Hereri Iyo Degaanka Soomalida Qaybta 1aad

  Рет қаралды 66,645

Universal TV

Universal TV

4 жыл бұрын

Hereri Iyo Degaanka Soomalida

Пікірлер: 156
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
dhagax buur waxaa joogay Qaxii xamar 1991 2 bilood anagoo Hargeysa uu socda reeer Dhagaxbuur nooolaada abtiyaal
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 3 жыл бұрын
Soomaali reer woqooyi iyo nimanka ogaadeen ka raac waar noolaada ogaadeen from degmadii ceelkii burco
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Dhagax buur hargaysa waxay ka shabahdaa ,Qaad cunidda,Luqadda,iyo arrimo kale.
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
*Reer dhagax-buur wax badan baan idinka bartay intaan muuqaalkan daawanayee* *Salaan kal iyo laab ah iga gudooma* 🙌 *From Hargeysa City* 🌃
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Reer Hargeisa ayaan ahay balse waan jeclahay in aan mar uun so arko dhulkan. Horta maxa wado lamiya lo samayn waayey hargeisa iyo Dhagaxbuur isku xidha?? Well done Abdisalan Herari, you never let us down. You always make us proud by producing very informative shows.👏👏 .
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 3 жыл бұрын
Wll hada ayaa la wadaa wado laami ah isku xidha hargeisa, Balligubadle ilaaa dhagax buur meel wanaagsan ayay maraysaa
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
@@sakariaadan3176 Ganacsigaba fududaan laha. Barigi dawladii Riyaale ganacsigu wuu fiicna.
@omarhusseen4501
@omarhusseen4501 3 жыл бұрын
REER ISAAQ CITY DHAGAXBUUR
@ibrahimabdulahi4492
@ibrahimabdulahi4492 3 жыл бұрын
Walal wareeg aya ku jira moye jidka hargeesa ka yimada ee lamiga ah inta yar ee wajale iyo kala beedh u dhexaysa unba raf aan ku aga e inta kale wa lami wajale markad so hadho lamiga jigjiga ayad qabsanaysa kadib garabcase hostiisa ayu lamiga dheer ee goday iyo addis ababa isku xidha kaga so dhacaya. Hadi jigjiga adan u socon dhanka bari ayad u racaysa sas ayad adon boodh arkin dhagax buur ku tagaysa
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
@@ibrahimabdulahi4492 Taas waan maray, waxa ka fiicnan lahayd iyadoo hawdka laga baxo weyna ka dhawdahay.
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Qabiil inaga daaya qabyaalada waa ina dulaysay alloow soomaali noo xifdi aamiin oo noo midee aamiin yaa rabi
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 3 жыл бұрын
Caadimaha wa magaalo qurxon o dad wangsn mujaahid fanan mohamed moge liiban hestiisi dhagaxbuur allow u naxariiso wana halkii u ku geeriyoday o lagu shirqolaY😭😭
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 3 жыл бұрын
masha Allah abtiyaal salaan sharaf o katimi burco hargaysa ceerigaabo GAASHAAMO wlhi wan kufaraxsanay reer dhagaxbuur inanu isbarano... ninba waayihiisa ileen meel kuwaabo waynu kala fogaane miyaan kuu waramay wali
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 3 жыл бұрын
Anigoo rar hargaysa ah qaxii 1989 ayaan joigay dhaxbuu marka hargasa laga taga waamagalada labaad aa famligayaga ugu badan yahay waa halkan kadhiofay hadana sanad kahor baan tagay hargasa dhagabuur maluntii ugu yaraan 40 gadhi ayaa u kala baxa dhagax buur waa hargaysa hargaysana waa dhagxbuur cataa marka ay hadlayaan car yaa kala garta
@awiawi2757
@awiawi2757 3 жыл бұрын
Dhagaxbur wa maglo wacan waxan tegay labo jeer 1999 kii marlabad kii 2014 manshalla adban idin salmay all may abtiyaal Good luck insha'Allah
@moeosman3517
@moeosman3517 4 жыл бұрын
C/salaan Harari, sidii dhaqanka kuu ahayd, maantana mar kale ayaad nala wadaagtay warbixin iyo muuqaal aad u xiisa badan. Waan kaaga mahadceliyey, sidookalana waxaan salaamayaa dadwaynaha reer Dhagaxbuur.448
@cabdibookh1708
@cabdibookh1708 3 жыл бұрын
herari iyo odayga maqtal alle cimriga iyo cafimadka ha idin barakeyo
@mustafejama2211
@mustafejama2211 3 жыл бұрын
Abdisalaan hereri waa wariye heer caalami ah . Sido kale waa shakhsiga somali oo dhan ugu dhulmarka badan Sharaf ku nolow💯🏆🥇
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Magaaladeydii Aabahey iyo hooyo. Ku Dhasheen manch Allah
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 3 жыл бұрын
Barnaamij aad u xiiso badan weeye iyo taariikh fiican.. Aad baan u xiisaynayaa inaan soo booqdo magaaladaa iyo dadkeeda fiican
@badrimustafe2720
@badrimustafe2720 3 жыл бұрын
Hadey magaalo magaalo dhalilahayd hargaysaa dhagax buur dhali lahayd
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 3 жыл бұрын
Ninyahow eraygaas wuu mugwayn yahay, yacni ma isku abtibaa reer isaaq iyo cidagalaha way is dhaleen, aad
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 жыл бұрын
Hassan Mataan Asc saxib magaalada ciidagale ma lehee,IIDOORBAA LEH IIDOOR HADAAD MAGASHIDNA WAA BEESHA SACAD MUUSE,sidaa uu odaygan taariikhda haya uu ka waramayo.wa billaahi tawfiiq 💚🤍❤️
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 3 жыл бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ninyahow hargaysa waa magaalo isaaq lawada leeyahay, koleey iidoor waxan u naqaana reer sheikh isxaaq, lkn si guud ahaan cidda gale iyo reer isaaq maxamed zubeer ah ayaa aad isu guursada marki la eego ogaadenka kale iyo isaaqa kale saas unbaan kawada jaale ❤
@quicknessinc7654
@quicknessinc7654 3 жыл бұрын
@@hassanmataan1665 wa runtaa
@quicknessinc7654
@quicknessinc7654 3 жыл бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 my mom from this area I am from Hargis a respect don't say I door we're isaaq
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 жыл бұрын
Odaygan in laga qoro buugaag baa fiicneyd wax badan buu u soo joogey
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 жыл бұрын
maqtal nin vissionary leader ahaa buu iigu muuqdaa.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Dhagax buur sxbaday oo Reer Isaaq ahaa ayaa kayimid oon SA wada joogi jirney . From somalilander qurbajooga
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Barnaamij uu hereri tabinaayo oo aan xiiso lahayn waligeey ma arag❤❤ Alla maxaad meel Soomaali joogto aad cagta marisay🖐Allow ku xafid
@MahdiAIssa
@MahdiAIssa 3 жыл бұрын
Abdisalan Hereri weriye qaali ah goob, degaan iyo dal kasta barnaamij qiimo leh, ilaahay ha ku barakeeyo. Xaajiga Maqtal Abdi Alle cimriga iyo caafimaad ha uu sitaadiyo taarikhda uu ka sheekeeyay aad iyo aad ayaan ugu bogay , taarikhda degaanka soomaalida sidi dhabah oo waliba sax ah ayuu uga waramay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
maalinab wax baa k u kordhiyaa maanta waxaan ogaadey Dgaxbur iyo Hargeisa waa mataano wa in kor looqadaa oo la mataanyaa
@mowarsame
@mowarsame 4 жыл бұрын
Walahi aad ayaan uga helay anigo reer hargeysa qurba jooga
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
hargeysa iyo reer dhagaxbuur waa wiil iyo abtigii ee colaadaha ayaa kala fogeeyay dadka
@quicknessinc7654
@quicknessinc7654 3 жыл бұрын
I
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 жыл бұрын
Dhagacabuur naaso hablood ayaa ku yaal hadana sida Hargeisa ayay leeday buuro yar yar xaga lahjadana waa Maroodijeex.
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 3 жыл бұрын
Soomaali Hanoolaato oo Ha Jirto. Masha’Allah.
@abdiazizheer-sare2878
@abdiazizheer-sare2878 3 жыл бұрын
Hargeysadii yarayd dhawr jeer baan magacaa maqlay ha jirto dhagax buur waa meelaha aadka u jeclahay inan mar uun tago aabahay baa iga shekeeyay magaladaas
@muctasimsaed4101
@muctasimsaed4101 3 жыл бұрын
#Dhagaxbuur waa magaalo taariikh weyn leh, soomaallidu meel walba waa dad xariir ah, oo ku faana dhaqankooda iyo geesinnimada ay u leeyihiin iney u adkeystaan dhulkooda inta uu nabad noqonaayo. Mahadsanid hereri.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Masha allah dhagaxbuur state of jarar way waanatid
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa magaalo qiima badan mahadsanid wariye abdisalam hareeriye
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
The History is Wounderfully, the mixed language is just funny, the old man, Mr Maktal has history of the city. The town had a another , Out of the 28 Somalis who started the city, Would like to see some of the families if any are there. The Arab guy speaks true beautiful Somali. The Heritage between the Somali people is the same . Only the difference is in the regions. Wounder history.
@xamseabdi3672
@xamseabdi3672 3 жыл бұрын
cabdisalaan hereri alle haku xifdiyo , hawd and the area program ka xiga kaaga fa dhinaa!!! magaalo wacan dhagaxbuur
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
Wounderfully Analysis by the Old Man Maktal Abdi, He Ckearly Mentioned the True Base of the 5 Somali Weyn region. He clearly states that even in the stages of fighting for independence the Aim was to have a Independent Somali state recongnized by the world, Not to join a Somalia government in Mogadishu. That clearly supports the standing taken by Somaliland today . For Somaliland were the only Somalis who wanted a united Somali state. All other Somalis wanted the Regions to be separate states or Mutiple Somali states. Confirmed here by one of the old man who even when fighting Ethiope for independence did not want any union with the Somalia Failed State today.
@AliAli-ng6jl
@AliAli-ng6jl 3 жыл бұрын
Asc.Thanks Mussa you gave a perfect summary of the old man's narration.indeed the people of the land were to own the struggle so that the fight gets legitimacy.
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 3 жыл бұрын
1993 ayaan joogay dhagax buur waa magaalo ciid fcn
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Maansha alllaha Dgaxbuur wa in lo baxshaa magalo madaxda qabiilada somali lakin kuw a bukaa ha isku dayina ain aad idinku ku badtaan ma ashegtaan why waa dad nadiif ah oo qabiil ksata somali ah joogo Magaldi xamrar iyo Hargeisa ana ka dhashey wan ka xumey in laba qabil ug badanyahin yahina labada magaalo somali ugu weyn waa dhubka qabiilak ee Xamrnaa eed ma laha a Hargeisana ceeb ma lahaa
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 3 жыл бұрын
MAASHALLAAH soomaali hanoolaato 👍😍
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 3 жыл бұрын
Magaca iidoor inay Ogaden bixiyeen hadad ogaatay like
@kaderabdi8241
@kaderabdi8241 2 жыл бұрын
Dhagaxbuur waa magaalo taarikhi ah ogadenia
@cabdirisaqkismayo2731
@cabdirisaqkismayo2731 3 жыл бұрын
Somaliland waligeyba waayka ilbaxsantahy somalida
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Mansha allah illahay ha kubarakeyo manta waxad so dubten magaladaydi dhagaxbur thank you herari
@munahussein9687
