Dalxiiski

  Рет қаралды 36,614

气 AbdirisaqNK 气

气 AbdirisaqNK 气

4 жыл бұрын

Ceerigaabo Dawasho wacan

Пікірлер: 154
@aishamuuse202
@aishamuuse202 4 жыл бұрын
Daalo korkeedii intii xays ku taagsaday toddobaad cadceedduna ay timid nin jooggii Masha Allah qurux badan dhulka hodanka ah Ee Somaliland cabdirizaq allah yabaarik
@haaruunhaaruunmacruuf9420
@haaruunhaaruunmacruuf9420 3 жыл бұрын
Gar Adag ceerigaabo Somalia masha Allah
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Jubbaland Kenya Mashallah 😏
@jamamohamud496
@jamamohamud496 4 жыл бұрын
Dalkeena Somaliya qurux badana 🇸🇴
@zuldanmohamed2588
@zuldanmohamed2588 4 жыл бұрын
Ala MaYeeY dalkeena Ethiopia🤨😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Waad riyootee runtu waa maxay
@zuldanmohamed2588
@zuldanmohamed2588 4 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 Keenee riYoodaY aw parrE 😆
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waadigii garan waayay 1960 kii ayaa LA odhanjiray imika maaha waa soomlilaan hasha geela xuntee Canada viiva soomlilan
@bilesaalax1417
@bilesaalax1417 4 жыл бұрын
Kkķkkk Maaha zxb Somalia
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii Жыл бұрын
Mashallahhh dhulki Haber jeclo
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
Dhirtii oo dhan ayaa la wada jaray. SubxaanAllah.
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 2 жыл бұрын
Meeshu wa Ban oo geed dheer ma leh
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 8 ай бұрын
Subeer bal usheeg qoofkan leh dhiirba la jaray in ay tahay meeshu baan
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
Abdirisaq you made a good job. Congratulations.
@polatalemdar7662
@polatalemdar7662 4 жыл бұрын
Mashalah waa vidoe aad u qurux badan muqaalkan aad noo soo duubtay walahay heesta na waan kahalay ka baxaysay fidugan gudhihiis aad baad u mahad santahay love somaliland ❤
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii Жыл бұрын
Dhulki Haber jeclo mashallahhh
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Maashaaa Alaaah Saxiib Gobolkii Awoowayaasha Waan Kugu soo Dhowayn lahaa Hadaan ku Ogaan lahaa Qurux, Horomar iyo Amaan Baa ka muuqda dalkeena Somaliland
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
mansha alla nabad galyo kutaga safar fiican llove you soamalilaand hore usoco ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
Heersarre! Waan jecelahay dhulka ilaahey, waan jecelahay afrikadeena.
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 жыл бұрын
Dhulkayga Hooyo ma kala dhaco quruxda manshallah Somaliland dalkeyga 🟢⚪🔴
@onkodmedia2397
@onkodmedia2397 4 жыл бұрын
masha allah wa dalxiis qurux bdn
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah Dhulkeena Hooyo Wacana
@ALFIEA
@ALFIEA 4 жыл бұрын
My city Ceerigaabo nice video. Go maydh aswell the best place to relax .
@mustafecilmi3486
@mustafecilmi3486 4 жыл бұрын
Respekt niyaw vidoedada soo badi bro hore usoco
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye Aadbaan ugu farxay daawashada bilicda dhulkayga iyo quruxdiisaba,, shaqaalaha qarankuna way mahadsanyihiin,, reer somaliland ilaahay dhulbuu siiyaye ha ku xamdiyaan, Hana ilaashadaan, insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,
@MrBOSSMAN2342
@MrBOSSMAN2342 4 жыл бұрын
Well done sxb enjoying your videos
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 4 жыл бұрын
Maasha allaah wll inkasto xooga qaybta magaalada dhexdeeda ayaad nagu yaraysay abdow hadana wlhy ceerigaabo jasiiradii Amalfi ee italy bay u egtahay🤣 soo badi hadii aad jaanis u hesho magaalada dhexdeeda .
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 жыл бұрын
Viva SOMALILAND💚💚👀👀❤️❤️
@xogaalresearchcentre4333
@xogaalresearchcentre4333 4 жыл бұрын
Nice dalxiis brother dalka na jeclaysiisay
@ahmedsaeed9900
@ahmedsaeed9900 4 жыл бұрын
Merci beaucoup. Waad nagaa farxisey sxb.
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 Жыл бұрын
Great job I learned lot and those cities were gorgeous ❤❤❤
@mohammeddirir4926
@mohammeddirir4926 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow anigo nabad qaba igu celi somaliland
@abdiahmed6503
@abdiahmed6503 3 жыл бұрын
Markan arka asgari calanka somaliland garabka igu xirayahay wan ilmaye
@abdikarinyusufosman4074
@abdikarinyusufosman4074 4 жыл бұрын
Waad mahadsanaltay in aad na tusto waddada iyo horumarka ceerigaabo.waxaa iigu danbaysay 1975.kkkkk
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Abdikarin yusuf Osman waad ka raagtay
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 3 жыл бұрын
inaadeero dag dag wadankii uu tag
@maxamedamiinxasan8472
@maxamedamiinxasan8472 2 жыл бұрын
Masha allah wallo walhi dhul qurux badan ayaad noo soo dubtay marna isma lahayn dhulkan ayaa somalilan ku yaala talow wll dadkan tahriibaya ama la leeyay intas oo qof ayaa tahriib ku dhimatay talow maxay dhulkooga u eegi waayen inalilaah ilahow xaqa na tus masha allah 🥰🥰❤❤💥💯
@Mahadonation1
@Mahadonation1 3 жыл бұрын
I like ur videos, very relaxing, nice cinematography, keep it coming!
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 жыл бұрын
MashaAllah Ilaahay ha inoo barakeeyo wadankeena lkn music inaga daaya oo Quraan AMA Bashiir ku badala why ma dhagaysan karno anagu music Allah naga xarimay. thank you
@abdiali2249
@abdiali2249 4 жыл бұрын
Manshallah magaladaydi garadag maan arag 15sanno inshallah ilahay mardanbe haygu simo waan ka fogahaye
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 жыл бұрын
anigaa hadda ku qayilaya
@mukhtaardalxiis9532
@mukhtaardalxiis9532 4 жыл бұрын
Mnsha.allah dhulkayga hooyo
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
New govern of sanaag oo loo sii galbiyey ceerigaabo Mashalah
@wardamustafe2157
@wardamustafe2157 4 жыл бұрын
Masha allah alle swt dalkeen ha u siyadiyo nabad horumarka iyo barwaqada 💝SOMALILAND 💝
@suaadmo5221
@suaadmo5221 4 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful country 💖💖💖
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay saxib
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
Mashalaah sxb cabdirisaq Waad mahadsantay gobolkii awoowayaasha Ayaad nala wadaadtay go forward bro 👋
@ahmedhussein97
@ahmedhussein97 4 жыл бұрын
Beautiful videos
@daudmohamed5397
@daudmohamed5397 3 жыл бұрын
Mashallah inaba caadi ma ahan 🥰❤🙏
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Distance between Two cars is very inportand sxb
@Mc0009
@Mc0009 3 жыл бұрын
Nice trip keep going
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
Inta ku faraxsan badhasaabkii saaxil oo ah masuul wax qaban kara Kana soo jeeda gobolka boorama in sanaag iyo ceerigaabo loosoo magaabo like ii saara
@qaalixariiir551
@qaalixariiir551 3 жыл бұрын
Cerigabo my home
@abdiguleed994
@abdiguleed994 4 жыл бұрын
Guul h jeclo sanaag 80% yaga dega!!
@argsanxaaji3539
@argsanxaaji3539 4 жыл бұрын
Habalyo maasha Alla guuuul Somaliland
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 Жыл бұрын
I wish u use drone for this land because it’s beautiful ❤❤❤❤
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go Жыл бұрын
Alla maxan dhulka maray 7 Sano ka hora iigu danbeysay my home
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 жыл бұрын
Safarka waanu Kula galney
@sulaimanessa6347
@sulaimanessa6347 4 жыл бұрын
Wonderful journey, I like it
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 4 жыл бұрын
Masha Allah waa Safar qiimo badan
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Waftigu waa kuma cabdirizaq? ??
@MahdiHagi
@MahdiHagi 4 жыл бұрын
Mashaallah well done again..Lakin CEELAFWEYN meeday dee...Magaladan ku dhashay weeye...im stil waiting😁😎
@abdiqadarjamanur6518
@abdiqadarjamanur6518 2 жыл бұрын
Abdirisaq you try to made and ather many video like this
@beautychannel6104
@beautychannel6104 4 жыл бұрын
Masha allah
@khadarsomalie1682
@khadarsomalie1682 4 жыл бұрын
Masha Allah&
@Baabul_janah
@Baabul_janah 4 жыл бұрын
Maanshaa aalaah dalkii hoooyo ala qurux badanaaa hadaan joogo
@ayaanleibrahim4966
@ayaanleibrahim4966 4 жыл бұрын
Thanks A lot sida fican eed nogu soo tabisay si wanagsana wanu ula haysaty in aan anigu safrayo ayaan uba haystayba kkkkk thanks brother
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
War idad mxan u xiisay 2010 igu danbeysay😢 Markaasna Dalxiis u joogay
@SaynabDiriye-wi8eo
@SaynabDiriye-wi8eo Жыл бұрын
❤️
@ahussein5650
@ahussein5650 4 жыл бұрын
haduu video gu dheeraaday inaad qaybta kale goonni usoodhgitaabay malaha ku wacnayd,, aad iyo aad baad umahsantahay ... runtii waan ku raaxeystaa video kasta oo aad soodhigto... miigana soo badi plz
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
3:29 They are called Speke’s gazelle.
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 4 жыл бұрын
Wa ban dhagax, waan yabay oo idhi Somalidu maxay layartahay, midhaa dhul adag baan ku noolnahay.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Viva Republic of Somaliland
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 4 жыл бұрын
Sxb Abdirisaak background Music ga hlkeen ka helayaa adoo mahadsan
@cesclee
@cesclee 3 жыл бұрын
waan kula socdsa sxb
@supeerchamac2648
@supeerchamac2648 Жыл бұрын
Waridaad
@MahdiHagi
@MahdiHagi 4 жыл бұрын
Codsi: nex time inaga yaree Music..some nashida will be fine..khayr badan ilaahay haku siiyo...
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Mahdı Duale Musiga waanu ku raaxaysanayna ee adigu xadiiska aad jeceshahay dhagayso, dad kama wakiil tihid dhaman.
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
@@fuadwarsame6688 hhhhh pro waa run music wuu kusoo yara baxay lkn mahdi wuu saxanyahay
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 3 жыл бұрын
Music macan badan dalka hooyo wacan sxb hadii dalxiis kale gooba aad hakato magacyadooda noogu dar kiloo mitirkana magaaloyin noo Soo raaci mahadsanid
@abdirahmandeyr7805
@abdirahmandeyr7805 4 жыл бұрын
Waa muqaal aad iyo aad itaabtay walhi waxan xasuustaa habeen uu gaadhi igaga xumaday ceelmidgaan oon lugeeyay ilaa ceelafweyn Lkn muuqalada haday wax hadheen soo geli fadlan
@waledosman5086
@waledosman5086 4 жыл бұрын
Cabdrisaaq Halkan aad ku qortay Ceel afweyn maaha sxb waa Fadhi Gaab
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
Fadhigaab intaa maleega sxb filayaa
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 4 жыл бұрын
#13:30 waa garigi xog haya guud parlamanka
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Lkn waa muqaalo lagu raaxaysanayo somaliland one country
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 4 жыл бұрын
Allow noo siyaadi nimcada taala Somaliland. Waxayse noo quudhi dadka qaar. Alow xaasidiinta somalida ku celi xasdikooda.
@SaynabDiriye-wi8eo
@SaynabDiriye-wi8eo Жыл бұрын
dhulkeyga gesi dhidhiyad dhiigisi qabta markasey dhur wayo kugu tamayan hakayabina maca riyeydan Kuharsan Karin viva arab💪
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
D1057 Waa gaadhuga hardtobka ah mana loo baahna in la ogaado amaan ahaan
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 жыл бұрын
Hardtopku waa gaadhiga badhasaabka gobolka sanaag
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Kkkkk MA ayaxiibaa
@guletjulio4728
@guletjulio4728 4 жыл бұрын
Shb adi ma waxad ka mid thy darawalada gadidka dwlada somaliland
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 жыл бұрын
Sxb muqalkii cerigabo aad hotelka cuntada radinayseen adiga iyo asxab kale sekadinu may ficnayn kulanaa waa qabow oo kamaba........
@Abdirisaq
@Abdirisaq 4 жыл бұрын
🤣😆 mid walan baa nala socday wanigi kasaaray
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 жыл бұрын
@@Abdirisaq kkkkkkkk haye mhdsd bro wuu iga qosliyay ninkasi wlhi
@husseinnasseri3065
@husseinnasseri3065 3 жыл бұрын
Niyow sida kale wan ku haysta so dubistada wa heer sare. lkn ku dar xoga shaah donasho ula jeed kursiga ka naso xoga anagana wa noo jawi badalasho Sida kle wa dhag
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 жыл бұрын
Ma wadadii cusbeyd baa cabdirisaaqow noo sheeg sheeg halaad mar mareyso aan kula baranee.
@Abdirisaq
@Abdirisaq 4 жыл бұрын
Sxb qaarna waala sameeyay qaarna weli waa burbur
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 жыл бұрын
sxb numberada gawaadhida meelaha muhiimka ah ee waddan ka ilaali inaad soo bandhigto reer xamarkii inagu dhex jiroo video waloo Somaliland ka yimaadaba sii qaatee. Arrin ammaana weeyaane.
@Sharke553
@Sharke553 4 жыл бұрын
Waan kugu bogaadinayaa dadaalkaad ku bixisay inaad Soo duubto bilicda dhulkaaga Hooyo Waxaan jeclaan lahaa clip kasta inaad nala wadaagto magacyada tuulooyinka iyo xaafadaha magaalooyinka
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Ala halakn ku so barabari 😭😭😭😭
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
dhulkas wa inanu dhir wawayn kena ku bernaa
@xamdamaxauued3137
@xamdamaxauued3137 3 жыл бұрын
🤔🤔🙄🙄
@saedelmi3434
@saedelmi3434 4 жыл бұрын
Meeshad Ceelafweyn ku shegtay maha ee iska sx waa Fadhigaab
@osmanwarsame6151
@osmanwarsame6151 4 жыл бұрын
Waxaan kugu yara kordhin lahaa magalada aad istaagtanba xogaa ku dar sharaxaad iyo waxay caan ku tahay iyo tariikhdeeda hadii aad awoodid sxb!
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 3 жыл бұрын
Ma waxan baa dalxiis ah sawtan ciidankii dawlada oo macaa baabuurtoodii wataa ay la socdaan meesha wax badan baa isku qasan oo in la kala saaro loo baahanyahay waa wakhtigii dawladii siilaanyo ayaan filayaa ee imika waxani Ma jiraan
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Waa badhasaabkii loo soo magacaabay gobolka sanaag soo dhawantiisii isagoo sii eegaya degmooyinkay xukunto gobolka sanaagi
@abdirahmanyare9931
@abdirahmanyare9931 4 жыл бұрын
hadaan heer ceelafwayn nahay xaalbaan kaa doonaynaa maadaama oo aad magacii magaaladayda tuulo yar ku qortay oo tiri waa ceelafwayn ceelafwayna aanad waxaad ka duubtay soo gudbin ceelafwayn markaad sii galayseen waata gawaadhida badani idinka horyimaadeen ee ay idin soo dhowaynayaan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
horta garadag dhirwaawayn in lagu beeero u bahan tahay xataa geed keliya ma arko inkasto uu xaga laaamiga uun ku qabtay hadaa meelaha aan arkoo dhan dhirwawayn lama beerin waa in dhir lagu beero runtii qofba haduu geed beero wayn waaxa hadhsada xata way ku ducaynayan qudhanjo kulay kau tahay waana ayad qurana wax beeraa marka dalka ha la beero inkastoo wiilkan aanu magaalada dhexdeedi na tusin
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Ala dhulka soomaalidu isku ekaa yaab
@abdikariinduale4805
@abdikariinduale4805 3 жыл бұрын
Ceelafweyn mxd u dhaafisay sxb caasimadii labaad ee gobolku meeday. Fadhigaab baad ku dul qortay ceelafweyn.
@hanadaxmed6922
@hanadaxmed6922 4 жыл бұрын
Kkkkkkk Fadhigaab gormay ceelafweyn noqotay????? Dalka soo kala baro marka hore
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 4 жыл бұрын
muraayada kusoo qor kolba meeshaad marayso
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Waxay cadayn u tahay somaliland in ilbaxnimo iyo amni ka jiro ogolaanshaha laguu siiyay inaad lasocoto baabuurta dawlada
@waledosman5086
@waledosman5086 4 жыл бұрын
Saaxib Magaaladii weyned ee Ceel afweyn muuqaal kamaad duubin Fadhi gaab ayaad ku qortay Ceel afweyn, Goolada dhagax siilaanyo ku qorantahay waa Kal shiikh
@Abdirisaq
@Abdirisaq 4 жыл бұрын
😄😄😄😄 sxb muqalo aan tirtiray ayaan kuvqalday ayaa laga yaabaa markaa hayla yaabin markii iigu horeysay aan sanaag tago ayay ahyd
@waledosman5086
@waledosman5086 4 жыл бұрын
@@Abdirisaq hhhh waa caadi Saaxib waan dareemayaa .Dayaxa Boarding school isna soo mar hadaad karto waa School taarikhi ah madax badan ayaa ka soo baxday
@asmabashiir2919
@asmabashiir2919 3 жыл бұрын
Waar gawaadhi fiican baad wadatan niyow waxa reer hargiasa xiijiyay 1 ten dhilo Walba lagu was oo daan daana lacagtiisuna waa 3000$ ama 2000$ Dubai looga keena niyow gaariyasha Aad wadatan imisa ku helaya land crusal vx 1hd walahi waa Gaari iyo badh dadku may baran wali
@jamamohamud496
@jamamohamud496 4 жыл бұрын
Ceerigaabo waa labo Meelood suuqa Hoose oo degaan dhulbahante iyo warsangeli iyo suuqa sare isaaq dego . Lacagtii Somaliya iyo tii snm baa laga isticmaala
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Ceerigaabo isaaq ayaa loo daba fadhiista ee qaxoontiga waxba lagama waydiiyo Ragii waligeedba Soo qaban jiray maayirnimada ceerigaabo ayaa hadana gacanta ku haya ceerigaabo
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Soil iyo sanaag ayay nagula wareegane ragii lahaa ayaa haysta viiva soomlilan
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 жыл бұрын
waan garanayaa oo qurbaha ayaad joogtaa, waxaad dad badan ku kaliifaysaa in dad aan dhib geysan hadalkaaga lagu dhibo. waxna u tari maysid. oo qurbaha ayaad kheyrkaa ku dawersataa. maamulkaa aad SNM u taqaan baa ka taliya ama ka dagaalan ama dhiidhiibso oo futada qarso.
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 4 жыл бұрын
Saaxiib aad Baan uga helay safrka am vidiogan aad ka sonduubtay wadankeni hooyo. Waan kugu dhiirigalinaya halka ka sii wad duubida si fiican bad u duubtaye
@argsanxaaji3539
@argsanxaaji3539 4 жыл бұрын
Maasha alla
MAGAALADA UGU,  DUURJOOGTA BADAN🦒🦓🦬🐅
11:25
Maaweell
Рет қаралды 191 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
100 Nin Oo Badlihi Ma Bakhtido « SHALCAW «
17:01
Maaweell
Рет қаралды 162 М.
Hargeisa 15 AUG 2020 👀
15:02
气 AbdirisaqNK 气
Рет қаралды 14 М.
ILHAAN CUMAR O BANAANKA ISKEENTAY AR ILHAAN SAAN MAXAA WAAYE😱
11:29
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 67 М.
Hitler in Colour (4K WW2 Documentary)
1:10:44
Best Documentary
Рет қаралды 9 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 19 МЛН
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 9 МЛН