Dahab Marina Beach Estate||Xaafada ugu casrisan geeska Africa||Mogadishu||2022

  Рет қаралды 89,010

REAL SOMALI ENGINEER

REAL SOMALI ENGINEER

2 жыл бұрын

#DahabMarinaBeachEstate#Xaafadcasriah#Mogadishu#2022
Dahabshiil Group iyo Marina Beach Estate ayaa ku dhawaaqay dhismaha shirkada cusub oo lagu magacaabo Dahab Marina Beach Estate LTD, taasi oo hirgelin doont mashruuc dhul baxaad ballaarn loogu dhisayo guryo saaran xeebta Muqdisho.
War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareen Dahabshiil Group iyo Marin Beach Estate ayaa waxaa lagu sheegay in Dahab Marina Beach Estate ay noqon doontaa hormuudka degaanada Geeska Afrika ugu horeeya xagga Booska iyo Bilicda.
Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in Daahfurka iyo bilaabidda dhismaha ay dhici doonaan December 2021, dhismaha mashruucana uu bilaabmi doono ugu danbeyn rubuca labaad ee 2022 ama ka hor.
Dahabshiil Group iyo Marina Beach Estate waxa ay ku faraxsan yihiin baahinta heshiis laba geesood ah oo ku dhisan istiraatijiyad mustaqbalka fog ah, kaas oo ay ku abuurayaan shirkad wadaag ah oo lagu magacaabo Dahab Marina Beach Estate LTD.
Shirkaddan ayaa ka shaqayn doonta hirgelinta mashruuca Dahab Marina Beach Estate, oo dhul dhan 1,000,000 SQM looga dhisayo guryo xeebta saaran, oo in ka yar 5km u jira bartamaha magaalada Muqdisho.
Dahab Marina Beach Estate waxa ay noqon doontaa hormuudka degaanada Geeska Afrika ugu horeeya xagga Booska iyo Bilicda, lehna wadooyin ku teedsan badda oo dhererkoodu gaarayo 2km, kana kooban degaan casri ah, goobo ganacsi, madadaalo, caafimaad, waxbarasho iyo adeegyo kale oo badan.
Naqshadaynta iyo maalgelinta mashruucan waxa iska leh Dahabshiil Real Estate Company iyo injineero caalami ah oo ay Dahabshiil is-bahaysi leeyihiin, kuwaas oo alifay soona dhisay qaab dhismeedyo casri ah oo ku yaal meelo badan oo aduunka ka mid ah.
Daahfurka iyo bilaabidda dhismaha wadooyinka waxa ay dhici doonaan December 2021, dhismaha mashruucana waxa uu bilaaban doonaa ugu danbeyn rubuca labaad ee 2022 ama ka hor.
3D School Walkthrough|| Video Animation|| 2022
👉 • 3D School Walkthrough|...
Office Interior Design:
👉 • Office Interior Design...
Modern Residential Building Apartment
👉 • Modern Design||Residen...
Dhismaha Ugu Dheer Somalia:
👉 • Dhismaha Ugu Dheer Som...
Taaj Mall:
👉 • Taaj Mall | Dhismo Mal...
What is Civil Engineering? Waa maxay kulliyada Dhismaha?
👉 • What is Civil Engineer...
Qeybaha hoos imaada Civil Engineering:
👉 • Qeybaha hoos imaada Ci...
Noqo Civil Engineer Guuleysta!!!
👉 • Noqo Civil Engineer Gu...
Cashar ku saabsan Cement/Shamiito
👉 • Cashar ku saabsan Ceme...
Cashar ku saabsan Aggregate/Jaayga
👉 • Cashar ku saabsan Aggr...
🔥 Subscribe Saar Channel-ka: kzfaq.info/love/F8k...
💬 Wixi talo ama suaal ah qeybta hoos ee comment iga noogu reeb fadlan.

Пікірлер: 165
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb Жыл бұрын
Go my country this is how u dream and let ur dream come reality big things r coming for somalis inshallah u have been patient for 30 years Allah is looking our way now let's sees this moment and build our home land to something we can all be proud of
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Somalidu intay turkey iyo niorobi ay maal galinayaan wadankiina hooyo dhista dad badan oo lacag leh ayaa jiraa oo somalida kunool africada
@wardhaglowstar9986
@wardhaglowstar9986 2 жыл бұрын
ada wa dad ka dilayaye adi marka dhafto ayaa la dhisi
@SiciidQaran
@SiciidQaran 2 жыл бұрын
Turkey iyo Nairobi Nabad aya laga dhigay waa sababtaas sababta qariibka ah ee dalka lo malgalin la'yahay. nina maal gashan maayo meel reer yari dhahayo xamar unakaa leh. dadka muqdisho sheeganaya haba sheegtan ma xuma lakin horumarkodu wuxu ku jira xamar oo nabad hesha dalkana la dhiso iyaga faaiidada ugu badan helaya iyo dhashooda dambe somalina abaal bay ugu hayn lahayd midaas. balse ma fahamsana
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 2 жыл бұрын
Wa runtaa walal qaali. Mhdsnid
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 2 жыл бұрын
waasax mashaallaah wadankiina dhista
@mohamedhussein4124
@mohamedhussein4124 2 жыл бұрын
@@wardhaglowstar9986 baydhabo dhiso
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Dhalkeni qaasatan Muqdisho waa magaalo barwaaqo leh xeeb,,..... marka hdi ladhaho waan ladhisi in calamka kahelayan waa hubaa. Balse kowga xasilaad iyo cadaalad ayu dalalka iyo dadka ubahan yihiin kadib tilaab kle💙🇸🇴💯
@lulahmedjama5292
@lulahmedjama5292 2 жыл бұрын
make Somalia great again 🙏🙏❤
@Chocolatewoman394
@Chocolatewoman394 Жыл бұрын
Yasssss I wanna be part of this project this is beautiful 😻
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 жыл бұрын
Riyadaan allaha noo rumeeyo wadankeena allaha noo barakeeyo cadowgiisana allaha jabiyo yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeedna allaha kadhigo ummad muwaadiniin ah oo wadankooda jecel kana haro qabiil iyo qurunkiisa aan horumar iyo barwaaqo midna laheyn
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 2 жыл бұрын
Aamiin walaasheey
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 2 жыл бұрын
Guri ayaan ka iibsan doona halkan ... inshalah mar uun.
@els.m.7317
@els.m.7317 2 жыл бұрын
Dream...Big dreams!! InshaAllah
@blackpantherwnt
@blackpantherwnt 2 жыл бұрын
not dreams its real
@burhansalad1823
@burhansalad1823 2 жыл бұрын
Waxaan oo dhan waxa kahoreya amaan inlahelo iyo cadalad iyo sinan hadii lahelin sadax daas waqasaro mashrucaas sidhaan qabo 🏪⛳
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 жыл бұрын
Ummada soomaaliyeed allaha siiyo caqli iyo damiir ay dalkooda ku jeclaadaan kuna dhistaan adduunka Laguma arag ummad dhulkooda burbursan yahey oo dhaqaale ubaahan hadana dhaqaalahooda galinaayo wadan eysan laheyn waa soomaali
@ayaanshire6566
@ayaanshire6566 2 жыл бұрын
Wxa igu ciil badan somalida turkiga ka gadanayo dhulal
@peerlesscultivator6873
@peerlesscultivator6873 2 жыл бұрын
I pray Somalis prospers inshallah
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 жыл бұрын
Masha'allah go Somali.
@feysalali4898
@feysalali4898 2 жыл бұрын
Allow laga dabeyaa...Masha Allah.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@fayselhusseinmohammed7500
@fayselhusseinmohammed7500 2 жыл бұрын
Mashalh beautiful city
@MohammedAli-uy4ls
@MohammedAli-uy4ls 11 ай бұрын
Please Marka xaafad la dhisayo halagu talagalo Beero lagu Nasto ama Ciyaalku galabtoo ku soo Ciyaaraan ay ku Hawo qaataan, ama Jardiinoooyin la fafariisto . gardiinoo
@awilhassan6378
@awilhassan6378 9 ай бұрын
qorshe wngsn iyadaaba buuq laha dhigi donaaye 😂
@osmanbano8039
@osmanbano8039 2 жыл бұрын
اللهم توفيقك
@sahraabubaker1579
@sahraabubaker1579 2 жыл бұрын
Koley indhaha ayeey u roontahay xafadan riyo Mar uun ayeey rumobe 🤲🤔 I wish Muqdisho oo wadoyin waweyn iyo jirdiima lagu leyrsado oo free ah in aan arko malin uun I maha meyl eey fun ku qatan🙄🙄🤲🤲🤲🤲
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 Жыл бұрын
Ilaheyow run kadhig
@IbrahimMohamed-ix1ke
@IbrahimMohamed-ix1ke 8 ай бұрын
Masha allaah guul Somalia
@shadiyaabdulkerim5
@shadiyaabdulkerim5 2 жыл бұрын
Dhismihi ma la bilaabay , na update gareeya.
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 ай бұрын
Top The Future Golden Town in the Mugdisho Its very beutiful Somalia 🇸🇴
@faebalina7786
@faebalina7786 11 ай бұрын
This is easy for us Our country is rich enough ,warm enough ,beautiful enough Alhamdulilah The problem has been the culture for too long
@wll__majid6259
@wll__majid6259 Жыл бұрын
Somaliya hanolaato🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@scudoenergo3762
@scudoenergo3762 Жыл бұрын
Giowhar for Somali 🇸🇴🇮🇹
@Ubah14
@Ubah14 Жыл бұрын
Alla waan farxsana oo in ladhisay ayan uhaystay marhaday riyatahay sawirku nafmalahe alle riyadas hayno rumeeyo dadka gacnta kuhayna dacadnimo wadaniyad iyo balan qaadka kuwii kasoo baxa alle haka dhigi
@mohamedabdikadirabdi9890
@mohamedabdikadirabdi9890 2 жыл бұрын
Mogadishu will grow faster I am sure
@FuadMIssak
@FuadMIssak 2 жыл бұрын
Animation kan softeware kee ku samy say wll
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 ай бұрын
Somali gacanta is qabsada Guul somali.iyo somaliya 👍
@shantagees9425
@shantagees9425 2 жыл бұрын
Guryahaan waxa ila moodaa inay aad u badanyihiin oo ay dad badanoo kiraysta helayn maadaama ay luxury u egyihiin… also, Waxan wali fahmi la’ahay, Xamar 10 sano way koraysay walina Curuba Hotel iyo magaadii hore, Jubba hotel, wasaarada masliyadds, Savoy center kuli waa burbursan yihiin ma iyaga dib loo dhiso
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 2 жыл бұрын
Meeshaan waa private waxaa sheegeysana waa hanti dowladeed.
@shantagees9425
@shantagees9425 2 жыл бұрын
@@robleyusuf2566 Waa ogahay, su'aashu shaqo kuma laha comentiga hore.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 2 жыл бұрын
@@shantagees9425 meeshaadaa taagan tahay
@shantagees9425
@shantagees9425 2 жыл бұрын
@@robleyusuf2566 Ma dood raadis baa tahay ? lol. Waxan ku iri su’aasha dambe iyo comment hore waa kala mid.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 2 жыл бұрын
@@shantagees9425 Curuubo waa hanti dowladeed mashruucaana waa private dadkaan maxaa ka galay Curuubo? Curuubo dowladee u taala inee dhisto ama ka gado shirkad private ah.
@cabdulcazizcali738
@cabdulcazizcali738 Жыл бұрын
Waxey u egtahay riyo dhalanteed ah,waase la arki doonaa.
@_araye1
@_araye1 2 жыл бұрын
Wali wax la bilaabaayo ma arko
@lima995
@lima995 2 жыл бұрын
Allow adaa weynoo waxid ah noo kas wadankeena inuu sidaan noqdo oo mashruucaan hirgalo bi idnilaah
@user-ug5jw2fd2r
@user-ug5jw2fd2r 2 жыл бұрын
GO SOMALIA🇸🇴❤️
@FirdausNur43
@FirdausNur43 2 жыл бұрын
Illahow ruun ka dhiig😭
@khalidyare1655
@khalidyare1655 2 ай бұрын
Maashalah walhi waan ka iibsNaya inahalah Taloow miyaa la bilaabay dhismaha?????
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 жыл бұрын
Xamar u guurayaa anigu
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
hobyo city is the next bing thing in somalia i here. ave heard of very very big plans. and also they are intenting to settle hundred of thousands of syrians and iraqis in this new city, the two most ingenious arab countries in the whole of middle east in terms of human resource
@abdiraxmaanmaxamuud3336
@abdiraxmaanmaxamuud3336 Жыл бұрын
Allow noo rumee
@user-zc1qn1ic6q
@user-zc1qn1ic6q Жыл бұрын
Hada ma dhisama ku socoda ilen 2023 la maray
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Hadii Somalia Peninsula Lawadadhiso Meelwalba ay Isir Somali Deganyihiin, Umadda iyo Dalka wuu qaboobilahaa laakin dabadeenaa la isku uriyay iyo inaad Dabacararno waxaan Waxba noodheefeyn!
@BestcloserinLondon
@BestcloserinLondon 6 ай бұрын
update?
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 5 ай бұрын
Ilahow run ka dhig
@user-ww8tx1qu2u
@user-ww8tx1qu2u 3 ай бұрын
ما نبي كلام وين مكان بناء ووين علامه انه راح يبنونه
@kidsa-z9173
@kidsa-z9173 2 жыл бұрын
Very beautiful dream but needs a hard work to make it real. Soomaaliya ha noolaato
@ceo_reezmg4104
@ceo_reezmg4104 2 жыл бұрын
Is this real?
@maryancabdirisaaq288
@maryancabdirisaaq288 Жыл бұрын
Wll waa ku baryaa kusoco hor socodka aad kawadaan wadankeena si aan idinkaga daba dayano walaahi saa ugu farxay waligay somalia wax xun laga sheegayo manta farxada kawadaa
@Noadelmi
@Noadelmi Жыл бұрын
goormee la dhisaa waa nagu daaliseen
@nadaomar3168
@nadaomar3168 2 жыл бұрын
Ilaahow maa 2022 dhasho ayaa isdhahaa mrka arko mustaqlbka quruxda badan ee 20ka sono ee soosocda dalkeena usoo hiraaya si anoo 20 jir ah ugu baashaalo 😆 🤣 😂
@socrates9709
@socrates9709 2 жыл бұрын
Iney run tahy maogin lkn ilahy hanorumeyo
@caamircade4378
@caamircade4378 Жыл бұрын
Run waye
@Thewho444
@Thewho444 2 жыл бұрын
LooooL lacag baa ladhici
@maryancabdirisaaq288
@maryancabdirisaaq288 Жыл бұрын
Aboowe plz inaa kula hadlaa rabaa arimo ku saabsan War bixin hormarinta wadanka reply iiso gal meela kaala hadlo iiso sheeg
@user-zc1qn1ic6q
@user-zc1qn1ic6q Жыл бұрын
Hada miya la bilbaya
@foos81
@foos81 2 жыл бұрын
Asc asxaabta marina beach dubai baa jiro ma iyaga wato qorshaha waa guul in soomaaliya ay lanjaanqaado aduunka👍🇸🇴💙
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Mya waa Ganacsato somaliyeed
@daryeeltv9564
@daryeeltv9564 11 ай бұрын
Asc away walaal dhimahaan goormee noo dhiseesaan.
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Ilaa Hada wax bilowday malahan, intaas hormuud iyo daaru salaam ka daba orod mee ka thy
@dhagacadeaxmed7656
@dhagacadeaxmed7656 2 жыл бұрын
Lacagta dhan AB lee heestaan
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
@@dhagacadeaxmed7656 bro I don’t care about Qabiil I’m talking about company
@zaakofficial7790
@zaakofficial7790 2 жыл бұрын
Dahabshiil ayada Dahab tower ba maysan dhisine maxay waxa beenta dadka ugu soo bandhigayaan
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 2 жыл бұрын
Ma ila aragtay Somalidu waa sidaas xataa intay wax kuu xayeysiiyaan isagoo filin kartoona ayay wax cawlan hadana kuudhisi 😅😅😅 sanadka cusub ee 2022 ayaa la bilaabaya ayaa lalahaa hadana sanadku waa kalabadh 😅😅😅
@Masago2025
@Masago2025 2 жыл бұрын
@@mukhtarjibril4473 Dahab tower okt 2021 ilaa hada aan fee baxshaa walina lama bilaabin aa sheeko miyaa olyada hanagu kicina
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 2 жыл бұрын
Adiga maxa ka xanajiyay kolayba waxani maha mashruc ay dawladi dhisayso oo dhakhtar ama meel nafci kaso gadhayo maha, waa hanti shakhsi hadi ay dhisto labada melodba shirkada dahabshil uunba ka faaidaysa oo faidada leh wax kaso gadhaya ma jirto adiga dhib iyo dheefba marka iska naso abti
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
Somalidu aad bay ugu xun yihiin horumarka iyo mashaariicda, gacmahoodu aad bay u cuslaayeen waana beenaalayaal
@AhmedJey
@AhmedJey 2 жыл бұрын
after 200years sxb
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Somalia tabaqyo sidaas u dhaadheer uma baahna dhulkaa naga badan dadkana uma diyaaysana in eey ilaaliyaan hantidaas marka waa in marka hore guryo gaagaaban loo dhisaa mise ilaa iyo shandabaq meeshiiba guul iyo hormar somaliya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Addunka dhan wadooyinka la hordhisa intaan kuryaha la dhisin
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Wadankiina hooyo dhusta sharaf isaga ku leedihiin
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 Жыл бұрын
Ilaahow run ka dhig 😂
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 жыл бұрын
lcagtii lagu dhisi lahaa ayee dadka bixin la yihin. waxee rabayn iney dadka sii hor bixiyaan lacagyooda lagaa faaiidi lahaa
@tamiryare289
@tamiryare289 2 жыл бұрын
Waxa xafada leh oo dhisaya ninka reer somaliland ee dahab sheel
@najiibofficial1352
@najiibofficial1352 2 жыл бұрын
@@tamiryare289 dahabshiil nin mursade aa leh
@aisha665
@aisha665 2 жыл бұрын
@Ai Love QEYBTA XAMARA LAGA HADLAA ILEEN ISAAQ XAMAR WAX KAMA AHEE
@salmoahmed3288
@salmoahmed3288 2 жыл бұрын
@Ai Love hdesa faido ool qarashkan iskamusa galshen intuu tiisa kasoo tage naacda jooji sidi ilmaha uhadle qarax wax lisku caayo miyaa🙄😏
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 Жыл бұрын
Exactly 💯 Mashallah
@astahilyusuf4053
@astahilyusuf4053 2 жыл бұрын
Emaart iyo carab oo dhan anaga ka ciid iyo bada fiican hadii an dhulkeena dhisano nabada laga shaqeeyo oo sharciygu sareeyo cid nabad ni keenaysa ma jirto baalyada xalane no fadhidana laaga saaro safaaradafa ha dagaan maagaalda dhexdeeda intay xalane noo fadhiyaan nabad helimayno
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Kkk animation
@buraalemohamed6938
@buraalemohamed6938 2 жыл бұрын
lacag intee leeg ayey ku kacaysa dhimahan magaladan oo kale
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Qiimahiisa inoo sheega
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 2 жыл бұрын
Alx.dulilaah mashruucaan allready waa socdaa + mashruucii dahab tawer oo isna ah dhismo 25 dabaq ah kaasoo bartamaha magaalada laga wado waa xiisa leh in mashruucyadan aay kaalinta ugu leedahay dhabshiil group
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Wa en sewage lu sameya iyo gas’s iyo electric
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
This is not true
@fartundira415
@fartundira415 2 жыл бұрын
Dhulkaan cidaa abgaal aheen yee isku soo lug goin
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
🤦🏾‍♀️🤦🏾‍♀️🤦🏾‍♀️waqtigan iyo aqligan🤢
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 2 жыл бұрын
Abagaal cismaan miya ku bahaan wayaa boqoratyo dhul baraqwaa deganah jawhara balacad cadal shabeel ila jubba ila muduga
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 2 жыл бұрын
abagaal dadka uga hantida uga dadka badan
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
Prank waaye waxaan dadyahow. Meel aan nabad aheen cid hantideeda galineyso ma jirto. Ciyaal weero baa dadkii meel eey ka maraan waayay. Markaas baa lagu leyahay. Qof waalan miyaaa hantidiisa galinaayo meel aana nabad aheen
@kylehorn9933
@kylehorn9933 7 ай бұрын
Ciyaal weero iyo Hiraab see ka yeele
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 7 ай бұрын
Ciyaal weero kuli police meletry loo qoray ayaga amaanka muqdisho ka qeeb qadanaayo majirto xafad ciyaal weero eey joogan hada
@abdishakurali3826
@abdishakurali3826 2 жыл бұрын
Mala bilaabay mise wali waa rajo?
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 2 жыл бұрын
Wala bilaawata saxb
@allowaxmed94
@allowaxmed94 Жыл бұрын
Xafada aniga ayaa dagan waa xafada xaawo csir ee dagmada karan aaga keysaney
@user-tf6fs8wz8c
@user-tf6fs8wz8c 6 ай бұрын
Xaafadu xagee mareesaa ma socotaa dhaqdhaqaaq Maka muuqdaa
@user-tf6fs8wz8c
@user-tf6fs8wz8c 6 ай бұрын
Xaafadu xagee mareesaa ma socotaa dhaqdhaqaaq Maka muuqdaa
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 4 ай бұрын
Abgaalaa diiday in la dhiso😂😂😂😂
@LexlutherVII
@LexlutherVII 4 ай бұрын
somalida wax ma dhisaan ee wax bay burburiyaan waana beenaalayaal,
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 4 ай бұрын
@@LexlutherVII Muqdisho dhinaca Abgaal maahee inta kale dhismaa ka socda
@LexlutherVII
@LexlutherVII 4 ай бұрын
@@robleyusuf2566 dhinacee kale? tusaale i sii, 😅
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 4 ай бұрын
@@LexlutherVII koonfurta Muqdisho
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 Жыл бұрын
Hal milyan oo m2 muu dhahhay mise Anaa mooday 😂😂😂😂😂
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
INTAADAN GURI wadan shisheeshe aadan ka iibsan, 3 arin ka fkir oo is waydii?? 1-Wadankaan sharci degenaasho ah maku leeyahay ama visa ayaan ku joogaa? 2-Wadankaan maka helay oo ma rabaan inaan sii joogo 3-Lacagta aan guri ku iibsanaayo ganacsi maku furan karaa, gurigana galaad maka iibsan karaa? Waa Caqli Celin.
@yussufmohammed8361
@yussufmohammed8361 2 жыл бұрын
Warkan marunbaa?
@riyadmahrez5007
@riyadmahrez5007 2 жыл бұрын
Prank
@sjey8665
@sjey8665 2 жыл бұрын
Run waye kzfaq.info/get/bejne/obRznMiElradm5c.html
@sjey8665
@sjey8665 2 жыл бұрын
@@riyadmahrez5007 Run waye kzfaq.info/get/bejne/obRznMiElradm5c.html
@amadomar485
@amadomar485 2 жыл бұрын
Waxaan ka yabay somalida waxee swir aahan ku tusayaan kama dhabeyan tusale hada videoka aadbu u qurxbadanyhy hadan marki wxii ay bilaban sidaa ma noqonaya marka naka daaya beenta ama toos u qurxiya ama faraha ka qaada
@amadomar485
@amadomar485 2 жыл бұрын
@Ai Love ma adaa folxumo kadhigay laxey mise musibada ababusha😏😏
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
Somalidu aad bay ugu xun yihiin horumarka iyo mashaariicda, gacmahoodu aad bay u cuslaayeen waana beenaalayaal
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 жыл бұрын
SOAMLILAND KA DHISO NIO DULLIYOHOW
@halimahilowle7302
@halimahilowle7302 2 жыл бұрын
maa waxaad rabatah iin aad guuriyo dhisto qashiinkan bada kuu shubto cidi guuri dhisto waa iin eey macaan qashiin maldigiida keento marka hoore baa waad uur tahaan
@metoo2621
@metoo2621 2 жыл бұрын
Somali dhista loo bahan yahay ajanabi baa dhisaya
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 2 жыл бұрын
Qiiro jabaan loma bahna mxa macna ah oo ku jira hadi ajanib dhisto iyo hadi somali dhisto, muhimadu waa in dhismahanai hir galo oo uso jiidaya magalada muqdisho dalxisayal caalami ah, sida Tanzania iyo Madagascar oo kale oo xamar isku cimilo yihin
@yusufs4998
@yusufs4998 Жыл бұрын
Uunka le yaa kareebi Doonaa
@buraotogdheer8306
@buraotogdheer8306 Жыл бұрын
Hassn shikh needs a good advisor he needs to do the unexpected bold political move with bravery he should take a plane to Somaliland and say i apologise for the wrong doings of south Somalis toward the Somaliland people and i recognize Somaliland and say we've given your apology and recognition and i have to Somalis can be great as one and we both know I'll leave and come back to you after you done with your celebration as a recognize Somaliland then we'll have gentlemen agreement of sharing power 50/50 Somaliland would accept it and they will bring that missing puzzle to Somalia
@grigorig1055
@grigorig1055 2 жыл бұрын
Talk about putting the cart before the horse! There’s no freaking peace in Mogadishu. This is a ridiculous dream. No sane person will invest $150m to create such a massive project. Anyways, I’ll believe it when I see it.
@Businessflip
@Businessflip 2 жыл бұрын
I can't believe that dahabshiil is doing this to Berbera he needs to invest in Somaliland first then he can invest in other places it's a shame
@blackpantherwnt
@blackpantherwnt 2 жыл бұрын
@@Businessflip why invest in berbera? when you know there is no market there. Somalis from all over the world go to mogadishu the rich live in mogadishu
@zensei7479
@zensei7479 2 жыл бұрын
@@blackpantherwnt agree with the captial city mogadishu preference but I’m from SOMALILAND and I can definitely say that hargeisa berbera and boorama gets visited by the whole somalis around the world as well. I’m not biased her walaalo im just stating facts. More so I’ll actually do agree with u mogadishu is much better choice than berbera. Berbera just finished renovation process within the their airport and the new port (Dp world) started and is functioning at the moment and mashallah One ☝🏾 thing imma say I’m deeply proud to say our cities and our people are standing ten toes together and rebuilding our country back to its greatness inshallah inshallah
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 2 жыл бұрын
do you how dangerous is the west ? how many ppl are killed daily over there? and the whole world is still investing heavily...So don't be pessimistic. Don't see the security issue as stand alone one, job creation can reduce violence and rise the investment will of both the somalis and non somalis in the country. It can encourage more somali diaspora to go home for holiday instead of other countries which are not safer for them. And every cent spent in the country make jobs for the youth whom otherwise may end up in the hands of violence groups.
@musbaarKTBFFH
@musbaarKTBFFH 2 жыл бұрын
@@Businessflip what’s somaliland??
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 2 жыл бұрын
Lacagtan hal billion oo dollar baa ku baxayseh xagee ka keeneen lacagtan 😂 just joking
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
dabashiil oo kaliya 1.5B ku maalgalinysa sidoo kale mashruuc kan ka wayn ba hargysa ka socda oo ladhaho rugsan iyo argsan somalidu lacag waa haystaa siiba ku waqooyiga balse arinka kaliyee somalidu ka siman tahay waa inaanay wadaniyad lahayn waxaan aqaan gabadh somaliyed oo reer hargysa ah misana ah qofta ugu taajirsan Uganda mataqaano Somalia hal doller oo hantidaad ka midi somalia kama taal sidoo kale waxa jira nin asna ingiriiska ku leh hanti badan oo billionaire ah shirkadiisana world remit la dhaho inkastoo uu hadeer ku deeqay 500M kwrn ninka nus billion deeq ubixnayaa intuu haystaa
@maxamadowcadow2683
@maxamadowcadow2683 Жыл бұрын
Don't waste your time it's empty dreams as long somalia Don't have a powerful military forget this buddy
@jsanikdany3330
@jsanikdany3330 2 жыл бұрын
Unukaaleh moqdisho
@nasrabaxar4071
@nasrabaxar4071 2 жыл бұрын
Mahay idinkugu talahe dalijadid aya idin imaday
@mssnaima7913
@mssnaima7913 2 жыл бұрын
Hda mala dhiso yaa mise waa been
@realsomaliengineer
@realsomaliengineer 2 жыл бұрын
Walal waa la shaaciyey mashruucan xogtan waa in kooban oo baaritan aan kusoo ogaaday. In lawada dhiso doono iyo qeyb qeyb in loo dhiso doono waxaa go'aankeda leh shirkadaha ka masuul ka ah. Hadi been ey tahay waxee sumcad xumo u tahay 2 shirkad ee iclaamiyey inee iska kaashan doona maadama ey bulshada magac ey ku dhex leeyihin. Mahadsanid wlal
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
War nin yahow inta taariiq Aad sheegtayba waa expired hal dhagax xita la dhigin meel ilaa Hada
@halimahilowle7302
@halimahilowle7302 2 жыл бұрын
waxa maa dhisno ee waa balaan
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Waaa been qadaadweyn dadkay dhacaaanaaas
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
@@realsomaliengineer beenaaalee moqdisho is not safe place
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 жыл бұрын
Been badanaa
@firdowzx.maxmud8292
@firdowzx.maxmud8292 2 жыл бұрын
Inta kaliyo aan kudarsan lahaa waxay tahay “drop the English language instead use your own language.Wa maxay state in Somali? Via Somali language 💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 249 М.
Jasiira beach iyo Saxaraha muqdisho 🏖🇸🇴
11:20
Dhakhtarrr
Рет қаралды 179 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 38 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
DAHAB TOWER | Mogadishu's Iconic tower
7:41
Jimcaale Deals
Рет қаралды 101 М.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 173 М.
MUQDISHO | IYO MAALINTA JIMCAHA
9:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 217 М.
Muuqaal cajiiba oo ku tusaya Muqdisho aanad Hore u arag.
6:50
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН