Deg Deg Somalia Oo Laga Joojiyey Qaadka Itoobiya, Hogaamiyaha SSC-Khatumo Oo Looga Yeeray Muqdisho

  Рет қаралды 41,072

Garaad TV

Garaad TV

23 күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 56
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 21 күн бұрын
Guul soomalilndGuul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB madaniga ah duufan guulaysta Guul somalilnd 💚💭❤💪
@chalichali9452
@chalichali9452 21 күн бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@chalichali9452
@chalichali9452 21 күн бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Viva Dowlada federaalka somaaliya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuleysta
@chalichali9452
@chalichali9452 21 күн бұрын
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@sour.candly7868
@sour.candly7868 21 күн бұрын
الحمد لله رب العالمين Guul Guul Guul ilaahow Naga Jooji Qaadka isagoo Dhan waa Daroogo ilaahow Naga Qabo....
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 21 күн бұрын
Gulaha uu Garay xasan sheikh Mohamud 🇸🇴 Somali badan u istaagay Sii wada Guuleysta
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 21 күн бұрын
Guul Iyo Gobanimo Birmadle Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Allah Ku Fududeyo Howlaha Aad Umada U Heysid
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 21 күн бұрын
Kkk jecliyaa jabka Eithopia waxa kaliya ee dhagaheyga ine maqlan jecelyhn ina farxad galiyo wa burburka iyo holaca kasocdo xabashida somaliyane guul iyo gobanima urajeynaya❤
@user-py8np7fg6t
@user-py8np7fg6t 21 күн бұрын
Very good
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 21 күн бұрын
Bello waaye halaga joojiyo jaadka itoobiya
@malyunukash2975
@malyunukash2975 21 күн бұрын
Qaad ha la joojiyo. Qaad ha la joojiyo. Qaad xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Qaad Alaah ha naga qabto sharkiisa Alaah ha naga hayo. Wixi shar wato oo dhan Alaah ha naga hayo. Amiin Amiin
@user-xf9cl6gb6v
@user-xf9cl6gb6v 21 күн бұрын
😊
@BashiirCali-sz1gb
@BashiirCali-sz1gb 21 күн бұрын
Jecliyaa dadka iyo dalka soomaaliyeed
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 21 күн бұрын
Sidee villa somalia u fulinaysaa joojinta qaadka itoobiya ee aada SL?
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Qaadkee soo sumeeyn karaan itoobiya cadow gaalo waaye iska jira😢
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Itoobiya iyada naga baahi badan naga balaayo badan aamin malaha bursha😮
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d 21 күн бұрын
Asc
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Dalka Waa in laga sifeeya dalka amxaarada aamin malaha 😢
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Erya Erya Erya amxaaro aminaad malaha😮
@Aadancalijaamac
@Aadancalijaamac 21 күн бұрын
Hadalka iska sax deegano kamaqan somalilan oky
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Itoobiya iyada is dileysa wax faaida nooma leh badeena hunguri yeeneysa dhulee naga heysataa waa cadowgeena 😮😮
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Erya Erya Erya amxaaro aminaad malaha😮axmaarada
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Waaba ku taajireen Itoobiya qaadka meeqa milyan dolar eey ka helaan maan abuurano somaali hadaa nahay xataa lacagtaas axmaarada naga faaideyso somaali kale ha heleen😢
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Ciidamada itoobiya xataa dalka halaga saaro dadkeeyna xaasidnimo u dil karaan bursha baas helooyinka😮
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 21 күн бұрын
Waa sodhawaynayna arintaas wayo waxaan khasaro ahayn kuma qabno caleemo ayaa layno kena wakhti lumis ah dolarna waa laynaga qata
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 21 күн бұрын
FIRDHIYE ISAGAA ISMETELAYA EE SSC MA METELO PUNTAL WAA KHAATUMO KAATUMO WAA PUNTLAN DOWLADU WAA KHAYAA MIURAN DANEYSTAYAAL WEEYE
@alisaed8393
@alisaed8393 21 күн бұрын
Somalia waa Haitida African waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso, dawlad kaliidataa majiro, 32 sanadood ayay sidaa ahayd
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Qaadka waaba curyaamiyey dadka mashaqeystayaal ka dhigey waaba na sumeeyn karaan qaadka halaaga mamnuuco waa ku taajireen axmarada 😮😮
@calibare1641
@calibare1641 21 күн бұрын
Somaalnld guulika waakafogtahay inta muuse biixi joogo doorasha raboinuuboobo waahabaar qabee
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 21 күн бұрын
Oo yaa ka joojinaya. Bal hala waydiiyo dhulka laga soo geliyoqaadka ciidam ma ifmdiin joogaan
@munayousuf8460
@munayousuf8460 21 күн бұрын
Haa ma anaga ayey doonayaan inay walaalahayo Putland ay nagu diraan ciidamo villa somaliya ka socda ma rabno
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r 21 күн бұрын
Laab la kacay lugana kuma joogo, waar hooy is hubso intaad is gawricin ,ciidamada itoobiya koonfur bay joogtaa adna meel aan joogin baad ku hawaawiyasaa
@mahamuudburaale5407
@mahamuudburaale5407 21 күн бұрын
Asc.laakiin.ergayga.ingiriiska.ah.haĺa.bedelo.tootali
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 21 күн бұрын
Garaad t v beenta jooji burco dad laguma diline oo anaa joogee beenta ka daaya war baahinta
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Qaadka waaba lagu dili karaa soomaalida cunaan waala sumeeyn karaa iska ilaalsha dagaalku waa noocyo badnaan karaa somaali dhoohan😢
@user-mo1gr6wy7h
@user-mo1gr6wy7h 21 күн бұрын
Anigu ,waxaan,leeyahay,mAdaxweynaha,gowan,adag,ha,yeesho,labaclabac,ha,joojiyyo,waan,baahnahay,baqti,looma,cuno,goaankiina,ku,adkaada,hadana,un,tii,warkii,hore,ka,bax,la,yiri,ayey,qaadatey,midan,xasan,sheikh,dib,ha,loo,furo,waa,laga,diidey,anigu,waxaan,leeyahay,madaxda,somalida,unified,ama,midnimo,gowan,adagleh,ha,qaataan,haddii,kale,waxaa,la,leeyahay,waa,jabhad,dawlad,maahan,marka,isku,duubnaada,soomaalinimoana,moojiye,otherwise,forget,about,what,is,going,on,goodluck
@KavinLavrir
@KavinLavrir 21 күн бұрын
Cagaar badan aa kaash doolar nooga qaataan. Maa abuuratiin qaad woo baxaa😂😂😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 21 күн бұрын
HARGRYSA IYO PUNTLAN LAGAMA JOOJINAYO BSYDHABO LSMA JOOJINAYO XASAN WUXUU RZBAA KAN KENYA OO NAAGTIISA KEENEYSO YAA KAYEELAYA WUTBSHA IAYADA LEE LAGA RAACAA
@iidacalas8939
@iidacalas8939 21 күн бұрын
Maamulada axmaarada daba ordaan cunaqabateen waa in la saara axmarkii somaaliya soo galo sharci daro hala xiro😅
@hhmdasuna8290
@hhmdasuna8290 21 күн бұрын
Garaad. Tv. Beenaale. XUN Baad TAHAY. EE no more. Wararkaaga
@OscarOsman-qb6qe
@OscarOsman-qb6qe 21 күн бұрын
DAWLADU WAY ERIDAY SAFIIRKII ETHIOPIA . XIDHIIDHIIKANA WAY U JARTAY XUKUUMADA ETHIOPIA . DIYAARADA ETIOPIAN AIRLINE WAXAY KASOO DEGTAA CAASIMADA IYO GOBOLADA SOMALIA. MAXAA KA KHALDAN XUKUUMADA XASAN SHEEKH ?????
@aliyusuf277
@aliyusuf277 21 күн бұрын
Mucaarad waa tuugada somaliya iyo burburka u horseeda somaliya
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 21 күн бұрын
Ku daye dad lumise mugdi dama dayaxa iftinsha wa dabici nuurkuye ha ku daalin xasana xasan farmajo wa la oga xiligow xamar haysatay inow farmajo Etopin u siyasad ka hadlo wa ceeb ma ilobay ubaxi u ku beeray Etopi
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 21 күн бұрын
SCC Qaatumo Qurun 🖕😭 Wabaa No ❌ Huwan Moor Reer Booli Ku Naax No ❌ Moor ❌
@al-istiqaamaislamicmedia7790
@al-istiqaamaislamicmedia7790 21 күн бұрын
Dhul eeydaan lahayn baa leedahay Ingriiska isiiyey yaan laydin dumin nio
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 21 күн бұрын
War beenta iska daa!!!
@CabdikariimNadiif
@CabdikariimNadiif 21 күн бұрын
Bal beenta uu akhriyaayo arag
@rocky4066
@rocky4066 21 күн бұрын
Allahayow Naga badbaadi dalkana kabadbaadi xasan sheekh iyo xulafadiisa
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 21 күн бұрын
Kan waa beenaale wayn tv
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 21 күн бұрын
Hadaad salaad garanayso ma waxan oo been ah ayaad ku hadli lahayd kadaabyahow illaahay cadaabtiisa jahanabo kugu fogee been badanaa.
@munayousuf8460
@munayousuf8460 21 күн бұрын
Somaliland doon sii degaysa 😢😢😢😢😢😢😢
@al-istiqaamaislamicmedia7790
@al-istiqaamaislamicmedia7790 21 күн бұрын
Qoom luud miyaa tahy adigu
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 21 күн бұрын
Xasan xamar kaliya ayow xukuma putland ayey xukumin wahadal qiimo laheen
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 21 күн бұрын
Fahad wuxuu leeyahay dhaqan dumarka oo ah maseyr joogtaa waayoo mahadsane m/weyne xasan shiikh wuxuu sameeyay ayuu quuri la yahay
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 21 күн бұрын
Garaad tv wax ma aqrisid miyaa hadaan wax aqrin dhageyso dad wax aqriya hanoshegin Cbb iyo farmaajo dhohane warkoda 🤮😡🤮😡🤮😡🤮🤮
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 42 МЛН
ПАРАЗИТОВ МНОГО, НО ОН ОДИН!❤❤❤
01:00
Chapitosiki
Рет қаралды 1,7 МЛН
NINKII XAASKISA GUBAY OOHIN AFKA FURTAY MARKI  DIL TOOGASHO LAGU XUKUMAY
18:51
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 321 М.
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 42 МЛН