Doodda sicir bararka Iyo shaqo la’aanta ee deegaanka Somalida

  Рет қаралды 38,248

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 89
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Nabigeena Mohamed Aan Ku Salino Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliabdi3909
@abdiwaliabdi3909 Жыл бұрын
Scw
@mombasa7
@mombasa7 Жыл бұрын
The president of the Somali region of Ethiopia is articulate! Compared to All the Somali leaders in Somalia, Somaliland, Kenyan Somalis and Djibouti, he is highly educated!
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
I hope that all somali comes together. and see the Biger picture. because end of the day we are one. Support mustafe from USA 🇺🇸❤.
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Жыл бұрын
Waa markii ugu horeysay ee aan arko dad somaliyeed oo sidaacada ahu sheekeysanaya rabana in ay wax saxaan lakiin aan danta ka dhaxaysa isku dhibaatenen xitaa hadii aykala aragti duwanyihiin
@abdiqaniwarsame9189
@abdiqaniwarsame9189 Жыл бұрын
Asc Maashaa allaah Wariye Hareeri waxaan dareemayaa in aad tahay suxufi ruug cadaa ah waan kaaga mahad celinayaa su.aalaha aad weydiineysid waxaanna kaa codsanayaa in aad madaxda soomaalida dhamaantood aad su.aalo dadka wax galo in aad weydiisid markalle mahadsanid
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 Жыл бұрын
Waa khabiir garanaya hawshiisa, aqoon iyo kartina ka muuqato. Keep it.
@AFAGAALO
@AFAGAALO Жыл бұрын
Mashaa alaah. Waa dood qiimo badan. Deegaanka sidan yaalarabaa. M.M. mustafe waa mahadsan yaha iyo Dr.gaani waa aqoon yahano.
@cabdishugri6220
@cabdishugri6220 Жыл бұрын
M wayne fikir wanaagsan guulayso m Wayne
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Жыл бұрын
This is best debate ever accre in history of this region
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
Barnaamij aad u qiimo badan weeyi Suxufi sare Abdisalam Hereri
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Жыл бұрын
Stageka in lightkan faraha badan laga xidho ayay ahayd cadceed baa haysta dadka stageka fadhiya. Talabaad miiska stageka aad buu u sareeya. Sanadka dambe #Jigjiga Book fair waxay noqonaysa the best.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Focoska saar muhiimada shirka🤝 iyo waxqabadka iyo sualaha lays wiidarsanayo muqalka wax ka hadala ee focoskaaga maskaxda meel kale ku maqantahay muqalka dhan inta uun maa arkaysay faiadada iyo sualaha cajiibka maadan dhagaysan oo maad fiirsan 🤌
@Abdiaziizz
@Abdiaziizz Жыл бұрын
thanks abdisalim
@abdinaasirxasan35
@abdinaasirxasan35 Жыл бұрын
Hareeri waa wariyaha kaliya ee aan dar ilaahy ka jeclahy
@maxarte5753
@maxarte5753 Жыл бұрын
👍🏿 Excellent , well placed and well measured debate !. All said best.
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Жыл бұрын
We realy need freedom journalist who work in this region like abdi salaam hereri
@zainabibrahim8025
@zainabibrahim8025 Жыл бұрын
Mashaa Allah cunto qurux badan ayaad samaysay laakiin marka wax la duubayo sanqadha waa la iska yareeya inanta midideedo aad bay u sanqadhaya teeda kale malqaacadana birta a iskada qori ka dhigo hadad helayso ❤
@aminsahardid4312
@aminsahardid4312 Жыл бұрын
Barnaamij aan halkan Ka daawaday oo aanan wax ka faa’idin garan maayo wariyaha wayn cabdi salaan herari si dhaba ayuu u fahmay saxaafadu waxay tahay ilaahay ha kaa abaal mariyo shaqada wayn ee aad u hayso umada soomaaliyeed💯
@syedeumar5869
@syedeumar5869 Жыл бұрын
First comment
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 Жыл бұрын
M.a very good debate with the people
@ducaysanemawlid9666
@ducaysanemawlid9666 10 ай бұрын
fanstatic good debate
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
Waa Barbaamij Aad U Xiiso Badan.
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Great interview
@ZAKITV2
@ZAKITV2 Жыл бұрын
Mashallah Hargeisa book fair na maalin ha sop fadhiisiso madaxweynaha waa dood aad u qurux badan
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Жыл бұрын
ZAKI TV Dhiiggu biyo ma aha. Ragani Harti walaalki. Ma run baa inaad Boocame bila visa ku tagteen? Mise beynti ayaa badatay? Tv baad tahay ee war na sii. Goalku waa in Jigjiga 160km u jirto Harga Geys oo ahayd markeeda horeba dhul 1. Ogaadeen 2. Bartire 3. Iyo mid Gerri ama dhul Daarood
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
Absolutely. Thats so true what mustafe said young people aspeicaily young men's in state don't want to work they so laziness . They specting everything is free . That was so shaking. they just don't want labor workers. Than how they live.
@tusechanell3669
@tusechanell3669 Жыл бұрын
Muuqalada wadamada kale faaladan oo kale ka dhiibo laakin kan waa somali kufaan luqadada
@sacdashaikh8231
@sacdashaikh8231 Жыл бұрын
Sifiican buu uhadlay madax weeynaha iyo digtoorkuba waxjira ayeey kahadleen
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 Жыл бұрын
Suxufi sare abdisalan
@abdallamohamud8595
@abdallamohamud8595 Жыл бұрын
Excellent, well debate.
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Waar somaliyeey ay nu tashano oo ethiopia dhaqqale aynu ku qabsano bad iyo bariba waynu leenahay berbera ilaaa jigjiga
@abdiqaniali7887
@abdiqaniali7887 Жыл бұрын
madaxweynuhu waxa ii muuqata in uu aqoon fican uleeyahay Aqoonta dhaqaalaha
@axmednageeye812
@axmednageeye812 Жыл бұрын
Professional
@axmednageeye812
@axmednageeye812 Жыл бұрын
I recommend you best one rigth now Somali journalist
@boramaproduction
@boramaproduction Жыл бұрын
Madaxwayne mustafe waa shaqsi wanagsan lakinse ma ahayn inuu reernimo degaanka ku celiyo 4.5 waxay ahayd inuu dad wax bartay oo aqoonleh soo xusho si degaanku sidan uga sii wanagsanado
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 Жыл бұрын
Maxad tirsan deganku waa qabiilo iskutagay
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Borame ma benba somali kala duwan inay xukumada ku jirto
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc hereri horey usoco wasax inaad lakulanto yarkaa kilalka haysta wuxuu qatey anigu garan maayo wuxuu qabtey
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Somali waxay leday 9 madaxwe inkastoo ani ahan aqoonsanayn lkn ugu ron m cagjar wa nin danqasho Somali jacel dhiranan leh
@abdis70
@abdis70 Жыл бұрын
Xagee lagu arkay Dal leh 9 madaxweyne..iska hubi?
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
@@abdis70 melkasta oo somali dagto hal wadan ayan u aqana yacnii jabuti ila garisa fikirkii gumesiga ee dhulkena lagu qaybiyay ma ku qanacday wll
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
Ninkani waa aqoonyahan,waliba degan.
@abdiwaliabdi3909
@abdiwaliabdi3909 Жыл бұрын
Scw
@axmednageeye812
@axmednageeye812 Жыл бұрын
❤💝🌿⚘
@axmednageeye812
@axmednageeye812 Жыл бұрын
Wariye ka koobad
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 Жыл бұрын
Waxa lamoodaa Ambassadeur Ethiopian ah o u fadhiyo Jigjiga Ethiopia wey tegtay gobolkaaga kahadal waa meelaha uugubadan 90% gajada kajirta dalkaas Somali galbeed weeyi 90%. Ani Reer Jigjiga ayaa ahay waxan jeclaanlahaa Somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahow namidee Amin
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Maxaa u diiday somalida kale ee madaxda ah inay saas u horfadhiistaan wariyayaasha ruug cadaadka ah
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Жыл бұрын
Somalidu waa kala aragti lakiin aniga oo kudhasha gaashamo Kuna kuray xamsr Kuna nool USA u maleynmaayo in cimrigayga aan arkay qof siyaasiya ka runsheegsan mustafe cagjar intaan wax garto somali meelwalba oo ay joogto
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Жыл бұрын
Waxaan saxayaa meesha aan ku kore waa xamar ilaa dugsi sare
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Жыл бұрын
Waxaan saxayaa meesha aankukorey ilaa dugsi sare waa xamar cadeeye
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
I hated the fact that people who lived in overseas so many years. Never done it anything themselves and when back home take money from the poor state not doing anything for people or for the state. And make excuses to justify the money be lost what a corrupted man manipulate.
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 5 ай бұрын
Mes enciens viennent de là 🩸🩸🩸et tout le gros lars mdran
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Ninka Kale Af Ingiriisi Buu Jawaabaha Ku Bixiyay Ee Halkaasi Inaad Wariye Qabato Ayay Ayayd Sida Kale BARNAAMIJ Fiican Baad Soo Gudbiseen
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Unemployment ayaanu ka cararayna highlanders ayaa noo shaqeeya. Bal ninka hadalkiisa isagoo dad Somali ah la hadlaya kuna dhashay dhul afSomali lagaga hadlo ayuu daqiiqad kasta kelmedo uu afSomali ku sheegikaro uu af-English shubaya. Aqoonyahanna waa lagu sheegaya. Miyaanu ogeyn ummadda dhegeysanaysa badankoodu in ayna fahmayn kelmedo badan uu isagu xarrago ka dhiganayo oo English ah وبالله التوفيق
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Ugu yaraan 30 jeer ayuu kelmedo caadi ah isku qaaday xagga af-ingriiska iyadoo si sahlan uu afSomali uga dhawaaqikaro. Tusaale kelmedda " Unemployment " ummadda u la hadlayo badankeedo ma karanayo. Isagu ma wuxu garanwaayey kelmedda " Shaqo-la'aan " mise af-Ingriisi ayuu xarrago moodaya. Ugu yaraan 30 jeer ayuu kelmedo English ah isticmaalay meelo afSomali caad-ahaan cidwaliba u isticmaasho.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Жыл бұрын
Af somaligu muxu sheegayaa diin Muxu so kordhinaya dadka ku hadlaa wa dadka ugu liiita aduunka waa luqad wax wayaha
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@yaasinismail7956 Dadkuu la hadlayo waayo ? Ma Ingriisba ? Dadka aad la hadlayso haddaad afkooda taqaan maxaa afkale kugu arbushaya. Haddii aad faan jeceshayna waxkale iyo aqoonkale ayaa lagu faana
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Aqooonta uunka qaado somaliga waa luqad ma ah ta aynu dayxa ku fuuleyno isla weyn somali ku haysaa hadanaku idhaa qabiilakayga ka fiican waad xanaqo kolkaa jalle jooji somali waa dad geela la mid ah ilaa hada luqada aaduunka wax ku fahan si dayax u gaadhno
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 Dadka uu la hadlayo waa quruun aan 95% aan af-English aqoon kolkaa dulliyow muxuu hadalka isaga khasaarinaya haddaanu rabin in dadkuu la hadlaya wada fahmaan. Waa dadka foreign language mooda aqoonyahanimo.
@hamdiabdulkadir808
@hamdiabdulkadir808 Жыл бұрын
BBC
@ahmedabdirahaman3000
@ahmedabdirahaman3000 Жыл бұрын
Good program 👍
@mahamedomar2179
@mahamedomar2179 Жыл бұрын
Luqadi Somali wey si burburasa
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
Maxaad ku so dari karta sii burburkaas looga hortago
@gabadhareerhoowd5799
@gabadhareerhoowd5799 Жыл бұрын
D V.1Q
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Жыл бұрын
Suaasha la waydiinayo iyo jawaabta qaabka daran ee uu bixinayo isma lahan
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Жыл бұрын
Muranka somaliland e siyasada mad dooda i qabatid
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 5 ай бұрын
Le femme et les enfants meurent des faims .,, je voix des gros hommes je trouve cela triste.,
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 5 ай бұрын
Que faite vous pour la Somalie que vous avez détruit… pour me donner envie de venir vivre avec les miens et pour vivre .,. Pour ne pas me couper la tête., vivre normalement..???
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Жыл бұрын
ASC WALAAL WAAN KU SALAAMAY WAXAAN KA SOO JEEDA BURCO ILA DAADMADHEED ANIGA IYO 2 HABLOOD OO AAN DHALAY MID OGADEEN AH IYO MID ISAAQ AYAA AYAA QURBAHA DENMARK KOBENHEEGAN KU RAFAADSAN EE NOO GURMO KHAASATAN RAGA AYAA DHIB NAGU HAYA CADAAN CASAAN MADOW NALOOMA KALA HADHIN
@abdifatahdahiradan5490
@abdifatahdahiradan5490 Жыл бұрын
Walalo dhibka Allaha kaqada culeyswalba rabi ayaaaa kaqaadi karo ilaaahi kuxirnoow biladam wax kaqaadi karimaaye salada badso astaqfarta badi Ilaahi culeyskasta wuu kaqaadi inshallah
@Daudpost
@Daudpost Жыл бұрын
Waan ka xumahay dhibta ku haysta walal. Waxaan kugula Talin lahaa inaad daawato شؤون المسلمين Waana inaad kasoo guurtaa ood wadankaga kusoo noqotaa
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Khadra qurbe muxu ka qaban kara Allah u bari o hadad awodo sadaqo u bixi
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Жыл бұрын
Soo qor telefoon kaaga
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Anga Somaliland baan ahey madaxweynha DDS xidhiidhka labaada somali jaarka ah walaalo ku dhigey taariikh somalinimo ku suntanyahey madaxweyna kastaaan oo somali u dhashey wa in dadka walaalaayo Mustafe madaxweyene guusha halka ka ka sii wad madaxweyene
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Cagjar Cagdheertii ku Dhashey Was gaal Cagdheer Jaajuus Ethiopian
@jamaludinmuhidin4408
@jamaludinmuhidin4408 Жыл бұрын
1.hooyadaa ayaad caysay tiisa madan caynin sida nabaiga NNKH ka sugnaatay 2. Ajarkaaga ayaad siisay danbigiisana waad qaadatay. 3. Ma taqaanin meel aad cafis ku weydiisatid iyo wado aaad u martid Allaah SW kaama cafinaayp waayo waa xaq insaan ama aadane aad ka gashay Allaahna ma cafiyo xaq aadane. 4. Tan way kugu dhacday ka digtoonow Markale walaal mahadsanid
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Hoyadi haday dhimatay mana ku cafin karto teda kale adiga daris kulama aha degen idin kama dhexeyo maxad ku haysata
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Жыл бұрын
Haye Dambiga ha isku badin ciilka ku hayaa muxuu yahay OO aad ku caayeyso anigu waxaan u heystay in waxaas laga ilbaxay badawguse waliigii wuu jirayaa
@keytavlogs8008
@keytavlogs8008 4 ай бұрын
@@jamaludinmuhidin4408talo tii ugu wanaag saneyd bad siisey hadu qadanayo
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Жыл бұрын
Ciwaanka iska sax sixir barar dheh weriye weyn bad ahayd e sicir barar maha
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Жыл бұрын
Waligeey ma maqlin sixir barar lkn sicir barar waan maqli jiray muxuu yahay sixir barar bal sii fasir
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 Жыл бұрын
Wariyuhu waa saxan yahey luqada baro sixir laga hadlimaayee sicir baa laga hadlayaa
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 23 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 64 МЛН
Safiirka Indonesia ayaa ka warramay xaaladda Soomaalida Indonesia
32:02
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 3,4 М.
Hereri Iyo Degaanka Soomalida Qaybta 1aad
27:18
Universal TV
Рет қаралды 66 М.
Darawalada Baabuurta Xamuulka ee Maraykanka waa sidee xaaladooda?
24:40
100-ka qodob ee Xeerka Ciisaha
23:08
Hereri Media
Рет қаралды 45 М.
Ganacsi ku cusub Soomaalida caalamka iyo shirkada Waamo Towing
44:59
Barnaamijka Madaxweyne Mustafe iyo Maalintiisa
16:00
Universal TV
Рет қаралды 63 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31