Niyahow cimranow Barlin official qisoyinkii maxaa helay si baa no nacdey masuulow
@BulloHassan-xg4xr11 күн бұрын
Shayedan Macasida ka Shaqeyesta Belayo ku Aragtay qudhaun ku jire Yaaaaaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuu
@ayanbeinah725811 күн бұрын
ASC cimraan habaryar maxaa ku dhacay sheekooyinkaagii quruxda badnayd ma mooryaantii aad ka sheekaysay baa ku dhibaateeyey maxaa ku dhacay sheekooyinkaagii fiicnaa haday taasi jirto is ilaali laakiin haka yeelin Inay ku caburiyaan kuwaa Fiiqday dalkii iyo dadkiiba een is badalayn ilaahayna ilaahayna aqoon allaha kaa badbaadiyo ha u jooojin.