DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO 2017 HD

  Рет қаралды 1,043,500

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

7 жыл бұрын

DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO HD 2017

Пікірлер: 803
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Farxiyo hooyadey baa sinji waxay uleedahy sabdii garowiyo mudug seerehedii boqortooydii sare mj nimo rer abtigey aan uugu jeclhy aduunka intaasaa iga gadan heestaba from gabar darwiishad♥️
@musbaaxcuthman8509
@musbaaxcuthman8509 Жыл бұрын
Boqradan dhalay hooyo mcn 💋♥️
@Asmashi866
@Asmashi866 6 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya Darwiish safiya idhalay Sool sanaag cayn daga❤️❤️
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 2 жыл бұрын
Weewe gabdhena wa iska gartay ina boqortoyo tahay boqortoyadi sare habo 😘❤💥🇸🇱🇸🇱🇸🇱🐎
@xidigtareergangaale3876
@xidigtareergangaale3876 7 жыл бұрын
Darwiish safiya idhalay sool iyo Sanaag daga Sabanadi gumaysiga Gobanimo usarakacay Soo dhiciyay Guushii Ina adeer qaali noolow Viva Darawiishta 👍👍
@abdurahmanmohammed8694
@abdurahmanmohammed8694 6 жыл бұрын
Xidigta Reer Gangaale
@abdurahmanmohammed8694
@abdurahmanmohammed8694 6 жыл бұрын
DArwish safiya dhaley sool iyo sanaga deega soodhiciye guuzhi nice song
@mohamedAli-ob1ls
@mohamedAli-ob1ls 5 жыл бұрын
Xidigta Reer Gangaale lol
@aishaawil145
@aishaawil145 5 жыл бұрын
Darwiish 😍😍
@tufaaxabdikhatumo8715
@tufaaxabdikhatumo8715 7 жыл бұрын
Deeqo AFRO waano dhumatay yaqey waaa hore ina isken bartay ahed gabdh DARWiSH ❤️😘
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 7 жыл бұрын
Dhulbante miyaa deeqo
@hfjg9088
@hfjg9088 5 жыл бұрын
Fuhad yare
@ingeneribnuxaashi7875
@ingeneribnuxaashi7875 5 жыл бұрын
Tufaax Abdi khatumo qli 6218369
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 5 жыл бұрын
Laandheere.deeqo.afro.love.mayfareeni.?
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 5 жыл бұрын
😍😍😘
@omarioabulkheyre773
@omarioabulkheyre773 7 жыл бұрын
Gabdhaha dhulbahante aad ban u jeclahay wlhy dad qurux badan oo dabeecad alle siyay waye run ahantii
@nasrokhaliif9521
@nasrokhaliif9521 5 жыл бұрын
Omario Abulkheyre ,.
@samzam8100
@samzam8100 5 жыл бұрын
🇸🇴💞💞💞
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 4 жыл бұрын
Ma ayaga dhan baa dabecad leh been bdna axadku😂😂
@hamdih1241
@hamdih1241 7 жыл бұрын
waaaw reer ayayday darwiish saafiyaa I dhalay sool iyo sanaag daga love you ayeeyo iyo awoowayaal idin jecliyaa
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 6 жыл бұрын
umunawaal ali ayeeyo ayeeyo mcb ❤️❤️
@anbiyoissack7780
@anbiyoissack7780 6 жыл бұрын
umunawaal ali qatumohanolatoowaligaad daaraawishnoowloowwaliga aadr daaraawishbanahy
@roblemohamed5528
@roblemohamed5528 6 жыл бұрын
Car waa naagta fananadee sida deeqa ufaanto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Deeqo afro ilahay baa dad taariikhleh kabeeray viiiiiiva deeqo afro
@mediaonelive6702
@mediaonelive6702 6 жыл бұрын
Roble Mohamed haaa waa madaxdi
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Cid Aan taariikh Lahayn soomalli Kuma jirto Ee Yaan Lagu waaalin 😂
@najahabdullahi6892
@najahabdullahi6892 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂 dee maleh
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
Wa sidaa
@Cabdirxamaan_Garanwaa252
@Cabdirxamaan_Garanwaa252 4 жыл бұрын
taasi waa sababta heesta aysan u gaarin nus milyan daawadayaal muddo 4 sano ah
@UUSomaliVevo
@UUSomaliVevo 7 жыл бұрын
Harti Daarood dhalad ah weeye Salaan gopaad my boqortooyo 👑
@UUSomaliVevo
@UUSomaliVevo 7 жыл бұрын
💙💋
@sahurwacan641
@sahurwacan641 7 жыл бұрын
😍😍 asal dhalad Vevo somali
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
Qabiil daarood iyo isaaqlaqnd ayaan unacay balayo Qabyaalad badha uf baqti xun
@shukrunimohamed3691
@shukrunimohamed3691 6 жыл бұрын
Deeqo Afro Gabadh Cali gari Ahmed Garaad Ah Guul
@abdulahihassan6355
@abdulahihassan6355 6 жыл бұрын
Hah allow ya igu daya Sol iyo sanag mashekten
@queenanaya8562
@queenanaya8562 6 жыл бұрын
Darwiiish ninkn kdhlan ayaa nsiib leh gobtii reer abtigy ilhow ilaow idhowr ani mjerteen ayn ahy lkn hoydey ayaa dhulbhnte darwiish hayaag ah❤❤❤
@axlamabdi5374
@axlamabdi5374 5 жыл бұрын
Sabra Queeen thnks mcnto
@abdishakursheikhhassan1400
@abdishakursheikhhassan1400 5 жыл бұрын
All my fanans
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 жыл бұрын
Hayaagu daraawiish may ahayn sxp
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Daraawiish Hadaad Maqasho Waa #Daaroood....Illahy Haw Wada Naxariisto hogaankii Daraawiisheed (Z Cabdille Xasan ) Reer Ayayday 😭🤲🤲...From Hargaysa
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
T dots realest ogaaden nin ah darwiish ma aheen sayidka hasheganina shalay kaad socayriseen waaye anakaana dhalnay dhiig baad wadagtaan maahe nin dhulbahante katirsan waaye ilaahay haunaxariisto Abe sayid amiiin
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Wwww masha allh walidba hadan kunahy naga doceso hee hhh intana wa iika kaftan
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 3 жыл бұрын
darwiishtii reer ayeeyday waan idin jeclahay wlhi #from#burco
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 7 жыл бұрын
waaaaaw nice S S C sool iyo sanaag cayn khatuumo state of somalia from gobolada dhexe galgaduud
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 3 жыл бұрын
From galmudug galgaduud
@jaamaccumarcali319
@jaamaccumarcali319 17 күн бұрын
7 sano kadib Alx ❤
@aragsaninaabdi6412
@aragsaninaabdi6412 7 жыл бұрын
I love darawish afkaaga cano lagu qabey deeqo afro ❤️❤️❤️
@mnaaji559
@mnaaji559 7 жыл бұрын
hees iyo badh i m proud my people Darwiish ..... aad bn u jeclahay dhulkyga . Khaatumo State deeqo Afro noolow
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 7 жыл бұрын
Dhulbahante 😍😍😘❤❤
@noname-ll1wb
@noname-ll1wb 7 жыл бұрын
Dhulbahante ma aha harti iyo daaroodtoona waa dad somali ah u dhintay xoriyada 120 sano ka hor maantana u dhimanaya oo wali dhiigooda u daadinaya yagoon dowlad iyo waxa la dhaho harti ee la isku awr kacsado aan hiil ka helin xitaa daarood wax caawimaad ah ka heleen .Waqooyiga leh waan go nay yagoo waday keenayaan dhakhso insha allah VIVA khaatumo state of somaliya
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Mohamed Said Beentu waa ceeb adeer Dhulbahante sow ku waa Raacay idoor xagee joogaa Dhulbahantaha Somali'nimada Rabaa kkkkk xaqiiqda la iskama Inddha tiro adeer Midnimada Somalia waxa u taagan Raga Dhulkooda idoor uga dhaartay Waana #Warsangali Ragaasi Taako #Warsangali dego idoor Ma xukumo xitaa magaalada Ceerigaabo dhinaca #Warsangali Idoor ma xukumo
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 6 жыл бұрын
Aar Siciid Dhabayaco wakaa caqligiisu. Reer Sheekh isxaaq soo Soomaali maaha? Warsangali waa walaaladeen. Haddii aanu diidnay dhabayaco iyo siyaassaddooda Soomaali ma nihin miyaa? Bintilandtan xaq darrada ku dhisanoo diidnaye kaalaye na khassab dee. Dhabaayacooy harti cidda ku qadhaabataa waa layaqaan markii ay libaax yadii Habar Gidir ay idin soo eegaan. Wallee waan la'idinku imaan intaan noolahay.
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Hhhhh darod ma ahan kulaha warya ogaden awe oo marexan awe anaka na yasisin miiya ya baxshay amxaradi so dushay ama naku mesan jiirtay hal qof kale ma ahan eeku sha waynu sodawa dhicinay
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@AncientPharaoh nacasow mj oo habar gidir jaleecdi halkaad ku aragty mise runtaad ka gubn war anigu gabar dhulbahntaan ahy rer abtigeyna waa ragaad dhabayacada ledahy waana markaad gaadhi waydey huuno hadii habar gidir mj wax katryso maahan mj oodhan waxa la dagalama habar gidir ee waa cumar mahamuud iyo rer bicidyahan siiba laba laf oo cumar mahamuud kamida lkn mj oo dhan xaaran caleek inaad dhahdo habar gidir bay la dagaalaan runtana waad ogthy anaa hoy majeerteen ku korey oo ah galkcyo naag dhulbahntaa baana ahy galkcyo asalkeedii hore malahyn mj lkn manty iyagaa leg puntlbd🇸🇱 baana ka talisa hadad runta qaadanyso iyo hadiu kle ina adero tankle aado dhulbahntaa ama warsangali xalal ah ah manty oo og mj waxay yihiin iyo waxay gudaan saan umaadan hadsheen ee dadka laqurxiyaa thy ama feeg ku qarabnaya qabaailadaas dhabayaco kuyee☹
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 Dhillooyinkii dhabaayacada uu Axmed karaash ku marti qaadi jiray ee siilka iyo futadu isu furan tay sidii loo wada fuulaayey aan la kala laheyn lama hadlo. Ureyso Alle ku nac qarso in jabhado aad dhillo u tahay. Siilkii rif rifnaa waa ku bololay. Iyaguna maanta kuma rabaan qabxaddiiyeey. Badda iyo wabiga ayaa ku leh. Axmed Karaash wuxuu awoodi waayey inuu tago Taleex, Xuddun, Awrboogeys, Sarmaanyo, Laascaanood, Buuhoodle, Ceerigaabo, iyo meelo faro badan.
@patorenking988
@patorenking988 5 жыл бұрын
From puntland saxarla hoyaaday baa sinji waxay uleedahay sabadii garoowe iyo mudug seeraheedii misna suurad iyo midab cidi kama sidato Somali baadtahy ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏
@mohamedmohamud5125
@mohamedmohamud5125 6 жыл бұрын
I love garowe insha Allah dalkena hoyo allaha nabad noga cileyo qurbaha ma ficno somalida iga dambeso waxan ushega dalkena hoyo aya niii fican ee iska daya qurbaha plz inta IGa dambeso hada igu racden like igu qabta
@saidmohamedfarasle2868
@saidmohamedfarasle2868 4 жыл бұрын
Hhh
@ahlaamabdirahman3642
@ahlaamabdirahman3642 3 жыл бұрын
@@saidmohamedfarasle2868 a
@farhiamohammed9589
@farhiamohammed9589 3 жыл бұрын
Hhh
@najuuaraale
@najuuaraale 7 жыл бұрын
Hees iyo bar Walee runbay sheegtay
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Soomaali baan ahay .....ereygaas afkeyga ayaan ka jari la ahay 20 sano kadib oo aan qurbo joog ahay. Big ups to this young lady. One love
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 жыл бұрын
,oo,maxad,ugah,jarin,afkedasomalidah,sijih,iyo,faracnah Waa,somali,ilahoow,ey,jogtah,khurbah,1000,sano,ee,jogtah,sinjigedah,waa,gabar,kuh,abrisatah Darawesh,oo,somali,ah Markah,somaliya,hanoladoh
@jamacmuruq8772
@jamacmuruq8772 7 жыл бұрын
waaw anaa markhaati ka ah in aad ka dhalatay reerka soomaliugu wadani san in aad tahahy dhal darwiish
@remnantsoul5038
@remnantsoul5038 6 жыл бұрын
Waan jecelnahay walaalaheen dhulbahante 😍😍😍...Mareexaan
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
Sidoo kle wllo
@drsnaimamohamed1373
@drsnaimamohamed1373 2 жыл бұрын
Sidoo kale walalo
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 6 жыл бұрын
Mashaa allh daraawiish dhulbahante somalia oo dhan abaal ku lee yhy marka dhashii daraawiishta hala dhawro isaaq iyo mj bay fariinta ku socota hhh
@kaarshejama3259
@kaarshejama3259 Күн бұрын
Ha😅
@engineerabdul465
@engineerabdul465 7 жыл бұрын
Love u Geenyooyinka daraawiisheed from growe
@munacadey4339
@munacadey4339 5 жыл бұрын
away jidkii subnaaa e lagubary umabaa jeday
@maxamedcismaan6992
@maxamedcismaan6992 4 жыл бұрын
@@munacadey4339 daciysj Adc
@mahmoodhassan9692
@mahmoodhassan9692 7 жыл бұрын
waad abtirsatay waxaas tahay dhalad dhan walba viva khaatumo state vs putland viva ssc and nugaal mudug bari deeqa afro
@dirreolaadjecayl345
@dirreolaadjecayl345 6 жыл бұрын
Daraawish dhalda an ahayn waan ku haystaan Dhal darawiish likte ha igala bakhaylna sxb
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Self love is really important and that's what this lady got. Respect.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Deqo naag nool baa thy cidna kaagama sidato Somali baa thy dhal Darawish baa katahoo fadhigaa kaa kacanaa qali 😍😍😍
@mssquman7987
@mssquman7987 4 жыл бұрын
Markaad isku hubtid dadka aad kadhalatay viva darwiish❤❤❤sharafta ma dhamaato ❤❤❤
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Naag Harti ah ❣️💉🔥 Viva khatumo and Puntland , Makhir ❣️💋 Car waa tee kadaba hadashaa naag hartiyeed Landhere 😂🦁🐅
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
Ana ka daba Hadlaya😂😂😂😂😂😂Mxaa qadi kadhaa
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
@@suweytacali6468 de sideda uso abtirso 😂😂
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
@@zuhaybaapdi1831 😂Anu Naag Landhera O Mjeertena🇸🇱♥O Hadana😅Mxamuud slebana ahay👑💪 Dhana Hoyadeyna Saldanadii isaaq💚🗯❤Garxajis👑Habar Yonisa🤩De wa ikaa🤣🤣🤣intan Ka daba hadlan Dusha Ka maraya Waliba😂Landheranimada Lagu Shegaya🤣Ana layga sameyey ina adeer♥😂
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
@@suweytacali6468 😂😂 manigan garn show waa halkad kala guranyso Harti ga adigaba ah Naag Harti yeed ah inaader qali ❣️💋 cidi kama daba yuusi kadho dhashoda moyane🦁🐅😻💪🏽
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
@@suweytacali6468 sideda uso abtirso waxn ula jeda sideda uso hees 😂😂😂 waa intaso lagu dhaha waa deqadi labade midakle nio anigu Saldanada rer ban ku Aqan Hartiye rer abtigana ma lagu xanta Lkn hadad rer Qardhod io Boqortoyada 👑thy wn heshin karnaa 🤝 💚🕊💉🇸🇱❣️
@ayanabdoulkadermoalin7824
@ayanabdoulkadermoalin7824 Жыл бұрын
I am Hawiyee, my husban is Issa, i am living in djibouti 🇩🇯. I like deeqa Afro .
@fatuushbae3831
@fatuushbae3831 7 жыл бұрын
I love darwish wanh kadashay inta neceb wan necbahay😊😊😊😊
@qanciyefilms947
@qanciyefilms947 5 жыл бұрын
deeqa inaadeera cadawagaagu hajabo iloviyo💔💔💔💔💔💔💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💘💘💘💗💘💘💔
@hamdimohamedgeenyadamadow2435
@hamdimohamedgeenyadamadow2435 5 жыл бұрын
1
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Usheeg runta gunta aan garanaynin Gobta darawiishta. 💝💙💕✋barasho wacan Deeqo Cadeey Sifiican ayaad u abtirsatay. Lol allow noso hedee gabadheena, amiin
@nasranalkabutilanbooqorada1385
@nasranalkabutilanbooqorada1385 6 жыл бұрын
Ani sool iyo sanag iyo iyo nugal sadex daba mid wan ku dhashy midna wan ku soobrbary midna wan joga waf masha alh alw idaa dhulka hooyo mcn deqo afro wad mahd santhy byo esh cal
@nasranalkabutilanbooqorada1385
@nasranalkabutilanbooqorada1385 6 жыл бұрын
Ooooo 👍👌💖
@deqadeqa7952
@deqadeqa7952 7 жыл бұрын
Allah wlhi Waaa hees iyo badh I love my people Daraawiiish sool sanaag cayn ♡♥♡♥♡♥♡♥♡♥
@maxamedkaamilabshirsalaad7594
@maxamedkaamilabshirsalaad7594 7 жыл бұрын
ana sidoo kale aad iyo aad ayaan ku jclnahay saad
@qalasqalas
@qalasqalas 5 жыл бұрын
Madax sare sool iyo sanaag iyo caasimadii buuuhodle
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 жыл бұрын
Wax maxamud garaad oo like i ziiya xgn m jogan 😃😃😃
@afmeer
@afmeer 6 жыл бұрын
Abti Laandheera Tahay Horey usoco,Soomaali adigaa ugu laandheeraysan
@Mohmed37387
@Mohmed37387 5 жыл бұрын
Laan dheer nimow xaal qalo!!!!!!
@ikraanosmaan4274
@ikraanosmaan4274 3 жыл бұрын
Afmeer waa idin salamay geesyadii galkacayo sifeeyay guulaysta❤❤❤❤
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
amaan afkadaa kaga ma horeeyso walasheey halka ka heey😂😂😂
@indhouroon5649
@indhouroon5649 4 жыл бұрын
Dhal majerteen Way kaa muuqataa Quruxdoodii Hpo deeqaay❤
@wardafarah8714
@wardafarah8714 7 жыл бұрын
I'm not her qabil but I love sool iyo sanag is the best song I love darwish 🤗😍👍🏽👌🏿✌🏿👑👑🐫🐫🐫🐫🐫🐫🐫💥
@nastexoibrahim102
@nastexoibrahim102 3 жыл бұрын
H P
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Runta ayey ka hadleysaa... 💪💪💪Gabdhaheena
@cawaalesaciidxalane5684
@cawaalesaciidxalane5684 6 жыл бұрын
Sidaanbaa loo heesaa haddii kale Cidahaa cajeero loo karshaa, Viva Deeqo Afro
@h4channel704
@h4channel704 6 жыл бұрын
Dhulbahante✌
@ckaafic7524
@ckaafic7524 5 жыл бұрын
111
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Marexan iana ader inolada
@user-mp3lm4lt7t
@user-mp3lm4lt7t 5 жыл бұрын
majeerten
@craxmaanrooney6752
@craxmaanrooney6752 4 жыл бұрын
@@gobadgaredumarxitigtasaded7974 sdkle wlshy
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
darwiizh safiiyaa dhalay waaw 👉deeqo afro well done👌
@gabadhafaaraxgaraad6837
@gabadhafaaraxgaraad6837 7 жыл бұрын
Boqortoyadi daraawish😍
@baasheali8419
@baasheali8419 7 жыл бұрын
sool iyo sanaag home of Dariwsh we love home somalia khaatumo state
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
baashe ali Sanaag waa gobol iyo dhul #Warsangali adeer e ku ekow Sool
@Asmashi866
@Asmashi866 6 жыл бұрын
Aar Siciid huno cadi iska dhig ani iyo adiguba waan wada lenahay dhuluz iyo warsangali ee waa walalo taas ogow jahil yahow
@abdiqoriyow4973
@abdiqoriyow4973 4 жыл бұрын
@@ninbanaandegay7132 i
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 7 жыл бұрын
love my darwiish ppl ❤❤ from awdal.
@boqoradkhatumostateofsomal4897
@boqoradkhatumostateofsomal4897 7 жыл бұрын
we love too reer awudal waa daad dhiga Somalimadu ku jirta
@mustalifaqueenkhatumo1064
@mustalifaqueenkhatumo1064 7 жыл бұрын
Amiin Aadan reer awdal anana waanu idin jecelnahy gulaysta inta somali nimada jecel
@maslahosmanomar4974
@maslahosmanomar4974 7 жыл бұрын
+mustalifa Queen Khatumo reer awdal wa dad nasab ah i love inta somalinimada jecel noolada weynu idin jecelnahay sidaan reer jowhar o nahay viva awdal
@lail111
@lail111 7 жыл бұрын
We love you too!
@leylaismail5978
@leylaismail5978 7 жыл бұрын
we love u hodan abdirahman we love you very much ❤️💋walaalo awdal state halbow laha bay nooga talaa wlhi been ma fiicne nolaada reer awdal☝️😘😘😘😘😘
@nawalabdi6867
@nawalabdi6867 6 жыл бұрын
From puntlander waan jecelahy reer awoowgay darawish
@thedahirsisters2008
@thedahirsisters2008 7 жыл бұрын
Waa ruun inadertay qali viva darawishta sool iyo sanag daaga ❤️
@maahapdi4582
@maahapdi4582 6 жыл бұрын
War waxayari wacana oo dhalasho wanagsana viva darwiish....and awdal
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 5 жыл бұрын
👍😘😘😘 That's true u really love my cuz 🙏go habo iam proud of you .. Next song should be about buuhoodle 👍👍❤❤❤❤❤ always remember where your family come from
@queennsren5417
@queennsren5417 5 жыл бұрын
Deeqadayda 😍😍😍 I love my tolkay dhulbahante 😍❤❤❤❤❤
@sharmakeciid7320
@sharmakeciid7320 7 жыл бұрын
wllhi daad badan ba dhigu kukacay mcnto afro ilahay haku dayo viva khaatumo ala jecliya nagaha iyo nimanka dhigu Ku kcaya markey maqlen darwiish laan udhinta nacaybka aad uqabtan reer khaatumo idamale
@sabrinam3436
@sabrinam3436 7 жыл бұрын
👏👏👏 Yes Ur beauty mcnto, our queen qurux MashAllah💕👄💋💞
@ayeeyoinatuur3196
@ayeeyoinatuur3196 5 жыл бұрын
Dhulbahante❤️❤️❤️🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾
@mrmalow9690
@mrmalow9690 7 жыл бұрын
Darwiishku hore u socod buu ebed kii ahaa halkaa ka wada.ha Guuleysto Darwiishku 👌👌👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@mahmudsomalilandhanoolatoa9343
@mahmudsomalilandhanoolatoa9343 5 жыл бұрын
AAAlqq7walpllqop
@shukuriabdirizaq6176
@shukuriabdirizaq6176 7 жыл бұрын
Waaaw masha Allah Abtiriz iga dheehe Hooyaday saxarla sinji waxay uleedahay garoowiyo samadii mudug waaaaw
@safiaabdirahman1683
@safiaabdirahman1683 7 жыл бұрын
mansha allaah deeqo Habo macan Reer abtihkah bad ad u amaantay dhigkah i kacay waaaaaaaaw hadan waaaaaaaaw
@nasrakoos7739
@nasrakoos7739 5 жыл бұрын
boqortooyoyadi aan kabeermay masha Allah deeqo afro keep going xbbti
@muha3307
@muha3307 7 жыл бұрын
Big love qoftaan 😍 caadi ma tihid huuno codka waa macaan 😋 👍
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 7 жыл бұрын
Love my Darwiish ppl ❤️❤️ from Galmudug 😍
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
heer Galmudyg Miyaa thay😂😂😂
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 жыл бұрын
ILLAHAY ban kudhaarte niyadban ujecllahay dhulka wacane galmudug🇸🇴🌹 From sool
@FarxaanAadan-ec1tx
@FarxaanAadan-ec1tx Жыл бұрын
​@@Hamda_AseyrrrbhgcwwwMn
@zamatarbaxnaan879
@zamatarbaxnaan879 6 жыл бұрын
alle hanoo kaa daayo afkayagii baad ku hadashay somalina waxad u shegtay inaynu nahay somali aynaan ahayn somalialand guul somalia
@malaykachannel4677
@malaykachannel4677 6 жыл бұрын
From puntland kudharana darawish
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
malayka channel darawish iyo puntland maxa iska galay wale majeerteen umadi udhan isudhajiyay waaa qaatumi state
@anisainamohamudm802
@anisainamohamudm802 6 жыл бұрын
Idiris Muse war majerten afka.kalabax
@anisainamohamudm802
@anisainamohamudm802 6 жыл бұрын
hestba majerten wey kujirtaye uf waxn cml adunka iska.joogo
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
@@idirisali5657 xge u kala wadaaa kalab baa thy majerten dhulmnhet
@indhouroon5649
@indhouroon5649 4 жыл бұрын
@@idirisali5657 majerten haday isku dhajiyaan xitaa waa Harti adeero labo wada dhashay cidna makala fogayn karto dee soo caac dheh
@Qaadiriye
@Qaadiriye 6 жыл бұрын
can`t have enough of this song, Deeqa Afro is so beautiful.
@fartunceysan3245
@fartunceysan3245 7 жыл бұрын
Wacadale Afkaga cano lagu qabay saxarla hoyadeyba Sinji waxey uladahay mudug seraheda iyo boqortoyadii sare 😘😘😘💕💕💕💞💑Viva mudug 💕💞
@jasmiinhasan5336
@jasmiinhasan5336 6 жыл бұрын
Deeqo afro ina adeertay iga wle laandhere inaa thy cadeesatay😘😘😘
@ruuxilahahayaaminayumabaxn5924
@ruuxilahahayaaminayumabaxn5924 7 жыл бұрын
Deeqa afro ka naxow NAFTA waa Darawiish dad jiraa weeye
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 6 жыл бұрын
Viva Ssc Deeqa Afro wankutagera jiro joog
@dhaqtardiijclka5413
@dhaqtardiijclka5413 6 жыл бұрын
🎁🎁🎁🌷🌷🌷💝darwiish. Saafiyay idhalay. Misna suurad iyo midab cidi igamasito. 🌷🌷🌷Somaali baan ahay 🌷🌷🌷👌👌👌👋👋
@MohamedB614
@MohamedB614 6 жыл бұрын
Viva Daraawiishta, iiwada dhiiga Garadaada ii wada, Sool Sanaag iyo cayn viva 💙❤
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 7 жыл бұрын
NASAB NASAB DHALAY SINJINA SOOMAALI AYAA U TAHAY
@yasminsaid6397
@yasminsaid6397 7 жыл бұрын
Wwwweww
@hamsemohamud1707
@hamsemohamud1707 6 жыл бұрын
Hodan Yasin well come dear
@saamiyacabdilaahi1705
@saamiyacabdilaahi1705 5 жыл бұрын
Hodan Mahmud secrtry moci d
@idilcbdiaxmed7282
@idilcbdiaxmed7282 4 жыл бұрын
👍👍👍
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 7 жыл бұрын
deeqo afro indeer plz hees kale nooso saar qarasta haku kacdo labadiidaris ka iyo xasidiinta darawishe ahaaye oo usoqaad darwish hees kale wan kubaryayaa hadaa qorlkan arkto midkle oo hes darwish vvvvv darwish
@ayaanluula1705
@ayaanluula1705 Жыл бұрын
Darawiishtii dhabtaahyd reer gali gari dadkii layga beeray 🐎🐎
@keyfsaladaxmed2956
@keyfsaladaxmed2956 5 жыл бұрын
Mashaa allah dhiigaygii asal dhalad deeqo afro alle haku xafido wll qali
@sharafquman19
@sharafquman19 6 жыл бұрын
Yes boqortooyadii sare PUNTLAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nasab❤❤❤❤❤❤❤
@mahadiadawe
@mahadiadawe 7 жыл бұрын
Is beautifull song good job Deeqa ilke this girl sool sanaag dega
@lagasila799
@lagasila799 7 жыл бұрын
Viiiva darwiish wale inaaan ka dhashay nasab baad thy inder afrooooooo
@cabdikariimsh.maxamedcali8143
@cabdikariimsh.maxamedcali8143 7 жыл бұрын
saxarla hoyadey baa sinji waxay uledahy sawadii garowe iyo mudug sedahediyo boqor toyadii sare waxbaa kadhacy walee
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 7 жыл бұрын
cabdi kariim Sh.Maxamed Cali
@Refuge359
@Refuge359 7 жыл бұрын
Wa asal somali . mashallah Darawishta
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
wanoolyihiin dadkii kulmi jiray 2 boqortooyo guushana soodhacsajiray ayadoo labada boqortooyo fagaaraha taagan yihiin sidana waakacilmi badanahay waana guuleeysandoonaa tuugna waafashilmi doonaa insha alaah alaha qabto ❤❤🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦 guulsata boqortooyada heer cabdul casiis iyo boqortooyada ahlu shiiq ❤❤❤❤❤❤🇸🇦🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇦🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌✌✌✌✌❤❤❤❤❤
@miredahira6026
@miredahira6026 7 жыл бұрын
Ali Abdi ishaad ka tuurtey runtu waa xanuun
@xayaadmahad9841
@xayaadmahad9841 7 жыл бұрын
mnsha Allh hees iga dheh from puntland
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 жыл бұрын
Mansha Aallaah walaahi way abtirsatay deeqa ilaahay ha ku daayo we love darwiish ilaa iyo garowe
@freshair2224
@freshair2224 5 жыл бұрын
Inantii reer darwiisheey ma ogolid adoonsiga Soomaaliyad asal ah👍👍👍👍👍👍👍👍
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Dadka qaraa runta wa dhibta isku xishodaa cay umba kaso hartaa subxanallah Deeqo afro nolow waliga isha duqaanto ka dadaan idin ale insha allah boqortooya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@greenadam8524
@greenadam8524 7 жыл бұрын
wixii ka xun darwiishka iyo boqortooyada no commets hhhhh joking somalia weyn
@fadumanafta29
@fadumanafta29 7 жыл бұрын
sax sax sax sax
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
abdifatah hassan هههههه اسمي بنت درويش شو رايك صماللاند الله يشفك
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
Ismsil saed waraa no cay Marsha heesunba lagu dhagaysta stop bad words
@queennalka7357
@queennalka7357 7 жыл бұрын
Abdifatah Hassan nolow ina adeer
@abdullahiafweyne2789
@abdullahiafweyne2789 7 жыл бұрын
www.gabaygii gubo
@ayaanbuldhe2498
@ayaanbuldhe2498 3 жыл бұрын
My dhiigayga dhulbahante reer abkowgay❤❤❤ yaadaawanooyo 2021 me
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
woooooooooooooow nice song ale ya cisiga isha cala afkaga cano mcn lagu qaba Daraawiish sool iyo sanaag cayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@nasranalkabutilanbooqorada1385
@nasranalkabutilanbooqorada1385 6 жыл бұрын
Nasab nasab dhaly bad thy walhi deqo byo afkaga cano lagu qby lika igu cawiya
@nasranalkabutilanbooqorada1385
@nasranalkabutilanbooqorada1385 6 жыл бұрын
Waaaw
@naimanalkanuura9378
@naimanalkanuura9378 7 жыл бұрын
waaaw beentaa maasha Quruxleyda waad dhaxal ayaad u hesheen quruxda darawishta viva Reer khaatumo
@TheHiliso
@TheHiliso 7 жыл бұрын
Superb noolow my cuz. Darwiishland
@shariffaman8111
@shariffaman8111 7 жыл бұрын
i know nothing about songs mostly somali songs. although some basic somali songs. but surely like this lady, her songs are very amazing. social media and sinji. i have like this part somali ban ahay. am one of your fan my lady
@mohamedsanyare1291
@mohamedsanyare1291 6 жыл бұрын
best hees darood warsengali iyo dhulbahante boqortooya jirta noolaada 💗💗💗💗💗👍👍💘
@salmaomar3131
@salmaomar3131 7 жыл бұрын
woooooow mnsha alh waxas badhaladay allow daa deeqo afro darawiish
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 6 жыл бұрын
Sabadi garowe iyo.mudug serahediyo bqor toyadii sare viv abtiyal. An cadiyin ba i dhalay
@misshanan1476
@misshanan1476 7 жыл бұрын
ana darwiish saafiyaa idhalay sool iyo sanaag daga deeeqo asal NASAb kaamila boqortooyadii hartina waa kuu reeer abti vivaa SSC my blood n reer putland my dhuuxa
@user-mc2nr5nb7n
@user-mc2nr5nb7n 5 ай бұрын
Hedhe malaha heesta aniga leh wah labdaydi darwiisha ban ahy marna rer abtigay mj❤
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 7 жыл бұрын
heeestani, Waa Dayax bananka yaal, Afro cimrigaaga ha'raago
@kaamilk8863
@kaamilk8863 7 жыл бұрын
Jidka suuban la I baray . Gabaryahay guulayso waligaa. Deeqo afro ii daah
@kowsar73hasan85
@kowsar73hasan85 6 жыл бұрын
deeqo style qurux mansha allah tabarakalah waa darwiish my dhiigeyga noolow
@xamdiguled5974
@xamdiguled5974 6 жыл бұрын
Waaw Somali baatahay quruxeey. Is astur heesahana iska daa insha allah. Sinjiiga nima kamasuurin kare plz. Tuubu ilalah abayo allah. Hana wads hanuuniye
MAXAMED DEEQ (HOODO) HEES CUSUB 2016
7:04
SomaliNewMusic
Рет қаралды 6 М.
HANIYEETA - NEW HIT - MA XIIQAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2018
4:51
Abdirahman Somali
Рет қаралды 6 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Liibaan Fagadhe
Рет қаралды 5 МЛН
Deeqa Afro |AF KU XOOGLE| New Somali Music Official Video 2019
5:02
DEEQA AFRO INTII QALAS GERIYO TAY
4:36
Yasmin tiina channel
Рет қаралды 165 М.
DEEQA AFRO 2017 ARGAGAXISO MAAHIN OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO
5:17
Aniga Adiga
3:53
Release - Topic
Рет қаралды 119 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
DEEQA AFRO (QABYO) HEES CUSUB QISO DHAB AH 2018
4:04
SomaliNewMusic
Рет қаралды 4,3 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
DEEQA AFRO  SHOWGII SANDKA CUSUB EE 2023 MINNEAPOLIS.
16:23
Awale dayr
Рет қаралды 71 М.
the end 😂🤣 #funny #funnyshorts #funnyfails #failsvideo
0:52
Purr Laughs
Рет қаралды 28 МЛН