EYL TRAVEL || Exploring Eyl Puntland 2024 ,Ep One

  Рет қаралды 4,201

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

2 ай бұрын

Travel to EYL with me. See the beautiful landscape of EYL, Puntland. See the stunning coastline of EYL beach. #puntland #growingchannels #youtube2024 #viral #moresubscribers #blogger #garowe #Eyl #africa #somalia #youtuber #beautiful #trending #travelvlog #explore

Пікірлер: 37
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 Ай бұрын
I love my darling buntland guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo Allah Nabad galyada iyo Hormarka Ha inoogu wado
@ayanabdulle4627
@ayanabdulle4627 2 ай бұрын
Masha’Allah, Tabaraka’Allah! Thank you for sharing it with us
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
You welcome wll
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 ай бұрын
Nugaal geed weyntaa ku yar
@hawojama4669
@hawojama4669 Ай бұрын
Maansha allah ilaahay ha idin ka dhigo waa ina amaanle❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Thanks wll
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Dhulka dhir iyo in nabaadka lasoo celiyo buu u baahanyahay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Aad iyo Aad Qofwalba Geed ama laba geed Ha isku xukumo
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana Ай бұрын
Thank you so much brother, aad baad ugu mahadsantahy muqaalkaan quruxda badan.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Adigaa Mudan inaadeer
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 2 ай бұрын
Masha Allah,roobabow . Dhulka geedo halagu beero.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Aad iyo Aad
@sadiqcabdirisaq1848
@sadiqcabdirisaq1848 2 ай бұрын
Eyl somalia
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 ай бұрын
Maansha allah tabaarag puntland ilaahay ha idiin siyaadiyo nabada iyo wanaaga aad heesataan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Ameen Dalkoo idilna Allah ha inoo Nabadeeyo
@dodorara9532
@dodorara9532 Ай бұрын
Maan sha allaah allaah ha barakeeyo oo ha xifdiyo soomaaliya waa meesha aan ugu jeclahay eyl alaah ha barakeeyo butlanba waa wadan dadkiisa iyo duunyaba buuxaan maansha allaah maah maah soomaaliyeed baa ugu baxday reero iyo waxaas ma ku dhaqanto waa dad iska daa butland biniaadamka kale si soomaalinimo.leh ula dhaqmaan allaah ha u barakeeyo waxay haystaan dad iyo duunyaba shar shyaadiin allaah ha ka xijaabo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Amiin walaal Mahadsanid Kusoo dalkaaga hooyo Shukran 🙏🫡
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 ай бұрын
EYL. WAA MEESHA KALIYA OO LAGA HELI KARO KALLUUN AH SANADKII ONE BILLYAN DOLLAR. ..WAXAA KU FILLAN KALLUUNKA AAWAY. JID LAAMI AH. LAAMI. LAAMI. LAAMI. ......
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Aad iyo Aad Baahi wayn oo wado ayaa kajirta
@CabdiEid55
@CabdiEid55 Ай бұрын
Qiimaha hotelka waa imisa. Meeqa loo soconayaa garowe to eyl
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Singleku $5 Double ku waa ilaa $10 Ugu badnaan 6 hours ayaa loosooconayaa Oo Dalxiisa Buur iyo Banaanba
@abdullahciise80
@abdullahciise80 2 ай бұрын
Asc waad ku mahadsantahay muuqalka waan dawadey. Masha Allah
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Adigaa Mudan Sxb Thanks alot
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
In dhulka la xidhxidho oo biyaha looceliyo bay u baahantahay dhirta galoolka iyo qudhaca ku beera
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Aad iyo Aad yagaa dulqaadka cimiladeena lehee
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 2 ай бұрын
Waa mahadsan tahay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Adigaa mudan bro
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 2 ай бұрын
Waxaan umalayn Nugaasha inaysan dhir waawayn lahayn marka dhina howdka laga reebo dadkuna waa sii nabaad guuriyeen oo way jaraan dhirta..Puntland cidkastaa laga helaa haba kala badnaadeene reero kaliya ma dagana
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Aad iyo Aad waa lasoo celinkaraa Inta ka maqan dhirta hadii Gobal walbaa dhir beero, Aad iyo Aad
@nuux7300
@nuux7300 2 ай бұрын
Hadii aad tiri 3 reer bes baa degan Puntiland, hadaa maxaad noogu wacaysaa markaa??
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
😂😂😂 Sedex Reer Oo Cidkastaa Kujirto waaye Sadex reer Oo Meel kukooban maaha sxb…..Raaligalin 🫡
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Nin walba illaahay meel ayuu ku beeray kamana xumin qolawalba illaahay wuxuu siiyay illaahay ha u siyaadiyo Nimcada maashaa allaah
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
MashaAllah Allah Meel walbaa Hanoo Wanaajiyo Hanoona Barakeeyo
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 30 МЛН
SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝
16:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 155 М.
My LAST 24 Hours in Puntland, Somalia
14:44
gus1thego
Рет қаралды 18 М.
Qardho 2024
5:59
DALMARR
Рет қаралды 2,3 М.
Spanning Garowe Divides | SURPII_Nagaad Project, World Bank
5:06
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 203 М.
Maldives of somalia | Mareero Beach 🏝
10:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 285 М.
Hereri & Puntland -  Eyl -Qalcada Sayid Maxamed Cabdalla Xasan
36:10
Universal TV
Рет қаралды 107 М.