Fahad Yaasiin oo kasoo jawaabay dalabkii Rooble

  Рет қаралды 136,938

VOA Somali

VOA Somali

2 жыл бұрын

Пікірлер: 178
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Roble waa saqiir siyasaadeed, wadadi kheyre mid ka daran aya u dambeeysa inshallah
@countcryptonite
@countcryptonite 2 жыл бұрын
Rw Rooble ha laga ceyriyo shaqadiisa. Waxey aheyd inuu isku mashquuliyo doorashada. Ninkaan kenya iyo uae buu u shaqeeyaa
@abdiwalimahmedahmed1618
@abdiwalimahmedahmed1618 2 жыл бұрын
Adeer saado Ali warsame yaa dilay
@mrabdikarim371
@mrabdikarim371 2 жыл бұрын
Fahad yasiin wa siyaasi an cadi aheen cimamadisa lama haysan karo
@Aisha-gf7tw
@Aisha-gf7tw 2 жыл бұрын
Allaha tooshka ha ku shido ciddii falkaas geeysatay dhiig ma qarsoomo godobne god ma gasho.
@arka7705
@arka7705 2 жыл бұрын
Waligeedba VOA somali ay kala buriso daa ee wax kalee ma hayso hadikalee USA lagama siyeen laan warfiidineed
@abdirahman6614
@abdirahman6614 2 жыл бұрын
Taliyaha Nabad sugida fahad yaasiin aad iyo aad ayuu u saxsantahay waana hadal fiican waa in la fadhiisiiya golaha amniga waana hadal wanaagsan oo sax ah
@abshirisse8533
@abshirisse8533 2 жыл бұрын
IKRAN waxay noqotay ama ay ka dhigeen kooxdii XARAASH QARAN , SALAAN ama jaranjaro ay ku fuulaan ujoodeeyinkoodii guracnaaa …… MR rooble o siyaasada kucusub wa ku dhex waashay arinka gabadha ! Waxa ka muuqda ROOBLE in la isticmaalay …..!!!!
@wilissa5220
@wilissa5220 2 жыл бұрын
Bidmillahi raxmani raxiim alif laam miim huwa. Xaaadirka aan maqnayin allah, raxman
@nuuramaxamed1380
@nuuramaxamed1380 2 жыл бұрын
30 sano ka bacdii haddii aan helnay sir doon wax khaarijin kara waa ilaahay mahaddii
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Jawaabta taliyaha nabad sugidu waa runtii waa in la fadhiisiyaa amniga qaranka laakiin raysal wasaaruhu xaq uma leh keligay ii keen iyo inuu mudo u qabto waayo waa sir dawladeed
@leisha.abdullahi408
@leisha.abdullahi408 2 жыл бұрын
😭😭😭aniga wey inoshaay ikran
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Tuug fahad yaasiin wx balan ah hadey ku dhaafto arintan waa dil
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 2 жыл бұрын
Raysalwasaarahu wuu ogyahay igraan cida afduubtey iyo cida disheyba laakiin yoolkiisu waa inuu rabo inuu taliyaha uu rabo inuu shaqada ka qaado. Laakiin camiilkan kenya ee rooblo waxba usuuroobi maayaan.
@ismailabdullahi697
@ismailabdullahi697 2 жыл бұрын
Jawaabta Hoggaanka Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka waxaa ka muuqata inay si degan oo xirfad leh uga soo jawaabeen codsigii RW Maxamed Xuseen Rooble oo runtii u wajahay qadiyada Allaha u naxariisto Marxuumad Ikraan si baal marsan hanaanka isla xisaabtanka Hay'addaha Dowladda iyadoo shirkiisi Jaraa'id ee xalay uu ka muuqday fudayd ugub ku ah Siyaasadda Soomaaliya.
@abdirashidw.....1531
@abdirashidw.....1531 2 жыл бұрын
Shekadan waa ila meereyso madaxweyne asagaba waqtigi ka dhamaaday oo xoog ku joogo kursiga waxay cadayn u tahay in cadaalidi dhamaatay. Balse naxariista alle kama quusanayno, dadka aqoota iyo waayo arag ah waa inay hurdada ka kacaan oo badbaadiyaan dadka iyo dalka.
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
VoA xabaqlayaasha
@cabdirisaaqducaale5942
@cabdirisaaqducaale5942 2 жыл бұрын
ROOBLE ROOBLE IYO ILMA ADEETIISII HORE U CEEBOOBEY waxay dhufays farmaajo loogu gabado ka dhigteen gabar dhabarkeed
@faiskhan5765
@faiskhan5765 2 жыл бұрын
Xujo xujo? Xujofur!!!
@ibrahimali250
@ibrahimali250 2 жыл бұрын
Walee waa run marqaati halawada ahaado
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 364 М.
الحكومة الصومالية تصدر مسودة دستور جديدة
2:39
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 851 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 138 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 87 М.
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 2,8 М.
SIDEE KU DHACAY WEERARKA #GURIGA CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME
21:06
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 340 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН