DEG DEG: LIISKA MAGACYADA WAFDI RW XAMSE HORKACAYO OO A.S KULA KULMAYA DALKA QATAR+XAALKA OO CAKIRAN

  Рет қаралды 7,627

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

26 күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 21
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 24 күн бұрын
ma qaxooti bay iska dhiibayaan waa yaabe
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 24 күн бұрын
Mahadsant walaalkey ❤❤❤
@MahamedCabdicaraley
@MahamedCabdicaraley 13 күн бұрын
😊
@MahamedCabdicaraley
@MahamedCabdicaraley 13 күн бұрын
😊p
@MahamedCabdicaraley
@MahamedCabdicaraley 13 күн бұрын
P
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys 24 күн бұрын
Tuugo cusub bay bilowday dowladii ku Caan baxday tuugada
@moalinnur3152
@moalinnur3152 24 күн бұрын
Kir
@abdullahihassanhirsi-gs7kq
@abdullahihassanhirsi-gs7kq 24 күн бұрын
Canshuur hada yaan sidegdeg ah lagu raadinin waxaa lagu jiraa aabaaro dagaalo daadad iyo shaqa laan
@muhumedhussein9593
@muhumedhussein9593 24 күн бұрын
Ascku okay Waayo balse waa in abni iyo ilalin mawadininta helan iyo wadoyin marka wey bixi karaan balse shicibka oo dhibato Kujiro Sida agomaha iyo curyamada iyo hol gabka umada dhibato Uma baahno inlaga fikiro ayey tahay Waxaan dhihi lahaa inta Talada heyso yeysan fududan rabi talo ku filan
@mohamedabdirahman4563
@mohamedabdirahman4563 24 күн бұрын
1984 anagaa joognay xamar dowladii maxamed siyaad barana canshuurtaas ma qaadayn lamana hergalin lacagihii hore oo laga qaaday shacabka maxaa loogu qabtay lacagtii hore oo aad ka qaadeen jeebabkiina kaliya ayay gashay reer muqdisho hadaad yeeshaan wlhi inaaydaan dad ahayn mudaharaad dhagax wato ugu gala madaxtooyada iyo wasarada maaliyad ku sheega ah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 23 күн бұрын
HAA WAAN KUGU RAACSAN AHAY WALAAL 👋
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤xamzah ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 22 күн бұрын
ASC VIVA7UP MIRIHII KACCANKA MAR HADU SHARCIGAN 1984 MIRRIHI KACCANKA 1984 YAAA KA MASULA
@abdullahihassanhirsi-gs7kq
@abdullahihassanhirsi-gs7kq 24 күн бұрын
Dawlada canshuur ta loo sheegayo yaan lagu degdegin
@CandiQadirMaxamed
@CandiQadirMaxamed 23 күн бұрын
Subxanalllaah iimaanka alle kaqad ayan maqli jaray Balse iyadi oo run ah waataan Iimaan la aan ayaa ku dhacday dowladnimadda xasan shiiq Maxamuud 😂😂😂😂😂😂
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 24 күн бұрын
Masoconeyso ee sifiican halooga fiirsado godkii ugu dambeeyay ayeey kusocotaa dowladda somaliyay ???
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 23 күн бұрын
shacabka iyo tujaartaba waa dad aanaqoon sharciyada tujaartana shaqadooda ma aha waxii dowladu ka qaado shacaka ayay kaqaadayaanwaxey hayaan ayey ku siyaadinayaan shacabkuna waa dadbarakacayaal ah ayey u badanyihiin halmar ayey maalitii wax cunasn subaxii janjeero iyo habeynkii baasto cunaan
@ahmedmusa3390
@ahmedmusa3390 24 күн бұрын
Habrihii xasan miyaa loo xiray Alaw aleh
@mohamedabdirahman4563
@mohamedabdirahman4563 24 күн бұрын
Dadka xamar kaliya miyaa hantidooda la dhacayaa reer xamaroow banaanbax ka sameeya sida kenya marna ha ogolaanina waa qaab cusub oo hantidiina lagu dhacayo
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 24 күн бұрын
Dhamaan maamul goboledyada halla baab,iyo hadaad rabtaan xamar lawada leyahay inaan helno
@JsheEhehej
@JsheEhehej 24 күн бұрын
War.xamar.waa.casimadi.somaliya Iyadoh.eytahay.masimadih.beyjiran Mamul.gobalada.ee.matah.maxa. Kanay.inlababiyo.mamul.goboladada.Mark.waxeey.tahay.mamulkah Gobolkah.banadir .sidas.ufahan.magabyo.gadalkagarkah.ah.
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | UK RIOTS
23:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 36 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
FULL INTERVIEW: Donald Trump takes questions from NABJ panel
35:47
ABC News
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ismacil c  Geele oo muuse biixi isku  dhiibay !( ahmed bashir)
11:14
Africani tv
Рет қаралды 13 М.
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 45 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 36 МЛН