DEG DEG NIMCAN HILAAC IYO QAMAR SUGANI OO KA JAWABAY HESTA FANANINTA RER SOMALILAND EE SOMALI NACEYB

  Рет қаралды 52,867

Caaqil media

Caaqil media

9 күн бұрын

#caaqil #media #subscribe #like

Пікірлер: 117
@amnaali8642
@amnaali8642 7 күн бұрын
NOOLOW MW JAMBURIYADDA SOMALIYA EE RAAS CAMBON AND RAAS CASEYR ❤GUUL SOMALIYA CADOWGEENA WAA INAN MID U NOQONAA WIIL SOMALI AHNA USAN GACAN HORSAN ANAGAA KA DHAN CAALAMKOO DHAN DHULKEENA BARWAAQADA BUUXDA IYO SHACABKA MAGAC SOMALIYA AY NIMCADEENU DHULKEENA BADDEENA NAGA BADANTAHAY ALXMDILILAAH SOMALIYEEY WAX GARO❤
@sm.5191
@sm.5191 7 күн бұрын
Dalxureeye allaaha ku xafido ♥️🇸🇴♥️💪🏿💯
@user-wm9rp5br6l
@user-wm9rp5br6l 6 күн бұрын
Mashallah nimcan dayax iyo inta jecal Somali 🇸🇴 nimada muqdishu wa magala 🇸🇴 Somalia
@shukrisharaf508
@shukrisharaf508 3 күн бұрын
Xeykawalaxthy waxs 😂😂😂😂😂qamar sugani from cida Wiilkiisa 😂😂❤
@aminaosman1520
@aminaosman1520 7 күн бұрын
Viva mw xasan shiiq
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 7 күн бұрын
Allahwo haa iiyo maaya meelhanagaga yedhsiin😢
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 7 күн бұрын
Viva Somalia waxaan idin leyahay walaleheena soomaland hadii an Soomali nahay anaga ayaa idin naqaan ee aqoonsi amxaar haka tuugsana ee walladiin oo madaxa idin la rabo majo ha iska dhigina
@yusra2501
@yusra2501 6 күн бұрын
Maansha allaa❤❤
@asliimuur5024
@asliimuur5024 3 күн бұрын
Maashaa Allah jawaab wanaagsan ayaa ka bixiseen
@aminaosman1520
@aminaosman1520 7 күн бұрын
Masha allaah banadir ilahoow xafid walaahi abwaanka hessta tiriyey allaaw xafid aduun iyo aaqira in sha allaah
@user-se5zv2gl5w
@user-se5zv2gl5w 7 күн бұрын
Dayax dar nuurshe❤
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 4 күн бұрын
MashaAllah ❤
@edbankhalif587
@edbankhalif587 5 күн бұрын
Ni ca vila guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 4 күн бұрын
Mashaa allaah tabaraka allaah reer muqdisho waa gob gobi dhashey illaahow iikaa daa xamarey xariir la daa Wafaa’s tahay ❤❤❤❤❤❤ciyaal xamar gaar ahaan reer buulo xuubey my home town muqdisho ❤❤❤❤❤❤ ilaahow ii kaa daa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mi1ok8bi1r
@user-mi1ok8bi1r Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaosman1520
@aminaosman1520 7 күн бұрын
Masha allaah ilahoow kuxafid nimcaan hilaac iyo kanlamid ah
@isdaji
@isdaji 6 күн бұрын
30 sano ayee caaytamayeen oo laga xishooniye
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 7 күн бұрын
Somalilnd mawadaxuma oo waa walalahena somaliyed ee umad wada islaama wadanhysomaliyey illhey halagabaqo oo cadowga an iska wada owdno gulesta somaliyey guul iyo walalnimo wrto rbi heynosodejiyo xumahana iska tuurah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 күн бұрын
walaalo manihin waa lagu nacau oo Itobiyaa lagaa jecelyahay aaa laydin jidhi ee naga samra uff uff waa laydin nacay hasku kaaya dhedhe jinina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9r keligaa mamateshid somaliland ts garo dad wngsan ka bdn ok wd lunsnthaye
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 7 күн бұрын
Guul
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 6 күн бұрын
❤❤❤
@faisosaciidseedhe9479
@faisosaciidseedhe9479 3 күн бұрын
M.a cimcaan hilaac ❤🎉😂
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 2 күн бұрын
aaduu inaadaa waxa jeclato waxaka horeyaa inaadaa hesho jacelkii walidka baad awodii ladahaay inaad argtiid dadkiiniibad awodiiladahay ee wamaxay jecalkad u qabtiid waxamay doqonow
@user-oe9oj2jx1p
@user-oe9oj2jx1p 7 күн бұрын
Rer xamar benta xasan shekh maydaan baranay been unaf adaka
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj 7 күн бұрын
Ceeb waxaa ku ah fanaaniinta soosaaryay heesahaas eey kudooran xabasho xaashalilaah xamar iyadaa iaka xaalmarin kaliya waxaad ogaataa Somalia waxaan iskaleh dadkii sheeganaya somalí jaahiloow
@amiira9377
@amiira9377 7 күн бұрын
Waqooyi Subhanallaah
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@360masters9
@360masters9 Күн бұрын
❤❤
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 7 күн бұрын
Lagand waa wax garad mahan cade qata nimcan hilac iyo Qamar sugani 👍👍👍👍
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 3 күн бұрын
haday runtahay Aby u sheeg intaa haday kaa runtahay
@user-oe9oj2jx1p
@user-oe9oj2jx1p 7 күн бұрын
Xabag layashay
@user-tn9mn9vl5s
@user-tn9mn9vl5s 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkllll😂😂😂😂😂 walaahi. Nimcaanow. Dad baogeen. Soomali nimo wan kufaanaa😂
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
aad io aad 😂😂
@MahedxaajiCabdi
@MahedxaajiCabdi 5 күн бұрын
Saxweyi
@cawilcolaadcawilcolaad1039
@cawilcolaadcawilcolaad1039 7 күн бұрын
Buuryada axmaarku banaadirbay kula joogta iyo baydhabo taama ogid miya
@Qaali12
@Qaali12 7 күн бұрын
Taas manan radsan sharci bahna kujogta, sanka ayaynu ka haysana oo waynu iska sari. Mana donanyno/ daba cararayno
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 7 күн бұрын
Waxani waawaxaan waxba dhali jirin willyar uunbuu meel lasotaagan yahay Eed isku xishood Raguba wax waydhalaan yaawax udhalijirey subxaalaah
@MahamoudfarahMahaoud
@MahamoudfarahMahaoud 7 күн бұрын
Fananinta qaaday haystan wxaan ku baaqaya in ladhagesan heysahoga wa caloshoda oo shaqeetayaal aan dankalaheen soomaaliya 😮😢/We ❤ Soomaaliya not divided by 2😊
@zahrasaed148
@zahrasaed148 7 күн бұрын
Waxaad adna tahay duli rakhiisa oo bilaa damiira ee cat kaalay Somaliland kabyahay xaarka leh.
@AyalaAstaan
@AyalaAstaan 7 күн бұрын
Geesi geesi dhalay mundane mww Weyne, from pl
@hidayomayrale3577
@hidayomayrale3577 6 күн бұрын
madax wayne xasan Sheq viva nolow waliga
@malikadam95
@malikadam95 7 күн бұрын
Wlh Qamar wa legend
@Qaali12
@Qaali12 7 күн бұрын
Somaliya hal baspor bay ledahay hal wadanka waye indhaha fur oo runta kahadal Suganiyow hadi kale iska aamus. Adiga iyo kan yiri amxaro ayan ka jeclahay somali waxba isma dhantan
@MahedxaajiCabdi
@MahedxaajiCabdi 5 күн бұрын
Madaxwayne
@FarhanHoche-op2gt
@FarhanHoche-op2gt 4 күн бұрын
Farhan. Hcoh
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc 7 күн бұрын
ee kii 😅 waar kalay hooyada soobooqo nio oo borama iskeen niicda nagadayoo
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 7 күн бұрын
Tabari majirtee miyaad xirileed
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 күн бұрын
Well come brother you home muqdisho wa gurigaga Leyahay walalkey nimcan hilac wadani waye isaq waye calanka blue maxad u wada logu cilay nimcan nin idor ah waye hargeisa kama degi karo walidka dhalay soma salami karo muse bixi xiray America u tahribay
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 7 күн бұрын
Guuuuuúuuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 6 күн бұрын
Dhulka somaaliyeed ninka yidhi itobiya hasookasho wuxu la mid yahay nin raba in isir ka soomaaliyeed dabargo o sida darteed waxaa waajib ku ah umada soomaaliyeed in ay sootaagto sharciga hortiisa o la gu xu gomo dal dal daba goodhiyada way o way o way o way 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 6 күн бұрын
Muqdiso iyo hargeya wa ahay
@kurlibaaxmcc3695
@kurlibaaxmcc3695 6 күн бұрын
abahaabaad caasiday
@queency7943
@queency7943 7 күн бұрын
Doqoniimadaada ayaa qaldan doqonoow
@ibraahimabaar7431
@ibraahimabaar7431 7 күн бұрын
Beejada waye is ka sax
@zahrasaed148
@zahrasaed148 7 күн бұрын
Beenawaas fuley kudabo dhuumanaya muraayada indhaha ee madoow waa caloosha madoow.
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 6 күн бұрын
😅😅😅😅
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 7 күн бұрын
Dalhoreeye waa run tiis
@hawoali120
@hawoali120 7 күн бұрын
Mashaa Allah sorry Somaliyey walediin casada ee ceshada kana fiirsada wixii idin kalafagey naya
@AyanAbdi-yl9ur
@AyanAbdi-yl9ur 5 күн бұрын
Hooyada siilkeedi 😂
@abdinuurmohammud1474
@abdinuurmohammud1474 4 күн бұрын
😂😂😂😂❤
@ruushmadar7535
@ruushmadar7535 4 күн бұрын
Qamarow aduu haduunka waad ka hurudaaye iska hurud sxb
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 6 күн бұрын
War ma 2 xasan baa jira
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 күн бұрын
DULQAAD? IYAGAA ISKU SAMEEYEY😂!??? CIDI UMAY IMAN!! QARAXA IYO DILKA, BOOBKA iyo DHACA, Iska JOOJIYA!! ANIGU MAAHI SOMALILAND!! Laakiin RUNTU FANTO MAAHA!!
@MAQSUUDMaxamad
@MAQSUUDMaxamad 7 күн бұрын
Alaha hakicafiyo😂😂😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 күн бұрын
@@MAQSUUDMaxamad (ALHAMDULILAH )🤲waan CAAFIMAAD qabaa🤲100%
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 6 күн бұрын
Wa biixi kliya cidkle i dhafa slnd
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 6 күн бұрын
Aqonsiga wa maxay somali ba thy
@amiira9377
@amiira9377 7 күн бұрын
Walaahi wawaxlalayaabo ceeb
@user-qv3kr4bw3u
@user-qv3kr4bw3u 7 күн бұрын
Xasan tuug dadka been ha u sheegin adiga xitaa wax laga xishodo baad samesay qabriyadi baad faagatay ehel qabuurki baa kusoo habaarayo
@sm.5191
@sm.5191 7 күн бұрын
biijo mahan wa baajo lama guudiin aa lola jeedaah😂😂😂♥️🇸🇴♥️💪🏿💯🩸🙌🏽
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 күн бұрын
Hadal badan haamo lagama buuxsho waa lagu nacay oo Itoobiyaan kaa jeclahay ayaa laydin yidhi sheekadu way dhamaatay khasab maaha jacaylku
@olmoolmo
@olmoolmo 5 күн бұрын
Lipax😅😅😅😅😅😅 daha gadish miya lagu jira hadalkan adiga fikirkaga ma ahan
@user-lj4lp6qy8l
@user-lj4lp6qy8l 6 күн бұрын
😂😂😂
@iqroMohamed-sj9vj
@iqroMohamed-sj9vj 7 күн бұрын
Somali ayadka cabsan moyee Wahorad bixinlaheyd wayo waxatahay ninkii somali galbed dafiray somatihid eydhararciyey
@zahrasaed148
@zahrasaed148 7 күн бұрын
Oo mahuguri baad laooyeysaa gaajo dee iibso wabigaaga BACAAC waar xishood wax aanad laheyn waa kaa xaaraan ba afweyne baa riyo kugu baray tuugnimada Rag baa iskaleh Somaliland ee doorga iska daaq.💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡Guul Guul usoo hoyotey Somaliland ama diid ama dibi dhal. Ninku nacaseysanaa hoogna wuu noosheeganayaa hadan wuu nabayayaa ninku mafalan yahay!!!
