DEG DEG Farxad Hoyo Carurtii ay dhashay oo ajaanib ah ayay heshay isma Af yaqanan laakiin...

  Рет қаралды 107,464

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#BAADIGOOB #BAAFIN #ILINTIR

Пікірлер: 379
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Farxada share dhaha Mahadsanidiin
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 2 жыл бұрын
Aad & aad sxb
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Manshallh wll farxada waan kula qabnaa
@safiahussein8687
@safiahussein8687 2 жыл бұрын
Asc wallo qeer allaha kasiiyo wanaga aad wadid anigana dad baa iga maqan on Rabay in aad I baafiso pl xageen kagala xariira number kaga maheli karaa please
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 2 жыл бұрын
Masha allha keep it up brother the great work 👍
@hiboa7791
@hiboa7791 2 жыл бұрын
OROMO INAD MUQDISHO INO KENTO MIYAN KUGU SHARE KAREYNA. OGOW MALIN INA KUGULA XISABTAMI DOONO INAD ETHIOPIAN KU BARAARUJISO INEY MUQDISHO ISKA IMAAN KARAAN, JAAJUUS DACIIF AH BA TAHAY WAXU YHY LA AQOON
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Cabdi Casiis adigana waad mahadsantahay illaahey ajir iyo xasanaad Allaha kaasiiyo
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
Mash Allah Cabdicasiis Jazaakallh kheyran iLaahey ha ku barakeeyo Cabdicasiis Jazaakallh kheyran
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 2 жыл бұрын
Wax aad taqaanid guurso wax aad taqaanid hakaa dhalaane marka la leeyahay waa sidan oo kale si kastaba ha ahaatee hooyada iyo carruurteeda is helay waa khyr
@dahabahagi2640
@dahabahagi2640 Жыл бұрын
Cabdicaziz Please dadka markey kuu duceeyaan Amiin dheh
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Masha Allaha waa arrin farxada badan inaa barto Walaalaha Abdicasis real. Shaqo qaran baa heysaa Allaha haku xafidiyo
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
Maasha Allaah, Allaah umada soomaaliyeed iyo intii Muslim ah oo dhan qof walba wixii dhib haysta haka dulqaado murugtana farxad ha ugubedelo.
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@ashawooo
@ashawooo 2 жыл бұрын
Mashallaha hadi ada hesha walaalaha illahaya faraxda ha ku siyadiya hooyo illahaya ha uu naxariisto Hassan illahaya ha ku dhaafo walaalaha Abdizaz adiga illahaya qeera badan ha ku siya wanaga seaman jisakallaha
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 жыл бұрын
Jazakallah qeyr Cabdicasiis illahey ha kaa abaal mariyo arintaan aad u istaagtay
@samirahussein8949
@samirahussein8949 2 жыл бұрын
Mashaalah keep going my brother Abdiaziz illahay ajar hakasiiyo
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 2 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo walalahy waan idinla wadaagnay farxadiina alxmdu lillaah
@beydanabshir4058
@beydanabshir4058 2 жыл бұрын
Allaha ayaamahadleh markaas kadib walaaken abdiaziiz mashallaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯
@Asadxasan122
@Asadxasan122 2 жыл бұрын
Masha.alah farxad ayaa ka muuqato laylo alaha u siyaadiyo hooyadeedna alaha u naxariisto
@amiirahaji5574
@amiirahaji5574 2 жыл бұрын
Maashaa allaah alxamdu lilaah qofkasto oo qof ka maqan illaah ha u sahlo walaasheena hooyadeed allah ha u naxariisto walaaleheed allah ha u barakeeyo.
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
Yaa salaam somaalid waa gob ee allaha garan siiyo in aay iska daayaan qabyaalada waayo hadii aay ka gudbi la haayeen cudurkaas cooryaanshay waxaay gaari lahaay hormar balaaran
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 2 жыл бұрын
Walalo Qayr alaah ku siiyo waa runta qabiil bay ka waashen subhanalah waxa dib noo dhigay 32 sano waa qabiil dadka wadanka Jooga aa roon kuwa dibada si xun ugu dhaqman ilaahay swt waxaan ka barya kuwi qalbigoda qulubtoda isku furo Ameen ya rabi
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
@@sacdiyasiyaad7241 Waa runta kuwa qurbaha jooga ayaa ku waashay qabyaalada ee dadka Somaliya jooga waa dad fiican
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 2 жыл бұрын
Qabiilku sow waxaa lagu soohxelay maha anyway qabiilku waa caadi lkn maha sidaan uugu dhaqano
@justforidea1282
@justforidea1282 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Raxman Ilahy ha ku barakeeyo wall
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Mashaa alhaa hadaadheshay wlaalahaa cabdi casiisadigana qeer alha kaa siito💌💌💌💌💌👍👍
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH ABDIAZIZ ALLAH HAKU FUDUDEYO ADUN IYO AKHIRO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN. Itaas kadib waxan tacasi udira Dahabo Raage HOyada Xaawo Sudi iyo dhaman ilmah bubble Dahabo Raage. waxan ku farax sanahay iney rer DAHABO RAAGE dib isu heleen.
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
walaahi waa farxad weyn mashaallah kheyr allaha ku siiyo cabdi aziz
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Abaayo hooyo illaahey haunaxariisto walaalahaana ilaahey hakuu dhaafo
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Mashaalaah gabadha farxadeyda allah uu so celiya heeyshay walahiida guul
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah Abdiaziz.
@fadumoelmi6844
@fadumoelmi6844 2 жыл бұрын
Masha Allah Ilahay ha isu sikhiro ayada iyo walaalaheed ba
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
MaashaAllah MaashaAllah waa farxad weeyn 🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️🥰🥰 Allah ayaa mahad leh iyo cabdicasis really iyo umada somaliyed oo ka qeeyb qaadatey MaashaAllah ayaa idiin dhahayaa.
@barlinali6904
@barlinali6904 2 жыл бұрын
Masha allah waa farxad hadaad heshey Abdicasiis adigana qeyr badan allah ku siiyo
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 2 жыл бұрын
M.ALLAH tparaka rxman ilahyba mhdle c/casiis adigana abalkaga Adunyada fi nicma Aakhirana fil jannah Allh ka dhigoh🥰🤲
@firdosacabdi8028
@firdosacabdi8028 2 жыл бұрын
Masha allah hanbalyo walasheen leyla iyo walaladeed oo ishelay
@surayaabdi7014
@surayaabdi7014 2 жыл бұрын
Masha Allah Oromada waa dad fcn hooyo alle ha unaxriisto
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 жыл бұрын
Maasha allah alxamdulilaah bacdallaahi cabdi caziiz iyo soomaali weyn
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
MnchaAllah Abdiaziiz Alle haku dhowro
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Mashaa allaah. Runtii. Waan. Ooyey. Runtii. Waa. Farxad. Waaye
@rakiamohamed5189
@rakiamohamed5189 2 жыл бұрын
Waa malinti igu horesay ee cidna iga horen dawashada farxadan
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Mashallah hoyan ilahaay haunaxaristo janadisaa hageeyo Aamiin
@sahroali1967
@sahroali1967 2 жыл бұрын
Masha allah farxada alla ha siyadiyo inta kale ekalamaqana alla haso haisu so ururiyo yaa rabi
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Masha allaah, cabdicaziz wlhi anaaba farxad la ooyay alxamdulillaah brother reerkaas hooyadood na allaah u naxariisto
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Wa wilkiyee alhu akbar wa wilki radin jiry hoyadis
@aminahusein8399
@aminahusein8399 2 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo hambalayo waan kulafarxasanahay hooyo ilaahay hunaxariisto abaayo
@romi520
@romi520 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waa ku faraxnahay in ee walaasheen ee heeshay Walaalaheed.Abdiasis Adan ajar iyo xasinaad Allaha kaa siiyo aad u dadaashay Umada Somaliyeed Allaha kuu abaal gudo Allahumma Aamiin.
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 жыл бұрын
Maashaa Alaah waa farxad weyn maanta hooyana Allaha u naxariisto Habo
@khadaryasin6795
@khadaryasin6795 2 жыл бұрын
Bro abdi aziiz 👍thanks barnaamijka wacan ee kheyriga jisaa ka lah bro go forward
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Waa kufarxay in walalaha ishelay masha Allah war ninka cabdicasiis waa wiil umada losoo diray Allah haxafido aduun iyo aakhiro abalkaga janno Allah hakadhigo mar hadii aad noso heshay dad aan afsomali kasayn
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 2 жыл бұрын
Cabdi casiis Qayr alaah ku siiyo aduun iyo Aqiro adiga Familkada oo dhan asxabtada howsha aad wado alaah ku barakeyo Ameen ya rabi
@gobonimodoon7964
@gobonimodoon7964 2 жыл бұрын
Maansha Allahu Akbar.Wiilka Iyo Gabadhana Raadso.Insha Allah.
@shamisdiiriye3988
@shamisdiiriye3988 2 жыл бұрын
Maasha allah
@rahimamohamed5488
@rahimamohamed5488 2 жыл бұрын
Alhamdulilah hadip heeshey walalahagaa Luqadasii anaa sificn uyaqano Ma sha Allah ilahay haku xafido abowe a aziz shaqa fican umadaa uheysaye
@gobonimodoon7964
@gobonimodoon7964 2 жыл бұрын
Maansha Allah Guul iyo Farxad Ayaan idin rajeynayaa.
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Alla.oramiya.qurux.badana.masha.allah
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Tabaarakallaah
@ajawhar1473
@ajawhar1473 2 жыл бұрын
Mansha ALLAAH wax walba iyo malyan aad gaarto lama siisto Hal qof oo aad farxad galisay oo helay dadkiisii Sxb insha ALLAAH waxaa ku farxadgalinaya ALLAAH ee haniyad jabin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Ninkii nool wa la helaa haduu allaha ogolaado mashaallah
@rahmashidane6360
@rahmashidane6360 2 жыл бұрын
ASC.Masha Allah aad ayaan u farxay… wallalaheena kale illahey ha u sahlo eheladooda ka maqan Insha Allah ♥️
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Masha Allah. Allaha Abdiaziz Really barakeeyo.
@halimafarah9820
@halimafarah9820 2 жыл бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah ManshaAllah TabarakaAllah ilahow adaa mahadu u sugnaatey
@shukri0
@shukri0 2 жыл бұрын
Manshaa Allaah 💫 allaah a mahadlleh ee ku dadal in ad Willkan somaliga Si fican u bartid 💝
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Mashallah abdiaziz sxbo wa duceysataay
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 2 жыл бұрын
Masha Allah abdi azaza hawushad u haaso umad somaliyed khare xaasad alle hakasiyo wlhi waan oyaya markan arkay gabadh
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Ilahay haku xafiido AbdiAziz Masha Allah
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle Hadii ay heshay walaalaheed Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba yaa rabi raxmaan
@aminaali6892
@aminaali6892 2 жыл бұрын
Masha allaah waa gabadh qalbi wacaan alle ha xafiido
@hary0102
@hary0102 2 жыл бұрын
Maasha Allah Illah haydin xafado ❤️
@guavaabdoalinur16
@guavaabdoalinur16 2 жыл бұрын
Allahu Akbar! that is amazing, Good job! may Allah help u abdiaziz
@ashao6383
@ashao6383 2 жыл бұрын
Maashaa alah tabarakalaah hambalyo hambalyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💓💛💚
@ubahmohamed276
@ubahmohamed276 2 жыл бұрын
Maasha Allahu Aad ayaan ufarxay abaayo oowguuriya farxad ayaan la ooyay
@aminadaud7256
@aminadaud7256 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaaah xafidullaaahi wa alle mahadis alxamdullahi
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah inay is heleen hooyadeedna ilaahay ha u naxariisto. Ninkaas jarmal jirana bal DNA halaga qaado madama ay tiri abtigay buu u egyahay
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 жыл бұрын
Wey isku egyihiin🤩😍😍🥰😘😘mash Allah ❤️👑💐🌹
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 2 жыл бұрын
Manshllah Abowe kheer ilahow kusii didi dadka ugu gartay miisanka aqiro ilhey hasusaro
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*💚بسم الله الرحمن الرحيم* *NOOLE SUNNAD NABIGA C.S.W* *👉📿IXasuusi Aan ku Xasusiisay☝️Allah Drtis Khyr Jcl* *👉🏼 SOONKA AYAMUL BIIDKA BERI BILAABANA* *👉13 /14 / 15* *🌹Arbaca 16 /03/22* *🌹Khamiis 17/03/22* *🌹Jimca 18/03/22* *Cfis Barakallahfiku🖋*
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 2 жыл бұрын
First ahay Maanta walal really kjeyr Allaha ku siiyo
@abuutaabit7221
@abuutaabit7221 2 жыл бұрын
Af somali Hada ayuu baranaya insha allaha
@thatsscaryssight4260
@thatsscaryssight4260 2 жыл бұрын
Asc maasha allaah aamiiin aamiin
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Masha Allah, Allaha unaxariisto hooyo mcn
@burhanhassan524
@burhanhassan524 2 жыл бұрын
mansha ALLAH ❤❤❤❤👍❤❤❤❤
@MohammedAli-te2mi
@MohammedAli-te2mi 2 жыл бұрын
Good job Brother.... GOD BLESS YOU
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@nasriinacadey
@nasriinacadey 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo walalaha hada heshay
@moyu4418
@moyu4418 2 жыл бұрын
Mashaallah. Alxamdulillah. JZK. A/Aziz.
@hodanahmed5845
@hodanahmed5845 2 жыл бұрын
Manshalah brother thank u
@aminamohamed4188
@aminamohamed4188 2 жыл бұрын
Wlh waligey ajinabi maguursanayo sidaan Ayaan kabaqaa walee gabar somaliyeed Ayaan sugayaa intuu ilahey iqorayo inta kahoreyso ajinabi waxbo imagalayo insha allaaah
@sacdiyocali2147
@sacdiyocali2147 2 жыл бұрын
c/ casiis allah haku xiftiyo
@abbdullahimuhamed372
@abbdullahimuhamed372 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 2 жыл бұрын
Maasha Allaah jecliyaa farxada
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 2 жыл бұрын
Masha allah Wallo xidhiidhi oo wanaaji Familkaag
@nasciimahassan1718
@nasciimahassan1718 2 жыл бұрын
Masha allah ❤
@suadismail2598
@suadismail2598 2 жыл бұрын
Maasha Allah soomaali caadi maaha Allow noo gargaar ummada kala maqana isku keen🤲🏼🤲🏼
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 2 жыл бұрын
Mansha Allah walahi wan ku farxay alx
@manalyarow626
@manalyarow626 2 жыл бұрын
M.a abayo ilahay ha ku xifdiyo abaayo 😭😭😭
@samsammoalin
@samsammoalin 2 жыл бұрын
Waa farxad xaqiiqda alaha kaa abaalsiiyo
@imanali2311
@imanali2311 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto hooyo
@shekhul.kuli-23
@shekhul.kuli-23 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 2 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo allah ayaa mahad leh
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 2 жыл бұрын
Mashaa allaah ❤ ♥ 💖
@mohsheik8903
@mohsheik8903 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah, waa Allah mahadiis in eey hesho walaalaheed, cabdi caziiz adigana Allah ajar hakaa siiyo amiin.
@saidaabdi166
@saidaabdi166 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa fsrxad alllaa mahada is ka leh
@ubahindho3414
@ubahindho3414 2 жыл бұрын
Manshaa Allah😢 👍
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Mashallah ilahoow kuxafiid cabdi casiis
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Maan sha allaah cabi CAZZ aakhiro iyo aduunba illaahay hakugu xafido adiga iyo reerkaaga iyo eheladaada shar iyo shaydaanba hakaaga xijaabo AAMIN
@nastehaabdullahiomar7955
@nastehaabdullahiomar7955 2 жыл бұрын
Masha allaah
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh illaahay C/casiis adiga iyo waalidkaa aduunka filnimco hela aakhirana filjanno hela anagana illaahay ajar aan dhamaan hana siiyo muraadadeena oo khayra Illaahay hsyna siiyo intii kala maqan illaahay haysu soo urursho qofka xitaa inuu dhintay la ogaado waa laga samraa
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 2 жыл бұрын
Masha allaha tabarakalah 🥰🥰🥰🥰🥰
18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab
18:56
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,2 МЛН
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,2 МЛН
iyada oo ilmaynaysaan albaabka ka furay
6:18
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 45 М.
ПРЯМОЙ ЭФИР!  ПРИНЦЕССА КЕЙТ С ДЕТЬМИ   НА ПАРАДЕ  15 июня 2024
12:30
Farxad Aabe dibuu ula Midobay Carurtiisa Coladiina Wa Dhamatay
12:57
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,2 МЛН