Maalintii Ugu Adkayd Safarkaygii Nairobi ilaa iyo Djibouti | Worst day of my journey | Ep 65

  Рет қаралды 20,997

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

#somaliacity #somalilandvisit #africa #somali #somalifolklore #somalilifestyle #somalilanguage #somalinomads #somaliland #somalia

Пікірлер: 194
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 ай бұрын
Legendary Feysal Socdaal Finally Safarkii dheeraa Ee Qaatay 8 bilood Hadaana Qaldaneyn Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 Soomaaliland Djibouti 🇩🇯 Waad Soo Gabagabeyn Doontaa Adigoo Nabad Qaba oo Wax dhib Ah Uusan Rabi Subxaanahu Watacaallaa Kula Kulmin Adigoo Caafimaad Qaba Nabad Tag Djibouti 🇩🇯 Faysal Sheekh Abdulaahi 📌 igu Soo Qabo My Brother Faysal Sheekh Abdulaahi
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Insha allah wadada sida wajale iyo barbara wadada isku xidha lo dhisi doona brijyo iyo wax walba leh ❤❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Faysaloow , imka Ayuu Kuu bilamay Safarki Adkaa Ee Alle ha kuu sahlo
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 ай бұрын
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 2 ай бұрын
Wll maamulkeena dheh from burco
@josephyasid9142
@josephyasid9142 2 ай бұрын
Mamul mxa la dhaha​@@hasandhacarbe2009
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 ай бұрын
@@hasandhacarbe2009😂reer burco ma tihid wll Somaliland wa dal❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 ай бұрын
​@@hasandhacarbe2009 kurdiyow tuuladadi iimanso raga magaloyinkoda ha shegshegane😂
@user-ho7ln5su3y
@user-ho7ln5su3y 2 ай бұрын
Alhamdulilaah you are almost finish your journey , we watch dds somaliland and I really learn how beautiful is my country, and how good is my somali people are thank you faysal shaik
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 2 ай бұрын
Faysalow sômaliland si fiicanbay kuu sô dhowasay mánha allah
@oamaer
@oamaer 2 ай бұрын
Great job! We enjoyed traveling with you across North Somalia, parts of Ethiopia, and Kenya. Stay safe, and we can't wait for the final trip video.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks brother I did it
@ismailmahamed
@ismailmahamed 2 ай бұрын
Wlhi wado adag ayaad martay maanta bisanka ayaanu kula haynaaye Allah ha ku nabad galiyo
@JonathanCkay
@JonathanCkay 2 ай бұрын
Faysal waa xili roobade is ilaali wlal❤
@faadumo12331
@faadumo12331 2 ай бұрын
Wanfatiihalig
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Haye wll. Mahadsanid
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 2 ай бұрын
Nooloow Faysal…❤❤❤❤ meelo badan ayaad nabartay Ilaahay haku barakeeyo Dalkeena dhismo ayuu u baahan yahay Kuwii dhisi lahaana waa hurdaan
@ABBUNUUR
@ABBUNUUR 2 ай бұрын
Wlle done finally we win aniga sariirtayda saran baa 3 wadan isku marya we win pro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks brother. Much appreciated
@casiocurious8744
@casiocurious8744 Ай бұрын
😂😂😂
@amelmed4730
@amelmed4730 2 ай бұрын
We wait you in the Djibouti❤ naso gaboo bro. Welcom to ours country🎉
@Burcawi24
@Burcawi24 2 ай бұрын
Dhulki hooyo roobku da ayay❤❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 ай бұрын
Walaal Ilaahay haku nabadgaliyo safarkaaga
@Aziz_alpha12
@Aziz_alpha12 2 ай бұрын
Fadlan kalay ila eeg muuqalada aan so gudbiyo 🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Sxb dadaal sameey. Meesha aad doonayso waad gaareysaaa. Keep moving
@rodahassan929
@rodahassan929 2 ай бұрын
Allah nabad hakugu geeyo jabuuti waa dhul somaliyeed iyo dad somaliyeed
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 ай бұрын
Guulleyso Legendary Feysal Sheekh Abdullahi
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 2 ай бұрын
Keep and keep and keep going pro
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 2 ай бұрын
Faysal you reach milestone
@Abassomar8335
@Abassomar8335 2 ай бұрын
Faysal🇩🇯🇩🇯
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
ma sha Allah well done sxb
@degalkacw3076
@degalkacw3076 2 ай бұрын
Sxp waa.caamir aadbn.ku slamaya.save.insha.allaah.Djabuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Waan kaa qaaday wll. Mahadsanid
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Hoyada sida Aad u cawisey Allaha kuu caawiyo
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 2 ай бұрын
Awdalistat allow dhar
@africaview722
@africaview722 2 ай бұрын
Well done,bro ❤
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 2 ай бұрын
Welldone Faysal you set new Somali Record and that is great voyage to remember.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks wll.
@Burco.
@Burco. 2 ай бұрын
"Since your departure from Nairobi on November 10, 2023, Faysal, your journey to Djibouti on your bicycle has been nothing short of inspiring. Through your 57 captivating vlogs, you've not only showcased breathtaking landscapes and vibrant communities but also imparted invaluable wisdom on the importance of education, especially in rural areas. Your dedication to spreading awareness and advocating for children's education is commendable. The way you've immersed yourself in each city and town, capturing their essence and historical significance, is truly remarkable. Your visit to Harare, Ethiopia, and the warm reception from the Ministry of Education in Hargaysa, Somaliland, speaks volumes about the impact you're making. You deserve every bit of recognition and respect for your efforts. Keep shining your light and inspiring others through your incredible journey. You're making a difference, one pedal stroke at a time. Kudos to you!"
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks brother. That's a great motivation for me. 🙏🙏
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 ай бұрын
Macasalaama faysal sheekh from hargaysa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
alxamdulilaah hadad nabad ku martay wadadan insha dhulkeena waynu dhisan wadooyin wanagsan isku xidhka umada somaliyeed isku socodkeeda sahalay biidinilaah
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 ай бұрын
Allah hakuu sahlo
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 2 ай бұрын
Welcome to djibouti 🇩🇯 legend faysal shaikh soo dhawaw
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thank you
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 2 ай бұрын
masha allah ❤
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 ай бұрын
Jabuti in aad wax duubto inaanay kuu ogalaanayn ayaan u malaynayaa
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 2 ай бұрын
Waala ogolyhy
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
The Hard work and experience Keep going brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@isahakmohamed9143
@isahakmohamed9143 2 ай бұрын
Isku daygu wa shayga ugu muhiim san ee nolosha🫡 Faysal sheekh nin han weyn oo hal adag,dareen qofnimo oo damqasho leh sida wacan ee u caawisay uguna naxaristay hooyada culayska siday❤
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 2 ай бұрын
War wuxu wado ma. Aha ma intasbay iska samayn kariwayeen wa Khatar bro good luck ❤❤❤
@yaasinroble3481
@yaasinroble3481 2 ай бұрын
MashaAllah!!!
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 ай бұрын
Insha Allaaah Marka uu safarkaagu ku Dhamaado kaso warbixi Dadka Deegaanka iyo Dawladii kugu so DhaweyN iyo Marti soorid fiicneyd intii Aad ku jirtey socdaalkaaga, Kolley waxaaN umallwyN in Reer somalilnd kaalinta Koowaad ku Galli DoonaaN, insha Allh
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 2 ай бұрын
❤❤❤hore u soco wll waxad thaay walaal aan qabyaalad aqoon
@drmohamadomar1289
@drmohamadomar1289 2 ай бұрын
This was the best Vlog in Somaliland so far! Natural untouched beauty with real life challenges - this is what makes excellent content.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Safar salama ❤❤👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Well ✔️
@najiiptube1939
@najiiptube1939 2 ай бұрын
Salamu laahi calaykum sxp waqti dheer iyo safar dheer insha allah meshad rabto rabi nabad qab hakugu geeyo wllalky❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Ameen brother
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 ай бұрын
Well done, That was tough going.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
We did it
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 2 ай бұрын
Safar dheer markaad gasho marmar wax aad ka shakeyso waad u baahantahay dhiidhigu wuxuu xawaashaynayaa safarki quruxda badnaa ee aad nasoo marisay. Safar salaama walaal.
@dee287
@dee287 2 ай бұрын
Maansha Allah 5 months
@khaalid713
@khaalid713 2 ай бұрын
faysal shaikh saaxiib inshaa allaah nabad qab ku tag Djabuti waxan rajaynayaa inaad mar kale s/land ku soo noqotid waan ku soo dhawaynaynaa in kasta oo aanad maga helin.soo dhawayntii aad u qalantay
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
InshaAllah, sxb. Waan rajeynayaa inaan Somaliland kusoo laabto
@user-cz5zx7kw7m
@user-cz5zx7kw7m 2 ай бұрын
Hanbalyo wll🎉
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 ай бұрын
FAYSAL OW DALKU WAA DALKAAGII CAGTA SOO MARI YAAN LAGAAGA SHEEKAYN
@Hayaan_1
@Hayaan_1 2 ай бұрын
It is my pleasure to have traveled with you from Kenya to Djibouti , you did it congrats
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks wll 🙏
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
Zxp faysal Safar Adag ayaad martey dhiiqo iyo wado bilaa kaamiya ayaad martey zxp daalka raaxa ayaa Ka dambeysa inzha Alla keep going
@Aziz_alpha12
@Aziz_alpha12 2 ай бұрын
Walal share out ii same
@Fariid
@Fariid 2 ай бұрын
Faysal Sheikh waxaa lagu maah maahaa Nin jilicsani jabuuti ma tago markaa nin adag baadtahay guul insha alaah
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 2 ай бұрын
𝑵𝒊𝒏 𝒋𝒊𝒍𝒊𝒄𝒔𝒂𝒏 𝒎𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒏𝒐 𝒉𝒂𝒃𝒐
@abdirahimali3758
@abdirahimali3758 2 ай бұрын
Runtii waa isla soo jabnay pro intii aad bilawday ilaa hada isla socona 4 months camalbaan filayaa inay thy 🙏
@Tasniim1
@Tasniim1 2 ай бұрын
Faysaloow Alle nabad hakugu mootiyo meeshaas.
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
anigatgan hargaysa joogaa wali man arkin
@mohailkacase1
@mohailkacase1 2 ай бұрын
Ilahay ha kunabad geeyo walaal 🤲from mogadisho ❤
@faadumo12331
@faadumo12331 2 ай бұрын
Allahkunabadgaliyo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Ameen brother. Shukran
@mohailkacase1
@mohailkacase1 2 ай бұрын
Sbx mogadisho mar un soo boqo ❤
@user-ph6cr3ft9k
@user-ph6cr3ft9k 2 ай бұрын
Waa roobka
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 2 ай бұрын
Sxb Faysalow talefon miyad wax kudubta mise camero isheg pls
@zakariaguedi9261
@zakariaguedi9261 2 ай бұрын
Mansha allah dhul soomaliyeed koonfur baa ku hadhay bes
@osmanderia400
@osmanderia400 2 ай бұрын
Bro I dont know Why But I Love watching your Trips ..I think you have shown people interesting way of Travelling ..Keep going bro Garabkaagaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks wll. 🙏🙏
@mousamooge8228
@mousamooge8228 2 ай бұрын
Toqoshi waa meesha milixda laha keeno
@fdama
@fdama 2 ай бұрын
It’s a shame that the worst day of his journey was experienced in Somaliland. Somaliland needs to invest in infrastructure.
@nurayushi9817
@nurayushi9817 2 ай бұрын
Sorry but these aren't roads this is dams (dooxyo) and his journey matched rainy season in somaliland and it will rain again he better watch out
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
@@nurayushi9817luqada Englishka sidaa laguma barto saaxiib !!
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
DJabouti Dawlad waxay ahayd mudo dheer reer leeyahay Lawyacado ilaa Saylac ayagaa dega maxay u dhisanwaayeen?ma Canfar dhulkooda oo keliya ayaa laga dhisaa canshuurta Dekada ?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Not literally Somaliland, it was just some part. And we all got ugly parts. Somaliland, I will be back.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 ай бұрын
He was enjoying mostly his voyage mostly, but every country has some rough roads or unpaved roads even in Europe and America.
@jabraali4167
@jabraali4167 2 ай бұрын
Kkk xanbaar❤❤❤ nin culus safari qiimo leh dalka waad na Barty thank 5:28
@user-ps1li7iq9i
@user-ps1li7iq9i 2 ай бұрын
I.a malinta labaad aad wadada maraysid iydo kuwa kle ee somaliland o kle ah baad maraysa from borama somaliland ❤
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Faysalow Ducadayadii Illaahay waaaqbalay maanta Oo JIMCE ah hadii Illaahay Muraadkaaka sahlay oo DJabouti nabad ku gaartay Illaahay shanta Somaali ha mideeyo oo Somaali ha walaaleeyo Aamiin.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Ayar soco 😂
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 2 ай бұрын
INSHA ALLAH YOU WILL COME BACK TO SOMALILAND
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
InshaAllah. One day
@Mo-Mai
@Mo-Mai 2 ай бұрын
Senior fey Nabad ahaaw sxp.
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 2 ай бұрын
Maad waeaysatid reer TOKHOSHI waxay caan ku tahay tuuladu sida milixda oo kale brother
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 ай бұрын
33 sano ayaa la sheegaa dawlad halkii noloshu ugu xidhayd dadka gaadiidlaeyda iyo cidkasta oo maraysa dhibkaa halkaayaalaa iyo wado la. Aanta ma jirto aduunyada waxaasoo kale waa yaqyaqsi xuduudka somaliland iyo jabuiro waa muhuum in wado casri .ah laga sameeyo gaadiidlaya lacagta .ay jaadka ku cunayaan ayaa dhisi lahayd wadada booramena yaan laga suwin iyadu buuro maahaa
@Yaasiin1
@Yaasiin1 2 ай бұрын
Wadanka hañaga cuwryin mooryaan xun dad aanad gaadhayn
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ай бұрын
Waa haday iska kaashadaan somaliland iyo djbouti
@halimafarah9820
@halimafarah9820 2 ай бұрын
Miskiin Allah ku fududeeyo
@baasareelayuusuf940
@baasareelayuusuf940 2 ай бұрын
Feysal sxb safarkii waa kuu dhamadey mansha Allah wall maxaad ku laabaneysa diyarad miyaa.
@Abassomar8335
@Abassomar8335 2 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-rf6vs6wh5x
@user-rf6vs6wh5x 2 ай бұрын
Ninyahow sida kale waad fiicantahay l.k.n heesa dhagaysiga ayaad ku xumaatay maxaa yeelay dad heesaha niceb oon anu ka mid ahay ayaa ku daawanaya inta heesaha niceb bal ha iisoo baaqdo
@khadarahmed1795
@khadarahmed1795 2 ай бұрын
Oo zxb sacada diin maxa u tagi weyday
@khaalidburhaanjr4220
@khaalidburhaanjr4220 2 ай бұрын
SXB FAYSAL SHEIKH WAXA TAHAY LEGEND GO'AAN ADAG QAATAY WAANA KU FARAX SANAHAY INAA SAFARKAAN KULA DHAMAYSTO UGU DANBAYN WAA GAARTAY HADAFKAAGI GUULAYSO
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Mahadsanid Khalid
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Xukumada DJabouti waa Cadawga Somaaliland iyo Somaali. 1-bal waxaad daawataa wadada u dhaxaysa. 2-yaa dega lowya cado Iyo Saylac?ans.Dir iyo Ciise. 3-Maxay u dhisan waayeen wadooyin? Ans iway ka baxeen oo waxay noqdeen Fransis . 4-CIIDAMADA ku xeerani waa maxay? Ans waa kuwii lahaa marinka Bada.
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 2 ай бұрын
Dhulka hadana ethiopia kusoo kusoosocta kwrn
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
@@hasandhacarbe2009 dhulka Somaali ma leh ee Ethiopia 🇪🇹 ayaa leh waayo? Haday leedahay way ka shaqayn lahaayeen
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 ай бұрын
Dhiiqada kaso noqo haku jabine
@djibaska
@djibaska 2 ай бұрын
Kuso dhawow Djibouti brother
@Tasniim1
@Tasniim1 2 ай бұрын
Waariyaadhaheen aaway Dawladnimadii lasheeganayey 34 sanadood maxay jidadka isaga dhisi weyday? Subxaana Allah.
@Abassomar8335
@Abassomar8335 2 ай бұрын
Dhamad baskil 🇩🇯🇸🇴🇪🇹🇰🇪
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 2 ай бұрын
Sxb doqoniimay kugu tahay in dhul soomaaliyeed itoobiya siiso calankeediina soo dato xataa mad awoodi wayday calanka dawlad degaanka inaad soo qaadato
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Maxanka yaabey Etiopa maxa nokeeney 5anta somaliyeed anago haysana somaliland Jibouti dawlad degaanka somalida nfd somaliýa xanuunka kuhaya muxu yahay
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Somaliya mabaso Marin nankani keneya Ethiopa jigjiga somaliland ila jibouti ❤❤❤
@abdoulrahmandjama2515
@abdoulrahmandjama2515 2 ай бұрын
Ahlan
@Suhaybbigman252_
@Suhaybbigman252_ 2 ай бұрын
Lagand waan kula socoday ila part one vide keenya baskilku kula dhacyyy❤ the lagand ke
@hassanahmedhassan7067
@hassanahmedhassan7067 2 ай бұрын
Safarkaaga Djibouti intii ugu adkayd waad soo dhaaftay sxb
@FINAAS1
@FINAAS1 2 ай бұрын
Fayal❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Haa wll
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y 2 ай бұрын
Heesaha iska daa meel xun yaad ku dhimane
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 ай бұрын
Somaliland ❤❤ wa Dal dad wngsn ku noolyihiin manslh
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 2 ай бұрын
Wanu kula socon doonnaa zxb hadaa maanta naga baxday Kuma iloobi doonno❤
@YassinAbdulkadir-xr3rr
@YassinAbdulkadir-xr3rr Ай бұрын
BRO CAASIMADA SOOMALIYED GOORME SAFAR U THY
@nasraahmed1390
@nasraahmed1390 2 ай бұрын
Kijana yetu karibu Kenya tena
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Coming soon. Thanks 🙏
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 2 ай бұрын
Safar Salaama Bro faysal Run ahaantii Muuqaladaada Aad Baan u Xiiseeyaa Waana kula Socdaa min bilow ilaa hada.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@user-ho7ln5su3y
@user-ho7ln5su3y 2 ай бұрын
I know you can do it
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 ай бұрын
Bisinka
@noordeen9241
@noordeen9241 2 ай бұрын
Oh sorry kaka nakungojea Garissa fika salama ndugu
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Nimefika ndugu. Shukran
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
maanshaALLAH💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
MAANSHAALLAH
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
VIVA SOMALILAND GUUL KU RAJEYEY FAYSAL YARE
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 2 ай бұрын
Is it even possible to cycling on this road mate?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Yeah. I did it.
@KhadarToosane
@KhadarToosane 2 ай бұрын
Dhulka cad waa maxay ?
Carta | Caasimadii Somalida Nabadeysay | Ep 67
15:40
Faysal Shaik
Рет қаралды 23 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 50 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 793
MAGAALADA LAYDHKA IYO BIYUHU BILAASH KA YIHIIN!
29:10
Caalin Abyan
Рет қаралды 24 М.
What is forbidden in rendille community?
1:58
Adikento Marleni
Рет қаралды 3,2 М.
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 138 М.
BIRQOT - DHULKII GEELA | BIRKOT - THE LAND OF CAMELS | Ep 37
24:19
Faysal Shaik
Рет қаралды 27 М.