No video

DEEQA AFRO (QABYO) HEES CUSUB QISO DHAB AH 2018

  Рет қаралды 4,353,717

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

6 жыл бұрын

DEEQA AFRO (QABYO) HEES CUSUB QISO DHAB AH 2018

Пікірлер: 1 300
@maymamahdi3890
@maymamahdi3890 6 жыл бұрын
Gabdhaan wixii jira ay kahadashaa yaa ilaqaba sanadka 2018👍👍deeqo we lov u inta ilajecel👍👍
@user-di3dv2xj9c
@user-di3dv2xj9c 5 жыл бұрын
Ani yaa kula qabo waayo nimank somali yaab saas u xun balaayo haku dhacdo
@sacdiyosimansacdiyosiman5987
@sacdiyosimansacdiyosiman5987 4 жыл бұрын
deeqo waa jclhy wlh love
@jabiryussuf4600
@jabiryussuf4600 4 жыл бұрын
Mayma Mahdi hyy
@saidaali412
@saidaali412 4 жыл бұрын
Waa runteed
@user-uk4hb9bj4c
@user-uk4hb9bj4c 4 жыл бұрын
Sax
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 Жыл бұрын
Salalaahu cayhi wasalam
@sagalsom7715
@sagalsom7715 10 ай бұрын
scw,scw,scw
@MaryamAbdi-nc9mz
@MaryamAbdi-nc9mz 7 ай бұрын
Scw scw scw scw
@AsmoMaxamqd
@AsmoMaxamqd 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ibraahimnuurcusman3903
@ibraahimnuurcusman3903 Ай бұрын
0pp⁰​@@maryanhuseen4625
@guletgulet3389
@guletgulet3389 Жыл бұрын
waa kugu faanaa, Hooyaday macaan ayaa ka timid Buuhoodle aniguna waxaan ahay reer Gedo.
@RubiAbdi
@RubiAbdi 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daahiryare1067
@daahiryare1067 6 жыл бұрын
Kalsooni + cod macaani deeqa afro ❤🇸🇴 2018 hadad dhageysaneso suulka tag 👍
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 6 жыл бұрын
miraha,laxanka iyo codka meel sare aya kabilowday deeqo afroy good job
@maxamedqadar3559
@maxamedqadar3559 5 жыл бұрын
waxa rabaa inaan ka qeeb qato astaa music
@qalbidhaya2887
@qalbidhaya2887 6 жыл бұрын
Wixi qadafo i gaadha anoon marna qomamaynin qoluubta hadan ka maydho ka tago barashadan qabyowday ax yaa erayo like plz
@m-deeq6043
@m-deeq6043 2 ай бұрын
Hhhhh m2 im listenings thiis time for a good reason!i wish inaa nooshahy sis,couse u
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Gabdhaan caqli iyo fikir fog ayaa iiga dhadhama..Deeqa 👍
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Deeqa you r the one and only authentically talented Somali with Beauty and brain with killer body Darood intii ahaya like ii saara fadlan! 💙💙👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@amalmohammed2981
@amalmohammed2981 6 жыл бұрын
Vilsan A- wan ahay lknse kuma saryo maxayelay qabilka isku aneesiga kama helo
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
amal mohammed Amaaley huuno Shant Somaalid darto iigu Soo hiili
@gaashaanmedia4520
@gaashaanmedia4520 6 жыл бұрын
Wll qabiilka inaga daa ee somalinimo xaalka inoogu daaya 😍
@zaidamohamed2248
@zaidamohamed2248 6 жыл бұрын
Vilsan A- abayoy qabil dhinac naka dhig faida malehe
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Zaida mohamed Waa runtaa Thank you!
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Waa gabadh somaliyed ragow hala xishodo waxan arkay rag meeshan iska cetamayo ka xishoda dumarka somaliyed
@abdulahixasan2362
@abdulahixasan2362 6 жыл бұрын
waaw fanaanada aan tageero deeqo afro wan kugu haysta isteyl 100%music100% laxanka100%codka100%
@Manpower2009
@Manpower2009 2 жыл бұрын
Let ijnjk
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
Waa fananad cod macaan
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 6 жыл бұрын
Darwiishad igadheh maxalagugaranaya inay dhal Abwaantahay Horay usoco Mr's Deeqa Afro
@walkm1
@walkm1 4 жыл бұрын
Aabaheed Miyaa darwiish la yiraahdo?
@user-uk4hb9bj4c
@user-uk4hb9bj4c 4 жыл бұрын
Wan jeclahay lkn iney is asturtan kula tali lahaa heestana100🌹100
@princemontana9037
@princemontana9037 6 жыл бұрын
Viva darawishta like ta hee halaygu qabto
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 6 жыл бұрын
Prince Montana❤
@princemontana9037
@princemontana9037 6 жыл бұрын
Pretty 😍
@macaanicarb6571
@macaanicarb6571 6 жыл бұрын
Pretty inta na ma ka seeee quruxey❤👈
@mohmmedyoussef8546
@mohmmedyoussef8546 6 жыл бұрын
Prince Montana
@nawaafyare8268
@nawaafyare8268 4 жыл бұрын
hi
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Wixii qalbigaygu diido damiirkuna qaadan waayo hadi aan go.aan ka qaato qab io isla wayni ma aha 2022 hadii aad iga danbayso like 👍 dheh
@kadijalove4769
@kadijalove4769 6 жыл бұрын
Waaaaw Waa Kahelay geestaaa caadi maahan 😍❤️😍 Runtaaaa ku heestaaa Deeqa Qurux😍❤️😍💯👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 6 жыл бұрын
Hestan dabacasar iyo xiritankiise kahadlosa Hees somali an fahmo Kuma ay deqo afro qado lee kahiro Blz like iisara hada somali tahy plz😂😆😭😭😂❤️
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 6 жыл бұрын
Maisha Mandeq beeen ayaa u camiree haye
@muunafaarah9828
@muunafaarah9828 5 жыл бұрын
ku
@muunafaarah9828
@muunafaarah9828 5 жыл бұрын
asc
@muunafaarah9828
@muunafaarah9828 5 жыл бұрын
@@abdullahiabdi8977 a
@muunafaarah9828
@muunafaarah9828 5 жыл бұрын
@@abdullahiabdi8977 jj
@siraajimix3707
@siraajimix3707 6 жыл бұрын
Wuxuu Qalbigeeyga Diiddo Damiirkana Qaadan Waayo Waa Like La'aanee Like Isara👍😂
@najmabaashe4761
@najmabaashe4761 4 жыл бұрын
Qaba
@najmabaashe4761
@najmabaashe4761 4 жыл бұрын
Run
@nasracabdilaahimohamed2707
@nasracabdilaahimohamed2707 3 жыл бұрын
Jkkkkkkk
@mahirahmed5431
@mahirahmed5431 3 жыл бұрын
Dhib badanaa
@generalmursalgeneralmursal5429
@generalmursalgeneralmursal5429 3 жыл бұрын
Wuxu qalabigayagu dido
@fankajuungal864
@fankajuungal864 6 жыл бұрын
I love you deeqa afro Anaarabo qof ki iguraacsan like dheh wahada ilarabto gabadhan quruxda bdn I love deeqa afro for every 💘💌💞💖💔💟💌💌💌💌💌like dheh walaal wanjeclahy deeqa afro
@idilcbdiaxmed7282
@idilcbdiaxmed7282 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@dahirmaxamed6760
@dahirmaxamed6760 6 жыл бұрын
Dadki ila fahmey heestan mesha lowada love iyo like isara
@uzumakinaruto6741
@uzumakinaruto6741 3 жыл бұрын
Inte lo wada🤣🤣🤣🤣
@muktararbe8025
@muktararbe8025 2 жыл бұрын
Daawade ma og tahay in ay iyadu samaysay heesta, laxamaysay oo ay waliba ku luuqaysay (Heestay) waa another level gabadha iyo heesteedaba inyar oo Asturnaan la'aan ah ayaan ku dhaliilayaa mooyee meel la tuuro ma leh.. gudoomiyaha gudiga xaqiijinta tayada suugaanta !!
@kichakip2606
@kichakip2606 5 жыл бұрын
Deeqo afro you legend waaaw she is Somalian👌 🇸🇴Lady Gaga🇱🇷
@xawomaxamed6292
@xawomaxamed6292 6 жыл бұрын
Reer khatumo like ha ila dhafina
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 6 жыл бұрын
Indr madama ad magaca khatumo kucodsatay sekula dhafa
@fadumahasan7962
@fadumahasan7962 6 жыл бұрын
walee waankusin darwiishad
@jddjdvskslslissk3505
@jddjdvskslslissk3505 6 жыл бұрын
heskan. ghabadha. waloqorey. i
@soolnugaal8816
@soolnugaal8816 6 жыл бұрын
Waaa kusiiinaya inadeertay
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Somali nimo ku raadso qabiil ma rabne magaca somai wayn waxan ku wayay qabiil kuma radinayo magaca aad shegeso wan kula ahay lkn ma rabo inan qabiil shekto
@ciidmuuse3922
@ciidmuuse3922 6 жыл бұрын
Hablaha Somaliyeed mxa u diiday inay Xadidaan jidhkooda sida deeqa Afro 🌹🌹 qofki igu raacsan Liketa laso carar
@hooyoaabe9061
@hooyoaabe9061 5 жыл бұрын
Aduun intaad joogto wax walba
@hooyoaabe9061
@hooyoaabe9061 5 жыл бұрын
Ku arki
@hooyoaabe9061
@hooyoaabe9061 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ina tuso dhamaan heeso ka toobad kentay
@xamdaancabdirsaaq3121
@xamdaancabdirsaaq3121 5 жыл бұрын
Bal hadda kawarn 6 bilood kahor baa qortay fanaaniinta hakudaydaan haddana?
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
HABLAHA JIRKOODA KADHAMOOW. MIDA XALAASHA KUU AH OO KALIYA KUMASHQUUL😷👈
@muniiramuuse8198
@muniiramuuse8198 6 жыл бұрын
Hees iyo waydhaaftay hore usoco deqa afro 😍❤️
@xaawoshiiqa9702
@xaawoshiiqa9702 6 жыл бұрын
Waa SA x
@maxamedqadar3559
@maxamedqadar3559 5 жыл бұрын
Muniira Muuse wixii qadafi igadha
@abdimalik4987
@abdimalik4987 6 жыл бұрын
Without judging her the tribe she is from I really liked her vioce.... Somalis lets love our somali community. Aviod triblism.. ...♡♡♡♡ Deeqo afro wish u long life
@anukadan4604
@anukadan4604 Жыл бұрын
No one was talking about tribe before you
@yool2176
@yool2176 Жыл бұрын
@@anukadan4604 😂😂
@murayamohamed7540
@murayamohamed7540 Жыл бұрын
What about her tribe 😅😅 ma qabiil xunbaa waryaa adigaa buuxee is qaras bixi.
@user-jz3bd2yb8f
@user-jz3bd2yb8f 11 ай бұрын
Hhhh
@Mahir52143
@Mahir52143 9 ай бұрын
​@@murayamohamed7540she's harti dhulbahante laandheere ❤
@sweetinadhexyariinasomaliy6896
@sweetinadhexyariinasomaliy6896 6 жыл бұрын
Waryaa hooy maqal ma istiri anaa ugu soo hormay lketa lashego igu deeqa plz
@shuukeomar9090
@shuukeomar9090 6 жыл бұрын
Ani su al ayan qaraa like maxa laga faida ma i shegi kartaaa
@sweetinadhexyariinasomaliy6896
@sweetinadhexyariinasomaliy6896 6 жыл бұрын
Shuuke Omar yaaa og heee like isaar lee arkee lol
@shuukeomar9090
@shuukeomar9090 6 жыл бұрын
Kkk hes kasto an comment ka aqriyo waliba dadka qaar waxey ku dhahayan hadi an tol iyo qarabo nahay like haila dhaafin😂😂😂
@sundusbihi6667
@sundusbihi6667 6 жыл бұрын
Sidoo kale anba waan la yaabanahay wlhi wali
@siyaaddeegow64
@siyaaddeegow64 6 жыл бұрын
Ok somaliyeed
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
Woooow Gabadh Quruxda Badan Wxaydeeganed kuala Lumpur Deeqa Afro Qof KiiYaqaana Yaaqaanee Viva Reer Malaysia Kuala Lumpur NIN Mj Ah OO Reer abty Geed ah beey koox Ciyaal ah Udhashay MashaAllahh MARKii Dambana waxaa guursadeey Xassan Dhoobi OO Mareexan ah Oo Reer Australia Ah LKN way usoo gooyseey isagoo Australia kusoo maqan intuu jana yar geliyeey AYEY Ka cararateey dibad jaceeyl un LKN walle deeqo Sweden NOLOSHAY Kuala Lumpur kuhaysatay ayaa kaquruxbadneed tan Hada qurbaha Ay Kunooshahay anyway wish u the best abaayo viva Deqo Afro
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
lol siman,,, malaysia kl,makaalo strees ,,,, ika dheh,, ,, long time xili baan ,,xili ban joki jiray alxdu,,, rer kl
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
siman kalay ❤❤❤saxiix sis
@Mici_libaax
@Mici_libaax 6 жыл бұрын
Walee waa qalanjo deeqo afro malaha waa daarood gabadhu😂😂👈
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Caaqil Fadxi habo waa darwiishad dhulbahante
@Mici_libaax
@Mici_libaax 6 жыл бұрын
Ummu Isra Kablalax in the house
@abdallemahamed7590
@abdallemahamed7590 6 жыл бұрын
hhhh oo hadaa yaa kallle wax sidiis u dhimini yay kaloo ka dhallan karaataa
@hanisaedd9699
@hanisaedd9699 6 жыл бұрын
Qabiiliista was xid
@wadaniqarandon8919
@wadaniqarandon8919 5 жыл бұрын
zxp waa dhulbahante qalanjo
@zarazara665
@zarazara665 6 жыл бұрын
I trully love her she is so unique. Totally different than the other fat halimos singers
@abdilaahidheere1263
@abdilaahidheere1263 2 жыл бұрын
Yivvjoddgghhnnkllmmn joo
@sahragacal4141
@sahragacal4141 2 жыл бұрын
Fat Halimos kkkkkkkk
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 2 ай бұрын
Ileen ada keney halimo kus😂
@filsankhan472
@filsankhan472 6 жыл бұрын
Inantani maskax ayay leeedahay msh alllah heeeskaaan waaa hees siyaasadaysan lkn intiii caqli leh uunbaa fahmi kadha
@kaaweyare
@kaaweyare 6 жыл бұрын
Absolutely waa hees siyaasadaysan qof walba ma fahmayo lol
@kaaweyare
@kaaweyare 6 жыл бұрын
gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten lol
@Simanqaali
@Simanqaali 6 жыл бұрын
gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten hhhh dumaashi mgcaaga ayaba idilay
@filsankhan472
@filsankhan472 6 жыл бұрын
abdi hassan sax ina aaabo
@filsankhan472
@filsankhan472 6 жыл бұрын
Siman qaali 181218 ma tidhi cadey lool 😂😂😂😂
@ayshahmadridistagril5328
@ayshahmadridistagril5328 6 жыл бұрын
Iska jeclahay boqoradaan 😍😍😍😍❣❣❣❣❣
@mohammedissack5083
@mohammedissack5083 3 жыл бұрын
Alhamdulillhi
@CabdiFataax2043
@CabdiFataax2043 8 ай бұрын
Heestan waxaan igu horaysay August 11 2018 inta Ka heshay like iisaara
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Naagtaan dadka taageersnhy eey ugu horeesaaH✌marba wixii jiroH ayey si dadban uga hadasha *kabax* 😂laxanka ayada leh *lipaaxad*
@nafizaahmed6053
@nafizaahmed6053 6 жыл бұрын
Ilaahey amarkiiz naaagta Waan iska jeclahayy 😍❤️
@abubakertezmo4921
@abubakertezmo4921 6 жыл бұрын
Nafiza kudhisadee😂😂😂😂
@dhaqanehaji308
@dhaqanehaji308 5 жыл бұрын
Hhhh ceeb adigo dumar ah side ku jeclaatay ma lesbian baa tahay
@mursaldalmar3936
@mursaldalmar3936 5 жыл бұрын
Nafiza Ahmed kkkk
@yassinmohamed7856
@yassinmohamed7856 4 жыл бұрын
Nafiza Ahmed
@kaaweyare
@kaaweyare 6 жыл бұрын
Hadad fahantay inay siyaasad tahay heesta like saar lol 😂 deeqa affro balaayo weye 😉 daraawiish army
@deleteabdi8073
@deleteabdi8073 6 жыл бұрын
abdi hassan hhhhh darawish iga dheh
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
abdi hassan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaaweyare
@kaaweyare 6 жыл бұрын
Nasra Luzza 😉😉🤣
@kaaweyare
@kaaweyare 6 жыл бұрын
delete Abdi 💪💪💪🤜🏿🤛🏾
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
abdi hassan 👆😂😂😂😂
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Farmaajo habaryatiis Waa runtaa Waa INTUU Farmaajo noosheego Iva N&N 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 3 жыл бұрын
Anigu Sanaag baan kasoojeedaa laakiin Gabdhaha reer mudug ninkii arkay ama waxfahmaya wuu jecelyahay jacayl sharafeed. Gabadh reer mudug✊😊😊😊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 жыл бұрын
The only fanaanad in Somalis ❤️🌎
@hormarwacantube8636
@hormarwacantube8636 6 жыл бұрын
Xafsa Idil Mahupta hee hno😂
@raxmabashiir991
@raxmabashiir991 6 жыл бұрын
😂😂😂mxa gapadha ma zurwaal dheerta😛wxni wy dhimty nio
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 жыл бұрын
Haa waa hubaal I met her in Sweden 🇸🇪
@hormarwacantube8636
@hormarwacantube8636 6 жыл бұрын
Xafsa Idil Qofta Igu So Qapo mother single ine Tahay Maqlee hno😃
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 жыл бұрын
Lol no kids aswel
@munoabdilahi5020
@munoabdilahi5020 6 жыл бұрын
Wwwww inay iga hadlayza heestan axsan sowd alfananad cod macan❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@hamthamohamut2115
@hamthamohamut2115 2 жыл бұрын
😎💢💨🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎
@dekohassanali1289
@dekohassanali1289 6 жыл бұрын
Si si ayee u dagtahay deeqa afro samideyda heesa hindi iyo Africa safican u firso guriga isku so jilci iskana dhaaf dharka badan naag qurux badan ayaa thy hore u soco
@miskaatiinuuriin405
@miskaatiinuuriin405 6 жыл бұрын
Waxan ani ii qalmeenin Waxan isu quuri waayo Qunyar haddi aaan Uga dhaqaaqo Qaarbaa xumaan Uqaadan 👏👏💜💋 Viva Deqa afra waa Iga gadantahy heestan Plhi mcn waaye👏👏
@quruxlaydadhulbahante3132
@quruxlaydadhulbahante3132 6 жыл бұрын
Wooow Dhal darwiish kugu faanaa xapptih😍😍
@user-hh7fg5iy8i
@user-hh7fg5iy8i 6 жыл бұрын
waw m.a fnanadyda nolow inta tagersan like
@omarmohamoud380
@omarmohamoud380 6 жыл бұрын
Deeqa top waaye heesta laxanka iyo music, waxaa taa ka sii daran cod iyo muqaal top ah..thankz sister! I always like you!
@idilali2217
@idilali2217 6 жыл бұрын
Heesta waa siyaadad odayga Abdishakuur ee habargidir iyo daahir calasow bay ku socotaa thank u Deeqa
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 6 жыл бұрын
Heest runtii waasiyaasa, Deeqo wlh Masha Allah
@amaalcadeey9314
@amaalcadeey9314 6 жыл бұрын
Hhhhh Deqo Afro six back oo futa ladahay. Love you habo
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 6 жыл бұрын
amaal cadeey You must be crazy.
@amaalcadeey9314
@amaalcadeey9314 6 жыл бұрын
Why dia
@amaalcadeey9314
@amaalcadeey9314 6 жыл бұрын
I do love Deqo afro
@hassanbarahoow9837
@hassanbarahoow9837 6 жыл бұрын
amaal cadeey hahhahaha Dacad Ayaa u qosle six back futo ledahay kula ha
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
amaal cadeey Hhhhhh Kal iyo laaap qofyhy wa iga qoslisy
@quman1439
@quman1439 6 жыл бұрын
I'm in love with this song 💕💞 wixii qadafo igadha anoon marna qomamynin xaqiiq nolow deeqo afro 💜💛❤️💞💕😍💕😘
@shaficimohamed2951
@shaficimohamed2951 6 жыл бұрын
deeqa Afra waa fanaanada kaliya ee xaqiiqda ka hadasha support u deeqa Afra hora usoco
@madaale3997
@madaale3997 5 жыл бұрын
Walee dhal dhulbahante waa tahay murtida iyo meesha fog ee ay gaarayaan macnaha ereyada
@safarle9284
@safarle9284 6 жыл бұрын
wixii Soomaali ah like ha ii saaraan, lol
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
wwwwww mar horee sheegtay fanaanadeena jir oo joog insha allaah love love
@miskimire8415
@miskimire8415 Ай бұрын
Naag nool❤ walle fanka wuu kuu xiisay
@mahadiadawe
@mahadiadawe 6 жыл бұрын
Caadi maahan very good song and style Afroo Good Job
@fomar2137
@fomar2137 6 жыл бұрын
Hooooy. Hoooy. Ba ku heeesta. Lol
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Wxii qalbigygu diido damiirkuna qaadan waaayo hdii aan goan ka qaaato qab iyo isla weyni maaaha🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@samdaaxmed7348
@samdaaxmed7348 3 жыл бұрын
👉💚💚💚💚💚💚💚Waxaan ani iqalmeyan waxaan iso qudhiwayo hadaan qunyar ugadhaqaaqo xubaan qarba uqadan 😂
@hunterstrawberry9392
@hunterstrawberry9392 6 жыл бұрын
ereyada waxa lagasoo drive gareeyay abwaan yaxye yeebaash inta ila qabto like ta xun kk
@kbjunta3631
@kbjunta3631 5 жыл бұрын
I really love Somalia 🇸🇴 music 🎵 I don’t have any word to explain even if I don’t know the meaning but like to hear any kind of Somalia 🇸🇴 hits
@halimahashimhalimahashim7593
@halimahashimhalimahashim7593 2 жыл бұрын
Wow 😳 mansha Alla brother 💯💯💯
@abdishugrijaamac2171
@abdishugrijaamac2171 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk dhulbahante awalbuu waalnaa
@ibrahimcumar1713
@ibrahimcumar1713 2 жыл бұрын
@@abdishugrijaamac2171 ❤👌💓💕💞💗❤💖💖💗💓💕💞❣
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 6 жыл бұрын
My queen is back deeqo afro xabadkaa ku heesta iyo gadaal wixii ila mid ah like I saar 👈👈
@boo_899
@boo_899 6 жыл бұрын
Deeqa afro waa qof aad u caqli badan amma abwaanka heesaha u qora baa ah qof caqli badan. Heesaheeda oo dhan wax jiro ayay ka hadlaan. Ilaahay haku xafido
@WANAAGTV206
@WANAAGTV206 6 жыл бұрын
Walhi deeqa afrow she got style and jir mansha Allah deeqo afrow hadii laqabin inaan ka helay haloo sheego deeqo afrow ha laiigeeyo Somali weeyney 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😍😍😘😍
@seliseli3822
@seliseli3822 5 жыл бұрын
Firom oromiya lloviyo muziqi somalee
@abdrishiidkaatun397
@abdrishiidkaatun397 4 жыл бұрын
Aiags
@sucdidagan2200
@sucdidagan2200 3 жыл бұрын
welcom oromo islam
@raaxomaxamed2511
@raaxomaxamed2511 3 жыл бұрын
@@abdrishiidkaatun397 à
@bashkawaasuge7342
@bashkawaasuge7342 6 жыл бұрын
10 gabdhood o reply igaso dhaha abowe waa qrux badantahy mala helaa like xitaa inigma rabo lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@kaligeedtashato7496
@kaligeedtashato7496 4 жыл бұрын
2 year kadib adoo hal like heesto baanku arky sorry 😂 🤣🤣🤣🤣
@najibmohamed21
@najibmohamed21 5 жыл бұрын
Wa hees macquul ah oo xaqiiqda kusalaysan fanaanad qaaliya we love you hno
@mnz2028
@mnz2028 3 жыл бұрын
Abawanda fannka really waan siiyay naag cod iyo lxn iyo erayo kusogaarto maleh
@shakaaldepana2644
@shakaaldepana2644 6 жыл бұрын
Inta deeqa afro jirkeeeda iska jcl like isaaar 😂😂😂😁✋️
@alisoomaliaden7829
@alisoomaliaden7829 6 жыл бұрын
Shakaal Mohamed chzc
@mahadjeele2052
@mahadjeele2052 5 жыл бұрын
Wanecbanahay ani
@asmaruun9514
@asmaruun9514 6 жыл бұрын
M.a voice 100% style 100% music 100% in love with you Shape Darling Keep up
@muwadinsomaliyed4294
@muwadinsomaliyed4294 5 жыл бұрын
asxbta dulmibadnaa warhedhe diintenu babaneyn music illah ka cabsada inteyku dhihilahayen doqo afro illah hasohanuniyo bay tagerayan wlle tagro mahee washeydan io amntis allow idinsohanuni culumada iyo inta kheyrka fafisa like iyagaa leh aqiro adunba mala iktaba like saarta
@omarmohamoud380
@omarmohamoud380 6 жыл бұрын
Deeqa waxaad tahay qof leh styl u gaara haday noqon lahayd heesaha, lebiska iyo laxankaba. Jecliyaa qof isku kalsoon!
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 6 жыл бұрын
Codkeeda waa kii raga ku raaxeysan jiray👉💋💖 like hada igu racsan thy
@dekhomohamed3484
@dekhomohamed3484 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Gabadhani waa qof xikmad leh run bay Ka hadashaa fariid iga dheh maasha Bulqaas na abwaan iga dheh
@aweysburhani384
@aweysburhani384 5 жыл бұрын
Deeqo gabar Qaran Gabar qabiil maha, We love you Deeqa, walee hadaan somali nahay heestaan waxay ka hadlaysa waxa nalagu qasbaayo, waa hees ka hadlaysa waxa nalagu qasbaayo hadaan somali nahay.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Sheekadaan Oo kalle, MW Farmaajay Haysataa🤫🤔🇸🇴💟🇸🇴
@zamuuotamendi6341
@zamuuotamendi6341 6 жыл бұрын
Yaaa afra draawishada nollow❤
@ilkadahabyoutube1323
@ilkadahabyoutube1323 6 жыл бұрын
i like this I from Garacad
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 4 жыл бұрын
Deeqa afro hesahedu xata hadii anay macanayn Waxa macan midhaha iyo ujedka hesta qaarba xuman u qadan
@stayblue759
@stayblue759 6 жыл бұрын
HeeStaN AD BaN UGaH HeLaY ANi AhAaN WH ToP LaXaN iYoH MiDhoH BaH coDnA WYBaH IzkaH HYZa 👌👌👌👌
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 6 жыл бұрын
Axya Ereyo Qalbigay Itabten 😉
@abdixasan5322
@abdixasan5322 5 жыл бұрын
Hees damiirka kicineso waye hadaa wadani dahay like hala dhafin
@somalicadeey2847
@somalicadeey2847 4 жыл бұрын
Nayaa reermarko aan ahay like tana kuuma quuriwaayin ee nolow xasadkaku qabiilmale runley ayaan kuubixiyay
@dirhanitainadiinar2359
@dirhanitainadiinar2359 6 жыл бұрын
Quluupta hadaN ka meedho ka taGo BaraShaDaN qapyoowdaY Really words Deeqa Afro long live Xppti
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
some how,, this song,,its token about, me,😂 i don't know wlahi,,,,, well done,,,,deeqaay,👏👀😻
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 жыл бұрын
horey usocoda gabdhaha dhulbahante
@farxiinamoha1461
@farxiinamoha1461 6 жыл бұрын
Wooooooooooow dadki hore ku soco wn fhmeynaaaye nolow fanan 😂😍😍😍
@CabdifataaxChannel
@CabdifataaxChannel 7 ай бұрын
Heestan waxaa igu horaysay August 11 2018kii inta Ka heshay like iisaara 😢
@ahmedmohamudmohamed2374
@ahmedmohamudmohamed2374 6 жыл бұрын
Waxay Ku qotontaa siyaasada maal mahaan ka socoto dalkeena Intii raacsan liketa hala saaro.
@muxyadiinali292
@muxyadiinali292 4 жыл бұрын
Musasa
@johraabdihakim7968
@johraabdihakim7968 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍🤟🤟🤟👊👊😭😭
@johraabdihakim7968
@johraabdihakim7968 4 жыл бұрын
Waxaykuq
@johraabdihakim7968
@johraabdihakim7968 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡💋💋💋💋
@hannaaw6654
@hannaaw6654 4 жыл бұрын
This girl is intelligent her song's is very meaningfull ❤️👍
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 6 жыл бұрын
SOMALI MUSIC AWARDS PRESENTS : PEOPLE'S CHOICE, THE ARTIST OF THE YEAR 2017 ....AND THE WINNER IS ....DRUM ROLL PLEEEEEASE....DEEQO ADAN MUSE (DEQA AFRO).CONGRATULATION!!. YOU DESERVE IT.MOST SINGLES OF THE YEAR.BEST SONGS OF THE YEAR BEST VIDEO OF THE YEARBEST STYLE OF THE YEARAL-FANAAN, AL-ABWAAN, AL-MULAXANIST. MRS.DEQA AFRO. GREAT JOB. LOOKING FORWARD 2018 INSHA ALLAH.
@xaawoluul1844
@xaawoluul1844 6 жыл бұрын
Gabadhan heesaheeda waanku heysta nagaha lamiga ana aheyn ayey tilmamta😍
@gabadhiisoddonkaninguursat2180
@gabadhiisoddonkaninguursat2180 6 жыл бұрын
Deeqa naag dhulbahante umac💋💋💋
@ibroosyare3318
@ibroosyare3318 6 жыл бұрын
Gabadhii soddonka nin guursatay aniga 31 iiga dhig plz.
@xalimoali4396
@xalimoali4396 5 жыл бұрын
Gabadhii soddonka nin guursatay kkkkkkk yakudahay dhuñbanhanto wayo
@xalimoali4396
@xalimoali4396 5 жыл бұрын
Wa naga afsama
@xalimoali4396
@xalimoali4396 5 жыл бұрын
Gabadhii soddonka nin guursatay ah
@aliisastyle8192
@aliisastyle8192 5 жыл бұрын
Xaliimo Ali waaa dhulbhnte Oh la ogyhy qlnjoyinki qarta dheeera iga dheh😂❤👈
@abshirlove4819
@abshirlove4819 6 жыл бұрын
Hhhhh eeesh calaa hees deeqo inanta reeraha gobdhalada lkin wxan aad ujeclaan lahaa adoo hees uqaada gurigaada buhodle thanks
@faraxabdi2510
@faraxabdi2510 6 жыл бұрын
Islaantaan heesa ay qaado caadi maaha wax ku taabanaya ayee ka hadlaysaa mar kasta horay usoco Top
@shamsoqueen488
@shamsoqueen488 6 жыл бұрын
She's back inaa Afro 😘😍🙌🏻
@funyxidiigta4726
@funyxidiigta4726 6 жыл бұрын
axxxxx 😷😷😷😷 wllhy wxaad moda in aay aniga i qaday afkaga cano lagu qabay
@shakaaldepana2644
@shakaaldepana2644 6 жыл бұрын
Hhhh Hee
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
funy xidiigta Hhhhh Ciyaarta nagadhaaf yakhey😂
@abdulahixasan2362
@abdulahixasan2362 6 жыл бұрын
Qofba jira xumaha quuto hadan qarinen tilmaho qumati aan usheego qaarba ila yabidone
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Thanks for sharing sis keep it up good work
@suleidris8086
@suleidris8086 4 жыл бұрын
Woow Deko lav u my queen ur my voice is like chocolate really wan kaxelsy
@shucaybismail920
@shucaybismail920 5 жыл бұрын
The song is so wonderful, and you are enough beauty.
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Noolada gabdhaheena somaliyeed one love wlhi
@CabdiLovelike-vl6jq
@CabdiLovelike-vl6jq 9 ай бұрын
Heestan waxaan daawan jiray August 2018kii heestan inta ka heshay like iisaara
@faizaabdirahman2391
@faizaabdirahman2391 6 жыл бұрын
masha allha abayo caadi mahan wlhi cadko mcn ♨️♨️❤👏🏿👏🏿😙👌💞🔥 nuur calaa nuur deeqa afro 😍😍👌💋💋💘💘
DEEQA AFRO 2017 XOR BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO
4:24
DEEQA AFRO INTII QALAS GERIYO TAY
4:36
Yasmin tiina channel
Рет қаралды 165 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 46 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Deeqa Afro |AF KU XOOGLE| New Somali Music Official Video 2019
5:02
Ruwaayadii Cawaan Caashaq Galay, Deeqo Afro iyo Diidan
30:26
Xogmaal Media
Рет қаралды 339 М.
Maxamed Bk  Lingax New Video 2019 Hees Qiso Dhab Ah
5:07
Dayax Films
Рет қаралды 6 МЛН
DEEQA AFRO IYO CIMRAAN QARAAMI | AFAR XAASLE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:35
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1,6 МЛН
DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO 2017 HD
5:00
SomaliNewMusic
Рет қаралды 1 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
DEEQA AFRO 2017 ARGAGAXISO MAAHIN OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO
5:17
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
HANIYEETA - NEW HIT - MA XIIQAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2018
4:51
Abdirahman Somali
Рет қаралды 6 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН