Soomaali waa dad walaalo ah meel walba oo ay joogaan . Waxaa ayaan daro ah in fanaaniintu ka shaqeeyaan burburinta bulshada.Saalax Sanaag Cagliga Allah ha kuu daayo Habaryar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@foossahardid48954 күн бұрын
Waxaa soo af jaray salax Sanaa ku daydayda waa maskaxdii ssc AMA khatumo oo hooyadii ku dhashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@updykariinmohammed37044 күн бұрын
Heesta waa la soo daayay ayidoo dhameeatiran reaction ka soo bixi sxb ❤
Wallhi Wa Somlaidiii Hore wayooo. Ninka Raga Ahhh. Wa Kiiiiii. Nabada Kataliyo. Wallhi. WAN Jaririciyodayy. Somali Manta Isku keeenbayy unahantahay Lama Kala maarmo❤
Soomaali aan darood Ku jirin talow say noqon lahaayeen saalax keep going Ina ader caqliga garaadadi baad utaha❤🎉😂
@noorsalatho20324 күн бұрын
Wlhi wa runta❤
@cabdirisaqxasan46194 күн бұрын
Dhibtaa kayaraan lahayd way israaci lahaayeen
@user-te7hx3yq4w4 күн бұрын
Fadlan calanka toowiidka ku qoran ha ka hoos marina midka xindigta leh.mana aha ujeedkeyda inaan somaliland taagèersanahay,aniga waxaanba dhihi lahaa in kalmada tooqxiidka kan baluuga ah dhaxda loo qoro saas aan ku midowna, Wiil hiiraan
@somalicookingculture40144 күн бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik
@habbibaahmed83674 күн бұрын
Maasha Alaah.guula.iyo.gubonimo.wallaka.hakategin
@IsmahanAbdulqadir3 күн бұрын
asc qurux kudhigle wan kusalamay inaderkey waxan leyahay int dabka hurinay waxan leyahay dabkad shideysan day somaliyeey
Mahadsanid walaal waan ku dooranay hadaan nahay caruurta somaliyaad kor Ayaan ku laanahay salax sanaag
@bashirmaxamudmaxamed89974 күн бұрын
Masha Allah saalax saanag waa Geesi❤❤
@theunseen-ow9ghКүн бұрын
Saalax Sanaa waa mideeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiaziizmoha-y9u3 күн бұрын
King of somali ❤ salax sanag
@maxamedmustafe4974 күн бұрын
After ❤❤❤
@nabihadaher89724 күн бұрын
My fav youtber❤
@qalanjaquruxu59663 күн бұрын
Mansha Allah walahi Aniga Ondadka hesa ahdagesto ahen hata status ayansarta manta hesahane majicli balse tanheskali maahane farin qofwalbo Osomali ah kusocoto Onatabaneso salax sanag guleyso walal jirOjog
@umusuleym94414 күн бұрын
Wakugu raacsanhy jack😂😂
@HaniAhmed-jl1bl4 күн бұрын
Saalax sanaag the legend❤😊
@user-gg2kx7zh4r3 күн бұрын
Quxux ku dhiigle fadlan joojo erayga ah inta afka somaliga kuhadasho waxasi war ma ahan mana jiraan dad aan somaali aheen oo kuhadlo af somali ok 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@IfraaxHassan-ur3jw4 күн бұрын
Qofka ugu horeeye 😂😂😂😂
@shamsutdore51694 күн бұрын
❤️❤️❤️💃💃💃very well said by Salax Sanag
@FaduumoAxmed-i2f3 күн бұрын
Mashaa allah hanoodayo wiilasha soomaliyeed
@susanhassan35243 күн бұрын
Mashaalaha walaahi waa runtii
@abdullahishariif4 күн бұрын
Keep going my brother salhow❤❤
@KingAkwadani-fu4pq4 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️