Ruto oo ka laabtay qorshe caro dhaliyey, Puntland oo qabatay hogaamiye burcad-badeed | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 38,711

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Ruto oo ka laabtay qorshihii canshuur kordhinta, Puntland oo sheegtay in ay qabatay hogaamiye burcad-badeed, QM oo sheegtay in Israel ay xadgudub gashay, Joe Biden oo sharci siinaya nus milyan qof, Putin iyo Kim Jong Un oo heshiis kala saxiixday iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:10 Puntland ‘oo qabatay’ hogaamiye burcad-badeed
02:35 QM oo sheegtay in Israel ay xadgudub gashay
04:19 Markab ay weerareen Xuutiyiinta oo quusay
06:05 Ruto oo ka laabtay qorshihii canshuur kordhinta
12:36 Joe Biden oo sharci siinaya nus milyan qof
16:26 Putin iyo Kim Jong Un oo heshiis kala saxiixday
22:03 Wareysiga Ifraax ee tacaddiyada haweenka
25:43 Loolanka Biden iyo Trump ee codka madowga
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 13
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 күн бұрын
Mahadsant VOA ISRAAIL ALLAHA JIBIYO AMIIIIN
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 7 күн бұрын
Allahu akbar❤
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 7 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 7 күн бұрын
Allahu akbar
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 7 күн бұрын
Good news lackta halaga so celiyo waa in lacktaas bangaladhis loo celiyaah
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 7 күн бұрын
😊
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 7 күн бұрын
Sxb sheekadda xisbulaah aniga ma Aamin sani ; drone aaa Israël ugashay sawiro soo qaadatay 😅 sxb drone ta waxaa ku filan drone Jamming bas
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 7 күн бұрын
Somalida Waxay Ushaqeyan Ajanibta Hada Maxa Laga Soo Qabtay Nimankan Oo Ku Jiro La Dagalanka Xalufinta Bada Somalia 🇸🇴 Inta La Soo Qabanayo Waxa Fican In La Qabto Marakintan Xalufineyso Bada Oo Sharciga Qimaha Aad ka Ulito Lasiyy 😢 Ama An Sharci Loo Jarin
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 күн бұрын
Hungurigan hunguri malaayiin lacag ah martay uma ekee see cml
@seed3966
@seed3966 7 күн бұрын
Kkkk israaeel xadgudubyada eey geeeysatey yaa xisaabi gara iska aamusa dulli yaad tihiinee dheh UN 🦂🦂🦟🦟
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 7 күн бұрын
Waar ma ameerica ayaa kacabsoonaysaan baldaya ninkan gaajada kamuuqata
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 7 күн бұрын
Waar nimanka lacagta intaa leeg qaatay miyaanay taliyayaasha waxba u dhiibin waa sobobta loo qabtay haday wax yar iska bixin lahaayeen lama soo qabteene 😂😂 mida kale maxaa dhigay Somalia iyagoo waxaasoo lacaga qaatay waa nacasnimo 😂😂😂😂
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 7 күн бұрын
Beenaale ameericanka ushaqeeya ayaatahay
Kim Jong un drives Putin during state visit to North Korea
1:39
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 4,6 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,6 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 35 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 6 МЛН
Biki Mpuuga byazaako mu kalulu ka 2026? | Sanyuka Uganda Eyenkya
21:01
Sanyuka Television
Рет қаралды 713
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 77 М.
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
0:19
Kate Brush
Рет қаралды 7 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 14 МЛН
Ақтөре неге студияға келді😳 Бір Болайық! 25.06.24
27:05
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 246 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
0:11
AngLova
Рет қаралды 7 МЛН
🍁 СЭР ДА СЭР
0:11
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 9 МЛН