Farxad 63 sano kadib ayay heshay aabahed halkan ka baafinay maalmo ka hor!!

  Рет қаралды 99,796

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#Baafin #Ilintir #Baadigoob

Пікірлер: 1 000
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Share dhaha Farxada wayn Mahadsanidiin 💞💯🙏
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 2 жыл бұрын
Asc Cabdi casiis Qayr alaah ku siiyo aduun iyo Aqiro saa dadka uga farxisay alaah kaga farxiyo Umada kala maqan alaah isku keeno Ameen ya rabi
@munaabdisheikhmohamed1561
@munaabdisheikhmohamed1561 2 жыл бұрын
Waxaa tahay adoon ilaahey ummadaan dhibaataysan usoo diray ilaahey haku xifdiyo.
@sadiyaali218
@sadiyaali218 2 жыл бұрын
Mashallah
@user-pe9hw7rs8r
@user-pe9hw7rs8r 2 жыл бұрын
Wllo xagaan kala soo xiriira adeerkay ayaan lanahay
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Bismillaah sadex iyo lixdan xageeqarisay 🤔
@hibociise1609
@hibociise1609 2 жыл бұрын
Waar ileen dadka cid isu raadisun bay rabeen,mashallah tabrkallah
@fardowsaabdichannal1305
@fardowsaabdichannal1305 2 жыл бұрын
Ma aragtay masha allah
@luulyusuf2419
@luulyusuf2419 2 жыл бұрын
Haa abaayo ma aragtay
@ubahbunow8921
@ubahbunow8921 2 жыл бұрын
Haa waa shaqa loobaahnaaa
@hamdihassan7095
@hamdihassan7095 2 жыл бұрын
haaa wallahi
@fatumaali5834
@fatumaali5834 2 жыл бұрын
Ducadasa nagu filan shaqada horay halowado
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wallahi ilaahey rejadiisa lagama quusto waxaa igu soo dhacay aayaadkii ilaahey ee nabi yacquub wiilashiisa ku yiri ha ka quusanina raxmada alle aad iyo aad ayaan ugu farxay maamada oo aabeheed heshay
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 жыл бұрын
Cabdi azizow cimriga allow daa Cizi sharaf ba cadil kugu maneyste Culumo iyo caamo cimaamadey ku saareen Cowri iyo ciqb caadil kuma bado Cisa iyo wanaag caalamka ku mar Aakhirna naciimo iyo janatul firdows eebe kugu cazuum❤❤❤❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi yaa rahmaan
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
MaashaaALLAAH taas waxay ku tuseysaa in aan naxariista Rabbi laga quusto...
@scalij4831
@scalij4831 2 жыл бұрын
Cabdicaziiz allaha ku ilaaliyo umadda soomaaliyeed wey kuu duceeyeen rabi ha ku ilaaliyo.aamiin.
@sacdiyoaaden2505
@sacdiyoaaden2505 2 жыл бұрын
C/casiis masha allah aad iyo aad ayaan ugu farxay 63 sano kadib adeerka la helay hawaaba na gashay waayo abti baa 90 iyo wax la jira maqnaa oo Kenya 70 sano ka hor lagu sheegay waana ka samirnay markii dhowr jeer Nala mihiyey alaahu akbar
@safiyokjarsafiyokjar9704
@safiyokjarsafiyokjar9704 2 жыл бұрын
Wa kaxumahay abyo Ina weyday abtigad balse wa intas noleyhy ma Bafisin Hadi noleyhy Allah idin sahalo Hadi oo dhimtayna Allah u naxristo
@safiyodheeman5850
@safiyodheeman5850 2 жыл бұрын
Whi wan sugayey farxadan awoowe inla helo adban ugu farxday c/casiis wll qaaliya khaarbadan aduunuun iyo akhiroba alle haku siiyo amiin Yaa rabi
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Ululu hambalyo walaahay waa taariikh 63yaers kadi qof maqnaa oo lahelay waayaab aduun lkn waa nin calool adag ragu waa nuucaa marhadeey nolol kale iyo reer kale yeeshaan dibuma soo jeestaan 🙏🙏🙏🙏🙏
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Waa arin cajiib ah nin iska tagayoo dibna usoo jeesanaynin
@drshani4878
@drshani4878 2 жыл бұрын
Hampalyo hampalyo aad ayaa idiinla farxay wlhi Abdiaziz wlhi ma is dhaheynin wala hellaa masha allah alle ayaa mahad iska leh iyo adigoo sababteeda leheed ♥️💝🤲
@ashoabdisahalhaji6279
@ashoabdisahalhaji6279 2 жыл бұрын
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ الحَمْدُ ِلله الله أكبر
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah waa farxad alxmdulilaah Lkn weli 2k ayaan gaari lanahay wn jeclahay inaan malmaha so socda gaari dono 2k iyo dhowr farxad oo ah dadkeygo is helay Insha Allah
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 2 жыл бұрын
Mansha Allah farxada Allaha idiin siyaadiyo. Abdicazis Awoowehey hooyo ayaa naga maqan 70 sano kahor waxaan Akhbaar ku helnay inuu harar Adari oo ku taalo itobiya ku noolyahay asaga iyo ilmo uu dhalay 1995 tii lkn dadkii soo arkay nooma sheegin meel aan kala xiriirno waxeey yiraahdeen meeshaa ayuu dagan yahay Awoowe. Kadibna dib uma maqlin. Waxaan ku xiranahay barnaamishka waxaana ku fikira inaan helo abtiyaalo iyo habaryaro hadii awoowe noolen xita.
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 2 жыл бұрын
Ilahey mel sahlan hakaa tuso waxad donesid walal
@starspeaker809
@starspeaker809 2 жыл бұрын
Nin soomaali un baa saas ah Walaahi cajib qof inta dad nool ka tagay oon dib usoo xasuusanayn waa cajiib Walaahi ilaahayoow raga somaliyeed soo hanuuni 🙏🙏😭😭
@gacaloygacal3761
@gacaloygacal3761 2 жыл бұрын
Reer ayeeyo Afgaab; guuleesta, magacaan ma igu cusbo Aabaheey usoo sheega isna ha farxo. Love 😍😍😍😍
@farahmohamud138
@farahmohamud138 2 жыл бұрын
الحمد لله الحمد لله الحمد لله والشكر لله Cabdicasis ILAAH ha ku barakeyo sida reerku u farxay ayaan u farxay waxaana rajaynayaa in dadka la socday oo dhan ay iga farxad badan yihiin. جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
Rajada ilaaheey marna lagama quusto. Anagaa la faraxney xataa reerkaan. Maansha allaah. C/casiis kheyr aan kaa dhamaan allaha ku siiyo aduun iyo aaqiro aamiin.
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
63 sano alla walee aduun inaan laga quusan bay daliil utahay arinkan inta rajada gaabneyda waan ka mid ahaa الحمد لله جزاك الله خير bahda cc realy ⚘🥰
@mohayareciise8711
@mohayareciise8711 2 жыл бұрын
Farxad weyn mashaallh Ilhay. Haku barakeyo
@ahmedabdiali5131
@ahmedabdiali5131 2 жыл бұрын
It's with God grace they found their father after 63 years ( 1958) Masha Allah
@qadromuusexasan2635
@qadromuusexasan2635 2 жыл бұрын
Asc maasha allaaha barkallaha c c ss
@ishowflesh1696
@ishowflesh1696 2 жыл бұрын
Maansha alaaj
@oongooyeofficial1130
@oongooyeofficial1130 2 жыл бұрын
Alxamdullilaah, Allaahu Akbar. Qofkuu Allah Saacideeyo wuu guuleeystaa masha Allah.
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Masha allah hadii gabadhiisa ay 75 jir thy odiga dhalay meequu jiri karaa ilaahow cimriga iyo caafimaafkaba noo barakee inta muslim ah dhamaan
@xamdixiis8509
@xamdixiis8509 2 жыл бұрын
Mansha allah bal qiyas farxadas walal alle ka sokow ada u sababa ku ilow wax kasto xun inta ka farxisid
@halimacabdullecali3620
@halimacabdullecali3620 2 жыл бұрын
mansha allaah markii hore waan yaabanaa hada waan faraxad naxay allaa mahada leh
@sadiyomohamud8441
@sadiyomohamud8441 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah wafarxad,, Hambalyo jzkalaah abdiaziz malimlinta laqawanyahay umada watersantahay kuwa hoosaka rabi harsada hakugu daro
@halimoomar7529
@halimoomar7529 2 жыл бұрын
Maashaallah.Illahey ayaa mahadleh oo ayagoo nool is tusay.Qofkii 63sano,maqna Hadii lahelay. Hada kadibna quusan meeyno.100,sano.qofkii ,lalaa Waa la baafin,waana laheli inshallah.Gabdhisi Ayaaba 75,jirta.Alxamdulillah.Illahey ayaa mahadleh.
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 2 жыл бұрын
Cajaaib cabdi caziiz aduun iyo aakharba Allaaah ha ku caawiyo
@ahmedabdulle6954
@ahmedabdulle6954 2 жыл бұрын
Masha alaah Hambalyo abdiaziz Well done you deserve billions of rewards This is amazing and unbelievable situation to find someone who was missing nearly 70 years 😢
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
Right
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 2 жыл бұрын
Abdiziz is more than brother MashaAllah congrats
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 2 жыл бұрын
Abdiziz is more than brother MashaAllah congrats
@sumayamohamed2019
@sumayamohamed2019 2 жыл бұрын
Abdiziz tefonkisa seen i helaa
@maxamudcabi1655
@maxamudcabi1655 2 жыл бұрын
Fadlan waxan ahay qof dhibane ah hada heli karto wilkan number amah meel lagala xarir karo igu cawi wllo
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 2 жыл бұрын
Maashaa Allah aniga xataa walahi waxaan isdhahay ilmihiisa moyane wadadka lama helayo ilaahay cimriga haw dheereyo caafimaad taam ahna ilaahay hasiiyo inshaa Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰 walahi aad baan aabahaa ula farxay A/casiiz thanks walal jazaaka Allah
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 2 жыл бұрын
Masha alah farxad farxad dhaaftay guul ilaahayba mahadi usugnaatay c/caziis realy barnamijkiisu wuu guulaystay
@umumaxamadamiin7106
@umumaxamadamiin7106 2 жыл бұрын
Mashallah wall abdicasiis abalkada alah ka dhigo darajo ugu sareaysa janada fardowso dunida faraxad ku jog
@sahroali1967
@sahroali1967 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah waa farxad weyn alla hano badiyo farxada adeena ducadisa alla hano aqbalo yaa rabi
@Salugla
@Salugla 2 жыл бұрын
Alhamdu Lillah Allah baa mahad u sugnaatay Allaha ku barakeeyo Abdiaziz
@hammdihasan813
@hammdihasan813 2 жыл бұрын
C/casiisaw cimri dheer iyo caruur badan oo dadka iyo dalkaba ushaqeeya allow kusii odiin leh dadnimo leh baryaal ah kusoo duceeya allahuma amiin
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 2 жыл бұрын
Masha Allah farxad cajiib ah 63 sano ka dib dad is heley wllky abdiaziz adna ajir ilaahey ha kaa siiyo
@freshair2224
@freshair2224 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Jizakallah khayr Walaalkeen Allah hakaafarxiyo Dadkaaga ayaad kafarzisaaye
@isninoabdisamed5900
@isninoabdisamed5900 2 жыл бұрын
ASC Andiaziiz ilahay ha ku xifdiiy aad baad uu dadaaleesa masha Allah guuuuuuleso asuyo iyo Aqiro Amiin Amiin
@nasromacalin3649
@nasromacalin3649 2 жыл бұрын
Mash allaah tabaraka llaah allxmd allashukri llilaah illaah ayaa ku mahadsan dhamaan reer magale liibaam aad baan idinla faraxnay farxadiinu waa faradeena heltaanka aabo cali magale waxeet dhiiri galin u thy dad badan oo dadkoodi la'hadana ka quustay ineey maanta ku so dhiiradaan iney baafiyaan dadkooda madama aabo 63sano kadib dib u hesheen allxmd wllkey c/casiis adiga ajar fara badan allah haka siiyo sida aad umada uga farxisay allah haga farxiyo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Waa arin farxad leh cabdi caziiz really hore u soco anaguna garabkaada Ayaan taaganahay. Maashaa allaah waa illaaheey mahadii ✅
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Mashaa alhaa gabdhiisa 74sano hadeey jirto oyga intuu jiraa kaftan cml🙏🙏🙏🙏🙏
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله الحمد لله رب العالمين جزاك الله خير يا عبد العزيز
@ashanur7166
@ashanur7166 2 жыл бұрын
Maasha allaaaah mamadaan aad ayan ujecladay hooyadey ayey u egtahay lxm dulillaaah
@romi520
@romi520 2 жыл бұрын
Maasha Allah, Reerkaan waa nasiib badan yihiin 63 sano halkaan kuma taal. Allaha mahad leh hadiiba la helay ayagoo nabad qaba. Abdiasiis ajir iyo xasanaad aan dhamaan Allaha ku siiyo, Allahumma Aamiin.
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 cajiib wiixii nool aduunyadaa walaysu soonoqon 💞💞cajaaiib yaa allah
@guavaabdoalinur16
@guavaabdoalinur16 2 жыл бұрын
Allah is great! Mashallah
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Aİİahu Akbar waİahi wiiİkan shaqa cuİuus bu umada uhayaye cimrigisa Aİİe hadeereyo inshaAİİah
@saidaabdi166
@saidaabdi166 2 жыл бұрын
Mashaallaah hambalyo waa farxad saaid ah cjiib xaqiiqdii mahada alle ayaa leh
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
1959 waa waqtigii aabahay dhashay... ilaahay baa mahad leh hadday is heleen..... Barnaamijka hore u wad bro
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 жыл бұрын
1959 nol miya jiro
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@halimajeylani9243 waa sanadkii ama taariikhdii aabahay dhashay
@deeqasiciid4970
@deeqasiciid4970 2 жыл бұрын
Maasha allaah allah ayaa mahad leh Cabdicasiis guulayso jasaaka allaah khayr walalo
@zahradirir564
@zahradirir564 2 жыл бұрын
Maashaa Allah farxad weeye in lHelay 63 Sano kadib c/casiis khayr Allah ha ku siiyo hawsha aad umada u haysid
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 2 жыл бұрын
Maasha,allah hanbalyo wallahi waa farxad weyn aan gaarnay reer ilintir
@ubahabdulle2317
@ubahabdulle2317 2 жыл бұрын
Mash Allah you make my day am so happy for them 😍😀
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
Maasha allaah illaahey baa ku mahadsan marka labaadna c/casiis . Horey u soco.
@aminoadan4190
@aminoadan4190 2 жыл бұрын
Ilahay ba mahad usugnatay kuwafajiyay in ad dadka cawiso dadka somaliyed 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@aminaali6892
@aminaali6892 2 жыл бұрын
Masha allaah ABDIAZIZ REALY allaah ha ku xafiido raga khayrka ahii midhiyaha waxaay laa joogaan caay iyo aflagado akhiro iyo iftiinkaba wax maay dhigaan gulaayso aamiin
@noofosman4061
@noofosman4061 2 жыл бұрын
Masha Allah wax waliba awoda allaha wa weyn alla mahad leh adiga aad umahadsantahay dad badan dartaada isku helay hori usoco walal kheer allaha ku siiyo
@abyan1351
@abyan1351 2 жыл бұрын
الحمد لله رب العالمين وبه نستعين علي امور الدنياوالآخرة والدين. اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين .
@aminahusseinceynab8715
@aminahusseinceynab8715 2 жыл бұрын
Masha allah
@aminahusseinceynab8715
@aminahusseinceynab8715 2 жыл бұрын
Alxamdulillaah
@abdullshelkh1389
@abdullshelkh1389 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going forward
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
Cabdi casiis really you're hero you deserved abaal marin hay adaha wax abaal marsho fadlan casiis siiya abaal marin
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Mashaallah Alxamdulillaah Allaah aya mahada leh. Mar hadey is heleen waa kufaraxnay. Walal adigane illaah ajar xasanaad badan ale haka siyo.
@user-xr6hj2dd7w
@user-xr6hj2dd7w 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله الله يحميهم يا ربي عبد العزيز الله يطول عمرك ان شاء الله يارب زي ما جمعت الصومال الله يجمع اهلك كله ان شاء الله يا ربي يحفظك
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 2 жыл бұрын
Ninyahow sonalida wa iney kusiyan bilad aan wali magaceda hore laa arkin jazakalah
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 жыл бұрын
Maasha Allah, waa farxad. Odayga baadiya markii lagu sheegay waxaan ka cabsanayay inuu Libaax cunay. Waa qeybtii iigu yaabka badnayd baafintii iyo markii lahelay aabahaan. Jazzaka Allah qeyr Cabdicasiis.
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 2 жыл бұрын
Maa sha allaah tabaarakallaah farxada ilaahay haidiinsiyaadsho walal cadicasii adn ajar iyo xasanaad alaha kaasiiyo Markaad farxad soodhigto waan kufarxaa jasaakallaah cabdi casiis riyali
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 2 жыл бұрын
Wllhi ma is dhaheenin waala helaa masha Allah 💖💝💝💝
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 2 жыл бұрын
Masha allaha tabarakalah waa war farxad leh
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 2 жыл бұрын
Walahi abdiaziiz somalida social media isaga isku dhaama mashaallah illahay ha ka ajar siiyo
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 2 жыл бұрын
Maasha Alaah Alaha Ku Xafido Waad Kafarxisey Qeyr Alaha Ku Siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💚💚💚💚
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 жыл бұрын
Alxamdu lillahi ajiir iyo xasanaad illahay ha kaa siiyo Aamiin
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Cabdi caziz allaha ku xafido cabdi aziz xageed adunka kaga nosha hay walaal
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 2 жыл бұрын
Somalia gaar ahan magalada moqdisho
@huda9105
@huda9105 2 жыл бұрын
Farxad ilhaay u sugnatay ineey helee alxdulaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 2 жыл бұрын
Maansha alaah walalkey abdulaziz Walahi Ilahay dartiis baan kuu jeclahay Aad baan kuugu mahad celinaya dadka hawsha fiican oo aad u haysid ❤️❤️❤️❤️❤️
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن 🌾 🌿 ♥
@naimacibdi9112
@naimacibdi9112 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@fartuunibat7808
@fartuunibat7808 2 жыл бұрын
Wakufaraxsanahay aniga reer bulay aan ahay aad aan u aqnaa cabdi casiis jizakalaah qeer
@queenqaali935
@queenqaali935 2 жыл бұрын
Asc abdiaziiz walaahi waa wax laga yaabo lkn alle ayaa waxkasta awooda Jazakallahu kheyr wallo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 жыл бұрын
Maasha alah Maasha alaah Abdiaziz la anta lays maheleen 63 kadib alaha kuxafido
@nimcodaqare9807
@nimcodaqare9807 2 жыл бұрын
Mash Allah Mash Allah 💖💓
@aminahusseinceynab8715
@aminahusseinceynab8715 2 жыл бұрын
Ilaahow kubarakee candi casiisoow
@imthehero76
@imthehero76 2 жыл бұрын
Cajaib! C/Casiisow bal fiiri howsha aad heysid sida ay u qiimo badan tahay oo hadane ay u culus tahay Garabkaaga Allah ha galo bro
@maryanyusuf4911
@maryanyusuf4911 2 жыл бұрын
C casiis ilahey qeer hakusiyo after 63 isma laheyn walahela marnamijkan waxan kabartay haqusan inta aadnoshahay
@yaarabi3531
@yaarabi3531 2 жыл бұрын
Maansha alaah waa farxad cabdi casis alah ha ku barakeeyo
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
Masha allah Allah (swt) ayay mahadi usugnaatay Cabdi aziiz allah ha ku siiyo ajar iyo xasanaad farabadan Walaalaha barnamijkan ku xidhana c/casiis aan ka farxino oo aanu gaadhsiino 500k insha allah mahadsanidiin
@hawaali5313
@hawaali5313 2 жыл бұрын
Maanashallah taasi waa guul intaKalana ilaahay isugu Soo sahalo si taas la mid ah oo wada farxad ah inshallah
@aminaadan6600
@aminaadan6600 2 жыл бұрын
Mashaa allah Allah hakaa farxiyo aduun iyo aakhiroba waxad haysaa camal khayriya haka daalin intii karaankaaga ah
@maryamduale7563
@maryamduale7563 2 жыл бұрын
Allah ha ku barakeyo C/casiis.
@AaSs-er8ev
@AaSs-er8ev 2 жыл бұрын
😍🌹
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 жыл бұрын
Allxamdu Lillaah Allaah Ayaa Mahad Iska Leh Adiga Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@leilasheikmohamed1052
@leilasheikmohamed1052 2 жыл бұрын
Abdiasis alle hakaa jaseeyo kheyrka soical Media meeshii ugu fiicneyd aad kaqabsatey allaa wanaga kugu beegey ee hajoojin wll
@queen7831
@queen7831 2 жыл бұрын
Ilin taa IGA daadatay MashaAllah inta kala maqan Allah isku sahlo🤲🤲🤲
@ilmo1234
@ilmo1234 2 жыл бұрын
Asc cabdicasiis horay u soco hana joojin barnaamishkaan ha joojin asxaan badan ayaad ku suubisaa dhibkasto oo kaa horyimaada adigoo ku ilaabaya wanaga aad faleyso iyo ajir aad xaga allaah ka heleyso guuleyso
@halimaraghe8696
@halimaraghe8696 2 жыл бұрын
Mashallah
@dekowrage1643
@dekowrage1643 2 жыл бұрын
Walaal #AbdiAzizReally Dua tii ahaayd waykuugu dacde.Supporting from Kenya,Garissa,
@raxmaruuxi2327
@raxmaruuxi2327 2 жыл бұрын
Abdiasis ilahay haku barakeyo wlhi shaqo muhiim ah ayaad bulshada uhaysaa sida aad dadka ugu naxariso ilahay hakugu naxatisto ilahay haku xafido abooowe
@maryamsaidhasan124
@maryamsaidhasan124 2 жыл бұрын
Mashaalaah tabrakalaah ilaaheey ha nii siyaadiyo farxad
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 жыл бұрын
WALAALKY ABDICASIIIS LOVE YOU BRO
@yaarabii1364
@yaarabii1364 2 жыл бұрын
Allaahu Akbaar Masha Allaah Waa Farxad Abdicaziiz Jazakallaah
@lulmohamed1964
@lulmohamed1964 2 жыл бұрын
Masha allah allow ade mahad kusugnate wllky abdiaziz alle haku xafido wx ku dhibane alle haka hayo i a
@ubaxabduqadir7822
@ubaxabduqadir7822 2 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah
@maxamedafyare132
@maxamedafyare132 2 жыл бұрын
CCZ ÌLAAHEY WAX KUDHIBO ilaahe y KUMA TUSO SIDAD UMADA UGA FARXISAY ALLAHA KAAGA TARXIYO
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Maasha'allah Waxaan farxada weyn la qaybsanayaa helitaanka aabahood.
@Ghnivx
@Ghnivx 2 жыл бұрын
Maashaa Allah ajar iyo xasananaad badan Allaha kaasiyo wallkey abdiaziiz
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
. Abdi caziz allaha kuxafido
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 3,6 МЛН
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 24 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 27 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
Cawa Kadib Wacal Laguma Dhibatayn Doono Aabahed Wa Heshay
13:09
IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏
17:50
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 3,6 МЛН