Farxiya Fiska. GORGOR.wmv

  Рет қаралды 2,287,099

gorgornews

gorgornews

13 жыл бұрын

waa Hees Jacayl ah
iyo Cod aan Caadi Ahayn

Пікірлер: 945
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 3 жыл бұрын
Waaan xasuustaa markii iigu horaysay aan dhagaysty heestan 2011 aniga iyo wiil aan saxiibo ahayn oo maxamuud odhan jiray, mobil yaroo aan lahaa ayan galinay memory uu aabihii lahaa heestan iyo dhawr kale ayaan dhagaysanay waxay ahaud galab ila 5:30 meelas. Xasuusuhu waa waxa insaanka ka yeela inay mar farxan mar qoslan , mar jeclaystaan waxy xasuustan ,marna nacaan oo kar haan shaygaa ay xasuustaan. Wakhti waa ka dhallaanimada iyo meesha iyo cidda aad la qaadato.
@cubeydahmed6044
@cubeydahmed6044 2 жыл бұрын
Cawa oo kubegan tahy isniin sonkuna bari3 yahy AAN hestan AAN kumar qaamaa, 3Apr2022 xasuus
@apdallajoseph
@apdallajoseph 4 ай бұрын
@@cubeydahmed6044 caawa dhagaysanayaa after afur soon 21 ah caawo❤
@Ali14344
@Ali14344 2 жыл бұрын
Old is gold🪙 xasuus wlhi sanadkii 2012 heestaan waxaa marwlbo ii dari jirtey oo ii qaadi jirtey mcntadeydi inkasto leyga gursadey-10may 2013 malin jimco ah😢 allh u barakeeyo reerkeda anigana mid kheyr qabta allah ii sahlo. Like isaar hdii aa iga dambeyso. Waxan dhageysanayaa Fri-Apr-15-- 2022.
@aliabdirahmanmohamed5500
@aliabdirahmanmohamed5500 2 жыл бұрын
Ma wali ayaa single tahay
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 жыл бұрын
Nasiiib wcn sab geesi baad thy
@mudalibcade8305
@mudalibcade8305 2 жыл бұрын
Sxb geesigba waa adiga utag fiska
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 2 жыл бұрын
Saxiib adiguna xabadoo kuyaac hestana uqaad ayada😂😂
@abdikariim2482
@abdikariim2482 2 жыл бұрын
Hada ma guursatay mise wali waa surantahay kkkk
@Zayynab236
@Zayynab236 2 жыл бұрын
Waqtiga iyo waayaha wey socdaan wllhi 😢Heesahan ookale markan dhageysanayo adunka dhanba iguso yarada 😢 Inti qalbi jabsan alla ha bogsiiyo Inti xanusan alaha cafimad taam ah ha siiyo 2022/8/5 21:10 Habeen sbti ah🌝 Inti commentigan aragto waxan urjeynaya mustaqbal qurux badan inshllh :)
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx 2 жыл бұрын
Aamin😭 9:43 🥺😔
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 2 жыл бұрын
10:07
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Sidoo kale wll ♥️
@xafsoaxmed4316
@xafsoaxmed4316 Жыл бұрын
amiin amiin 🙄
@SihaambakarSihaambakar
@SihaambakarSihaambakar Жыл бұрын
Aamin abyo🥺
@amiintamaan8101
@amiintamaan8101 Жыл бұрын
Waxa ugu wanagsan e dunidaan laga dhaxlo waa xasuus ana waxaan jeclaystay inaan cawa halkan xasuus qor iskaga reebo waa xili fiid ah sacadu tahay 19:57.malin jimce Goobtu waa South Africa gobol la dhoho port Elizabeth magalo la dhaho uitenhage taariikhdu waa /9/6/2023. waxan wada dhagaysanaynaa hestan wiil an saxib nahay o la dhoho axmed. Ale waxaan ka baryaynaa nolol wacan iyo mustaqbal wanagsan inshalaah. Inata iga danbaysay aminta no raciya idinkana waxan idin rajaynaynaa cimri dherar iyo cibaado suban inshalaah nolo warta ✊
@ahmednadiif5313
@ahmednadiif5313 4 ай бұрын
Habeen xasuus leh😊
@shamsudiinmahamedmahamuud5061
@shamsudiinmahamedmahamuud5061 2 ай бұрын
zxip ana wxn arkay komentigaaga cawa oo ay tahay 7 june 2024 wn la dhacay
@MaskaxMaal-e9k
@MaskaxMaal-e9k Ай бұрын
Sxp aamin idinkana ilaahay nolosha ha inla garabkalo waxaa kusugan tihiin goob halis badan
@maxamedsaalax7223
@maxamedsaalax7223 4 жыл бұрын
2011💏 ilahad Yaaila dhageysanyo 2020💏 like hai dhafin
@ayangeele7506
@ayangeele7506 3 жыл бұрын
@Abdiaziz Mohamed Somow llllllll))ll))llllllll)llllllllll)lljllljhlhhlll))))l)llll)llllllll)lllll0opppoooooooojl
@ubahhagar3598
@ubahhagar3598 3 жыл бұрын
@@ayangeele7506 x
@caashaabdicali6995
@caashaabdicali6995 3 жыл бұрын
Aniga oo tahriipku jiira baa dhegaysanaya
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 6 ай бұрын
​@@caashaabdicali6995😂 hda yurup magaarte
@abdullyusuf2613
@abdullyusuf2613 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali maryooley 😂😂😂
@maanmuna6557
@maanmuna6557 2 жыл бұрын
Aniiiiii
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 2 жыл бұрын
Aniga sxb o safar ah ayey gaari ikadarantahy xili galab ah o an usocdo Vancouver xagas canada
@c.risaaqsiciid4138
@c.risaaqsiciid4138 2 жыл бұрын
Stanpey
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maay maxaa fadasse
@cabdiqanilaki7807
@cabdiqanilaki7807 4 ай бұрын
I have watching with you ❤
@bilaalnoor4572
@bilaalnoor4572 8 жыл бұрын
FARXIYAY WALAL AAD BAD UCOD MACANTAHAY.WAXAN JECLAN LAHAA ADIGA OO QURANKENA KARIMKA AH CODKAGAN MCN KU AKHRIYA OO KU LUUQEEYA.IKAHAY HAKU SOO HADEEYO.AAMIIN
@zakariyeabdullahi3738
@zakariyeabdullahi3738 4 жыл бұрын
Amiin
@cayuniisharaf7510
@cayuniisharaf7510 3 жыл бұрын
Mashaallah Amiiiiiiin allow sohanuni🤲😭😭
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 3 жыл бұрын
@@cayuniisharaf7510 +¹
@cabdiqani8692
@cabdiqani8692 2 жыл бұрын
Kookolookook
@cabdiqani8692
@cabdiqani8692 2 жыл бұрын
Kookoloookko
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 5 жыл бұрын
Anoo film somali fiirsanaayo ayaan heestaan arkay kadib gabdha codkeeda ayaan ka yaabay cajiibkiisa sas ayaan ugu qoray KZfaq heeska magaciisa Si aan u ogaado qofka qaadayo waw what a voice 😘😘
@Zariiic-s1x
@Zariiic-s1x 11 ай бұрын
Mᴀɴᴏsʜᴀʜʏ ᴡʟʟ😅
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 11 ай бұрын
@@Zariiic-s1x alx
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 9 ай бұрын
​@@Zariiic-s1xHaa waa noolahy wykan 😂
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 6 ай бұрын
😂😂 adiguna ma noshahy​@@Zariiic-s1x
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd 5 ай бұрын
Hada maaa Argtay heesta 😳😳😳
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 жыл бұрын
Waayo waayo xasuus Cawa iga qabatay anigoo malawax dubayo 💑😥
@dagan1586
@dagan1586 2 жыл бұрын
Ani xata cawa anigo malawax dubayo😂😂😂
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
Ani anooo cawa laiaga tagay Ayan dhagesanaya
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
@@dagan1586 hhhhhhh xasuus
@alisonhaykal3231
@alisonhaykal3231 Жыл бұрын
Grill of legand bast of you
@Deeqoowpro29
@Deeqoowpro29 3 ай бұрын
Anigoo shaqaynayaa 2:05 habeenimo
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhegeysan jiray dugsi dhexe anoo dhigta class 6 maantana waa 2022 anoo heer jaamacadeed ah ilaahw cimriga noo barakee waagaas ma fhmi jirin lkn hada jacayl baa igu dhacay oo waan fahmaYaa😨❤️geesigaan tirsinaYoow garab hayga reeban😌
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺🥺ax Walahi wad qalbi hadashay allah haku sahlo walaalo qofkaad jeclaatay
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
@@kawtharabdulahi3871 mahadsanid qaali alla hanagu guuleeyo nolosha aduun io mid aakhiraba❤
@badrochrome
@badrochrome Жыл бұрын
allaha haa kupoog dhayo hno
@xukunabdi6927
@xukunabdi6927 2 жыл бұрын
jacaylkaygii ayaa shil gaadhi galay gacanta midigta ayaana dhakhaatirtu tidhi waa laga jarayaa hada dhakhtar ayuu kujiraa waxan ilahay waydiisanaya inuu gacanta ibadbaadsho heestan ayaanan kusugaa 8 /5/2022
@hafsaabdul2236
@hafsaabdul2236 Жыл бұрын
😭amiin abyo
@mohaabdigeelle9034
@mohaabdigeelle9034 Жыл бұрын
😢😭😭
@diinisaalah5406
@diinisaalah5406 Жыл бұрын
Gacanta hadii laga jaro mala sii joogeysaa markaaa
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Күн бұрын
​@@diinisaalah5406😂😂
@Fanproject-to6lw
@Fanproject-to6lw Ай бұрын
17 june 2024, 12:12 waxa ay ii tahay habeenkii labad ee eidul adaha xaladuhu way iska cakiran yihiin lkn rajadu way wanaagsan tahy waxan rajaynayaa maalin iaan dib usoo booqon doono fariintan aniga oo ku jira wakhti ka fcn kan hadder xasuusna an ka dhigan doono wan idin salaamay qof walba oo akhrinay qoraalkan heesta waa my fav song... salamu calykum😘😍😍
@maxamedaxmed4561
@maxamedaxmed4561 11 жыл бұрын
ilaahy ha kaa so hanuuniyo fanaanimada amiin yarabi
@jaambiir8
@jaambiir8 2 жыл бұрын
Adigana ilahay ha ka so hanuuniyo dhagaysigeeda
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
10 sano kadib ma jogta wallka 😢😢😢
@Aflaxforexacademy
@Aflaxforexacademy 10 ай бұрын
​@@zakariyexasan1345wuu dhintay wuu baxsaday😢😂
@maxamedaxmed-oh1ej
@maxamedaxmed-oh1ej 3 ай бұрын
11 years ago wlhi ciyaal malcaamad (Dugsi quraan ahaa) adna halkaa comment kasoo qoraysay 😂❤
@King55555-x
@King55555-x 2 ай бұрын
​@@maxamedaxmed-oh1ejlayaab wllhi kan wuuba ronyahy mid 16 years ago arkey wllhi 😂😢
@falastinfarah5939
@falastinfarah5939 Жыл бұрын
waxaa iga dhoofay jaceylkeygi ane waxan jogaa wadanki hoyo waxan sugaya 5 Sano ma aqaan xili uu waqtigu ino hiilin doono😪 gorgoryahow I Garsii gacal eynu noqonee😪 best voice fiska
@adennastehoilsan8912
@adennastehoilsan8912 4 жыл бұрын
Hestaan markii aan maqloo waan iska ilmeyaa xasus mudan 😭
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 4 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2019 liketa Ak cml uso rid😂😂😂🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@amiintaraq7210
@amiintaraq7210 4 жыл бұрын
Hah
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
beautiful salma abaaya Anigaa kula dhageysa nay caweys wanagsan
@nanahirsi2299
@nanahirsi2299 4 жыл бұрын
4/2020
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 3 ай бұрын
Allah muxu qatiga socda sidaas baa anaguna cimrigeena usocda 😢🎉 still 2024
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 3 жыл бұрын
Waa xasustii cabdalle yuusuf hanuniye iyo erayadii xaashi yuusuf oo ahaa walalka cabdalle yusuf hanuniye allah unxaristo 2014 wuxu ku dhintay tuulada dac ee hoos timaado degmada ceelbuur ee gobalka galgaduud awowe allah ku naxaristo
@abdisalamwehliye9425
@abdisalamwehliye9425 3 жыл бұрын
Hanuuniye ma dhintay?
@nasrudiinmowliidarmedia4025
@nasrudiinmowliidarmedia4025 Жыл бұрын
Best song heestan xasuus bay igu leedahay wlhi gabar aan ilamader nahay baa noo daari jirtay markay guriga nagu so booqato 2012kii hadeerna waa 2/11/2022 habeen khamiis so galayso😪❤
@abdifatahkaraama1864
@abdifatahkaraama1864 2 жыл бұрын
Boqorada Codka Farxiya Fiska ❤🎧 Yaa ila dhagaysanaya October 2021
@bushraibrahim4005
@bushraibrahim4005 2 жыл бұрын
C sh
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 9 ай бұрын
Wayna iga fogtaha wayna ii xanaaq santaha 😢gacantayda mar soo gali daainow cayni cabdulahi ♥️😭26 October 2023
@hodanahmed6148
@hodanahmed6148 3 жыл бұрын
2012 anoo fasalka sidedad ka basaya baan dhagaysan jiray waliba maalinka imtixanka noso baxay Hees xasus gaara igu leh Waaga dugsiga dhexe ka baasay bay ahayd waliba ❤❤💖💝💗💓💞💕
@adenshale374
@adenshale374 Жыл бұрын
Was kabaasayo necessary hhhhhhh
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 Жыл бұрын
2023 dhagesana ano dugsigi sare f4 kubasy😊
@abdulabdullahihashi4004
@abdulabdullahihashi4004 10 ай бұрын
Very song farxiya fiska waxan dhagaystay 27/9/2023😢waqtigu waa soconayaa ilahey qofkaste qofku jecelyahay hala kulansiiyo😢😢😢
@MohamedSaid-jr6tr
@MohamedSaid-jr6tr 3 жыл бұрын
2021 Dad maa dhagysnaa wli 😂😂
@caashaabdicali6995
@caashaabdicali6995 3 жыл бұрын
Haaa kkk
@mahadaxmed1418
@mahadaxmed1418 3 жыл бұрын
Dhuuxii fanka somalidu wuu soo dhamaaday waxaynu joognaa xiligii socdaal sharma boy faladagan iyo balbalaarka markaa inaynu dib isoo noqonaa waa muhiim
@jimicsichannel3646
@jimicsichannel3646 2 жыл бұрын
Maxa dhacay? Heestaan ma ayadaba ah mid la ilaawi karo🤣😂
@user-sx9fr2dz9s
@user-sx9fr2dz9s 3 ай бұрын
Kuwa hada soo kacayaaa dhagysta😅😅😅
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 4 жыл бұрын
3/6/2020 waxii ka danbeyo qofkii hestan dhageysto like ha ii saaro waa marka igu horeysay aan maqlo hestan
@faaraxcali490
@faaraxcali490 3 жыл бұрын
2010 ayay ahayd e xage jgtay
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 3 жыл бұрын
@@faaraxcali490 hh markaas munkar ma dhageysan jirin
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
😢durtba 2yrs
@mohali5638
@mohali5638 Жыл бұрын
old is gold wxan dhagaysan jiray anoo aan xaal aduun waxba kala socon oo walidintay la nool 2011 moobil habaryartay lahayd ayan ka dhaysan jiray anoo joogo tuulo ka tirsan gobolka saxil kadib kala tagii walidkay wxan noqday cidla joog wxan dhagaysanaya cawa 2023/07/18 12:39Habenimo wxa la sexan la.ahay wayaha aduunyo culays aad u darana wa daremaya😢 inzha allah wxan dib uso bokhan doona markan hamigayga gaadho😢🙏
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 9 ай бұрын
I can feel you wllo😢
@mohamedyusuf7370
@mohamedyusuf7370 9 ай бұрын
Insha allah waad ka baxaysa wllo
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 6 ай бұрын
​@@mohamedyusuf7370 hda waxa rajeynaya ina bash bash kujirto
@ayanmahmud315
@ayanmahmud315 8 жыл бұрын
gorgoryohow igaarsii gacal ay nu noqonee ❤❤ i liked this heees☺
@sultaangorgorhassan9102
@sultaangorgorhassan9102 6 жыл бұрын
Ayan Mahmud 💎🎁
@kososporne4932
@kososporne4932 6 жыл бұрын
Ayan Mahmud Nice
@ahmedomar8556
@ahmedomar8556 2 жыл бұрын
Wllhy 2021 arky qralkaga wll🥰🥰
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 9 ай бұрын
7y ago In'adeer caafimad ayan ku rajaynaya haddad nooshahay ❤
@maxamedNuur-nw5yu
@maxamedNuur-nw5yu 6 күн бұрын
Abyo mcn 2024 arkay qoralkaga hadamanosahhay neh😢😮
@king-mola
@king-mola 2 жыл бұрын
anigo 10 jir ah dhageysan jiry OLD IS GOLD REALY
@elmiosmanahmed4932
@elmiosmanahmed4932 2 жыл бұрын
Gorgoryahow igaarsii gacal aynu noqonee fatxi❤❤❤ xusuus wlllhi 2021 khamiis 14/oct/2021M
@omarmohamednoor6606
@omarmohamednoor6606 3 жыл бұрын
Yaa ila dawaanaya sanadka 2021.like saar.hees xasuus qali ah igamudhan.
@almaahmed7417
@almaahmed7417 3 жыл бұрын
Ana kula daawanya 🥺❤️❤️alla inder wakhtiga muxu dheerenya
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 Жыл бұрын
17:51 7/mar/2023 🥺ban dhagaysnya wiil aan is jecelnhay muddo 6sanno la hadlyay dhib badana way naso martay lkn marnba kuman kala tagin hada guurkaygu waa 1/7/2023 inzha allah alleh nabad hangu gaadhisiyo 🥺😭isooduceya in alleh farxad igu dhameyo🥺 gorgoroyow I gaadhsi gacal ay noqone🥺
@masbalcali-pj1ud
@masbalcali-pj1ud Жыл бұрын
Allha kgu gaadhsiyo xppt🥰❤✨
@abdiraxiimabshir6918
@abdiraxiimabshir6918 Жыл бұрын
Inaad is guursateen jaceylkagi bn rajeynyaaj 🥰🥰🥰
@amiintamaan8101
@amiintamaan8101 Жыл бұрын
Inaad gulaysatay baan rajaynayaa wll after 6 years
@zeynabibrahimhassan6164
@zeynabibrahimhassan6164 Жыл бұрын
Gurigina il cadow Allh kahayo isku wara I.a
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Жыл бұрын
Todobada manta Wye😮😮🔥
@mussewehliye5305
@mussewehliye5305 3 жыл бұрын
/12/8/2010 muqdisho maanabooliyo degmada shibis xili casir liiq ah anoo heesta 310 iyo erphon cusub oo laba maalin heestay waxaan saarna gaari kaarib ah oo uu watay yar saaxibo eheyn Xusuus cajiib ah qofti maalintaas aan ku raad joogay qoor sagaaro ayaan kuqabtay 2bil kadib alxamdulahi
@abdiwaliabdullahi328
@abdiwaliabdullahi328 Жыл бұрын
Hhhhhh Alaabtaas dangerous aa La dhahaa ku qabo eey Kaa fakanin
@kiristiyaanorunaaldo4191
@kiristiyaanorunaaldo4191 4 ай бұрын
Heestan waxa dhageysanaya anigo iyada macsalamo dhahayo oo jogo cel boorka adan cade iyada kaliya ma ahan jecelkeygi ee waa hooyadey lawad waxay kusi jeda kenya 🇰🇪 waxa rijeyna inaa allah nbd geyo iyado cafiamad qabto i.a sanadka waa 18 /3 /2024 maalin soon ah oo ay thy isnin sacadana thy 9:06 illahayow ii xifdi oo gurigeda nabad ku gey 🤲😪
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
Old is gold 🪙 the second day 2022 Gor goryahoow igaarsii gacal aynu noqone💓
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
29 November Talaada 5:00 galbnimo Kolly mrkay hestu so bxdey man grnyn lkn mantan granyaa on dhagysanya🥺💛 intay ku socoto wiil io gabadh wxn u rajynyaa Mustqbal wanksan,cimri dharer,cafimd io cibado suubn❤️🥰 inta xnunsan mid qalbi mid nafeed io mid jidh ahneed Alle cafimd taam ah ha siiyo intii jacyl la oydey la diifotey la dhimatey la waashay la nool Alle haw naxriisto nolol io geeriba🤲🥺 Qof wlbo arkaya Coment kayga aad ban u slmayaa wiil io gabdhba Mhadsnidin❤️
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
Waka qadnw
@husseinadan1740
@husseinadan1740 Жыл бұрын
Walal adna mustaqbal iyo nolol Ayan kurajeyna insha Allah
@Malloofficial1
@Malloofficial1 2 ай бұрын
wll adna mutaqbal fcn io nolol qurxon ku rajynaya i.a❤😢
@MoneyOn_Air
@MoneyOn_Air Жыл бұрын
igadaa after 9 years saamayn iguma laha lkn xasuhii waagi igu horaysay😭😭😭😭😭i I hope I don't have to listen to it again
@WLLQoslaaye-se8it
@WLLQoslaaye-se8it 11 ай бұрын
Waan hubaa inaad Dib usoo booqan Doontoh Heestaan Mirada macaan leh ee hadii aad iga danbeeyso Liked 👍 isaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shifohussein
@shifohussein 6 ай бұрын
Ok wll way Macan tahay heestani ee Wan ku sari dona sxb❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮
@Saadiq5cumar
@Saadiq5cumar 11 ай бұрын
23/Jun 2011 I'm still listening😢 Waqtiga wuu socdaa soomaalaay😢😢
@Aflaxforexacademy
@Aflaxforexacademy 10 ай бұрын
After two days😮
@AxmedCarab-iz2yy
@AxmedCarab-iz2yy 10 ай бұрын
​@@Aflaxforexacademy1
@user-ye5wm7cq8z
@user-ye5wm7cq8z 10 ай бұрын
Just 3 weeks ayaa ka soo waregat coming that ga
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 10 ай бұрын
​@@user-ye5wm7cq8z 8 hours 😂
@Gulufmedia1223
@Gulufmedia1223 9 ай бұрын
​@@AxmedCarab-iz2yytytt😮443
@abdifatahhirsi3207
@abdifatahhirsi3207 3 жыл бұрын
𝙬𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙬𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙪 𝙬𝙪𝙪 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙣𝙖𝙮𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙙 𝙙𝙖𝙖𝙬𝙖𝙣𝙚𝙮𝙨𝙤 𝙨𝙖𝙣𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙘𝙪𝙨𝙪𝙗 2021 𝙗𝙞𝙡𝙤𝙬𝙜𝙞𝙨𝙖 𝙄𝙨𝙤 𝙭𝙖𝙨𝙪𝙨𝙤 𝙥𝙡𝙯 𝙛𝙤𝙧𝙢 𝙩𝙞𝙧𝙞𝙗𝙤𝙡𝙞
@sdrsomalichnl9589
@sdrsomalichnl9589 3 жыл бұрын
Respect brother ina xirsi
@abdifatahhirsi3207
@abdifatahhirsi3207 3 жыл бұрын
@@sdrsomalichnl9589 Tank You pro
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 2 жыл бұрын
All ready One year ago 😅
@cabdiqadar3128
@cabdiqadar3128 2 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 All read 2 mo og 😅😅
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 2 жыл бұрын
@@cabdiqadar3128 one day ago 🤣
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 2 жыл бұрын
Wlhi big history weyaan heestan ano yarban ka dhagysan jiray mobile ka wlshay oo qadafi la odhan jiray wakhti to wakhti 🥺😭
@fatma-qt5gr
@fatma-qt5gr 3 жыл бұрын
Gorgorayow igaarsii xasuus 😭
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 9 ай бұрын
GORgor mi fav -Fanaanad fiiska 2024 still haddad iga dambeeyso like i saar bal , Like isaar dad ku waashay baan arkay faidada aan arke 😂❤
@cabdaleclfataax-ob6nq
@cabdaleclfataax-ob6nq 8 ай бұрын
😂😂
@cabdaleclfataax-ob6nq
@cabdaleclfataax-ob6nq 8 ай бұрын
Wan ku saray bal faidada so arag bal 😂❤
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 7 ай бұрын
Mahdsanid legend faido majirto waaa iska faatabakh e 😂
@mazraoui.
@mazraoui. 2 жыл бұрын
Yaani the voice🥺🥺🥰 another level watiga siduu ordaayo xasuu
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
6/10/2021 Habeen Arbaco ah Sacaduna tahay 12:20am habeenimo baa dhageesanooyaa Fiska Boqorada codka inaa tahay waa qiray🖤🙏
@ayanmohamed4966
@ayanmohamed4966 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 hajigeyga wlh hosts ogajira markan igamaqna dagesan jirey alxmdulillah alah intii isjacel hais kusimo
@fadumomohamedelmihandi263
@fadumomohamedelmihandi263 2 жыл бұрын
Aaaaaamin😓
@abdullahidalmar859
@abdullahidalmar859 5 жыл бұрын
Who still watching in 2019 Hodan i miss you
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 4 жыл бұрын
Hodan Rabbi ha kusoo dhoweyo
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Wllh xasus ban galay wayo xaskeygi baa jecleed lakin waa kala tagnay wayo shey daan baa nasoo dhaxgalay lakin hada waa rajeeynaa inaa isku laabano wayo naag kale indho umalihi wayo jacelka waa xanuun badan yahay walahi ee noo soo duceeya inaa isku labano in sha allah
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx 2 жыл бұрын
ilh ha idin fdudyo😢❤️
@mutasxasan6897
@mutasxasan6897 Жыл бұрын
Insha Allah
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Allaha iskukin sakhiro wllo
@bashirmohammed3267
@bashirmohammed3267 3 жыл бұрын
Heestan wxn udhagaysta jacaylkaygah O aad iga fog wakhti walba wxn dhaha illahow gacantayda mr so gali🤲🏽
@fadumoabdullahi6603
@fadumoabdullahi6603 3 жыл бұрын
amiin
@sihaamelmi9545
@sihaamelmi9545 2 жыл бұрын
Wlhi kula mid baan ahaay 💔😢
@ayaangobaad2461
@ayaangobaad2461 2 жыл бұрын
000pl00
@fadumomohamedelmihandi263
@fadumomohamedelmihandi263 2 жыл бұрын
😥😓
@fadumomohamedelmihandi263
@fadumomohamedelmihandi263 2 жыл бұрын
Aaami allah ha ku so gasho
@haboonmaxamed9304
@haboonmaxamed9304 9 жыл бұрын
She has a natural smart voice she is alegend indeed. Plz kam Nairobi one time we love u so much
@nimcoadan6426
@nimcoadan6426 6 жыл бұрын
haboon maxamed waaaw wankahelay
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 5 жыл бұрын
Yes she has amazing 😉 voice she must be the only legend for this century
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
You are right she is a lady an elegant one
@abshiramiri9231
@abshiramiri9231 3 жыл бұрын
Hhh
@bushraibrahim4005
@bushraibrahim4005 2 жыл бұрын
@@nimcoadan6426 Ee try yu nini
@Khalid12906
@Khalid12906 6 ай бұрын
Hada waa 2024 12 sano ka hor2011 markay heestan soo baxeysay caruur baan ahaa waliba 6 sano ayaan jiray maanta 19 sano baan sii galayaa anigoo nolol qurux badan heesto qof walboo qoraalkan arko waxaan u rajeynaaya nolol mida ugu quruxda badan Heestan waxay kamid tahay xasuusihii yaraanteyda . Ma xasuusto qofkii markaas dhageysan jiray lkn waa hees in badan aan ka maqli jiray reerkena qof kamida oo dhageysanaayo 2024,,,,,,,,,,,,😊😊
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Old is gold farxiya love you walal in badan ayaanu codkaaga ku raaxaysaney
@ahmedalaahi4732
@ahmedalaahi4732 3 ай бұрын
2024 ilaa 2012 ayaan dhagaysta maanta Anigoo Jigjiga Kusugan ayaan Dhagaysanaaa old is gold fiska ❤
@wizzfaizalinhowizzfaizalin9428
@wizzfaizalinhowizzfaizalin9428 Жыл бұрын
yaa dawanaya 30/8/22 malin talado ah insha allh hadoo alle cimrigiga ii dhereyo dib ayaa qoral kega uradin donaa
@user-ug2xt1jh1j
@user-ug2xt1jh1j 11 ай бұрын
0:50 uiop1
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Hees xusid mudan heestan nimaanu saaxiibo ahayn ayaa aad u jeclaa markastana dhagaysan jiray khaasatan markuu qayilayo Yaasiin Mohamed Jaamac Surmindiile Ayaa la odhan Jiray Legend halkan ayaan kaa salaamayaa caawa heestaadii ayaan dhagaysanayaa!.🙏
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Күн бұрын
Gorgoryahow igaarsii gacal aynu noqonee best song💯🥺
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 жыл бұрын
Still I watching 2022 boqoradda codka 👍
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 2 жыл бұрын
Al fanan Abdalla Yuusuf Hanuuniya hore u qaaday Old version and memorial song💌
@farascad6073
@farascad6073 5 жыл бұрын
Hestan waxan dhegesan jirey 2012 hrgysa xasuus ciyala iskuul aan aha Hada 2019waxanku dhagaysanaya kismaayo Adunku waa hadhka labadisa gelin illahaw camal salixa nagu arsaq
@salmodiini67
@salmodiini67 4 жыл бұрын
Kismayo kaxage
@ciiseibraahim4920
@ciiseibraahim4920 3 жыл бұрын
Aduunyadu waa wareegto
@faizacaynaanshe6800
@faizacaynaanshe6800 3 жыл бұрын
@@salmodiini67 farjano wllo
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
Waxaan dib usoo xasustay 2011 anigoo jooga burco oo heestan laga soo dayn jiray bulsho tv habenkii marka warku ka baxo kadib.. 2010 , 2012 , 2013 , 2014 Ayaamihii caruurnimada ugu macaanaa ayay ahaayeen.. 😢😢 ياليت الشباب يعود يوما فأخبره بما فعل المشيب
@heersare3662
@heersare3662 3 жыл бұрын
xasuus wlhy shp ana xiligaas Buhodle baan ka daawan jiray waliba showga xiliga galabtii ah
@deeqoahmed6042
@deeqoahmed6042 3 жыл бұрын
Fananadena codka mcn allaha ku xafido abayo iinolow.xaqiiq ahaan qofaan taagero oo aan jeclahay ayaa tahay
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 3 жыл бұрын
Xasuus waqti iyo waayo wacnaa. 2021 yaa ila daawanaayo
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Dhamaadka 2019 bilowga 2020 yaa dawanaya 🥰
@nanahirsi2299
@nanahirsi2299 4 жыл бұрын
4/2020
@ismailalibos31
@ismailalibos31 2 жыл бұрын
@@nanahirsi2299 6 15 2022
@crisaaq3877
@crisaaq3877 2 ай бұрын
Asc kudarsoo codkeeda dahabka waxaa kasii daran quruxdeeda masha allah masha allah allow dhawr cimrigana u siyaadi farxiya fiska insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia 🇸🇴
@Abdication112
@Abdication112 8 ай бұрын
Heard 👂 this song 🎵 when I was 11 years older wallahi on a road trip to Dallas 🎉🎉🎉memories ❤❤❤❤
@user-tn3uh1zf2w
@user-tn3uh1zf2w 5 ай бұрын
😂❤❤❤❤❤
@deqakhadar
@deqakhadar Жыл бұрын
30/12/2022 jimcada udambeyse sanadka ilahey haino rumeyo riyoyinkena dhaman Ameen 😊❤️
@ZaraaMohammed-pi2jn
@ZaraaMohammed-pi2jn Ай бұрын
Aamin❤😢
@aishaali7769
@aishaali7769 4 жыл бұрын
Waaaw waa Hees Aad umacan 2020 yaa dawanayo
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 20 күн бұрын
Heesaha waxan u jecelahy kuwa xasuusaha igu le , maxan ku mirqaamay heestan 2017 kìi asaxbtydii aadabn uwada salaamaya nooli kulante zxbyal ❤
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 2 жыл бұрын
Erayo aan laga gayoon marnaba, wallow ey gu'yaal badan jiree🥰 Goryahaw I gaarsii Gabantaan tirsanayee Gabalbay iga dhacayee💞
@hashimabdinasir6191
@hashimabdinasir6191 2 жыл бұрын
hado ilah cimri dher iyo cafimad nasiyo waxan rajena after 50 years ina Dib u radi dono qoral keyga 🤣🙏 16 July 2022 see you 😘
@khaalid8059.
@khaalid8059. 2 жыл бұрын
Insha,Allah 🤣
@Teetanopro20
@Teetanopro20 Жыл бұрын
Only 8monsth😂
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 2 жыл бұрын
Mhaamo fanaanimo waxaagu waa dhaafeen double Artist baa thy 2013 baan islaan eedo iigu beegnayd ka maqli jiray 💋💋
@KidaxBreak
@KidaxBreak Жыл бұрын
Gabadh la cod ah amaba u dhow fanka sooma marin ❤️
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
Wlhi xasuus 2011 anoo dugsi dhigto walaashay dhageysaneyso maqli jiray xasuus 2011 waqti Macaan 🥺
@taagere
@taagere 12 жыл бұрын
farhia fiska yeah sure she is the queen boqorada codka
@ayaanyar8233
@ayaanyar8233 7 жыл бұрын
no name subxaanallaah
@khalidxashi6426
@khalidxashi6426 5 жыл бұрын
Who still watch 2019 hhh Am young but am hearing 2019
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 4 жыл бұрын
Listening or hearing😆
@Alphalegendpg
@Alphalegendpg 3 жыл бұрын
@@mohamuda.xamaraawi5553 same 😁
@HanadShow
@HanadShow 4 ай бұрын
03/010/2024 memories 😢😮
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
7 /7/2024
@maxamedcabdiraxman10
@maxamedcabdiraxman10 Ай бұрын
9/7/2024​@@Hidanhuda
@BushroCabdixakiin
@BushroCabdixakiin 9 күн бұрын
7/30/2024❤😢
@naemaj4616
@naemaj4616 7 ай бұрын
It reminds me of being down in 2014-15😢 I am good now Alhamdulillah sabr is a real thing Old is gold ❤
@khalidxashi6426
@khalidxashi6426 5 жыл бұрын
Wlhi farxiya fiska Maasha allaah Cod wacnaa aniga ku wataa fiska Wlhi fanaanad booskaaga buuxinayasa ma jirto waligaa farxad ku nooolow fiska cadwgaa u noolow wllshy shatrafeey
@user-rz3nr6ei3v
@user-rz3nr6ei3v 8 ай бұрын
GorGor YahoW America 🇺🇸iga Ada hi🥺😍🫶😭
@ZaraaMohammed-pi2jn
@ZaraaMohammed-pi2jn Ай бұрын
Gorme so labaneee
@user-us9sd8cn8n
@user-us9sd8cn8n 8 ай бұрын
Geesigan tirsanayay garab hayga reebane ❤ gacantayda masogalin 2023/11/21 allow irume riyadayda halaysoduceyo dhalinyaro❤
@arbaysboutiquefamily1404
@arbaysboutiquefamily1404 4 күн бұрын
Watching from USA 🇺🇸
@cman7388
@cman7388 Жыл бұрын
farxiyo fiska Woow legend cod mcn Masha allah ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@abdirahmanqaasim1370
@abdirahmanqaasim1370 6 жыл бұрын
Nice song frxiya fizka fananada an sida dhapta uu tagero
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 5 ай бұрын
Majiro Qof Waayaha Aduun Ay Ciileen Oon Aniga Ahayn Waayo Ma Dareemi Kartid Holaca🔥 Qalbigayga Ku Zhidan Allah Qalbiga Hay Qaboojiyo!!!😭
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 2 ай бұрын
Alle haku walaal
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 3 жыл бұрын
Back to 2011 Old days😴😴
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Heestan waxan kuxasusta Anigoo saxibkay u malxiisa ayaan gaadhi kurkunoola ku dhagaysanaynay anagoo kusii socona goobtii arooska 2012 maalmo quruxbadan ayey ahyd
@lucky9893
@lucky9893 6 ай бұрын
Still 2024😢😢😢 unforgettable song😢
@abdisamad6708
@abdisamad6708 7 ай бұрын
Wan ogahay inaa dibuso boqon doonto xiligey noqoto ❤❤ 2024
@user-hr3zv9jj4o
@user-hr3zv9jj4o 6 жыл бұрын
Who still watch this in 2017-18
@deuschelondon2115
@deuschelondon2115 6 жыл бұрын
عيدروس عبد l here bro lkn xusuus dheer ayaan galay l feel so sad 😓 anigoon waxba jacayl ka garanaayn ayaan gabar jeclaaday lkn ila hada l feel so sad plz pray for me..........
@idilabdi8039
@idilabdi8039 Жыл бұрын
@@deuschelondon2115 😢😢 manoshahay
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
God bless you farxiya Axmed cadaawe❤️.
@kheirajimale9519
@kheirajimale9519 3 жыл бұрын
Codkan macan waxaskuficna quranka karim
@Yusuf-Qays143
@Yusuf-Qays143 Жыл бұрын
2023 still I watching boqoradii codka fiska.
@abdizalaan671
@abdizalaan671 6 ай бұрын
Habeen aan wqti la qadanayy qof akteyda qaali uga aha aye heestan aktisa ka yeertay deeta marki anu kala dhacnay baan dib uso milicsaday 16/1/2024 hben talaado😍❤️ bal Exam ba isugaye maan aqristo ama seexdo wle fiska heestn malab ayna ishu qabanen be imarise kama dalo Dhgesigeda😂❤️🙆🏽‍♂️
@beautiful1423
@beautiful1423 11 ай бұрын
Legendary beautiful song❤love u Abayo farhiya fiska😊
@jabramaxmud601
@jabramaxmud601 10 ай бұрын
@aishaahmed5184
@aishaahmed5184 Жыл бұрын
Gorgoryahow igaadhzii gacal aynu noqonee ❤💯
@abdirahmaanak9611
@abdirahmaanak9611 Жыл бұрын
23/jun/2023 jimce 😂ciyaal sharma poy hadda iga danbeesan like ❤❤❤😂😂😂
@minaminoofficial2651
@minaminoofficial2651 3 жыл бұрын
Yaaa dawanaya 12/12/2020 hestaan xasus ayee igu ledeh qofkii igaa dambeyo wnku salaaameee
@maxamedrooble1054
@maxamedrooble1054 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw cadi ma ahan waa hees aad umacan iyo gabar aad u qorox badan hadana aad u cod macaan ilaahow noo day gabadheena
@amiiratashnaa8611
@amiiratashnaa8611 4 жыл бұрын
war manoshahy😂
@faadumocabduqdir6663
@faadumocabduqdir6663 3 жыл бұрын
abowe manooshahy 😥🥺
@sucadmohamed4838
@sucadmohamed4838 2 жыл бұрын
@@amiiratashnaa8611 boqorada cofka
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
@@amiiratashnaa8611 manooshahay adi
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
@@faadumocabduqdir6663 manooshahay adi
@mahamodalishire8793
@mahamodalishire8793 Жыл бұрын
waxaan dhegaystay 2010 anigoo boorame ka imi galabta roob da'ayo aniga iyo dareewalka keliya aan nahay. dareewalku aad uu fanaan u ahaa oo ula qaadayey
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd 5 ай бұрын
😂😂😂😂 private kadhigo 🥹
@user-sl9bh2uh8k
@user-sl9bh2uh8k 9 ай бұрын
❤ WOW Amazing music ❤️😍😘!
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 4 ай бұрын
Farxiya Fiska Gorgor goryahow i gaadhsii Gabal baa iga dhacayee Geesigan dirsanayeee Garab hayga reebeee. Gacantayda ma soo galin Gacantayda ma soo galinee Gacantayda Alla ma soo galin. Gorgor yahow i gaadhsii Gacal aynu noqonee Guco- maale aaniyo Intay gibil wadaagaan Adaa guud mareeyeee.
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
Farxiya Fiska 20 heesood Kaban Qaaci   YouTubevia torchbrowser com
1:45:57
ahmed nur adan
Рет қаралды 290 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58
Suldaan Studio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 659 М.
Farxiya Fiska New Song 2011 tawaawuc
7:34
kariimsheekh
Рет қаралды 561 М.
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,4 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Somali Music Nafteydu naf bey rabtaa Song by ☆Farxiya Fiska☆
6:31
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 271 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 92 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,4 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 65 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 260 М.