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 7 күн бұрын
Us wasaq baa tahe ka xishoo madaxweynahaga
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
Adi adoon Ka ahow waxa xabashi leedahay😂😂
@Aadanabdi-g1n
@Aadanabdi-g1n 7 күн бұрын
𝐍𝐢𝐦𝐜𝐚𝐧𝐨𝐰 𝐡𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐬𝐮𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚𝐰𝐚𝐬𝐞 𝐚𝐧𝐢 𝐝𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐚𝐤𝐢𝐢 𝐢𝐬 𝐪𝐚𝐫 𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐡𝐚 𝐢𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐤𝐚𝐲𝐧 𝐧𝐢𝐨 𝐡𝐮𝐧𝐨 𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐮 𝐧𝐨𝐝𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 5 күн бұрын
Miskii qarafasato xamar baa ka waashaya dadkii kaa tuka weyan ee kaa qaali sanaa baa xamar aan waxba ka ahayen waa madigoo miskii yaa dalasa
@hamda2342
@hamda2342 7 күн бұрын
Xasan.xabaala.qote Qoslaaye..iska.qosoll Uun
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 5 күн бұрын
AHMED SAMATER OONADA MEELU KU KAAAJA GAADHAYAN BAA XAMAR 2. CODA KA HELAYA LOONA.SHEEGAYA INAANA LADOORANA ADIGA WAXAA LAGUU ISATICAMAALAYA SIDA KONDHABKA CAQALI BADAN KUGUMA JIRO😢😢😢😢😢
@faizam523
@faizam523 5 күн бұрын
BADA IYO BARIGA BEEC LOOMA RABO, MACDANTA IYO BIYAHA BOOB LOOMA RABO. 😂😂😂😂😂
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 4 күн бұрын
waxaasi abwaano maahee waa dad aan waxba kala aqoon
@amnaali8642
@amnaali8642 7 күн бұрын
CAWAANTU HEYSKA HADASHO BALSE HARGEYSA ANAGU KU SOORSAN MEYNO ITHOPIYA OO DHAN HADAAN NAHAY REE MUQDOSHANA KU NICI. EYNO WALALADEN WAYO WALI HADALKA WA KU NAQAAN UURKASE MAJIRO MARKA GUUL SLND WALLKEY
@saabirsaabir-qb4rv
@saabirsaabir-qb4rv 6 күн бұрын
Ma
@thabaatnuur2355
@thabaatnuur2355 Күн бұрын
Xassan beennaale soowtaad saxiixdey xassan umada soomaaliyeed dhul iyo bad dadkiiba gadatey fadlan iscasiil isagadag xukun mahaay karto siyaasad liidata wadata
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 5 күн бұрын
Miskii ubaxa ku daafa ka baxoowa haka dhicina salaama qaara lagu sigtaa jira. Duriyada xalaasha hortaa jira ku daalaya waa adigoo miskiinkii baahane ah ee xanuuna sanaaye😅😅😅😅😅
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 6 күн бұрын
Yaad dhiig u daarin yaadse ku daadin
@abdikheirabdirahman6917
@abdikheirabdirahman6917 7 күн бұрын
Qamar ninka abwan madihikarna maxayeli somalidhi ayas Mel ugadaca
@ChoukriQali
@ChoukriQali 6 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤soomaali noluw
@user-se5zv2gl5w
@user-se5zv2gl5w 7 күн бұрын
Nolowoow will.sare qadar keenya
@user-qv3kr4bw3u
@user-qv3kr4bw3u 7 күн бұрын
Qamar suudan ha is qarin adiga xitaa calasha baad ka bugtaa wan ku ognahay
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 6 күн бұрын
Madaxweyne xasan sheeq adaa afkaaga ku yiri taas ma been miyaa
@user-qk4xp8dn9u
@user-qk4xp8dn9u 6 күн бұрын
Kkkkkkk😮😅😅😅😅😅
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 7 күн бұрын
Kkkkkkkkk magaaladu waxkubartay buu dafiray. Oromadaa weelka waxlagu siiyo kuxaarta
@kurlibaaxmcc3695
@kurlibaaxmcc3695 6 күн бұрын
bal hadad wax jeceshahay huno gobalkeenii kaalay nin rageed markaasaan ku aqaanaa
@mustafecali2480
@mustafecali2480 7 күн бұрын
Cuqdadba kudishay. Inankan yar
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 7 күн бұрын
Hadaadba buktaa waxaan ahay soomali land waa Qamar wallaal ha ku qaldamin jabuuti waa wallaalka hadey sharaf iyo garnaqsi la imaan lahaayen maanta labo jid jid bay marayaan inaad dowlad noqotaan ama aad federaalka ayaad ku dhaqmeysaan adigoo meel walba degi kartid oo gayi soomaaliyeed ah Imisaan qarax lagu leynayay maatida koofur aad ku diganeyseen kuwa itoobiya xamar keenay ay madaafiic ku leynaysay ma adigaa citaa u diirnaxay
@MahedxaajiCabdi
@MahedxaajiCabdi 5 күн бұрын
Jiratahayrerwaqoyibanahay
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 7 күн бұрын
Warninkaan maxahay warnag amu🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 4 күн бұрын
dadkan cayda soo qorayow waxaa tahay baan aragnaa ee dufyohaw cayda jooji
@Muuse-fn2pp
@Muuse-fn2pp 3 күн бұрын
Kkkkkkķkkkkkkkkkķkkkkkkkķ
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 күн бұрын
Calanka Somaliland suqa xamar weyne lagu ibiya mana xirno dadka ibiyo isaq cuqdad Ben jila cuqdad run inaga iminka na heysa 😂😂😂
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
Calankiina borama wuu yaala cadi iska dhig indhahaygiih 😂
@danabguuled5491
@danabguuled5491 5 күн бұрын
Ma labadii naagood ayà sii jsb
@aaminan7255
@aaminan7255 7 күн бұрын
Xasanow hadaladadii did u dhagayso mida kale nina afkiisa xaal lagama siiyo ee bal dib ugali you tube wr bal dhaqtarka tag
@user-oe9oj2jx1p
@user-oe9oj2jx1p 7 күн бұрын
Idinku iskaafiy
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 3 күн бұрын
xasan jilic ee iska aamus
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
Adi aamu😂
@Iphone20249
@Iphone20249 7 күн бұрын
Wabarafisor samatar inaderki wuukayara dheerye wa uliyodiirkeed walaba laba madhan oo caqligakagalay mijaha
@Amina-gn2ql
@Amina-gn2ql 6 күн бұрын
reer xamar ha ku wasaan markaan kusoo saarnay ee aan dad kaa dhignay sidaa noogu jawaab uskag
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 күн бұрын
Oromo iska tuugso goordhow waa lagu gowricidoonaa inshaAllah 🤲🏼
@faizam523
@faizam523 5 күн бұрын
Ninkii biijada axmaar baagi goobayow, bada iyo bariga beec looma rabo.😂😂😂😂😂😂
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
Nimcaan WA samaroon neefow
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy Күн бұрын
Nimcaan iska dhiga idoorow wa nin samaroona somaliya ha noolato
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
Soo Dhawaada
7:33
Mustaf Hashi
Рет қаралды 7 М.
Magacii Ninkeeda bay Wiilkeda u bixisay Hooyo Reer Gaza Dhacdo Cajiib ah
13:52
REER SOMALILAND OO LA ILMEEYAY HEESTI SAALAX SANAAG EE JAWAABTA AMXAARADA 😭😭
17:43
Это что за ?
0:27
ЛогикЛаб
Рет қаралды 1,6 МЛН
Papa yeh dila do ajse mein aapki behen 😢😊 #shorts
0:30
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 135 МЛН
ЖЕСТЬ В КОНЦЕ. ПЛАКАЛ ВЕСЬ САМОЛЕТ
0:20
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 5 МЛН
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 3,4 МЛН