Fandhaal Podcast |29 | Xaguu Banii Aadamka U Socdaa | Xalaqo Muhiim ah

  Рет қаралды 23,856

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 99
@Inaabdi99
@Inaabdi99 Жыл бұрын
Waxaan TikTok iyo borobagandhadiisa kudhaxjiray mudodheer oon malinwalba uguyaran 3 saac aan dhaxdabalanjiray munkarkas lkn alx 2 bilod kudhawad talefankayga wax TikTok ladhoho kumajiran mana isticmalin isbadalka dhanwalba ah ee an daremayo mamalaynkartid alx qofwalbana inu iskadayo ayan kulatalinlahaa 👍
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Chanaalkani waa wacyi galintii oo qofa sidoo kale 2year kadib inshaar wxy u noqnysa mid professional ku ah soo gudbinta falaqynta barnaamijadan oo kale 😍
@c-series777
@c-series777 Жыл бұрын
Cumarow waxaan ka codsanaya in aad podcast noocan oo kale ah yacni wakhti badan ah aad noso badiso hada janis u helayso❤
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
من صلي عليه صلي الله عليه عشرا
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
@@mahadhomedia waan kuu saaray wll
@hayaatabdi3138
@hayaatabdi3138 Жыл бұрын
Qisa aan maqlay gabadha ayaa umushay wiil yacni way dhashay kadib dhaqtarkii ayaa dhahay congrats waxaa dhasahay will kadib ayay tiri hooyadii stop doctor hadhihin cunugeyga wiil asi ayaa dooranaayo wixi uu noqonaayo dhadig ama lab waa wiil ayaa wax dhashay yahuu dadkaaa say ufikiraan horta الحمد الله على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲
@zulekitakader5283
@zulekitakader5283 Жыл бұрын
والله العظيم ي أخي كلامك كذا من القلب للقلب ربي يجزيك خير ويرزقك الجنة ومررة أحب أسمع لبودكاستاتك إستمر ي بطل وربي ينقذنا من الفتن في الزمن ده
@Diiwaanka_Dhacdooyinka
@Diiwaanka_Dhacdooyinka Жыл бұрын
امين
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 Жыл бұрын
Podcast waa ku raaxeystay 29 illahey haku daysto wllky Omar inshaar 💯🤲🤲💝
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Waa mar kale iyo ustaad omar inshar, mahadsanid ustaad omar inshar, iskama kaa lihi mahadsanid ee waa mudan tahay , ilaahay hakaa abaal mariyo dadaalka aad wado si aad wacyigeen u kordhiso, waxyagu waa muhiim welina xiligaan aad baa loogu baahan yahay🥰😍
@bashir871
@bashir871 Жыл бұрын
Video hore ood ogaansho kuso gudbisay anoo daawanaya oon wliba hore udaawaday ,ayuu kan cusun soo dhacay isla markiba waan ku dhuftay ,xiiso aan u qabo macalinka nolasha wliba dhalinyarada alle hanoo kaa dayo wllo
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣) سبحان الله وبحمده (٣) سبحان الله العظيم (٣) استغفر الله وأتوب اليه (٣) استغفر الله (٣) أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣) اللهم اعتق رقابنا من النار (٣) لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣) حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣) سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣) اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣) اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)
@naimaali4737
@naimaali4737 Жыл бұрын
Walalayaal iisoo duceeya aniga cidladaan jeclahay mudo 5sno bulshada baqdin baaiga saaran markuu halqof iisoo dhawaado hooyadeyba alle haka dhigee oohin baa iqabaneysa waxaan laabta kadareemayaa ciriiri iisoo duceeya wlalayaal
@Mss.makeup-artist
@Mss.makeup-artist Жыл бұрын
Ilhy haka cafiyo sis but marwalbo muhimdu mahan dad lajogid ama lajogid la an e wa mesha farxda ku daremesid qofwalbo fidro ama aburitan gaar ah ayuu ilhy u abury tas ogsonow😇hdad klinmda jeceshahy ku nolow sidada
@rimasmoha4983
@rimasmoha4983 Жыл бұрын
Qeyb kamid maskaxdada oo muhiim ah ayaa jifto iskuday inaa aado bada oo kale si hawo uqadatid saxibo fican yelo dadka lahadal adoo udhawaneynin xitaa kadib adaa isbadali dontid tasbixda iyo saladana hakayagin ilahy hakucafiyo ♥️
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman Жыл бұрын
dhamaan umada muslimiinta rabbi subxaanahu wtacalaa Ha ugargaaro Ameen
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 Жыл бұрын
فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقي ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة اعمي
@daadaosmaanhafow792
@daadaosmaanhafow792 Жыл бұрын
axsanta ustaadkeyga muqaalka hadaa waqti uheley hadaa nuugey ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo😇
@yaazmiinabdinasir756
@yaazmiinabdinasir756 Жыл бұрын
Cumar inshaar wll aduun iyo aakhiraba illahey haku xafido
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Ustaad cumar inshaaroow Ogaansho mawduuc testator ka soo hadal
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 Жыл бұрын
Xitaa ma daremeysid waqtigaas usocodo faaidada iyo fiifkirka kaaga baxayo mowduca dhageysigiisa loo baahna ubaahnaa✌mahadsanid
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mahadsanid wlo Alle haku barakeeyo oo hanoo ka xifdiyo
@Diiwaanka_Dhacdooyinka
@Diiwaanka_Dhacdooyinka Жыл бұрын
Walaal qofka kalinimo darted isnacay aniga uhorreyo wallahi sidas e tahay yacni hooyo aabe qaraabo intaba waa leyahay haddana qalbigeyga ciriiri badan uu daremaa inta badan... Fadlan ii soo duceya idinko mahadsan in dhibatadas ka baxo.
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Alle hakaa saaro sxb dhibta
@anwar6557
@anwar6557 Жыл бұрын
تحية الاخ عمر 👋
@aadanc.naasir9919
@aadanc.naasir9919 Жыл бұрын
@Omar Inshar mudane aad ayaan ugu faraxsanahy fahanka iyo xaqiiqooyin alle ku fahnsiiyey aad nooga sheekeesay markaan dhageesanaayo waxan dareemaa inuu i waaninaayo qof ila joogo xitaa mararka qaar meel gooni ah inta tago ayaan dhageestaa wacyi galintaada waliba waxaan jeclaan lahaa video gaan oo kale ama mid ka sii dheer waqti hdaa u heli kartid waqtigaaga allaha kuu barakeeyee
@wsy3251
@wsy3251 Жыл бұрын
Anoo sii jiifan rabaa baan daawanayaa Habeen wanaahsan ita ay habeen utahay
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Kula mid ahay wlo habeyn lamid ah
@sacdiyosacdush8729
@sacdiyosacdush8729 Жыл бұрын
ما شاء الله الله يبارك فيك يا عمر
@kooshin6569
@kooshin6569 Жыл бұрын
Ustad shukran🙏❤️
@ismailahmed4876
@ismailahmed4876 Жыл бұрын
Subhanallah الحمد لله على نعمه الاسلام
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Waxaadba modaa muqaalada la seameeyo ee la diyaariyo inay ka fcn yihiin dhagaysigan sida xorta ah loo hadlayo sanadaha soo aadan waxaan filayaa muqaaladu inay isu badali donaan podcastiyo alle ha ku barakeeyo wll cumar waan ku dhagaystaa.
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo omer
@Diiwaanka_Dhacdooyinka
@Diiwaanka_Dhacdooyinka Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي عمر و امض قدما و ان شاء الله سالتقي بك يوما ما.
@smartgraphics.
@smartgraphics. Жыл бұрын
Ustaad Masha Allah, Allah ku dhowro. Labadaada Channel waan ku xiranahay waxaana aad uga helaa Mowduucyada adiga kuu gaarka ah ee aad nala wadaagto.
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
لاالــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
@libanmed7284
@libanmed7284 Жыл бұрын
Ilahay mahd lee iga dhigey qof muslima
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Waa run taa walaalo mahasnida guulayso 💯💯💯
@abdifitahadawe4863
@abdifitahadawe4863 Жыл бұрын
مامن الحن إلا أنت أخي الله يبارك
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
M.A wxuu ahaa podcast aad uqiimo badan.illahy hakaa abaal mariyo.
@qatatowgaming7377
@qatatowgaming7377 Жыл бұрын
Wa arin laga naxo subxanallah
@cabdidhudi8494
@cabdidhudi8494 Жыл бұрын
Barakalaaah wlalkeen omar inshaar
@saalax7455
@saalax7455 Жыл бұрын
Cumarow plz buugaan ka soo hadal TOP 5 REGRETES OF THE DAYING PLZ wll
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims Жыл бұрын
Masha Allah wll cumar ilaahey haku xifdiyo waxyaabo badan aan halkan lagu soo koobi karin ayaad inoo faaideysey ilaahey hakaa awaal mariyo
@alhassan477
@alhassan477 Жыл бұрын
Sadaqta wallaahi yaa Akhii. Wallaahi wax aad moodaa in aanba is ogeyn oo aad afkeyga ku hadleso. Waxaan aad sheegeyso dhan waa xaqiiqo biya kama dhibcaan ah oo banaanka taal.
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Aleh hakubarkeeyo wlo cumar
@ilyaasfaarax8392
@ilyaasfaarax8392 Жыл бұрын
Mahadsanid
@nurkeynurki3109
@nurkeynurki3109 Жыл бұрын
Insha Allah
@vhdcomps5912
@vhdcomps5912 Жыл бұрын
Cumar zxp podcastiga waxad kuso casuuntaa dad kale oo kula wadaaga si wada shekaysi ah
@filsanxuseencabdi2958
@filsanxuseencabdi2958 Жыл бұрын
Wn kula qbaaa
@hamzeapdishakur9528
@hamzeapdishakur9528 Жыл бұрын
Cumar wlaalo salaanta caadi u dheh warakaatu ma aha ee waa wabarakaatu
@caamirmaxedcabdi7983
@caamirmaxedcabdi7983 Жыл бұрын
Xaqiiq😊
@wizzkhaliifa1477
@wizzkhaliifa1477 Жыл бұрын
Mawduuc aad umiih ah
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Жыл бұрын
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@cabdiraxmanbashir2009
@cabdiraxmanbashir2009 Жыл бұрын
Cidii Reer galbeed Awrka ku daba xiriirsataa hoogtay wale, Anaga islaam hadaan nahay cida aan ku dayanayno oo meesha ay gaareen oo kale aanu rabno in aanu hiigsano waa jiilkii nabi maxamed scw uu soo tarbiyeeyay, allaha macooda naga dhigo Saxabadii uu soo tarbiyeeyay Macalimkii ugu qiimaha badnaa uguna wanaagsanaa ilmo bani aadam Nabi maxamed scw
@Siad101
@Siad101 Жыл бұрын
Aad ayaan u farxay markaan arky pordcastigan tnk u zhp
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 Жыл бұрын
Cumar arinkan wan maqlay macalin Portugal ah ayaa wuu no dhigay waitress ka dib wuxuu na dhahay haku dhihin gabadh sidaa ku dheh server wayo ayadu siday isku aragto weeye cajiib wan yabnay
@xaawoxuseen9943
@xaawoxuseen9943 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay ustaad anagana Allaah naguanfoco
@dauusmediya2669
@dauusmediya2669 Жыл бұрын
cumarow ilhey qer hakusiyo janada nokoshekey moduc muhiim wye janda kahadal wenekeda ufirso moduc cadi eh mahan
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
So dhowow yaa omar
@libanmed7284
@libanmed7284 Жыл бұрын
Umar bilaa muqal kugu jeclahay wll ilahay dartii
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
10.000 subxaan allow addunkii waa gabo gabo malahaa😢
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 Жыл бұрын
The real lagend waxaa noosoo galisaa wlll 2023 maxaan samaynkarnaa plaese wlll
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Apple podcasts maka helaa please iisoo jawaab
@Xoolodhaqto
@Xoolodhaqto Жыл бұрын
Wallaaka weyn
@abdiwahabmohamed5597
@abdiwahabmohamed5597 Жыл бұрын
Hamin lamida😍
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in aad noosoo gaabiso muuqaalada. Way fiican yihiin lkn data aan ku daawanna xoogaa ciriiri gali kartee
@Hanad_Emtuu
@Hanad_Emtuu Жыл бұрын
Dato free iska shubo 1 dolar labo malin free qamista io jimcaha cml xiliyadas ka faideso
@Diiwaanka_Dhacdooyinka
@Diiwaanka_Dhacdooyinka Жыл бұрын
Walaal ha layaabin dadka rabaan iney bedelan jinsigoda oo aayadan soo xasuuso markii uu sheydanka ballan qaaday in dadka qar sidas iney sameyan fari dono: (ولآمرنهم فليغيرن خلق الله)الخ..
@canabcabdirashiid9986
@canabcabdirashiid9986 Жыл бұрын
Qarsanaanta wax ka fiican malaha
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 7 ай бұрын
M.a
@CabdiMalikyare1
@CabdiMalikyare1 Жыл бұрын
koora
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 Жыл бұрын
Koora maxaad ka wadaaaa wll 🙄
@nasirabdulahimuhumed7692
@nasirabdulahimuhumed7692 Жыл бұрын
Wlhi anigaabad iga hadlaysa kalinimada iyo walwalka aan Dhamadka lahayn waliba wax aan ka walwalayna ma jirto
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 Жыл бұрын
Walal maxaad u isticmaali wayday meelaha lagu soo gudbiyo podcast yada sida Spotify iyo Google podcast
@Mss.makeup-artist
@Mss.makeup-artist Жыл бұрын
Omar ani badana wan kudawada wana ku jeclahy mrki laga so tago taas yacni marar badan ayan ku arky dumrka tusale ugu so qadanesa wxi xun wxii mug wayn lehne nimanka ad ugu so qade anaga yacni mrwalbo wa kaladina mia taas naga dhaadhace
@bubg162
@bubg162 Жыл бұрын
Asc
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
@jowhar9388
@jowhar9388 Жыл бұрын
Mahad sanid wll 👍
@sahrayassir8239
@sahrayassir8239 Жыл бұрын
Waxn maqli jirey eeyo hhhhh ilaa aan arkey dadkan
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Wcsm
@megapolisplayer790
@megapolisplayer790 Жыл бұрын
Documentary ayaa laga sameeyay waa maxay dumar
@CabdulaahiCumar-tl9wz
@CabdulaahiCumar-tl9wz Жыл бұрын
😂😂😂😂
@mariamuthaqifah6708
@mariamuthaqifah6708 Жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo Ajarkaaga Walaal Kaliya Sharaf waxaa kuugu filan inaad umadaada wax tarayso waliba si daacidnimo iyo dadaal fara bdn ayku jirto *Omar Inshaar * madaxa ayaad iisaarantahay
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Wa arkaay vediogadhaa meel ardaay adho kahadlayoo🤣🤣. Lkn dadka wax weyn ayeey kadigaan🤣🤣
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
Nambarkiisa whats app ka mahaysaa
@libanaxmed9525
@libanaxmed9525 Жыл бұрын
2013 kii ilaa maanta ayaan kaligeey noolahay waana ku faraxsanahay ma sida khaleej ka cml hal bil ol ku sexan laheen sided qof 😂😂😂😂😂😂
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
M.alh farxdaba wax lasokobi Karin Wana kabaxee insha alaah kalinimda walkey
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Qofkii ishowspeed kuxiraan??🤣🤣🤣 kwrn???
@Soyaalka12
@Soyaalka12 Жыл бұрын
Ka.daawo KZfaq kzfaq.info/get/bejne/fcydlZmqm9qypps.html
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaafo
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
ORGI |  Fandhaal Podcast |  Xalaqadii 40 |
31:45
Omar Inshar
Рет қаралды 33 М.
Maxaad Samayn hadii aad kufto ? Fandhaal Podcast | 26 |
19:54
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 70 М.
Fandhaal Podcast | 37 | SIMP | Nooca Ugu Xun .
21:34
Omar Inshar
Рет қаралды 54 М.
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Omar Inshar
Рет қаралды 58 М.
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 97 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН