Kiiskii Sayidcali oo lasoo gabagabeeyay, Isral oo sii wada duqeynta Rafax | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 115,732

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhageysiga kiiskii Sayidcali, Isral oo sii wadda duqeynta Rafax, Ilhaan Cumar oo heshay taageerada xisbigeeda, UK oo joojineysa hubka ay siiso Israa'iil iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:03 Kiiskii Sayidcali oo dhageysigiiga lasoo gabagabeeyay
04:08 Isral oo sii wadda duqeynta Rafax
06:21 UK oo sheegtay inay joojineyso hubka ay ka iibiso Isra'iil
07:28 Go'aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel
11:15 Dadadkii ku dhintay daadadka Afghanistan oo aas loo sameeyay
12:46 Boosaaso: Roobabka oo waxyeello gaarsiiyay waddooyinka
16:22: Ilhaan Cumar oo heshay taagerada xisbigeeda
23:23 Zambia oo uu ragaadiyay musuq-maasuq baahsan
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 54
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc maa shaa allaah waa taageyrsanahay ilhan omar hadaladii geesinimada ahaa eey falastiin ku garab istaagtey guuleyso soomaali oo dhan yaa hadalkaas ku dhici waayey geesiyad guuleyso in shaa allaah 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@asturmaxamedcabdi
@asturmaxamedcabdi Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc israaeel waa danbiilayaal caalamka ugu weeyn uguna xun ee binu aadanimada ugu xun weeye aduunkuna isha keliya eey ka eegayaan natanyahu inla soo qabto weeye oo dulmiga uu galay waajibkiisa lamariyo weeeye macal kuwa ki gaalmeyna ya caruurta iyo dumaka iyo shacabka ey leynayaan waa lamid waa danbiilayaal sharciga aduunka iskaka weeyn rabbii yaa jebin in shaa allaah kuwa caalamka ilaahay ku kibrey 😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 Ай бұрын
Walaalahayga muslimiinta ee falastiin illaahay waxaan uga baryayaa inu ugargaaro cadawgoodan in jebi yuhuudana illalaahayow baabii aamiin aamiin aamiin
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 8 күн бұрын
I m happy because illhan won the reason naag from Iraq ahh in ee Minnesota ee wax ka noqdaan ma rabnoh
@bazimohamed9772
@bazimohamed9772 Ай бұрын
Nice dressing Flastin.A.Iman mashaa Allah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah ilhan cumar ilaahay ha xifdiyo
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Ilhaan iyo ALLe swt ma xidhiidh ayaa ka dhaxeeya, waxaabey taagèertey isutaga dadka isku sinjiga ah, mise waad xog la'dahay 😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
@@engabdihussein7596 adigu ma ilaahay baad tahay,seed ku ogaatey xiriirka,taada ku ekow ha charge garayn dadka u daa ilaahay
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
@@engabdihussein7596reeer ayeeeyahay idooooor Waa khaniiisiiiin
@FadumoOmar-rx2jz
@FadumoOmar-rx2jz 23 күн бұрын
L no no no vu vu L no​@@engabdihussein7596
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
LIKED
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 Ай бұрын
maashaa alaa ilhaanwaa naag karti dheeraad. ahleh ooaytahay alahaxafido alaha dhowro maashaa alaaweeye. waainasd kufaraxdaa adoo wariye soomaaliah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalaashey VoA
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Iimaan &Shirwac.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mujrimkas xaaskiisa oo uur u leh nolosha ku gubay,ilaahay ciqaab daran haku rido ,dilna halagu xukumo
@user-ys6dl1sj9f
@user-ys6dl1sj9f 26 күн бұрын
asc
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
LIVES
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
ILHAAN GUULEYSO❤❤❤
@Musty-ej5nv
@Musty-ej5nv Ай бұрын
Roob fiican mashallah
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Ай бұрын
mash allah
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse Ай бұрын
Mshalah❤❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
LIVE
@halimoismail8041
@halimoismail8041 Ай бұрын
😢❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Waaryaa oo dad badan ayaaba booqdaye, V.O Anyone
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
SHORTS
@XasanShuceyb-gs5we
@XasanShuceyb-gs5we Ай бұрын
😊l B
@MohamedKayad-jt7qw
@MohamedKayad-jt7qw Ай бұрын
Asc Iwarn
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Moryanka moryanku dhalay bansiinka haduu guriga jeenay soona gatay kadibna shiday na ubaxii jaceylkuu abuurayey markuu taraq ku shiday ugu danbeyna
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
ILhan omar walaal mcan wadooyinkaan Boosaso ilaa Togdheer indr inoo istaag Aan kugu xasuusane waliba Magacada ugu magacdarayn, Walal Guuleyso, Qof walbo akhriyo Farintan ha gaarsiyo Pls🙏🙏🙏🙏🙏 👑 👑👑👑👑 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guuleyso
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Masar weeye cida weerareyso reer xamaas taasi way cadahay arintaasi
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 Ай бұрын
Yaab waaye Macalinka weyn in uu marna yiraahdo waxaan ka mid ahay dowladaha ka shaqeynaayo dhexdhexaadinta 2da dhina Falastiin iyo Israel. Marna uu yiraahdo hubka Falastiin lagu gumaadaayo anaa siinaa Israel. Yaa dabaal ah oo duurka loo diraa?????????????
@fadumoshire835
@fadumoshire835 Ай бұрын
I6
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 24 күн бұрын
LEGETA
@Zamzam.044
@Zamzam.044 Ай бұрын
I’m not an expert. But after viewing and analyzing this post from beginning to the end, line by line, word by word, letter by letter. I came to the conclusion and I can say that I can’t say anything because as I said at the beginning, I'm not an expert.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Madaxda somalida maxa tuugo ka dhigey oo shacabkoda darxumada oga faiideystan malinta qayamo xisab adag ba haysato madaxda somalida wayo Biyaha dadada dhibatada calamka malayiin lacag ba lagu siya haddana carro iyo dhagax ay og yihiin in biyaha ka xog badan yihiin ay og leyihiin leyihiin dadadka wan ku celineyna biyo xoog ku socdo intas wa musuqmasuq cad lo jeddo calamkana ay arkayan lana yabayan madaxda tuugada somalida
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Musuqmasuqasomaliya bobka dhulka xafiisyada xargaha ayu gostey idacad weriyal barayo ma jiran guddiyadii barlamanka ma shaqeyo madaxweynihii guddigii hore musuqmasuqa marku yimid wa kala eryey mana sameyn bedelkiisa dhulkii dowladda dad shacab ba kaga kiciya ayago lo shegayo in dowladda u bahan tahay haddana dhulka ganacsato gata guryo bey ka dhisan gagaban hadda waxey raban iney guryo dhadher ka dhisan madaxweynaha qeylada dadka ma maqlo wuxu maqla tasturka ciddii ka hadasho ma jiran weriyal codka shacabka intan an shegey hadda shega si wax logu qabto dhibatada
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Voice of America war qashin baad think shaqo tan ka fican dayda
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Ай бұрын
Adigu maxaad soo doontay iyaga annaga ayaa dhegeysanna e?
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Kkkkkk qaraar lee miyaa adiga yaa fiirso ku yiri
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Yaa ku soo qasbay ,anagaa fiirsano ee noo daa ee qul qul ninyohiw
@Hodan-du9lu
@Hodan-du9lu Ай бұрын
May maa taageyrsany ilhan Omar wa dillo weyne wayo LGBT tagertaah
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Ilhantee ma ta qawmu luudka u ololeysa iyada iyo inta u codeysayba waa qowmu luud
@MaxmedAxmed-vc5bd
@MaxmedAxmed-vc5bd Ай бұрын
Maha maleshiyad ee warkaga tosi mise yuhudiyad ayaad tahay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking* (Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Ilhantee ma ta qawmu luudka u ololeysa iyada iyo inta u codeysayba waa qowmu luud
@user-ov5co9lq3k
@user-ov5co9lq3k Ай бұрын
Qabyaalad iyo isir naceybku meelna ku geyn maayo. Guul ilhan omar.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
BISINKA😂. ALAHA KUSOO HADEEYO CIIL AAD QABTAAYE. ILHAAN BUU ISAAQ KU KHAFIIFAY
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
@@user-ft9zr8dk4t mmm adna ma qowmuluudkaad ka mid tahay go head
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Ilhan sinji umalaha khaniiiisnimo Ilhaaaan isaaaq mahan Ilayan mahan edno aaadan Ama Sahro halgan Ilhaaan Waa ina keeenadiiiid
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed bucuuc bacaac ayaad ka hadashay
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 172 МЛН
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 107 МЛН
QASA+  GURIGII NETANTAHU OO DAB LA QABADSIIYAY + UKRAINE/RUSSIA +XUUTI
19:32
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 144 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
ОНА НЕ ДОЛЖНА БЫЛА ЭТОГО ДЕЛАТЬ
0:27
ВЕРНУЛИСЬ ИЗ ОТПУСКА... (@twoticketstosaradise - TikTok)
0:24
СОБАКИ АТАКОВАЛИ МЕДВЕДЯ🐻
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 6 МЛН
Can this capsule save my life? 😱
0:50
A4
Рет қаралды 29 МЛН