Dameeraha Kismaayo oo Lasiiyo Daroogo si Loogu Shaqeysto.

  Рет қаралды 25,814

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 79
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 жыл бұрын
Waxaan u fahmey inaan meeshan dowlad iyo dad damiir leh aysan joogin..... Xitaa malaga waayey culimo DIINTA islaamka taqaan oo dadka ka wacdida.
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Idinka ayaaba ku raacsan in ficilkan dhaqan xumada ah in lagula kaco xayawaanka maxaad u qarinaysaan dadka ficilkan foosha xun samaynaya wajiyadooda.
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 2 жыл бұрын
Darooggo.aaaa bisinka war xayawaanka unaxariista si.illaahaay idiinkaanna haaydiin naxariistee
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Madaxda iyo shacabka jubaland aqiiro war baa uu yaalo
@cabdiraxmaanguure7886
@cabdiraxmaanguure7886 2 жыл бұрын
Subxaanallah xaaraan ayaad cuneysaa alle hortiisa ayaad na hor tageysaan adiga iyo dameerka aad silciseen
@ugaas-
@ugaas- 2 жыл бұрын
Subhanallah xaywanka halonaxaristo 🥹
@hazalioinvester3362
@hazalioinvester3362 2 жыл бұрын
Animal intoxication and cruelty act should be implemented quickly by the Somali government
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
damer damer dhalay ilahay bah idin kah jarih donah sidad u galaysan xayawankah war ilah kah baqah waxaa idin kugu wacan waa Axmed dhuxuleh kas bah madaxweyneh idin ah ufffffff
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 жыл бұрын
Oh my goodness it's painful really people don't care the animals life
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku Жыл бұрын
Zubxaanallah 🦓 waar Dameeraha unaxariista oo ilaahay kaga baqa
@musemuse417
@musemuse417 2 ай бұрын
Subxanallah, waa masiibo in xayawaan ma yeeraan ah sidaa loo galo. Allah SWT wuxuu kala xisaabtamayaa kuwafalkaas geystay iyo inti waxka qabankarta oo ka aamustay dowlad iyo shacab intaba.
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Iimaanka alle kaa qaad wuxu naxariis daranaa! War meesha dowlad kama jirto miyaa wax magaratadaan xoolaha sidaan yeelayso maa laga qabto 😭 Wallee soomaali badan dameer dartiisa waa loo caddaabayaa. Rabboow cadaalad aan taada ahayn ma jirto
@adanyare6820
@adanyare6820 2 жыл бұрын
War ilaaheey ka cabso dhamaan waa xarig dhaqtarka maahee
@aamina1247
@aamina1247 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@alihamza-di1iy
@alihamza-di1iy 2 жыл бұрын
Somaligu Horta ma diin beey haysata mase Allaha ayeey ka cabsiigeeda taqana somalida waxad uu sheegta waa QABIL KASEEY CABUDAN YA TAHAY AYAY UU MIIHIINSAY UMAAD diidey iin aay ALLAH UU SOO NOQDAAN OO CADAB UU SOOCOTA WAA YEE XAWAYAANKIBAA KABAXSANLAA
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Saan sax maahan waxa wadanka dhibka uga bixiwaayo tanaa u sabab ah in lagu xadgudbo ma yeeranka dadkan talaaba halaga qaado saan waa cuqubo
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
SubhanAllah Allah ha idiinka xisaabiyo
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
ILLAHAY iimaanka haka qaaado kuwa waxaa xayawaanka ku sameeyay
@nashou22
@nashou22 2 жыл бұрын
Walaal imaan ba male. Allah muxuu ka qaadi. If iyo aakhiro waa duleysan .yihiin
@user-zc2tk6fc6s
@user-zc2tk6fc6s 2 жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 2 жыл бұрын
Ninkaaxabsiga haladhigo.pilis
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 жыл бұрын
Kismayo anigaa kunool taas waa run oo dameeraha kaniini ayey siyaan kaaga daran dhabarka ayey geed ama qori ayey kaga mudaan dibiga ayaa kadaran oo tubaako ayey siiyaan sankane wey kuduraan
@IsmailIsmail-vx9oi
@IsmailIsmail-vx9oi Жыл бұрын
Asc
@user-ps9mz2db4f
@user-ps9mz2db4f 4 ай бұрын
Ooo masago iyo saliid macsaro moo siiyo markoo daroogo wah
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 жыл бұрын
Subxaan Allah Allah soo hanuuniyo dadka xaywaanka ku silcinayo dad soomaaliyeed oo wax aan baran oo reer baadiyah oo ku fakiray sidee lacag u hela meesh haday nidaam dawlad haduu jiro dadkan ha soo xiro ama ha ganaxo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you brother
@aamina1247
@aamina1247 2 жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد الرسول الله صل الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم.
@user-me9fq8ej9m
@user-me9fq8ej9m 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم
@youwilllose-wq4fo
@youwilllose-wq4fo 2 ай бұрын
Waa wax aan loo dulqaadan karin gebi ahaanba waana xadgudub kuwiisa ugu weynaa maamulka magaaladas waa in ay talaabo sharci ka qaadan wax badana ka bedelaan arinkas
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😥 🤣 allow noo naxariiso aamiin
@nurhassan587
@nurhassan587 2 жыл бұрын
Ilaahey waa ujeeda waxa aysameenayan
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 жыл бұрын
Tramadol belongs to the group of medicines called opioid analgesics. It acts in the central nervous system (CNS) to relieve pain. When tramadol is used for a long time, it may become habit-forming, causing mental or physical dependence. Af-Somali: Waa darago nervos sistemkaaga dhaawac gaarsiineyso aadna noolan karin la’anteed jiis bay kaa dhigi kartaa ama curyaan, ama maskaxda, waxa loogu tala galay dadka qaliinka kasoo baxo xanuun ay qabaan darteed in maalmo koban loo siiyo si xanunka oga dago. Allah ilaahayo somaliya waxa ay u hagaagi waysay wada bahalo noqdeen, caruurtii darago barten ileyn hawl kale ma hayane, war kuwa daragoda istictimalo miirkooda soo celiya o mel ku xira in 3 sano ah, war caruurta mustaqbalka ka gaara cadaabti ilaahay baa idin haysato. Hadana xoolihii, war Towbad keena, haddii kale waad hogaysan akhiro, subhannallah!
@daganabdullaahi1668
@daganabdullaahi1668 Жыл бұрын
😢caruurta ay dhaleen oo ugu shaqaynayaa ayey ka go an tahay
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 2 жыл бұрын
Oo abgaal maxaa loogu cayaa marka dameerada dadka dhanaa dhaqdo abgalaba ka naxariis badan qandha daroogo lasiiya
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Subhanalah so sad 😭 xayawanka unaxarista
@fartunosman3503
@fartunosman3503 6 ай бұрын
Laaxowla walaa quwata illaa billaah
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 2 жыл бұрын
Ilahow xawayanka masaakiinta u gargaar yaa rabi😢
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Kuwa xoolaha layay ALLA ha ka ciqaab marsiiyo
@fartunosman3503
@fartunosman3503 6 ай бұрын
Axmed madoobe dakadaan aawey xoolaheeda biyo macaan muu sameeneaayey
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 2 жыл бұрын
Waa nagu ceeb iyo akhiro seeg soomaliyey
@nurhassan587
@nurhassan587 2 жыл бұрын
Subxaanalah dadkan baniaadan maha miyaa
@shamsaaden4
@shamsaaden4 2 жыл бұрын
Ilahay aga baqo xaywanka
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
Kismayo now a 😢😢😢😢😢😢😢Desert
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 Жыл бұрын
War waxaan qashinka hala xirxiro, dameeraha halaga fasaxo wax arxan daran waaye
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 2 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaaliraajucuun dawladu madadka kaliya ayay masuulkatahay
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 2 жыл бұрын
Nacalad niigu dhacde
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
Dameeraha intay qaxootiga killlinka iyo kenyati arki lahayeen inay daroogaysan yihiin ayaa u dhaanta. Inshallaah qaxootiga killlinka iyo kenyatiga markay baxaan u maleen maayo in dameerahaas sidaas loo gali doono...
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Subazana allah
@akd8989
@akd8989 2 жыл бұрын
Omg ilahoow xayankaas aan hadli Karin u gargaar waa waxa wadankena u degi waayey😭😭😭
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
War allah kacabso xayawanka ha dhibin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Allah kacasada ,subaxaana
@nashou22
@nashou22 2 жыл бұрын
Inkaar Allah ha nigu dhacdo. That's why abaar iyo macaluul uuga bixi waynay
@Manka2123
@Manka2123 2 жыл бұрын
Subxaan Allah
@cat_106
@cat_106 2 жыл бұрын
Waxayku leeyihiin Somalida inay Muslim yihiin. Sharci adduun iyo mid diini midna ma raacaan.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Ha ah ah xaaraam
@ahmedomer5918
@ahmedomer5918 Жыл бұрын
ABGAAALAW ALLLEH IDIMA CAFIYO
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Wacyigalin wacyigalin ayaa loobahan yahay
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Rhus Halaag ,Halag, subaxana
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Subzana waa Halaag,
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Wuxu Damir malaha miyaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Sunxanaaaha why Xaaraam stop
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 жыл бұрын
waxani maaha biniaadam waxaa se kadaran dadka wax kagadanaa shacabku waa in ay joojiyaan dameerka in kaartiisa ayaa ku dhacaya illaahay xayawaanka iyo dhirta nasri khayrqaba ha ukeno dadkan badda haku fufto iimaan laawayaasha l waxaan xagekayimaden dhaqan xumaa waxu acuudubillaah waxu maxay yahiin illaahay badda oo guurayso afarta koone hauga soobodo cadaw waa cadaw balaayo wada gardheer oo munaafiqiin waxay dhaafayan malahan maskinku kumadhexnolankaro xayawanka sidaas ookale dhirti way guben tirabadanaa ootayo darana waxaan dad bini aadam ah maaha ee maxay yahiin subxaana allaah muslin ayay isku sheegayan dadki way dhameyen illaahayaw u hiili xayawaanka iyo dhulka iyodhirta waxaan bini aadam maaha kakorqaad xoolihi waxay daqilahayen wayguben iikaarta xolaha idinku dhacday aamiin
@dahabahagi7033
@dahabahagi7033 2 жыл бұрын
Waa in xabsi la geliyo nimankaas
@mamanishad1750
@mamanishad1750 2 жыл бұрын
Subxaana laaah
@adenelabeh9692
@adenelabeh9692 2 жыл бұрын
Subxana allah
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 2 жыл бұрын
Dambi wayn baa laga galayaa dameerahaan
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Waa khaaraam stop please ,Allah kacabso
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 жыл бұрын
Subxanalah
@maxamednuursalaad1286
@maxamednuursalaad1286 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 2 жыл бұрын
Axmed madoobe inta uu farmaajo ku mashquul Sanaa muu wax ka qabto cadaabta iyo dulmiga lagu haayo dameeraha danbigaas isaga ayaa lagala xisaabtami
@ahmedomer5918
@ahmedomer5918 Жыл бұрын
Wajiga maxa uga qarisay ma naxaanka
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
War sheydaama sanaa kuwaan saan wax yelayya😡😡
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 жыл бұрын
Waxan od oga naxay midka qoriga lagumudaaayo intaladhaaawaco
@abdixaji600
@abdixaji600 2 жыл бұрын
romove Egal dameero is white man clone
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Allah kacabso
@aloshanoor51
@aloshanoor51 Жыл бұрын
Ciyaalkas ayaka dartood dameeraha loodhulminayo walahi ineey tooseeynin..Ayakana malugunasanayo..daroogiste bey noqonayaan
@aloshanoor51
@aloshanoor51 Жыл бұрын
SubhanaLLAH
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 124 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 160 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 125 МЛН
GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |
8:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 126 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 400 М.
Ilhan Omar oo wareysi xiiso leh siisay Abdisalam Hereri
43:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 141 М.
Is Kismayo SAFE? 🇸🇴 (Somalia)
9:23
gus1thego
Рет қаралды 15 М.
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41