Dhakhtarka Dhirta & Dabka Barnaamijka Dhulmar | Cismaan Cabdinuur Xaashi

  Рет қаралды 31,045

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

4 жыл бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 195
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Waa cilmigii dhirta oo sii lumayay, fadlan inta la raaco, ha laga soo duubo, geedaha iyo sida loo isticmaalayo.
@roccomichael8577
@roccomichael8577 2 жыл бұрын
i realize I am pretty off topic but do anyone know of a good site to stream newly released series online?
@kaysonjameson6844
@kaysonjameson6844 2 жыл бұрын
@Rocco Michael i dunno I'd suggest Flixportal. You can find it if you google:) -kayson
@roccomichael8577
@roccomichael8577 2 жыл бұрын
@Kayson Jameson Thank you, signed up and it seems like a nice service :D I really appreciate it !!
@kaysonjameson6844
@kaysonjameson6844 2 жыл бұрын
@Rocco Michael glad I could help =)
@abdikadir202
@abdikadir202 4 жыл бұрын
Inta igadambaysa like iisaara walaaltinimo😍😍
@siciidtihraangooddiiriye7813
@siciidtihraangooddiiriye7813 4 жыл бұрын
Wariye xaashi ninqaaaliya sxb horta waxa mahadle alihii nosokaadiray anagoo godkujirna ale hanokadaweyo
@mahamednuur9616
@mahamednuur9616 2 жыл бұрын
Wll saciid godku maxuu yahay
@cabdixasan2596
@cabdixasan2596 4 жыл бұрын
Masha allh masha allh Rug cadaa Dr_ ah Waaa dhakhtar mudan in wax laga koror sodo oo dhirta iyo halka dawadu kujirto yaqan Bahda HOROFADHI MEDIA Karamo iyo sharaf kor kiina ha ahato
@diichaneldw1886
@diichaneldw1886 4 жыл бұрын
Man sha Allah Dr dalkaga jooga dhirda dalkaga kugu daaweynaya cilmiga illahey haku siyadso wadku mahadasan dihin #Horufadhi Media
@mohamedraabi8060
@mohamedraabi8060 4 жыл бұрын
Waa barmamujiki ugu faa iidada badnaa een ebid dawado Masha allah
@bisharfaysal5626
@bisharfaysal5626 4 жыл бұрын
maashaa alaah waa oday kamida odayaashii cilmiga deegaanka soomaalida hayay ee Hurfadhi hanooga faaiideeyaan
@aayaay2122
@aayaay2122 4 жыл бұрын
Masha Allah Expire malaha Geedaheenee Dukaamo waaweyn OO daawo somali ah Noosameeya.
@saidsahal6625
@saidsahal6625 4 жыл бұрын
MASHAA ALLAH waa arin aad iyo aad muhiim ah dadka soomaaliyeedna meel kasta oo ay joogan aad ugu baahan yihiin fadlan fadlan ninkan ha laraadiyo dadkana ha loo faaiideyo horufadhi media ILAHAY ha BARAKEYO
@omarnuh
@omarnuh 4 жыл бұрын
Masha Allah waa Nin Odaya Aqoona u leh Dawo dhaqameedka dhirta lasaaro Godadka Masku kujiro ee uu soo Boodayo isagoo Daan daansan, Geedaha loo isticmaalo Waabayda Maska and so on, Dhulkeena Miyaga Reeruhu waxay galaan Aqal Soomaaliyo iska Af banaan oo leh keliya Kebed u Albaaba Jiifaaguna Habeenkii wax kumiro Cidii Alle kusababo marka haday jiraan Dhir Reerku ay shidan karaan Habeenkii inta ay hurdaan lana Dhibsan Jiidida Naqaskooda Caafimaadkana wax yeelin. Wacnaydee in Qoraal laga sameeyaa.mo.2:15pm.8ju.2020.nl.
@legendchannel3382
@legendchannel3382 4 жыл бұрын
Horufadhi media guul baan urajèenaa iyo hormar
@faizajamac2267
@faizajamac2267 4 жыл бұрын
Mnsha allah adr Aadan wali mohmed alle cimriga iyo cfmdkaba haku barakeeyo
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
VIVA UPONE CUTHMAAN AMSE CISMAAN CABDALNUUR XAASHI WAA XOG URURSHEEN
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 4 жыл бұрын
Magacyada geedaha waa in buug laga sameeyo iyo sawirkooda si loo rajiistareeyo dadka ey u bartaan. Magacyadan waligey ma maqlin 🇸🇴❤️
@dayibxasan
@dayibxasan 4 жыл бұрын
Horufadhi media sida khamrada shaahay ii qabtaa waa hogaanka mediaha somalida ilaahay ha xafido
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Waanan wadankii joogine anaaba idin ka furan lahaa hawshaas
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Horufadhi iyo qoraa cismaan iyo doctorka mahadsanidin
@youssefmohamed1452
@youssefmohamed1452 4 жыл бұрын
Run ahaantii waa barnaamij aad u qiimo badan. Waxaan idiin ku dhiirigelin lahaa inaad bbarnaamij kale aad diyaarisaan dhirtan, magaca geedka, muuqaalkiisa iyo wuxuu ka diwada yahay. Insha Allah. Thank you for your hard work.
@Hallas51
@Hallas51 4 жыл бұрын
Xageee Kala xidhiidhaaa wllyal horufadhi media yaw
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Lambarkooda Waxaad ka heleysaa, Codadka shacabka kahor
@deqafarah4039
@deqafarah4039 4 жыл бұрын
Waan u baahnaa mana joogo lkin Waa laysoo dhiibi lahaa
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Horufadhi aad iyo aad baad u mahadsantihiin.
@REERTIIROCULUS
@REERTIIROCULUS 4 жыл бұрын
HORUFADHI media waa chanelka kaliya aan KU XIRANAHAY iyo chanelka aljaziira Arabiya Labaddan waa kuwo aan Aad ulla dhacey wararka ay soo tabiyaan Waana ugu mahad celinayaa Horufadhi media horumarka ay gaareen iyo Sida ay inoogu hagar baxayaan una fududeeyey wararka caalamka iyo gudaha aan KU helno si fudud Haddana waa waajib magasaaran in aan anagana idinkaga mahad celino shaqadda Aad u haysaan umadda soomaaliyeed guul Ayaan idin RAJEYNAYAA marwalba iyo saacad walba Waa anigoo ah taabit cismaan
@osmanabdillahiadan9607
@osmanabdillahiadan9607 4 жыл бұрын
guul cismaan cabdinuur xaashi
@abdusamed3288
@abdusamed3288 4 жыл бұрын
nice good idear
@umukaltuunmohamed7046
@umukaltuunmohamed7046 4 жыл бұрын
Waa mahadsan tihiin waa wax aan aad iyo ad u rabey
@drmoomoaiman4113
@drmoomoaiman4113 4 жыл бұрын
Asc WAxan kacodsanaya in ad waqti dher sisan mararbadan
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 жыл бұрын
Masha allah war odaygaan dhakhtarka ah xage laga helaa telkiisa yaa haya fadlan qofkii awoodoow Alle dartii igu caawa.
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Wll telkiisa waa kuu raadin kraa hadii aad ubaahantahy
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 жыл бұрын
Wll mahadsanid ii soo raadi wll Alle khayr hakusiiye.
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
@@darwiishyaresomalidhaba5477 +252907640085
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Kaas ka raadi wll kaasuu whatsappka ka isticmaalaa
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay wll Ismail
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 жыл бұрын
Waxaan ka codsanayaa dr kan dhita yaqaanaa inuu qoro oo sawirka iyo cudurka uu ku daweeyaba uu qoro siina hormariyo waa cimi muhiima ee yaan la dayicin Waxaan xasuustaa Jaamac Dhuux Allaah ha u naxariistee oo yaqaaney daawo Soomaaliga
@mohamedadulqadir8555
@mohamedadulqadir8555 4 жыл бұрын
Wllhy waa cilmi Inshallh marun baan odaygaa BOOG KAZOOBUXZAM
@mbiochem916
@mbiochem916 4 жыл бұрын
Waa barnaamij aad ufiican...horfadhi..media aljazira aad udhigantaa....
@omarmohamed-ol1dg
@omarmohamed-ol1dg 4 жыл бұрын
Kkkkkk muxuu dad soo laayey
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Ninkan wax waraYsanaya dad badani ma garanayaan..... Magaciisu waa cismaan cabdi nuur caashi.... waa abwaan rugcdaa ah..... SuxuFi 50 sano ka badan shaqayay... Waa ninkii soo saaray wariye cawke AUN.... Waana ninkii qoraY buugi afdhaaaB... Liiban labada daaroodba...
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 4 жыл бұрын
Asc magaladee uu dagan yahay talefankiisa isoo dir walaal insha Allah
@abwaancamaari
@abwaancamaari 3 жыл бұрын
@@Shamsocayni1667odayga wax waraysanayaaa Laascaanood ayuu jogaa.
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 жыл бұрын
@@abwaancamaari walal ninka geedaha garanayo wax ku daaweeya xagee laga helaa asagana ma laascanood buu joogaa
@rashkaarow45
@rashkaarow45 4 жыл бұрын
Masha Allah . Horufadhi wuu igu socdaa .. Guuleysta .
@umuaasmaaumuaasmaa5958
@umuaasmaaumuaasmaa5958 4 жыл бұрын
Ma Sha Allah
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 4 жыл бұрын
Geedka dhiigkarka iisooqora idinkoo mahadsan fadlan iyo kan dhiiga xinjireeya fadlan magacoodoo qoraal ah fadlan
@maxamudsiciid695
@maxamudsiciid695 4 жыл бұрын
Masha Allah Walaalayal waad mahad san Tihiin Doctor kana Cimrigiisa Ilaahay Hanoo daayo
@fursohussein2421
@fursohussein2421 4 жыл бұрын
Shiikhow xanuun Oo dhan dawo ba u heshay waa naga cilmi. Badan tahay sheekh kula jooga Oo ramsanaya dawey shinbirowka dawadeynsaye ama naga kala yarey
@suleimanmomar
@suleimanmomar 4 жыл бұрын
Thank horufadhi
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 2 жыл бұрын
Walaalahay igu caawiya dr numnerkisa
@ciilowomarmohamed7493
@ciilowomarmohamed7493 4 жыл бұрын
Masha allah
@sowdamuqtaarqueen8463
@sowdamuqtaarqueen8463 4 жыл бұрын
Walaal waad mahadsantahay tell kaaga noo soo qor
@suudicade2188
@suudicade2188 4 жыл бұрын
Thank.s horfadhi media
@sakariyecaydiid1563
@sakariyecaydiid1563 4 жыл бұрын
aniga aya ku so diraya ila soo xidhiidh
@mikaiilmahmud3675
@mikaiilmahmud3675 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@zeinabhussein8954
@zeinabhussein8954 4 жыл бұрын
Maansha allaah wale dalkena waa hodan dadkenana waa maskax socoto.waxanse jeclan laha dhalin yarada udhow taqtarka in ay wax kabartaan waayo waa fursad dahab ah.
@anfamuuse7976
@anfamuuse7976 4 жыл бұрын
Fadlan dhakhtarka dhirta numberkiisa noo soo qora Waan u baahanee fadlan
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Waa la helayaa wl gdaad ubaahantahy waa kuu raadin kraa
@AdamIbrahim-zj1dx
@AdamIbrahim-zj1dx 4 жыл бұрын
Asc osman waxaan kugu baraarujinayaa barmaamijkani inuu aad muhiim u yahay waxaanse jeclaystay sida aad u tebinaysaan in aad waxka bedeshaan oo todobaad walba hal cudur iyo sida loo daweeyo ileyn dhiman mayno'e wixii nool taxane ka dhiga insha allah be profesional.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Man sha allah
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
MashaAllah waa digtoor dabiici ah.
@mohamedabdi7908
@mohamedabdi7908 4 жыл бұрын
Adiga waxan jeclahay in laga qoro dhaqtarka intu joogo hada oo losameyo ardey isxilqan ah(waa ked qaran)
@gobeeyexoreeye3018
@gobeeyexoreeye3018 4 жыл бұрын
horfadhi waxaan idin kacosanayaa ninkaas takhtarka ah xiriirkiisa meesha laga helo ma iisheegi kartaan
@shirshooreaadan7368
@shirshooreaadan7368 4 жыл бұрын
Lascnd buu joogaaa intaaa waa is aragnaaaa Aadan Wali baa ladhahaaa lkn lnbrkiisa ma aaaan meherdaha kwda shaahnaa
@fardusocawl1923
@fardusocawl1923 4 жыл бұрын
@@shirshooreaadan7368 walalow talefanka odayga noo soo raadi lscnod ban ku nolahaye
@shirshooreaadan7368
@shirshooreaadan7368 4 жыл бұрын
@@fardusocawl1923 hye
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
@@shirshooreaadan7368 walalo lanbarka odayga noo so radi dee pls Adalmar076@gmail.com
@gobeeyexoreeye3018
@gobeeyexoreeye3018 4 жыл бұрын
@@shirshooreaadan7368 walaalaw ma lambarkiisa ma iisheegi kartaah Allaha kubarakeeyee gobolada dhexe ee ayaan joogaa
@kaisefarah6089
@kaisefarah6089 4 жыл бұрын
Slam calym. Dakhtakani xagee ku nolyahay.
@nourabdiwarsame6640
@nourabdiwarsame6640 4 жыл бұрын
Mahdsanid wllayaal geedaha mawada garanayo Runti Allergy-ga dhakhdiirtu way igavdawayn wayday.
@abdiqanimohamed1992
@abdiqanimohamed1992 4 жыл бұрын
mashalah
@deeqmaxamuud8452
@deeqmaxamuud8452 4 жыл бұрын
Masha allah hooyadi soomaaliyeed horfadhi media lkn waxaan idinka codsanayya inaad iisso sheeegtaan MEESHA LAGA HELO DR KAN LAWARAYSANAYYO WALAALAYAALOOW WAAN IDINKA CODSANAYYA AAD IYO AAD
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Dr kan waa rer lasacanod wll hda mhayo telkiisa lkin waa lahelyaa wl
@deeqmaxamuud8452
@deeqmaxamuud8452 4 жыл бұрын
@@ismailhiired1224 waad mahasantahay wll
@deeqmaxamuud8452
@deeqmaxamuud8452 4 жыл бұрын
@@ismailhiired1224 hadda nambarkiisa heshaan ilasso socodsiiya
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
@@deeqmaxamuud8452 wll waan hyaa telkiisa si khaasa iila soo xiriir
@shabankeyse6631
@shabankeyse6631 4 жыл бұрын
Laakin dhirtan hadii sidan dadka loogu sheego anigu waxaan ka werer sanahay inta dadku ku digaafaan ay soo gurtaan oo iibiyaan waa ay dabar gaynayaan sow maha waayo dadkeena lexo jeclo malaha
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 жыл бұрын
الله يحفط
@eusom5405
@eusom5405 2 жыл бұрын
Barnaamijyada noocan oo kale ah ha,la badiyo hadii la,,fahmo dhirta iyo daawaynteeda mudo,kabacdi daawadiisa budaan ubeli karnaa inta,laabka lasaaro
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@deqafarah4039
@deqafarah4039 4 жыл бұрын
Asc halkee laga helaa dhakhtarkan
@axmad_m_cali922
@axmad_m_cali922 4 жыл бұрын
Oo kale
@aaronhiddig4005
@aaronhiddig4005 3 жыл бұрын
Halkee buukunoolyahey diktoorku walaal
@asmaali2527
@asmaali2527 4 жыл бұрын
Waa dhakhatar
@sacidserka4893
@sacidserka4893 4 жыл бұрын
Mashaa alh waxa jecelan laaha in l lasoo badiyo dawo dhiriidka
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Sidaad umadda ugu hagar baxaysaan.
@nourabdiwarsame6640
@nourabdiwarsame6640 4 жыл бұрын
Dhakhtarka in cilmiga laga qoro kadibna cilmibaaris lagu sameyo ban kutalin
@abdirahmanmahmud5316
@abdirahmanmahmud5316 4 жыл бұрын
Geedka lagu daweeyo gaaska ayan ubahanahay magacisa adiko mahadsan
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 4 жыл бұрын
Masha allh. Dr waa in cilmiga lga weeleeyaa. Geedka suuska lgu daweeyaan. Ubaahnaa.. Xagee lga heli kraa drka. Ama numberkiiza nooga sooqora..Iyo. Magaciiso sadexan.. Thnkz hrufadhimedia.. barnamijyada noocn ah na soobadiya...
@ciilowomarmohamed7493
@ciilowomarmohamed7493 4 жыл бұрын
Thanks
@siciidtihraangooddiiriye7813
@siciidtihraangooddiiriye7813 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh aar ninkii xaashi ma ninkanaa badalay
@osmanmohamed8843
@osmanmohamed8843 4 жыл бұрын
Geed.kaasu.kaneecadu.waa.shaadabak
@dhubadhashiisse4791
@dhubadhashiisse4791 4 жыл бұрын
Dhirtaas waajidha waa aan xanuunsaday qof soomaali ah baa itusay waakubogsaday ilaah amarki
@drmoomoaiman4113
@drmoomoaiman4113 4 жыл бұрын
Asc walal alaha ha ku barakeyo wax ad iyo ad u wangsan bad no shegtey Lakin wax ila habin in ad qorto sidi ad noshegtdy carurtad carurtad ka fadidan iyo dadka oo dhan
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 4 жыл бұрын
Codku clear ma aha Dhirbadan baan maqli waayey
@dayibxasan
@dayibxasan 4 жыл бұрын
Xaashi sxb waxaad inoo doontaa isna nin aadbu yaqaan xidigiskii ragasaa cilmi badani ku duugan yihiine
@axmad_m_cali922
@axmad_m_cali922 4 жыл бұрын
Walal noosoo badi kuwan
@inaismail1850
@inaismail1850 4 жыл бұрын
Mansha allah dhaqtar aan Caadi ahayn xagee lagala xariiri Karaa
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Wll drku waa reer lasacanod telkiisa waa la helayaa
@mohamedraabi8060
@mohamedraabi8060 4 жыл бұрын
Dawadaa mel laga heli karo cid ogi haday jirto fadlan nala wadaga
@haadiaden5570
@haadiaden5570 4 жыл бұрын
Asc.wr wb walalayasha horudhi media aadban idinsalamay salaan kadib xagee lagala xiriraa dakhtarkan?
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Wll ninkani waa rer lasacanod telkiisa waan helynaa
@abdirisakmohamoud3086
@abdirisakmohamoud3086 4 жыл бұрын
Dhakhtarka khayr alah ha siiyo numberkiisa noo sheega
@mahdixashi5810
@mahdixashi5810 4 жыл бұрын
Waraysigu,sifiican,umadhici,lafahmikaro
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 4 жыл бұрын
Wuxu yiri cilmiga dhirta waxaan ka qoray buug balse buuga wuu iga lumay Aad ayan oga xumahay blse waxaan jeclaan lahaa in hada laga qoro waayo umad kasta dadkeeda soo gudbiya wax umada nafci u leh way ku dadaalaan siday oga faaideesta la hayeen blse anaga maba Qadarino dadkaas oo waaba sii dhaliilnaa Adeereeeroow noo qor khibradaada
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 4 жыл бұрын
Dr no plz noo soo qora
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 жыл бұрын
Are you nurse?👩‍⚕️
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 жыл бұрын
مصلي مصلي مصلي الله يحفط
@ibraahimmahamed5278
@ibraahimmahamed5278 4 жыл бұрын
Aadan wali maxamed saalax yo abdinuur cisman xaashi macalinkygi yo sxpky dr aadan wali nin wx bdan anka brtay allh haidin wda dyo dhmntin qofki lnbrka drka ubahan waa ilaso xidhiidhi karaa
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 2 жыл бұрын
Ibraahim Mahamed wll anaa ubaahan
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 4 жыл бұрын
Wadadka lanbarkiisa noosoo raadiya waan ubaahaneheee
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Wll waan helynaa telkiisa qofkii ubaahan
@baaricabdirashiid1702
@baaricabdirashiid1702 4 жыл бұрын
Horufadhi media waxaan ka codsanayna inta la raaco inay ka soo dubaaan aad baan idinku mahad celinayaa
@akeemmohamedahmed6370
@akeemmohamedahmed6370 Жыл бұрын
Dabka ilmaha isoo yar wajiga laga gubey mxaa dabo u ah Yarantiisa ayaa afka marooray afkana laga gubey
@apdayn
@apdayn 4 жыл бұрын
fadaln waxaan samaynayaa "app" laguso wada iruurunyo magacayada dhirtaaso dhan fadlan war faahfaahsan kaso duuba horifadhimedia
@ibrahimmohamed2887
@ibrahimmohamed2887 4 жыл бұрын
Xagee lagalaxiidhi drka
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Wll telkiisa waa la helayaa insha allah
@mahdixashi5810
@mahdixashi5810 4 жыл бұрын
Xaguujoogaa,ninkan,dhirta,bal,labarkiisanoosheega,horu,fadhi
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
waa wax lagu farxo, in qof soomaaliya oo qab leh, la arko.Somaali waxay yaqaaniin kuma kalsoona. waa Dad Qabkii iyo Bili aadanimadii lagala dagaalamay.
@gobeeyexoreeye3018
@gobeeyexoreeye3018 4 жыл бұрын
gabaldayuhu dharjadaa
@yuusufmclin5502
@yuusufmclin5502 4 жыл бұрын
XAGEEN KAHELI KARAA DHAKHTARKAN CAJIIBKA AH
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Telkiisa wa la helyaa wll
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 4 жыл бұрын
@@ismailhiired1224 fadlan ila wadaag address ka Dr ka, abeeskhamis@gmail.com
@abdimalikahmedwr5999
@abdimalikahmedwr5999 4 жыл бұрын
Duq duq wareysanaya barasho wacan😊😊😊
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 6 ай бұрын
Iyo jaahil duqnimada aan qiimaheeda aqoon oo wuxuu doono soo qoraya.
@mundahxakiim1255
@mundahxakiim1255 4 жыл бұрын
Asc adeeraw geedka doogta kadawada ah sida lasamaynayo mafafaahin kartaa adigoo mahadsan
@asmaajaffer9158
@asmaajaffer9158 4 жыл бұрын
😭waxan lailimynayaa qarashka kubax daawenta jirkena iyo nicmada Ku jirta dirta. ???? Dr waxaan warsani lahaa dirta caadada furta ???? Fdlan waan ubaahanahy...
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
Ninkani drku waa reer lasacanod hdaan raadino waa heli karynaa telkiisa
@ayaanguribila1836
@ayaanguribila1836 4 жыл бұрын
Waa laguu raadin wll markaaad diyaar noqoto Laascaanood buu joogaa
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 4 жыл бұрын
@@ayaanguribila1836😂😂😂.. hadduu mention leeyahay mid baan mention gareen lahaa😂
@somaltech6829
@somaltech6829 4 жыл бұрын
hadaad jeceshahay barashada computerka isoo booqo @somal tech ama riix halkan kzfaq.info/get/bejne/bsuql5qhyrWqaX0.html
@abdullahijama2137
@abdullahijama2137 4 жыл бұрын
HORFADHI MEDIA WAN IDINSALAMAYA SALAN KADIB DHAQTAR DHIREDKA WAXAN KACODSANLAHA INU DHIRTA MAGACYADEEDU KUSHEGO LUQADA KONFUR IYO WAQOYIBA sababto ah magacyada DHIRTA GONFURTA SOMALIYA MAGACYO KALA LOOGAYAQAANA SIDAS AWADEED HANOJILCIYO WAD MAHAD SANTIHIIN
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
War cilmiga dhirta waa daawo ee halaga qoro ama jalaga duubo
BARNAAMIJ GAAR AH QORAA CISMAAN CABDINUUR XAASHI
33:40
SAAB TV
Рет қаралды 6 М.
Cilmiga Xidigiska Ustaad Cismaan Cabdinuur Xaashi & Cali Qamar
13:33
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 29 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 78 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
QALIN IYO QORAAL: MURTI CURIYE CUSMAAN CABDINUUR XAASHI 03.10.2018
32:57
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
Dhirta ka baxda deegaannada Soomaaiyeed iyo isticmaalkoodda(Siciid Baasto)
20:30
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 3,1 М.
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
The Corrupt World Of Food Politics | Marion Nestle
1:26:10
Doctor Mike
Рет қаралды 248 М.
Awoodihii Dunida Soo Maray iyo Taariikhda Dawladnimadda Caalamka
29:14
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 1,8 М.