@munahussein9687 3 жыл бұрын
Mansha Allah qurux, Allow xafid
@mdnfarhan
@mdnfarhan 3 жыл бұрын
Fadlan noo soo badiya barnaamij yada nuucan ah si jiil ka danbe iyo ka hadaba ugu noqoto tariikh loo labnkaro malin mhd sanid mudane Herari
@ismaacilcabdilaahi4723
@ismaacilcabdilaahi4723 3 жыл бұрын
Mnsh Allaah. Cabdisalam Herari, wariye qaali
@royalcase1760
@royalcase1760 3 жыл бұрын
Waa saxbkay cabdisalaan hereri waa nin Suxufi ah oo qaali ah waan taarikha loo bahaana in dadku barataan
@Jijigawi1
@Jijigawi1 3 жыл бұрын
Maasha Alah Alle ha xafido Soomaali Galbeed.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah i really enjoy this program and beatiful land beatiful dhanto
@guuleedgureyqiyaas6747
@guuleedgureyqiyaas6747 3 жыл бұрын
Aadbaan walaahi ugu farxay xoriyada walaaladay heleen
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 4 жыл бұрын
Odaygu waa taariikh yahan rageedii noolaw adeer
@hodankassim
@hodankassim 3 жыл бұрын
Mansha allah allah maxaan uxiisay dhagaxbuur. Allow barakee jarar jano
@ismailabdillahi635
@ismailabdillahi635 3 жыл бұрын
anigu waan tegey magaalada dhagax buur aniga oo reer hargeysa ah sanadkii hore bishii sagaalaad intaanu cabdislaan sharxin ayaan gartay inay dhagax buur tahay waayo haantaa wayn laba jeer ayaan agmaray waa magaalo soomaaliyeed sidaa uu maqtal iyo ninkii ka horeeyey ay sheegeen cid waliba way joogtaa markaa hoteelo fiicana way leedahay ninkii taga iyo caano geel oo jaban cid sidaa kuu eegaysaana majirto suuqa aad ayaan u dhex maray marka ay i arkaan gadhkayga waxa ay odhanayeen xisbiga ilaahay ha noolaado kkkkk aad ayaan ula dhacay istaanka gaadhiga awaare ka baxo waxaa meherad ku haysta nin reer xamar ah markaa magaaladu waa magaalo soomaaliyeed waana magaalo wayn ee tuulo maaha waxaana taga laamiga jigjiga ka taga oo safarkeedu dhib malaha
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Ragii geelahaa ogaadenka ahaa iyo cidagalii idoor ma hashiiyeen horta hhh
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Dhagaxbuur waa magaalo u siman somalida dagan oon kala sooc lahayn adoo kagaran Kara markad magalada dhaxjoogto lakin universal kuma soo dhaweeyeen magaalaga iyo degankaba sababtoo ah been bay kasheegi jireen dhibtii jirtay. Ilkacas guulaysta
@izunaahmed1422
@izunaahmed1422 3 жыл бұрын
Magalada waaxaa daga Ogaden Maxamed zubeir rer Isaaq
@sowdaabdirahman9143
@sowdaabdirahman9143 3 жыл бұрын
Mashallah walalo wooooow 👍👑👑😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@yahyemohamud5362
@yahyemohamud5362 4 жыл бұрын
Hereri ninka ugu dhulmarka badan soomaalida
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 3 жыл бұрын
Markan hargeisa ku labto jigjiga to dhagahbour to qabri tahare to godey ban tagi insha allah
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 3 жыл бұрын
Mansha Allah My Home dhagaxbuur
@amigojama5686
@amigojama5686 3 жыл бұрын
Im isaak ilearned alot mashaallah
@ismaila824
@ismaila824 3 жыл бұрын
Dhagax buur, hargeisa yar
@xaajicrahman211
@xaajicrahman211 4 жыл бұрын
I’m first ✌️
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
MashaAllah odeyaal tariq haya
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 Жыл бұрын
Wariye Abdisalam Hereri waa wariye sare oo waliba caalami ah
@daauudcabdulaahi395
@daauudcabdulaahi395 3 жыл бұрын
Masha Allah waa dhulkaygii
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
C/salan hereri waa suxufi aqoon uleh saxafada dhalinyarada saxafada kujira waa inay ninkan wax kabartan really
@abumumtaaz1085
@abumumtaaz1085 2 жыл бұрын
Adbn uslmya dhaman rerdhagaxbuur meshay kudhalatay hoyaday abtiyashay iyo ayeydayba waxa igudanbesay sadexsano cml
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 3 жыл бұрын
Dusha sare wakaqurxon tahay dhagax buur I hope inan tago
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 3 жыл бұрын
Weriye hareeri iyo barnaamij tayo leh
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Abdulqadir wariyaashan mic sita camarada ee ciyalaka maay inoo kena a barnaamjiyo kuwan oo kala ah intey qabil isku dirka kiyo dawlada caayda kau mushquulsanyahin iyagoo leh waa freedom of speech
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 жыл бұрын
Cabdisalan herari waa qof aan qabyalad shaqo kulahyn , waxaa lamid ah tubeec ilaahy haunaxaristo
@MustafD54
@MustafD54 3 жыл бұрын
maxan jecelahay deegaanka soomalida alow maalin un itusi anoo ku dalxiisa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 жыл бұрын
Abdisalaan heraari weriya soomaaliyeed oo qaali ah. Cimri dheer iyo caafimaad ku noolow
@hoygaiftiinka5826
@hoygaiftiinka5826 3 жыл бұрын
Bismilaah : madaneneysa inaad quraanka kariimka ku baratid hab online ah. fadlan nagala soo xariir WhatsApp number: +252682236033. ku soobiir ardayda cusub: chat.whatsapp.com/ByPUC1huJqbBv8UoLJjusE mahadsanid 👏 Email: macruuff2020@gmail.com
@mohamednur1338
@mohamednur1338 3 жыл бұрын
Amen amin
@adontiialle8171
@adontiialle8171 3 жыл бұрын
Amin Amin Amin
@mgq9335
@mgq9335 3 жыл бұрын
Dhagxbuur 💝💝💔
@libancawaale1186
@libancawaale1186 3 жыл бұрын
Nice 👍
@umuyahya7919
@umuyahya7919 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@Queen-official
@Queen-official 4 жыл бұрын
Haaye haaye
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 3 жыл бұрын
oo buurahaa ma magaalo kale oo aan hargaysa ahyn baa jira?
@realwaryaa9193
@realwaryaa9193 3 жыл бұрын
Hargeisa ayan idinka soo salamay cabdi salan isna Waa Reer Burco
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
Waligi Abdisalam harari waligi reer Burco munoqon sxb
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
reer Hargaysu ahaa markidanbana koonfur ama Kismayo iyo Muqdisho cadaye Abdisalam wa xagala geel maha nin qarsoma
@sulekhaahmed8473
@sulekhaahmed8473 3 жыл бұрын
maansha allah
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 4 жыл бұрын
Mnsh allah
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 3 жыл бұрын
Ilbaxnimada isaaq u daa
@Ahmedmohamed-xy7qb
@Ahmedmohamed-xy7qb 3 жыл бұрын
Maansha allah
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 3 жыл бұрын
Ha laga shaqeeyo is dhexgalka soomaaliyeed
@Queen-official
@Queen-official 4 жыл бұрын
mashallah
@Raad099
@Raad099 3 жыл бұрын
magaca idoorna inuu sidaa ku yimid hadda ayaan maqlay.
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 жыл бұрын
Iidoor.la soco ogadenbaa bixiyey
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 3 жыл бұрын
My dhaxabur maxan u xiisay
@abdirahmanahmed9114
@abdirahmanahmed9114 3 жыл бұрын
Bahda universa Tv m.a marka hore aadbaan ubogaadinayaa barnaamijkii qeeybihiiisii sanadadii hore aad soo galiseena waan arkay marka waxaan codsan lahaa inuu ahaado mid taxane ah waayo waa barnaamij waxbadan laga faa'idayo sidoo kale aan kubaraneyno dhulweyne soomaaliyeed kaasoo waqtiga inoo kasi waayey inaan tagno oo aan waxbadan kasoo barano. Marka barnaamijkaan dhagaxbuur qeeytiisa 1aad iyo tan 2aadba waxbadan baan kafaa iday mahadsanidiin.
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
Magaalo kale oon laguwada noolyahay deegaanka seyna ujirin godey gacalo ayaaba joogto caasimada labaad magaalada wada noolaanshaha ay dadka uyaqaanaan caasimadii hore ee jijiga kahoreysay somali cidkastaa kunool jareer weyn may may iyo somalida kale oo dhan
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 3 жыл бұрын
Wardheer goormaad tegi wariye
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 3 жыл бұрын
Soomaalidu wax ha ka barato wixii burbur iyo colaad soomaray
@abdusamed3288
@abdusamed3288 3 жыл бұрын
nice
@sommedia3638
@sommedia3638 3 жыл бұрын
haya haya haya
@xarfo
@xarfo 3 жыл бұрын
Heesta vidoe ga saaran ee dhagax buur dusheeda yaa qaada igu cawiya
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 3 жыл бұрын
Tubeec Allah yarxama
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 3 жыл бұрын
Waxa qada maxamed saleban dubeec
@caydarussuldaan5470
@caydarussuldaan5470 3 жыл бұрын
Luuqdii maxamed saleeban tubeen iyo ereyadii abwaan xasan qawdhan sidaan malaynayo labadaba allah haw naxariisto
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 3 жыл бұрын
@@caydarussuldaan5470 codka iyo erayaduba waa Tubeec waxaanay heestu ku jirtay riwaayaddii isa-seega jacaylka oo ahayd riwaayadda qudha ee uu sameeyay Tubeec 1985.
@fitiinikaraag9949
@fitiinikaraag9949 3 жыл бұрын
Dowladii dhamayd ee somali ardaygaa maqtal baa ka aqli badnaa Aduunka lama arag dowlad dalkale ka qaadata ayar dhul. Lkn bulsho dalka mida waa go I karaan dal madaxbaanaana waa noqon koraan cidey donaana waa ku biri karaan
@aishanasir7216
@aishanasir7216 3 жыл бұрын
Magaladaan ku dhashay
@Queen-official
@Queen-official 4 жыл бұрын
Waan taagera hareeri
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 жыл бұрын
haaye haaye
@najiibwehel1186
@najiibwehel1186 3 жыл бұрын
Cidii haantaa aragtay iyo dhagax buurba 👆
@engabdirashidhassan
@engabdirashidhassan 3 жыл бұрын
Hereri
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 3 жыл бұрын
#Axmd_tinish waxuu kamid ahaa raggi lagu dhibaateye jeel ogaden.
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
Waar sxbkay Eeloos ayaa halkaas iigu danbaysay 90kii isagoo gaadhi 6-wil ah wata oo Xamar kala soo qaxay markaasana isugu kaayo danbaysay.Waxa dhici karta inuu i ilaaway hadduu noolyahay.
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 3 жыл бұрын
Meeshu amaan maaha Askar baa daba socota herreri
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
lkn waxbay qaldeen iiddoor maahayn sidaa sayku baxday magaca iiddoor sidan maahayn xattaa gabayaa jira magaca iiddoor
President Ruto's  Full Speech today at State House
12:21
KBC Channel 1
Рет қаралды 10 М.
Hereri Degaanka Soomaalida Qaybtii Labaad
40:09
Universal TV
Рет қаралды 113 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 52 МЛН
Hereri & Hargeisa Ee Dhulka Hawdka
40:39
Universal Somali TV
Рет қаралды 96 М.
Hereri & Kenya qaybta 2aad
20:41
Universal TV
Рет қаралды 72 М.
Kulanka Kooxda gacan macaan ee Dallas ee dalka Maraykanka
54:12
Hereri Media
Рет қаралды 28 М.
Doodda sicir bararka Iyo shaqo la’aanta ee deegaanka Somalida
1:06:10
Herei & liechtenstein
28:24
Universal Somali TV
Рет қаралды 92 М.
Faras Afrikada bari badankeeda wada gaadhay
17:46
Hereri Media
Рет қаралды 44 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН