DAAWO WADAN LAATIINKA KA TIRSAN O TAHRIBAYAASHA SOMALIDA KU QASBAYO SHARCIGA WADANKAAS IYO SABABTA..

  Рет қаралды 33,502

Midnimo Tv

Midnimo Tv

Жыл бұрын

DAAWO WADAN LAATIINKA KA TIRSAN O TAHRIBAYAASHA SOMALIDA KU QASBAYO SHARCIGA WADANKAAS IYO SABABTA..

Пікірлер: 123
@luqmaanwarsame6699
@luqmaanwarsame6699 Жыл бұрын
Sxp aniga taladaada waan qaatay costa rica ayaan iska dhiibay insha allah 3 bil kadib ganacsi ayaan ka furi raba walaalaya iigu soo duceeya in ilaahay khayar iiga dhigo
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
Macquul
@luqmaanwarsame6699
@luqmaanwarsame6699 Жыл бұрын
Haa waa macquul bro
@mohamoudabdi6210
@mohamoudabdi6210 Жыл бұрын
Hello walaal, ma kula soo xidhiidhi karaa?! Aad baan kuugu baahanahay.
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
Wlll waxan kaa codsanaya sida aan ku iman karo ano costa rica anoo jooga somali iyo qarashka ku baxaya mhdsnid
@salebancumar6837
@salebancumar6837 Жыл бұрын
Sxb isoo qabo anigaa usoo socd
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Жыл бұрын
Yarkaan waa legend wlhi inoo badi waa waayo arag oo inaba aan caadi aheyn guuleyso sxb
@Mudane.
@Mudane. Жыл бұрын
Mahadsanid wll Midnimo Tv
@mahamedsaladmahamed3021
@mahamedsaladmahamed3021 Жыл бұрын
Inoo sobado south Africa ayn jogaa wan igu jira tahripka America inaha allah
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
Sxb ma gashay
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 4 ай бұрын
Masha Allah ❣️🙏 keep going my brother
@subeeryuusuf5003
@subeeryuusuf5003 Жыл бұрын
Zxp bal Ka soo hadal iyadoo faahfaahsan sida lgu tagi karo Iyo basaboorka loo bahan yahay iyo shurudaha ay kaa raban Zxp soo hadal thanks
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Latin america meel dad loo diro maahine dadka ha waalina oo ka jòoga dhaha. Bismillah.
@maxameddeqsi4059
@maxameddeqsi4059 Жыл бұрын
Qaybaha oo dhan markan dawadey wllhy waxas dhan in ani somarey umaleyi runtii wax badn kaa faaidey mar walba dhalinta somliyed waxey ubahanyihin adi ookale ajar iyo xasanad alle haka siyo
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 8 ай бұрын
Maasha allaah warbixin fican ayuu bixiyay
@bukhaariabdiaziz4879
@bukhaariabdiaziz4879 Жыл бұрын
Zxbow Qabiir wacane noo soo fadhisi nin yahow 3wek madan nooso dhigin plz noosogudbi
@mohamedshafie8486
@mohamedshafie8486 Жыл бұрын
Xage ayaan kala so xariri kara walal suala ayaan uu bahanahay
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 Жыл бұрын
Cost Rica madoow waa leeyahay, Waxaay dagan yihiin gobol dhan oo madoow ah. Meesha aay dagan yihiin waxaa la yiraahdaa Limon
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Жыл бұрын
Adiga miya joogo
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 11 ай бұрын
meel aan kaala soo xiriiro iisheeg
@yuuyuu4325
@yuuyuu4325 3 ай бұрын
8:01
@Alkhayr_media
@Alkhayr_media Жыл бұрын
Walaal waxaad kasoo warantaa marka aad maraykanka aad iska dhiibto waxaad ku dacwoonayso si aan lagu soo celin
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@mohamedshafie8486
@mohamedshafie8486 Жыл бұрын
Asc
@najmaabdi2631
@najmaabdi2631 Жыл бұрын
passport itobiya kawar wllo
@ahmedhuss6596
@ahmedhuss6596 Жыл бұрын
Mexico malagu tagi karaa sxp pasport jabutiyan
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
Visa haddaad haysato
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Polandese ma tahriibaan brother
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@mrTFG2011
@mrTFG2011 Ай бұрын
East Europe waa gaajo kuligood waana tahribaan Polish ayaa ugu badan North America ayeey iska dibaan
@daacadhaashi8792
@daacadhaashi8792 Жыл бұрын
wasaxtahay
@ahmedhuss6596
@ahmedhuss6596 Жыл бұрын
Ninkas gmailkiisa noso gudbih
@abukarahmed743
@abukarahmed743 Жыл бұрын
Asc walaalkey waan ku salamay Sharci yurub ah anigoo heesto hadii Brazil diyaarad kaga dago faraheega mareekanka ma iiga horeeyaan
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Ma passport kii waynaa baad haysataa? mise kii yaraa?
@sadiyoabdullahi5076
@sadiyoabdullahi5076 Жыл бұрын
@@GuledAar kan weyn qofki heesto faro miya laga qaada walal
@abdirahmanadem8870
@abdirahmanadem8870 Жыл бұрын
Sidee bolivia ku tagtay aduu
@SG-GALLARY
@SG-GALLARY Жыл бұрын
Brazil Kawran zxb shaqo fiican Malaga helayaa Fadlan kazoo warama fursadaheeda 🇧🇷🇧🇷🇧🇷👆
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@abdirahmanabdirashid9407
@abdirahmanabdirashid9407 Жыл бұрын
$700 lagu shaqyaa bishii
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
@@abdirahmanabdirashid9407 $300 waaye
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 Жыл бұрын
@@abdirahmanabdirashid9407 shaqadu maxay tahay lkn ustad brazil iyagiibaa isku dul qatane
@duceysane4283
@duceysane4283 Жыл бұрын
@@abdirahmanabdirashid9407 sxp prazil majogtaa xog baan kaa rabee
@samatarismail1718
@samatarismail1718 Жыл бұрын
Maraykan hada sharci ka waydo mad canada 🇨🇦 gali karin
@mohamedismali7287
@mohamedismali7287 Жыл бұрын
Vic president costa rica Baclak woman
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@abukarahmed743
@abukarahmed743 Жыл бұрын
Surinam visa heeda hadaa waayo kuwee kale aan kadagi karaa sharci yurub anigoo wato si hadhoow faraheega iiga soo bixin marekanka
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Жыл бұрын
Europe fro haday kaa yaalaan , maraykan Kama soo baxayaan
@luqmaanwarsame6699
@luqmaanwarsame6699 Жыл бұрын
Sxp aniga ayaa hadda iska dhiibi rabo insha allah costa rica
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
Sxb
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
Ma Isla aadnaa nio
@luqmaanwarsame6699
@luqmaanwarsame6699 Жыл бұрын
Xagee joogta bro
@maxamedmoha2740
@maxamedmoha2740 Жыл бұрын
Sxp ninkaan group talegram ayaa jira oo tahrib coomunity ku qoranyahay marka meeshaas nookeen meeshaasaa loogu baahanyahay
@saacidhilaalaweis1246
@saacidhilaalaweis1246 Жыл бұрын
Saxiib wan u bahnay groukas lkn ima soo baxayo
@osmanr3523
@osmanr3523 Жыл бұрын
Tahriib community? Laxawla wala quwata ilaa bilah😂😂
@mohaazajr
@mohaazajr Жыл бұрын
Group ka maku jirta adi
@maxamedmoha2740
@maxamedmoha2740 Жыл бұрын
@@mohaazajr haaaa pro
@maxamedmoha2740
@maxamedmoha2740 Жыл бұрын
@@saacidhilaalaweis1246 sxp link ga inaa hesho waaye markaasaa soo gali kartaa
@jamalabdi9905
@jamalabdi9905 Жыл бұрын
Visa Colombia aya helay wll faraha in laiga qaado aya ka baqaya qof war kahayo mise talo iga siin karo majirta wa wareeray
@jamaal4805
@jamaal4805 Жыл бұрын
Sxb Mexico Faro la Iskaga qaada Colombia cadi wye Lkn see visaha ku heshay
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Жыл бұрын
Sxb waa la is dhacaa ee is ilaali
@MAANKAAL
@MAANKAAL Жыл бұрын
walaal alle ha idin karameeyo ka wran walaal haiti hadii la maro
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
Wadan cawaan ah weeeye Iska ilaali
@basteysharma9381
@basteysharma9381 Жыл бұрын
Costa rica sharcigeeda 8sanado ayaa lagu qaata cetizenka 4sano deganaanshaha ama permanent residency marka sharcigaan aad sheegeyso waa kee sxb ee costa rica bil gudaheed ama 1 sano kugu siineeyso iga so jwb fadlan commentiga ama meel kaala so xeriiro isheek thanks.
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@khalidi_yasin
@khalidi_yasin Жыл бұрын
Walh wa sax
@sadiyoabdullahi5076
@sadiyoabdullahi5076 Жыл бұрын
@@Abdinurdayax waan ku saaray
@luqmaanwarsame6699
@luqmaanwarsame6699 Жыл бұрын
Sxp sharica costa rica dag dag ayaa lagu qaatasanad ayee bixiyaan marka hore kadib laba sano marki aad sadax sano joogtid dagnaansho rasmi ah ayee ku siinayaan hadii aad ka soo jeedid somalia iyo wadamada kle ee dagaalk ka socdo 7 sano waa dhalashada , aniga ayaa hadda wadada ku jiro in aan iska sii dhiibo rabo insha allah
@fathihassan1632
@fathihassan1632 Жыл бұрын
Wll side ku tagtay cosrica Ina imada rabay
@Ciize34
@Ciize34 Жыл бұрын
Wll qofkii Turkey 🇹🇷 joogo oo deganaasho heesto kasoo hadal plz
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@alma12cado12
@alma12cado12 Жыл бұрын
Se lo hela visa cost rica adon tahribyn
@ahmett5979
@ahmett5979 Жыл бұрын
Zxb waxaa ku waydianaya hada costarica ma o galyihiin in wadonkooda laga shaqaysto
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@mohamedismali7287
@mohamedismali7287 Жыл бұрын
Vic president costa rica Baclak women
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 Жыл бұрын
War booda riiko baa fiican dad ka booda riiko badan kood waxay galaan mareykan ka cadaan kii baa soo dhaafay oo degey booda riiko oo iska ah baad off maraykan oo markaad dhowr sano joogtit waxaa geli kartaa mareykan
@shaficimire3969
@shaficimire3969 Жыл бұрын
Sxb hadaa iska dhiibo brazil o lacag ka shaqeysto mareenkaga ma aadi karaa mise faraha brazil aya sameyn igi yelanaayo mahadsanidin
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@ahmedhuss6596
@ahmedhuss6596 Жыл бұрын
Passport jabutiyan kasoo jawab intee ku tagi karaah
@abdirahmanabdullahiyusuf8692
@abdirahmanabdullahiyusuf8692 Жыл бұрын
Sxb bahalkaas wadamo badan oo latin america ah baa xitaa ku tagi kartaaye sidee u heshay sxb luuqa igala soo hadal xog yar baan ka rabaaye
@AhmedIbrahim-hd9fs
@AhmedIbrahim-hd9fs Жыл бұрын
War khadakaa tariibta usa yaa hayaa wan ku taljiraa lakiin wadadii ban lahahay
@cabadallahahmad7442
@cabadallahahmad7442 Жыл бұрын
Waar jeelka maraykan kasoo waran intii aad joogtay
@fartaabd2551
@fartaabd2551 2 ай бұрын
😂😂😂
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Nin baqolay marti mel lafarisiyay qari basaborka kijabuti qaDo dadbadan baa udagal galinay sida elatare dhaqle imarad iyo ardAy sacudi oon kenay hargeysa
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
war adinka yaa idinku yiri Dad ka Mad Madow uun kuli waa African?
@cshdd2669
@cshdd2669 Жыл бұрын
Walaal waxaad kasoo warantaan wadan kasta sida looga qaato warqada 15 dayska ah
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@mranito07oscar5
@mranito07oscar5 Жыл бұрын
@@Abdinurdayax War Adiga Naga Lexo Rag Socdo Ayad Waxan Faido lehen Ladaba Tagan Tahay
@shariifahmed3276
@shariifahmed3276 Жыл бұрын
Costa Rica waa America adiga wadan ayaad ka dhigitey
@Alhamdulilah28
@Alhamdulilah28 Жыл бұрын
costa Rica waa wadan huno
@garaadabdirahman5105
@garaadabdirahman5105 Жыл бұрын
Waar bal wadanka Chile 🇨🇱 Ayaan vissa ka helee bal kwrama mukhalisiin mka helayaa mida kalle somali hore ma tagtay
@anasibrahim5278
@anasibrahim5278 Жыл бұрын
Zxp sido Kle aniga waan kuula jiraa xageyn kaala Soo xariiraa
@ahmedsolutions9033
@ahmedsolutions9033 Жыл бұрын
@@anasibrahim5278 Sxb Contact kaaga ii reeb
@garaadabdirahman5105
@garaadabdirahman5105 Жыл бұрын
@@anasibrahim5278 number kaga iireb waxan waxan joga somaliland
@jamaaljamo4106
@jamaaljamo4106 Жыл бұрын
Garaad Zhb Arinkaaga soo kalaan U baahanee Sidaa kula soo xidhiidhi karaa
@garaadabdirahman5105
@garaadabdirahman5105 Жыл бұрын
@@jamaaljamo4106 numberkaga iireb
@sharmarkeelmi4930
@sharmarkeelmi4930 Жыл бұрын
Hhu7 AAAE
@najmaabdi2631
@najmaabdi2631 Жыл бұрын
passport itobiya kawar wllo
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
Ma heystaa bayo
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 47 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 405
WARAYSI GAAR AH ABDI DHAANTO MARKHAATIGA-NOOL ( TAHRIIB US )
20:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...
21:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 358 М.
INTADAN TAHRIBIN KA HOR MAXAA U BAHANTAHAY PART 1
12:02
Abdihakim Arji
Рет қаралды 41 М.
Somalida ka Tahriibta Brazil ilaa iyo USA with SolaPortal
34:20
Sola Portal
Рет қаралды 14 М.
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 174 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 5 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 8 МЛН