No video

Diiggaa Habeenkii || Maxamed Axmed Kuluc AHUN || Garnaqsi || HD +Lyrics

  Рет қаралды 25,928

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: DIIGGAA HABEENKII
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CUMAR XUSEEN (HURYO)
LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF
CODKA: MAXAMED AXMED KULUC
_______________________________________________________
Subscribe, Like, Comment and Share.
Thanks.
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________

Пікірлер: 15
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Maxamed Cumar Huryo Aun Axmed Gaacayte Yuusuf Aun Jiim Sheikh Muumin Aun Maxamed Axmed Kuluc Aun......Dib nooso mari maayan inta heesta ku xusan 💔
@mohamedhujale9293
@mohamedhujale9293 3 жыл бұрын
Abwaan Huryo iyo Kuluc ba Allaha jannneeyo.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Kabanku waa jiim sh muumin heestaan iyo kuwa kaloo badan oo ey kamid tahay xurmo daran hal fadhi bey ku duubeen
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 жыл бұрын
Kuluc iinta badan heesihiisa maan dhagaysan jirin maxamed mooga iga badnaa oon dhagaysan jiray, kadib nimaan saaxib nahay oo isagu aad u dhagaysta kuluc baa in badan ii faaniyey iguna dhaliyey inaan heesihiisa in badan dhagaysto heestan iyo Haku daalin jeedal ayaan aad u jeclahay iyo kuwo kale ba , waana fanaanka iso raca maxamed mooge, alleh ha u wada naxaroosto.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Kuluc waa legend sxb heeso bdn ayoona lee yhy
@KulowOsman
@KulowOsman Ай бұрын
Qoraaga miraha iyo kuluc oo heesta qaadi macal ninka laxanka saari midwalba meel yaableh ay dhigen heestan. Hadi an wasiir aha abal Marin an siin laha
@shaakir11ali26
@shaakir11ali26 3 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso wuxuu ahaa fanaan fanaan ka Tagay. Hees midhaheeda wax kuduuganyihiin micno wayna xanbaarsan
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Taas baan been ahayn walaal, halyeey buu ahaa iyo tiir asaaskii fanku ku taagnaa.
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Amiin walaal Allah Ha u wada naxariisto Fanaaniintii Hore inta noolna ilaahay Cimriga ha u Barakeeyo
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Kabanka macaan waa jiim sh muumin
@alisaid2008
@alisaid2008 2 ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii rashiid bulo codka m.a.kuluc
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 3 жыл бұрын
nafta waad damqaysa 😓
@abdiraxmanfilms4048
@abdiraxmanfilms4048 3 жыл бұрын
Xiligi marqaan ka hawada latagi jirnay inoo soo galisay sxb
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY KALGACAL BAAN"
12:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 24 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 43 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,4 МЛН
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 57 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН