No video

DAYAX DALNUURSHE FARXADI KAAMEEY HOREYN OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 4,682,532

Dayax Dalnuurshe

Dayax Dalnuurshe

2 жыл бұрын

Erayada Ahmed xaraf
laxanka khaalid kaamil
music mustafa karaama
camera & editing Y3A films
Directed by: Farhiathebosslady & Ahmed Ashiika
Aniga hiilkeygiyeey
Hortaa ma aheyn qof jira
Hortaa ma aqoon jaceyl
Hortaa nolol maan laheyn
Hortaa la ima haybin jirin
Horta la ima dooni jirin
Hortaa haybad maan laheyn
Hedayduun baa igu jirtee
Hortaa hebal maan aheyn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn
Hugiyo sharaftaydiyeey
Hortaa maan hiigsan jirin
Halkuu qayrkay tagoo
Hortaa hadaf maan lahayn
Hortaa maan haysan jirin
Hadeer qiimahaan heloo
Hortaa karti maan lahayn
Hedayduun baa jirtee
Hortaa hebel maan ahayn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn

Пікірлер: 2 800
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
Thank you my beautiful fans for always giving me love respect and support 💓 i'm nothing without you guys ❤🙏🏿
@nuuracayuni1436
@nuuracayuni1436 2 жыл бұрын
Keep going Walal adiga Farxiya wada jira abid isha xasadka Allah idinka haayo
@kingawalinhoofficial4034
@kingawalinhoofficial4034 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@AngelA-os2tj
@AngelA-os2tj 2 жыл бұрын
You deserve more than that keep going🤴
@AngelA-os2tj
@AngelA-os2tj 2 жыл бұрын
You deserve more than that keep going
@macaysteofficial8559
@macaysteofficial8559 2 жыл бұрын
Full tgero pro daahir maxmud musse dlka nurkiisa mai fannkyga♥️✋
@naimaosman5183
@naimaosman5183 2 жыл бұрын
Heestan ragu ma jeclaanayaan waayo may jecla inay dumarka libintooda uqiraan geesi adoo kalaa maahee ❤️🔥
@taabit10
@taabit10 2 жыл бұрын
Hortaa karti maan laheyn aaa waa dayuuus kan0
@najmaismacil2501
@najmaismacil2501 2 жыл бұрын
Really qlih
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 2 жыл бұрын
Waa sax raga way ka xanaaqaan dumar la aamaamo balse dayax waa raga ama dhalin yaradoo xamar wiilka ugu fiican
@hanicismaan8032
@hanicismaan8032 2 жыл бұрын
Saxiiix
@fartunmohamed1962
@fartunmohamed1962 2 жыл бұрын
Sax
@KornelAbdi
@KornelAbdi 2 жыл бұрын
Fanka Meel Baad U Wada 🔥Lagend Dayax
@fatushyarey376
@fatushyarey376 2 жыл бұрын
Z
@aaminanala786
@aaminanala786 2 жыл бұрын
@@fatushyarey376 1
@sagalxidig5960
@sagalxidig5960 2 жыл бұрын
Abdiyow isoo qbo lmprkga wuu iga baxay tiina bbe
@abdirahmannaseep1259
@abdirahmannaseep1259 2 жыл бұрын
Life goes on
@aliishakeyfyuusuf551
@aliishakeyfyuusuf551 2 жыл бұрын
@@fatushyarey376 pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
@sahraali2126
@sahraali2126 2 жыл бұрын
Hees walba Tay ka danbeyso waka Dareen duwan tahay🥺❤️ Mahadsanid Libaaxa Fanka Somalida Adiyo Directorkaga Duma Farhiya❤️🙏
@asdsalax8083
@asdsalax8083 Жыл бұрын
Asc❤
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 2 жыл бұрын
Dayaxa La hoolin waayey Een lawada haysan Walaal qiimo badan Tusaalaad u tahey dhalinta Adiga iyo dumaashiday Farxiya Tolmoon Wada jira Abid kiin
@user-kw8up5yw5g
@user-kw8up5yw5g 2 жыл бұрын
Reaction aaaway 🙄
@Adar_Playz
@Adar_Playz 2 жыл бұрын
Masha Alaah Cawil Bile Mr Positive Salan sare 🙌
@anzalsalat324
@anzalsalat324 2 жыл бұрын
Dayaxaa wankuwataa m.a❤️💋💯
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Dayah nin raggeed I love how proud he is of his wife Farhiya👸🏻❤🤴🏻May God bless a beautiful family that I love a loving couple🇸🇴🤴🏻
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf 5 ай бұрын
Don't say I love ,only say I like
@hassanhussein7229
@hassanhussein7229 2 жыл бұрын
This song dayax hestan waxad mooda inaad qisadeyda aad ka hadleyso ee daman inta qoralka aqrineyso fadlan iso duceya inaan dib u helo carurteyda hoyadod 😅😪😪😪😪
@AhmedMohamed-my5py
@AhmedMohamed-my5py 2 жыл бұрын
Wha a beautiful song and voice 😍. Keep it up my brother, Dayax.
@Tiinafareey
@Tiinafareey 2 жыл бұрын
WaaW mash allh brother
@kingmataan6910
@kingmataan6910 2 жыл бұрын
Waaw mash allh brother😍😍
@abdiwaaxidmoalimyusuf625
@abdiwaaxidmoalimyusuf625 2 жыл бұрын
WW
@nimcosaciid7894
@nimcosaciid7894 2 жыл бұрын
Dayax dalka nuurkiisa boss hees qisaa ayaa hayaa qofaan adi aheena iigu luuqen maayo boss sideen kugu helaa
@hazzanabdyphatahak9761
@hazzanabdyphatahak9761 2 жыл бұрын
Mcn dyax Dal nuursha
@manradakh6775
@manradakh6775 2 жыл бұрын
@@nimcosaciid7894 Xariir Axmed Udhiib asaa maashii larabay dhigaa asaana kacod macaan
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 2 жыл бұрын
Xidiga Muqdisho beautiful song
@liibaanmohamed1204
@liibaanmohamed1204 2 жыл бұрын
Yaa lakuku maqlin
@fartuunsaalax6150
@fartuunsaalax6150 2 жыл бұрын
Dayaxoow anti qali hore usiisoco
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 жыл бұрын
@@liibaanmohamed1204 inuu yahay madii day
@liibaanmohamed1204
@liibaanmohamed1204 2 жыл бұрын
@@hodanmacalincumar9634 haaa
@nimcoqali3264
@nimcoqali3264 2 жыл бұрын
@@fartuunsaalax6150 k' Z wxs
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 2 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe waa jaceylki oo qof ah💙 nin qiimo badan baad tahay xaaskisana jecel una daacad ah aad bey u nasiib badantahay xaaskaaga IL xuni idinma aragto hore u socda maansha'allah💙💜💜💙💜💙💜💙💜💙💜💙💜
@najmaismacil2501
@najmaismacil2501 2 жыл бұрын
Really Amiin amiin
@hamzashire9306
@hamzashire9306 2 жыл бұрын
I repeated hundred times , that shows I'm in love in this song . My only Somali musician that his word is positively always keep going my bro.
@ayanabdo1617
@ayanabdo1617 2 жыл бұрын
Asc
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 2 жыл бұрын
When you wake up in a happy home and learn to live a life of love and kindness and also have a beautiful wife who loves your progress you become a full person. Kuligood waxay kuutamayan inay yeeshan oo dhistaan noloshaado kale Hadana way ku dhaliilayaan sikastaba ha ahaate Guuleyso fanaankeeniyow Huuno❤️🇸🇴
@deganomer4032
@deganomer4032 2 жыл бұрын
Been maha wllo masha allah 😍
@abdirahimahmed3064
@abdirahimahmed3064 2 жыл бұрын
MaashaAllah u dhe wll alle ha u barakeeyee
@yaasinbashiir6972
@yaasinbashiir6972 2 жыл бұрын
Ben ma ahn nin wlpo waxa uu rapa nag dacad u ah 😫
@asmamohamud5132
@asmamohamud5132 2 жыл бұрын
Wooow dayax
@mrbajadofficial8315
@mrbajadofficial8315 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@abassabdullaahi6624
@abassabdullaahi6624 2 жыл бұрын
Inta fahantay Heestaan in Farhia The Boss Lady loo qaaday like isoo raaca🙏🥰😁!
@asmaabdillahi9756
@asmaabdillahi9756 Жыл бұрын
Marhore ayaa gartey wlhi m.a❤
@najmaabukar197
@najmaabukar197 2 жыл бұрын
Boqorka caasimada is back dayaxa dalnurshe aniga hiil keygiyeey hoyo mcn hortaa ma aheyn qof jira hortaa ma aqoon jeceyl hortaa nolol maan laheyn hortaa leyma heybin jirin hortaa leyma dooni jirin hortaa hebla maan aheyn❤️ heestan kama daalo dhageysi geeda wlh hoyo ayan aniga amin sanahay iney tahay qofka uqalma hortaa karti maan laheyn hoyo🙏❤️
@safiyasiman2172
@safiyasiman2172 2 жыл бұрын
Ayy sida loo duubay sido kale meesha lagu duubay qatar🥰✌💪♥️🇸🇴
@saciidoaxmad2304
@saciidoaxmad2304 2 жыл бұрын
Masha allah raga wad ka wada garasho ficantahy illahy adiga iyo xaskaga ha iskukin wariyo♥️♥️♥️♥️🤲 amiin amiin dayax guleso abidka gesi wa adiga dayax
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 2 жыл бұрын
Waa hees aad umcn waxaana la jeclaadey hooyo hooyo horteed waxba maanan ahayn😢🥰😍😍🥰
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
XOOLI IKAAHAY WEEYE KAN HOIYADI WAA XAQIRAY XAQEEDUNA NAGVUU ASGO QIOQAN U YIMID AYU SIITAYA🤔🤔🤔🤔🤔
@user-pn5wy6fk4h
@user-pn5wy6fk4h Жыл бұрын
​@@farhiyosharif8208 😂😂😂 xoolo weeye
@leila5093
@leila5093 2 жыл бұрын
The appreciation he has for his wife is everything🥺😢 Kuwii isku waara noqda❤️❤️
@ashwaaqmahmoud2866
@ashwaaqmahmoud2866 2 жыл бұрын
Neflypwtiy
@ahmedgaraara2069
@ahmedgaraara2069 Жыл бұрын
@@ashwaaqmahmoud2866 ijj
@yacquubcabdicabdirashiid5636
@yacquubcabdicabdirashiid5636 Жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕😍😍😍😍😍😍😍💕💕💕💕💕💕💕
@ayanlecade6926
@ayanlecade6926 2 жыл бұрын
Out of this world 🌎 Full of respect 🙏 Cadowgaa unooloow bro
@hamdacadeeyhamda3629
@hamdacadeeyhamda3629 2 жыл бұрын
dayax❤codkisa degenanta heesta labiska muuqalka🔥🔥kulli waa 100%100 absolutely legend bathy
@daacadomar7685
@daacadomar7685 2 жыл бұрын
Tan hees waa dhaftay Magac kale in lo bixiyo waaye An other level Super dayax dalnurshe Al ways legend
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 2 жыл бұрын
What a talanted singer. Keep it up dayax fannaaan weyn. 🤟😎.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Already a somali icon ✨ Dayax Dalnuurshe 🔥 Karama Beatz 🎶🎵
@zeinpower8642
@zeinpower8642 2 жыл бұрын
Legend come back wax bdn ba so socdo let’s go zhp🤴💪🥰
@munasarwali8838
@munasarwali8838 2 жыл бұрын
Music 👌 Style 👌 Editing 👌 Voice 👌 Dayax Dalnuurshe Rageeda ✌️✌️👌
@zeytunadan5810
@zeytunadan5810 2 жыл бұрын
Always my favorite keeping moving bro ilove uuuu supporter from canada❤️❤️❤️💯💯💯💯👌👌
@omarabdigarane2359
@omarabdigarane2359 2 жыл бұрын
Dayax is proud monogamist❤️👍. All this Amaan for Farhia❤️✅Lover birds
@hafsahousseindjama3241
@hafsahousseindjama3241 2 жыл бұрын
Nasibka la isku dhafay wlh farhia hablo badan ayay ka nasib badan tahay qof SAS uun ku amana Khalifa kugu qanacsan dumarka kalana ilahay kaqariyay markad hesho waxad noqota the queen of the city isku wara lamanaha qarniga ilahay wax idin sadexeya idinma bado Amin y rabi🤲🤲🤲🤲💘💘
@manaalcadeey3931
@manaalcadeey3931 2 жыл бұрын
What a voice mansha Allah your the real man dayax i wish nimanka somaliyed wilkan cml ahan lahayen isha rabi ka xijaab adiyo familkada quruxda badan❤️
@Abdisadik28774
@Abdisadik28774 2 жыл бұрын
Ninkan xaskisa dacad u ah oo wax walboo sisay ee adiga marka hore halaga heloo wixi farhiyoo laga helay
@yasminmahamud3594
@yasminmahamud3594 2 жыл бұрын
Wow amazing Song 🎵 you’re legend as always ❤️ keep going walalo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
I love this song 🎵even I can't stop listening this song keep going brother dayax dalnuurshe ✌😍💯
@aweysakhyar4169
@aweysakhyar4169 2 жыл бұрын
Design 100% Video recording &editing 100 % Voice 100% Music 🎶 100%
@RG-hm5xh
@RG-hm5xh 2 жыл бұрын
Make up 100/100
@natashacdey7418
@natashacdey7418 2 жыл бұрын
@@RG-hm5xh 😂😂😂
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
@@RG-hm5xh not funny 😑
@saxarlahassan4259
@saxarlahassan4259 2 жыл бұрын
Wow what a beautiful song!❤️❤️❤️💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽Dayax Dalnuurshe🇸🇴💯❤️
@halimahalimaabdulkadir9360
@halimahalimaabdulkadir9360 2 жыл бұрын
Wha a beautiful song and voice keep it up My brother Dayax Dalnuurshe❤️🥰
@abdinasirabukar4548
@abdinasirabukar4548 2 жыл бұрын
Perfect song 💯
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 2 жыл бұрын
Dayax waa Heestii ugu Empire sanayd ee uu qado an dhagaysto Hore u soco bro lengerd 🥰🎊🥰💯
@aboubakaerwaberi5331
@aboubakaerwaberi5331 2 жыл бұрын
My really favorite singer dayax dalnurxhe he came back legend another level Keep going our legend 👍💯❤️
@sumayosuusu3261
@sumayosuusu3261 2 жыл бұрын
Dayaxi dalka came back legend Voice Style Editing M.a keep going pro🙈 🥰💯
@hamdiomar5909
@hamdiomar5909 2 жыл бұрын
The 1️⃣ and only 100% i like all your songs 🙏🙏Respect U 👈❤🇸🇴
@aadamamseko1541
@aadamamseko1541 2 жыл бұрын
Amazing voice amazing style amazing written song amazing melody amasing music amazing directed This is another level dayax ♥️
@ibrahimabdi461
@ibrahimabdi461 2 жыл бұрын
Allha ku xfdo
@hajirhajir1089
@hajirhajir1089 2 жыл бұрын
Waxaa oo idil waa run kaliya dayax
@hawaissa8165
@hawaissa8165 2 жыл бұрын
Exactly 💗
@xasancabdulqadir5477
@xasancabdulqadir5477 2 жыл бұрын
Mustafe karama ayaa heesaha kamaqna dayax in the building OMG this Music is very dengreous Laxan Khaalid kaamil legend
@kaafimnur5698
@kaafimnur5698 2 жыл бұрын
legend is back amazing 🎵 song 💯 music video and voice you hit the point 👉 💥
@barwaaqodawlad4502
@barwaaqodawlad4502 2 жыл бұрын
Ax yaa rigaal gabadh rliya ayuu alle ku ziiyey wll Dayax😘😘 izku wrh Abid
@esmahan143
@esmahan143 2 жыл бұрын
Hortaa waxba maan eheyn😍🥰our super star in Mogadishu dayah dalnuurshe😘🤗
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 2 жыл бұрын
Wooow ☺️ it's amazing HORTA LAYMA HAYBIN JIRIN HORTAA LAYMA DOONI JIRIN HORTAA HEBEL MAN AHAYN🥰 King of the city *Dayah* never give up bro 🤴🙏
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
Horta leyma dooni jiirn😔😅
@amiraanfac8531
@amiraanfac8531 2 жыл бұрын
Amazing😱another level hees tan weey daftay🥺 Our legend back🤴👏
@maankachannel6003
@maankachannel6003 2 жыл бұрын
That’s amazing and talented song wuuuuuuuw the king of the city dalka nuurkiisa ❤️
@zaragold1058
@zaragold1058 Жыл бұрын
Mansha Allah waligay maan arkin/maqlin qof sidaa u qira wanaaga Xaskiisa waxaan lee yahay Nin Nool
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
The one N only Legend Dayah dalnuurshe 🙌 Wow amazing SonG 🎵🖇🎤best song ever 🎧🎶 another level
@djdhiigleh5423
@djdhiigleh5423 2 жыл бұрын
ƏRAYDA 100% LAXANKA 100% CODKA 100% MUSIC 100% ANOTHER LEVER ♥️💍💎
@Qaali12
@Qaali12 2 жыл бұрын
War cad waye. Masha Allah, jacaylkiyo qof’ah. Farxad kunolada adiga iyo intad jeceshahayba
@ayaanibnuaadam3327
@ayaanibnuaadam3327 2 жыл бұрын
Wey iga gadan thy hestan lkn qofkan uqaadi lahaa weli ma imaan Hugiyo sharafteydiyey hortaa ma aan hiigsan jirin halkuu qayrkay tagoo hortaa hadaf maan lahyn🥰🌹💋Hooyaday mcn ayaan uhibeyey😘😘😘😘😘😘💋🥰
@zahalpelajih677
@zahalpelajih677 2 жыл бұрын
Wow amazing our Artist always Keep going 🥰🥰
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Wow another vibe song dayax dalnurshe legend always legend 😍💯
@fankafanka8369
@fankafanka8369 7 ай бұрын
❤❤❤❤ da beest lajan 🎷💯💯💯hee guleeyso sxb sare dalka nuurshee
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 жыл бұрын
Maasha dayax waxaa tahay.role model.allaha isku kiin daayo.marwadaada sharafta leh.allaahu ma aamin ❤
@inaahmedmuse9886
@inaahmedmuse9886 2 жыл бұрын
My lovely brother ❤keep going ❤ my hero
@ERAMUSICCOMPANY
@ERAMUSICCOMPANY 2 жыл бұрын
Good job my brother ☺️
@kabiilkobay
@kabiilkobay 2 жыл бұрын
Legend This song is Another Level 🔥👌
@ladashasaara383
@ladashasaara383 2 жыл бұрын
Dayax I don't know why most men have negative vibe towards u but one thing I wanna say is men should learn from being loyal husband and the honour of women. Love u abowe ilaahi wankabarya inuu qeer kutusoh inshaAllah
@SafaASaid-gq2wi
@SafaASaid-gq2wi 2 жыл бұрын
he changed his appearance which is not something acceptable for a Somali man to do. ps: am just explaining to you why they criticise him i am not justifying what these men/women say about him.
@ladashasaara383
@ladashasaara383 2 жыл бұрын
@@SafaASaid-gq2wi .we are all human beings .man is to error and for his change that's between him and Allah we are no one to judge ,say or do anything about it.
@nastehohussein1645
@nastehohussein1645 2 жыл бұрын
Absolutely the only loyal ever seen somali men wow classic really
@ahmedyussuf9512
@ahmedyussuf9512 Жыл бұрын
@@ladashasaara383 TRUE bt b4 his lord we will also be questioned as to why we saw him drifting towards the wrong and didn't advice him 😓😓🥺
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Imnadan sugyey🥰 Keep going boqorkii boqorada👑
@salmahashi6905
@salmahashi6905 2 жыл бұрын
It’s your year bro keep the work 😍😍
@maxamudyuusuf8748
@maxamudyuusuf8748 2 жыл бұрын
Legend always is legend ☝🏾 The one and Only Dayax Keep Going Brother 🥶🥶🥶
@SalmaanMaxamuud-kj8pi
@SalmaanMaxamuud-kj8pi 4 ай бұрын
respect full pro family quraxon adiga iyo dumshi farxiyo libaax fank casriga ah ❤🥰
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
My legend 🔥🔥😍 Absolute banger!!!
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 2 жыл бұрын
Horta ma aqoon jaceyl💋❤👌 Hees cajiiB ah muqaal cajiib ah Our singer dayAH keep uP dear bro🙌
@farhanomar5106
@farhanomar5106 2 жыл бұрын
Keep going my bro dayax🎶✅
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
Absolutely it's very lovely song and i feel love when i listen to this song even i can't stop listen keep going legend dayax dalnuurshe i'm watching from norwey🇳🇴 ✌🏽🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥💯❤️❤️❤️❤️🥰🥰👌🏽😍😍😍😍😍
@fardosmali1191
@fardosmali1191 2 жыл бұрын
Love
@ahdaafamin8815
@ahdaafamin8815 2 жыл бұрын
Love is a powerful in the world 🌎
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
@@fardosmali1191 Love you too🥀♥️🥰
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
@@ahdaafamin8815 absolutely that's True my bro 💯
@najmoadam5333
@najmoadam5333 2 жыл бұрын
@@Amir-Muse DsZdddddd c
@munamahmedmuniish1117
@munamahmedmuniish1117 2 жыл бұрын
Farxadii kameyn horeyn xidiga codka fanaanka kaliya jeclhy thy walaalkeyga ❤🖤💫
@liilbaliil8064
@liilbaliil8064 2 жыл бұрын
Legend keep going lph🔥💯✅
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 2 жыл бұрын
Asc wrwbtu keep going hooyo mcn il kuma arakto iyo xaasid keep going aya kuleyahay guul iyo gobanimaan ku rajeyey inkastoo ayantaa mowtul qalaf imaaday hooyo mcn ilahay haku xafido inshalaah qeer aya idin rajeyna reer dayax dalnuurshe
@ittisomteachintechnology5929
@ittisomteachintechnology5929 2 жыл бұрын
Dayaxow horta ma aqon hees 🕊️🥀Keep go.. wllkey
@ikraanwarsame8545
@ikraanwarsame8545 2 жыл бұрын
Wooow this song is Anther level keep going legend♥️❤🥰🙏
@daadirofficial3294
@daadirofficial3294 2 жыл бұрын
Another level dayax ✌️
@abshiroha2072
@abshiroha2072 2 жыл бұрын
Sax sax sax Masha Allah my bro sax sax Masha Allah my dumashi mcn ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯👌🦁🦁🦁
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 жыл бұрын
Wooow masha Allah abowe farxiyo baa qof nool ogow iyada la aanteyd waxba mahid respect youre wife she is good woman walahi iliked her and litter hodon they are lengend to all insha Allah wen icome muqdishu see you my brother
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN 2 жыл бұрын
This how you should love your wife ♥️ lots respect brother ! Keep going lots happiness for all of us Insha Allah
@omaariabdalla5478
@omaariabdalla5478 2 жыл бұрын
On fire bro dayah dalnuurshe best song ever🔥✔
@yaasirmaxamed1567
@yaasirmaxamed1567 2 жыл бұрын
Dayax waan kuwataa legend hore usoco my Brother 🖤🇸🇴🔥😊
@mandeqxussen4055
@mandeqxussen4055 2 жыл бұрын
My brother 😍🥰🤴🏼
@izaha7702
@izaha7702 2 жыл бұрын
For me this song is especially for my beloved parents coz without them we are nothing ♥️👨‍👩‍👧‍👦✨ long live for all parent 🥺🌹 love for all parents
@MogadishuKitchen21
@MogadishuKitchen21 2 жыл бұрын
so true!
@ayaannuur4544
@ayaannuur4544 2 жыл бұрын
Ioidi🙈🙈😍😳🥰
@feysalmowliidaadan6557
@feysalmowliidaadan6557 2 жыл бұрын
Wow is the best song bro I am proud of you my friend I wish you and your queen a happy stay (HAPPY BIRTHDAY ABTI)
@sharmaakexaashi6793
@sharmaakexaashi6793 2 жыл бұрын
wow, ilove this already💪🔥❤️‍🔥✌️
@xaliimomaxamedaxmed2397
@xaliimomaxamedaxmed2397 2 жыл бұрын
Waalal bin igu qabo😍😍😍
@Hodanomar592
@Hodanomar592 2 жыл бұрын
Hees iyo badh 👏👏🥰hor mar wacan wll dayax🥰🥰🥰✊🏿✊🏿✊🏿
@Laaleye4911
@Laaleye4911 2 жыл бұрын
Another level keep going legendary
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 2 жыл бұрын
Beautiful song! 🎵 ❤ 😍 💕
@hassanalio4306
@hassanalio4306 2 жыл бұрын
Incredible 🔥🔥 with dazzling smile ❤️❤️ my superhero# alfanan dayax dalnuurshe
@fihimabileadan1630
@fihimabileadan1630 2 жыл бұрын
wllhi hestasi meel bay i tabatay masha allah brother ilahay ha isu kiin dayo adiga iyo xaskaga farxiya shankaroon amiiiiin 🤲iso ducee Ana inan adi o kale helo
@calicabdisiyid9721
@calicabdisiyid9721 2 жыл бұрын
Always Amazing and So Kindly♥️😩
@yuusuf2233
@yuusuf2233 2 жыл бұрын
Best song✊❤ Dayax dalnuurshe horay usoco saxiib❤
@Farduso4089
@Farduso4089 2 жыл бұрын
Intasba hooyo mcn aya laga hela hooyo hadeysan ahen intasba maheli lahen Allahayow hooyadey jannadada kawarabi😭😭😭😭😭
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 ай бұрын
Fardowsa iwrn setahay huno qali 😂amin huno qali
@abdinajibawesomar8977
@abdinajibawesomar8977 2 жыл бұрын
Congratulations Dayax
@amaalxarigle8268
@amaalxarigle8268 2 жыл бұрын
amazing horta layma haybin jirin legen go forward❤️
@nizzythebeast4659
@nizzythebeast4659 2 жыл бұрын
What a song ... legend is back at it 💯🔥
@nusaybasaee7369
@nusaybasaee7369 2 жыл бұрын
Fan kaama horeyn Dayax Dalnuurshe 🔥. Greetings from Hargeisa Somaliland ❤.
@jojozaid3868
@jojozaid3868 2 жыл бұрын
Woow this soNg 🎵 I liked🥺💯❤️❤️🎵🥰 dayah fanaaan of the year 📌❤️
@maxamedjamacjaamac8409
@maxamedjamacjaamac8409 2 жыл бұрын
Amazing 🥰keep going fanankena 😍
@Tareyx
@Tareyx 2 жыл бұрын
The one and only legend dayax Farxadii kamay horeyn way soo dhacday ❤️❤️❤️💫
@hassanosman396
@hassanosman396 2 жыл бұрын
Keep going my brother dayax
@naemaaden
@naemaaden 2 жыл бұрын
Another level dayax xidiga muqshisho from diryadii hargeysa cadey ❤🥰
DAYAX DALNUURSHE AMAAN MUDNIDAA OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:05
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 41 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
DAYAX DALNUURSHE BILYAN DHAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:57
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA NEW SONG BARMUUDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:19
DAYAX DALNUURSHE | GOB & NASAB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
3:45
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 3,9 МЛН
MARWAAN YARE | BAL KAALAY KA SAAR | New Somali Music Video 2021
5:08
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
DAYAX DALNUURSHE NEW SONG KAABA NUURA 2022
3:40
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH
7:42
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН