Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya, xiisadda Puntland iyo Federaalka | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 49,164

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya, Puntland oo kalsoonida kala noqotay xildhibaanada ku matala federaalka, Wafdi ka socda Soomaaliya oo ku sugan Washington, Imaaraadka oo ay kusoo rogmadeen daadad dhimasho iyo burbur sababay iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:08 Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya
04:28 Xiisadda Puntland iyo dowladda federaalka
10:40 Imaaraadka oo ay kusoo rogmadeen daadad
13:17 QM oo sheegtay in macaluul ay ka jirto Marinka Gaza
17:15 Wafdi ka socda Soomaaliya oo ku sugan Washington
23:34 Senate-ka oo diiday xil ka qaadista Mayorkas
26:18 Arday la barayo sida loo sameeyey hilib macmal ah
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 45
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 ай бұрын
Xasan markuu xilka qabto. Dagaal beeleed soo noqnoqda🎉🎉ufiirso🎉
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Emarat carabtu dhibkii aykusameeyeen ummadaha Islaamka gooray noqotaba waa helidoonaa inshaa ALLAH
@cmoha990
@cmoha990 2 ай бұрын
Xil madhibahan waa mid an goan Laheyn sabab lkn ma waxu modaa in dorahsa xigta saciid so xalanaayo insha Allah TaaS wey dhamatay shacabka ayaana wax so doranaa Somali guul iyo nabad alle ha siiyo aamin yaa Allah 🤲🤲
@user-bn4ht3dp9u
@user-bn4ht3dp9u 2 ай бұрын
Al Maha Allaah
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 2 ай бұрын
Maha allaah
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 ай бұрын
👋 Weriye Iimaan &Siciid Waayeel.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
Wariye Sare Falastin Axmad Imaan Horay U Soco
@xusencusman7219
@xusencusman7219 2 ай бұрын
Allah somaalia nabadeedii iyo haybadii aan lahayn
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 ай бұрын
Madaxweynihii hore ee soomaaliya xasan sheekh.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 ай бұрын
👋 Weriye Farjar.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaashey falstin ahmed iimaan❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Imaaraadka ala ha rogo musiibo darana ala haku rido,waayo maanta dawladaha muslimiinta oo dhan dhib aan imaaraadka ahayn kama jiro ,caro ilaahay baa ku dhacday imaaraatka inaha allah
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq Ай бұрын
Walee taas wa runtaa,
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
Falastin golah amanka xumin buxda ka noqoneso insha Allah manta❤🇵🇸Hambalyo leyahy walalah falastin somaliya siyaa siyin walan lahay sixun ha udhintane
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d 2 ай бұрын
Asc walaalaha sare guul wacan soomaaliyaa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤
@maxamedcumar5699
@maxamedcumar5699 2 ай бұрын
Wariye dhax dhaxada gesi c/ casis barow
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 2 ай бұрын
😊
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 ай бұрын
HAA LAAKIIN QABIIL MA KEENIN XILDHIBAANADA PUNTLAN EE WSXAA KEENEY DENI WUUNA DHIHI KARAA IMA METELAAN MACDAMAA EYSAN QAAB QABIIL KU IMAAN
@user-dh2jl1mn9k
@user-dh2jl1mn9k 2 ай бұрын
Masuul-kaan ( Said aad wareysiga ka qabateen inuu saxo-saxdaan oraahda ayaa muhiib ah. Waxuu yiri shirkaan waxaa joogey 3 saddex wasiir maaliyadeed oo ka socda 3 saddex wadan oo Somalia.
@user-qh2wk5mg9q
@user-qh2wk5mg9q 2 ай бұрын
Waxas Shivrayahow heesa
@AliTeela-ej5rp
@AliTeela-ej5rp 2 ай бұрын
Waxay la mid noqonayan kuwa waqoyiga somaliya loo magacabo
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 2 ай бұрын
Majeerteen haybadii iyo sharaftii lagu yaqaanay waxaa tirtiray deni iyagaana uga raali ah hadii kale wey iska qaban lahaayeen
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 ай бұрын
100% ayaan uga raali nahey inuu sumcad iyo sharaf noo kordhiyo mooyee wax uu naga nusqaaminayo ma jirto
@mohameda7585
@mohameda7585 2 ай бұрын
Dani waa ninka somaliya kudhisantahay, shalay awood maroorsiga iyo 2 sano kudarsiga joojiyey, maantana awood kororsi iyo one man one vote aan suurta gal ahayn gacanta qaban doona, joojiyey kala goynta dalka iyo in somaligalbeed ladhaho Somali sax ah ma ahayn, oo xuduud beenaadka mid rasmi ah laga dhigayo ayada oo darood nacayb iyo goaadeenka alkaas degan yeysan somalia kacodeyn
@HusseinAhmed-gv9jy
@HusseinAhmed-gv9jy 2 ай бұрын
1
@akhalif579
@akhalif579 Ай бұрын
Daanyeerka celibkiisa mala deeynaya isna, mareykanku se maa daayo barbecue ga iyo bergurg ka. Waaba adoonsi cusub hh.
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 2 ай бұрын
WARIYE SARE FALASTIIN AXMED IIMAAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 ай бұрын
Dawlada puntland ila Ay Aragto Reysalwasaare iyaka Deegaankooda kaso Jeeda Ma dhamaanayo khilaafka iyaka iyo Dawlada fadaraalka Labada madaxweynana wey isfahamsan Yihiin sheekada Dastuur iyo waxani waa Boodh isku QariN mar ksta Oo Reer puntlnd kursigaas iska dhex Arki waayaana wuu Yimaadaa khilaafku Mrksta Darajada ugu sareysa Matallaada Beesha Daarood Ama madaxweyne Ha Noqoto Amase Reysalwasaare Reer puntlnd uma Ogolla tolkooda kle iney La wadaagaaN kursigaas
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
Rewasaare kursiga lugu la fadhiyo ma matalo dadka uu ka soo jeedo waa nin loo taliyo xassan sheekh jeebka ku watey oo aan goaan gaari Karin puntland ha ku qararin
@ahmedgory2147
@ahmedgory2147 2 ай бұрын
Voa somali staf r belong to saeed Dani VOA Somali staff hired by saeed Dani
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Laaluush ayuu kuyimiday ninkani
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
idaacada VOA iyo wariye somali aan dhex ahayn gabalkiisii waa dhacaye bacaacda yareeysta cidba idin ma dhagaysayo lamana daawado VOA IYO BBC toona caalamka warka iyo dhacdooyinka dhacaya meelkasta waa yaalaa 5 minutes ka dib goormaa laga tagay afsomali wariye qaxooti ah BBC IYO VOA ka hadla oo dhinac ka raran
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 2 ай бұрын
❤ascfo
@SurprisedBarn-pz3ct
@SurprisedBarn-pz3ct 2 ай бұрын
Dani somali uma bahno wayo wa daneste😂
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 ай бұрын
Somalida saxda ah Deni baa metela msrka maseyda somalia laga reebo
@moolcaliyow
@moolcaliyow 2 ай бұрын
Been baa la isu sheegaya. Qof kasta oo Soomaali ah oo aad ku tiraahdo Puntland ayaa sidaan tiri oo SAMEYSAY, waxay kugu jawaabayaan Puntland waa dad la QUUDIYO haday GOONI isu BUURAAN maxay GOOSANAYAAN oo ay la tegayaan. FAANKOODA uunbaa laga RAYSANAYAAYE. Somaliland EEGA dheh hadii ay RABAAN halka ay ahaan doonaan 34-ta SANO ee soo socota. SANADJA 2058!!
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 ай бұрын
Beenloow puntland kuma ictiraafsana hanagu sooqon 😊
@hassan6692
@hassan6692 2 ай бұрын
Madaxweynihii hore xassan sheekh weli madaxweyne soomaaliya buu isu haystaa?😂😂😂 Wax walba waxaa kaaga filan fashilka shirkii maamul goboleedyada uu isugu yeeray isagoo iska dhigaya madaxweyne soomaaliya iyo warqadii uu yiri itoobiyaanku ha kaga baxeen Garoowe ee qashinka lagu daray.😂😂😂😂😂😂😂
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 2 ай бұрын
Qorshihii soomaali lagu baabi'iyey sidii loogu talo galay ayuu u socdaa
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 2 ай бұрын
Been lo baa tahay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Puuqland maad nagadaysaan warkeeda.
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
Puntland idma rabto warkiina ma ey ku faleysaa
@cmoha990
@cmoha990 2 ай бұрын
Xil madhibahan waa mid an goan Laheyn sabab lkn ma waxu modaa in dorahsa xigta saciid so xalanaayo insha Allah TaaS wey dhamatay shacabka ayaana wax so doranaa Somali guul iyo nabad alle ha siiyo aamin yaa Allah 🤲🤲
@user-fs3iv4rv9e
@user-fs3iv4rv9e 2 ай бұрын
Umalayn maayo in ay dhacayso wax aan dadku raali kawada ahayn
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 15 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 19 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 14 МЛН
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Stocat
Рет қаралды 38 МЛН
Intee le egtahay awoodda Turkey ee dhinaca badda?
6:09
VOA Somali
Рет қаралды 459 М.
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 346 М.
Салам алейкум
0:57
Ислам Итляшев
Рет қаралды 6 МЛН
Sion princess funny Donut Challenge
0:38
SION /紫音
Рет қаралды 10 МЛН
Who will eat Nutella? 🥳 Challenge #shorts
0:18
Balashik show
Рет қаралды 13 МЛН
НУ И ВЕТРИЩЕ (@lacie_hendrix - TikTok)
0:17
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 3,4 МЛН