Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man | Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?

  Рет қаралды 85,031

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 444
@msalwemudugi
@msalwemudugi Жыл бұрын
Nin rag ah. 1. Rabi yaqaan 2. Rag yaqaan 3. Dumar yaqaan 4. Ubad yaqaan 5. Xirfadle 6. Xoog leh ama xeelad 7. Tacab yaqaan 8. Go'aan adag 9. Geesi ah 10. Deeqsi ah 11. Nabad doon ah 12. Hiil leh 13. Qab leh 14. Xurmo u haya dadka 15. Yaqaan sida loo hadlo 16. Taariikh yahan ah 17. Degenaan badan 18. Dhiifoon 19. Dhul mar ah 20. Naftiisa iyo naf kale ku filan 21. Isku kalsoon 22. Lillaahi ah 23. Dulmiga ka dhiidhiya 24. Dadka waawayn xurmeeya 25. Dal jecel 26. Aan isla weyneyn 27. Maskax furan balse aan maskaxda looga kaadshi karin. Intaas inaad wada yeelato khasab maaha balse ugu yaraan waa inaad 10 kamida la haataa si aad u yeelato mekhaanka (Nin)
@Sewyyyshorts12
@Sewyyyshorts12 Жыл бұрын
Qof kan wa ani❤
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 3 ай бұрын
😂😂😂😂 kadaade ader gacaliye hays macaashsiine qaarna waad ledahay qaarna ma lihide ​@@Sewyyyshorts12
@younesmohamed6317
@younesmohamed6317 Жыл бұрын
Qur'aanka kareemka ah wuxuu ka koobanyahay 1, 114 suuradood 2, 30 juz 3, 60 xisib 4, 240 makhri* 5, 604 safxo 6, 302 warqad 7, 77,439 kalmadood 8, 323,671 xarfood 9, 150,681 dhibcood
@Zaki-bg6th
@Zaki-bg6th Жыл бұрын
masha allah
@anezlyrics7154
@anezlyrics7154 Жыл бұрын
Barakallah walal cilmi wanagsan baad noso gudbisey
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Жыл бұрын
60 xisib dheh wll
@iprahim_mahad
@iprahim_mahad Жыл бұрын
114 suradood weeyi
@asmaaram
@asmaaram Жыл бұрын
Wll cumar waxad noola hadasha sidii will curad ah uu walalihi u cananan laha Waxaad thy somali oodhan curadkoda Allaha ku dhowro wll qaali 🥰
@ehel000
@ehel000 Жыл бұрын
Anigaa waxaan usoo taagnaa nin tuugi ay tooray ku dhifatay oo 20 dumar ah dul hoganayaan oo aanay qaadi karayn uuna dhiihbax koomo ugu jiro maaha ceeb iyo dhaliin dumarka aan u jeedinaayo lakin waxaan leeyahay waa abuur Alle inay dumarku qalbi jillacsan yihiin hadana waa macalinka soo saaray Raga rag u geesisan soona xambaaray ❤❤❤ dumarku waxay inaga mudan yihiin qadarin ❤❤❤ waxaana jira dumar rag badan ka geesisan oo rag ah
@xanuunbabiye
@xanuunbabiye Жыл бұрын
18 jir ahay hoydeyna lama joogi isku magaalana majoogo ani unba iz badaro laga yabaa bishii inaan hal mar data ku shubto ❤alx
@Zainanor
@Zainanor Жыл бұрын
qofka ugu horeya aan noqdey manta wanku salamy wllkeyga omar inshaar 🥰
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
@cabdiraxmaanidirismaxamed684 Жыл бұрын
اللهم بلغنا شهر رمضان
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Жыл бұрын
Jazak Allahu khair
@ruuhiahmad
@ruuhiahmad Жыл бұрын
Masha Allah jaza kallah khayr
@mohamedibraahimalio8355
@mohamedibraahimalio8355 Жыл бұрын
Shukran yaa cumar Inshaar hadalkaada dhan waa xigmad iyo cimriqadasho 💯💯💚🌺
@somalitradingcommunity
@somalitradingcommunity Жыл бұрын
Shukran ustaad omer
@khadarkaahiye7168
@khadarkaahiye7168 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omer inshar
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Jazakallahu khayral jazaa wll omar
@abdisalaam4077
@abdisalaam4077 Жыл бұрын
Mahadsanid wallky cumar inshaar.
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Жыл бұрын
Thank Ou Omar Inshaar Barnaamijaha Nala Wadaagtid
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 Жыл бұрын
Jazakallah wllo omar
@mohedsalad3895
@mohedsalad3895 Жыл бұрын
Jazakallah walal
@abdirizakosman7744
@abdirizakosman7744 Жыл бұрын
Shukran ustaad
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 Жыл бұрын
Mach allh Walal Omar inshar allh ku xifdiyo wxn ku rajeyni guul iyo kheyr badn
@M.Habarwaa
@M.Habarwaa Жыл бұрын
Thank you ustad omer Inshar.
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal omar inshar Wax badan ayaan ka faa ideysaney Xalqadaan
@isaacdamiez-jk9bd
@isaacdamiez-jk9bd Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad omer
@hideeyes8565
@hideeyes8565 Жыл бұрын
البكاء لغيرالله هي من الضعف أما البكاء لله فو شرف
@daadir2020
@daadir2020 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@nasraabdiraxman7583
@nasraabdiraxman7583 Жыл бұрын
Masha Allah
@khadiijaabdullahi9913
@khadiijaabdullahi9913 Жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@ismalure-25
@ismalure-25 Жыл бұрын
dhabtii waa muuqaal aad ii anfacayo mahadsanid cumar
@GuinnessworldIQ99
@GuinnessworldIQ99 Жыл бұрын
Shukran macalin
@NaasirNaawi
@NaasirNaawi Жыл бұрын
mahadsanid omar inshar.
@madey1943
@madey1943 Жыл бұрын
Maashaa allah walaal cumar inshar wax badan ayaan koror sanaeyجزاك الله خيرا اخي الكريم
@saidabdullahimohamed4290
@saidabdullahimohamed4290 Жыл бұрын
Cashar qiima badan Shukran ustaad Alle haku xafido
@islamsomali2018
@islamsomali2018 2 ай бұрын
Mahdsanid inder
@m.i.m3420
@m.i.m3420 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 Жыл бұрын
Jazakallah wll💛
@ahmednuur2920
@ahmednuur2920 Жыл бұрын
Allah ku xafido
@abdihakimereg
@abdihakimereg Жыл бұрын
"Alpha man" waa nin raga kale ixtiramaan, dumarkuna jecelyihiin!
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 Жыл бұрын
Mahadsanid umar inshaar
@faaizamaxamedcumar1740
@faaizamaxamedcumar1740 Жыл бұрын
Mahadsanid abti
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay walaalkay waana mawduuc muhiim ah. runtii m.a ❤🥰
@ugaasrooble8251
@ugaasrooble8251 Жыл бұрын
Man sha allah alle haku barakeeyo
@ibrahimmohamedosman6389
@ibrahimmohamedosman6389 Жыл бұрын
mahadsanid mudane
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 Жыл бұрын
Thnks wll
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah bentaa maha wll
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 Жыл бұрын
Waqti qiimaha leH eed noo HurtaY allaha kuu barakeeYo walaal🤎🙏
@cabdikaafimaxamedali7577
@cabdikaafimaxamedali7577 Жыл бұрын
Xoolo
@Ninweyn-
@Ninweyn- 3 ай бұрын
​@@cabdikaafimaxamedali7577Qaniis Maa tahy
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mahadsanid wlo
@mmzms3437
@mmzms3437 Жыл бұрын
Masha allaah wll ILAHAY hakubareekeyo
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 Жыл бұрын
Subxana Laah barakalaah ustaad aad iyo aad inta sidada oo kale ah Allah hano badiyo
@abdiazizm.hussein9358
@abdiazizm.hussein9358 Жыл бұрын
Masha Allaaah, wax sheegida wanaagsan baraha bulshada ee soomaalida way ku yartahay, waanad ku mahadsantahay kaalinta aad buuxisay . Waxan se kuu sheegayaa, in mawduucyada aad soo gudbisid, ay ka saamayn badan yihiin inta aad adigu filan kartid. Hawsha halkaas ka wad, hana ka caajisin. Mahadsanid walaal !
@maahirmohamed245
@maahirmohamed245 Жыл бұрын
Nin raged
@apdikariimmaxamuud9399
@apdikariimmaxamuud9399 Жыл бұрын
Mashaallah waa mahadsanthy wll
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran OGAANSHO CHANNEL 🇸🇴 & omar inshar
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Mahadsanid
@suhaybsafiirka4186
@suhaybsafiirka4186 Жыл бұрын
Shugran ustaad waa muuqaal muhiima
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
M.a mhdsnd ustd cumar inshar🙏🙏🙏🙏💯
@BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS
@BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS 9 ай бұрын
Wlhi %90 waan ahay inyar mooyee waana isasii hormarin doonaa insha allah thanks❤
@cabdifataaxcisman4674
@cabdifataaxcisman4674 Жыл бұрын
Masha allah
@axmedcabdi-ct8qz
@axmedcabdi-ct8qz 11 ай бұрын
Waad mahadsantahay wll cumar
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 Жыл бұрын
thanks teacher
@alfiincadeofficel6846
@alfiincadeofficel6846 Жыл бұрын
Allh ku barkeyo ustad
@abdimagidmohamed4727
@abdimagidmohamed4727 Жыл бұрын
Wad mahadsatayhy wll Omar allah haku xafido
@Zaki-bg6th
@Zaki-bg6th Жыл бұрын
masha allah
@moztaphaswitch4007
@moztaphaswitch4007 Жыл бұрын
Macalin ka so hadal sida habits wanagsan lo yeesho thanks
@Nothing...8375
@Nothing...8375 Жыл бұрын
Thanks❣
@user-cd9or3hb8q
@user-cd9or3hb8q 2 ай бұрын
Walaal omar alaha kubarakeyo
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
Sigma male ku xiji ustaade mowduucyadan kuma arag qof somalia kahadlaya keep it up 🖤
@xuseenmaxamed8684
@xuseenmaxamed8684 Жыл бұрын
Runtii waa mawduuc muhiim tnkz omar inshar
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever Жыл бұрын
Waa mahadsantahay Walaal Cumar Nin karmeed 🙏
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Жыл бұрын
Masha allah wll omar kusoo dar kuwa kale
@Hogaanka252
@Hogaanka252 Жыл бұрын
Manshllh wll omar allha kubarakeeyo ❤💯
@mubaarakyuusuf1619
@mubaarakyuusuf1619 Жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo walaaal Cumer inshaar.
@mohammedahmedkayzezalafi-7575
@mohammedahmedkayzezalafi-7575 Жыл бұрын
Thank you bro podcast yadaan iyagoo English ah ayaan dhagaysta
@xamseabdirahman
@xamseabdirahman Жыл бұрын
موضوع مهم جدا الى حد معقول يا عمر انشار اخي الكريم انت رجل جاد ، انت من افضل الرجال الذين احبهم في اليوتيوب خاصة رجال الصوماليين . ربما يكره بعض الشباب الصومال هذا التعليق المكتوب بلغة العربية . والله هي اللغة المفضلة عندي وعند عمر إنشار اليس كذالك يا أجانشوا 👏😅😅
@khaalidabdi5744
@khaalidabdi5744 Жыл бұрын
Lkn zxb wax fiican maaha adoo afkaagii hooyo ku hadli kara inaad af kale adeegsato wax quman maaha
@hassaniman-vo6qx
@hassaniman-vo6qx Жыл бұрын
One day I want to see Omar insha allaah
@mofasa1080
@mofasa1080 Жыл бұрын
Isku magac baan nahay magacaygu waa xamse abdirahman
@etmanabas9259
@etmanabas9259 Жыл бұрын
@@khaalidabdi5744 saaxiib luqadda somaliga ah tan carabiga ayaa ka fadli badan Qof kastana luqada carabiga ayaa luqad unoqon doonto maalinta qiyaame
@ourdawlah
@ourdawlah Жыл бұрын
Waa runtada sxb luqada arabiga waa luuqadaha ugu fiican
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Жыл бұрын
Xigmadahaagu taya sare waxyaabo muhiim ahna wa Ka hadashaa legend Keep going omar inshar
@zakariyemohamedfarah8968
@zakariyemohamedfarah8968 Жыл бұрын
Allah ku karaameeyo
@kuruluscusmanafsomali9405
@kuruluscusmanafsomali9405 Жыл бұрын
Asc wll thank you
@aqoonhanochanal1245
@aqoonhanochanal1245 Жыл бұрын
Masha Allah mahadsnid wll cumar waa mawduc muhim ah
@abdishakurhussein8812
@abdishakurhussein8812 Жыл бұрын
Ajar badan allah ka siiyo walaal omar inashar wacyigaada
@top50fuct
@top50fuct Жыл бұрын
Asc wll omar inshar
@ziizucade1740
@ziizucade1740 Жыл бұрын
wcs
@top50fuct
@top50fuct Жыл бұрын
@@ziizucade1740 setahay wll
@aneesahussein1522
@aneesahussein1522 Жыл бұрын
This guy thinks we never wrote about this topic in college. Omar inshar caqligiisa wili wuu koraaya. Waxuu isku maleeya inuu qofkasto kahoreeyo. Adeer waxaan college ayaa ciyaal qaar somali kaqori jirey. Adiga hada ayaa ilbaxdey omarow
@kariim3074
@kariim3074 Жыл бұрын
​@@aneesahussein1522 Ya Ku Waydiyay ?
@zulthancooraaf1054
@zulthancooraaf1054 Жыл бұрын
@@aneesahussein1522 mxd ku maagtay omar 🤔
@istahiladam3445
@istahiladam3445 Жыл бұрын
Sigma iyo beta iyo delta kasoo hadal
@Iyeypost
@Iyeypost Жыл бұрын
Golden voice
@mazarimedia8222
@mazarimedia8222 Жыл бұрын
Maanshalh wllo wakhatigaad nohortay Alle hakuubarkeeyo⏰
@nimcoibrahim1438
@nimcoibrahim1438 Жыл бұрын
🌻💯كرم الله اخي الله يبارك فيك
@yussufbadalmuxamedbuya
@yussufbadalmuxamedbuya Жыл бұрын
ALLAAH SWT HAKU BARAKEEYO hana kaa ilaaliyo من كل شر و مكروه DAACI CUMAR INSHAAR aamiin
@maahirbareabdimaahirbareab3524
@maahirbareabdimaahirbareab3524 3 ай бұрын
Yes sir.
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME Жыл бұрын
Jazaakaallah Omar ilahy ha kuxifdo meel walba aad joogta sxb 👍👍👍
@user-uf4ir6kd2e
@user-uf4ir6kd2e 2 ай бұрын
Thank you sxb Wa icawisay ❤️❤️🫶
@ayanishmoha489
@ayanishmoha489 Жыл бұрын
💯 maumaleynayi KZfaqr Somali o kafaida badan inujiro jazakaAllah kheir
@mohameddeeq7578
@mohameddeeq7578 6 ай бұрын
Walal m. A waamahadsantahay
@Hanad_Emtuu
@Hanad_Emtuu Жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsan ustaad waxbadan kaa faaidnay inkasto muqalkan waqti badan kaagalay waana kamahadsan tahay sida waqtigada noogu hurtay
@abdikanimohammad1690
@abdikanimohammad1690 Ай бұрын
Mawduuca gudagal walaal oo Kadaa sheekada badan Mahadsanid
@ridwaanhassen2149
@ridwaanhassen2149 Жыл бұрын
Mashallah
@ismailabdikadirhassan
@ismailabdikadirhassan Жыл бұрын
M.a alle Haku barakeeyo Mr Omar inshaar
@Geishamoha
@Geishamoha Жыл бұрын
Alpha Man is best man😊
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Wakhti Ma Uheysaa Saliga Nabiga Scw 💯
@najmadahir324
@najmadahir324 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Hogaanka252
@Hogaanka252 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
Jooji dhaqam xumadana
@momohammed6359
@momohammed6359 Жыл бұрын
Wakusalamay cumar iyo wallaha ba Allaraxma bab lkn willal 20 jira iijogo Alxadulilah maasha Allah wa wax wañagsan ina wax no faideyso jzk Allahu kheir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ifraaxifraax4283
@ifraaxifraax4283 Жыл бұрын
Wcs,shukran Omar
@zakimoha-kt2ul
@zakimoha-kt2ul 18 күн бұрын
Tluxe 😂
@maryamgelle5499
@maryamgelle5499 Жыл бұрын
Omar&ogaansho lapo qof ahaan baan ku dawada🔥🤤
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@gaaldileyb
@gaaldileyb Жыл бұрын
Allah haku sharfo
@yahyefarah8120
@yahyefarah8120 Жыл бұрын
Omarow macalin allaha kubarakeeyo Boos muhiim ah ayaad nagu jirtaa
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Omar Inshar
Рет қаралды 57 М.
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 110 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Naaguhu Maxay Rabaan  EP20 #xaliye
43:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 25 М.
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
دوستويفسكي: الجارة (الرواية كاملة)   Dostoevsky: The Landlady (Arabic)
3:47:53
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 110 МЛН