Faysal Cali Waraabe Oo Arrin Layaab Leh Kala Kulmay Suuqa Xisbiga Hargeysa Iyo Siduu Jewigu Ahaa

  Рет қаралды 25,074

Bulsho News

Bulsho News

27 күн бұрын

Faysal Cali Waraabe Oo Arrin Layaab Leh Kala Kulmay Suuqa Xisbiga Hargeysa Iyo Siduu Jewigu Ahaa
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 149
@user-zo8zn8sx1d
@user-zo8zn8sx1d 26 күн бұрын
Ciro iyo muuse kolay wuu dhaamaa ee hala doorto
@faizaali2889
@faizaali2889 26 күн бұрын
Faysal cali waraabe madaxweyne mustaqbalka ❤
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 26 күн бұрын
Faysal sanadkan wuu helayaa Insha Allah
@axmedabiibcabdilaahi6015
@axmedabiibcabdilaahi6015 26 күн бұрын
Halyeey maanta habar awal iyo habal jeclo waa faysal
@ahmedthayto388
@ahmedthayto388 26 күн бұрын
Masha allah ❤ faysal ali husen Waan kucodaynayna from awalka
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 26 күн бұрын
Waa in faysal loo cuudeyo dhawan dadka reer somaliland oo dhawan anagu oo ah suber awal oo ah abtiyashi isaga ayanu uu codaynana walahi waa muse waala cadawga huuwan ta ah ee Ciiro ka madaxyahay guul iyo goobanimo somaliland faysal cali waa madaxwayen mustagbalka somaliland ha noola do inankan abtiga uu nahay
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 25 күн бұрын
Amiin amiin wllo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤ Aamiin insha Allaha Guul faisal cali Hussain faisal is a persistent ❤
@Muzaawi
@Muzaawi 26 күн бұрын
Inshallah faysal dad kaygoow ogaado
@saidali6971
@saidali6971 26 күн бұрын
Marsha alllah tabarakalah
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 25 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉 Faisal cali Hussain insha Allaha waanu kuu codonaynaa waad guulaysanaysaa insha Allaha ❤
@user-ku5qk9fi6n
@user-ku5qk9fi6n 26 күн бұрын
Jigjig yar kaalay walhi waan ku codaynaynaa sanadakan insh allah madaxaweyne
@Sumayo987
@Sumayo987 26 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@sacda3315
@sacda3315 26 күн бұрын
Wadaniga dhabta ah allow dhoor
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 26 күн бұрын
Faysa nin ka dad iyo dal jeceli ma jiro cadowga dibadana wu ka difaca guul insha allah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 26 күн бұрын
WADANKA MEYDKA XIIRAN EE HABARYOONIS JIIDEYSO HA LAGA ILAALIYO GUUL QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@a.h.h4482
@a.h.h4482 19 күн бұрын
Habaryoonis daa habaar kugu dhacye qashin baad tahay
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 26 күн бұрын
Odaygii maanta korbaa loo qaadayba
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 25 күн бұрын
Dee odayga doortay kollay muuse niyad uma hayno waxaa ugu dhaw faysal xagga dal jecaylka
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 26 күн бұрын
Mashahh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 26 күн бұрын
Faysal cali guul guul guul inshaa allaah !!!!!!!!!! from saylac
@DhoolSiciid
@DhoolSiciid 26 күн бұрын
⁹ O,mì😊😊
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 26 күн бұрын
Inbadan buu samre dorkan halaga farxiyo faysal
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 26 күн бұрын
Faysal cali guul guul guul inshaa allaah
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 26 күн бұрын
MASHALLAH RUNTII WAA GEESSI U DHASHAY DADKA IYO DALKA SOMALILAND OO LAGU AMINII GARAAYO MASiiRKA IYO JIRIDANKA UMAADIISA IYO QARANKIISA . ❤❤❤❤INSHALLAH ❤❤❤❤ ❤❤GUUL SOMALILAND ❤❤ BI IDNI LAAHI KARIIM
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 26 күн бұрын
Reer somalilandow balanteenu waa ucud ❤❤❤❤❤
@seadhuad2445
@seadhuad2445 26 күн бұрын
Inshallah madaxwane coming soon faysal cali xuseen
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 26 күн бұрын
Faysal wa gesi aan godob lahan wadaniga dhabta ah Allow dhowr guul iyo gobanimo 💚🤍❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 26 күн бұрын
Masha Allaaha Ani faysal wuxuibaray samirka iyo qadarka Ale hasiiyo markan wanaucodaynaya geesiga ❤❤❤❤❤❤
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 26 күн бұрын
Car waakaase ciro hayimaado wuu ogyahay wuxuu gaystay 😅😅😅😅
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 26 күн бұрын
Waar.faysal.haladoorto.ookadhabeeya..waamawaadin.s.laand.jecel.faysal.guulguulguul
@gamemodesecret
@gamemodesecret 26 күн бұрын
Masha Allah
@calimaxamad3035
@calimaxamad3035 26 күн бұрын
Guuuul
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 26 күн бұрын
FAYSAL CIDNA LACAG MA SIIN SUDA WADANI OO MAGAALDA LACAG GALIYA CADAWAGA U SOO DHIIBEY SINLOOGU SOO BAXO
@barkulanchannel6113
@barkulanchannel6113 26 күн бұрын
Qalbigiisay ilaalinayan reer abtiyaashii Lkn waa nin wadankiisa Jocel dadkuba way sheegayeen
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 26 күн бұрын
QOLADA HABARYOONIS EE MEEL KASTA LA TAAGAN GARXAJIS AYAA LA NECEB YAHAY MAANTA HA ARKAAN QOF KASTA OO WADANKA JECEL WAA LA JECEL YAHAY WAANA BEENTOOD WAXAA AY DADKA U SHEEGAYAAN FEYSAL WAA GARXAJIS WAANA LA JECEL YAHAY EE HADII AY RUN SHEEGAYAAN HABARYOONIS HAKU FARXAAN OO FEYSAL CODKA HA SIIYAAN
@karimhasan8967
@karimhasan8967 26 күн бұрын
Kooxda yare magaca rerka ku qadhabata manta aya nafti ka baxday oo quusten
@idirisjama8249
@idirisjama8249 26 күн бұрын
Mashallah
@Araweelo74
@Araweelo74 25 күн бұрын
MashaAllah caqli badanaa hoyadaa ❤❤❤❤wax halabeerto tidhi itiopia halagaamaarmo❤❤❤❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 26 күн бұрын
MshaAllah faysalcali warabe waamadax waynaha next president muse bixiCabdi weeyi inshaAlah
@abdulkanimohamed3147
@abdulkanimohamed3147 26 күн бұрын
Dadka wada qalbiga furan ayey qabyaalad barayaan ❤
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 25 күн бұрын
Waa kulmiye iyo Wadani waxa qabyaalada ku shaqaynayaa.
@yurub5288
@yurub5288 25 күн бұрын
Inshallaa Allah isagaa helaya ilahayow urumee faysal guuleyso guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤
@hidaahmed3427
@hidaahmed3427 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 26 күн бұрын
Ayatulaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Faysal Imbnu Ali Imbnu Hussein Xafidullah
@karimhasan8967
@karimhasan8967 26 күн бұрын
Mar haday habar awal iyo haber jclo ku watan madxwayne dhaartu udhiman tahy
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 26 күн бұрын
Walahi cawa rajaigashayba Alow itus faysal o faraxsan o madaxwayne inoqday wansugilayahayba dorashada Alowigusin❤❤❤❤❤❤
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 25 күн бұрын
Amiin amiin amiin dhamaanteenba wll0
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 24 күн бұрын
Walaalayaal haddii aad doonaysaan qof dadkan iyo dalka jecel markay runtu timaad ayaa la ogaadaa faysal waa nin mudan maanta hala doorto siiya cod sanadkan iyo faysal guulayso mudane insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 26 күн бұрын
Faysal cali waxaadtahay muwaadin dhab ah❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuul guuuuuuk❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysaalijamacAmaalali
@FaysaalijamacAmaalali 26 күн бұрын
Maan shaa alah
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 26 күн бұрын
aamiin
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 25 күн бұрын
Faysal haloo hiiLiyo nabsigiisaa ina haya😢
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 26 күн бұрын
Masha Allaah Faysal cadawga uleeye dadkiisu imakaygarten marki dhanwalba lagahiigay caadimaaha qof aanla ilaalinayn obilagodoba sida dalkiisa udalxiisaya ❤❤
@user-bk9oe9fy7g
@user-bk9oe9fy7g 25 күн бұрын
INSHA ALLAH FAYSAL HANOOSO BAXO SANADKA ALLE CAQLIGA CIMRIGA CAAFIMADKA HAW KORDHIYO❤🎉
@user-ks9vj8ee5i
@user-ks9vj8ee5i 25 күн бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka faysal doorta
@CabdiKariin-sf2ql
@CabdiKariin-sf2ql 25 күн бұрын
yes guul gul❤❤❤
@xusenkhayre1152
@xusenkhayre1152 26 күн бұрын
Caqligu ha shaqeeyo oo caadifada ha layska dhaafo
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 25 күн бұрын
Runta ma rabtaa waa faysal ali waraabe codka la siiya sanadka.
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 25 күн бұрын
Caadifadu waa kuwa qaarna cirro daba yaacayan qaarna muuse. Labadoodaba lama rabo ee Ucid ayaan u codaynaynaa.
@AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah
@AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah 26 күн бұрын
Ayatulahi faysal cali waraabe waar landersk0w sankan faysal an sarn0 kursiga ni0😊❤
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 25 күн бұрын
Reer somaliland balan teenu waa ucud iyo faysal cali xuseen madaxweynaha qaranka somaliland Ee soo socda insha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailmahamed
@ismailmahamed 26 күн бұрын
Wlhi dadkayagu waa gob sanadkani waa sanadkii faysal Adeer muuse waxaynu leenahay waad dadaashaye iska naso
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 26 күн бұрын
Soodhawaya madaxwanaha cusub
@MilgoHoussein-ty2nk
@MilgoHoussein-ty2nk 26 күн бұрын
Masha Allah Faisal haloo codeyo madaxwenaha SOMALILAND dhabha
@drzackdrabdirizak5018
@drzackdrabdirizak5018 26 күн бұрын
Hooyadaasi talo wacan Soo jeedisay waanan Ku raacsanahay fikirkaa
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 25 күн бұрын
NIIN. AAN RUNTAA. KU SHEEGIIN. .RUUN. KU GUMAA. OYOO. AYÈEY SOMALIDU TIIRAAH
@MyMotherland999
@MyMotherland999 26 күн бұрын
Maasha Allaah Idam Allaah faysal madaxweynaha muuse xilka Kala wareegaya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 25 күн бұрын
Maasha Allah boqor faysal
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 26 күн бұрын
Faisal boqolkiba boqol bantagersanahay
@suldaanwardi8284
@suldaanwardi8284 25 күн бұрын
Muwaadin dhaba weeye Eng Faysal Cali Hussain Madaxwaynaha 5ta sono Ee soo socda ❤
@ahmedabdi3878
@ahmedabdi3878 26 күн бұрын
Faysal.GuuulGuuul.GUUUL
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein 26 күн бұрын
Only for mockery and emotional damage !!!
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 26 күн бұрын
Gudoomiye faysal oo manta ree abtigii sacad muuse soodhaweyn aad uheer sareysa Kala kulmey suuqa xisbiga ee gobonimo idaacada. Guuuuuul xisbiga UCID
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 26 күн бұрын
Faysal Faysal Faysal❤❤❤❤❤
@cabdicabdiraxamaan8742
@cabdicabdiraxamaan8742 26 күн бұрын
Faysal baale insha allah
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 26 күн бұрын
Doorkan waa ucud
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 25 күн бұрын
War ninkan dadkaba jacal Allah dhowro Mashaa Allah
@faisalahmedfjn9360
@faisalahmedfjn9360 26 күн бұрын
Faysal guul👍👍👍
@AhmedBarre-lz3fn
@AhmedBarre-lz3fn 26 күн бұрын
Axyaa muwadin
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 25 күн бұрын
Halyeey aan❤lafahmin weeye sanadka hala❤doorto hadii somaliland lajecel yahay labada kale hawada an ku cuno
@JsGsgs-cq7yw
@JsGsgs-cq7yw 25 күн бұрын
Faysalbaa leh sanadka
@daus4315
@daus4315 26 күн бұрын
Reer Somalilandow walahi Faysal waynu garan la'anahee waa Hogaamiye ka wanagsan MUSE BIXI IYO ABDIRAHMAN CIRRO ee doorkan isaga aan u codayno.
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 26 күн бұрын
Garxajjsow Faisal.cali waraabe sida loo soo dhoweynayo.waad arkeysaan garxajis ayuu korsi loo diidan yahay waa been musharax sida Faisal.oo kale qaranimada somaliland difaacaya oo.u jeedkiisu kursi oo.keliya aheyn markaa Faisal ha loo codeeyo.sanadkan oo.kursi ha lagu fadhiisiyo
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 19 күн бұрын
Car jigjiga yar hayimaado walee waa la dilayaa😂
@user-vj8pe1ob7c
@user-vj8pe1ob7c 23 күн бұрын
War nio dadkan aya codad laga raadsanaya lkn waxan huba hadi la yidhaahdo dorasho ma jirto inu dabada uso baxen war nio cadifadina la ini isticmalaya
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 25 күн бұрын
Ilaahoow doorkan faysal siii
@abdifatahabdilahi659
@abdifatahabdilahi659 25 күн бұрын
Habar awal. Inanka ay abtiga u yahiin. Wakuwa. So dhawaynaya. Garxajisa inanka ay abtiga u yahiin. Ciro ayay. Kasoo sareen Walhi waa. Lakala gobsan yahay.
@almisdalalchannel211
@almisdalalchannel211 18 күн бұрын
Walhi wan ilmeyay faysal inatasoo dhan soo samray hadana meel kasta oo dhibi ka tagantahay dadkisa cidankisa la qaybsada walhi waa uu mudan yahay waliba si dharaf leh ayuu u mudanyahay in aan doorano walhi waxan aminsanahay in layna waydiin doono malinta qiyame qof walba hadaf ayuu leyahay ee faysal haynu ka farxino isagoo dadkisa iyo dalkisaba jecel faysal wuu istahilaa waayo xagey raga qaar dahab dabadiisa ka soo hadlayaan ee anay arkayn anay la qaybsanayn dhibka ee ka beeranaya dadka tusayana inuu han leyahay haynu ku garab istaagno inagoon egayn qabiil
@Sarta100
@Sarta100 23 күн бұрын
Feysal faataadgugmaxuu keenaya miskiinkaan allaa waxkeena faaruqow 5ayaa dhacday.
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 26 күн бұрын
Ala beenbadanaa ma idinkaa dooranaya feysal kartoon car 4 cod uga badiya doqoniimadiisa ayey ku maadsanayaan
@user-dw2mv8cr4r
@user-dw2mv8cr4r 26 күн бұрын
Dhuuusoooy anagaa doorane xaarka xaji
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 25 күн бұрын
Dhuusooy anagaa doranaynee maxaad kabadali kartaa faysal wuxu haystaa codka habar jeclo iyo cod habar awal iyo codka arab iyo cod samaroon iyo codka ciise waad arki isagoo ku soo baxa codkii ugu badnaa Ee madaxweyne ku soo baxo guuuuuuul madaxweyne faysal❤❤❤❤❤❤❤
@Sarta100
@Sarta100 23 күн бұрын
Guusha wa ciro.
@Waayoarag98
@Waayoarag98 24 күн бұрын
Nabsi wax kuu soo celiyo. Muwaadin dhab ah.
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 25 күн бұрын
Sacad muse faysal jecela
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 26 күн бұрын
waw
@sahraismailjamac1474
@sahraismailjamac1474 25 күн бұрын
Faysal.haloocodeeyo
@LightSpark3421
@LightSpark3421 26 күн бұрын
😂 👏👏👏
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 25 күн бұрын
Intaasi laga heli mayo cirro.
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v 25 күн бұрын
Waa kud ka guur oo qanjo u guur Faysal madhane isaga ayaa ka caqli xun Muuse
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 25 күн бұрын
Malaha Sanadka Ucidba Helaya
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 23 күн бұрын
Dedkii mawaalanyihiin reeruhu nin waalan bey siiwaalayaan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 26 күн бұрын
Kkk Beenta ka daaya dooran maysaan wakhtiga doorashada. Hadana faysal faysal
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 26 күн бұрын
Waar faysal waan kayaabay sida loogu soo dhaweeyay suuqii xisbiga
@Banuhashim237
@Banuhashim237 26 күн бұрын
WAA ABTIYAASHII 😊😊😊
@karimhasan8967
@karimhasan8967 26 күн бұрын
Dadkani way ka koren qabylad waynka ka ilbaxsan yihin. Dadyawga kale
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 23 күн бұрын
Faysal mudane motay in la doortay kulmiye iyo kulmiye cadhooday midna lama rabo
@JsGsgs-cq7yw
@JsGsgs-cq7yw 25 күн бұрын
Ha na dayso filimkii mujaaahid hebal,sanadka faysal ayaanu u codaynaynaa,sidaasi ayaanu garxajis Ku noqonayaa madaxwaynaha Somaliland taasi niyada galiya
@xusenkhayre1152
@xusenkhayre1152 26 күн бұрын
Laab lakacay lugase kuma taagni
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 25 күн бұрын
Habar/Awaleey Codkiina Faysal hadad la dhaaftan Gun ayaad tihiin walaahi bilaahi. Faysal miyuuna ahayn muwaadin, mar kasta waxay inagu daaliyen ciro iyo muuse.
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 26 күн бұрын
maansha allaah wadaniga dhabtaa waa in la doorto
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v 25 күн бұрын
Caqli xumada madaxda SNM waa ciidanka jamaahiirta. Maashaa ALLAH soo dhowoow xoolo kkkkkkkk
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 26 күн бұрын
Òdayaashani wayward gaboobeene sadexduba may umada ka hor dhaqaaqaan
Fanaaniinta Hargaysa oo shaaciyey Shaw la yaab leh.
12:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
Hadii Rag Kaloo Ina Mooge Oo Kale Ah Aynu Heli Lahayn"M Saylici
6:45
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 32 МЛН
Indian sharing by Secret Vlog #shorts
00:13
Secret Vlog
Рет қаралды 53 МЛН
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 72 М.
NEW SHOPPING CENTER HARGEISA SOMALILAND 2024
26:46
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 24 М.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 91 М.
Fadeexad || Borama - Xildhibaan Mohamed Abiib oo la soo Qarxiyay
14:17
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 32 МЛН