Dajiya Hassan _ Qalbi Jabay 2022

  Рет қаралды 643,243

JABSHE PRO♪

JABSHE PRO♪

2 жыл бұрын

#dajiyahassan #jabshe #jabshepro
Subscribe to Get More Updates
/ @jabshepro
My Social Media Account!
KZfaq: Jabshe Pro
Facebook: Yaaska Cadde
Instagram: I am Jabshe
Tiktok: I am Jabshe
Thanks You For Watching!

Пікірлер: 348
@drsifrah8081
@drsifrah8081 Жыл бұрын
Qalfoof iyo waxaan ahay Qof qofkiisu ciilay😭 Intaan qalad soo bandhigo Intaan qarsadaa ka badan💔 Intaad qadaf igu sameysy Nafteyda intaan qasbaayey Qisada xanuunkiyo jacaylka Hadaan qoraal ku sameyn laa Dadkaaba qushuuci laaa🥺 Riyo iga qabyowday bn Weli rajo un ka qabaa Ilmada dartaa u qubay Hadii aad qiyaasi layd Qalbiga igama disheene Naf laga quustaan ahaye Maxan qaban karaa💔😥
@naciimo612
@naciimo612 Жыл бұрын
-
@ZahraYusuf-zs6dz
@ZahraYusuf-zs6dz Жыл бұрын
🥹💔❤️‍🩹
@cabdirixmangaadoco7568
@cabdirixmangaadoco7568 10 ай бұрын
😢
@munamadar9804
@munamadar9804 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ht8wk3pm1g
@user-ht8wk3pm1g 9 ай бұрын
Waararee🎉😢
@SimanQurux-po1nu
@SimanQurux-po1nu Ай бұрын
Qalbigi jaway baa yiri! Anigu dawac ban qabawaa qon iyo nabar ba iguyal qofkii dayi lahana mahelin 🥺😥💔. Qofkan kalgaceyl uqadhay qofkan dhortay oon ilobeyn aya kun yar iga daqaqay ano qalan yan hadhana qosol 😊 beena radhiyaa . Riyo iga qabyowdhay baan wali rayo on kaqawa. ilmadha an dharta uqubay hadhii at qiyasi lehet .qalbiga igamat dhishene Naflaga quustan ahayeeee . maxn maxn qawan kara😢💔
@xaawoabuukar3404
@xaawoabuukar3404 Жыл бұрын
Qalbigii jaway baa yiri hoo hoo anigu dhawac baan qawaye qun io nawar baa igu yaal qofkii dhayi lahaana ma helin 😭😭😭😥
@Saado11
@Saado11 5 ай бұрын
Isoo duceeya walalyaal😢 qalbigaa ixanuunayo wiil ayaa jeclahay umana shegankaro xanuun ayaa darenayaa💔😭😭😭😭🙏
@Jinzu_1kJ
@Jinzu_1kJ Ай бұрын
Warka isii mau shegaty 🥺🥺
@user-jz3kz3bf1t
@user-jz3kz3bf1t 14 күн бұрын
Sidookle ana illhy ha ii qaboojiyo😢
@user-ue3xm4xf7f
@user-ue3xm4xf7f Жыл бұрын
Haa wllhi sax😢💔🫵😭😭🥺☝️❤️‍🔥🖐
@maxamedaadan-nc1co
@maxamedaadan-nc1co Жыл бұрын
Qalbigi jabay baa yiri anigu dhaawac baan qabaa❤❤❤❤
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 10 ай бұрын
Wax walba waxaa ka macaan quranka
@MaxamedMaxamuud-zr7xl
@MaxamedMaxamuud-zr7xl 7 ай бұрын
Waa run 😢😢❤❤
@MaxamedMaxamuud-zr7xl
@MaxamedMaxamuud-zr7xl 7 ай бұрын
Waa run 😢😢❤❤
@MaxamedMaxamuud-zr7xl
@MaxamedMaxamuud-zr7xl 7 ай бұрын
Waa run 😢😢❤❤
@user-ws8kk9qx6r
@user-ws8kk9qx6r 4 ай бұрын
Waa run
@Amiiraboqorada
@Amiiraboqorada Ай бұрын
Wa rin laa kiin heesa waxa lays ku dhaafiyaa murugta 😢
@MaxamudAbdulaahi
@MaxamudAbdulaahi 4 ай бұрын
Aniga iyo jacayl wan isdaynay walahi Jacaylka xanunkisa moyaan macan kiisa mahelo .. jacaylki ugu horeray waxuu igalay 2014. Wana ku guldareystay wax bdn murugo iyo kalinimo waxan kujiraba . Hadana mar 2baad waxan isdhahay markale jcyl smeyso 2021 💔💔 wxn kala kulmy 💔💔🖤💔🖤
@Zuhuura-eh1qc
@Zuhuura-eh1qc 3 ай бұрын
Sorry bowe dadku marad jeclato ayeyba kugu diganayan😢
@ismahaanxasan3223
@ismahaanxasan3223 Ай бұрын
Xanuun walpo wa la maraa wllkeyka mcn kaaliga msoo marin xanuunkas qof qalbi jaban malahn waa wada jabsanhy allaha kuu qaboojiyo qalpika anika sidoo kle😢😊
@CUMARAweys-xs6fm
@CUMARAweys-xs6fm 2 ай бұрын
Xalay aya qalbiga lega dawacay 😢😢😢😢😢 2024
@hooyomshshtaq
@hooyomshshtaq 28 күн бұрын
Sorry 😢
@FarxiyoCabdi-gu9up
@FarxiyoCabdi-gu9up 6 күн бұрын
😂😂😂❤❤❤😅gfty in my ❤❤❤❤🥰🥲🥰🥰🥰🥰
@susucadeofficial12
@susucadeofficial12 2 ай бұрын
4 jun 2024🥺💔
@AbubakrMohame
@AbubakrMohame Ай бұрын
15 June 2024 😭💔🩹
@susucadeofficial12
@susucadeofficial12 Ай бұрын
😢💔​@@AbubakrMohame
@CafiifoCali-iu9ms
@CafiifoCali-iu9ms Ай бұрын
15 July 😢💔
@caynicabdi-qq3pi
@caynicabdi-qq3pi 26 күн бұрын
​@@AbubakrMohame manta😢
@FarxiyoCabdi-gu9up
@FarxiyoCabdi-gu9up 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 17 күн бұрын
Qolfoof iyo Waxaan Ahay💔 Qof Qofkiisu Ciilay💔 Intaan Qalad Soo Bandhigay💔 intaan Qarsadaa Ka Badan💔
@caaliyoBoolax-gu1tv
@caaliyoBoolax-gu1tv 11 ай бұрын
Aduunka waxaa ugu xanuun badan markaa qof jeclaato hadana aan lagula ogeen oona qofkii qofkale raaco naftu nafbey rabtaa naftiina nafkalee rabtaa taas ayaa iqabsatay ee iisoo duceeya😢😢😢
@caaliyoBoolax-gu1tv
@caaliyoBoolax-gu1tv 10 ай бұрын
Ale hanoo yareeyo aniga iyo adiga wali invitionka arooskiisa dalbdy
@user-qb3ev4qw4j
@user-qb3ev4qw4j 2 ай бұрын
Sheekada saan waaye jaceylbaa I adoonsadoo qofkaan u qabana I ogeyn awgii inta dhiba u maray uurka maxaan ka ilmeeye xanuun waaye qalbi jabka
@suleqoimanxusen93
@suleqoimanxusen93 Жыл бұрын
Qalbigi jabay baa yiri anigu dhaawac baan qabaa😂😂😂😂😂❤❤
@AishaAbas-sh4rx
@AishaAbas-sh4rx 8 ай бұрын
Yarabi qofwalba qofkiisa usahal annakane keenainu qabuji 😢
@NaimaMursal-fk8du
@NaimaMursal-fk8du 2 ай бұрын
Qofkaaan galgaceel u qadaaay 😭 Qofkaaan dartii udulobaaay 💔 Ayaaan qunyaar igaaaga dhaqaqay Anooo qalaaan baaa hdanah qosool beeena raaadiyaaa 💔😭
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 17 күн бұрын
Qalbigi Jabay Baa Yiri💔 Anigu Dhaawac Baan Qabaa💔 Qun iyo Nabar Beygu Yaal💔 Qofkii Dhayi Lahaa Maan Helin💔 Riyo Iga Qabyowday Baan💔 Wali Raja Ka Qabaa💔 ilmada Dartaa u Qubay💔 Hadii Aad Qiyaasi Leheed💔 Qalbiga igama Disheene💔 Naf Laga Quustay Aan Ahaye💔 Maxan qaban karaa?💔 Qolfoof iyo Waxaan Ahay Qof Qofkiisu Ciilay💔 Intaan Qalad Soo Bandhigay💔 intaan Qarsadaa Ka Badan💔 waa erayo qalbigeyga ka hadlaya😔 DHAAWACEYGU MAAHAN MID JACAY WAA MID UU II GEYSTAY QOFKI NOLOSHEYDA DHISI LAHAA😭😔💔
@xaawojaamac9578
@xaawojaamac9578 Жыл бұрын
Qolfoof iyo waxan ahy qof qofkisu cilay/28/6/2023💔😭😭
@abdullahimahat6045
@abdullahimahat6045 8 күн бұрын
Heestan anigu miyeey igusocotaa😢😢😢💔💔💔
@user-uk8yv7pm6t
@user-uk8yv7pm6t 4 ай бұрын
Qaltoot iyo. Waxaan ahay Qot qotkiisu. Ciilay😭😭😭 lntaan. Qalad soo. bandhigo lntaan. Qarsadaa. Ka badan💔💔❤❤😢
@cumarsomane3037
@cumarsomane3037 2 жыл бұрын
𝚆𝙻𝙻𝙷𝙸 𝙹𝙰𝙲𝙴𝙻 𝚆𝙰𝙰 𝙽𝙰𝙲𝙰𝚈😭😭😭😭💔💔💔💔💔😭
@salmoabdihakin1717
@salmoabdihakin1717 Жыл бұрын
Xa zorry aniga xataa waa nacay jacel 💔💔😭😭
@NasroAbdihodan-ex4qd
@NasroAbdihodan-ex4qd Жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪
@NajmaNuur-pd1ds
@NajmaNuur-pd1ds 2 ай бұрын
May 2024😭😭😭😭😭
@Sukeynasuuro
@Sukeynasuuro Ай бұрын
June 2024😭😭😭
@nawaalmuqtar7175
@nawaalmuqtar7175 20 күн бұрын
Jul 2024😢😭
@xawiwoibrahim6020
@xawiwoibrahim6020 Ай бұрын
😭😭jacelka ina sameyo nolsheda waan udiday
@user-ne7ex2ct4u
@user-ne7ex2ct4u Жыл бұрын
Heestan qalbi jaban udhageysana walhi markad qofka ad jeceshahy lagu didayo walhi wa dhibato ax ax 8:20 😓illahow amuraheyga sahal😢😭😭😭
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Dajiya xasan axyaa heea qiro ah best song 😢
@hanaadiabdi1065
@hanaadiabdi1065 2 жыл бұрын
Walhi heetan aad qaady aniga ba lee ku tl galy qofkee aan dadka oo dhan drtii ugu go ay ayaa i ka tgy
@dimplegirls158
@dimplegirls158 2 жыл бұрын
Ax ilahy qalbigagaa haa qaboow jiiyo wllo 😭😭😭😭😭😭😭
@jaylanixasan8903
@jaylanixasan8903 2 жыл бұрын
Wallhi s kle 😭😭😭😭😭😭😭
@salmoabdihakin1717
@salmoabdihakin1717 Жыл бұрын
Ax zorry pro 😭😭💔💔
@Deeq_Baari
@Deeq_Baari 3 ай бұрын
Srry srry waa iska xaal aduun 😢
@maidoibrahimsalad2740
@maidoibrahimsalad2740 Жыл бұрын
Qofkaan galgaceyl uqaaday Qofkaan dartii uluuday Ayaa qunyar dhaqaaqay Ano qalan baan hadanaa Qosol been raadiyaa🥺💔😭
@AbdifaaraxAdan
@AbdifaaraxAdan 2 ай бұрын
Wllhi waxan ahay qof qofkiisu ciilay wllhi iso duceya😢😢😢😢
@nimcaaadamibraaahimnimcaad4262
@nimcaaadamibraaahimnimcaad4262 Жыл бұрын
Ax sorry jecel majiro wllhi zeminkan 🤕😰😥😢😓😭😭💔💔
@MuxiyodiinKhadar
@MuxiyodiinKhadar 5 ай бұрын
Waxan xasuustay jeeckayyga Ilove
@user-xy7xx7gt5g
@user-xy7xx7gt5g 11 ай бұрын
Heestan sa u jeclahay le runti hestan qalbiga ka darema💔😢
@SabaaxIbraahim-mn2lf
@SabaaxIbraahim-mn2lf Ай бұрын
Wan kamarami jacelkan mudo deer nabnnbayi💔💔💔💔💔
@quenoflove9151
@quenoflove9151 5 ай бұрын
Qof ayan jeclhy blse inaa iska ilaawo rapaa iso duceeya😢😢
@rahmadaher4930
@rahmadaher4930 2 ай бұрын
Sister isaka ilaw😢
@ilyaascartan4689
@ilyaascartan4689 15 күн бұрын
Garabkga allah galo wllo
@SabiriinAhmed-fz4cs
@SabiriinAhmed-fz4cs 8 ай бұрын
❤❤❤ waxy ahyd 2023 habeen khamiisa ❤❤❤❤
@user-yr3ms3zx8x
@user-yr3ms3zx8x 29 күн бұрын
Qofkan kalgacayl u qaaday Qifkaan dartii u duloobay Ayaa qunyar iga dhaqaaqay😢😢😢 Maxaan qaban karaa😭😭😭
@Mohametmah
@Mohametmah 8 ай бұрын
Qalbigii jabay baa yiri Anigu dhaawac baan qaba
@umucumeeyr6858
@umucumeeyr6858 8 ай бұрын
Riyo iga qabyowday baan wali raja uun kaqaaba Ilmaada dartaa uqubaay Hadi aad qiyasi lahayd😢😢💔💔
@Fartum__I
@Fartum__I 4 ай бұрын
4 4 2024 💔😭
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 6 ай бұрын
Single forever😢
@maryama_maxamed
@maryama_maxamed 11 ай бұрын
qalbigii jabay baa yidhi heetan saan u jecelahay😭😭😭💔
@user-id7cx6zb8e
@user-id7cx6zb8e 25 күн бұрын
Wxwalba wan qarsaday xitaa ilinteyda 😭
@NajaxCabdi-jw6ms
@NajaxCabdi-jw6ms 3 ай бұрын
Qolfof iyo wxan ahay qof qofkisu cilay😭💔
@nihaaalhassan9856
@nihaaalhassan9856 10 ай бұрын
😢 anoo qalan baa hadana qosol beena raadiya
@user-ko3rt1pz5i
@user-ko3rt1pz5i 2 ай бұрын
3/6/2024 waqti adag ku jiraa 💔😭😭😭😭
@MuzamiladanMohamed
@MuzamiladanMohamed Ай бұрын
Isku miid ban nhy 17/6/2024😢
@raxmoibrahim
@raxmoibrahim Жыл бұрын
Qalbiga mka dhawacni lkn hestan wan iska jclahy🥺❤️😭
@user-up6we3od4d
@user-up6we3od4d 6 ай бұрын
😢runti heestan waxan dhagaysan jirayy 2022 lkn hada waan so bogsadayy alx qalpigina alle wu iga rebay qofkaan jeclaa
@bahjomukhtaar
@bahjomukhtaar 6 ай бұрын
Alxm
@CabdiFitaax-xt4kv
@CabdiFitaax-xt4kv 9 ай бұрын
i aaamin apaayo hada xiriir malihi 😭❤️ ""kuus kuus markaan arkob waji malihi🥹😂 "" afka xalwo ii gali maya maba dhihi💋🥹😁 ""Qofta caadi maaha madxay bixine🥹🥹🙈 ""Alla hoyooy way kuu nikineee 💃😁😂 "" adoo fadhi yay boor kaa kicinee💔 🔥🥹
@CabdiFitaax-xt4kv
@CabdiFitaax-xt4kv 9 ай бұрын
❤❤😂😂😂🎉🎉
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym 3 ай бұрын
😢,💔😭qofkii dhayi laha mahelin😢
@ismahanyusuf595
@ismahanyusuf595 3 ай бұрын
April 2024😰😩💔
@user-hj5uh8qd5z
@user-hj5uh8qd5z 3 ай бұрын
😢
@farduusacismaan4726
@farduusacismaan4726 Жыл бұрын
Qofkan kalgcayl u qady qofkan darti u dulbay aya quyar iga dhaqaqaYyyyyyy😥😭💔💔
@AyaanKaaba-b3k
@AyaanKaaba-b3k 3 күн бұрын
31/7/2024 Wednesday hadaad daacad noqoto mx laguu xumeyn 😢😭
@marwamaalikah
@marwamaalikah Жыл бұрын
Qli bigii jabaya💔💔❤️‍🩹❤️‍🩹 baayidhi oooo anigudhawacbaan qaaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamdaabdirisaq9760
@hamdaabdirisaq9760 Жыл бұрын
qalbigi jabayyy ba yiri🥺💔
@nafyar____girl1743
@nafyar____girl1743 Жыл бұрын
Riyo iga qabyoo day uun baa wali rajo qabaa😔💔😭
@maryancadaawe6449
@maryancadaawe6449 7 ай бұрын
Anu jacel malihi qalbi jabna waligey ma arag hadana heestan sibaan u dareema mana aqan sababta😢
@samsamkhaliif8064
@samsamkhaliif8064 4 ай бұрын
1.mar /2024💔😭
@user-eb7ch8pu8b
@user-eb7ch8pu8b 4 ай бұрын
sorry
@user-pd5rz7fj5u
@user-pd5rz7fj5u 6 ай бұрын
Thissss songggg 😢😢
@user-ig5pm3mp2x
@user-ig5pm3mp2x 10 күн бұрын
3 / 10 / 2024😢😢😢
@user-gn2wr8vu5q
@user-gn2wr8vu5q 5 ай бұрын
Waasaxheestaan❤❤❤❤❤❤❤
@sumayaabdiwelisumayaabdiwe4477
@sumayaabdiwelisumayaabdiwe4477 2 жыл бұрын
😭😭😭😭ax! Jaceyl😪😪😪
@ahlaamhilimo3333
@ahlaamhilimo3333 Жыл бұрын
Naf lagaaa qustaaan ahaaa😭😭💔
@KhalidMawlid-qv5fs
@KhalidMawlid-qv5fs 8 ай бұрын
Fananadu xagay ka dhacdy keep going abayo 😊
@samsamcabdiqaadir7715
@samsamcabdiqaadir7715 Жыл бұрын
Heesta mcn badanaa🥰😍
@SabaaxIbraahim-mn2lf
@SabaaxIbraahim-mn2lf Ай бұрын
2024💔😢
@NamcocumarCabdulaahi
@NamcocumarCabdulaahi 17 күн бұрын
20 July 2024💔🥺
@salmoabdihakin1717
@salmoabdihakin1717 Жыл бұрын
Wlhi Wan nacay jacel 💔💔😭😭😭😭
@mohaadzeko5080
@mohaadzeko5080 Жыл бұрын
🥲🥲🥲
@djakram6838
@djakram6838 Жыл бұрын
GchcbcjdhcjdbjexdjfawQbcjvivdunvibkunksgfinvnzoswzimomvxl ljghfkgiXFdhfubcnbkmbhvjggdufhfjcj💔💘💘💘💘😭😭😭😭😭😭😭😭🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭
@ashomohamed3075
@ashomohamed3075 Жыл бұрын
Me too
@cabdilaahimaxamed3599
@cabdilaahimaxamed3599 Жыл бұрын
Sawaariiq laduush❤❤❤
@hamzekhalid8808
@hamzekhalid8808 5 ай бұрын
Qalbigajabay baayiri ooanigadhaabacbaanqabaa 💔🥺😭
@NajmaAxmed-lt6xs
@NajmaAxmed-lt6xs 3 ай бұрын
Xanuunada jaceyl ka laga marayo hadaan sii ogaan leyn waan ka taxadari leyn walow qadartu qoran tahy Qalfoof iyo waxaan ahay Qof qofkiisu ciilayoo Intaan qalad soo bandhigay Intaan qarsadaa ka badan😭😭😭 Intaad qadaf igu sameysy Nafteyda intaan qasbaayey Qisada xanuunkiyo Jaceylka hadaan qoraal ku sameyn la dadkaaba qushuuci laa😔😭😭🥹
@Hamsekhalifa
@Hamsekhalifa 10 ай бұрын
After one year 😢😢dajiya hasan walashey ku xizey wlhi
@faadumoabdidiiriye5966
@faadumoabdidiiriye5966 Ай бұрын
5 jul 2024😢
@Asiyosaciid-dk4wr
@Asiyosaciid-dk4wr 11 ай бұрын
Qalbi jabay💔😭
@amaleid5426
@amaleid5426 Ай бұрын
21jun💔😭
@sihaamkooshin
@sihaamkooshin Ай бұрын
1/7/2024😢😊
@Ismahanismaciil-oy3fj
@Ismahanismaciil-oy3fj Ай бұрын
6.5.2023😢
@user-ot8ou7gw2j
@user-ot8ou7gw2j 9 ай бұрын
Manta waa Malin Sabi waa malinta Nolosha igu xanuun badan tariiqada hee tahye 21 10 2023 😢😢😢
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 8 ай бұрын
Allaah ku sakhiiro wll😢😢
@Deeq_Baari
@Deeq_Baari 3 ай бұрын
Srry mxaa kugu dhacay wll 😢😢
@asmaxasan37
@asmaxasan37 Ай бұрын
30 Jun 2024💔
@user-hx2xn2ol2u
@user-hx2xn2ol2u 3 ай бұрын
27 2024💔💔😩🥺😭maxa maxa qawankaraa
@SimanQurux-po1nu
@SimanQurux-po1nu Ай бұрын
Waa heesta kaliya an bila sawab an jeclahay mana aqan. Swbtas ?❤
@RidwaanibrahimCalasoow
@RidwaanibrahimCalasoow 3 ай бұрын
1/4/2024 💔😭💔😭💔😭
@nasriinhussein5116
@nasriinhussein5116 Ай бұрын
Markuu qofkaga is bdlo mxa ka xanun badn💔🤷🏻‍♀️
@user-lw3xf6gi8n
@user-lw3xf6gi8n 8 ай бұрын
Ax dajiya mamiita aad uektahay😊
@Adna-ls6ed
@Adna-ls6ed 9 ай бұрын
QurUxlEYyyyy ❤👸🏼💎
@user-rg7fs8uh7m
@user-rg7fs8uh7m Жыл бұрын
Qof aya jeclade asna sidokale wuu ijecla lkn walidkey aya ididen runti aad aya uqalbi jabanahay 😢😢😢
@NuurXasan-if2rk
@NuurXasan-if2rk 2 күн бұрын
2024😢💔
@halena__jama
@halena__jama 11 ай бұрын
😭😭💔
@user-mc7wu7fl4u
@user-mc7wu7fl4u 9 ай бұрын
Wxn siyay kalsoni jcyl iyo naxaris 😢abalkygana wxa lyga dhigy in lyga tago 😭xta mahysto Hal qof oo ifahma oon wax usheegto😭😭😭😭😭
@halena__jama
@halena__jama 9 ай бұрын
@@user-mc7wu7fl4u 🥺😭igu nafis
@user-up5dh7fo2i
@user-up5dh7fo2i Ай бұрын
6/11/2021😢💔
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 9 ай бұрын
Ax qalbii xanun wye walhi qofki daremikara aya daremikara xanunka jeceyl
@elzunaariofficial1935
@elzunaariofficial1935 Жыл бұрын
Aax heestan cawa kahor madhegaysan 18jan 23 runtii waqti xadirkan xald adeg ayii naftayda kusugan tahay yaraxman badal qurux badan baan kabaryaya
@mumtazmohamed121
@mumtazmohamed121 10 ай бұрын
Se thy wll hada 😢
@user-ig5pm3mp2x
@user-ig5pm3mp2x 6 күн бұрын
3/ 5/2024😢😢😢😢
@xuseensaciidbulaalexuseens3841
@xuseensaciidbulaalexuseens3841 Жыл бұрын
Sori😢😢😢😢❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanCisman-lh2mc
@MaryanCisman-lh2mc 4 күн бұрын
fir 2 Aug😢2024😊
@TimaJilac-j7b
@TimaJilac-j7b 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hodancabdulaahi
@hodancabdulaahi Жыл бұрын
ǫᴏғᴋᴀᴀɴ ᴋᴀʟɢᴀᴄʏL ᴜᴜ ǫᴀᴅᴀʏ ǫᴏғᴋᴀᴀN ᴅᴀʀᴛɪ ᴜᴜ ᴅᴜʟᴏʙᴀᴀʏ🥺💔 ᴀʏᴀ ǫᴜɴʏᴀᴀʀ ɪɢᴀᴀ ᴅʜᴀǫᴀᴀǫᴀʏ ᴀɴᴏ ǫᴀᴀʟᴀᴀɴ ʙɴ ʜᴀᴅᴅᴀɴᴀ ǫᴏsʟ ʙᴇɴᴀ ʀᴀᴅɪʏᴀ😒💔
@user-cl9zf5yd2f
@user-cl9zf5yd2f Жыл бұрын
Waaw
@user-yf3xs1iu5o
@user-yf3xs1iu5o 7 ай бұрын
Waliga qadaY😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mofarah6078
@mofarah6078 Жыл бұрын
Ayy qalbiga holac iga baxayee isoo duceeya bal
@mohamudhashi
@mohamudhashi 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdilaahimaxamed3599
@cabdilaahimaxamed3599 Жыл бұрын
Sawaariiq❤❤❤❤
@cabdilaahimaxamed3599
@cabdilaahimaxamed3599 Жыл бұрын
Cabdilaahi. Maxamed cali😅😮yes
@user-fu6qu3qn8e
@user-fu6qu3qn8e 10 ай бұрын
Jah😢😢
@Qamar473
@Qamar473 3 ай бұрын
Maanta oo thy talado ayaa waxaa u xiisay qofkii jecel dhab ubqaaday anigo ka niyad jabay jeceel ayaa asiga I dhahay kaama jogan donow hada neh tariida thy April 30 .4.20.24 sacada 2:24 thy ayaa dartiis ilamo iga quma nayaa😢
@Ceelaabe
@Ceelaabe 3 ай бұрын
10/12/2023💔🥺😢 wali tajaan qabaa
@aishaa6094
@aishaa6094 Жыл бұрын
Maxan qaban kara hestan qalbi jab ayan la dhageysanaya 7:45 habenimo Tuesday sogaleyso 2023 may 15😢😢😢😢
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂AR habibi thank you habibi habibi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
DAJIYA XASAN KU DAAYAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 738 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 49 М.
RAHMA HASSAN - QALBIGII KU AMINAY- NEW SOMALI MUSIC OFFICIAL 2021
6:49
DjibWood Pro Music
Рет қаралды 662 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
HABOON NUURA DIB AYAAN KA OGAADAY NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 281 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН