DUMAR WAA CAQLI - SIDAY UGA FURTAY GABADHII UU LA QABAY!!🤣🤣! ᴴᴰ┇ Ayub Axmed

  Рет қаралды 24,565

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

DUMAR WAA CAQLI - SIDAY UGA FURTAY GABADHII UU LA QABAY!!!

Пікірлер: 75
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
kkkk wlhi wa qosley ayuub kkkk Caqliga Rabbi hakudayo💖
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 жыл бұрын
Masha allah brother
@Dcm544
@Dcm544 3 жыл бұрын
Hhhhh mashallah illahow caqliga hanaga qaadin🥰🥰🤲🏻
@aminayussuf8125
@aminayussuf8125 3 жыл бұрын
First person ww masha Allah
@suadosman7814
@suadosman7814 2 жыл бұрын
Masha Allaah wagabadh Caqli badan
@yasminhussen268
@yasminhussen268 3 жыл бұрын
Mashan allha Ilahay ha barkeyo caqliga Waa loo bahanyahay
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 3 жыл бұрын
Masha Allah jasakallahu khayr
@faadimacumar4791
@faadimacumar4791 3 жыл бұрын
Hhhh mahadsanid ustaad waa xaqiiq caqli ayaa lays dheer yahay
@prettymuslimah924
@prettymuslimah924 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣. Caqliga Allah ba baxsha .
@umu5149
@umu5149 3 жыл бұрын
Mashallah wlhy waa xikmad iyo caqli sare
@nimcocabdiraxman71
@nimcocabdiraxman71 2 жыл бұрын
Fariid ayay hayd m.a
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 жыл бұрын
Inaad wax badan fahanteenban umalaynaya dumarow maskaxda ka shaqaysiiya 😅🥰
@hamdicafiifah1421
@hamdicafiifah1421 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdijabaarmahamed4274
@abdijabaarmahamed4274 3 жыл бұрын
Maashaa allah maasha allah
@anabhassan7229
@anabhassan7229 3 жыл бұрын
Hhh mashaa Allah afkaaga caano lagu qabay i enjoyed your channel yesterday
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw cajiiiib
@amiiraahmed2565
@amiiraahmed2565 3 жыл бұрын
Hhhh masha Allah Wee ka baxsatay
@sahramohamed8742
@sahramohamed8742 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk wallahi gabar caqli badan Waaye
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 3 жыл бұрын
Mashallah 😂😂😂😂😂
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashallah runti arin cajiiba caqligu
@tufaxabdi3304
@tufaxabdi3304 3 жыл бұрын
Mnsha allh caqli badanaa gabadha
@fardowsoabdi739
@fardowsoabdi739 2 жыл бұрын
Caqli ley Marka ninkaga oga tageysid nag Kalo wa dabal nimo 😂😂😂😂
@Amalhirad320
@Amalhirad320 3 жыл бұрын
Hhhhhhh absolutely true
@anabhassan1706
@anabhassan1706 3 жыл бұрын
Kkkk subxanallah
@mamamahir8477
@mamamahir8477 3 жыл бұрын
Noso dhamestir plz
@baabiiahmed9199
@baabiiahmed9199 3 жыл бұрын
aad iyo aad
@Fartahaaji
@Fartahaaji 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 wlhi naag ninkeeda soodhacsatay waaye masha allh noosoobadi fldhacdadaanbookale cashir bey itahay
@deevproduction4841
@deevproduction4841 3 жыл бұрын
M.a sxb waa muqaal qiimo leh
@zaynababdiwahidmursal6855
@zaynababdiwahidmursal6855 3 жыл бұрын
Hhhh msha allh
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah hhhhhhh dumar waa balaayo loo baahan yaha
@umu5149
@umu5149 3 жыл бұрын
Asc wallo ad Baan ku tageera kasoo hadal kalsoonida nafta
@saidabdikaremhersi5576
@saidabdikaremhersi5576 3 жыл бұрын
Hahaha sifcn u gshay wlhy..wa ka raaysay.
@farxiyamalin
@farxiyamalin 3 жыл бұрын
Runtaa ustaad
@LayanMnm
@LayanMnm 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk❤❤👌
@mamamahir8477
@mamamahir8477 3 жыл бұрын
Waradinye shly midan benta mahan tnkx waka faidna
@najmaahmed9021
@najmaahmed9021 3 жыл бұрын
Hhh qosol iguma harin
@sahalyareofficialchannel2879
@sahalyareofficialchannel2879 3 жыл бұрын
Asc walalkey vedio gaan waxaan dhigay Tiktok anoon kuweediin walalkey raali ma iiga tahay mise wan kasaaraa adoo waliba iga raali ah
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Suhayb saajid media السلام عليكم ورحمةالله وبركاته. Walaal codsi codsi inagu caawi shoot out. Was chanal cusub oo faafinaya kheerka iyo quraanka وقال النبي ص من دل على خير كفاعله.
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
من سن سنة حسنة فله اجرها واجر من عمل بها. استفد يااخي هذه الفرصة
@sabiqazakaria3160
@sabiqazakaria3160 3 жыл бұрын
Caqli iyo kartidaa wa lo dhashaa ee xoog wax laguma helo mahadsanid 💯
@HoyoSom2024
@HoyoSom2024 3 жыл бұрын
Kkkkkkk aad ayay u aqli badneed
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@ibraahimalmascuudi6977
@ibraahimalmascuudi6977 3 жыл бұрын
Wado sxn bey mrtey Wxy kumanaan jeer kwngsnthy Kuwa waxyello geysta
@cumericadde1895
@cumericadde1895 3 жыл бұрын
Waku sAlamey
@hoodoxariir9740
@hoodoxariir9740 3 жыл бұрын
Hhhb Wllo suhayb sajin wahubal waad iga qoslisay waxay Ahed gabadh caqli badan somaha
@sundusfarah9401
@sundusfarah9401 3 жыл бұрын
Waad iga qoslisey
@raxmomaxamed9104
@raxmomaxamed9104 3 жыл бұрын
Kkkk caqligas wuu i cajibiye wallhi
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 Жыл бұрын
😀🤣🤣🤣
@nimcoabdirahman489
@nimcoabdirahman489 3 жыл бұрын
Lkn gabar gabar kaloo walaasheeda xaqeedi ku ciyaartay wax dadka lagu dhiiri galiyo maaha. Guurka labaad Allah SWT ayaa baneeyay markay ogaatay in gabadha walaasheena xaqeeda u ilaali dhahday ahayd kaygana ilaali. Lkn see meesha oga saarta wax xikmad ah kuma jirto. Yaan dadka lagu dhiiri galin inay ka hortagaan shay Allah SWT baneeyay. Wsc Wr wb.
@yasminali4034
@yasminali4034 3 жыл бұрын
Maxa nin nag Kale qaba ugeyay, waykusuktay caqliga Allah hausiyadiyo
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 7 ай бұрын
Kkk
@princessjamaad369
@princessjamaad369 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
Waa inaa sameya taa lacala hdi Ay iku dhacdo ilahse ima tuse
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkķkkkkkkk
@luulmohamed6168
@luulmohamed6168 2 жыл бұрын
Jijt
@mimimankin111
@mimimankin111 3 жыл бұрын
Caqliley cashir kabartay😃
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Hhhh😂😂
@hamdimouminhassan9043
@hamdimouminhassan9043 3 жыл бұрын
Kkkkll
@AH-xq8et
@AH-xq8et 3 жыл бұрын
Ogoow raguna wey is dheeryihiin kuwa ayaaba fahmeyn sabata gabadhaan ey u labisatay iskana indha tiraayo danahiisana ka raacanayo hadii uu kaa aan soo sheegay ahaan lahaa naagtiisa kale wuu aadi lahaa ileen waa imaan laawe
@nimcizaleebaan9682
@nimcizaleebaan9682 3 жыл бұрын
Way0 wxn ahy tageerahaga
@xaawaali3755
@xaawaali3755 3 жыл бұрын
Ascdakiigiiyoo
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 3 жыл бұрын
Anigane waxan ku dari lahaay Nin la sab, sabaayo Nin ma aha. Wuxuuba ku cayaaraya Qawaam nimadii Naag uu guursaday Ayuu hadane sahal u furayaa. Doqon aan 2shaqo wada qaban karin Contrac tigeeda yuu Qoorta gashan.
@hamdimouminhassan9043
@hamdimouminhassan9043 3 жыл бұрын
Abayo adiga tii la furay oo jarta laga tuuray miya tahay toloow 😜
@wardacali9607
@wardacali9607 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh ninkaa maxaad ucaayi naag fariida heshayè ta kale tolow ma inyaraad thy wllaleeey
@nimcizaleebaan9682
@nimcizaleebaan9682 3 жыл бұрын
Suhyp0w mclin mA isinkarta whtzaapkaga
@Najm152.
@Najm152. 3 жыл бұрын
100 qof oo kaliya ma ina kahelayaa oo subscribe isaarta please wll
GABAR AYAAN IS RAACNAY QISO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
8:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
July 5, 2024
1:50
Baba wa busara Ombeni
Рет қаралды 2
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 24 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
A HUGE SIGN THAT ALLAH HAS BECOME YOUR FRIEND
30:13
TheProphetsPath
Рет қаралды 160 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
10 Ogoow Guurka Ka Hor | Sirta Dumarka
3:24
Fahamka Nolosha
Рет қаралды 4,4 М.
QOF MARKUU KU QIYAANAYO SIDA LAGU OGAADO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
12:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 324 М.
3 QOF NOLOSHAADA KA FOGEE - DURUUF ᴴᴰ┇Ayub Axmed
6:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
4 IS BAR - QOF LA ISTECMAALO HA NOQON ᴴᴰ┇Ayub Axmed
3:53
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 2,1 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3 МЛН
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 3,8 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 7 МЛН