Dheeman Visualizer 2022

  Рет қаралды 13,953,105

GULLEDSIMBA

GULLEDSIMBA

2 жыл бұрын

TRUE STORY
Dheeman Official Audio ,The video Clip will be out soon JANNA DUNIA VOLUME .. Blue moon
Erayada & Laxanka:#CUMARDABJACAYL
Music : NABIIL
Sound recording:SULE ABDALLA STUDIO
Info…Waa hees ka mid ah heesaha albumka Janna dunia
Social media Gulledsimba
📸 / gulledsimba
📲 TWITTER / gulledsimba
👤 FACEBOOK / gulledsimba
🎧✅ SPOTIFY open.spotify.com/artist/3NjgN...
🍎APPLE MUSIC / gulledsimba

Пікірлер: 4 700
@baabajeey
@baabajeey 2 жыл бұрын
Fanaan haduu jiro waa guleed simba halsano iyo hees qalbiga tabaneyso 🙏
@qayz277
@qayz277 2 жыл бұрын
Xaqiiq, hadi uu comedian jirana waa adiga baba allah cafimaad tama kaga barinay 🙏💫
@ciyowyare2655
@ciyowyare2655 2 жыл бұрын
Comadianka kaliga an si qaasa u tagero ayaa tahay baaba🥰👈⚠️
@hamzemahmet7164
@hamzemahmet7164 2 жыл бұрын
Wll baabajeY illahaY caafmaaDka Haku ziyaadiYo
@rahmacdy4039
@rahmacdy4039 2 жыл бұрын
Haduu saqajana jiro wa adigaa lee babaa love you
@hamzemahmet7164
@hamzemahmet7164 2 жыл бұрын
@@rahmacdy4039 wllzHy Ha u KhaldaMin dadKa
@RageAbdi
@RageAbdi 2 жыл бұрын
Definitely video jawi Roob jiro waaye heestaan 🔥🔥🔥
@Wiil_tuulo
@Wiil_tuulo 2 жыл бұрын
ar yaa duub ku dhaho walal wa ila fahamtay wlhi
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 2 жыл бұрын
Haaa
@abdulqanirashid1252
@abdulqanirashid1252 2 жыл бұрын
Best Somalia videographer Rage abdi
@islaamchannel849
@islaamchannel849 2 жыл бұрын
SXB RAAGE CABDI FADLAN HEESTA IGA GAARSII GUULED SIMBA I.A PART 1 WAA INAN DHABEEL QURXANO KU DHIGANTA QALBIYADA RAGGA HADANA WAA DHAMEYSTIRAN UDHALAALEYSO SIDI SIDII DHEYMANKI 2XXX DHARAAR QURA NINKI DHEEHDA DHEEGEEDA JOOGA AH SO JEED IN U KUDHADHABI DOONO ANAA DHAAR KUMARAAYO 2XXX KOORASKA HEESTA ANNE GOORTAN ISDHAHAY. UDHAWAW XAGEEDA AYANBA GABIGEY DHALAALAY DHALAALAY 1XXXX 1XXXXXX E MADHABOOBI DOONTA INTUU CALAFKU IDHAAFIN INANTAN IN AN NOQDO RUUX DHIIRANO UDHAQSADO DHANKEEDA GAARSIIYANA DHAMBALKA CAASHAQ 2XXXX PART 2 WAA INAN DHIGEEDA DUMARKA KADHEER DABCI IYO WANAAG NASIIBNA WAXA LEH NINKEY UDHAXDO JACEYL IYO IYOO FARXAD KUDHAQDO 2XXXX DHAWAAQA CODKEEDA MACAN NINKI DHUGTO MAR QURA IN UU DHINACEEDA AADI DOONO ANAA DHAAR KUMARAAYO 2XXXX
@abdikariimabdullahi4640
@abdikariimabdullahi4640 2 жыл бұрын
Isku diyari duubitaankeeda legend
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 6 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗😁
@xaluushaIbrahim
@xaluushaIbrahim 23 күн бұрын
Kula midaa ahay waleee
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 2 жыл бұрын
2.7 million ayay mareysaa maanta oo ah 26/2/2022 haday 3 million gaarto like igu so xasuusiya Waa heesta keliya sanadkan saameyn igu yeelatay💚💚
@farxaancabdilaahi4471
@farxaancabdilaahi4471 2 жыл бұрын
Taa geere buuxa
@meim_reim
@meim_reim 2 жыл бұрын
3.7
@Gaashan1
@Gaashan1 2 жыл бұрын
BISHII HORE MAANTA CML BAAD SOO QORTY QORAALKAAN WLLKEI 😂♥️
@user-ey4fe3ok1s
@user-ey4fe3ok1s 2 жыл бұрын
3.9M maraysa hada
@amalozil2108
@amalozil2108 2 жыл бұрын
4m mareysa
@KornelAbdi
@KornelAbdi 2 жыл бұрын
Fankuba Waa intaa Sanadkiiba Hees Holac Ah ku Soo Tuur Lagend Simba🔥
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 2 жыл бұрын
Hees kasto mcn waxaa kamacaan Kalaamka alle subxanahu watacala Xuska alleh hala badiyo🙏🙏🙏🙏🙏
@abdifatahyusuf7090
@abdifatahyusuf7090 2 жыл бұрын
Sax masha allha 👌👌
@cabdinajiib9936
@cabdinajiib9936 2 жыл бұрын
Yes pro
@talentandskills8031
@talentandskills8031 2 жыл бұрын
Tik waye lkn timaha islasim
@najmasiciid7729
@najmasiciid7729 2 жыл бұрын
That is really wlky tas ban been ahayn 🥰
@Epiclift
@Epiclift 2 жыл бұрын
Masha Allah thats true❤️
@asmaasal2694
@asmaasal2694 7 ай бұрын
2024 yaa ila dhagsanya 🔥♥️
@user-re6zr5vu6m
@user-re6zr5vu6m 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤​@@user-re6zr5vu6m
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@user-re6zr5vu6m😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@hakeemahmed5020
@hakeemahmed5020 5 ай бұрын
Hees top ah weeji
@SeynabAadan
@SeynabAadan 4 ай бұрын
❤❤
@user-bw4tg2ej5u
@user-bw4tg2ej5u 8 ай бұрын
Still 2024 ❤️🫶🏼
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 2 жыл бұрын
Heesaha guuled Simba waxaa moodaa in ay qalbi waliba taabaneyso cod dahabi ah iyo Erayo Dareen wata 📸
@munamacalin1079
@munamacalin1079 2 жыл бұрын
Ma qalbiga ayay ku taabatay jack
@HassanMohamed-tj3zt
@HassanMohamed-tj3zt 2 жыл бұрын
Wax Kle Wye Ninkan! Legend Simba🙌
@safiyayuusuf9935
@safiyayuusuf9935 2 жыл бұрын
@@munamacalin1079 uuììuùiiìiiiìu
@safiyayuusuf9935
@safiyayuusuf9935 2 жыл бұрын
@nuurmaxamad9680
@nuurmaxamad9680 2 жыл бұрын
Oh
@najuuaraale
@najuuaraale 2 жыл бұрын
Waaw hees iyo bar cod lugu raray gulled keep going Waliba magacayga Najma waxba Laga qaban karo
@suhenamohaz6912
@suhenamohaz6912 2 жыл бұрын
Woow😍 wan farxay heesta markan arkay iney mageceyga najma ku bilawathy
@khalidabdalla523
@khalidabdalla523 2 жыл бұрын
Waxa losameyay xaaska awbaanka
@najmahalimoalim1647
@najmahalimoalim1647 2 жыл бұрын
Me two wllh 😴
@najmoabdi2924
@najmoabdi2924 2 жыл бұрын
Sidokle wlh msha Allah 💯❤️
@surajwaye710
@surajwaye710 2 жыл бұрын
@@khalidabdalla523 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MuwahipMaxed
@MuwahipMaxed 2 ай бұрын
Who listened 2024
@amiinonline8528
@amiinonline8528 2 ай бұрын
me
@Aliabdimaalik_
@Aliabdimaalik_ Ай бұрын
We
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Qalbi dhaya Nafteyda Dhayaysa❤❤ 13/07/2023😊😊 Iyada O 10million mareysa Wll like ha ila dhafin
@abdalapes8387
@abdalapes8387 10 ай бұрын
Like waxno kumatarayo lacag isodira dheh
@5somtv
@5somtv 2 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka dabjacayl Nin tagay Music Nin hada balo la soobaxay nabiil İyo codkii mucjisa guleed sinba mar kaas oo kale reer mudugu waxay dhahaan walahay kan waa ay ay dhalay 😂🙏
@hawa3h193
@hawa3h193 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 reer mudug are crazy
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 2 жыл бұрын
Kkkkkk Lennged abwaan Geesi
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ay ay dhalay
@ahmedyare4258
@ahmedyare4258 2 жыл бұрын
Hhhhh
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 2 жыл бұрын
😂😂😂 Rer mudugow dadka caadi u amaana
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
AlhamduliaH 99jeer Subxanalah 99jeer Allaahu akbar 99jeer Laa illaaha illaalaah 99jeer Aqri walal insha Allah Ilahay malintada hakuu Nuuriyo
@hafsaabdirizak4415
@hafsaabdirizak4415 2 жыл бұрын
M,a
@tawxiidnuur5129
@tawxiidnuur5129 2 жыл бұрын
War jaahilyohow klasaar diinta iyo macsida
@tawxiidnuur5129
@tawxiidnuur5129 2 жыл бұрын
Wadku dewersanaysaaye
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Hadaad like kuraadineyso ogow inaanad ajar kahelaynin
@funnykids5667
@funnykids5667 2 жыл бұрын
Wll diinta kugu yar meeshan magacyada ilahay ha keniin ka saar
@radwanimesabdi6506
@radwanimesabdi6506 Жыл бұрын
Yaaa ilaaa dawanayo 2023 farta taga heestan waa iska jeclahay 😘😘😘
@soomaal-media
@soomaal-media Жыл бұрын
@guledmahad8755
@guledmahad8755 Жыл бұрын
Me
@khaalidcabdi9597
@khaalidcabdi9597 Жыл бұрын
ME wllhk
@LuulBile
@LuulBile Жыл бұрын
☝️
@IlhanCadaawe
@IlhanCadaawe Жыл бұрын
Me 😢😂
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 10 ай бұрын
It’s 2023, let’s see how many legends are still listening this song 🙏🏾💞❤️🌎🔥
@ilhanadan8044
@ilhanadan8044 2 жыл бұрын
Nabiga hada jaceshahe like sar scw scw scw 🥰🥰🥰❤️‍🔥💋
@usaametayasiir2199
@usaametayasiir2199 2 жыл бұрын
Scw
@ifraaxmaxamad7085
@ifraaxmaxamad7085 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@shubanbiyood6443
@shubanbiyood6443 2 жыл бұрын
Scw
@sakariye_wiiltagay2076
@sakariye_wiiltagay2076 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@anwarmeyman9708
@anwarmeyman9708 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 жыл бұрын
Mar La Aragi Fanka Is Back🔥😂💪
@sakariyesaakir
@sakariyesaakir Жыл бұрын
Heestan xasuus gaar ah beey iku leetahay😭😭 waxana soo boqdey maanto dahay 6/12/2022 goobtuna waa jigjiga 🥰😭😭😭😭😭
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow 2 жыл бұрын
🏃🏃🏃🏃❤️ 🇸🇴
@zakariyeabdirahman5126
@zakariyeabdirahman5126 Жыл бұрын
😢😢😢😊iand to 😢😢be
@zakariyeabdirahman5126
@zakariyeabdirahman5126 Жыл бұрын
😢
@nabiilajaamac
@nabiilajaamac Жыл бұрын
​@@zakariyeabdirahman5126😅😅😅😅😅😅😅😅
@nabiilajaamac
@nabiilajaamac Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 2 жыл бұрын
Simba Army one 🔥
@farhiyajaafar8534
@farhiyajaafar8534 2 жыл бұрын
Ghhh💙💙💙💙💋😍
@farhiyajaafar8534
@farhiyajaafar8534 2 жыл бұрын
Good morning 😘♥️
@mohayare6586
@mohayare6586 2 жыл бұрын
@@farhiyajaafar8534 hdn
@almaanmaxamedalmaanmaxamed673
@almaanmaxamedalmaanmaxamed673 2 жыл бұрын
@@farhiyajaafar8534 pp0l00000000po09p00
@farhiyajaafar8534
@farhiyajaafar8534 2 жыл бұрын
Wow
@sahalsahnuuni1935
@sahalsahnuuni1935 2 жыл бұрын
Sida dhabiga dhool qoton taagan Dhexyar muuga dhaayaha deeqda Dhisa maanka ruux dhakhtar il ah Sow ma tihid dhabeel igu dheegan Nolol dhaxala ruux ila dhaaba Ka fikira dhankayga idhawraa Wixii dhaca xalkeeda dhameeya Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha lga dhaya dhiltayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman Naf ku dheer nafta u dhimanaysaa Ku dhex nool wadnaha udhaqaaga Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa Sow ma tihid dhamays idhisaysa Dhadhan nolosha ruux udhabeeya Igu dhaata xumee liga dhaartaa Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa Sow matihid kun dhaan dhab dhab ii leh
@hoodomaxamamuudaadangaas4737
@hoodomaxamamuudaadangaas4737 2 жыл бұрын
o
@ismaaciilcabdicali5694
@ismaaciilcabdicali5694 Жыл бұрын
aad iyo aad 17.10.2022 Ayaan dhageysanay oo hada ah
@HaniIsmail-ur3bg
@HaniIsmail-ur3bg Жыл бұрын
Ayy 😢
@jamasaid3417
@jamasaid3417 11 ай бұрын
❤❤❤😊
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
12 October 2023 subax khamiis ah ayaan daawaday heestan miisaanka culus ah wa hees dareen cajiib ah ka hadleeyso runtii waxa jiro dhaawacyo badan oo soo gaaray dhalinta maanta jaceelkii waxa uu noqday waxa aan afka baarkiisa dhaaafsiisneen warhooy dhalinyaro jaceelka wa sheey qaali ah ee ciyaarta halaga daaayo Inta wax jecel Allaha u sahlo qof nolosha la qeebsado oo daacad ah Guuleed simba wa fanan cajiib ah oo qaaday heeso dareen weyn xambaaraan sharaf iyo karaama korkaada ha ahaato waxaad noo dajisay qalbiga ❤❤❤
@fardowsomohamed9346
@fardowsomohamed9346 Жыл бұрын
This guy's is competing world wide let alone some or Africa. Ucan clearly see the effort he puts on his music production. The production is another level. Anys ways am from Holland and soon am gonna be a doctor insha,allah one move year proud somalia👊👊
@abdullahishuuriye333
@abdullahishuuriye333 10 ай бұрын
❤👏
@5minutesear
@5minutesear 2 жыл бұрын
Ohoo ahaa najmaayy hmmm Sida dhabiga dhalo qotan taagan Dhexyar muuqa dhaayaha deeqda Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah Saw ma tihid dhabeel igu dhigan Nolol dhaxal ah ruux ila dhaaba Ka fikira dhankayga i dhawra Wixii dhacay xalkeeda dhameeya Saw ma tihid ragoo dhan idhaafsha Ohooo iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl i dhansiiya I dhiiraya waxaa tahay dheeman Eheeey ahaaa ohooo ahaaa hmmm Naf ku dheer nafta u dhimanaysa Ku dhexnool wadnaha u dhaqaaqa Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa Saw matihid dhamays I dhisaysa Dhadhan nolosha ruux u dhabeeya Igu dhaarta xuma iiga dhaarta Qalbi dhaya naftayda dhayaysa Saw matihid kun dhaan dhabdhab iileh Aahaa aahaaaa ohoooo iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl i dhansiiya I dhiiraya waxaa tahay dheeman 2x 🎶🎧🎈
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 жыл бұрын
Wᴀǫᴛɪ ʙᴀᴀ ɢᴀʟᴀʏ ᴡʟʟʜɪ
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 2 жыл бұрын
Sidoo kale waa fanaaniinta ugu afgaaban ugu na akhlada wanaagsan baraha bulshada sida tiktok ku arkimaysid isagoo cid aflagaadeenaya arkimaysid isagoo qabiil ka waramaya arkimaysid hore usoco cìbaadadana ha sii dayn guuleedaw abdirahman from waqooyi galbeed somalia
@mohamedabdirahmanhirsi2796
@mohamedabdirahmanhirsi2796 2 жыл бұрын
Wlhi waa runta sxp ku arki meeysid asagoo wx yabaahas kudax jiro 🥰
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 2 жыл бұрын
Aad iyo zxp wllhy odayga waxaynu leenahay hore usoco guuleed simbaw zxp ❤👏👏🔥
@nuurmaxamad9680
@nuurmaxamad9680 2 жыл бұрын
aadow ween
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Sax wllo wuu afgaabanyaha intuu fanaan akhlaaq leeyahay🥰
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 2 жыл бұрын
Aad iyo aad war ninkan xitaa show isagoo qabsanaya arki maysid xitaa la waraysanayo waaba ka yaabay
@nasrenibrahim9525
@nasrenibrahim9525 Жыл бұрын
If only KZfaq can show how many times I listen to this song forever 🎧🥰I feel like it’s for me🤭
@cumarmxumed6769
@cumarmxumed6769 Жыл бұрын
Hi ❤
@ArisakMahamad
@ArisakMahamad 10 ай бұрын
Hees kasta oo macaan waxaa kamacaan kaoaamka Alle 💯✨🎧
@hawaluul5370
@hawaluul5370 2 жыл бұрын
Heestan wxa u hadiyen laha wlshey aaan dunida ugu jclhy xamdiyeey Oomaar 🥺🫀🖤🥀 soma tihid dumar dhan idhaafsha apyo 😩👸🖤
@sacdiaissemohamed519
@sacdiaissemohamed519 2 жыл бұрын
Kuweygi ilmo hooyo mcn 🥺👸❤️
@hamdiomar3589
@hamdiomar3589 2 жыл бұрын
Ina hooyo mcn nolozheyda idhaya i dhamestira 😢😘💪
@hawaluul5370
@hawaluul5370 2 жыл бұрын
Alle haikin deesto 🥺🫀❤️
@gamallaf4350
@gamallaf4350 2 жыл бұрын
P
@Abdi0023
@Abdi0023 2 жыл бұрын
Lyrics Sida dhabiga dhool qoton taagan Dhexyar muuqa dhaayaha deeqda Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah Sow ma tihid dhabeel igu dheegan Nolol dhaxala ruux ila dhaaba Ka fikira dhankayga idhawraa Wixii dhaca xalkeeda dhameeya Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman Naf ku dheer nafta u dhimanaysaa Ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa Sow ma tihid dhamays idhisaysa Dhadhan nolosha ruux udhabeeya Igu dhaata xumee iiga dhaartaa Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa Sow matihid kun dhaan dhab dhab ii leh
@najuufantastic.7149
@najuufantastic.7149 2 жыл бұрын
Mgca mxaa ku xaqireee heeesta loo qaadey 😂
@nimcojanagale8224
@nimcojanagale8224 2 жыл бұрын
@@najuufantastic.7149 waxas najma Nima lemka keneyso hhhh
@Abdi0023
@Abdi0023 2 жыл бұрын
@@najuufantastic.7149 Najma❤❤😂
@fadiyaaaomar599
@fadiyaaaomar599 Жыл бұрын
Not that much fan of somali music lately, but heard this song from my brother’s car yesterday and since then I’m obsessed walahi
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 жыл бұрын
We got only two legend singers of all time 1.lafoole : past 🦁 2.gulled simba :present & future 🦁
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 2 жыл бұрын
What about HASSAN ADAN SAMTAR AUN TUBEEC AUN CUMAR DHUULE AUN CUMAR SHOOLI AUN SAADO CALI AUN KULUC ISKILAAJI ABDIQADIR JUBA ABDULLAHI BOQOL AXMED MOOGE MAXAMED MOOGE WITHOUT THEM GULLED SIMBA WOULDNT EXIST
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 жыл бұрын
@@Hassan97Mohamed you got that right and i know all of them but these two legend own the Audience for last decades these others singer's You talk about were ultra legend waaberi and they were retired that's bro
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 2 жыл бұрын
@@dojimohammed7796 hassan Adan Samatar abdiqadir juba iskilaaji abdullahi BOQOL haven’t retired yeah people don’t listen to them I’m old school music but new Somali music wouldn’t existed people like listen to gulled simba xariir Ahmed ilkacase and the new artists you have to remember gulled started his first song in 2016 became popular while other artists before him got years and years of dedication and hard work and got Recognition that finally deserved
@sadamofficial6986
@sadamofficial6986 2 жыл бұрын
@@Hassan97Mohamed respects his opinion
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 жыл бұрын
@@sadamofficial6986 exactly bro this is not law it's my opinion I'm glad you understand that
@hassanesse3347
@hassanesse3347 2 жыл бұрын
To the person who reading this, even though I don't know you,I wish you all the best of what live has to offer you, stay blessed and stay healthy for everyone🙏❤
@apdirizak___ak6545
@apdirizak___ak6545 2 жыл бұрын
@shazmoha4790
@shazmoha4790 2 жыл бұрын
To you too❤️
@amishugas6189
@amishugas6189 2 жыл бұрын
Ameen you too
@adnoabdisalam7232
@adnoabdisalam7232 2 жыл бұрын
❤️
@muniitamohaa9590
@muniitamohaa9590 Жыл бұрын
Iga dhaya dhibteyda derema ax he's iyo bar jacel ka sii qaday hestan abayo ama abowe hada qoralkeyga aqriso iso ducey inuu calafka igu daro wiilka jeclhy😭😭💯❤
@abdiqaniamiin
@abdiqaniamiin Жыл бұрын
insha Allha quruxey
@user-xj6dn2ss3g
@user-xj6dn2ss3g 8 ай бұрын
Amin byo
@assadabdi7737
@assadabdi7737 3 ай бұрын
allah kuuma sahlo
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 2 жыл бұрын
2bo bilood kadip cawa Dhageysanaya Hooyo iga dhaya Dhibteyda dareenta Wa adi oo kalia Cimriga Allh haku Barakeeyo Wa bil Ramdaane 🤲❤💯
@asmaismael1457
@asmaismael1457 Жыл бұрын
Guided faanan Aan tagero 🥰💘❤
@gunduselmy8280
@gunduselmy8280 2 жыл бұрын
□Iga dhaya dhibteyda dareema □igu dhaqa wanaag ila dhabaa □ima dhiba jaceyl idhansiiya □qalbiga iyo waxaa tahye dheyman Song name :Dheeman Voice : Guled simba🥰😊
@baaricade1036
@baaricade1036 2 жыл бұрын
Soo dhameystir lyrics ka
@gunduz5097
@gunduz5097 2 жыл бұрын
libaax
@khaalidaadan6547
@khaalidaadan6547 2 жыл бұрын
Inapa caadi maaha heeskani
@mubarikaxmed2469
@mubarikaxmed2469 2 жыл бұрын
Halsano iyo hees Macan guule simba tageero gaaran ku ahayn azxpta dhamaantiin waan nislmay 🖐️
@hanadmohamed1807
@hanadmohamed1807 2 жыл бұрын
Waxa jira daren aan ku qabo wee fiicnan lahed inad ila daremeyso waxa an daremayo waxan ahay qof kuu qaba baahi jcyl io naxaris waxan jeclan laha inan nolol ila dhisto oo aad laabtada iku heyso si aan u daremo naxaris 🥺💔
@user-bm2qk3nf7t
@user-bm2qk3nf7t 2 ай бұрын
Haduba jiro fanaan waa Guled simba hal sano iyo hees hees dhaaftay ❤💯
@jamayusuf9343
@jamayusuf9343 2 жыл бұрын
As Djibouti 🇩🇯 we are somali ethnic they divided us still we proud being somali same people same language same culture love y’all from Djibouti 🇩🇯 ❤️🇸🇴
@fathiamohamed13
@fathiamohamed13 2 жыл бұрын
I8⁸
@ayuubjayk2563
@ayuubjayk2563 2 жыл бұрын
Qatar maxaa iskaga dhigee soomaali lee tahee soomaali ku hadal haafiw
@warsameabdi3737
@warsameabdi3737 2 жыл бұрын
STOP ✋ THIS DRAMA ONCE A SOMALI ALWAYS MARYOOLEEY
@axmedxayoow972
@axmedxayoow972 2 жыл бұрын
@@ayuubjayk2563wlee adaaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 жыл бұрын
@@ayuubjayk2563 jabutin ayan ahay somali nimdana waan aminshy
@Walaaljb
@Walaaljb 2 жыл бұрын
Simba the one and only legend fankiya ku xisay heestan muuqaal kuso samey weku so bexey🥰 Hada Simba ila taagerto farta 👆
@ramlocabdi8170
@ramlocabdi8170 2 жыл бұрын
💖😍😍😍
@homeboicarter
@homeboicarter 2 жыл бұрын
The voice has frequencies I can’t get over, besides it speaks for us all… 💯💯😭
@hassanzilva251
@hassanzilva251 Жыл бұрын
Najma ilhy Nolal ilawadaagta oo mar uun marwdyda nqotaaa aduunka ugu jacly Ruux labartana iyadana u qaalisan wlhi😢❤
@lilynajo1219
@lilynajo1219 2 жыл бұрын
The king is back🤴🏾❤️ the one and only GULED ZIMBA🥺🤍🤍
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 2 жыл бұрын
Akhlaaq, daganaan, edab, talent iyo awoodo kale... Gulled Simba legend.... Kahufan Qabyaalad iyo dhaqan xumo,
@fatema29000
@fatema29000 Жыл бұрын
Heesta kaliyee mar walba dhagaysto aan moodo inay hada soo dhcday 🥺♾️🖤
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 Жыл бұрын
Fatema asiis 🩸
@maandeeqdaahir4235
@maandeeqdaahir4235 Жыл бұрын
Fjkeskfriakbs cbzq9
@rubiabts8828
@rubiabts8828 2 жыл бұрын
I’m In love with this song. And I Love Gulled Simba voice 🎵🎧
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 2 жыл бұрын
Whre u from?
@abdalaahmet1940
@abdalaahmet1940 2 жыл бұрын
Hello zimba Army Let’s hit tha world Can’t wait full video of this song ♥️🥺🤙🏻
@mubashirabdi2630
@mubashirabdi2630 2 жыл бұрын
Quraanka ilaahay dhageesta iyagaa qalbigiina nadiifinaya
@dheemandaahir6059
@dheemandaahir6059 2 жыл бұрын
Adi inta xaa kaso donte😂
@sagalquruxnolachadawanimim5406
@sagalquruxnolachadawanimim5406 2 жыл бұрын
Gullled sinba inolo habibi inchaalla waankuiman xuduilaxay ikusimo adunaka marka fananad sonokdo hye hasusuno wan ku yclhy nolosheydi ❤️✅🖇😍😘🖇👋📌
@axmedxayoow972
@axmedxayoow972 2 жыл бұрын
Iga dhaya dhibteyda😔 dareema,🤔 Igu dhaqa wanag idha dhada🤼‍♂️ Ima dhiba jaceyl idhansiya 💏 Idhiirya 👌waxaad tahay dheeman👌💃 Inta iga dambeysa like 🥰
@munabuubakar7528
@munabuubakar7528 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@axmedxayoow972
@axmedxayoow972 2 жыл бұрын
@@munabuubakar7528 🥰❤❤
@abdirahim2742
@abdirahim2742 2 жыл бұрын
100% pro 🤩🤩🤩
@wizaraagefarmaajo
@wizaraagefarmaajo 2 жыл бұрын
War ninkaan maxuu ahaa wlh waxa maqli jiray Somalida oo is dhahda wayahan danbe cimamadaada lama hesan karo Wee iska dhahaaan badankod Lkn ninka mudan hdlkaas waa gulled Simba Cimaanada wax hesan Kara majiro Codka iyo erayada iyo dhamaan in la Isla doontay xag eebe waaye No1 singer in Somali our time lagend
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 11 ай бұрын
Heesta iyadoo 10million maraysa soo galay heesta kaliya ka soo habsamay sababtu tahay fananka qaada ayaanan dhagaysan 😩😩🔥🔥
@user-my7nn8hf1i
@user-my7nn8hf1i 10 ай бұрын
😂😂aniba 11milloin 😅
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 10 ай бұрын
@@user-my7nn8hf1i 2 week ka hor bay ayd 10 million ka wran dheraysa😂
@mrcunaaye1124
@mrcunaaye1124 Жыл бұрын
10m 😲. Kudarso waa bilaa muqal. Guled simba another level
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
One year one song ✔️✍️ 👏 new{ formula } jawi kale ku galay👸👰🏻‍♀️ Legend ✊
@mohasomali1263
@mohasomali1263 2 жыл бұрын
Guleed Simba never disappoints, this is more melodic 💕💕🇸🇴💯
@ciiltire3210
@ciiltire3210 2 жыл бұрын
💟💘
@aadanabdi2320
@aadanabdi2320 Жыл бұрын
❤️❤️❤️😘😘😘💟💟💟😋😋😋😇😇😇💫💫💫💯💯💯
@cabdiqafaar
@cabdiqafaar Жыл бұрын
Nice fanan sare
@waynakaa2156
@waynakaa2156 2 жыл бұрын
Heestan dareenkeeda oo run ah👌🏾💯❤♥️🔥🥺🥺 Sow matihid.......🥺♥️
@yahyemahdiabukar567
@yahyemahdiabukar567 2 жыл бұрын
When I look at all your songs, I feel like millions of people are watching you
@wlaalahmedinho8509
@wlaalahmedinho8509 2 жыл бұрын
Hadii aad soo boqotay hestan iyado 1m mareyso like ku qabo👍👍👍💯
@falisahmed3681
@falisahmed3681 2 жыл бұрын
Waw. This song is another level absolutely touching and magical. what a voice. Gulled bro you are blessed with a beautiful voice. Maa sha Allah. I keep listening to it while driving in high way. Keep going bro.
@amounhoussein4165
@amounhoussein4165 2 жыл бұрын
Our Legend. He's so quiet and mature really big up bro, keep going. Send you much support from Djibouti 🇩🇯 ❤ 💙 💚🤍
@QadarYare-uh5rm
@QadarYare-uh5rm 10 ай бұрын
Heestaan waa he's aan ka xiiso dhicin lkn waqtiga aan qoralkaan qoraayo waxaan aad u daremayaa qalpi jab wayn waxan rajay nayaa in aan dib u kulmi doono I.a haduu waqtigu nagu simo🥺🥺🥺
@Wixiboy224
@Wixiboy224 2 жыл бұрын
I’m from 🇨🇩🇨🇩🇨🇩 but I’m here to support you
@amhedbossofficial5838
@amhedbossofficial5838 2 жыл бұрын
Thnkz bro We Support you Too Am somali But Living Congo
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
SIDA DHABIGA DHOOL QOTAN TAAGAN DHEXYER MUUQA DHAAYAHA DEEQA DHISA MAANKA RUUX DHAKHTAR II AH SAW MATIHID DHABEEL IGU DHIGAN NOLOL DHAXAL RUUX iLA DHAABA KA FIKIRA DHANKAYGA iDHOWRA WIXII DHACA XALKEED DHAMEEYA SAW MA TIHID RAGGA DHAN iDHAFSHA IGA DHAYA DHIBTAYDA DAREEMA IGU DHAQA WANAAG IGU DHAAYA IMA DHIBA JACEYL IDHANSIIYA IDHIIRIYA WAXAAD TAHAY DHEEMAN
@abdirahmanosman6813
@abdirahmanosman6813 2 жыл бұрын
Make me feel 😌 better feel 😌 Wash me thoroughly 🥰 It dose not brother me😍 han You're diamond Behind me like I am🤩❤ Incredible songs 🎵 keep it up my legend 🙌 big respect simba
@user-yn3xl8xl4k
@user-yn3xl8xl4k 10 ай бұрын
Manta waa malin talada 9/12/2023 insha allah waxaaan rajanayaa sanado bdn inaan kadib niin arko qoralkan insha allah inkastonan lhy telka my is najma nuura dhamantin waan idin wada salamay❤❤❤😊
@abdiqanimaxamed197
@abdiqanimaxamed197 9 ай бұрын
anina sidoo kle mar dhow la iikeenin tell igu xasuuso
@ArjunKumar-bk9of
@ArjunKumar-bk9of 2 жыл бұрын
Anyway brother u’Re the best artis in somali artist. I like to enjoy u’r music i like all of them. I wish u long life and good health brother gullled 🪄👏🥰. ًً. Where is Simba army ? ☝️🙈🥰 ismuujiya
@galmohalakhe196
@galmohalakhe196 2 жыл бұрын
9
@abdinaasirmiremaxamed2166
@abdinaasirmiremaxamed2166 2 жыл бұрын
Ĺlll
@azmarozil9271
@azmarozil9271 2 жыл бұрын
❤🤴
@zakirushka3189
@zakirushka3189 2 жыл бұрын
1.8 million in two weeks and counting. Living legend walahi 🙏🏾🙏🏾❤️
@Najmaalem
@Najmaalem 2 жыл бұрын
Thanks fanaankeygaa for the song Najma dheyman this is another level🎶🎶😩🥰
@ladanizhabdinasir2132
@ladanizhabdinasir2132 6 ай бұрын
I am listening in 2024 in friday i liked this song 🎵 👌 😍
@mathisvideo3058
@mathisvideo3058 Жыл бұрын
Waw ya salaam. My favourite singer .i like all his song and his gold voice. He's humble and kind. Masha Allah tabaraka Allah. Esh cala cod allaha ku xafido gulled simba
@asiahassan4686
@asiahassan4686 2 жыл бұрын
Guuled waa qof wangsan 🥰allaw ugu deeq gabadh akhlaq iyo jacaylka wax ka taqaana oo wanaag badn🤲🏼💝
@dhamistiraN
@dhamistiraN 2 жыл бұрын
Amiin
@mohamadamiin3323
@mohamadamiin3323 2 жыл бұрын
Amiin alow iga dhig taas oo hesho gulled
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 Жыл бұрын
@@mohamadamiin3323 wah maxa khaldan😂
@ShukriinaBbe
@ShukriinaBbe 9 ай бұрын
​@@mohamadamiin3323bidixle😂
@calmrelaxation2187
@calmrelaxation2187 2 жыл бұрын
Wow this music is so calm and relaxing, I love it. It inspires me to create calm music for my own channel. I love it ❤
@kaafiyamaxamed6980
@kaafiyamaxamed6980 2 жыл бұрын
Fanan hadow jiro guled sinba fanan hes wadna qabda so qado ku amin sanhy
@hamzashire9306
@hamzashire9306 2 жыл бұрын
I'm leaving my comment here so that when you like it , I will listen to this masterpiece again!!!!
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 2 жыл бұрын
Ilahaw codka kuu barakee khaatumo kheyr qabtana hakuugu dilo walahay codkaaga wax lasiisto malahan 😩kuma dhihi karo fanka ilahay haka madoobeeyo inkastoo wanag kula jeclahay 😭❤️❤️❤️
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@safeyaomer4692
@safeyaomer4692 2 жыл бұрын
Guleed, every song you sing is solid gold you breaking your own records on yourself Congrats 👏 👏 MashAllah 🙏
@jamalnasir8730
@jamalnasir8730 2 жыл бұрын
Wow I like the way you write the comment you have beautiful heart ❤️
@maryanabdulkadir2641
@maryanabdulkadir2641 11 ай бұрын
Why this song is so perfect ? You feeling's like in love with someone Outside this world
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 11 ай бұрын
becauseof the song us that❤😢
@najmaabdullah7787
@najmaabdullah7787 Жыл бұрын
This song was sent to me by my ex who I was so in love with and I really like it now every time I listen to it I remember him all the time 🥺☺️❤️
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
I can relate
@ahmettGorod
@ahmettGorod Жыл бұрын
so did you ask your , you still love him
@dahira3324
@dahira3324 Жыл бұрын
Sida dhabiga dhool qotan taagan Dhex yar muuqa dhaayaha deeqa Dhisa maanka ruux dhakhtareeya So ma tihid dhabeel igu dheegan Nolol dhaxal ah ruux ila dhaaba. Ka fikira dhankayaga i dhowra Wixi dhaca xalkeda dhameey So ma tihid ragoo dhan i dhaafsha
@dahira3324
@dahira3324 Жыл бұрын
Nolol dhaxal ah ruux ila dhaaba. Ka fikira dhankayaga i dhowra Wixi dhaca xalkeda dhameey So ma tihid ragoo dhan i dhaafsha
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
@@najmaabdullah7787 maisku labatiin huno wax wlbe solution leeyihine
@maxameddahir4729
@maxameddahir4729 2 жыл бұрын
Omar dab-jacayl mucjisada laxanka iyo erayda. Ninkaas umadeena maha🔥🎻😍
@anzalsalat324
@anzalsalat324 2 жыл бұрын
Keep going gulled
@afkakudhufo8774
@afkakudhufo8774 2 жыл бұрын
Ninkaan Simba ladhaho waa the one only, numbers 🔢 don't lie, this is a masterpiece ✌️🇸🇴 caadi maaha
@aidarouzkassim4792
@aidarouzkassim4792 2 жыл бұрын
Waar magacagi mee
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
@@aidarouzkassim4792 🤣🤣🤣🤣🤣🤣mayaabtay
@Raadgooye
@Raadgooye 11 ай бұрын
Masha allh wll
@rawaanmaxamed7957
@rawaanmaxamed7957 Жыл бұрын
inta iladaawabaysa 2023ka waan idinsalaamay 🥰❤💍
@YusufAli-wg5hy
@YusufAli-wg5hy 8 ай бұрын
❤❤❤
@user-zz2wp1gp8y
@user-zz2wp1gp8y 7 ай бұрын
😢❤❤
@ibuyaska5912
@ibuyaska5912 2 жыл бұрын
Before 1week is a 1Millon views And Now 2.4 million simba best Somali singer really for me🤟🤟👂👂
@user-fd1hx7rf7p
@user-fd1hx7rf7p 2 жыл бұрын
Sow Ma Tihid Ragoo Dhan I Dhaafsha❤️🔗 guled Simba Legend ❤️ music Aan Caadi Ahayn Nabiil❤️ Abwan Dabjacayl♥️ well done Guyz❤️🥀
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 2 жыл бұрын
eyeyeyyy Golden Voice GUULEED simba Go Forwed my Brother From Hargeisa Somaliland 😍🥰👊🇲🇽
@mohamedibrahimmohamed2765
@mohamedibrahimmohamed2765 6 ай бұрын
24/1/2024 baan dhagaysanayaa jiilka iman doono marka heesa nuxur beelaan waan idin salaamaya ❤️❤️❤️ waa suuragal waagas in youtube xitaa wax badan iska badalaan
@najmoabdullahi3982
@najmoabdullahi3982 2 жыл бұрын
Xajigeyga inu ilhey ka dhigo wan ku duceysta gulled simba ani ubaa idabeysa inshallh caruur teyda aboohod yarbi
@EnteYour
@EnteYour 9 ай бұрын
🎉😊😊😊😊😊😊
@BukhariFarhanKhalif
@BukhariFarhanKhalif 4 ай бұрын
😂😂😂
@zacidaxmad2394
@zacidaxmad2394 2 жыл бұрын
Legend never die beey dhahan gaalada wakan dee sanadkiba marba wax dhulka lagariiro lakenaya💯❤
@fabrizianofabrii8714
@fabrizianofabrii8714 2 жыл бұрын
2 weeks only and 1.7M views and still counting 👀✌ths man is just incredible and astonish💯...one who dislike ths song has no heart in somali music 😭💀damn me don't understand that much but feeling it's sweetness 🇸🇴🇨🇦
@hudeyfahassan2350
@hudeyfahassan2350 2 жыл бұрын
well talk
@naraaz900
@naraaz900 2 жыл бұрын
ث شي سلامتك ٢ الله صثضش
@e.melody7996
@e.melody7996 2 жыл бұрын
Is it a love ❤️ song? I also don’t understand anything but I love it
@faaisow7413
@faaisow7413 Жыл бұрын
@@naraaz900 9trkmn M Mm
@hanadhanad
@hanadhanad Жыл бұрын
❤ 0:51
@yasminhassan5274
@yasminhassan5274 2 жыл бұрын
Mashallah keep up bro gulled heart melting sound
@FarhaanUpdullaahi
@FarhaanUpdullaahi 6 ай бұрын
Guled simba wll ila dhadhay back song in 2024🎉❤
@maslaxmareye1527
@maslaxmareye1527 2 жыл бұрын
Guled Zimba Marexan wax Kacod mcan ma arag ismujiya reer Og 😀😀❤Najmo OMG
@najuuali8452
@najuuali8452 2 жыл бұрын
Hadaa Daarood nahy waaa wadanaaa fanaankeeena 🥰🥰🥰
@inacumar170
@inacumar170 2 жыл бұрын
Ninkn anagu naga kenay Fanka Duriyada isaaq Ababisay 💖
@najuuali8452
@najuuali8452 2 жыл бұрын
@@inacumar170 waxaa ciyaalda usheeg iska dhal Darood waaye ha cunin 😏😏😏
@najuuali8452
@najuuali8452 2 жыл бұрын
@@inacumar170 naaaaa hus anigabuuuu iladhashy 😏😏😏😏
@inacumar170
@inacumar170 2 жыл бұрын
@@najuuali8452 anagu cuqdad ma qabno Darood wn la dhalany Candhuuftada dib u liq 😂😂😂
@najmaderie2555
@najmaderie2555 2 жыл бұрын
Najma ayyyy 💖💖 Thanks king guled simpa 👑
@jawharmahdi1280
@jawharmahdi1280 Жыл бұрын
The best artist Somali can offer guled simba ❤🙌🏽
@AhmedMohamed-ft8lc
@AhmedMohamed-ft8lc 2 жыл бұрын
Absolutely absolutely hees iyo bar waxan umalaynaya malin aan dhagysan heestan majirto abwaaan ka sameeyay heestan waa onther level+laxanka+guuled 💥 Keep going bro
@kingkorNel77
@kingkorNel77 2 жыл бұрын
Laxankiisaa layaapaneen Ma music buu noogu daray Nabiil inthe house❣💯
@nasroaxmed9468
@nasroaxmed9468 2 жыл бұрын
Maaha isaga walal ee waa wiilkale oo nabiil ladhaho
@saxarla7207
@saxarla7207 2 жыл бұрын
Nabiil buule maa tumay musiga
@saidcali6569
@saidcali6569 2 жыл бұрын
@@saxarla7207 haa
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 2 жыл бұрын
@@nasroaxmed9468 Nabiil waa walaal ki
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 2 жыл бұрын
Guuleed simba ilaa heestii sii ugu horeysey asal dhalad 2016 ilaa maanta 2022 heesihiisu makala dhacaan midkastaaba wey habeysantahay aadna waan ugu celceshadaa markasta oo waan dhagaysta heesihiisoo dhan keep going bro guuleed ❤❤❤❤❤
@ragowcabdulahixuriye4097
@ragowcabdulahixuriye4097 2 жыл бұрын
Waa halka fnaan ee soomaliya ka.heesa
@ilyasdjkd
@ilyasdjkd 6 ай бұрын
From start of the song, you just want listen through.. any song Najma in it usual goes hit.. .. my Somali people, plz look out for each other cuz in end with we’re family from Ancestry DNA…
@najuuali8452
@najuuali8452 2 жыл бұрын
Ina adeerkaa markuu kuu heesaayo waa sidan Guuled simba fanaan aaanwato 🥰🥰🥰🥰🥰
Uma Qalantid (OFFICIAL VIDEO )2021
5:27
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 14 МЛН
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,9 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
GULLED SIMBA 2022 | WAAN DAALEE | XASUUSTII TUBEEC
4:39
CASKA FILMS
Рет қаралды 2,1 МЛН
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 47 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
GULLED SIMBA - AHOOW MARWO II AHOOW - ( Official Music Lyrics )
5:40
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 121 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 277 М.
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 81 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 1,9 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,4 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 233 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН