DEGDEG: Cabdi Ciise Cajuun oo Fashiliyay Wixii Dhacay !

  Рет қаралды 82,158

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 577
@maxamedabdirahmaan4887
@maxamedabdirahmaan4887 Жыл бұрын
Mashaaa allah cabdi ciise waxan odhan lahaa sxb marhadaad quraanka sidaa fican utaqaanid inaad fanka iskaga baxdo ood xaga diinta uleexataa kaaga khayr badan sxb
@Cherrie173
@Cherrie173 Жыл бұрын
22.19 hadaa ma nin baan la heesi lahaa?”😂😂😂😂😂😂
@Saajac2024
@Saajac2024 Жыл бұрын
From Djibouti waariyu sii unprofessional ah ayuu u wareesstay cabi isse .Xiita waalahi baan ku dhaarteey qooladisa maan gaaranaayn ee qaaladku waa waariyaha sii unprofessional u wareey saanayee.
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 Жыл бұрын
Waxani wariye maaha ataag personal ah ee ninka caadi u warayso bawlooday ma sidan bilaa xirfada ah ayaad ninka u waraysanatay
@ABEES-TV
@ABEES-TV Жыл бұрын
Nin Rageed Hadaad Maqasho Waa CABDI CIISE CAJUUN walahi🦁 Dulqaadkiisaa 100% ah Anigu Kan Wan Feedhi lahaaba👊 Wlahi Naag Nin ay Cuqdad u haysay Waraysanasaad Moodaaba!
@maanoali1640
@maanoali1640 Жыл бұрын
❤❤❤cabdi ciise Walaahi jawaabta barteeda dhigtey nin wax garad ah bathy moqdisho soo magaala soomali ma ahan that’s true happy new year 🎆🎊🎈 all horyal 📺 tv ❤❤❤❤
@aidarousali4989
@aidarousali4989 Жыл бұрын
Waraysiga xiga we hope Safiya Tusmo is next😂😂 Waraysiyadan oo kale noosoo badiya waan ku haysanaa e
@Ciyaalkomandi
@Ciyaalkomandi Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@farahmohamed9652
@farahmohamed9652 Жыл бұрын
😂😂
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 Жыл бұрын
Bad interview bad journalism. But cabdi ciise good 👍
@apdirisaq_mohamoud_dahir8793
@apdirisaq_mohamoud_dahir8793 Жыл бұрын
🤣🤣
@abdifatahmaraje2655
@abdifatahmaraje2655 Жыл бұрын
Wlhi ninku waa nin adag lkn kan waa loo soo diray malaha 😃😃😃
@salmalove8326
@salmalove8326 Жыл бұрын
Kan warye maha cabdi ciise waa funny wan Ku wataa manta 😂
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 Жыл бұрын
Waraysi isleh maaha waxani tv gii ugu xumaa intaan daawanaayay tv waxani wariye maaha
@dhagayare3176
@dhagayare3176 Жыл бұрын
Waxn ku qoslay wlhi kula waxad la heestaa hablaha shalmadaha huwada o hadaaa ma is qawin la haaayeen 😂 😂
@xaredhanad4671
@xaredhanad4671 Жыл бұрын
Ma ila aragtaa wa aan yabanahee wariyahan uu iga yaabiyey
@yahyehassanabdi892
@yahyehassanabdi892 Жыл бұрын
🤣🤣Wuxuu ka waday Gabdhaha waaweyn ama Carmalka ah 🤣 Sheeladahana Hablaha yaryar sida Haboon Nuura🤣🤣 Weriyuhu imtixaam weeye🤣🤣
@salahalisacad7913
@salahalisacad7913 Жыл бұрын
Wr waa nin rageed 😂❤ cabdi ciise caruun 😊❤
@saxafideeqsan1105
@saxafideeqsan1105 Жыл бұрын
Waraysigan😂 wan bilabtay wan dhamaystay wlhie hal suaalo qofka ku banan lama waydiiin 😂😂
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 Жыл бұрын
Dhiiquu La Rabaa Inuu Galiyo Kulahaa Hadii Qabriga Laga Soo Toosiyo Yaad La Heesi Lahayd
@idilismail2034
@idilismail2034 Жыл бұрын
Dulqaad ku dawnyey wax yar 😅😅
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 Жыл бұрын
Wiil jini qurux badan baad tahay markaad quraanka aqrisay baan kuu duceeyay in Alaah kaamadoobeeyo wll carada badanna waxaan ku dhihilahaa hadaad fanka iska dhaafto waa yara dagi lahayd markaad wadaad noqoto iga soo wardoon diyaar baan kuu ahay maalna anaa Ale ii dhiibay 👍
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 Жыл бұрын
inaadeer oo inaadeer makaa dhabaa oo imika ninka waan doonaa mise waxaagu waa xaraabe
@Hamsehaykal
@Hamsehaykal Жыл бұрын
Hala hala xilwa inadeer inaga hubi halkaa
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 Жыл бұрын
@@fowsicumar1073 waa ragii la arki jiray wuu yara kulul yahay laakiin hadii romantic wax laga baro fanaankana uu ka tago waa dooqayga
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 Жыл бұрын
@@Hamsehaykal waa shiraban yahay wiilkaa haduu sheeq noqdo xanaaqa waa ka bayyaa anigoo jacaylka wax ka aqaana aan is helo Ilaahoow codkiisa mcn ehelu quraan ka dhig
@Hamsehaykal
@Hamsehaykal Жыл бұрын
@@xilwaxaaji7414 sax amiiin amiiin wll qaali
@amjaadmohamoud6587
@amjaadmohamoud6587 Жыл бұрын
Oo Shaw aabahaybaa magaca kuu bixi yay barasho wcn inader🥰
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 Жыл бұрын
Daroor Miyaa Joogtaa
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 Жыл бұрын
NIN GARXAJIS AH CIYAAR CIYAAR MAAHAN CABDI CIISE CAJUUN LEGEND LEGEND DHALAY KEEP GOING 💯
@sayidnuura9007
@sayidnuura9007 Жыл бұрын
Wanjeclahay cabdi cajuun hore usoco
@ilkacase937
@ilkacase937 Жыл бұрын
Hadaa ma nin baa laheesi lahaa kulahaa😂😂 cabdi ciise cajuun Indho adeeg 👀
@mustafemuuse4574
@mustafemuuse4574 Жыл бұрын
Markii aan qeexay su aalaha wariyaha waxa ogaaday inuuna wixiisu waraysi ahayn balse uu yahy ujeedoH 🧐
@suldaanseed8395
@suldaanseed8395 Жыл бұрын
Ninka cajiun wa nin wxbadan fahan San mar hadu gartay in qof dhintay inu laheeso uu u arko inay debitahay bayloodna wa nin masula
@duco.walid3372
@duco.walid3372 Жыл бұрын
Hadaad quraan akhriday Abdi issow waanka hadhay walal nolow 🫶🏽🤍
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Cabdi cise is not easy 😂😂 waa zlatanka fankaa
@mohamedAhmedHasan-cx6so
@mohamedAhmedHasan-cx6so Жыл бұрын
Zlatan caadayi weeye cajuun
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Canbaarta fanka weeyi
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 Жыл бұрын
Tv gan horyaal la leeyahay dadka weyka xanaajiyan waxan is yidhi waa qorshe u dagan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 Жыл бұрын
Aad iyo aad.. waa views raadis caadiya 😂😂
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay cabdi ciise cajuun legend 💪💪💪💪💪💪💪✌✌✌✌✌🤣🤣🤣😍😍😍😍😍😍😍
@geeljirefaarax7141
@geeljirefaarax7141 Жыл бұрын
wllhi kabaha ayuu la dulmaray wariye isku sheegan horyaal TV galaan nama dheera yaanay kaga dhigin cid walbana waraysi udirin waraysingan wxaa isaleh qaybta suugaanta uqaabilsan TV ga
@dulmar9139
@dulmar9139 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah cod dahab ah 👍👍👏👏
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 Жыл бұрын
Waraaysigi aduunka igu yaab badana ee fanaan laga qaday kkkkkk Ayad quran ah nogu luqee 🤣🤣 isana kulaha waad na xijisaay ba kkkk qosol ma nooli😅
@hiboaadam5958
@hiboaadam5958 Жыл бұрын
Waxa waba la ilabe muxu ka waydinaya wllhi wariyu wa wax kala don😂😂
@hamzaizmailabdilahi
@hamzaizmailabdilahi Жыл бұрын
Dadka nool wax naga waydiiH 24;15 😂😂
@farahfariid1718
@farahfariid1718 Жыл бұрын
Abdi ciise dagaal buu diyaar uhaa😂😂
@bashiirbashka173
@bashiirbashka173 Жыл бұрын
Nin go aanleh iyo Han iyo HAL abuur Al fanaan iyo abwaan abdi ciise ,cajuun keep going zhp qli
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 Жыл бұрын
Mashalllah edo abdi ciise
@fatimamohamed3610
@fatimamohamed3610 Жыл бұрын
Shalmada iyo sheelad Maxay ku kala duwanyihiin
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 Жыл бұрын
Woow kani warysi waa dhafay horyaal tv waan wataaa😂😂😂
@yurub5288
@yurub5288 Жыл бұрын
Walahi waa fariid geesi Ah hadal yaqaan ah wanu iska celiyey kan weriye maha ee waa nicii
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
Geesi geesi dhaley wlee nin yoonisa ayaan laga badin
@hashiproductions
@hashiproductions Жыл бұрын
war waxay su aaal xumado tvga😊😊😊😊
@sakeriyemukhtar213
@sakeriyemukhtar213 Жыл бұрын
Cabdi ciize wllhi waa legend inuu feedho ayu u dhawadey caagan warysanayo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Wiilashena somaliyed ugu yaraam waa xafulquraan de waalid walba wuxu u koriyaa si hagagsan inta henstand way u fududahay xafidka allaha soo hanuuniyo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
hayaygii Hargayssa Ina Cisse Cajuun maasha allah !!! from saylac 💖💖💖💖💖❤
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Жыл бұрын
Halyey waxad ku sheegi waxa fooda fiiqan hargeysa haku sheegin bilaa dhan malayacni
@rahhasan4535
@rahhasan4535 Жыл бұрын
😂😂😂 from Saylac kulaha xayawan ha hanaga cebayn Saylac. Jahillkana cidna ma talo bila sharafta ah
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Halyeygow xaal qaado, adeer halyeygu sidan uma xiiqo qadaadkana ma hoolhoolo
@farhanbookh9273
@farhanbookh9273 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 fananka su’aal maad waydiine su’aalaha inaga soo hagaaji subxanalah
@shugriabadir7320
@shugriabadir7320 Жыл бұрын
Masha allah cabdi ciise cajuun wan kuwata 🥰🥰🥰
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 Жыл бұрын
SubhaanAllah why he is so aggressive 😳
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 Жыл бұрын
adeerkey dhib badanaaa🤣😂 kuLaha ma wakhtiyadiiba😂 dabkaad saartey cabdi cajuun 😂
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Subaxanalah qabri xitaa wuu duul istage kaan wariyee maa ahaa
@yasinmaxamed7172
@yasinmaxamed7172 Жыл бұрын
Zlatanka fanka abdi ciise cajuun legend
@xidigtareercadaani2932
@xidigtareercadaani2932 Жыл бұрын
Legend ciida gale ah inad tahay way muqata cidii hadalka
@fahimajama6467
@fahimajama6467 Жыл бұрын
.mansha allahe Quraanka
@omarahmedfarah2830
@omarahmedfarah2830 Жыл бұрын
"Ma maalmihiiba" kulaha alla garacsana baylood 😆
@MohamedHussein-fc9pv
@MohamedHussein-fc9pv Жыл бұрын
Ninkani waa nin adag, more Bullshit questions ah ayaa la waydiiyey.
@nacimamohamed3319
@nacimamohamed3319 Жыл бұрын
Walhi aniga waa yaabahy wariyaal haa waxay noqdeen inyar mooyaane naarafuuf subxanllah
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
MASHA AALLAH WALAHI WAAN QOSOLAY CABDI CIISE CAJUUN SALAN SARE WLL QALI NIIN AADAG WAAD IIGA QOSOLISAY WALAHI WARIYE HOORYAL 24 T.V. WLL QALI THANK YOU SO MUCH GOOD JOB NICE BROTHER MASHA AALLAH 🥰🥰🥰🥰💓💖💝❤💚🤍❤💚💗💖💖💝❣🤣😂🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@maslax1119
@maslax1119 Жыл бұрын
NIN WAX GARAAD MALO HOSGRLIKARO NIN WAX FAHSAN CABDI CAJUUN GUUL👏👏👏👍👍👍💯💯
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Жыл бұрын
Kani weriye maahee waa dhaan dhaan dadjan miyaan Training la siin shu'uun daakhiliya ayuu geleyaa waar ilkaha faadh kaga daadi .Cajuun geesi fahansan nacnadiisa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Hala yaabin Abaayo waa Dad ina adeer lagu keenay oo microphone 🎤 loo dhiibay wuxu qof ka weydinayo iyo wax kale ma kala oga
@aliabdilaahi9325
@aliabdilaahi9325 Жыл бұрын
Su aal hadii lagu waydiyo waligaa aduunka maalkasta oodjoogto si koban ayaa loga jawaba lagamana baxo hadikale boqolaal su aalod ayaa kaga so dhex bixidhiqa lugaha halagalin
@kadirali500
@kadirali500 Жыл бұрын
😂😂 waraysigani inaba caadi maha😂 waa holac one fire🔥
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Maash allaah
@amishaadan2312
@amishaadan2312 Жыл бұрын
Maasha Allaah wiil adag oo geesiya
@bakarhaara5790
@bakarhaara5790 Жыл бұрын
Inada Iwareysato Iyo Inada Fankiiga Saarto Ha Isugu Key Derin Buu Dhahy Waasax Inader Udaa Shaqadiisa😅🤣
@mbeenoit713
@mbeenoit713 Жыл бұрын
Wariye Bilood waa rageedi, daawaha ayu si fiican u saarey Abdi ciise cajuun 😂🤣😂🤣 Top interview 🔥🔥🔥
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Haa walaahi, wariyahani oo kale maba jiro waa ruv cadaadi qaabka wax loo wareysto aad u yaqaan si fiican buu u tuujiyey ninkii cajuun ahaa inuu ooyo ayuun baa u hadhey.
@dulmar9139
@dulmar9139 Жыл бұрын
Mr xanuun nin soojeed no dhiiqo rariid 👏👏👏👍👍👍
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 Жыл бұрын
Baylood bilaa weji😂😂
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Жыл бұрын
Cajuunkayga walaahay waan wataaa libaaax hhhhhhhhhh horyaal dadka ha laga qabto
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 Жыл бұрын
Walahi saan o qoslayay cabdi cajuun diifac buu ku jiira nin wada damqanaya dawo loma haayo cajuun be professional suashad rabin ayar oga bood 😮😮😮😮
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 Жыл бұрын
Dhiiqo Inuu Galiyuu Rabaa isna uu Iska Fahmay
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 Жыл бұрын
maasha allah cajuun waa nin dhalinyaro ah oo aqli wanaagsan waana salaamayaa guuleeyso
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Iska daayay wiilka
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Samroon
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын
Walaal ragu waa ragii hore waxan ayaa badalay this garbage ayaa inoo soo baxay oo badalay ragii hore kan waraysanaya iyo isaguba isma dhaamaan maxaan hada ka faa idnay bal uriirso ragii hore (cawke,Idiris,Mustafe Xaaji nuur,Cismaan,qarshiile,iyo qaarkaloo badan.
@sacdaciisefaarax2125
@sacdaciisefaarax2125 Жыл бұрын
❤mansha❤ allaah❤ gesinimada waa lodhasha
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Exactly waa wiil qalbi fcn runtii qof walba oo bini, adan ah waa qadami karaa wiilkaan somali oo dhan dulmi ayay ka galeen meeqo gabdhod oo videos qaawan laga duubay ba malin kasto soo baxa oo social media la keena yaa wax ka so qaado Somaliyey gardarada iska daaya
@khaalidaxmed5203
@khaalidaxmed5203 Жыл бұрын
Hadaa ma ninbaa la heesi lahaa 😂😂😂😂
@samsamsamsam3072
@samsamsamsam3072 Жыл бұрын
Hadaa ma nin Ayaan laheesi lahaa hh nin rageed🥰🥰🥰🤣🤣
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 Жыл бұрын
Another level Cabdi Ciise Cajuun.
@yaxyeabdi3130
@yaxyeabdi3130 Жыл бұрын
Legend hadu jiro waa abdi cajuun
@abdiaziizali5669
@abdiaziizali5669 Жыл бұрын
Kani wareysi maaha 😂😂
@randomin8390
@randomin8390 Жыл бұрын
subxaanallaah dadki xabalah ku jiir maka baxsani waayan nacaybka uqabtid cabdi daarki😮
@Hohumed
@Hohumed Жыл бұрын
Asgaaba istaahila in wariyanimada laga qabto 😂😂
@activeprogrammer5769
@activeprogrammer5769 Жыл бұрын
29:53 Ma wakhtiyaadiba kulaha wariyuhuu 😂😂 Cidii ila fahantay like sara
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
Kkkkk hadaa ma ninbaan la heese laa rageedi wlle ciise waad ku banaantey
@kaafiyaaragsanxaaji2179
@kaafiyaaragsanxaaji2179 Жыл бұрын
Waraysi xumadii oo qofa weeyaan wlhi Bayloodkani🤔
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 Жыл бұрын
Ninkan wixiisu maha waraysi ee waa qodqod walahi ee Abdi ciise waa iska celiyey waayo waa fariid Abdi ciise . Ee nacasbaa waraysanaya kan waaba dhandhan weriyeba maha kani .
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Cafiis waydiiso safiiya tusmo
@saynababdi4263
@saynababdi4263 Жыл бұрын
Iyadu ha waydoisato basabidkeeda
@dr-farabadane9949
@dr-farabadane9949 Жыл бұрын
Wow waa wariyihii ugu waraysiga fiicnaa ee aan daawado wariye suaalo adagidaa
@hamliaabdi2248
@hamliaabdi2248 Жыл бұрын
Abdi aise please walk away this conversation is not normal
@maandeeq330
@maandeeq330 Жыл бұрын
Waraysi muraaradilaaca 😂😂 is daji indr yarkow!
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Waayeel wasee weyee cabdi cajuun only kuwaa shalmaade xirtaa😂
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Shalmada islaan miyaa laga wada😂😂😂waa kelmad igu cusub
@aslanay1646
@aslanay1646 Жыл бұрын
Dee waxaagu waraysi maahe waa personal attack shaqo aan taadi ahaynbaad haysaa qudhacoow.
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
Subxanallah ninkan wariye mahee wanin sixun wareysiga u bartey dagaal iyo naceeb baakujirey hiyadey reer abtigeed weyan abdicashuun guul iyo gobonimo
@SportsYYT
@SportsYYT Жыл бұрын
Cajuun safiya ka ducayso ( quraanka sii baro fanku waji wcn kuma dhamaadee)
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Жыл бұрын
Waraysigan uu iga qosliya😂😂😂😂😂😂
@abdihassan3637
@abdihassan3637 Жыл бұрын
I like Abdì cilse
@fardawsahassam6810
@fardawsahassam6810 Жыл бұрын
Kar waraysanaya Horyaal TV ha eryaan, waxba garan maayo, “fadxiya Tusmo” ku lahaa! Kaaga daran e labaatan jeer ayuu “dabcan” ku celcelinayaa. Warkan wariye ma aha ee shaqo kale ha doonto.
@MohamedIbrahim-kh6up
@MohamedIbrahim-kh6up Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk fanka ha iga saaarin kulahaa kkkkkkkkk
@faraxapdullahi8555
@faraxapdullahi8555 Жыл бұрын
Asc
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah hoyga fanka hargeysa hooyga fanka
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Жыл бұрын
Maa wakhtiyadiiba,,,kkkkkkkk Nin ay meel u cadahay meel ka madow baa hore loo yidhi 29:50
@haybaran798
@haybaran798 Жыл бұрын
Kani wariye maaha dhaqan iyo asluubta soo Baro intaanad mikiroofan qaadan
@aminaali2249
@aminaali2249 Жыл бұрын
Waxan aad u so dhawanayaa sidaa aad waxa u waydiisay waad lafo jabisay laakiin maro Bay u eekad inuu diido inuu waxa ka jawaabo markup dhiiqada dhex fadhayayay
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Жыл бұрын
Ninkani wariye maaha ee shaqda ka hubsada idinkoo raaliya
@ilhaan2863
@ilhaan2863 Жыл бұрын
Kkkkkkk odayga waa laga yaabshay
@abdullahinahar7335
@abdullahinahar7335 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk abdiqani nin qaali ah
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 Жыл бұрын
Waraysigii ugu muranka iyo qararaxda badnaa warninku waa legend cajuun
@deikmahamed7887
@deikmahamed7887 Жыл бұрын
Nin ku zafiyo inuu ku caan baxay wuu diiday jisaar waaye
@afarah9985
@afarah9985 Жыл бұрын
Ben maha yada fanka kuso dartey
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 Жыл бұрын
video gan wax badan ayan laga dhex jaray😂😊
@moeawale4891
@moeawale4891 7 ай бұрын
Haa waxan hubaa inuu ninkan waysanya la faadhatma ama caayay. Wuxu u egyahay a dad nuuca iu dhaqama ee bilaa akhlaaqda ah.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,7 МЛН
Cabdi Ciise Cajuun iyo Barnaamijka Kasmaal.
33:16
SLNTV
Рет қаралды 53 М.
CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun
51:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 38 М.
Abdisalan Hereri iyo Safiyo Tusmo maxaa kala qabsaday Qosol iyo Kaftan
20:50
DEGDEG: Abwaan Shilke oo Horyaal Tv Ku Qabatay Qolka Hurdada
29:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 26 М.
Abwan Bilig Hurfe Tacadiyadii loogu geestay Xabsigii Jeel Ogadeen
59:37
DEGDEG: Siyaasi Qurbe Jooga oo Sirro Badan Fashiliyay
18:23
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 924
Waxa uu waagu baryay iyadoo weli uu gubanayo Suuqa Hargeysa.
6:40
Horn Cable Tv
Рет қаралды 65 М.
Daaci Saalax" Dumarka Waa Cheap (Raqiis)
5:23
Universal TV
Рет қаралды 23 М.
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.