Qamar Sugaani karbashay Faninta Reer Mugdisho Adkatay Dagalka meel xun simarayaa…?

  Рет қаралды 34,466

Cali baaba Official

Cali baaba Official

5 күн бұрын

Qamar Sugaani karbashay Faninta Reer Mugdisho Adkatay Dagalka meel xun simarayaa…?

Пікірлер: 67
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 4 күн бұрын
Key dumarku role model ka u yihin waa dayax fahma sarbeebta 😂
@sayidcabdi3509
@sayidcabdi3509 4 күн бұрын
Legend qamar sugani ku soco cayayaanka
@Apdisalan-mc4cv
@Apdisalan-mc4cv 4 күн бұрын
Qamar sarbeeb buu wax ku dilaa😂😂😂
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 4 күн бұрын
Indrkey Qamar❤😢
@XamdaAhmed-i2z
@XamdaAhmed-i2z 4 күн бұрын
allhayow noda❤inamadayada❤ficiilkiyo❤ qofa❤
@zakirboss143
@zakirboss143 3 күн бұрын
Qamarku Waa ba Garac 😂😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 күн бұрын
Geeeeeeesi isaaq nimo
@Hayaat835
@Hayaat835 2 күн бұрын
Nimanka somalida dumarka qiimohoda wax kamayaqanan dumarkana caay u isticmalan
@AzizaMohamed-ej7xs
@AzizaMohamed-ej7xs 4 күн бұрын
Lajan gesinimo qamar ❤
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 4 күн бұрын
Qamar waa legend
@Gobaad60
@Gobaad60 4 күн бұрын
Eey eey dhale 😂😂😂😂qamarow
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 4 күн бұрын
Ala qamar waa garac😂😂
@user-mh1ei2if4q
@user-mh1ei2if4q 4 күн бұрын
Dayax qasqas meelbuu saray qamar sugni waruna dayax badhbaa xamdah🤣🤣🤣
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 4 күн бұрын
Qamar is a legend, ku soco maangaabyada shacabka kala qaybinaya
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 4 күн бұрын
Kusoco qamarka ❤
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 4 күн бұрын
Qamar waxaa ka xun Kan qod qodaya fidnada wada ee isku diraaya wiilasha subxanalah waa munaa faqiin reer xamarku yaahuu
@XamdaAhmed-i2z
@XamdaAhmed-i2z 4 күн бұрын
cududi❤ reer ❤sheekh ❤ isaxaq❤igu ❤ salan❤ inakan❤eedada❤uhay❤ from araab❤
@hodanabdullah7766
@hodanabdullah7766 19 сағат бұрын
❤❤
@40Durkiya
@40Durkiya Күн бұрын
Oo tolkaa yaa ka calan jecel qamarow Qamar iyo shaydaan baa dagdaga 😅😅😅
@user-ol5ve1bb8f
@user-ol5ve1bb8f 3 күн бұрын
uuka baaxsaday wllkay alaamuuxu niinyahay ❤❤❤❤
@axmedmaxamed8229
@axmedmaxamed8229 4 күн бұрын
❤❤❤
@fahmaali3542
@fahmaali3542 4 күн бұрын
Ninkan fanaanka ah wuxuu u arkaa haweenka inay yihiin wax labyaso
@hodanabdullah7766
@hodanabdullah7766 19 сағат бұрын
legend
@ahmed.4k
@ahmed.4k 4 күн бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="100">1:40</a>
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Күн бұрын
Muunafaaq. Ma. Ahaa. Waa. In. Ruunat. Maash. Sheega
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Күн бұрын
Caalan. Iyo. Aroos. Maxaa. Isaka. Gaalay. Badoow. Nimaadau. Dhiiba Dana.
@AaminQaji
@AaminQaji Күн бұрын
Asc Qali saxd😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅sat
@Ayeeeyokoris238
@Ayeeeyokoris238 4 күн бұрын
Team. Cr 7 Cawa. Na. Cabaysay😢
@AouledIsmael
@AouledIsmael 2 күн бұрын
Ninkaan waroye uma qalmo ee halaga qabto makarafonka
@aawosaahida2286
@aawosaahida2286 2 күн бұрын
Wuu xanaaqsan yahay qamar
@CumarCalinur
@CumarCalinur 3 күн бұрын
qamar suugaani waxaa dhaley amxaar iyo oromo
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 4 күн бұрын
FAKASH OMAR WAA HUWANTA GUDAHE YUSRA HARTI.....
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 4 күн бұрын
Ninkani cabaadkaaga uma baahna 😂
@se1059
@se1059 3 күн бұрын
Adigu maxaad la cabaadaysa ma badh baa xamda ku ah nacasyahow
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 4 күн бұрын
REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI
@bilana289
@bilana289 2 күн бұрын
Ureyso WADDANI ku dawakh nacas
@AaminQaji
@AaminQaji Күн бұрын
Saw saw saw saw saw saw
@axmedmaxamed8229
@axmedmaxamed8229 4 күн бұрын
Qacba nacabki kayedhay
@CumarCalinur
@CumarCalinur 3 күн бұрын
hadalka maya qaan xatee aawey itoobiyaankii
@laabsalaxcarays4035
@laabsalaxcarays4035 4 күн бұрын
Kan yar waraysi ma yaqaan ee biilka ba mesha la galay xaqiiq
@ROMEO10-10
@ROMEO10-10 3 күн бұрын
Qof kasta ooo reer Somaliland ah (ISAAQ) markiii la waydiiyo heesta axmaarada ayaaaa ka jeclahy xamar iyo garoowe waxay ka jawaabayaaan suaaal aaan la waydiin ooo ah dayax heesta qaaday waaa xuntahay axmaar caabud ka bilaabayaaan Muse bixi TikTok ayuu dadka ka xiraaa hada ma imaan karo hargaysa comments aaan bixiyey marka wuuu ii soo jawaabay
@user-is9bo8gf3x
@user-is9bo8gf3x 4 күн бұрын
Midkan wax wareysanayo oo zaid ayuu u qaldanyahay. Adigaba qof werar ku ah maxad wax wareysata. Wariyuhu waa inu cadalad ayahay. Zero bad tagantahay
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 4 күн бұрын
Amaanta khaalid kaamil daacad kama Dayaxuu ku maagaya,walee Qamar xifaaltanku kama marnid lkn Dayax wuu ku litaa garnaqsiga waayo manadheegasho personal ayaa ka muuqatey
@user-fb6et9zn6c
@user-fb6et9zn6c 4 күн бұрын
War nadhiig calan manuu qadanee niman ki ayeega dumaarki ka daran qarkodee sanadka la tagan yahay😫
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 күн бұрын
Qamar waa nin dagan waxan filayaa cuqdada iidoorka kuma jirto 😂
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 күн бұрын
Xageed u carcartay aqoon daradu waa masiibo
@Leylaluky-if8vh
@Leylaluky-if8vh 4 күн бұрын
War qof kaan calaqa cuna hargeysu tego wayey wuxuu rabaa inuu cafis kuhelo adinkaa udaba dhaqeyso xamaraa kugu sugeynaa 😏😏😏
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 4 күн бұрын
Adigaa calaqa cuna shuubooy afkaaga uraaya ka bixi qamar suugaani
@bilana289
@bilana289 2 күн бұрын
Leyla nacasey Hargeisa ma hooyada baa leh
@MohamedDeeqzi-d1j
@MohamedDeeqzi-d1j 4 күн бұрын
G
@AsmaSaed-dr7wv
@AsmaSaed-dr7wv 4 күн бұрын
Jah idomes bad ku googoysay dayaxo inader legenow igu banaanid😂😂😂😂
@warismohamed8549
@warismohamed8549 4 күн бұрын
Dumarkii xantii lagla warerg
@nuuxcabdi6475
@nuuxcabdi6475 4 күн бұрын
Kan yari waaba maa fiyo hooyadaa was ninka beenta kadaaa
@user-gb1cm6ow8s
@user-gb1cm6ow8s 4 күн бұрын
Hhhhhhhh
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 4 күн бұрын
Caabudaanku maaha tii caqiida ee waa tii dabodhilifnimada koboqaadnimada
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 4 күн бұрын
Amisom baa hore daba dhilif loogu noqday ma gaal baa gaal ka roon la jiifiyaana banaan miyaa wixiinu qadaadweyneey😂😂😂😂
@cabdirashiidmaxamed9760
@cabdirashiidmaxamed9760 4 күн бұрын
Erayga sidaa u culus diinta ayau meel ka dhac ku tahay masul qiimee erayga mugiisa.
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 4 күн бұрын
@@cabdirashiidmaxamed9760fountain waxaya ladahaya qof kii gaalaka raca musin waa gaal diinta barata soomaali mohamed
@Eclipse836
@Eclipse836 4 күн бұрын
Reer ooyaaye
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 4 күн бұрын
FUTO GARHAJIIS WAA LAAGAAP CILLAN...... GARHAJIIS WAA HUWANTA GUDAHE YUSRA HARTI...
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 4 күн бұрын
Hadeyna kugu jiri laheyn Sida adoomaha laguu raran lahaa 😅
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 4 күн бұрын
@jamalali. Waad xanuusanaysa, boos kuuma banaana
@se1059
@se1059 3 күн бұрын
Garxajis waa kuwii awowga hadhka cad hargaysa ku shaabugayn jiray ciil baa ku haya
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 4 күн бұрын
QAMAR QAS QAS, NINA MAAHA NAAGNA MAAHA WAA NAANAABAD. BAYDHABO AYAA AMXAARO AYAA KU ILAALISO, kuwaas muu heeso NAAGU.
@se1059
@se1059 3 күн бұрын
Beeni raad male qamar suukaani waa legend ee haku daalin gaadhimayside
@HoodoClraxmaan-jx3qz
@HoodoClraxmaan-jx3qz 3 күн бұрын
❤❤❤
@Xarago180
@Xarago180 4 күн бұрын
❤❤❤
SHEEKADA MAXAMED BUSKUD IYO NAAGTIISA😪 #ARIMAHABULSHADA
15:07
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 1,9 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 524 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 155 М.
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 233 М.
HABOON OO LAGA DOONTAY BAABAHA JACAYLKA 😂 MUQAAL QOSAL BADAN
26:11
Abdullahi kashka
Рет қаралды 129 М.
MAXAMED MAAME OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
48:18
Dhambaal Digital
Рет қаралды 134 М.