Пікірлер
@hamdaali5964
@hamdaali5964 2 сағат бұрын
Jazakumulahu khayr huno aad iyo aad bad umahadsantihin bulshadana bos weyn oo banana bad ubuxisen ee halka kasi wado
@NuuraMohamed-qq8du
@NuuraMohamed-qq8du 4 сағат бұрын
Msha allh shaqo fcn baad hysaan ilhy hydin abaal mariyo❤😊🎉
@manerajepreel2696
@manerajepreel2696 4 сағат бұрын
Plz maxa u dawo ah ibta qolofta keene
@user-wy2wq5rq3h
@user-wy2wq5rq3h 5 сағат бұрын
M.a wax bdn bulshad u faideysan allaha niga abal mariyo
@rasiacadey5557
@rasiacadey5557 12 сағат бұрын
Alle haydinka jaasi isiiyo waxan idinka faaiday waxbadan ,khaasatan mawduuca cawa shugran shugran walaalayaal❤
@AaminCali-tj9te
@AaminCali-tj9te 13 сағат бұрын
Dr ka soo hadla prostitis glad in men
@omargelle2850
@omargelle2850 13 сағат бұрын
Thanks ciwaan aad io aad muhiim u ah
@bahjomursal7023
@bahjomursal7023 13 сағат бұрын
alle haydin barakeeyo❤
@adansacid2153
@adansacid2153 15 сағат бұрын
Mhdsanid
@CarfoonHussein
@CarfoonHussein 16 сағат бұрын
Thank you wllo jasaka allah
@zirajpoijamac1759
@zirajpoijamac1759 17 сағат бұрын
Mowducan waligey ayan raadin jirey lkn finally allah qeyrka hanawada fajiyo 😢
@marwofaisal5421
@marwofaisal5421 18 сағат бұрын
Doctor's horta waa mahadsantihiin ,maxa keena Naaska bila ibta noqda se maxa lagu xaliya?
@anisamohamedisse3681
@anisamohamedisse3681 18 сағат бұрын
Mhdsanidin Drs wxbdn oonan garaneyn wad nga wadixiseen waxn rabaa inan idin weydiiyo Kaniniyasha Xanun baabi'yaha ah een Qadano Waqtiga cadada Dhib intee la eg ayey ku kenayaa gabdha sida ibuprofen
@Yahyebinuyahye
@Yahyebinuyahye 21 сағат бұрын
Vedio ga dhamadkii maxee ku shegeen Saliida magaceeda ruse made mise ...........
@fatimaabdi7898
@fatimaabdi7898 22 сағат бұрын
Dhakhaatiirta Allaha haydin barakeeyo cilmiga caafimaad ka iyo cimrigaba Allaha haydin kordhiyo hal suaal ban qabaa anigu oo ah Marka la samaynayo self breast examination sidee baa lookala garan karaa maxaa normal maxase abnormal ah ma wax gaaroo lagu kala saari karaa jira? Mahadsanid
@hindacarab9169
@hindacarab9169 23 сағат бұрын
Drs PCOS kasoo hadla
@hindacarab9169
@hindacarab9169 23 сағат бұрын
Allah ha caafiyo intii ka cabanaysa xanuunadda naaska intii caafimaad qabtana Allah ha u siyaadiyo labada dr Allah ha barakeeyo ❤
@najmoclladiif5011
@najmoclladiif5011 Күн бұрын
Cadnaan iyo sirka thnks wlo❤
@naimafaizal8400
@naimafaizal8400 Күн бұрын
Nolosheyda podcast saan uma dhageysan ama uma daawan aad baa u mahadsantihin doctors👏
@user-gy1up7dn5p
@user-gy1up7dn5p Күн бұрын
Podcast dagsiga kaliya ah kuso dara dr
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu Күн бұрын
Waa Mowduuc aad u qiimo badan oo Wacyiga timaha iyo Cilmo waafi ah ximbaarsan. Thanks alot
@HothenAhmet
@HothenAhmet Күн бұрын
Salaama my doctors aad baad umahadsantihiin waxbadan idinka faaidnay Alle abaalkina jano haka dhigee Please waxn codsanaya qof marki uuyara ee naaska soo baxayay intuu ceeb mooday gacanta ku burburiyay side noqon kara maxase kudhici kara🙏
@SumayaAhmed-mn7wj
@SumayaAhmed-mn7wj Күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@dhhol77
@dhhol77 Күн бұрын
Mhdsnidiin barnaamij wax weyn aan ka faaidnay yuu ahaa sido kale kaso hadla dheef shiidka
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Күн бұрын
Mahdsnid our doctors walahi. Dadki youtobe ka mqna batahin wxn ahay 20jir kudhiban kicida salada subx masjidka wkda wa tukada lkn masjidka ma ado jaamcadna wa dhigatyo accounting barta jamacada A+kena lkn kuwa ka hdlysan ba kamid aho mobile kudhagan waliba fasaxa saidka usexda hdan note ka qorty youtobka idinka camal hda jogi lahyden wa hore dhalin bdan is badali lahyd wxn idinak codsan laha. Muqalada noso badiya week 3 vidoe kabdan ba ubahanahy wa mahadsantahy talada na sisen iyo waqtiga no hurten❤
@sundusqaloombi-fd4wm
@sundusqaloombi-fd4wm Күн бұрын
Asc dr adnan iyo dr qoslaye Dr aniga dhibtaan qabo waxaa weeyaan waxaan ahy gabar aan wax dhalin geeshaligana isticmaasha galiya waqtigaan baxayo aan meel aadayo Naasahayga waxay u eg yihiin maamo 6 dhal ah xitaa familka qaara wy ila yaabaan waxaan ka qaaday fopic wlhi Waan buurnaa wliba 84kg saa nabaro saaid ah baa iga soo baxay naasaha oo kasoobaxa xiliga kulylka ah Hdeer waan riday miisaan kayga waana 59 ilaa 61 ma dhqafo alx Naasaha qaliin maku samyn karaa ma dambibaa waayo sidaan inaan kuguursan karo ma aamin sani waayo marka استمتاع lagu jiro waa muhiimada 1 aad naasaha marka Magali karaa qaliin adkayn ah oo xalaal miyaa dabcan waad ka tagteen su aashaan ? Tnx inabadan aqoontiinana allaha idiin barakeeyo wll
@Saamiya33
@Saamiya33 Күн бұрын
Maanta oo ay taariikhdu tahay 06/7/2024 waxaan go'aansadey inaa tiktok iyo snapchat iska delete gareeyo oo aan jaamacad iyo shaqo bilaabo ilaahay ha igu guuleeyo ii soo duceeya
@AmouraMoha
@AmouraMoha Күн бұрын
Channelka kaliya millions u qalmo wa idin jeclahay wilashena thanks marwalibo saa wax noguso gudbisin ilahey ha idin xifdiyo 🎉❤
@zaamiyaipraahim2639
@zaamiyaipraahim2639 Күн бұрын
Aadbaad umahad Santiin Dr' Zarka Iyo Dr Cadnaan
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Күн бұрын
Aniga waxaan aan bilaabay skin care xalay oo ay aheed taariikhda 5/8/2024 waxaan igu dhiiri galiyay muuqaalkaan in aan samaysto skin care dabiiciya
@zaraqueen7462
@zaraqueen7462 Күн бұрын
Masha Allah waa dhaqaatiir howl kar ah Wax badan ayaan idiinka faa iidey hormar wacan Ku dayashaa mudantiin ❤❤
@ZahraQurux-j3i
@ZahraQurux-j3i Күн бұрын
Dr waxaad kasoo hadashaan deodrant(shiirka kilkilaya daawada baabi'isa) iyo waxyeeladeeda breasts cancer ayay keentaa ayaan maqlay
@AmranNakata
@AmranNakata Күн бұрын
Masha Allah 🥰
@hoodoabdirahman3766
@hoodoabdirahman3766 Күн бұрын
Thank you so much my brothers
@Inamohamd
@Inamohamd Күн бұрын
Best advice ❤👌
@fatimabintusamatar8568
@fatimabintusamatar8568 Күн бұрын
Masha allh wax badan ba no faaidaysene jasaakalah❤❤
@user-dq2gs1pv1k
@user-dq2gs1pv1k Күн бұрын
Durba Anigo Maraya Daawashada Barnaamijka 24 minit oo keliya Waxan Helay Macluumad bdn Wlhi illaahay haydinka Abaal Mariyo❤
@user-le1bl6vk3d
@user-le1bl6vk3d 2 күн бұрын
Dr's depression kasoo hadal io dawadiisa😢😢😢
@aishayasin2690
@aishayasin2690 2 күн бұрын
Macha allh barnaamijyada ugu faa,idada badan somali podcastyada 🍀 weekly u suganaa barnaamijkiina ka xiga inzha allh nooga soo dhiga Non communicable disease iminka dalkeeni ku soo badanaya sida DM, HTN. Kuwaas oo waagi hore aynaan dawayn fiican iyo dhakhaatiir fiican aynaan haysan inagu yara lkn iminka inagu soo batay
@cubeydali6770
@cubeydali6770 2 күн бұрын
Chapter cusub oo muhiim ayaad ka hadasheen 🎉🎉😊
@MalikaMohamed-r1w
@MalikaMohamed-r1w 2 күн бұрын
Mansha Allah thanks my brothers❤
@miskimire8415
@miskimire8415 2 күн бұрын
Mahadsanadiin walalayaal❤ Inaa caado yeelatay waa wax aad u adag runtii ku dhawaad 3bil baan naftayda bari la ahay in aan ciyow soo kacaa, inkastoo aan ahayn dadka dhafra hadana wayba igu adgaatay in aan salaadda saacad ka hor soo kacaa oo wax iska sii aqristo ilahay ha ii fududeeyo🤲😢
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 күн бұрын
fibroadenoma burada igu taala Kama aadan hadlin dr mawduuc nooga soo samee
@iqraabdinuurmaxamed1258
@iqraabdinuurmaxamed1258 2 күн бұрын
Aniga ahaantyda podcast aadbu I anfacay waayo waxan ahay arday medicine 4year noqonaya sannadkan aadba umadasantihiin dr.adnaan and dr.zeerka ❤🎉
@arlioYoYyyy
@arlioYoYyyy 2 күн бұрын
Ala wll mahadsanidiin❤🥺
@AaminCali-tj9te
@AaminCali-tj9te 2 күн бұрын
Ilaaahay ha nii barakeoyo waxaan jeclaani lahaa inaa ka soo hadashaan prostatitis gland in men markuu caabuqo
@user-Zekko
@user-Zekko 2 күн бұрын
Waxaa Aad Dhiirigeliyay inay Muqalkan daawaden gabdho tiro Badan waxna way ka faaidayan Runtii
@DeeqoMire-kl9ir
@DeeqoMire-kl9ir 2 күн бұрын
Mahadsanidiin❤❤❤❤❤
@rawdasaid7727
@rawdasaid7727 2 күн бұрын
Adaa u mahadsnthin Dr.adnan &sirka mawduuc wax badn sugeyna ayaad ino keenten waxn rajeyna in part two ino soo sameysan. 1.su.asheyda waxay tahay xiliga jiifka hadii aad xabad xabad useexato Malaga yaba in hadhow naaska dhibata uga timado ama mustaqbal cudara ay keni karto mahadsanidin🙏