6 April Sannadkii 1983kii Maxaa Ka Dhacay Miiska Saraakiisha Hargeysa Warbixintan Kaga Bogo.

  Рет қаралды 96,191

SAHAN TV

SAHAN TV

2 жыл бұрын

6 April Sannadkii 1983kii Maxaa Ka Dhacay Miiska Saraakiisha Hargeysa Warbixintan Kaga Bogo.

Пікірлер: 81
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo mujahdinti dhimatay
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
ADEERO IBRAHIM KODBUUR ALLAH HA KU NAXARIISTO 🤲🏼🤲🏼
@nathra7351
@nathra7351 3 ай бұрын
Basaas baay ahaayeen gx afweyne laaluusho koodbuur Faqash buu ahaa xitaa gurman muu siinin wuxuu usoo gurman waayey lixle oo uu maqlaayey xabadaha madaafiicda cirkiyo dhulkuba gariireen ciidagalihii halkaa daganaa ayaa kusoo hogaamiyey faqashta koodbuuna meel udhow buu joogay waay is ogaayeen 3 saacadood iyo badh markuu maayd ahaa lixle ayuu koodbuur yimid laba killo miter ayuu ujirey waxwalba wuu maqlaayey saacadoo
@calicabdi6586
@calicabdi6586 Жыл бұрын
Adeero ibraahin kodbuur Allah ha ku naxariisto
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u 5 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Liiloowe
@Liiloowe 5 ай бұрын
XASUUQII INA GODANE UU KU LAAYEY AQOON YAHANKII HAWIYE MAXAAD UGA HADLI WEYSEEN? MASE TIINNA UUNBAA XASUUQ UTAQAAN? GOORMA AYAAD BIXINEYSAAN MAGDHAWGII HAWIYE ? DOQONTU WELIGEED QEYLO MA JOOJISO
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 ай бұрын
​@@Liiloowe Daarood baa xasuuqay haeiyebgoirmaad bixinaysas daaroodoow makta hawiye adigoo ah reeraha dadka xasuuqaybaad iska dhigaysaa hawiye cabanaya ku fahmay anagu ka noqotay lin hawiyena ka nool labadayaduba dowlado ayaanu nahay maanta murankan hadavsocdana guul buu ku dhamaan
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 16 күн бұрын
​@@Liiloowe waa argudasho an ugu talo galay faqash All Somali odhan ayaay ahayd
@libside6869
@libside6869 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Mujaahidintii Dalkan u soo Halgamay
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 2 жыл бұрын
Inta dhimatay allaah haw naxariisto inta noolna ee snm tii ah iyo somaali land oo dhan allaah ha xafido
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 10 ай бұрын
Ibrahim koodbuur allah hawnaxaristo waxuu ushaqeen jirey Ibrahim uunlaaye Allah hawnaxaristo
@siciidmuusemuusecade4725
@siciidmuusemuusecade4725 Жыл бұрын
mujaahid Cabdillaahi askar wuxu ahaa ninkii dagaalkii 1977-kii bilad geesidii dawladdii soomaaliya waxa koLo xusid mudan in uu hadana qaatay bilad Geesidii snm 1988
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Khasaar Ina askar laa soo baxdaan garxaajis soi dayay
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
Dulmi diidbay ahaayeen kibirbaa lagulaayay se shahiidbay ahaayeen Allah naxriistii jano hakawaraabiyo
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 5 ай бұрын
#SNM Jabahadihii la midka ahaa, #dalalkoodii & # dadkoodiiba horumar bey gaadhsiiyeen,, #SNM-na #afartameeyo sano ku dhawaad #Irbad dun mey gelin
@abdisemed6128
@abdisemed6128 5 ай бұрын
Hoyoda snm wastay
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
korlayn cabdilahi askar wuxuu ahaa kornayl aad u dhisan oo ilahay u dhameeyay wax kasta oo nin rag ah lagu amaani karo ilahay haw naxariiso
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Khasaar Ina askar dhadiga isaaq
@guledhamud1567
@guledhamud1567 3 ай бұрын
@@hassan-mp1pk ma aabahabu dilay agoonow wadiga ooyaye ka leexo mujaahidka hoyadadii ursasay wase
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 tiiba 2024 wali nala rabaa ragayagiu lagu ciijinaya xamar 😢
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 2 жыл бұрын
6 April Waa Maalintii SNM Lagu Dhawaaqay Ee Hawlgalkani Wuxuu Ahaa Galabnimadii 11/April/1983 Taliye Xigeenka Hawlgalkuna Wuxuu Ahaa Mujaahid Cabdisalaan Turki.!
@maxamedfaarax7623
@maxamedfaarax7623 8 ай бұрын
Wll Cabdiraxmaan ciid faarax buu aha taliye ku xigeenku Kood buur iyo ina ciid faarax ayaa watay hawlgalka
@Liiloowe
@Liiloowe 5 ай бұрын
XISAAB QALDAN AYAAD MEESHA KU HEYSAAN LAAKIIN XASUUQII INA GODANE IDIINMA MUUQDO?? XISAABI WEY DAMBEYSAA
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 2 ай бұрын
​@@Liiloowekkkkkkk alaylehe waan aarsaday kaad
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Dhadiga isaaq laa soo baxdaan khasaar ina askar
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
ILAHAY HA U NAXARIISTO MUJAAHIDIINTI DHIMATAY EE U SHIHIIDAY DALKA SOMALILAND. ILAHAY BAA MAHADLE NAGA KAXEEYEY FAQASHTII IYO SAAMAHEEDIIBA, HALKEY JOOGAAN ALLE HA KU GUBO AMIN.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 ай бұрын
Allow unaxaariiso dhamaantood mujaahidiintii
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 ай бұрын
Raggan Ragkamadanbayn kuwa maanta joganlayaabay
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 ай бұрын
Cismaan fitiig waa cismaan maxamuud mj Lakin asaga iyo askar kaacan bay wada ahaayeen waa niamankii inqilaabkii ciro fashiliyey 2 guuto ee fashilieyy iyagaa kala watay guutadii taagiyada 77 cismaan fitiig baa watay tolow hada ma nool yahay
@myway3801
@myway3801 2 жыл бұрын
Aamin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Garxaajis baa soo dayay dhadiga isaaq laa soo baxdaan ninkiin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Basaaskii sheegay waxa uu ahaa nin sacad muuse ah
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 3 ай бұрын
Koodbuur alaah hawnaxariistee mee qasaare allaah naarta haku fogeeyo libintaas ayuu qariyay lkn ciid iyo turkiba waa rag jira
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 5 ай бұрын
Ilahaye haa uu naxaristo dhamanto mujahidinti snm . Hadaba kuuwa xamar xiiso uu qabo adika iyo abdillahi askar waxba kuma kalaaduwaniid
@user-ez3de1gz9y
@user-ez3de1gz9y 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
الله يرحمه
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
daaquud siyaad allah ayaa jebiyay isaga iyo intii la midka ahayd
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 4 ай бұрын
Xuusuuq ba an buu ahaa
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 5 ай бұрын
Xidhka meydka kagamaad tagine MIISKA SALAAKIISHA qurac kasoo horjeeduu ku gur guurtay oo maalmo kadib lagahelay
@yusufabdi8747
@yusufabdi8747 4 ай бұрын
Faqash meel walba maydjedii ayaa LA dhigay
@user-dz2sp9ms9w
@user-dz2sp9ms9w 2 ай бұрын
Contra bandira
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
😰😰😰😰😰
@user-nu7mv3nn2t
@user-nu7mv3nn2t 5 ай бұрын
Alle hawo naxrsito dhamaanto
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Жыл бұрын
Cabdulaahi askar wuxuu ahaa dhagarqabe afwayne u shaqaynjiray dadkuu uu ku laayey mudug garaadu ku qaadatay isaga iyo dhagawayne cabdirixmaan tzanaia markaa intaana.shaaga
@farjiyofarxad337
@farjiyofarxad337 Жыл бұрын
Those are somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 5 ай бұрын
1:18 1:23
@nathra7351
@nathra7351 5 ай бұрын
Sarkaalkii labaxay cabdilaahi askar arabkii guusha ka geeystay yuusuf askari baa kujirey koodbuur. Savdmuuse iyo Arab baa la socdee waxba muu qaban kareen ibraahin kodbuir
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Makhnuudkii Ina askar laa soo baxdaan one person yuhuud habar awale kuu may jiriin basaasku waxa ahaa dhadiga isaaq
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Dhadiga isaaq soo daysataan makhnuudkaa Ina askar barooranyaa garxaajis soo daayay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Habar awale uu daa dhillo iyo makhnuud ragood loo soo dayay dofaarkaa Ina askar
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Dhimasho isku diyaariya waa shacabka somaliya aba burburiseen allaah ku jobiiyo snm all mujrim
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 5 ай бұрын
Snm malkoka iyo shraftoda cirdiikoka aye difacayeen taana diinta fasax daye xamar iyada oo II xakunta aya iska ceeliyaaye anika oo dowlaaad ah manta waa alxamdulilah ama turki haa soo kaxaustaan ama masar iyaka aya qaraan somaliland guuuul
@user-nl7qm7qh2b
@user-nl7qm7qh2b Ай бұрын
Ciilqabayaal
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Жыл бұрын
Allah janatul fardawsa ha ka wara biyo. Ayaan daradu waxay tahay doqonta nool ee maanta hadhsanaysa nimcadda way ilowday tariikhdii lo soo marey.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 5 ай бұрын
War naga aamus ragii oo dhan wuu madhay maxaa ku hadlaysaan ragiinii qaymaha lahaa meeh??
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 5 ай бұрын
Heelo Ducuf
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Snm xaqa somaliya meelku sheega 33 years allaah idila xiisaabtami doona qawana 🔵⚪️🔵🇸🇴🇸🇴♥️♥️🔵⚪️🔵
@Araweelo110
@Araweelo110 Жыл бұрын
Naa xaqu ma dumarkaaga oo la kufsanayo iska daawo baa? Mise waa ragaaga iyo caruurtaada oo la xasuuqayo daawo?
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan Жыл бұрын
Snm dad maha waa juhalo cuqdad badan
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
5 baaa habarjeclo ahaa manasheegano waa bilaadhiig nimada habarjeco
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Waa mujaahidiin ee habarjeclo haku soo koobin
@AmatuallahMohamed
@AmatuallahMohamed 6 ай бұрын
ABDILLAHI ASKAR pdf download free+IBRAHIM KOODBUUR by Abdirahman WARSAMA.
@djamasa5235
@djamasa5235 5 ай бұрын
Faahfaahi
@aminajama8534
@aminajama8534 4 ай бұрын
Tolaay faqash ayey leeyihiin dadka reer Somaliland ka mid ahi uqiiroonayaan tolaay tolaay tolaay cidhibtaa goday faqasheey I love Somaliland guuuuuuul guuuuuuul Somaliland insha alaahu
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 5 ай бұрын
Idoor waa#Ciilqabayaal aan weligood bogsaneyn
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 5 ай бұрын
Afsoomaaliga waxaa ku hadla India Bakistan Malaysia Uganda Spain Russia Yemen tigray Oromo Philippine China and Senegal Dowlad isma iidan arag
@abdilahicugul6855
@abdilahicugul6855 2 жыл бұрын
Fadlan iska saxa Taarikhdu waa 12 April 1983
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 5 ай бұрын
Fidnadii wixi umada galiyay. Ilaa iyo maanta somaali la baaba day ayey mujaahid dhahaayaan walibagaala eyka dambeysay. Midnool iyo mid dhintayba dhamaan waa reer naareed
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 5 ай бұрын
futadaada naar galaysa tuugyeey ooy wakuwii idin baabiye ila manta 2024 qoxoonti iyo qarax ugu dhamaaten 😂😂 iyo al shabaab waliba waa geesiyo anaga 33 years no horseeday nabad iyo barwaaqo dawladnimo ❤somaliland ah faqash cabado isaaq ba akhiro iyo aduunba idinka qayilisiiyay
@hassanomar8696
@hassanomar8696 5 ай бұрын
Waar kan xun ee Siyaad Barre u barooranaya miyaad dhirbaaxdaan ama aad was--n.
@user-mc7ef3ij2p
@user-mc7ef3ij2p 5 ай бұрын
Waxaa fiican in qofka masuulka ah UU ilaahay iyo umadiisa UU ka xishoodo meesha hada beenta UU sheegayo aniga ayaa ka ahaa taliye guuto siduu sheegayo waxba uma dhicin balse qoladan reer waqooyi waxay shacabka ka gadaan inay yihiin mujahidiin ugu danbeyntii wax ka jiraa majirin
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 5 ай бұрын
kula yaabi mayo hadad ka shaqayiinaysay waa ragii dirac iyo googarad ku xidhe ka eryaday dalkooda kola iska ooy snm way guulaysay faqash iyo somalia 🇸🇴 way kabisay ila manta 2024 baad baabasantiin munafaqiinyeyw
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 5 ай бұрын
Ma yahaaburay ahaayeen lafta geela iyo lafta xooluhu maysku midbaa dhacdadu way dhacday lafahan waa xarunta lafaha geela laqalo
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 5 ай бұрын
Yaahuu
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 5 ай бұрын
#Beenaalayaal Baa tihiin
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 5 ай бұрын
Wax mujaahid la dhaha maahe hala xishoodo
@abdirahmanmire7402
@abdirahmanmire7402 5 ай бұрын
Beenbadanaa
@user-ez3de1gz9y
@user-ez3de1gz9y 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p2
25:14
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 199 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Daawo Muj: C/llaahi Askar Barkhad iyo Dhacdadii BIRJEEX
24:23
Googoos Media Production
Рет қаралды 367 М.
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 2,8 М.
Dilkii In ka Badan 80 Sarkaal & Qaybtii 2-aad + Ninkii kalidii ka Badbaaday
20:13
Dhamays Media Production
Рет қаралды 27 М.
Mujaahid Askr qaybtiisii 5aad  iyo siduu ku soo gaadhay SNM
21:30