Falsafada Risqiga iyo Shaqada | Fandhaal Podcast 64 | Omar inshar

  Рет қаралды 45,650

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 338
@abdiaziizshabib
@abdiaziizshabib Жыл бұрын
Gabdhaha Rabba in ay shaqaystaan oo shaqo raadsadaan haka niyad jabin, rag masuuliyada hablaha qaadi kara maanta waa yar yihiin xaqiiqatan gabar walibana waxay arkin walasheed oo dayacan ninkii guursadayna uusaan daryeelayn, waana mida sababta in habluhu ka walwalaan mustaqbalka iyo ninkii ay aamini lahaayeen.
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Жыл бұрын
haa wllhy waasaas ani aragtidaydu
@idilnuur7127
@idilnuur7127 Жыл бұрын
Aniga Waxaan jiraa 21sano Waxan dhigtaa jamacada halsano ayaa ii hadhey mrkaa Waxaan ku fikiraa inaan shaqaysto oo hooyadey nasiyo iyada ayaa ila soo rafaadey Aabahy ma oga meel aan wax ku dhigano iyo meel wax ku cuna toona 8 qof nhy waana noolyhy cafimad qabana mrkaa taas ayaa igu dhalisey inaan shaqaysto oo hooyadey caruurta la koriyo mrkaa ragga zoomaaliyeed iyagaa dayacay masuuliyadii ilahay saaray iyaga ayaa haboon inaad ka soo hadasho 90ka dumarka hadashaaye
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Waa runtaa taasi wlhi dayac aad ubbadan ayaa bulshadeena soomaaliyeed Ka jiri sidaas awgeed gabadhu waa inay dhaqaale ahaa madax banaanataa
@thomasmuller5434
@thomasmuller5434 Жыл бұрын
​@@idilnuur7127 Hooyadaa oo keliya miyaad biilaysaa markad shaqaysato , aabahaa miyanu ku dhalin , all single mothers carurtoda waxay ku koriyaan aabo nacayb iyo rag nacayb
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Ani 22jir ahy reerka dhan ani io wllky iga ween aa biilno waxbarasho kiro labis 5 cunug aa naga yar ila 14jirkeenii aa shaqenene walibo hada ayuuto kusii jirna lcgti wllky ku aroosi laha aa diyaarina màrka ninka inshar laleeyahy asaga somalia maba kawar qabo had io jeer sidi wuxu nola hadla dad wadankoda dhisan yahy o dawlad fcn heesto
@munaahmed6009
@munaahmed6009 Жыл бұрын
mowduucaan dhinaca kala ka fiiri hadii la dhaho gabar yee shaqeynin yaa isbitaalada ka shaqeenayo adiga inshaar ah ma ogolid xaaskaaga nin dhaqtar haween ah ama umuliso nin ah marka mowduuca caadifada halaga reeebo gabar shaqadeeda waa laga maarmaarman wa shukran
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
caafimaadka wixii ah waa caadi nink nagtaad wuu ka dhalin karaa
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Gabdho wax barta oo shaqeysta nina ha u noolaanina naftiina u noolaada
@hiboahmed2488
@hiboahmed2488 Жыл бұрын
Mahdsanid ustaad. Hadaan nahay hablha somaliyeed shaqadu waa muuhim meelo badan ayaa u baahan haween inaybka shaqeeyen. Aniga ahan haween aqoonyahno ah waa loobbaahan yahay
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 Жыл бұрын
Aqoonta iyo shaqada kala saar.gabadha aqoonta meesha ugu sarayso in ay kagaarto waa sax.lkn suuqa shaqada in ay ninkeeda kuhardamaan,subixina wada kala haan ayaa ayaan darro ah
@hiboahmed2488
@hiboahmed2488 Жыл бұрын
Sax waayi taasi gabadha haysta nin reerkiisa ku filan maxaa buuqa shaqada u saaraya, reerkeda shaqadiisu ka badan tahaybe, waxaan ka hadlayaa gabdho aqoon leh oo howlaha dumarka ee maanta ragu ka shaqaynayan aqoonteeda ugu adeegta waa muhiim mana fiicna in la yidhaa sinaba yaanay dumarku u shaqayn ee guriga aabahed ama odeygeda haku ee kaato
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Жыл бұрын
​@@abdirahmanabdirisaqmursal6604 raggaad aad sheegayso managaba aragna wll maxanu shaqadaynaa
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Жыл бұрын
​@@hiboahmed2488 yaa huba inuu joogayo wll
@hiboahmed2488
@hiboahmed2488 Жыл бұрын
@@rahmamoha638wll muhiimadu waa inaad Alle si yaqiina u aamin San tahay hadii alle calaf kuugu daray inaad wada noolaatan iyo hadii kaleba, maalinka ay dhacdo in calaf kiinu kala dhamaaday awladina idin dhextaalo isaga ayaa ilaahay saarya masuuliyada ubad kiisa adiga kuma saarna diinteena inaynu barano kuna dhaqano weeyi, hooyoyinkuna marka ay ubadka korinayan wiilal ito gabdhaba wa ain't la baraa nolosha qoyska iyo qaabka diin teena suubani ina farayso halkaa ayya wax kasta inooga saxmayan Ogowna markasta arsaqda uu alle kuu qorey waad helaysa ama nin lahow ama ha lahaan be
@FatimaFatima-gs5rh
@FatimaFatima-gs5rh Жыл бұрын
HOOYODAY NOLOSHU WAA QOFTA IBARATAY HABEEN CURADKU XIGEENKA XAFADA WAA WIILKA ANIGA HOOYO KU TIRII FADUUMO RERKA UUMA SHAQAYNAYSO 😢 KALIYA NAFTEEDA WAA INAY WAX UU BARATAA LAKIIN WIILKA XAFADA WAA ADI LAKIIN GABDHAN WAXAY TAHAYBA WAA INAY NACAWIISA BAAS ❤🎉LAKIIN MAFAHMAYN ERAYGA WANA KA XANAQAY LAKIIN HADAAN FAHMAY MICNAHA MAHDSNID🎉
@user-nx6dc3ow1o
@user-nx6dc3ow1o Жыл бұрын
😢😢😢
@cumarnajiib148
@cumarnajiib148 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤
@justforidea1282
@justforidea1282 Жыл бұрын
Anigu 27 jiraa 3 sano Ka hor jamacada dhmeyay alxamdullialh Wan shaqeeyaa, weli ma guursan Hadu ilahy I qoray wan gursan hadii kale dhib male 👋
@halimasaada
@halimasaada Жыл бұрын
Ofcourse abyo guurku waa calaf ma aha in ay shaqada iyo waxbarashada ay dib dhigayan, sida ay somalida ufahamsanyihin badankod, guul iyo hormar rabigana talo saaro abyo❤
@eidhassan7047
@eidhassan7047 9 ай бұрын
Guurku waa nolol kaa maqan ee sidaas u ogow ................
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
​@@eidhassan7047guurku waa sunne ee waajib maaha horta sidaas ogoow marka xigta dee la iskama uun guursado ee basar baa loo guursadaa guurku marka hore wuu sino dhuuban yahay marka danbese waa sino ballaadhan yahay. Guurku waa mas'uuliyad culus walaalo iska guurso uun looma guursado. Qof aan mas'uuliyadda naftiisaba si fiican u qaadini ma mas'uuliyad xaasnimo iyo hooyonimo ayay qaadaysaa? Waa maya. Sidaad u ogoow guurku waa sunne waajib maaha
@boodhari31
@boodhari31 Жыл бұрын
Sababta waxlo barta Aduunkan wa inlagu Shaqaysto, Somaliyey Arab Shidaal haysata ha ismoodine shaqaysta
@Mayaastories4556
@Mayaastories4556 Жыл бұрын
❤Masha allah meel fican ka abarty
@mursalmohamed5556
@mursalmohamed5556 Жыл бұрын
Sax rag iyo dumarba ha shaqaystaan cidna cidkale baahideeda ma daboolikartee
@nasrodagan2024
@nasrodagan2024 Жыл бұрын
Hdn gbr nahy inan wxbrano ana shaqesano wa mid inga no dan ah mxayely Mlin ksta qof gcanta ma horsan kartid wyo wxwlba ayad u bahn karta oo bani adam ayd thy mrka inad shaqesato wa wx fcn oo naftada ku filnto 💯🤍 Thnks adigna wll💯🖋📚🧠
@user-nx6dc3ow1o
@user-nx6dc3ow1o Жыл бұрын
Abyo dabcan nin ayaa mustaqbalkaga ayaa jiro midkaas ayaa ku kafaalo qaadi kro Wana wax ay diinta waajib ugu dhigty raga hdii aadan ka heli Karin waxa aad rabtid dabcan waad Kala tageysaan, aabahaga ayaa kuu joogo ama nin kle aad isfahantaan ayaad raadsaneysaa abyoo ❤
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Waa runtaa gabadha 2023 iyadoo waxbaratay qof lacag ka sugaysaa waxay tahay garan maayoo danteena weeyi shaqadu
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 Жыл бұрын
Nayada shaqeysta oo waxbarta naftina jeclada illaheyba curyan kaama dhigine curyan haiska dhigina hadii kale inta noloshina ka dhiman silac iyo oohin ayad ku dhameysan dontan 😏😏
@user-et5ij2hr9r
@user-et5ij2hr9r Жыл бұрын
Exactly 💯 see loo fadhiyi ilahy ba og San wax ku so barane
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 Жыл бұрын
@@user-et5ij2hr9r exactly💯
@user-sv6jr8wv4y
@user-sv6jr8wv4y Жыл бұрын
Haa abaayo naag nool halayska dhigo no fadhi iyo nin sugid fadhiga halaga kaco🎉
@Araweelo110
@Araweelo110 Жыл бұрын
Haaa walaahi wlalal dumarku haysku tashtaan ma qof baad hoosfadhiyi noloshaada oo idil? Dumarku ma baraarugsana
@ayaancabdullaahi9655
@ayaancabdullaahi9655 Жыл бұрын
Naa hooy shilin inaa kadaba cararto waxaa kaaga fican inaa ilmahaga ogaatid oo si fican ugu dadaashid tarbiyadoda hadii irsaqad fican oo kugu filan heesatid ilamahaga dayac ee shilin kadaba carar hooyanimo maaha ee haba dhalin ilmo adunka haku soo lugoon ilmo shaqo iyo shilin kaaga muhiinsanyihiin😏😏😏😏
@yasirsalah3232
@yasirsalah3232 Жыл бұрын
Mahadsanid wll Cumar Codkaga waxa moda xoga hargab inu ku hayo maanta Haday jirto alle hku caafio 🙏
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 Жыл бұрын
Cumarow walaal guuleyso wax badan ban kaa faa'iiday KZfaqrka ugu wanaagsan ee soomaali leedahay ayaan kuu aqaan 🎉❤
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 Жыл бұрын
Ani ahaan haddan fikirkayga ka hadlo , Waxan Aaminsanahay in gabadh wax barato Diin iyo maadiba hadday Shaqo hesho Shaqaysto iyadoo guri leh iyo iyadoon lahaynba Kaliya Maanta waxa badbaadi kartaa gabadh Aqoonta diinteedu Aad u sarayso Anigu oo ah ka mid ah hablaha labada Nimco alle ku galaday Alxm , Waxa qabaa Nolosha Aduun inay iska thay daaru imtixn , Kolay Dadku kale Duruuf duwan Durafaha gaabdh ku kalifa inay baxdo , oo ay Shaqo tagto waa badan yihiin Maanta xaqiiqda Markaynu eegno , Alle how Sakhiro Nolosha in kasta oo dadaalaysa ku dadaalaysa wax anfacaya oo Aan ka hor imanayn diinteeda , iyo sharafteeda toona ,😊 Maanta inanta dhisan diin iyo dhaqan loo baqi maayo debad iyo wax ku dhaca toona , Xataa hadhow Waxan qabaa gabadha Noocaas kuu alle Calaf ugu daro inaan dardar iyo is barbardhig toona imanayn , Qofkay dooranaysa qof la mid ah Noqda ayaa fiican labada qof ee is dooranaya marka koobaad haddanay cakis isku ahayn nolosha loolan marna dhici karo uma malaynayo qof ilaahay ka cabsanaynaya , haddii uu in uun xaq bili,adaan alle u qabsan, inuu kibaraayo Qof nolosha si uun u alle isku baday u malay maayo , hadii qofku nolosha uun laysku fahmi waayana dhibaato mooyeh dheefba la lakle heli waayaana , Ilaahay furniin buu baneeyey , Markaa inan diin bartay casrigan aynu noolahay way badbaadi tii kle Alley leedahayn.
@Lisanpoints
@Lisanpoints Жыл бұрын
Caqliga allaha kuu daayo, si qiimo badan ayaad u sheegtey, waxaad mudan tahay bogaadin wll.❤🎉
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
Gabdhahena schòols iyo jamacado ayey ka baxeen waxana 12 sano iyo 4 sano jamacad ah laguso ababiyey inay raga wax la qeybsadan aysan xaas noqon aniga classmatekeygii iyo schoolkii ayan kuso ogaday hadana gabdhaha an wax isla barano ujeedkedu wa inay shaqeyso walalahy aya ka mid ah ilahay irsaqada meel sahlan ha u galiyo dhibka ay wilashu maraana ilahay ma tuso dumar shaqoyin lo dhibateyy wa badanyihiine sharftodana allah dhowro
@hamdasharaf
@hamdasharaf Жыл бұрын
Hablaha manta jooga waxa ku badiyay inay shaqaystaan ragga manta jooga ayoo dayacu ka imaaday aaboyashu mawada wanagsana inantana sidad nolol adiguba urabtid ayay yadna urabtaa.
@sucaad2
@sucaad2 Жыл бұрын
CUMARAW hadalkaan kun mar noo hoos dhig👏👏
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
xaqiiiq ❤❤❤
@salahabdi6497
@salahabdi6497 Жыл бұрын
Waa runta zamankan la joogo hooyooyinka aya kun jeer ka waxqabad fican abooyinka taas shaki kama jiro. Ragga somalida waqtigan la joogo waa labo. Mid qayila iyo mid fadhi ku dhirira
@cumarnajiib148
@cumarnajiib148 Жыл бұрын
Walal Hooyada waa mid ay ubahan yihiin owlaadeeda in aytarbiyeeyso
@cumarnajiib148
@cumarnajiib148 Жыл бұрын
Haday Hooyada shaqo aado caruurta Tarbiyadoda kabaxeyso meesha
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Cumar jini naag naag baa kuugu dhacay cuqdad naag waad qabtaa marka alle haku caafiyo 😂😂 walaahi muuqaalkaaga waan dhameesan waaye 😂😂
@Idiley252
@Idiley252 Жыл бұрын
Typical Somali Faarax 😊
@OmaarSaid-hl1eh
@OmaarSaid-hl1eh Жыл бұрын
Ninkn Warkisa dhag jalaq ha usiinin, waxbaro, shaqyso dabadedna Guurso .
@user-et5ij2hr9r
@user-et5ij2hr9r Жыл бұрын
War ninkan wuu is badalay waxna u keentay sida waa meeshu joogo ayaa dumarkooda lida subxanallah wan ka yabnahy walhi si u yahy qofku
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Wllhi waad ila aragtay
@karaamakaarama92
@karaamakaarama92 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@cambaro124
@cambaro124 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal cumar inshaar waxaan kula socdaa ooo aan ku daawadaaa ku dhewaad ilaa 2018-2023 waxaana ka faaiday wixii ugu wanaagsanaa ee aan qof kale ka baran lahaa midaasne waad mudan tahay inan kaa mahadceliyo dhab ahaantii mahadsanid. Waxaan rabaa inan waxka dhaho gabdhaha shaqeynaya waxaan ognahay in soomaliya marka la joogo in hooyoyinka ey yihiin kuwa u badan ee ubadkooda u shaqeeya si ey u helaan wexey cunaan si ey wax u bartaan ey asaagooda kasoo dhex muuqdaan maxayelay dhalinta maanta aabayashooda eysan nooleyn amaba eysan daryeelin oo ka tagaan misne eysan gudan waajibaadkii uu alle saaray wixiii sababa ha sababaane hooyadaas wexey ku qasban tahay iney shaqeyso si ey ilmaheeda u daryeesho wexeyna hooyoyinkeena ku qasban yihiin in ey isku bixiyaan waajibkeedi iyo midkii aabaha, makula tahay in eysan jecleyn iney nastaan dhibtaas iyo waajibkaasne ey ka nastaan gurigoodane ey ku ekaadaan , Kwrn hooyadaas ku dhewadka korineysa 3 hablo ah iyo 3 inamo ah miyeysan aheyn marxalad adag . hablaha yaryarka ee wax la barayne wexey ku qasban yihiin si ey u nastaan waalidkooda siiba hooyadaas ilaa heer daalan in aan u ogolaano iney nasato ayaan u shaqeynaa In ilmaha inaga yaryar si wanaagsan wax ubartaan ayan u shaqeynaa ee uma shaqeyno sidaan anigu aaminsanahay si hadii laguu furo aad noloshada horey ugu wadato u shaqee iyo wixii lamidka ah maxayelay waxaan aaminsanahy qofkasta uu dareemi karaa in hooyo hadii uu ninkeedu dhinto amaba ey kala tagaan xita hadeysan waxba baran xitaa hadii eysoo aado magaalo eysan waxba ka aqoonin in eysan marnba ubadkeeda ilaalintiisa ey wado kasto u mareyso oo eysan marne baahi uga seexaneynin hooyada dhabta ah wax heysashada iyo ineysan heysan waa iskugu mid marka ey rabto in ubadkeeda ey mareyso dhankastoo oo noloshooda ah gabdhaha hada joogane madama eysan badan kooda aabayaashoda lasoo noolaan waxaan aamisanahay ineysan furiin iyo kala tagaba eysan jecleyn maxayelay waxaa jira waxyaabo aan anaga dareemeynay si kastoo ey hooyoyinkeena waxkastoo aan ubaahneyn inoo siiyeen hadane waan daremeynay in uusan aabe nala joogin sidaas darteed gabdhaha xitaa ma jecla iney noloshooda burburiyaan maxayelay markasta nolosha wexey ku wanaagsan tahay in ilmuhu helaan labada waalid si ey u dhameystirmaan.Waxaan isleeyahay waxa furiinka keena iney tahay madama eysan gabadha soo arag dareenkii macaanaa ee aabaheyd inuu siiyo aheyd iyadane eysan helin ninkeedame ey ka raadineysa asigune eysan fahmeyn oo uuu darenkaas siin waayo iyo madax adeyga labada dhinac ah isfahamkane door ka ugu weyn ayuu ka ciyaaraa nolosha qoyska. Anigu aanba iska qaade manan jecleysteen inan shaqeeyo hadii aan helaayo aabe iyo walaal sidii boqoradii uu alle inaga dhigay inoo ilaaliya inala socda meshan tegeyno waxaan baraneyno xitaa hadaan dukaameysi u baxeyno ha ilaaliya oo garbaheyna socda wax waliba oo aan u baahanone ina siinaya maxaa inagu qasbaaya inan soo dhididno oo aansoo shaqeyno dareenka ugu wanaagsan ee aan daremayo hadii uu aabe ama walal ila socdo ayaa ah inan amaaan ahay marnaba anan baqaneynin in la fowdeeyo ama inlagusoo xad gudbo cirdigeyga oo aan amaan iyo farxad buuxdo aan daremayo waaan jeclaa lagaa inan daremo xaaladaas maxayelay kuma qasbanaadeen inan shaqeeyo sidoo kalene aan markasta ka cabsado iney wax isoo gaadhaan hadiise aan heli lahaa markasta boqorad ayaan ahaan lahaaa maxayelay badanaa gabdhaha shaqeya weyla kulmaan dareenkaas wana dareenka nageliya in inta dhurwaayada aamino anagoo nafis ka daarineyno ey na cunaan lafaheenane ey banaaankaas kaga tagaan 😢😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Жыл бұрын
Omar inshar best yutuber of somalia guulayso walakie ❤
@liibaansaalax8998
@liibaansaalax8998 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad barnaamijyo faaido leh baad nalawadaagtay
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Waa cawadii iigu horeesay aan ka soo gaaro Alx🤲🤲
@khadijoquruf
@khadijoquruf Жыл бұрын
Dumr badan abhood waba dhinteen ama wa xanunsanyhin xisabta mku dartay mujtamca somliyeed waxaaa herkas gaarsiyay waaa hooyo shaqaysay ama gbar shaqaysay imisa gabar walaaalhed jmcdo iskuulo ka bixisa anga dad ladan oo lacg haysta inaa nla barbardhigto waaa khld gbdhahan waxay wax ubaranayaan hoyaded siday yaanyo ugu soo korisay aysa awldeda yaanyi ku korine ay qalinkeda ku koriso wallo marka mawduuca waxa larabay inaa ka soo fakarto somalida manta dumr bay ku tiirsanyhin
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Жыл бұрын
ustaad sifiicanaa u fikirty lkn nimanka hada jooga 90% layku ma amini karo waxna waxaan u baranaa sidaa shaqaalo u dhoqdo sabbatoo ah dadkii fcnaay weey ku yaraadeen aduunka wlhi intaa arkay maamooyin caruur badan laku furay lama tirin karo abahoodana ma biilo 🙂
@farahali6753
@farahali6753 Жыл бұрын
dadkii fcnaay ma yaraanin ee adiga ayaa wax kaa khaldan yihiin ee isi sax mar hore.
@cumarnajiib148
@cumarnajiib148 Жыл бұрын
Walaa qofka in uu Xumaado waxay katimaday Tarbiyo la,aan Hooyadu waamid ay caruurta ugabaahan yihiin Tarbiyo markaa dadbadan oo wanagsan la,arkilahaa❤❤
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Жыл бұрын
@@farahali6753 😂 hye
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Жыл бұрын
@@cumarnajiib148 bulshadana sidoo kale hooyada lee maahan cunuga iyadoo hooyada tarbiyeesay ayaa bulshada haleen karto 🤷🏾‍♀️
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Жыл бұрын
Best somali KZfaqr
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Is dirisle abdi😂😂😂😂
@atloss516
@atloss516 Жыл бұрын
@@quruxleyqalanjo5485 meesha wax kafaaid eena iska bax meesha challenge lama dheelayo iyo waqti lumis
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Жыл бұрын
@@quruxleyqalanjo5485 abaayo ninkas iyo omar inshaar wee kala dhamaaden marka abaayo inta wax faaid ama iska daawo ee waxa soo qoreysid waa qalad
@Worldly_work
@Worldly_work Жыл бұрын
​@@quruxleyqalanjo5485intaas ma kugu so dhacday kaliya
@aminamohamed7638
@aminamohamed7638 Жыл бұрын
Allaah ha ku barakeeyo walaal cumar
@hibomahamed8546
@hibomahamed8546 Жыл бұрын
Sidaan usugayey amizen wllh waad igu soo beegtay ❤❤❤
@ARAGSTYLE6409
@ARAGSTYLE6409 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad waan ku tagersabahay gabdhuhu inay shaqaystaan waxaana ku qasbay raga bahideeda cidna ma daboli karto because ma ogad qadka aad mustaqbalka lawadagtaa inuu xunyahay iyo inuu sanyahay ubadkana hooyada lagu dayaa intabadan aadban utagersanahy gabadhu iyadoo dhisan waxwalba haysata inay guursato
@halimasaada
@halimasaada Жыл бұрын
Waxan rajeynaya ustad omar in tacliiqyada ay gabdhuhu fikirkoda kuso gudbiyen ad aqriso ana fahamto sababta wadanki anaga jogno o xaqiqda argno
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Жыл бұрын
waxyabaha qar wan kugu raacsanahay lkn qasab maaha inan kugu wda raaco wll taas waxa sababay anaga hablaha soomaliyeed ahaan tusaale toos ah ayaanu aragnaa boqolaan hooyooyin ah oo fadhiya wadooyinka magaalada oo iibinaya waxyaabo raqiisa yacni si ay ilmahooda ukoriyaan oo wax ubaraan ilmahas ama aagoon ha ahaado amaba aabihii hadayriyee xabuub ayaa lagu korinaya marka maxaa diidaya inan kafakaro inan ilmahayga hadhow lacala hadayba wax dhacan anoon dhib wayn marin inan koriyo oonan cid ubaryin???
@rashidmohamed6482
@rashidmohamed6482 Жыл бұрын
Mahadsanid walal Omar inshar.guulesa walal
@derow17
@derow17 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك ‏على نبينا محمد ﷺ ‏وعلى آله وصحبه أجمعيــن ‏⁧❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhaashane1
@dhaashane1 Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed ee muslimiinta ahi ha iigu usoo duceeyaan qoys kayga OO u baahan ducadiina in Alle u fududeeyo halkay u socdaan❤
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
Muqaalkan hal dhinac ka fiirise bal ka fakar wadan 30 sano burbursan noloshii abbe laanta ahayd ee lagu soo koray wa inan isku filnaana gabar walbay cidna ha sugin ee isku filnow abyo guurku wu imaan i.a❤
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 Жыл бұрын
Macalinkeyga nolosha walaal cumar Inshar 😊😊
@halimasaada
@halimasaada Жыл бұрын
Wcs yaa omar inshar, wad mahdsantahy, dabcan fikaradada wan wada dhagestay, marka an ku oranyo omarow hal dhinac un haka hadlin ee mawducaga kadhig mid labada dhinacba leh wa sidano kle waxad tiri gabadhu yey shaqesan wax habarto kaliya, dabcan shaqdu wa dhinacyo badan o ma aha in rag uun lala shaqeyo mel kasta hadana waxba kuma jabno in rag lala shaqeyo o waxba iskuma darsana o umad islam eh ayan nahay taana lagaranyo, somaliya 85% dumar baa shaqeya o badankod ushaqeya carurtoda iyo familkogoga sabab awged dayaca raga o batay iyo nolosha o ku adkatay awged dadka qaar iyo kuwo naftoda ushqesta donayana inay ayaga is hormariyan, diin udiidayna majirto dumarka inay shaqestan o waxbartan hormar sarena garan iskuna filnadan, fikrada ubadan an kaga sohorjedo waba tan ad markasta isku xirto waxbarashada gabadha iyo guurkeda, ad ledahy gabaha haday waxbarto ama heer garto lama guursanyo, wa ta an kalayabay niyow fikirkas aadka uliito ad umada ku bagadisid iskada oo bulsho aya ku bararujinysa in dumarka an waxba labaranin, gurku wa calaf qoran ma cidba ka badalaysa hadad waxbarto ama aad iska fadhido, aniga mawducyadada wixi i anfaco ayan kaqata wixi kalena wan iskagata ee gabdhow waxbarta o heer sarena gaara taasi kama dhigno in caruurtada iyo reerkaga ad dayacayso, dabcan omarow dumarka fahmi maysid adigu wa sbabta ad sida ugu hadlayso.
@user-nx6dc3ow1o
@user-nx6dc3ow1o Жыл бұрын
100%
@user-gu1gk8jr3f
@user-gu1gk8jr3f Жыл бұрын
Qofkii u horeeye Mash allah
@user-vq2qq3ky4s
@user-vq2qq3ky4s Жыл бұрын
Ilhy haku cafiyo wllo xanun ban kadaremoya
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshar
@dhiiranewarac3023
@dhiiranewarac3023 Жыл бұрын
Alle Ha ku barakeeyo ustaad omer Runtii mawaadiicda aad xagan noogu soo gudb9so waa mawaadiic tayo illaa xad
@user-hj1mr3ny3n
@user-hj1mr3ny3n Жыл бұрын
Asc wll it's my first comment that I send , you're my real role model , but this topic is the most essential thing for this moment, keep up this essential topic,
@alanaashidaha
@alanaashidaha Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤🎉❤❤😊 Ustaad waxaan jeclaan lahayn Muuqaalkan muuqaalka xiga inaad kaga hadasho Hirdam ka afkaaraha Midigta iyo bidixda ❤😊
@AbshirNinka
@AbshirNinka Жыл бұрын
Mashalah WllkY Omar inshahr
@monayousuf402
@monayousuf402 Жыл бұрын
Allah haku xafido wllo 🤲👑❤️
@maxamedcayuun
@maxamedcayuun Жыл бұрын
Xalqadahaaga podcaska ah waan ku farxaa marka uu iga hor yimaado videogaagu, hore u soco sxb
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
In caruur layska dhalo oo aan masuuliya la qaadi karayn, 3 ama 2 hala dhalo si fiican loo barbaariyo oo diinta suuban lagu tarbiyadeeyo, caruurtan maalinta Aakhiro ayaa lagu waydiin, waa amaano laguu dhiibtay
@user-eh2df5zo7j
@user-eh2df5zo7j Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@xikmanuur2260
@xikmanuur2260 Жыл бұрын
gabdho plz ninkan yaan ladaawan mar kle vedio dambe uu dumar ku sabsan hadu sodhigo washamsi halagu qaadi 2diisa KZfaq ba😡😠😡😠😡😠😡😠😡😠😡
@caashoxasancali52
@caashoxasancali52 Жыл бұрын
M.a allaha ku xafido wll❤❤
@user-ru4zo5gd9q
@user-ru4zo5gd9q Жыл бұрын
Sxb maalintii aan ku bartay noloshadeyda wax badan iskakey badalay thanks❤
@Hamdaburco
@Hamdaburco Жыл бұрын
Dhinac qudhaad wax ka eegtaa ee dhinacyo badan wax ka eeg inader
@najmaabdullahi7845
@najmaabdullahi7845 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo omar runtii waxa tahay nin aan wax bdn ka faaide allah kaa abaal mariyo mida kale gabadhu in ay shaqeesato wax xun ma aha wllo qofka in uu meel iska soo saaro waa ay wcnthy tan kalana dadku isku mid ma aha waxa laga yaabaa in ay sugayaan familkeeda oo aan wax heesan indhahoodana ay tahay oo ay is leeyhn gabadhiina baa idin shaqeen mar dhow marka ma waxaa kula wcn gabadh sidaa lo sugaya in ay fadhiisato ay tiraahdo anu ma shaqeen karo hadii la dhihi lahaa waxaad rabto waad heli xaqiiqdii waxa hubaa in aan joogeeno guryaheena qof nasasho diideysa malahan marka dowlad sidaa na dhahda miyaan heesanaa ani ahaanteyda damiirkeyga ima siinayo aabahey heerkan iso gadhsiiye illa heer jaamacadeed in aan fadhiisto aso waayeela kdbna kuwa iga yaryar wax barashadoodii oo ka fikro waa habaar runtii mida kalana oo aad tiri waxa aybaa u shaqeestaan difaac ay ninkaas kaga jirto oo ay keedahay bari hada kala tagno ayaa meel iska soo saarayaa waa sax illen waad ujeedaa raggii tan kalana waxaba mooda in ay isku dabeecad wada noqdeen oo la yiriba dumarka dhiba mid mooye oo alla unaxariiste inta kale waa isku mid marka sidaas baa nagu qasbaysa in aan shaqeesano oo ilmaha caanahoodaa aan ubaryin anaa u shaqeesta waa rag cuqdada adiga kuu qabaan bay ilmahooda ka jarayan oo aanayba korsaneen
@user-ll7wl1zv7w
@user-ll7wl1zv7w Жыл бұрын
Wlhi ninkan waa xag jir wuxuna aamin sanyahay wali dhaqankii carabtii hore ee jahliga ahayd sidee ayba gabar u shaqo tagtaa ooy isku filaansho u gaadha ayuu hada waxaas oo tusaale ah usoo qaadanaya walee cidan wali ku fahmin ayaa kugu ajaran
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
kalmada xaq jir xitaa waa amaaan saa qof xaq saxda ah la jireee😀😀
@AbshirNinka
@AbshirNinka Жыл бұрын
Horta WllkY Omar inshahr Hadalka sheegtay xaqiiq waye Lkn dhibaa iska jirto aniga wallshay inginier Waye dee waxkale mahyno iyadali wax ka sugnaa. Markaas maxsamyaa uu ilaa haboon🤔
@halimasaada
@halimasaada Жыл бұрын
Ku dhiiri gali walasha inay shaqadeda wadato dhanka kalena ay sharafteda iyo diinteda ilaliso, shaqda gabdha loma diidin ee wllky walasha ku bogadi inay shaqesato nafteda iyo ttinaba way idin anfici
@faadimaaxmed6994
@faadimaaxmed6994 Жыл бұрын
Gurka iyo irzaqadaba alle ayaa qore Dhibna kuma jiro hadee gabadha shaqesaneso Lamana dhihi karo gurka gabadha ama gur,lanta waxaa keni kara waxbarashada ama shaqada Gabdhaha hadee shaqesato 1 walidkedee anfacee 2 hadee guri ledahe gurigedee cawinee hadena lahen gurina nfteda ayey cawinesaa Wxbarashada kaliya maha sidan inaga bdn kena u fahansanahe oo ah inaa shqeso
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Жыл бұрын
STFU FEMINIST BULLSHIT AH TAHAY
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Waa ka helay barnaamidka aad wato waa muheem🎉
@ZAKARIE44
@ZAKARIE44 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Masha alhe tabarakalahaa mahadasanid omara inashar 😇😇😇walalha ana halakan ku wada xiidhanahayi dhamatin waxan idi rajinaya ciimari dheer iyo cafimada iyo cibado suban 🥰🥰🙋
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Жыл бұрын
Wcs ustad gabdhuhu iney waxbarto oy shaqeyso wey ficnthy run ahanti hooyadey canjin iyo cano maqayad bey gadi jirty oy wax igu barty hadey aqon lahan laheyd dhibkas miyey mari laheyd wa maya dabcn aniga mrka manta anigane wa in an dadala on hoyadey iyo carurta iga yaryar u shaqeya sido kle ubadkeyga wn korsada xajigeygane wu igrb taganyahy mrka gabadha ayado shaqeysaneyso hadane rer wey dhaqan karta nin leskuma haleykoro wu dhimn kara wuna ku furi kara mrka ado asturn o xijabn o hadad safar galeyso wato walalka ama seygada ama wilkada si u kugu noqdo muxram
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad❤
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 Жыл бұрын
Xabibi horta wad Mahadsanid muqalkaga muhimka qureec ban kukarsaday wa marka labade gabadhahan aad arkeyse shaqeynayo waxa lagayaba iney igeysay daruuf kabasoqad iney tahay curad waxa kuxidhidho hooyo iyo abe saboola walalahed oo yaryar wax Iskul fee logabixiyo sasna aay kushaqeyneso Tankale inad noqoto qof iskufilan aad bay muhim utahay ani eega waxan 25jir waxbartay madi iyo diniba in igufilan alxm lkn hdan helo fursad shaqo didi mayo lkn heer magadhin ah hooyaday waxey cunto weyday abahay walaladay alxm taasina illahay basa mahadeda leh lkn hday gadhi laheyd her aay wayan qutul yonkoda walahi qadamonimo wan ugali laha sii aan uqudiyo markan uimado tan gurka ninka wasax asaga masuliya kasarantahay nolsheyda waxan cuni laha iyo waxan xidhan laha taas kumadidani sidokale ayadana wax didayo maleh inad shaqeysto ado marwo ah wa cadi inad waxbarto aday kuficantahay gabadh ahan madi iyo diniba bari ilmahaga waxbarani wixi xun iyo wixi sana waad kala garan gabadhuhu wax bartan hana shaqeystan sasan leyahy ani marlabad wankumahadcelinaya sida dad aan garanayo intan kugafo tagerinmada kala noqon mayo muqalksto ood sodhigtana wixi ianfacan kaqata wixi kale een kugu racsaneyna maba daneyo waligay qoral intan laeg kumasoqorin ee fadlan kan aqri madama aan waqti galiyay❤
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Arinta wax dayacay ragii haday masuuliyada si dhamaystiran u qaadan lahaayen dumar suuqa yaacaya lama arkeen lkn markay ragii masuuliyada dayaceen ayay wax kasta is badaleen
@user-xi1uz2ok4m
@user-xi1uz2ok4m Жыл бұрын
​@@cabdiraxmanmaxamed3093 sax
@xamzabashiir57
@xamzabashiir57 3 ай бұрын
Keep going teacher🎉❤❤❤
@abdirahmanxoghaye3593
@abdirahmanxoghaye3593 Жыл бұрын
Mnsha allha wllky omer guulayso
@IfkaNuur-mx7gc
@IfkaNuur-mx7gc Жыл бұрын
Ustaadkygii😢❤
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed Жыл бұрын
Thanks wll Hada faker keyga ka hadlo gabdha in ay muhimade wax u baraneso shaqo noqotay oo ay hadey guur gasho daqiiq kasto in ay ka bixi karto ku tashaneso taasi waa mid ka imaty masuuliyad darada Dhanka raga qabo ee kow m ah in ay dumarka qaldan yihin hadi raga ilamahoda io rerahoda dayici lahein dhibatadan ma ehin mid dhaceso waa sa aminsanhu thnks
@khaliilrahman
@khaliilrahman Жыл бұрын
Mashallah walkeyna cumar inshaar mida kale waxan rawa inan kushego awuukar Culusoo Muxu kaarawa waxan arkay inuu adiga ku karbaashaye wanyaway waxad kahaleysay 😮
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Anaa ugu horeya wllkey Omar ❤️🥰
@geedihiiraalecusman438
@geedihiiraalecusman438 Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم / كفى بالمرء اثما أن يضيع من يعول ( أي من يقوت )
@adan053salah7
@adan053salah7 Жыл бұрын
Waa runta Cumar germalka waa dad karti iyo hawlkarnimo kucaan ah markay Shaqo hayan waxy uqabtaan si 💯 ah .
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Жыл бұрын
Best your tuber of Somalia ❤❤❤
@anhaarmahadabdulle9762
@anhaarmahadabdulle9762 Жыл бұрын
Aad ban ugu farxay videokga marku iso dhacay
@maxamedaadan4531
@maxamedaadan4531 Жыл бұрын
Cod saafiya masha allah
@xikmanuur2260
@xikmanuur2260 Жыл бұрын
nio wad qaldantahy wxaana tahay cadowga gabdhaha mx ku dabadhigay oo aad 10 video we garayan intad ka samesay intasna mid walba wxd ledahy yan lashaqen yan wx labaran yan lagursan wx maku sheegaa guursan mayno wn shaqeynenaa walid iyo walal iyo nin umabaahnin kuma na tiirsanaaneeno qof bani adam ah wx gacantada kugu jira iyo qof wx uu ku hayo oo uukuuxisabayo oo markuu doono kuu diidayo isku mid maaha 20 jir ahy jamacad dhigtaa 2 sano iidhiman ilaa 30 sano kasoke guursan maayo wxii nooxun iyo wxii nofican anagaa naqaan wxse layabaa dadka ad sida fudud ku badali kartid oo mar walba m.a ku leh qasatan nimanka wyo ayaga wx negative ah ku sabsan madhahdid kaa yeeli meyno dumar hadaa nahay namana badali kartid
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
In aynu aragno gabdho ama hooyoyin somaliyed oo ka shaqaynaya shaqoyin hose oo ah inay suuqyada wax ku iibiyan amaba shaqoyin sare oo xafiis ahba haka shaqeyane waxa kenay waa in badan oo kamid ah ragii masuuliyadoodi ay ay gabeen .
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
Cumar barnaamij yadaan wuxuu usameeyaa dadka ku xiran in maalinta qiyaame loo cadaabin waa inuu wanaaga usheegaa haqaataan ama yeysa qaadanin guuleyso wllke 🙏
@GG33470
@GG33470 Жыл бұрын
Thanks ❤
@supoabdi6828
@supoabdi6828 Жыл бұрын
Ustaad ❤❤❤❤
@cismaanyare6869
@cismaanyare6869 Жыл бұрын
Wan dhawahy mahadsanid
@Assia9900
@Assia9900 Жыл бұрын
Sbbta hablaha hda joogo ay shaqada uga warwarsanyihiin waa in rag badan shaqadoodii gabeen kawarn ninka hda dhow guursaday hadana gabadhii uu guursaday biilkii reerka ka sugaya
@user-td8uf2vo7f
@user-td8uf2vo7f 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@juweriaabdirisak
@juweriaabdirisak Жыл бұрын
Garashadaadu ma intaasbaa🤔😂
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp Жыл бұрын
Feminsm tahy ilmaha ya tarbiyenayo
@mudanabdirahman
@mudanabdirahman Жыл бұрын
​@@IsmailKhan-jy9mpmimnst atahy dhanka fiican wax kafiiri
@juweriaabdirisak
@juweriaabdirisak Жыл бұрын
​@@IsmailKhan-jy9mpanigu waxaan ahay waan is ogee adigu maxaad tahayna
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Masha allah
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar Жыл бұрын
aad ayaan u xiseeyaa fandhaal kaan
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
Wa sax ano wax ba Nala so bariin ba Hadane Qadamonimo nala so diiray Guurna kuma fakarayo waxan aminaanhy Gabdhaha In la guursado Ka baxsanhy 😢
@hamdahassan1073
@hamdahassan1073 Жыл бұрын
Cumaroow wll horta waa zax in dumarku aanay shaqaynin oo ay markasta guurkeda mustaqbalkeeda iyo caruurteda siday utarbiyadayn lahyd uun inay ka fikirto tahy in uu ninka raga ahi masuul kanoqodo iyaduna uhogaansanto lkn halka dhibtu kajirto waayaheenan waxa weeyan in aan aabo yaashi somaliyeed aanay ogoln intooda badani in ay masuuliyada siday tahy uga soo baxan oo maanta markay inantii yarad ee labatnka sano jirtay aragto hooyadeed oo la balaqsanaysa oo aan garab iyo gashan taana Haysan aabohoodna xay yahay oo noolyahy hadana aan wax uu taro iska daaye dhibtiisa uun kala maqnaan karin maxay ku fikiri karta bal inanta yari? Waa in aan Shaqaysto si aan hooyaday ucaawiyo aya kuso dhacaysa marka ugu horysa hadana kasi badi oo ragaba adigu baro dheere siday isu leedahy ayey xeedho iyo fandhaalkala dhacayn. Sababtuna waa masuuliyad darada aabo yaasha somaliyeed ee waayadn nool intooda badan. Slm
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
mahadsanid wllhi anoo ninaa kugu raacsan waan usoo taagna waxa aad sheegtayba
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Waaba xaqiiqda dhabta ee dalkena taal Agoon Aabba leh 😥
@shamsomaxamedjama1257
@shamsomaxamedjama1257 Жыл бұрын
Inaa dumarka shaqeystan walo bahanyahay hadey xuududa dumarnimadoda dhafeynin oo sheydan qadanin o diintoda ilaashayn ani 12 sano school dhignya 4sano jamacad baranaya kuma qasarin Alxmdullha wana shaqeeysta
@Qarni264
@Qarni264 Жыл бұрын
Wllkay omar❤
@HimkoHimks-cr6cb
@HimkoHimks-cr6cb Жыл бұрын
Wax waan baran waana shaqeysan cidna Kuma tiirsanaanayo adeer sheeko mesha ku heysaa
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Wcs wll cumar intabadan mowduuca dhanqudha ayaad dhinaca saaraysaa laakin xaqiiqatan dumarka waxa kalifaya inay sheqeyan waa raga ooo doorkoodii gabay 70%qoysaska somalida waxa quutal daruuriga uraadiya waa hooyooyinka markaa illahay raga xaqa iyo wajibaad kooda hagaransiiyo
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Ha taasa xaqiiqa ah hadii ragu masuuliyadi alle saaray ka so bixi lahaayen dumar ku guryohoda ku dhergi lahaayen
@mq.2023
@mq.2023 Жыл бұрын
Fandhaal podcast
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Waa kuwee ragga soomaliyeed ee dhamaystitay masuuliyadi laga rabay
@65nuuryare
@65nuuryare Жыл бұрын
Ilaahey qof muslim ah ma keeno Dhul gaalo walaahi somali badan aan arkey leh ciyaalka wa Iska sii ridaa iyo kuwo leh uur ma rabo in aan yeesho cirbat aa is diraa leh kuli wa Dhul reer galbeet
@HafsoWadani-qf7yg
@HafsoWadani-qf7yg Жыл бұрын
Ustaad hadi nagu soo aado mid gacantisa aan wax ka bexen selayeelayaa
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Markaan yarayn aa aan kitaabada dugsiga ka raacan jirnay waxaa naloo aqrin jiray gabadha yaranteda Aabahed baa ka masuul ah haduusan noolayn walaalkeed markay guursatana ninkeeda yacnii mar waliba gabadha waxaa ka masuul ah raga waxaana ku fakari jiray in aysan muhiim ahayn in aan shaqo mustaqbal ka fakarin lkn markaan waynaanay dhabtii xaqiiqdu saas maaha Aabahaa kuugu horeeyo shaqayso kuleyahay haddaad wax waydiisato tuugsi ayba moodaan xaqiiqadatan xaquuqda dumar dhanka diiniga ah waa mid dhameystiran 100% lkn musiiba oo dhan waxay bilaabatay markii xuquudeni nala garab mariyay wax aan nalagu soo korin baa la rabaa in nalagu dhaqo waxii hore oo dhanba waxaa ii badalay gabadh wax baratay waa bulsho wax baratay wax waan baran dadkayga iyo dalkaygana waan ushaqayn intaa noolahay in aan noole kale ku tashto kumaba soo barbaarin bulshadu dadka ay maanta ku tiirsan yihiin waa dumarka shaqo aysan qabanina way yartahy. Keep goin qof waliba oo wax bartay ama barta ballantenu waa waxbarasho iyo in aan dalkena iyo dadkena wax uqabano.
@user-xi1uz2ok4m
@user-xi1uz2ok4m Жыл бұрын
sax masha allha
@hamdiismail2457
@hamdiismail2457 Жыл бұрын
Mahadsanid Point ga shaqada dumarka iyo inay gabadha hadafkeeda kowad noqdo inay aanay CID ku tiirsanaan rabin taasina kee nayso in aanay system Ka nolosho khalkhalo waxa Ka masuula Raga oo doorkoodi kasoo bixi waayay
@shedo7275
@shedo7275 Жыл бұрын
Ragga qaar waye lkn adi waxa kudadasha inta mid fican kalabaxdo inta aqtiyarka ledahay oo karabto ka gursani karto
@deeqali9139
@deeqali9139 Жыл бұрын
Waa Runtaa Lkn iyaduna ha raadso nin rag ah oo ku filanan Kara
@Zeynii530
@Zeynii530 Жыл бұрын
Ka soo hadal ustaad: narcissist oo ah xanuun Shaqsiyeed
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Жыл бұрын
Fikirkeyga waxan aminsanhy gber in ay shaeysan karto hadey aqoon ledahy iyo hdeysan laheen why raggi ayaba iska yar wax masuuliyad qadi karo nafteda iyo kii caruurta abayo marnba haku fikir qof bili aadam ah inaa wax ka sugtid naftada wax u qabso dadka hdla nuucan ah ha qadanin mustaqablka dhow io kan danbo naftada wax u qabso gber fadhiga ka kaca oo meel iska soo saraa wax wad qabsan karta 😊
@user-qu8ht4dr9k
@user-qu8ht4dr9k Жыл бұрын
Waa Runta wll cumar uma fiicno gabadhu inayshaqaysato waliba iyado hooyo Ah waayo waxa kadayacmaya ciyaalkeda dhinac kasta gaar Ahan xaga tarbiyada ciyaar keda kama warhaynayso Aniga shaqsi Ahaan wan kugu raacsanhy
@tarzancali5510
@tarzancali5510 Жыл бұрын
Saxiix✅
@saidahashi9921
@saidahashi9921 Жыл бұрын
Dumarka Somalida yaa y so shaqaynaya ma rag bay leyihiin horta anaga carabta ha na barbardhigin wllo somalia hoos u fiiri nolosha wadanka waxa kla wada oo rafadaya waa hoyoyin masakiin ah adna nin masri ah ba yiri bad no la timid ragga somalida oo masuliyadodi dayacay ba anaga rag noo ah
@aayah5210
@aayah5210 Жыл бұрын
Yacni waxa rabta in caruryo badan nagaladhalo hadhowne nagaladhaqajiyo😅😅 sida somalida ubadan hadhowna dowlad daneneso ama qarabo daneneso anjirin wee wee
@MOHANRAJA-nx6hj
@MOHANRAJA-nx6hj Жыл бұрын
Wll bin igu qabo 🙏
@MOHANRAJA-nx6hj
@MOHANRAJA-nx6hj Жыл бұрын
Cumarow wllhi waku tagera😊
Dumar iyo Dumarnimo | Xoogaa afkaar ah | Fandhaal Podcast |
31:10
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 91 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
Falsafadda | Badweynta Hanuunka & Lumitaanka Dhallinta.
11:50
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Dood: Risaalada Islamku Ma Tahay Mid Nabad iyo Wanaag Ku Dhisan??
1:23:11
Somali Free Thinkers
Рет қаралды 2 М.
Fandhaal Podcast 66 | Tijaabadayda Aan Kula Wadaago .
23:12
Omar Inshar
Рет қаралды 37 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН