Fandhaal Podcast | Xoogaa Afkaar ah iyo Mahad Celin | 108

  Рет қаралды 12,698

Omar Inshar

Omar Inshar

3 ай бұрын

Пікірлер: 145
@inashacayb
@inashacayb 3 ай бұрын
Legend cumar inshar wlhi sidaan muuqalkasta oo aad soo dhigto u daawanaayay maalin dhaweyd oo aaan hurday ayaaan ku riyoodey inagoo kulanay😂😂
@user-kj7xh6pc3d
@user-kj7xh6pc3d 3 ай бұрын
Malintan ogasho bartay ila manta aqon badan aya ii korartay ustat cumar inshar wad mahadsantahay aqoon bilash ah ayad na sisay lpx keep going came son 1m
@Mariammohamed23471
@Mariammohamed23471 3 ай бұрын
Walahi waxaad moodaa ninkaan inaan isku fikir nahay waligayba waxan aaminsanaa inay waqti dhumis tahay xiriir iyo saaxiib tinimo pro horay usoco👊
@Ayuush5
@Ayuush5 3 ай бұрын
Alx 2023/6/18 aya mobile kii igu horeyay gaty kdib markaan dhameeyay waxbarashadadii dugsiga sare oo 4 bil jamcad ina bilaabo iiga dhimn thy waxana mraya 2 mobile alx walina 2da mobile tiktok kma dhex qaylin mobelkyga but dadka kle lga yaba inaa kdaawado daqiiqado wxaan kbadnayn alhamdulilah 🎉🎉
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 3 ай бұрын
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 3 ай бұрын
Omar inshar runti walhi dhalinyarad waxd usoo gudbisay afkaaro iyo mawduucyo dhisay maskaxdooda Wana kaga mahad celinaya keep going
@Xikmaaawi
@Xikmaaawi 3 ай бұрын
Ogaansho 1m meegaa nooga dhiman❤
@Juujuule1
@Juujuule1 3 ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢😢
@Merweh
@Merweh 3 ай бұрын
My Teacher ❤
@SherineShakiibsiciid
@SherineShakiibsiciid 3 ай бұрын
maxan u daremaya in mahadcelintaasi ani igu socoto madama dadka ka mid aha oo gabdho badan caqligooda usoo celiyey I proud mu self
@ahmednoor1424
@ahmednoor1424 3 ай бұрын
Kaalay dhagta soodhawee wax xikmadaah kumajirto in aad noolahan dhooqadiisa kula galgalato😂😂😂😂hadalka mahilmaami dooni 😅😅😅😅
@RakiPoi
@RakiPoi 3 ай бұрын
Oo doonfaarka lasoo sarayaa oo loola jeedey dirisle😅
@AmiinMahamad-sf6gg
@AmiinMahamad-sf6gg 3 ай бұрын
​@@RakiPoihaa
@xamdacabdi3775
@xamdacabdi3775 3 ай бұрын
Waad mahadsanty ale khayr haku siiyo bulsha deenu baraarujin way ubaahanty
@hayaatabdi3138
@hayaatabdi3138 3 ай бұрын
Shugrn omar
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 ай бұрын
Omar inshar Goat of social Media 🔥🙏
@user-oy1ko9uj5t
@user-oy1ko9uj5t 3 ай бұрын
Omar inshar jazakallaah wll 🥰runta wey xanuun bdnthy gabdhahena alle hasoo hanuuniyo inta xumnta aaminsn
@Hamselion.8oi
@Hamselion.8oi 3 ай бұрын
Zhp Waliga Dhag Ha U Dhigin Nacab Kaaga Lkn Waxan Anu Kuu Sheegayaa In Aan Wax faro Badan Kaafaa Iday ❤❤
@CaddehDaahir-qb5it
@CaddehDaahir-qb5it 3 ай бұрын
Saaxib warqadahaan wax lagu qor qoro waxaa loo yaqaan flash-card maalintii u horaysay aan wax ku sheego wyeh adna ilaa 2017kii baa wax iisheegaysay ma kala qabnaa mise waa wali😂😊
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 3 ай бұрын
Afsomali ku sheeg¿
@drabdinasircariif9497
@drabdinasircariif9497 3 ай бұрын
Ustad alle haku barakeeyo siwcn ad inoga so gudbiso wxbadan faido uleh bulshada xqiq wd ku amaananthy allow kusiyadi amen. 👏👏
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 3 ай бұрын
Mahadsanid wllky Omar, Waxad thy qof aan wax badan ka faaiday, ilaa 2018 aan kugu xirnaa faaido unbaan kaa qaatay
@bishaarcadaawe1954
@bishaarcadaawe1954 3 ай бұрын
2018 ilaaa had waaa ustadkeeyga❤❤❤
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 3 ай бұрын
M.a ustaad omar inshar ❤❤❤
@MohamethCusmaan
@MohamethCusmaan 3 ай бұрын
Goobta ragga ustaad thnkz
@ayuubmohamadmahamuud2206
@ayuubmohamadmahamuud2206 3 ай бұрын
Shukran ustaad Cumar
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 3 ай бұрын
Wa mahadsanthy ustaad❤😊
@Realmuslimah
@Realmuslimah 3 ай бұрын
Omarow iskumid ayaan nahay Ma aaminiysaa haddan ku dhaho waligey talephankeyga kuma soo dajin tiktok alxmdllh ❤ilaaha iga madoobeyey yacni xiiso maba uqabo sida applicationada kle cml
@Mohamett-om4
@Mohamett-om4 3 ай бұрын
Ustaad cimri dheer iyo caafimaad
@CxamiidKashka-vb9gx
@CxamiidKashka-vb9gx 3 ай бұрын
Mahdsanid macalin
@Mohamed-khdar
@Mohamed-khdar 3 ай бұрын
My ustaad omer inshar long live pro
@mustafmascuud7583
@mustafmascuud7583 3 ай бұрын
I love podcast omar inshaar
@abdirahmanjboy7770
@abdirahmanjboy7770 3 ай бұрын
Cimrigaaha alla ha barakeeyo sheikh ❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 3 ай бұрын
My teacher omar inshaar lenged keep going 🎉🎉🎉
@rahimaali5762
@rahimaali5762 3 ай бұрын
Wlhi waa run xidhiidhku waa mid aan laga sal gaadhayn kolba qof ayaad baranaysaa lkn waxaad arkaysaa laba qof oo toban sanno leh wn isjecel nahay ismana guursanayaan miyaanay la yaab ahayn markaas wllyaal aynu isku dayno in aynu bal dhaqankan aan Iska joojino
@BishaMalabka
@BishaMalabka 3 ай бұрын
Aad u weyn ustaad mahadsanis
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast 3 ай бұрын
Ilaahey kuma keeno gaalada aaan ku dhex eryaneeno hdaad arki lahed wd yaabe wlhi murtadiin badn o somali ah mulxidin iyo balauo kalo bdn aa joogaan
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 3 ай бұрын
Cumar magac bilaash uma baxo Cumar geesipaa tahy wllhi Cumar Faaruq okle
@shankaraaj
@shankaraaj 3 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso ❤
@user-fk6vl3gs3j
@user-fk6vl3gs3j 3 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 3 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar ❤❤❤
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 3 ай бұрын
Aniga waligeeyba masoo dagsanin.Alxamdulilah
@CagaaraneSpare
@CagaaraneSpare 3 ай бұрын
❤❤❤ ustaad cumar
@mohamedwadani23
@mohamedwadani23 3 ай бұрын
Guuleeyso Legend 👏 👍
@amiinabukar8955
@amiinabukar8955 3 ай бұрын
Keep going my role model
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshar 😊😊
@Seenabceerow
@Seenabceerow 3 ай бұрын
Thank you 🎉🎉🎉
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 3 ай бұрын
Thank you Omar❤
@CagaaraneSpare
@CagaaraneSpare 3 ай бұрын
Ustaad
@rahmaabdalle8073
@rahmaabdalle8073 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaaaad❤
@abdulahihusseinhassan
@abdulahihusseinhassan 3 ай бұрын
OMAR INSHAAR🔝
@shumacboy
@shumacboy 3 ай бұрын
The legend ❤❤❤❤
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 3 ай бұрын
Ustaad omer inshar ayaa KZfaqka igu haya Asaga laantii say noqon lahayd xeradan
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@user-ym1ew1ox8d
@user-ym1ew1ox8d 3 ай бұрын
Wcs ustaad waad mahadsantahay❤
@-thecaptain9171
@-thecaptain9171 3 ай бұрын
9:01
@MaxamedSky
@MaxamedSky 3 ай бұрын
Your speaking i role model
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se 3 ай бұрын
Wll mcn keep going 🎉
@Aafraax
@Aafraax 3 ай бұрын
Oooo manshĺh 😮😮😮😮😮😮
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 ай бұрын
tiktok allaha naga madoobeyo😶‍🌫
@aminamo7377
@aminamo7377 3 ай бұрын
Toxc person
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 3 ай бұрын
I'm waiting Video best
@user-nv7kj1zq5r
@user-nv7kj1zq5r 3 ай бұрын
Lakin hadalada hadala dumarka dhawaca wayo ado tiri nag xarir somartay iyo garob hagursania waa hambo imisa gabdho da yar ah mustaqbalkoda lagu dhelay gorob laga dhigay hadaladada ugu badan dumarka kubah disha intoda xun kaga hadasha wali Ma arag ado dhanka wanagsan dumarka somaliyed ku amaneysid aniga itas ayan kaga sohor jeda .
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 3 ай бұрын
gurbood ka soomalida 😊
@user-xe2bw5un7r
@user-xe2bw5un7r 3 ай бұрын
Intaan kudaawanaayay 2ladaada kanaal caawa kahor ma Arkin Adigoo isku mar wax soo dhigay oo hadana waxaa layaaba 2muuqaal waa isku daqiiqado cajiib ustaad cumar
@user-yo5mt2zq9s
@user-yo5mt2zq9s 3 ай бұрын
Ogaansho 💙💙💙🧠
@jiniawkey4302
@jiniawkey4302 3 ай бұрын
Asalaamu caleykum saaxibii shaar shaar cumarrrrr🎉🎉🎉🎉
@waxgarad6646
@waxgarad6646 3 ай бұрын
OGAANSHO 🎉
@Zain17490
@Zain17490 3 ай бұрын
Man shalllahbro
@SAF.3861
@SAF.3861 3 ай бұрын
Maasha Allaah weeye maaha „maansha Allaah“
@abdirahmanaidarus239
@abdirahmanaidarus239 3 ай бұрын
❤❤❤
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 3 ай бұрын
Mahad calin Falcalin Farayskamaan Halka ku badal falcalinta
@xasannorshardi
@xasannorshardi 3 ай бұрын
🎉
@Podcast.68
@Podcast.68 3 ай бұрын
magacii ayaa la dhahaa wapsite
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 3 ай бұрын
Ninkan ogaansho waa mucjiso walaahi
@CxamiidKashka-vb9gx
@CxamiidKashka-vb9gx 3 ай бұрын
Fast one
@azatwayel9380
@azatwayel9380 3 ай бұрын
Naagaha famaniisamka carabkooda dheeri awgii wiifow ama leexo lagu ciyaari kartaa😅 قاله عمر انشار.
@Tilaapo
@Tilaapo 3 ай бұрын
Tiktok Soogal waa lagaaga baahan yahayee😂
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast 3 ай бұрын
Websiteka magacis omar
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 3 ай бұрын
Germany 16 waa lagu guursada gabadhaha xataa ilmo ayay ku dhalaaan lkn lacagta Kindergeld lama siiyo ilmaha anay daris ila yhiiin wax bdn arkay
@motivations3839
@motivations3839 3 ай бұрын
First comment🎉😂❤❤
@brikie3
@brikie3 3 ай бұрын
Siisiiga masar muuqaal walbe tusaale ma ugu soo qaadane cumarow
@Hbm_44
@Hbm_44 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@MoOsman990
@MoOsman990 3 ай бұрын
Update ma tihid😂 wllhi
@abdiwali4669
@abdiwali4669 3 ай бұрын
Waligay qof aan sidaas udifaacay faa'idadiisana aan dadka ubandhigaayay maan arag ilaa hada statuskyga waxaa yaala video tik tok lagusameeyay oon qof kale kasoo qaatay maadaama uusan tik tok tlfanka iigu soo dagsanyn qoraalkii oo video laga sameeyay waana wax xaqiiqo ah
@musdhafxasan5324
@musdhafxasan5324 3 ай бұрын
Omaroow withaayow kasamaali mada hore Sada ada sheegti yuu aranta rungta feyle Walibuwa shey feyla
@MohamethCusmaan
@MohamethCusmaan 3 ай бұрын
First comment
@Aafraax
@Aafraax 3 ай бұрын
Cumrow dadka saqiday yana ku cawryin 😢
@user-fk6vl3gs3j
@user-fk6vl3gs3j 3 ай бұрын
Omar halkeen kaaloso xidhidhi kara
@sagalmo4269
@sagalmo4269 3 ай бұрын
𝑝𝑎𝑦🙌 𝑎𝑠𝑙𝑎𝑛𝑏𝑎
@mahatahmett8982
@mahatahmett8982 3 ай бұрын
Cumar inshar inte laga la so xirira zxp
@Siciid22
@Siciid22 3 ай бұрын
From gedo😂
@shaficimuse10
@shaficimuse10 3 ай бұрын
Me tiktok 0 time
@Karama.editor
@Karama.editor 3 ай бұрын
Aniga wali wax ma fahmin ee maskaxdeydaa yar umaleynaa😐
@user-ly9qe1nz7u
@user-ly9qe1nz7u 3 ай бұрын
Cumarow 2 sac ayaa adiga gashee ninka aan waligiis sameesan kawaran 20 sano na jiro
@msom352
@msom352 3 ай бұрын
Hablaha feminist ka ah Fariin idinku socota Tuugsi ayaa halka idin gaarsiiyay Shaqaysta waayahay meeshaad gaartaan ayaan eegaynaaye Idinkoo ooyaaya oo qoomamaynaya idin arki doonaa. Boqolaal ayaan arkay waaanan hubaa inaan qoomamadada maalin un la arki doono
@Aafraax
@Aafraax 3 ай бұрын
Hhhhh wallo yabaa somahaa cajib waye
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 3 ай бұрын
Wa feminist ilaa ay xaaladdu adkaanayso oo ay dagaal oo kale gaadhayso. Maxay jiida uga dagaalami waayaan😂
@user-ux9pu3pe5x
@user-ux9pu3pe5x 3 ай бұрын
Alx waligey nin banan iyo guri kulama kulmin 21 jira ahay 2 sano hallo ma dhihin iso duceya Inu alle mid wngsn i sahlo alx feminist ma ihi waligeyna afkartas kuma dagmin nolol Kala danben leh ayan jclhy Ina Guriga jogo asne bananka ka so shaqeyo
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 3 ай бұрын
Guur kheyr leh ilaah hakuu sahlo
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan 3 ай бұрын
Wllhi mowducan 100 muqal oo faaido no leh aya naga qasari sida buggagta dumarkaaan naga dhaaf waayo mahan mahan bani adam mudan in hal 1 daqiiqo lagu qasaariyo
@SherineShakiibsiciid
@SherineShakiibsiciid 3 ай бұрын
Waxad ku hadleeso ka fiirso 😊
@Sahruush
@Sahruush 3 ай бұрын
Ma saan baa ragnimo ku sheganee inad dhadid dumarka haku qasarin 1 aad ban ugu xumahay Waxa dunida ku kenay Allah ka sokow waa dumar👍🏽
@Falaraharaac
@Falaraharaac 3 ай бұрын
Mxaa ka galay adi teeda kle dumarku waa hooyo ​@@SherineShakiibsiciid
@Falaraharaac
@Falaraharaac 3 ай бұрын
​@@Sahruushhhh daa iska hadlee qofkaan
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan 3 ай бұрын
@@Sahruush dumarka muhiim ah aduunka ragg oo kale ayuu ku tagan yahay inan dumar laga hadlayo dhageysato ma cadeyneyso inan. Ragg ahay
@Pdf5-zt2xw
@Pdf5-zt2xw 3 ай бұрын
tiktok omarow walhi aqoonta iyo xogaha lasoo galiyo inaadan rumeysan karin. waxay ku xiran tahay algorithhm aad ku isticmaashid meeshas imow waxbadan waa kafaa,ideysa bal calamul carab aadbay wax ugu kala faaideystaan.
@user-nz2ys6em4i
@user-nz2ys6em4i 3 ай бұрын
Lkn cumarow arinkale ayuu lagugu dhaliilaa oo ah In markii farmaajo xilka hayayey ee qaraxyadu ka dhacayeen muqdisho FG: ( aniyu reer muqdisho ma ihi ) kamaad hadlin jirin siyaasada lkn hada waad ka hadasha maxaa keenay ???
@Fiona.786
@Fiona.786 3 ай бұрын
Wad so halabtey malmahan aqligaga saxda aha ba so baxay doqon hadi la qariyo laguhisa laga garde 😂😂😂😂
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
Doqona waad kutilmami waadna daawaneysa cajiib 😂
@Sahruush
@Sahruush 3 ай бұрын
​@@Ak_jimcale bal ma ila yaabtay😂
@aminamo7377
@aminamo7377 3 ай бұрын
@@Ak_jimcaleasagaba amharo page wax ka shega hdana page kooda like u saaran mr jaxiima twitter kiisa😁
@Falaraharaac
@Falaraharaac 3 ай бұрын
​@@Sahruushtollow qofka qoraalka soo qoray rag miyaana
@Sahruush
@Sahruush 3 ай бұрын
@@Falaraharaac dumar inay thy filaa
@Fiiiiiiiiiiiiidka
@Fiiiiiiiiiiiiidka 3 ай бұрын
Nacala sheydan ku yaal cumar sxp wanku tageraa blse Qadiyo qaar markaad sofara gashato ayaan ku nacaa Mida kle dhulkan somali galbeed ayaa la yirahdaa maxaa waye ogadenkan xun aad naga daba wadid qabailo badan ayaa mesha dagan marka waa inaad somali galbeed ugu yertaaa madama ogaden kaligiis usan meesha dagin
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 ай бұрын
Narcissistic person
@jaadyare128
@jaadyare128 3 ай бұрын
So why are you here
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 ай бұрын
@@jaadyare128 Inaan baraarujiyo adiga oo kale
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 ай бұрын
Benbaa shegesa dowladadana wa necebthy marku nin marexan madaxweyne yhy iyo shabab lee tagerta dowlada somaliya meqa quf muqdisho ku xirtay
@Aafraax
@Aafraax 3 ай бұрын
Qof kasto wadan ka maqn badi wax aya ka so shegaan waa arin layaab leh oon l dul qadn karin. dawlda wanu haysaa Alhdulilha somali way jiri dontaaa abiid😮
@SaadaqAbdi-pq6pn
@SaadaqAbdi-pq6pn 3 ай бұрын
Dowlad ay reer galbeed sameysatay oo danahooda u shaqeeya miyaad aminsan tahay
@cabbaascumar8842
@cabbaascumar8842 3 ай бұрын
Ustaad❤
@cumargolden5
@cumargolden5 3 ай бұрын
Somalia cawada guul weyn aya nirajeynaa i.n 🎉🎉
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
22:43
Omar Inshar
Рет қаралды 18 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 39 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 84 М.
Cudurada Internetka | Fandhaal Podcast 110 |
33:11
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 28 М.
GORAY PODCAST | BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY
1:38:25
Goray Podcast
Рет қаралды 42 М.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
OGAANSHO
Рет қаралды 485 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 71 М.
Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |
36:09
Omar Inshar
Рет қаралды 28 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН