidhi ina askaroow ma ninka halkii aad ogeyd kaala soo baxay ayaad dooneysa inaad toogatid Kani waa "Cabdilaahi khasaare" sidaasuu Cabdilaahi khasaare kula baxay.
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 4 жыл бұрын
ax wlle dad ba ka dhashy isaaaq
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@shamaxlemaxamed7421 wll cabdulaahi khasaare waxa la odhan jiray nin hawiye ah oo habar gidira oo sarkaal aha markaa ciyaalka Facebook ayaa waxa ku sheekeya lakin labada nin saaxib bay ahyen waxay yidhahdan askar ayaa is yidhi dil koodbur horta waa run lakin hawlgalkan birjeex ka hor bay ahayd xayd garbadh dhegeyso markuu ka sheekeynayo lixla saxeexay in ladilo koodbur waxay moodayen inu faqashta taagersan yahay markaa dad munaafiqina ayaa mujaahidka iska caaya waliba cabdulaahi askar waxu aha nin qalbi fiican oo aan shalay waxbaaad igu samaysay dadka ku cayin waxna ugu gaysan gaanigii waxa u gaystay ayuu jabuuti ka helay misu iska daayay oo gaani waxbanu isku hayno waxiina wuu dhamade cideyna waxba hawgaysan
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 27 күн бұрын
Allaahya cizakum kullukum Snm sland guul ilaahay nasiyay
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 5 жыл бұрын
ibraahim koodpuur Laandheere Laba mHa allah Hku MaaMuuzo izaGad mgntiza the
@wadkafaqashtasnmisaaq2606
@wadkafaqashtasnmisaaq2606 6 жыл бұрын
dhamaan geesiyaaasha snm adeero yaal thanks dhashiinuna sidiino kale
@adalealale5192
@adalealale5192 6 жыл бұрын
WADKA FAQASHTA SNM isaaq GEESI GEESI DHALAY
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 3 жыл бұрын
Abahay askari mu ahayn ganacasade ayu aha laba jeer bu afweeyne xidhay u jidhi snm baad maal galisa xolihisina la la waregey runti inti hore mu tagersanayn snm laakin 86 mixi u hayey ba intu ku warejiyey ayu dubai u dhofay snm aad baan u tagera illahay ha u naxaristo
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
cabdilahai askar isana waa geeesi wa ninka sirta laga soo saari wayaay guuuuuuuuuul aniga ragaas adeeraday baa ku jira geesi dhamantood
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Inuu sheego bay ahayd , balaayo kuma dhacdeen.
@mansionmuzik7641
@mansionmuzik7641 5 жыл бұрын
@@Dabayl qoti qoti dhalay
@kadoon22
@kadoon22 Жыл бұрын
@@Dabayl ader muxuu u sheegayaa isagana waala dili lahaa kumanaan qofoo kalana waala dili lahaa ka xunyahay ka xuntu dhashay
@abdirahmanartan8278
@abdirahmanartan8278 4 жыл бұрын
Koodbuur Maloozh Siciid birjeex AbdilaaHi askar Cismaan yre Kun libaax Ina carab alle ha ii naxariizto dhmtiin
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Maxad ninkii biixi la shahiuday ee ina dhigane uxusi weydey
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kkkkkkk cismaan yare yuu aha xagee kasoo galay hawlgalkan ma dabada lagaga caqabay iley waala wada yaqaan 11 kii nine hawshan fuliye mise magac baad khaladay
@cladiifclaahi3507
@cladiifclaahi3507 3 жыл бұрын
Cismaan yare waa ninka sawirka inta fadhida u horeye ee midig uxiga
@fayraskaraawi1099
@fayraskaraawi1099 6 жыл бұрын
intii soo halganty ee S.N.M alle haw naxaristo inta nool na hala ogaado
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 7 жыл бұрын
SNM geesiyiin Allah ha naxriisto. amiin. This operation and Burco jail break in was two of the best military operation in Africa.
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
@@rakiaghaleb7949 snm kuli wada lixle
@monaothman9951
@monaothman9951 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxriisto Ibrahim koodboor geesi geesi dhalay buu ahaa
@ibnuxuseen6307
@ibnuxuseen6307 3 жыл бұрын
Xaq udirirki snm dhamantod alle ha u naxaristo abaal wayn ayad nagu leedihin
@nicimaismail2858
@nicimaismail2858 5 жыл бұрын
Allah naxariisti jano haka waraabiyo awoow Abdillahh askar iyo feesiyaashii SNM
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 22 күн бұрын
Allah haku naxaristo ader
@ismaelismael3525
@ismaelismael3525 6 жыл бұрын
MUJ: Biiixi Xaaji Xasan alle ha u naxariisto waa mujaahid kii xabsiga kale baxay Askar ee weliba halkaa ku shahiiday
@idirismohamed9013
@idirismohamed9013 5 жыл бұрын
adeerkay cl lahi azkar alle haw naxaristo
@khadardayactire1705
@khadardayactire1705 4 жыл бұрын
Allow intii dhimatay unaxariiso inta noolna uga dabo naxariiso
@khadardayactire1705
@khadardayactire1705 4 жыл бұрын
Asc
@hudahrachid2941
@hudahrachid2941 6 жыл бұрын
Allow u naxariiiiso dhaman mujahidiinti SNM
@sofiaahmed5323
@sofiaahmed5323 6 жыл бұрын
Hudah rachid kkkkk
@makeracistsafraidagain2700
@makeracistsafraidagain2700 4 жыл бұрын
Sheeko
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 4 жыл бұрын
Wallaahi wa cajiib reer sheekh isxaaq waxay dhextaaganyihiin meeshii faqash kuxidhay kujidhdileen iyo jeelashii ay dilka kuwadaxukunaayeen oy faqashtii uraysay kaxoreeyen masha Allaah iyaga iyo jahanama isudaa qadhmuuntii qadhmuuntu dhashay guushiina waynuhaynaa mada Allaah iskaleh
@nnm2571
@nnm2571 6 жыл бұрын
ibraahin koodbuur waa geesigii abaabulay
@omarali7115
@omarali7115 6 жыл бұрын
n nm sax kuli geesiyiinbay ahaayeen
@Dhagax571
@Dhagax571 6 жыл бұрын
Oo ma waadan maqlayn hadalka maal nnkan dhintay in laga tagoba koodbuur ba usabab ahayesifiican udhagayso wuxu yidhinmaak qorshaba nooguma jiri inu na raaco koodbuur isgaana gaadhiga soco yidhi sadex jeer
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Wax alle waxaad leedahay lama akhriyi karo
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 5 жыл бұрын
@@Dhagax571, wll, waxa dabadiisa taagan oo intaa doonaya inuu hadal badanoo aan jirin inuu ka qabto laakiin ragga la jooga ayaa ka haya ina askar. Ina maal askari wax la amrayuu ahaaye waxad dhagaysataa Cabdisalaan turki, ninka dhabarka ku qaaday ninkaasuu ahaaye. Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay. Raggii maalintaa dirica gashanayey waa intan inoo hadhay inoo boola xooftaynaysa, Ilaahaw dagaal damboo sokeeye naga hay, khar kuma ogine.
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Ina koodbur aya laha fulinta ragan way iska hadlayan cid walipa way ogtahay
@sadampatto5845
@sadampatto5845 5 жыл бұрын
Allah yarxamaku dhaman intii dhinaty😢😢😢😢
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 жыл бұрын
Amiin aabo muj Yusuf ciise Talaabo iyo tii kaleba
@abdixaabsade7603
@abdixaabsade7603 5 жыл бұрын
Maxamed xaashi diiriye lixlie alle haku naxaristo awoowe
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 3 жыл бұрын
Amiin
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Masha laaah alah ha u naxariosto cabdilaahi askar iyo dhmaaan intii dalka xoraysay masha alaaah
@abdiqanihussien2814
@abdiqanihussien2814 6 жыл бұрын
Wllhy c/laahi Askar nin hadal yaqaan ayuu ahaaa lkn xaqii somaliland uu ku lahaa muu helin isaga iyo rag badan oo kale
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Halganki wuxuu geli doonna Taarikhda ku timmid isbedelka siyasaadeed ee ku timmid geeska africa. Halgan I wuxuu dabadda ku hayaa khalad siyaseedki dhacey 26 June 1960. Ilaahay ha naxaristo Inti dhimatey .
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Taarikhdi jeelka lagaga jebiyey Abdillahi askar iyo filmiki u dawaneyey habeenka lagagga jebiyey jeelka. The wild peace The great escape. Waa taarikhi adag.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
cabdilahi askar adeero i love you you are hero of somaliland noolow ilahay baa kaasna garta idin qadi dooona wax walabana wa qadar ilahay waa laguu itixmaayay waxa ku soo maray dadkagan inaad wado u furto ayuu ilaahay doonayay geesiyadii kula soo baxayna walahay i love them they are my hero inti shiiday iyo inta noolaba waaa guulsidayaal geesiyala oo sharaf wayn ku leh dadkooda iyo dalkooda tariikhada xusi doonta ubadkoodna waa in la ixtiramo hada waynade waa in halkay mudan yihin la dhiga waa iany noqdan madaxda wadanka adan saleeban cawed ma gubte gabadh yar buu ifka uga tegay waa in la ixtiramaa snm dhashoodana waxan kula talin laha inay madaxwaynaha u tartamaan ok
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
SUMXAANALAAH walee soomaali isku madhatay ee ILAAHAW inta kale kala qabooji dhagari ma fiicna
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto muj ku dhimatay ee snm inta Noola Allah hawga daba naxariisto
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Ай бұрын
Ha iloobin TAARIIKH
@ahmednuur8716
@ahmednuur8716 5 жыл бұрын
Mujahid cabdilahi askar guul
@hafanzabdilahi1846
@hafanzabdilahi1846 6 жыл бұрын
Ilahey haku naxiirstu janatul firdawsa ha ku geyo geesi
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
hafanz Abdilahi wlo ninkaan hadlaaya miyuu dhintay
@khalilomar3962
@khalilomar3962 5 жыл бұрын
Maanta nabad baanu joognaa in badana wey shahiiday waayo waxay ahaayeen dad lagu soo doontay dhulkoogii, hantidoodii iyo caruurtoodii.
@abdirahmansanyare4966
@abdirahmansanyare4966 4 жыл бұрын
fariid weeye wlahi askar muxuu idhi hadaan wax sheegi lahaa 1000 waa la layn lahaa lkn go aan baan qaatay oo ah gaani inaan adiga ku dilaan rabaa si uu kaligay u dilo lkn hadaladii uu iga rabay waan diiday inaan sheegay
@cawildirir2131
@cawildirir2131 6 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay alle cimriga hakuu dheereeyo
@AxmedMaxamuudXasanXoog
@AxmedMaxamuudXasanXoog 4 жыл бұрын
Dadka rer isaaq waxa fiican somalidu inay raali gelin iyo garawshoyo magba lasiiyo
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Koodbuur ilaahay ha naxaristo. Alla maxaa ummadda ku jira geesi somaliland ku jira
@muxamedibraahimaadan418
@muxamedibraahimaadan418 4 жыл бұрын
Waayihii adkaa waxa ka dambeeyey maalmo wacan mansha allaah
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Жыл бұрын
Taasaan been ahayn ✌️
@yusufabdi6816
@yusufabdi6816 5 жыл бұрын
Guulihi somalilaand mashaalah mujahidintiina ala ha uu naxariisto
@rossrays695
@rossrays695 6 жыл бұрын
😣😭😭😭❤❤❤❤❤❤ thank you adeeeerayal snm inta dhimatay na allah yaa raxmo aniga snm labtay iga taaala insha Allah dalkii markan wax ka qabaynayo snm nafada reerkoda ku tala jiraa Allah ha ii garab galee I love you adeerayal dhaman tiiin
@mmmmxmf9960
@mmmmxmf9960 6 жыл бұрын
Biixi xaaji xasan Alle naxariistii jano haka waraabiyo iyo dhamaan mujaahidiintii.
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 4 жыл бұрын
illaah haku geeyo janadii fardoosa aamiin
@rational_ilamos758
@rational_ilamos758 7 жыл бұрын
Geesiyaal weyi isaaq inay somalia ka gostan ma rabno waa ragii ethiopia duqeyay ilahay hanoo soo celiyo 😢😢
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
bily bily Aamiin Aamiin wlo qaali sidoo kle
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 жыл бұрын
Wll masoo noqonayno idinka ilaahay haydin dhiso oo ha idin caawiyo nabadna ha idin siiyo amiin
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Abdihakim Hassan waar inkaasi Abdihakiim hassan Mohammed miyaa ??? TaNya hahah
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 5 жыл бұрын
wll so noqon mayne niyad samaantu ma xumee aynu isku so ducaynoo
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
So noqon mayno zxp ee wanu idin dhisayna wa hadad idinku xasid nimada iska daysan walala yal
@canababdi6783
@canababdi6783 Жыл бұрын
Waa koodbuur oo leeh cabdilaii askaak muujaahiid allee goodkaaa haakuuu nuuur geeesi ayuuu ahaaajee
@cabdiraxmanbare3958
@cabdiraxmanbare3958 7 жыл бұрын
snm waxay ahaayeen mucjiso
@farxaanadan6303
@farxaanadan6303 6 жыл бұрын
Illahow u naxariiso askar
@mohameddonzaa8614
@mohameddonzaa8614 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso intii dhimatey ee xaqu dirirka aheyd
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 3 жыл бұрын
Bal ragaasi sey isugu dhimanayeen arka umadii sidaa ahayd maanta kuwo aad u lita ayaa kala diley
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 6 жыл бұрын
😢😢😠😢😢 ufff FAQASH SOMALILAND💪💪❤💪💪
@munahashi551
@munahashi551 5 жыл бұрын
Nuha Mohammed ufuf xaara maajo walga tage toos
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Nuha Mohammed Gus aya lagagu garaaci dhiloooy
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Illaahow unaxariiso
@mohamedhussein7559
@mohamedhussein7559 7 жыл бұрын
ilahaye haw naxariisto dhaman mujaahidinti odhan
@masnaabdisamed5317
@masnaabdisamed5317 4 жыл бұрын
geesi soomaliyed allah keep you
@nasiraxmed6201
@nasiraxmed6201 5 жыл бұрын
Walahay wan qiroday waxa dhib losomaray jiritanka somaalind hadaba waxa layable kuwa Caare labaxay ee waliba shegta wayo arga tasa murugole
@hamzaqurbaawi1985
@hamzaqurbaawi1985 6 жыл бұрын
Best mition of a world
@abdisanqadhwayne8583
@abdisanqadhwayne8583 6 жыл бұрын
snm guuuull, koodbuur ilahy qabriga kuu nuuro
@ahmedbarud5650
@ahmedbarud5650 5 жыл бұрын
guushii snm mahlsha allha alayalehe waaa guuul iyo badh hadayna znm inoobixin walahi inana jirten manta Somaliland waaa ilaahay mahadi manata oo nabad lagu noolyahay ilaahow nuugusi wad aaamiin aaamiin
@deeqaaden1228
@deeqaaden1228 6 жыл бұрын
Anigu wan yaara lakiin wan maglaay sheekoyinka inaagu. Dhacaay waanxasuusta daadki.waweeyna wadaanaxsan Allhaabdu llilaa intii inaagadhiimataay alla haa.uraxaaristo caadowgeenaana. Haajaaban.
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Raggii u soo badheedhay ee taariikhdiisa iyo noloshiisa lahaa ayuu intuu kani dafiro uu isa siinayaa geesinimada
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 4 жыл бұрын
Meeshaan Waxaan ka faaideey filim great sscape
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Iyo the wild geese
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Lipax dulmi ma ogalado geesiyal SNM tarikhda idin xusaysa ila yawmu dinka ilahay ha idin naxaristo
@keysa9579
@keysa9579 4 жыл бұрын
I feel sorry for them.
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Maaal nin rageed iga dheh msha alaaah ragii raga ahaaa madhay
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
Ray Farah, operation kan ma ahayn Burco ee waxay ahayd xerada Birjeex ee Hargeisa markii lagala so baxay C / askar .
@sharmarke1010
@sharmarke1010 4 жыл бұрын
May odhanin burcuu ahaa !!! Waad khalad fahantaye waxuu/waxay tidhi hawlgalkan iyo kii burco jeelkeeda Lagu jabiyay waxay ahaayeen halwagalada milatari we Africa ka dhacay kuwa ugu khatarsan !!!
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Allah yaa raxmaa
@sanaagbeeyoltd6282
@sanaagbeeyoltd6282 6 жыл бұрын
Allaahu Akbar SNM
@geelleguure8978
@geelleguure8978 4 жыл бұрын
Intii innaga dhimatay Allaha u naxariisto Khasaarena intaa Allaha inoogu ekeeyo. Soomaali isma dhaanto, khalad khalad ku sax ayaan xal moodnaa Tii hore tagtaye tan maant aan innagu leenahay maxaan lu jaynaa? Wayba ka darantahay xagga musuqmaaauqa, eexda, qaraabakiilka. Xagga waxqabadka aad ayey uga liidataa dhankasta.
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 6 жыл бұрын
Labada flim waa the great escape waa filin aad u macaan oo true story ah lkn k kle maan fahmin
@qaalihussein1135
@qaalihussein1135 6 жыл бұрын
The wild Geese
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Filinka labaad waa the wild geese waa filin mcn
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Taarikhdu iyada isqorta. Taarikhdi ururki snm waxaa loo bahan yahay in sii weyne loo qoro. Ragga inti dhimatey ilaahay ha naxaristo. Ibrahim koodbuur waxaa aanu isku soo gaadhey intermediate broading school Adadley
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 6 жыл бұрын
Geesiyaal alla yacisik snm tariikhda baal dahabaa ayay kaga jirtaa somalilnd teelo loma dhigan cadawagii arxanka daraa cadaabta gala
@adalealale5192
@adalealale5192 6 жыл бұрын
somalilndrs dhaba GEESI GEESI DHALAY
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Maloosh buu ahaa ninka Dilay Ninkii dilay Muj Biixi X.Xasan
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Iyo ina carab labada nin baa dilay ragaba badankodaba
@abdirisakali7792
@abdirisakali7792 4 жыл бұрын
Mar kaliya ma ay xusin Ibraahim Koodbuur oo ninkii Operationka dhan waday ahaa, ninkana lasoo baxay
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Sowka yidhi ibrahimba I qaaday ,habar kugu dhac
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@aliabdule8387 kada
@user-dm6us9ql5g
@user-dm6us9ql5g 2 ай бұрын
Sxb ninkaas abdulahi askar afkisa waxuu ka ilaalinaaye ibrahim goodbuur 😂😂😂😂😂 isaaq mujaahid eh waa 2 nin sida raga u dagaalamay mid waa lixle midna waa ibrahim goodbuur
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 4 ай бұрын
1:01
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 6 жыл бұрын
may allah have mercy on them❤
@deeqaaden1228
@deeqaaden1228 6 жыл бұрын
Waan oyaay taalaay fagaash iinlaamaadhiyo weeye adeero alle Haakudaayo
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 3 жыл бұрын
Inaad farxad iyo gobanimo ku nolato ayay u dhinten wll tarikhdan iyo dhaman tarikhada mujahidinta so badho carurtada asxabta gadhsi oo wadankaga afka iyo qalinka iyo comment ba ku difac mujahidad bad sidada ku tahay
@shamaxlemaxamed7421
@shamaxlemaxamed7421 5 жыл бұрын
C/llhi khasaare ayuu u bixiyay axmed goodbuur sababtoo ah wuxu baaskoolad ula so baxay ninka badbaadiyay
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Rag wada dhashay oo dhiig wadaaga ayay ahaayeen Ragu waa is mandhaafa waana heshiiyaa 👍🏽 Labadooduba anagay noo halgameen mana Kala jeclin
@fosidhakhtar183
@fosidhakhtar183 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxaristo
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 жыл бұрын
Illahay unaxariistoo
@SacadAbdi-go9hq
@SacadAbdi-go9hq Жыл бұрын
2 da shihiid ale hawnaxariistee si siman haloo wadaxuso
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Arab laba,xiiniyoodle weeye c laahi cali askar
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 жыл бұрын
Arab muuhayn sacad muuse ayuu ahaa sxb abdilahi Ali askar kad moodayso wuu noolyahy waa nin Yar jaar baan nay sxb
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 6 жыл бұрын
abdirahman farah mu dhintay horta zhp
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
abdirahman farah sacad muuzaha mujaahid ka waa kee muuze biihi oo ahaa ragii dhuumay jiray kuna so biiray 1985
@user-ix2re6fw7u
@user-ix2re6fw7u 5 жыл бұрын
@@suhaibomar4287 Abdilahi Askar Waa sacad Muuse Rer Gadiid bro muuse biixi nin dhalin yar ah ayuu barigaas ahaaye taarikhda so baadh adoon sacad muuse wax ka sheegin
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
بوخليل الاسمراني imika sacad muuse waxba ka ma sheegin waayo isku jeegaan nahay Lkn waxan sheegay in muuse Biihi SNM ku biiray 1985
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
alle haw naxariisto dhamaan inta dhimatay
@abucubayr6069
@abucubayr6069 6 жыл бұрын
Dad allaw heesta uu maxamed mooge qaaadayo hordhaca magaceed aad baan ugu baahanyahay
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Abu Cubayr Geel jire
@maxmedcabdi7582
@maxmedcabdi7582 3 жыл бұрын
Heesta waxalayidhaa cabdiqaysba waydii
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Aadan Maal , wuu gaboobay adduunyoo !
@rossrays695
@rossrays695 6 жыл бұрын
snm snm snm snm😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘
@saabriincadeey3417
@saabriincadeey3417 4 жыл бұрын
cllaahi askar waan fahanay oo waa geesi lakin markie laqabanayay sidee lagu garay mida Somali ushega
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 5 жыл бұрын
Mujaahid allaystayoo dhulkii aaminaada iyo rasuulkii adaa ag tagay.
@mustafemohamed5733
@mustafemohamed5733 5 жыл бұрын
C.laahi Askar ninkaas uu mikrifoonka uga danbeeya wuxuu beendhoobdhooban ... C.laahi Askar wuxuu yidhi Ibraahin Koodbuur baa i qaaday ninkanina been waa magac doon Ninkani waxaan leeyahay raggii ibraahin koodbuur watay baad ka mid ahayde waxba kale ha dhoobdhoobin....
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kkkkkkk sidaad wax u fahantaa Ibrahim koodbur waxuu qaaday ina maalna waxu ku leeyahay waxanu aniyo tukri qaadnay biixi xaaji xasan miyaad walatay adeer
@adhalad6826
@adhalad6826 6 жыл бұрын
😢😢😢
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
Wallee waa yaab! Bal Muj Maal hadalkiisa iyo Abdullahi Askar isku eeg. Ibrahim Koodbur baa Abdullahi qaaday maal wuxu ku leeyahay marna banaanka joogay marna gudahaan galay oo soo qaaday askar
@selebanormann
@selebanormann Жыл бұрын
Mansha allaha
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Ha iloobin TAARIIQDA
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 жыл бұрын
Maxamuud buur faqashta ayuu u basaas I jirey tolkii hadifaacin adeer baad uaheyde
@rydarontheradar6560
@rydarontheradar6560 4 жыл бұрын
this is pretty cool
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Dadkii hore geesiyaal bay ahaayeen waxaa bedelay ciyaal yar yar oo saqaamiin ah, oo biiaa aqoon ah, oo qabyaalad caantayn ilaahay ku saliday.
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 Жыл бұрын
Ina kood buur Inu na raaco qorshaha kumanaan darsan kulahaa oo wuu nadadajiyey subxanallah ma ninka maskaxdii ka dambaysay ahaa operation ka
@NickelodeonKings
@NickelodeonKings 6 жыл бұрын
intii dhimatey allaha unaxariisto 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰 intanool waa in gaajo iyo darxumo dishey iyo inku Qaraabto ilaahey ha caafimaadiyo
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 20 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p2
25:14
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 197 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p3
21:53
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 86 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 534 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
谁能救救小宇宙?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:43
火影忍者一家
Рет қаралды 22 МЛН
POR QUEEE DIVERTIDA MENTE 2 !!! #SHORTS
0:15
Figuritalo
Рет қаралды 29 МЛН
КАРМА ПОРАЗИТ ЭТОГО ЧЕЛОВЕКА
0:41
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 4 МЛН