Daawo waraysi aan idiinka soo diyaarinay sheekh maxamed haybe

  Рет қаралды 7,480

Wajaalenews

Wajaalenews

10 жыл бұрын

halkan ka daawo waraysi aan idiinka soo diyaarinay sheekh maxamed haybe oo lagu dhaawacay magalada hargaysa isaga oo khudbad akhriyaya
waxan idiin soo diyaariyay Eng Abdiqadir Abdirahman Habane

Пікірлер: 27
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 16 сағат бұрын
مشاءالله تبارك الله
@cawaalexuseen-kw7pj
@cawaalexuseen-kw7pj Жыл бұрын
Sh.maxamed haybe alle ha barakeeyo Wariyuhu waligii meel wax lagu baranayo muu taginbn is leeyahay qaab su'aaleed xumaa wuxu
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Walalayaal culimada hala ilaliyo wayo qofki diinta eebe aan waxba ka aqoona ha barto diinta anigu sheekh waan jecelahay
@chamzudiinmoaraaleh4830
@chamzudiinmoaraaleh4830 5 жыл бұрын
Macha Allah Illahay Haka jaza id ziyoo Shekh Mohed Haybe Blse waxn ka codsanayna inu imado Borma masjidka ged gopleh
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385 3 жыл бұрын
Manshaallah Alle haku xifdiyo ah Maxamed haybe
@ahmedjama9022
@ahmedjama9022 5 жыл бұрын
Wariye su'aalaha iska hagaaji waad badhaacinaysaaye
@Maaman86
@Maaman86 5 жыл бұрын
Waxan dhaqan xuma sheekha wax waydinaya wlahi ,,, Culimadu dhaxalki anbiyada ayay sidan ixtiramka ugu mudana iyaga leh ...
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385 3 жыл бұрын
Fadlan baro anshaxa saxaafada wiilkaaga yari
@khadarabdi1675
@khadarabdi1675 5 жыл бұрын
محمد السيد المرسلين رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤ ❤ ❤
@user-le6op2hl9x
@user-le6op2hl9x 8 ай бұрын
Xaqiiq wan ogaa maalinkaa sheekha la dhaawacay
@mohamedismaciil5838
@mohamedismaciil5838 4 жыл бұрын
Manshallh
@mawlidclahi2860
@mawlidclahi2860 6 жыл бұрын
War waxan uskakahi muxuu ahaa wariyana maahane shitt
@ibnuxuseen6307
@ibnuxuseen6307 4 жыл бұрын
Kani suxufi maaha xaqiiqatan
@alleyaqaanofficialchannel8983
@alleyaqaanofficialchannel8983 5 жыл бұрын
Wuxuu u waraysanayaa sidii maxbuuskii ninku muxuu ahaa!
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 4 жыл бұрын
waxan modayay in sheekhu jeel ku jiro siduu u waraysanayo darteed.
@abdibaasit7592
@abdibaasit7592 2 жыл бұрын
fadlan walaalka wariyaha ah waxan usheegi lahaa barro suluuka loola hadlo culimada . aad ayay uyuu uliita sidad wax uwaydiinaysa.
@axmedxaashi8225
@axmedxaashi8225 3 жыл бұрын
Su aal xumada Shekha kalatag
@user-qj6eu8dw7v
@user-qj6eu8dw7v 5 ай бұрын
War nio xamaraan kan wariyaha sheikh su aal xumada ka daa
@farduus8081
@farduus8081 Жыл бұрын
War daqooniima ku haysaa sheeka Kala tag doqonimada
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 3 ай бұрын
sheekha maxaa lagu dhaawacay oo loo dilay ma danbi buu galay sheekhan waa culimadii asalka ahayd subxanaaalah ilaahow kaas aduunka ku ciqaab
@mukhtarjaamac608
@mukhtarjaamac608 3 жыл бұрын
Kani waraysanaya ayaaba iska awr ahaana dadka wax caadiya ayaa lawaydiiyaa niyaw waar wuxu muxuu haa
@cawaalexuseen-kw7pj
@cawaalexuseen-kw7pj Жыл бұрын
Kan waraysiga kaa qaadayaa waa suufibaan is leeyahay
@axmedxaashi8225
@axmedxaashi8225 3 жыл бұрын
Waxay warihayan Asaasaqii
@khadarbile9210
@khadarbile9210 6 жыл бұрын
kkkk wariye jaahil murakab noocan oo muudhanbaa suxufi sheeganaya.
@craxmanshaxmed9524
@craxmanshaxmed9524 5 жыл бұрын
Wariye maaha waa ciyaala suuq
@abdirahmanmohamed5100
@abdirahmanmohamed5100 3 жыл бұрын
waar wxni sheekha san uu u warausanya wa mxy Aygan 😡😡😡😡😡😡😡🤬🤬🤬🤬🤬
QURAANKA KA DHIGO WEHEL|| SH.MAXAMED HAYBE
8:53
Suna Media
Рет қаралды 1,9 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 103 МЛН
Sh. khaashici qiso layaab leh
2:02
BARRO OFFICIAL
Рет қаралды 13 М.
SHEEKH MAXAMED HAYBE ||RAADKA AY MACAASIDU LEEDAHAY
23:22
ZAAD MEDIA
Рет қаралды 3,1 М.
Qiso Murugo Badan  Al-istiqaama (Toosnida)  Iyo Midhaha Laga Helo - Qaybta 47Aad || Sh Maxamed Haybe
9:26
Masjidka Jamicu Nasrudin || مسجد جامع نصرالدين
Рет қаралды 7 М.
200 Oo  Salaadood Qofka  Illaaaliya Waxaa Uu  Helayaa.....? || Sh Maxamed Haybe
12:00
Masjidka Jamicu Nasrudin || مسجد جامع نصرالدين
Рет қаралды 15 М.
WACDIGI KHAYRYADA 1AAD || SH.MAXAMED HAYBE
20:23
Suna Media
Рет қаралды 1,6 М.