DARYEELKA MAQAARKA (SKIN CARE) | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 43,742

AS PODCAST

AS PODCAST

2 ай бұрын

Host: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#adnan_sirka_Podcast
#sultanfilms

Пікірлер: 263
@hamseroyal4425
@hamseroyal4425 Ай бұрын
Noloshay ma arkin podcast kan ka muhiimsan wanan ku farxay inad hal abuurtan laba doctor oo ku yimi timekoda allah ha idin barakeeyo wanan jeclahay inaan helo meelo aan idinkala xidhiidho 🙏
@hothansaalah-wt5yv
@hothansaalah-wt5yv 2 ай бұрын
Macha Allah walhi waan ku farxa marka arko inamo somali ah oo wax fahmsan oo wacyi leh alle haydin xifdiyo
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 18 күн бұрын
Mashalah ilahy haydiin barakeeyo aqoontiina dr adnan iyo dr sirka
@Princehishaam
@Princehishaam 2 ай бұрын
Wad lasoo raagten Barnaamijkan mais odhan karnaa😊Mise Si Guud KZfaq in ad kasoo raagten..Anyway I really enjoyed Your Video and it's so educating..I am witness here Who practice Skin Care Routine 🎉It's really Helpful and amazing 👏 It's all about self care. Nothing more. There are many Somali men who Misunderstood very badly about skin care who says " Saliid macsaro nagabadan" Hell No they even insult fellow men who do the skin care and assume that we are Bleaching ourselves 👋I wish they knew much about this..but unfortunately they are So illetrate to understand all this.🙌 Anyway Welcome To KZfaq My Fellow brothers and we wait many many educating Videos as such. MAHADSANIDIIN DHAMAAN WALAALAYAL. From Nairobi, Kenya
@AbdullahiAmuse
@AbdullahiAmuse 2 ай бұрын
Muuqaalki indhawaale ugu dheeraa ee an dhammysty ayuu noqday podcast-gan. Waan idiinka mahadcelinayaa waqtiqiina qaaliga ah labda dr iyo soosaraha barnaamijka dhammaantiin KUDOS 👏
@Alax.12
@Alax.12 2 ай бұрын
Mashallah wa mowduuc fiican skin care Fikirkeyga skin wa xubin ka mid ah jirkeena in la care gareeyo wa muhiim
@AmranNakata
@AmranNakata Күн бұрын
Masha Allah 🥰
@HoodoHawraarsan-yn8pc
@HoodoHawraarsan-yn8pc Ай бұрын
Mnsha allah, aaad baan ugu faraxsanahay in dhalinyaradeena ay noo samayaaan podcast faaido leh. halkaaa ka wada Adnan io Sirka.❤😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Mahadsanid Hoodo
@user-co1er2qm3i
@user-co1er2qm3i 2 ай бұрын
Mash alllh nooso badi ninkann wa aqoonyhn wana bulshaawi wa qof furfuran oo wuxu shegyo gudbin kara aqoona uleh Plz noosoo badi
@adnangamadiid
@adnangamadiid 2 ай бұрын
Masha Allah, hore u socda Doctors. Waxa uu podcast kani imid waqtigii ku haboonaa waan bogaadinayaa waanan guubaabinayaa Adnan & Sirka. Soo badiya mawduucyada insha allah.
@maqsuudmohamed2477
@maqsuudmohamed2477 Ай бұрын
This is the right podcast it's amazing 😊
@roodaburaale1683
@roodaburaale1683 2 ай бұрын
Cilmiga iyo caqliga alle ha idiin barakeeyo waan jeclaan lahaa inaad kasoo hadashan pigmentation iyo melasma fadlan
@Mona-ge1wp
@Mona-ge1wp 2 ай бұрын
Waa podcasts micno weyn ku fadhiya M.a ❤ hore usocda wll intaa iyo inkaleba waan idinka fadhinaa ✨️
@xafsamusa
@xafsamusa Ай бұрын
It’s a blessing to meet you guys, well done, keep it up.
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 2 ай бұрын
Mashallah Mahadsanidin our Doctors ❤❤
@user-ji7cu1ju4u
@user-ji7cu1ju4u 2 ай бұрын
Unique podcast 👍
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 2 ай бұрын
Thanks
@user-ug1vp1iq7i
@user-ug1vp1iq7i 2 ай бұрын
Perfect poadcast
@suhaibabdi
@suhaibabdi 2 ай бұрын
Thanks, U surgeons.
@abdifatahmohamudmohamed4302
@abdifatahmohamudmohamed4302 17 күн бұрын
Thanks guys. I appreciate for you sharing information..
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 2 ай бұрын
Very good point oo waqtigisi jooga
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 2 ай бұрын
Your explanations is very good two sir topic too important many thnkz
@ayaancali3514
@ayaancali3514 2 ай бұрын
M.a wa podcast gii ugu horeyay ee aan aad uxiseyo inan dawado❤than you doctors
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh 2 ай бұрын
Wooow i like it wlhi
@mariamhaji3412
@mariamhaji3412 2 ай бұрын
Mnsha allah waa mawduc fican thanks labadinaba
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 2 ай бұрын
Masha allah, wacayi galin muhiim ah
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 2 ай бұрын
Mashaa Alaah❤
@ceynaansho2yuu430
@ceynaansho2yuu430 2 ай бұрын
Mowduuc qurux badan masha allah From Quruxda Qoyska2 hore noosoo badiya
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 2 ай бұрын
You mad my day guys wiilka koofida wata waa very funny 😁
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 17 күн бұрын
❤thank u Dre
@SalmaAhmed-jc2ze
@SalmaAhmed-jc2ze 2 ай бұрын
Masha Allah wax noo buxisen bos banana xaqidi barnamijkan wan kahelay mar badan baan is wadiyay podcast sidan oo kale maxy somalidu usamayn layihin oo xalga fa idayo dhincyo kale duwan video markan dawaday kikalen wan sodawaday ood sogalisen thnks
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 2 ай бұрын
Dr sual ban ku wydinaa qof age buu ku bilawi karaa skin care
@Nuuraabdiqani2911
@Nuuraabdiqani2911 Ай бұрын
Masha allah aad ayn ugu faraxsanhay podcast faaido leh anfacya bulshada inad uso gudbisaan. Social media waxa ku batay podcast maala yacni ah.
@Shimhaad
@Shimhaad 2 ай бұрын
Masha Allah muqal qurux badan❤
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Ай бұрын
moral fiican buu halkan kala tagi qofkii dawado podcasts kiina always smiles 😃 amazing 👏 runtii
@bossladdy3898
@bossladdy3898 2 ай бұрын
Mansha allah wa mahadsnatin wax badan idinka faaidanay
@falisosman5820
@falisosman5820 2 ай бұрын
what a podcast🥺
@Kurtun170
@Kurtun170 2 ай бұрын
Horta mahdsanidiin 2da dr ee dhalin yarada ah wax badan aad iga bedesheen hadda kadin in aan maqarkee daryeelo mahdsanidiin❤
@shukri8964
@shukri8964 2 ай бұрын
Masha allah tiktok an ka so raacay😊skin careka waa muhiim wlh ❤
@cizeeyecadde9814
@cizeeyecadde9814 2 ай бұрын
Masha allah Muuqaal wax tarleh From QQ2
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 2 ай бұрын
M.a guuleysta
@uniquegirl-pv8mp
@uniquegirl-pv8mp 2 ай бұрын
Saan usugayay leee brnamijkan m.a.❤
@user-py8bg3ql8i
@user-py8bg3ql8i 2 ай бұрын
Mashaa allah tabaarakallaah Amazing❤.Barnaamij aad u faa'ido badan ayaad soo jeediseen.Habka tolmoon,firfircoon ee qaabaysan aad usoo jeedinaysaan ayaaba sii qurxinaya mawduuca aad ka hadlaysaan wllo jazaaakalaah khayr walaalayaal.Waxaan jeclaanlahaa inaad sii balaadhisaan gaar ahaan qaybaha caafimaadka marba aad mid soo jeedisaan. Podcast loo baahnaa ayaad soo kordhisaan waanan idinku amaanayaa qaabkaa wacan ee xogta usoo diyaariseen.Thank you🎉🎉
@mychannel-kt3dj
@mychannel-kt3dj 2 ай бұрын
Waw Quruxda Qoyska2 ayaan kasoo Raacay keep going jaalayaal
@siciidismaaciil3261
@siciidismaaciil3261 2 ай бұрын
Woow keep up
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 ай бұрын
Masha allah Wax badan baan ka faaiday guulaysta Dhalinyaro.
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 ай бұрын
Podcast waxtar leh 👏👍
@rumanyusufali
@rumanyusufali Ай бұрын
Thnks our doctors 💕 keep going ❤
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 2 ай бұрын
Next inshaalaha Waxabarshada dalka ama ta dibada ya ficaan ❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Waanku darsanaynaa qorshaha InshaAllah
@Xalimoyusufcali
@Xalimoyusufcali Ай бұрын
Mash allah xaqiiqdii wax bdn idinka faiday jazaakumullaah❤
@xafaar1459
@xafaar1459 2 ай бұрын
Ku mahadsanidiin
@FilsanMaxamed55-pw3mm
@FilsanMaxamed55-pw3mm 5 күн бұрын
Mahadsanidiin doctore sidee finanka loola diriraa
@Nafizy_Mohamed
@Nafizy_Mohamed Ай бұрын
Noso badiya podcast yada❤🎉
@shuraxbiil7700
@shuraxbiil7700 2 ай бұрын
What Apodcast finally KZfaq wankuso noqdey idinka dartii
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Sharaf ayaad leedahay walaal Shurax. Mahadsanid.
@puritysoul6051
@puritysoul6051 Ай бұрын
Masha Allah dhalinta way ubaahanyihin cid wax faaido leh uso gudbisa xili aan Ku jirna dadka aan aqoonta lahayn ay social media ay buux dhaafsheen. اتمنالكم النجاح انشاء الله بالتوفيق
@UBAHMOHAMEDABDI
@UBAHMOHAMEDABDI 26 күн бұрын
mashaAllah
@Abdirahman-Boss
@Abdirahman-Boss 2 ай бұрын
Alle haydin sharfo podcast somalidu ubaahnayd waa kan oo kale, Wax badana waa kafaa’iday 🙏
@ZumayaHusein
@ZumayaHusein 6 күн бұрын
Podcast is amazing 😊thank dradnan iyo dr sirk
@werdaahmed3834
@werdaahmed3834 2 ай бұрын
Masha Allah dad loo bahnaa bad tihiin dhanka skin ka wan rajynyaa in aad naga cawin dontaan dhanka maqaarka 🙏
@Zainab_Aziiiz
@Zainab_Aziiiz 6 күн бұрын
Aad baad umahadsan tihiin dr adman iyo sirka ❤
@DireDire-vm6mp
@DireDire-vm6mp 2 ай бұрын
Mansha Allah prefect podcast runtii waxbdn ayaa la idinka faa'iidi doonaa
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@raxmamaxamuud1841
@raxmamaxamuud1841 2 ай бұрын
Mansha Allah ❤ thanks laba dr oo wax badan og siwacn bad noo fahhansisen skin care جزاك الله خير 😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Allah kusharfo walaal Raxma. U welcome.
@ramlaabdinasir987
@ramlaabdinasir987 2 ай бұрын
What a waiting podcast 😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
waxan rajaynaynaa in uu u qalmo sida aad u sugaysay Ramla. mahadsanid
@hoodoxasan3909
@hoodoxasan3909 2 ай бұрын
wll qaali i caawi​@@ASPODCAST-somali
@anwarcali9918
@anwarcali9918 2 ай бұрын
Waan ka helay ❤
@hodanibrahim7637
@hodanibrahim7637 2 ай бұрын
جميل ما شاء الله جدا البودكاست
@cubeydali6770
@cubeydali6770 2 күн бұрын
Aad ayaad umahadsantihin maanta wax badan ayaa idin ka faaid aad nolosheyga Ii anfacaayo mar labada thanks 🙏🙏🙏🎉❤
@Zundina
@Zundina Ай бұрын
Best podcast❤
@IbrahimAbdalla123
@IbrahimAbdalla123 2 ай бұрын
Wlhi wax bdn ka faidey alle haidin xifdiyo mahadsanidin 🎉
@Dalays7740
@Dalays7740 2 ай бұрын
Waa wax bulshada u bahanthy iyo weliba docters takhakhus uleh
@omilahyerug341
@omilahyerug341 2 ай бұрын
Mashaa allaah barnaamij loo baahnaa weeyaan please nosoo galiya sida loola tacaalo haaraha wajiga gala aad ayaa loogu baahan yahay qof talooyin ka siiya sida loola tacaalo
@drjamila8927
@drjamila8927 2 ай бұрын
Sending love to you both ❤🔝
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Mahadsanid Dr Jamila. Madaxaad noo sarantahay
@Mii94.
@Mii94. 19 күн бұрын
Thanks for your time ❤
@zamzamyuzuf3274
@zamzamyuzuf3274 Ай бұрын
The best podcast ❤
@AhmedKiimo-k5w
@AhmedKiimo-k5w Ай бұрын
Thanks ❤
@user-zp1ve5nl3t
@user-zp1ve5nl3t Ай бұрын
Waad mahadsan tihiin ❤
@XasanCade-zo1lh
@XasanCade-zo1lh Ай бұрын
Waa suaal okiyaalaha kuwii laxira kalaaa noosheega walaalyaal
@hamzaalgerin4083
@hamzaalgerin4083 4 күн бұрын
Doctor SIRKA Waxan u baahna cream ka aad shegeysid skin Care kaa ugu ficaan nalasoo wadaag magacisa ambaa kaa aad isticmashid sii aan usoo gadanoo inch'Allah doctor adigo mahadsan, waan idin salamaya guleystaa inch'Allah ❤️
@hebaisak4917
@hebaisak4917 2 ай бұрын
Thank u doctors
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
U welcome Heba.
@Samiiroonlineoffial
@Samiiroonlineoffial 2 ай бұрын
Run ahaantii waa barmaamij fican aadna wan uga helnay waxaana rajeenaa in markale naloo so daayo mid lamida ❤
@user-lx7eg7tc9j
@user-lx7eg7tc9j 2 ай бұрын
Masha Allh tabark wlhi, marka laga imaado Mawduuca aad Sida fiiican aad ugu sheeekeysen wxn aaan aad ula sii dhacey wx weeyen sida Quruxda , deganinda, khibrada badan eed uso gudbiseen. MASHA ALLH JASAKUMULAAH WLLO
@user-kb7ih6bs4r
@user-kb7ih6bs4r 13 күн бұрын
Mansha allah maqal qurux badan ❤
@xamiidasiciid8995
@xamiidasiciid8995 2 ай бұрын
Thank u Dr waxaad ufaaidayseen umaddiina wax jahli badani kajiray camuuman somalia ragga inta face wash isticmasha xitaa waa tira qaliil ah thank u ❤
@Queen-iqra-dhawrsan
@Queen-iqra-dhawrsan Ай бұрын
M.a❤
@suadgabayr4291
@suadgabayr4291 2 ай бұрын
Wlhi waad iga qoslisay 😂😂😂 way fcantahy inay ragu bartaan skincare ka sida serum vitamin c ee aroortii la marsado, moisturizer ka, iyo sunscreen ka waa wxa inoo dhalaalinaya wajigeena hadana waa inaad u isticmaashaa daily I liked wlhi skincare’s ka oo aad sameyso morning routine ka ❤
@ducaaleabuukar3607
@ducaaleabuukar3607 2 ай бұрын
Waa fahansanahy oo dhalinyarada waxbaraty way yaqanan lkn Ayaantan waxaa so baty rag is cadenayaa oo hadana ku leh skincare asamesana😅😅
@haawohalays4341
@haawohalays4341 2 ай бұрын
M.a podcast aad bulshada u anfacaya waaye waa mahdsantihiin dhakhaatiirteena
@Bakarashid0
@Bakarashid0 2 ай бұрын
@samaaxmohamed-ic3yk
@samaaxmohamed-ic3yk 2 ай бұрын
Wow wllhi waxyabaha so gudbineysan waa ka heley
@nusaymaaxmed2885
@nusaymaaxmed2885 Ай бұрын
Podcasts very very important ka hadasheen wacyi galin iyo isgu jira hoga tusalayn masha allh waku mahadsan tihiiin baraarujintina qiimaha bdn
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Adigaa mudan walaal Nusayma, Soo dhawow.
@abdisalambade6613
@abdisalambade6613 Ай бұрын
Th u bro waa ku mahad san tihiin baraamijka aad bulshada lawadagteen dhalinyaro. Lkn managa caawin kartaan creem yada ugu haboon la isticmaali karo Skin care
@user-ho2ef5rt6w
@user-ho2ef5rt6w Ай бұрын
Real iS more than atttracrivee than perfect Everyone change now it S My time keep going My brotherrrrr ❤❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Welcome walaal
@zahralulu2083
@zahralulu2083 2 ай бұрын
Wiilasha ayaga ayaaba funny ah😂
@nimcosooyaal5517
@nimcosooyaal5517 2 ай бұрын
Ani mawduuca marka laga yimaado farxada wiilka la waraysanaayaa isoo jiida tay Mansha allaah ❤
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 11 күн бұрын
Guul baan idiin rajaynayaa ... sharaf io karaamo korkiina ha ahaato❤❤
@amaladan3031
@amaladan3031 Ай бұрын
Waaw mashallah maxaa kaso qoroyaa yurub wax badan Ayaan ka faaidey cilmigina ilahey haidin barakeeyo 🙏🏽 waxaan og kale o somali doctors ka hadlayaan waan u mahanay hadi aan somali nahay. Aniga comment ma qoro lakin waan idinla dhacay. Keep up the good work 👏
@guleidguloh
@guleidguloh Ай бұрын
mnsha allh like this when the scholars anlyzing something🖐️
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Thanks Guleid
@SabirinaAhmeddey
@SabirinaAhmeddey 10 күн бұрын
M.a waan ka hele wiilashan
@axmaadabaliil8756
@axmaadabaliil8756 2 ай бұрын
Waa macalimiintu mawduuc qatar ka hadlayan dhibka jira wxey thy isgaarsiinta afka mey afkeni hooyo faqiir ma ahane xogta inogu so gudbiyaan ..!?
@umumaxamedamen8858
@umumaxamedamen8858 2 күн бұрын
Mzhllh noso badiya wll mawducyadan o kale
@hibomahad3576
@hibomahad3576 2 ай бұрын
1 in aad biyo cabto ugu yaraan 1 litter 2 in aad hurdo fican heshid 3 in aad sontid 4 sunscreen 5 in aad isticmaashid scrum face vitamin c & h khasatan gabdhaha 6 in aad murtab isticmashid
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Masha Allah si wacan ayaad u soo koobtay Hibo
@user-dq9hj7vq4c
@user-dq9hj7vq4c 2 ай бұрын
Muratib waa maxay wllo
@drfatimahassan9759
@drfatimahassan9759 2 ай бұрын
@@user-dq9hj7vq4c Moisturizers 🧴
@drfatimahassan9759
@drfatimahassan9759 2 ай бұрын
@@user-dq9hj7vq4c Moisturizers 🧴
@Q.252
@Q.252 2 ай бұрын
@@user-dq9hj7vq4c waa moisturizer wll
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 2 ай бұрын
Wax fiican bad soo kordhiseen dhalinyaro guulaysta❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Mahadsanid Nuriya. Soo dhawaw
WAX KA OGAAW DHIIGA CAADADA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
AS PODCAST
Рет қаралды 39 М.
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha | Xalqadii 1aad
35:13
Raad-san Talks
Рет қаралды 11 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
EP3 | Full Video | NOLOSHA ARDAYDA DHAKHAATIIRTA |  JOURNEY OF MBBS
1:12:00
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 683
Sidee Forex Lacag Looga Sameeya || Wareysi @cawaalecalawaash2332
51:48
Waxa Aad U Baahantaahy  Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |
30:55
Omar Inshar
Рет қаралды 64 М.
WAXBARASHADA DALKA vs DIBADDA | ADNAN & SIRKA PODCAST
1:24:49
AS PODCAST
Рет қаралды 15 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22